soomaalidu badan keeda wax ma akhriso oo ma bixiso juhdi in yar mooyee waana waxa soomaalida ku kalifa cid kastoo u timaada ay iska daba kacaan waayo ma garanaysaan caalamakaan cusub waxaa aabo u ah shaydaanka waxaana hooyo u ah yahuuda iyo inta ay xukunto waxay ka shaqeeyaan meel kasta oo ah ama ha ahaato kuwa heesa aktarada maalqabeenada madaxda siyaasada fasahaadka waana waxaa loogu bixi karaa in diinteena islaamka aan gacanta midig ku qabsano oo iimaanka aan ka runsheeno
saxiix 💯💯💯👍👍. Inshaa'Allah try to listen to sheikh Imran N Hossain videoyadiisi hore iyo kuwisa dambe. Adiga ogaan doona waxyaabo BADAN oo xataa sheekhenu ama culimadeenu aysan runta ka sheegin. somilidu iyo badana umada muslimku way iska hurdaan!!!!!!!! i hope u understand English inshaa'Allah.. trust me, you will thank Allah afterwards by knowing this
Wxaa laga duubay wakhti hore oo aan ku qiyaasayaa 1991 ilaa 1999 naadkii Lakiin maanta oo aan joogo 2024 dhamaad kiisa waxaa la googaa wakhtigii uu sheegy shiikhu wakhtigaaa Subxana allah Alle ha ina garan siiyo meesha danteenu taallo 😢
Maxaadarada waa 1995 hadana Sheikha waxaad moodaa in uu maanta ka hadlayo dhaqanka re galbeedka waa sidiisi israel-na wataas maanta saameynta ku yeelatay gobolka carabta waxaan ka baran karnaa muxaadarada in somalida waxbo akhrin sababtoo ah hadaan ahaan laheyn umad ku xiran dadka aqoonta leh lama raaci laheyn qofkasta oo aan aqoon iyo mabda’a aan laheyn taasna waxey na dhaxalsiisay inan qabyaalad ka dhigno caqli maantana dadkeeni shilimaadka re galbeedka loo qeybiyo oo dalkoodi qaxooti ku noqdaan
Waxa Wax aad loola yaabo ah ummadan caawo dhan sheekhu wacdiyey ee kor iyo hoosba Wax u tusey wali caqliyadoodu halku joogo Dunida hore waa lo haystey hadeerna wa la haysta sida qudhee nimankan layskaga dhicin karaana waaa Africa iyo Asia oo midooba Waxba sheekha suaalo ducfiya ha waydinina
Ma qabo afrika & aasiya oo midowday ina wax badan Tari donan balse wxy tahy muhiimadu in islamku midobo Kitabkana lo so noqdo. Wa in jinsiyadahn wahmiga ah en waxba ka jirin lagu salyn jecylka dhexdena e lagu saleeyo identity islamiga ah
War gaalo waa kuwaa hoyadaa wasay oo meel kasta islaamka ku silcinaya bila aqonyahay taasna tashi la aanta islaamka ayaa u sabab ah ee adigu sheeko dumarkaad ku wacantehee iskaga dhex jir xaawalayda
From tiktok muxaadaran dhamaysta wax hda jogga oo taagan ayuu shiekhu ka hadlay allah habarakeeuo😊❤
Masha Allah she’q mustafa diin iyo duniba ilah waaa ku baray cimriga iyo caqligana Allah haku barakeyo
Maansha allaah
Ninkan shiikh mustafe waa aqoonyahan dhan kasta oo la eego haday diin tahay haday taariikhda da oo dhan tahay islaam iyo gaalba haday siyaasad tahay haday dhaqaale tahay waxaanu halkaa ku gaadhay waa wax akhris iyo dedaal dheer maalintii wuxuu wax akhriyaa 8 saacadood ma jiro nin soomali ah oo maalintii 8 saacadood wax akhriya isaga mooyaanee ilaahayow noo barakee shiikhayaga
Waa Macalinka Mufakirka Sheekha Iyo Muftiga Soomali Maanta Leedahay Xag Aqooneed Iyo Xag Walba Waan Kugu Dayanaa Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haaruun ILAAHAY Cimriga Iyo Caafimaadkaba Hakuu Barakeeyo
0
Haa saas weye waa macalinka nolasha sheekh mustafe xaaaji ismaciil awhaaruun illahay cimrigiisa illahay ha noo dheereeyo cilmigiisana illahay ha noo badiyo
Masha allah 1995 bu shegey shiikha in khaliijka carabta yahuud katalindoonto wana dhacdey 2020 ilhey cimriga haku dheereyo shiikh mustafe
Cajiib
Waràqaa carbeed waxay maraykan IYO boqortooyòyinku dadka carbeed quluubtooda gashadèn ayuu akhriyee wax isaa ahmaaha
Sh mustafe dhan walba wuu ka dhisan yay ilaahay ha barakeeyo
Cilmibaadhis qiimo badan. Alle ha ku barakeeyo Sheekh Mustafe.
