Riyada beerta aseendada qofkii ku riyoodo beer geedo iyo miro badan leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Riyada beerta aseendada qofkii ku riyoodo beer geedo iyo miro badan leh
    Riyada beeraha iyo geedaha iyo miraha waxay wadataa macaani badan, guud ahaan waa riyo fiican oo tilmaamayso khayr iyo barwaaqo marka ay tahay beerta mid cagaar ah oo biyo leh, waliba beerta aseendada ama siifka loo yaqaano, beerta naag ayaa lagu fasiraa mararka qaar, miraha faa'ido, dumarka iyo beeraha xiriirka ka dhexeeyo waa iska cad yahay, beeraha biyo ayaa lagu waraabiyaa markaas miro ayay dhalaan, sidaas waxaa la mid ah dumarka marka biyaha shahwada raga ay ku dhacaan uur ayay qaadaan kadib ilmo ayay dhalaan.
    #riyada #fasirka #riyooyinka #beerta #beeraha

ความคิดเห็น • 43

  • @hanaindho598
    @hanaindho598 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlky waxan ku riyodey dhib iy culys ayaa jira markaaz wxn ku riyoda digri saliga nabiga iyo ducadaربي لا تذرني فردا وانت خير ورثن

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      waa faraj iyo khayr inshaa Allaah www.daruur.com/tag/saliga-nabiga-scw/

  • @YasminaSaeed-u6b
    @YasminaSaeed-u6b 24 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh wxaa ku riyooday anigo beer qurxoon oo cagaaran dhex socdo roobna wuu da ay caraf waliba anigo faraxsan wxaan dhahaayay alla ma janaa ku jirto wxaan ahay gabar aan guursan sheikh iifasir riyadaa❤😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  22 วันที่ผ่านมา +1

      ws waa nolol fiican aad gali doonto waadna ku farxi doontaa

  • @caashoaadam5951
    @caashoaadam5951 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheq waxaan kuriyoday beer aad uqurxon oo qudar badn kutaalo aan kuranayo kadibn dad qarawo aan siinayo iyo walalahey riyadas dhormar ayaan kuriyoday mirah beerta bas aa kalduwan marwalba iiso jabab

    • @caashoaadam5951
      @caashoaadam5951 2 วันที่ผ่านมา

      Waxaan away hooyo carur leh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 วันที่ผ่านมา

      Waa barwaaqo Ilaahay ku siin doono inshaa Allaah dad badan ayaad wax u qaban doontaa

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ww shekh mr labad waxa la ituse berta ani io hooyo io aderke nagtis io gabdheda io aderke gabdhis ahen wxn adne mel tulo ah meshas dad joge qar way xanun saneyen dadkle cadi mesha degankoda aha hoyo wxe argte mama wenoo hubnaheda ushaqen kein isu laban ugu danben hoyo we utosise momadi wxe dhahde mhdsnt wena uducese kdb xalkeda wedine wxe tiri berka io boga la iga haya hda wan bahanhy cano isiya mesha wxe utale ashun caano garor qabob ah uga jirto wn sine kdb mesha beer kutalo aniga bertii aya adey moos qare qajar galey io wxi lamid ah sogurte kdb guriga uso labne wxan arke abe cunayo beris io digir misr oo sugo lagu dhige oo ileh mcn wye wna ku darsade iso fasir shekh qer alle hakusiyp ralj naqo qorlka kuso badiyey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyadan waxa badan ayay wadataa marka hore waa wanaag iyo ixsaan hooyadaada ay sameyn doonto waxaa kaloo la socda barwaaqo iyo nolol fiican oo reerkiina ay helayaan waa khayr badan inshaa Allaah

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukrn shekh

  • @JawahirOsman-wq4yh
    @JawahirOsman-wq4yh 18 วันที่ผ่านมา

    Asc shiqo qeyr allah ku siyo waxan ku riyodey ber yar albabka ku yaalo un badanbyaanyo waxana ku fikiraa in an albabkeyga ka sameyo sidas o kale

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      ws soo cadeey riyada? teeda kale soo sheeg reer haddaad leedahay ama caruur?

  • @AsiaAbdi-fx5bc
    @AsiaAbdi-fx5bc 25 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan kuriyotha anigo jogoo beer anan garanenin lanajoga dad agano iyo kuwan agonin dadka an agano waxa kamid axa macalinka dugsiga waxana kuyaley timiir wanacuneynay cuntoo sithokale ari aya jogaay beerta aad ayeyna ugurxoneyd isojawaab plz

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      ws arday maa tahay msie hooyo?

