Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ujawaabay Sheikh Abdullahi Hassan Al Barbarawi iyo arimo xasaasi ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2022
  • #Subscribe Now#like#share

ความคิดเห็น • 45

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay u toobad keen Xasanow !
    Waqti yar baa kuu hadhaye

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +3

    Sh.Xasan adiga oo ku mahadsan uhalgganka shareecada adigoo xitaa xiran ,haddana waxaan kugu dhaliilayaa inaadan ummadda usoo bandhigin fursadii qaaliga ahayd ee ladayacay
    Waxaad ogtahay markii ay meesha ka baxday xukuumaddii diinta la diririjirtay xoogga ugu muhiimsan ee jiray wuxuu ahaa dadkii Allah dirti ku midaysnaa sida culumo, ardaydii jaamacadaha ,dugsiyada sare, in badan oo ka mid ahaa ciidamada, shaqaalihii , ganacsato iyo dad badan oo kale oo dhammaan heegan u ahaa in fursadii dahabka ahayd laga faa'iidaysto oo dalka shareecada lagu soo dabbaalo ,dadkaas waxaa kala qaybiyey qabiil-qabiil u kala direy culimadii waaweynayd qaar ka mid ah waxay niyadjab ku rideen ummaddii waxay kala baabi'iyeen mucaskaradii taasina waxay dan u ahayd kuwii ashahaado la dirirka ahaa.
    Waxaad ogtahay in ninkii ugu weynaa raggii taariikhdii ugu xumayd soomaalida baday oo soddonka kun gaala madowda Ethiopian ka ah caasidda soomaalia kusoo hoggaamiyey(Abdullahi Yuusuf) in xaq udiriku dagaalkii Bari ku qabteen ka dibna rag culumo ahi ku hagoogtaan waxa laga dhaxlayna waad ogtahay.
    Sh.Xasanow waxaas oo dhan waad ogtahay ee ummadda u hiili oo u sheeg dhagarta halggan ka Islaamka iyo ehelkiisa loo gaystay

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 4 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم احفظ شيخنا الفاضل عبد الله حسن حاشي البربراوي

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 2 ปีที่แล้ว +2

    حفظه الله ورعاه

  • @mataankk9903
    @mataankk9903 2 ปีที่แล้ว

    allh ku xif diyo sheekh xasan allah kaa soo dayo mujrimiintan ku heesta mur ji adan meel saar shayaa dhiin ta ah

  • @ahmedegeh180
    @ahmedegeh180 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah sh xasan xafidahullaah

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 ปีที่แล้ว

    Yaa sheekh xassan raganimo ku haaysto
    الله يزيد عمرك

  • @mataankk9903
    @mataankk9903 2 ปีที่แล้ว +1

    xoosh iyo barbaraawi iyo shiine insha allh waa la idin dhaqan celin murjia aala sucuud iyo aala nah naay baa idin kaad shey

  • @thewisetzar5363
    @thewisetzar5363 5 วันที่ผ่านมา

    jadiidiyo wa bakhti

  • @talowanaag6649
    @talowanaag6649 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii aad layseen ma saas ma ahayn iyo nacnac baa idinka saaraysa