Sheikh mustapha haji ismail harun waxu u ka hadlay xlad hda tagan 2024 dabayaqadeda ❤
Msha allh sheekh mustafe cimriga alle haku barakeeyo❤
Balaayo Alle haku riddo reer galbeedku aduunyada nagu gubeen madhan aan iyaga aheyn maheysto Alle cadaabta hausoo dadajiyo aamiin yaa rabbi
♥️ALLAH AKBAR ♥️
♥️ Sallallahu alayh wasalam♥️
Masha allaH Tabarakallah Sheikh Mustafa Xaaji Ismail Allow Ku Barakey
Waxaan dhagaysanayaa galab arbaca oo saacadu tahay 4:55 hargaysa, m.mooge. waa galab mooraalku iga xun yahay waan rejaynayaa inaan dib ugu soo laaban doono anoo rabi mooraalka iga kor qaaday dhibkaygana xaliyay. Sheekana anoo jecel inaan arko kuna fikirayay mudo badan se ilaahay waa ii rumeeyay oo salaad baanu wada tukanay casar 31/5/2024 ilaahay cimrigiisa iyo aqoontaba hawsiyaadiyo 😢❤
Now 18/12/2024 Wednesday afternoon 4:55
shiiq Mustafa xaaji ismaaciil allaha Mubarakeeyo cimragaagna rabbi haraajiyo aad iyo aad ayaa ugu xiranahay jananaka Kan waqti
Bismillah Araxmaan Raxeem and Maxamed (SCW) is our prophet and Messenger let’s follow him
cilmigaga allaha kubarakeyo maclin,shikh,indhagarad,waaya arag, allah kubarakeyo walal
Wax badan ayan faa'iidey alx jazahullah shiiqeena ilaahey hanoo barakeeyo cilmigiisa iyo cimrigiisa
Masha allah sheekhu waa aqoonyahan indheer garad ah ilaahay swt waxaan uga baryaynaa cumri dheer iyo cibaado suuban.
Sh mustafe xaaji ismaaciil haaruun❤
18:44
21:54
Sh mustafe iyo dhamaan umada isllaamka aallh janadii haynawada geeyo dadaalkana aynu badino wedsday 25 September 20025
Sheikh mustafa ilahay cimdrikiisaa ha saidiyo . Ilahay wax ka rajyna ilmikiisa oo kale.
Allaaah haku dhawro aakhiro iyo aduunbaa sheikh mustafe x ismaaciil haruun
Mansha alha ilahay hana fahansiiyo xaqa
Illhow cimriga ku brkey m.a ❤
jizakumullaha khair Sh Mustafe Xaaji
L)
runti hader o an kujirno 2021 wn aragnay hadalduu sheikha ka dhawaajiyay tobanan sano kahor.
1995 wyeh muxadradan
From TikTok
Sheekhaan macaan allaha kujaneeyo
MashaAllah jazakalah sheikh
Ilahy cilmigaa aad baraty hakugu aan faco mnshaallh
to7
to7 Bu
to7 Bu
to7 Bu
to7 Bu x
1995 - kii weeyaan muxaadiradu ee maaha 2005-tii
Allahu akbar dadka aqligabadan allahii nasiiyey ayaa mahadleh
Masha allah Shikh mustafe illahay xafido illahay dartii u jaclahay
SO MUCH THANKS Salaf Media.
masha allah jasakallah khayr shiikh mustafe
Gaalada iyo yahuuda allaha jabsho waa cadowga muslimka hogamiyaal imaan laah oo muslimin allaha hogaamiyal hadhoga dhigo
alaaah haku xiftiyo
soomaalidu badan keeda wax ma akhriso oo ma bixiso juhdi in yar mooyee waana waxa soomaalida ku kalifa cid kastoo u timaada ay iska daba kacaan waayo ma garanaysaan caalamakaan cusub waxaa aabo u ah shaydaanka waxaana hooyo u ah yahuuda iyo inta ay xukunto waxay ka shaqeeyaan meel kasta oo ah ama ha ahaato kuwa heesa aktarada maalqabeenada madaxda siyaasada fasahaadka waana waxaa loogu bixi karaa in diinteena islaamka aan gacanta midig ku qabsano oo iimaanka aan ka runsheeno
saxiix 💯💯💯👍👍. Inshaa'Allah try to listen to sheikh Imran N Hossain videoyadiisi hore iyo kuwisa dambe. Adiga ogaan doona waxyaabo BADAN oo xataa sheekhenu ama culimadeenu aysan runta ka sheegin. somilidu iyo badana umada muslimku way iska hurdaan!!!!!!!! i hope u understand English inshaa'Allah.. trust me, you will thank Allah afterwards by knowing this
@@salmaa2871 walaal ninka didntis sax ma aha please hada dawaanin videogisa
Subxanallah
Saa u jeclhy elhy jandisa hkula jeclaado
جزاك الله خيرا
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
Nacaladi Allah haku dhacdo kafirinþa.insha Allah
"اللعنة الله على الظالمين الذين يسدون عن سبيل الله ويبقونها عوجى"
Maashaa Allah Allah hakuxafido sheekh
Ascwrb sheekha waxa uu sheegay 20 sano ka hor waxaad moodaa inay maanta joogto.