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyodey Ano beer batiiq weweyn ku yaalo oo Aad layabeyso meshu la iigyhy hadayo Aniga iyo wiil yer oo darisnhy wiilka hooyadisna no diidanthy beerka wax walba ku yaalo beerna wan Aqana intaa ordaay wllkeyga usoco sheegay wllkeyga wuna nala hadey beerta waa diriskena Ah waaye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      ws waa hanti iyo barwaaqo aan laguu oggolayn aad rabto inaad qaadato

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukran sheikh

  • @Yahya-t7m
    @Yahya-t7m หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxan ku riyoday aniga beer baxaday o mira leh ana an rabo inaan mira kala an Sii beri rabo. Iso fasir plz

    • @Yahya-t7m
      @Yahya-t7m หลายเดือนก่อน

      Xaas an ahay ciyaal haysato.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws waa nolol barwaaqo iyo barako Ilaahay ku siin doono

  • @iqra_sharaf
    @iqra_sharaf 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday anigo timaha shanlesanayo inta hore inta danbane si qurux badan isugu xirnanayen timahana madow oo qurux oo dhaldhalalayo ahayen in saliid in salid lamariyay cml mirayad wan isku firinayay wana faraxsana gabara ahay oo wali gursanin iso fasir ilahey janno hakugu abal mariye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      ws waa farxad iyo niyadda kuu dhismayso inshaa Allaah wixii fikir iyo walwal ku hayay way kaa tagayaan www.daruur.com/tag/riyada-timaha/

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ww shekh wxa riyo ku arke gabr edaday dhashe io aderke wilkisa oo duurka isla jogno ani io gabdha edo dhashe wxan wadana gari damer waxn so gurane jaabo ama geedo oo kuw la shidanayo kdb hda wxa dhahda ku argne wilki aderke dhale asna gari damerkisa wato kdb ani io gabdhi digirta gaduudan berta kabxdo oo said uno gadunen oo markasle sobxde miraheda cagr u eg aya gabdha wadte kdb wan kala qebsanay wna frxsanaa een gedihi ama jabadi so gurane wn kala kala qeybsane iso fasir adigo mhdsn shekh wxd thy qof an ku xirnhy su ,ashi lagu wediyo dhaqsi jawbta shukrn

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dadaal iyo shaqo iyo inaad ku guulaysanayo waxyaalaha aad rabto inaad qabsato waadna ku farxaysaa guushaada

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukrn shekh jazaka allah

  • @Umajamal
    @Umajamal 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxa ku riyiday cunug yar oo socod garin oo isku saxaroday markas waxa uradiyay wax an ugutirtiro markas mel aya leetelmamay meshii wan kawayay markas wan iska so noqday kadib waxa galay masjid oo lagu tuganayo qof dintay mana aqano qofka janasada lagu tukanayo janasada kadib kabihii hal kab aya wayay san uradinayay wan dhalay kadib kaba kalashan ah aya iska soo xirday kabteydi iyo kab kale aya isku xirtay waxaa ahay hoyo la qabo oo carur leh mudo 4 sano mawa dhalen

    • @Umajamal
      @Umajamal 4 หลายเดือนก่อน

      Waxan ku riyiday canbeh ama canbaha oo sifican u karay oo soo qatay iyo timir wawen oo qurux badan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      riyadan iyo tan kale ma isla socdeen?

    • @Umajamal
      @Umajamal 4 หลายเดือนก่อน

      My wll waa 2 riyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      Ws riyada saxarada cunuga iyo qofka dhintay lagu tukanayo waxay tilmaamaysaa murugo yar cabsi aad la kulmi doonto inshaa Allaah waad ka baxaysaa durbaba

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      riyada canbaha iyo timirta waa arsaaq waasac oo xalaal ah inshaa Allaah timirta oo faahfaahsan halkan ka daawo: th-cam.com/video/HxL7l6H305Y/w-d-xo.html

  • @khadija-hi3nr
    @khadija-hi3nr 4 หลายเดือนก่อน

    Salaam aleykum sheikh. Waxaa iigu soo noq noqoto riyada safarka airport ka ama diyaarada ku safraayo. Mar walbo Waxaan u socdaa hajj
    Gabar aan weli guursan ayaan ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      waa guur safarkaas kugu soo noqnoqonayo faahfaahin halkan ka daawo: th-cam.com/video/ArtnDkx5Lkk/w-d-xo.html

    • @khadija-hi3nr
      @khadija-hi3nr 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta
      Mashallah, kheer Allah kuu siiyo. TH-cam qofka uugu wanaagsan ayaan tahay ❤️

  • @user-cu6km4fo4r
    @user-cu6km4fo4r 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ajar iyo xasanaad allaha Ku siiyo isoojawb wxa ku riyoode anigo asaay saran hadne meel aroos jogo markaas ayaa leyahe asaay ayaba isaran mxa kaso done markas oynaya isofasir wll xaaas ayaa ahe

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      xaas miyaad tahay mise gabar?

    • @user-cu6km4fo4r
      @user-cu6km4fo4r 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta xaas ahe wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      Riyada waxay tilmaamaysaa cabsi iyo walwal aad la kulmi doonto ilaahay khayr haka dhigo

    • @user-cu6km4fo4r
      @user-cu6km4fo4r 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mahadsanid wll Alhamdulillah calakulixaal

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga Waxaa igu soo noqnoqto Riyooyin anigo jaran jaran ka dhaacaayo sanooyin waliba
    Waxan ahy xaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      waa caqabado aad la kulmayso oo la xiriira noloshaada

    • @sowturahma1156
      @sowturahma1156 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta
      Hye Jazakallahu khyr wll