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 ปีที่แล้ว

    اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثِيرًا وَسُبْحَانَ اللَّهِ بُكْرَةً وَأَصِيلًا اللَّهُ أَكْبَرُ وَلَا نَعْبُدُ إلَّا اللَّهَ مُخْلِصِينَ له الدَّيْنَ
    وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ لَا إلَهَ إلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ صَدَقَ وَعْدَهُ وَنَصَرَ عَبْدَهُ وَهَزَمَ الْأَحْزَابَ وَحْدَهُ لَا إلَهَ إلَّا اللَّهُ وَاَللَّهُ أَكْبَرُ
    اللهم أخرجه عبد المالك إبن الشيخ موسى عولدون من السجن والبسه لباس الصحة والعافية
    اللهم أخرجه من السجن كما أخرجت يوسف عليه السلام، اللهم فرج همه وسخر له الناس، اللهم عجل بالفرج يا حي يا قيوم
    انك يا رب انت القادر على ذلك يامن أمره بين الكاف والنون اللهم انزل براءته
    اكتب له الفرج العاجل وأسعد فلذات كبده بخروجه معافى اللهم نفس كربته ولم شمله بأهله
    يا من أنزلت براءة مريم اللهم فك اسره ورده لذويه معافى اللهم استجب اللهم آمين
    اللهم يا من أخرجت يوسف من السجن ومكنتة فى الأرض اللهم أخرجه من السجن ومكن له في الأرض
    اللهم ان الظالم مهما كان سلطانه لا يمتنع منك فسبحانك أنت مدركه أينما سلك، وقادر عليه أينما لجأ، فمعاذ المظلوم بك، وتوكّل المقهور عليك، اللهم إننا نستغيث بك بعدما خذلنا كل مغيث من البشر، ونسنتصرخك إذا قعد عنا كل نصير من عبادك، ونطرق بابك بعد ما أغلقت الأبواب المرجوة ، اللهم انك تعلم ما حلّ بنا قبل أن نشكوه إليك، فلك الحمد سميعاً بصيراً لطيفاً قديراً .
    حسبي الله ونعم الوكيل في من اذانا
    اللهم بحق جاهك وجلالك وعزتك وعظمتك التى يهتز لها الكون انصر أخونا عبد المالك إبن الشيخ موسى عولدون على من ظلمه اللهم لا ترضى الظلم لعبادتك
    وصلى الله وسلم وبارك على عبده ورسوله نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
    آمين يارب العالمين

  • @mahamoudhandouleh7843
    @mahamoudhandouleh7843 2 ปีที่แล้ว +1

    Hassan adaahiir farahaa lakaatagay ciid kastsba ujaaawaab

  • @user-tu3rp7hg9w
    @user-tu3rp7hg9w 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan dahir kkk

  • @nuursiciid4901
    @nuursiciid4901 2 ปีที่แล้ว

    wadadaadku barbaraawi uma jawaabaayo ee qoraalka ayaa kaa khaldan abadan abadan

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahi ka cabso duqow

  • @ahmedegeh180
    @ahmedegeh180 2 ปีที่แล้ว +1

    Al-jaddiyah wa sucuudiyah waaga baa Ku baryay

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 2 ปีที่แล้ว

    XAqiiiqda ayuu kadhawajiyey shekh xasan

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhiig Islaam oo badan baa kugu maqane , muslimiin badan baad laysay dhiiggoodii daahirka ahayd. Welina waad haysaa dariiqii khawaarijtee

  • @safiya0986
    @safiya0986 ปีที่แล้ว +1

    Kani odaygii ugu waynaa ee al shaabta dhalay miyaanu ahayn wali ma nooshay yaa kaa saamaxay dhiigii umada soomaaliyeed nolosha inl agu aasaad mudantay iska daa inaad dad radisee

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 3 หลายเดือนก่อน

    Ciddii ama qokii sheega ru ahaan
    Diintuu haysto ama madhabkiisa
    Ama innuu waalan yahay ama
    Fayow yahay inuu waayeel yahay
    Ama carruur yahay waa qof caqli
    Badan oo indeed garad ah

  • @daahirsiyaad7741
    @daahirsiyaad7741 ปีที่แล้ว +1

    Shubhada kabax oo warkale lakaalay ururka calmaanigii madiinbuu sheegtaa adigu diinbaad sheegataayoo aad dadka kulaynaysaaye

  • @mahdimaxamed444
    @mahdimaxamed444 2 ปีที่แล้ว +1

    Warninkaan argagixisadaa halaxiro

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 3 หลายเดือนก่อน

    Muslim baa dhalay waana ka baxay
    Khawaarij buu u galay waana ka baxay yaa og meeshuu galay xasan
    Waxaan keliyah ognahay in
    Muslim iyo gaal munaafaq u dhexeeyo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว +1

    jajab alshabaab ayuu noo amaa nayaa

  • @xadancali3162
    @xadancali3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaydhaan sunihii gooyay dad islaam ah inaad shirki ku nisbayso diinta kuubanaysay sheeg qof asha haadanaya gacan tiisa iyo carabkiisa laga nabad galay yaa kuu baneeyay gaalaysiintooda cilmi baro sheeko cilmi noqon mayso