SHEEKH ILAAHAY HA KA YEELO DADKA KUWII AY ANFACDO MUXAADARADAADU.
Sheek mustafa💕
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wxaa laga duubay wakhti hore oo aan ku qiyaasayaa 1991 ilaa 1999 naadkii
Lakiin maanta oo aan joogo 2024 dhamaad kiisa waxaa la googaa wakhtigii uu sheegy shiikhu wakhtigaaa
Subxana allah
Alle ha ina garan siiyo meesha danteenu taallo 😢
Aamiin yaa rabbi danteena Alle hana garansiiyo
sheikha allah xifdiyo
Mnsha allah alle ha kugu xafido
Who is watching 2025🎉
Maxaadarada waa 1995 hadana Sheikha waxaad moodaa in uu maanta ka hadlayo dhaqanka re galbeedka waa sidiisi israel-na wataas maanta saameynta ku yeelatay gobolka carabta waxaan ka baran karnaa muxaadarada in somalida waxbo akhrin sababtoo ah hadaan ahaan laheyn umad ku xiran dadka aqoonta leh lama raaci laheyn qofkasta oo aan aqoon iyo mabda’a aan laheyn taasna waxey na dhaxalsiisay inan qabyaalad ka dhigno caqli maantana dadkeeni shilimaadka re galbeedka loo qeybiyo oo dalkoodi qaxooti ku noqdaan
Dadkeena maxaa u diidey inay culumada dhagaystaan
Waxa Wax aad loola yaabo ah ummadan caawo dhan sheekhu wacdiyey ee kor iyo hoosba Wax u tusey wali caqliyadoodu halku joogo
Dunida hore waa lo haystey hadeerna wa la haysta sida qudhee nimankan layskaga dhicin karaana waaa Africa iyo Asia oo midooba
Waxba sheekha suaalo ducfiya ha waydinina
Ma qabo afrika & aasiya oo midowday ina wax badan Tari donan balse wxy tahy muhiimadu in islamku midobo Kitabkana lo so noqdo. Wa in jinsiyadahn wahmiga ah en waxba ka jirin lagu salyn jecylka dhexdena e lagu saleeyo identity islamiga ah
Masha Allaha 🤩🤩
Jazakalah sheekh
Masha allaah
Buuga magacisa qofki haayo isheega plz🙏
Mnshalaah
Jazaakallah
Masha allah
Mashh
Alaahu
dad aan tiro lahayn ayaa necbayn doona nidaamka cusub ee adduunka waxayna u dhiman doonaan iyagoo ka hortagaya.
May2/2024 time 22:33
12-May-2024
manshaa alaah
MANSHA allah
legend
Masha Allah.
Yaa tiktok ka yimid sidayso kale 😂
War iska hubsada muxaadiradu maaha 2005 tii ! Muxaadiradani waa dhawr iyo sagaashan kii 1995 ama 1996 meelahaa weeye
95 weeye sxb
29sano kahor weeye
2025/12/16 ilahaw nabadqab igusoceli mar ay wada rumowdo
maahalh
ciwanka badal walaal 1995 weeye
Sheiq shaafi
Ruushka haduu kusii soconlahaa afgahanistan waa la kufsanlahaa yaah😂
Mlaha meel dheer bey wax ka arken 😂
Wx markii la duubaayo tariiqda in laga tago ma fcn. Somalida waxaas ma taqaano
Oh my God
mohamud essa page ku ma been badnee sheekhu wuxuu ka hadlaya dagaalkii 1991 (xarbul khaliij) bushkuna waa abaaha W bush
Masha Allah alaha xofdiyo calimlwnawaum
o
opma o
Sheekh mustfe sheeko dhurwaa carabta loogu baqo geliyo EE loogu sheekeeyo ayaad umada muslimka U qaabilsn tahay inaad inta kale ku niyad jebisaan Raadkàga sheekh nooka sheegaya
Fikirkaaada in lagu Tixgliyo wyeh lkn cayda ceeeb ah
War gaalo waa kuwaa hoyadaa wasay oo meel kasta islaamka ku silcinaya bila aqonyahay taasna tashi la aanta islaamka ayaa u sabab ah ee adigu sheeko dumarkaad ku wacantehee iskaga dhex jir xaawalayda
Adi kaaley malaha Muslim maba tihid
Wxa laga yaaba xiliga muxadaradan inadba dhalanba(dhalaankii walidki dhalmada barey)
♥️ALLAH AKBAR ♥️
♥️ Sallallahu alayh wasalam♥️
Mnsha allah
maahalh
masha aalah
♥️ALLAH AKBAR ♥️
♥️ Sallallahu alayh wasalam♥️
Masha allah
Masha alh
Man sha allah