    • @casanova2450
      @casanova2450 ปีที่แล้ว

      Sax, walaal, waa saas. Ninkaan waa gaal Hassan Daahir Aweeys. Waa nin waayay dad iska dhciya. Waa nin hellay dad uu qaarna xoolahoofa cunno oo siiya, markii uu xoolahoofa ka dharganna iyaga laaya. Dad basically mentally ill ah, oo maskaxda ka jirran ayuu hellay.

  • @bilemohamed1391
    @bilemohamed1391 2 ปีที่แล้ว +1

    Adooygan walan maxaabsii ladigo waa argagixiso wali

  • @daahirsiyaad7741
    @daahirsiyaad7741 ปีที่แล้ว +1

    Ictisaam waydafireen alshabaabnimadooda lkn adigu wali waad haysataa

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @khadarsuleiman6741
    @khadarsuleiman6741 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan ma Ictisaambaa mise waa xisbul islaam mise waa Shabaab?!!!
    .

    • @casanova2450
      @casanova2450 ปีที่แล้ว

      Hassan Daahir Aweeys waa doofaar u shaqeeya Daaroodka oo ah caddowga Hawiye. Kuwa Ceeyrka ah ee ninkaan ku difaaca qabiilkanna isagga oo iyagga baabi'yanna waa doqommo. Facts

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 6 หลายเดือนก่อน

    Barbaraawi wax ma yaqaan kkkk

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 2 ปีที่แล้ว +1

    Ceebtiina ilaahay banaanka masodhigay dalimiita allaah waa u setadheereyaa haday jogsanwayana malin buu camada horkeenaa oo lagumadsadaa 👎👎👎👎👎👎😭😭😭😭😭

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax daa ha is cunaane aan sharkooda ka reysano intey iyagu isku maqan yihiin.

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan murdad

  • @islams1961
    @islams1961 2 ปีที่แล้ว

    "Dacwadda Salafiyada Iyo Raadadkeeda Wanaagsan . Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/R9RVGckX228/w-d-xo.html
    "Dacwa Salafiyah Miyey la Mid Tahay Jamaacaadka Kale Se Qofki Ka Taga Ciqab Ma Mutaysanayaa"
    th-cam.com/video/8p4oktxzGAw/w-d-xo.html
    "Kaliyaynta Ilaahay. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
    th-cam.com/video/e4c0PGGx2gg/w-d-xo.html
    "Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbara《
    th-cam.com/video/f9R4k7sMmRQ/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
    th-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
    th-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/w-d-xo.html
    "Maxay Dadka Ugu Wareeraan Axsaabta Jirta Inay Kala Saaraan Inay Xaq Ku Sugan Yihiin Iyo In Kale ||"
    th-cam.com/video/w8xPwVUNxPk/w-d-xo.html
    "Al-Shabaab Waxay Ka Yimaadeen ilma Galeenka Ictisaamka || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/kZYgcw_0FrU/w-d-xo.html
    "Sidee Salafka Uga Digi Jireen Dadka Caqiidada Xun || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/5allgTEhqmc/w-d-xo.html
    "XAQIIQADA JAMACDA ICTISAAM ┇ ᴴᴰ┇🔊 8aad)"
    th-cam.com/video/v0JlM6uKtbc/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/OBPsq9Hq1vw/w-d-xo.html
    "Dhibatooyinka Xisbiyada Qabta 2aad. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
    th-cam.com/video/Rc1nmDKIRIc/w-d-xo.html
    "TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI DAHIR BY SAAB TV"
    th-cam.com/video/YmmfO-sCXec/w-d-xo.html
    "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA
    ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/w-d-xo.html
    "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/w-d-xo.html
    "TAKFIIRKA ICTISAAM HALKAY KASOO QAADATAY || SH.SICIID NAXWE"
    th-cam.com/video/olm8Krj0iKg/w-d-xo.html
    "Farqiga U Dhaxeeya Kooxda Ictisaamka iyo Salafiyiinta. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/pXgSvfji7Nk/w-d-xo.html
    "ICTISAAM DAGAALO AYEY GASHEY MAXAY U DALIISHADAAN || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/H15vzldCdzc/w-d-xo.html
    "ICTISAAM DAGAALO BADAN AYEY GASHEY SI AY DAWLADA U QABSATO || SH.XASAN DAAHIR AWEYS."
    th-cam.com/video/xvC3_c8zmaE/w-d-xo.html
    "Salafku Wa Ayo Salafiyaduna Ma Xizbi Baa?? Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/w1hjrNoagRg/w-d-xo.html

  • @abdulhakimismail8234
    @abdulhakimismail8234 2 ปีที่แล้ว +1

    imisa nafood oo muslimiin ah ayaa kugu maqan.
    maanta in lagula xisaabtamo ayey ahayd.
    sheekh barbaraawi xaarkiisa ma gaadhid

    • @saraxlaboodosman5362
      @saraxlaboodosman5362 2 ปีที่แล้ว

      shiikh iyo sheydaan kalama taqaanid . sh xassan macilin daahir sh aweys 60. sano ayuu u dagaalamayey in diinta islamka lagu xukumo soomaali wuxuuna ku qaatay bilad geesi dagaalkii itoobiya 1977 wuxuuna gaarey xagga meliteriga gaashaanle sare ama full korneel afweyne wuxuu kuxukumay dil toogasha ah isaga iyo culumo kale ilaa maantay wuxuu kasoo dagaalamayaa xabsi marka taariiqda soo baro anigu bar baraawi ma ceynayo sidaad u caysay sh xassan macalin shaweys. raxmatullaahi caleyhim

    • @abdulhakimismail8234
      @abdulhakimismail8234 2 ปีที่แล้ว

      @@saraxlaboodosman5362 hadalka oo gaaban.
      waxaad ka garan kartaa in uu wado qaldan hayey halka uu ku dambeeyey.
      dad muslimiin ah oo madax iyo shacab leh ayuu gaalaysiiyey waanuu laayey waa khaariji wayn waana in madaxa laga gooyo

    • @casanova2450
      @casanova2450 ปีที่แล้ว

      @@saraxlaboodosman5362 waan hubbaa in aad Daaroodka kunshaqeeysta odaygaan doofaarka ah ee Hassan Daahir Aweeys in aad tahay. Ninkaan waa gaal, waa kuffaar, waanna nin dad doqommo ah meel cidla ah ka hellay, doqomadaas oo kow eey ka yahiin Ceeyr, eey labba ka yahiin Hawiye. Sababtoo ah in eey mar horre Dillman ninkaan ayeey ahewyd. Iska shaaf in eey xoolo iyo gabdho inta siiyaan, uu sii badiya dunta iyo faraciisa dulliga ah. Waxa uu dhalay oo dhan waa farac nijaas ah oo eey tahay in loo laayo sidda uu ninkaan dad baddan u laayay. An eye for an eye. Big facts

  • @ahmedegeh180
    @ahmedegeh180 2 ปีที่แล้ว

    Al-ictisaam waa neef gawracan geed kama waabto

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว

      Alictisaam iyagaa dadka khayrka u hor seeday

    • @casanova2450
      @casanova2450 ปีที่แล้ว

      @@dagansh5606 saxiix, wallaal. Al ictisaam waa dad eey muslinka Somalida ka nabad galleen. Meesha Hassan Daahir Aweeys iyo argagixissada alshabaab eey yahiin gaaladda runta ah. Waa in la'iska shiciyaa eeygaan Hassan Daahir Aweeys iyo alshabaab. War Hawiyow kaca, hadii kalle dulli ayaad ku noolaaneeysaan. Facts