DHACDO GILGISHEY MASAR NIN GURIGIISA KA DHIGEY QABUUR U DADKA KU AASO O DHAMEYEY DADKI SABABTUNA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @gabadhasafiirka1097
    @gabadhasafiirka1097 4 ปีที่แล้ว +23

    Xabiibtii, Aj iyo Fadna ayaa kaga horeyey Sanaadkaa badana soo jeedineysaay Fadna😍. Adigana dhacdooyinka siwanaagsan ayaa u soo jeedisaaa🥰. Mhdsns🌹💐

    • @hawahuseen3024
      @hawahuseen3024 4 ปีที่แล้ว +6

      Sax in badan gabadha ayan ku xiranahay hoodan mar dhaw ayan arkay

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว +5

      Kuwa
      Masar ayan ka hadlaya

    • @gabadhasafiirka1097
      @gabadhasafiirka1097 4 ปีที่แล้ว

      @@Hodanonline 🌹💐

  • @Siuuu212
    @Siuuu212 4 ปีที่แล้ว +21

    Hal gabar baa qisoyinkan cml lkn carab mahan qisoyinkeda abayo london dagan thy

  • @umuamina8500
    @umuamina8500 4 ปีที่แล้ว +29

    Abyo waa runta qisoyinka aad so gudbiso weli ma arkin qof qof soo gudbiya keep going xbbti

    • @ayanabdi6423
      @ayanabdi6423 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlo maxaa loga samay waayay filin runtii waaban ka cabsooday😱

    • @abdiomar842
      @abdiomar842 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc hodan abaayo alaha idin xafido adiga iyo caruurtaada saygaaga waana kugu farxsanahay sheekadaada alahana kugu garabgalo wàa C/casiis kanbala oo ku leh horay u soco

    • @sultana_Aden
      @sultana_Aden 4 ปีที่แล้ว +1

      Uguma horeyso ee Aj and fadna channel a ka horeysay bax so daway ilaa last year ayeey qisiyinka ka hadashay

    • @ethnaismail5890
      @ethnaismail5890 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sultana_Aden fadna qisooyinkeedu kuma sabsn carabta ee wadamada kle ayey qisooyinkeedu ku saabsan yhn😇

    • @sultana_Aden
      @sultana_Aden 4 ปีที่แล้ว

      @@ethnaismail5890 America waye hodan sido kale waa same huno way is shaabahan wadan ha fiirini

  • @qalbikaabaofficial4375
    @qalbikaabaofficial4375 4 ปีที่แล้ว +28

    Love iisaar hodan free ma ahanoo love ta saar I.n 😅😅 laga bartaa laga bidiyey

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 4 ปีที่แล้ว +8

    Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😔 waa aduun wareeray oo dad damiirkoodu dhinteen ka buuxaan 😢 ya Rabbi noo danbi dhaaf 🤲 Baraka’Allah Feek habibti 🤲❤️🤲

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 4 ปีที่แล้ว +7

    Mcha. Allaah qisoyinkan wnka helay sida dagan ed uso gudbinaysana wa kalay iska arag horumar wcn wll qli

  • @khalidawil3766
    @khalidawil3766 4 ปีที่แล้ว +2

    Hodan aad iyo aad ayaankuu salamaya
    Adiga iyo familles
    Waxaan kuu sheegayaa in aynaa ahaan mihiim inaad dadkaa uu sheegto qabiilkaga hanala wadagin sidaan ayaan kuguu tageeraynaa horey uu socoo

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Wllky 🤴

  • @hibaaqabshir6244
    @hibaaqabshir6244 4 ปีที่แล้ว +18

    Qisoyinka masar nooso badi please 👸❤🙋‍♀️

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 ปีที่แล้ว +29

    First one comment first view my sis keep going

    • @hibaaq
      @hibaaq 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa Hodaney adiga ugu horeya qisoyinkan cajiibka ah .
      Markas waa mahad santahay marwalba waan dhegesta musalsal cml 😊😊😚😚😚 thank u

    • @anabosman7722
      @anabosman7722 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha allaha keep going walashey I like you story

    • @moustapheliban3276
      @moustapheliban3276 4 ปีที่แล้ว

      🙏🙂🙂🙂

    • @kOKOBULLE-tis5
      @kOKOBULLE-tis5 4 ปีที่แล้ว

      @@moustapheliban3276 🤣🙈🙈

    • @moustapheliban3276
      @moustapheliban3276 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kOKOBULLE-tis5 halkaan adhi a leh😁salan saarey👈😘

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +10

    Qisooyinkaga wan jeclahay hodanay noosobadi wl 😍😍

  • @mohamedboy1321
    @mohamedboy1321 4 ปีที่แล้ว +3

    Mzh allh qof jirta thy Nolow wll qli farxad ku nolada Adiga iyo fmlkga iyo intad jcsha hay wll

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 4 ปีที่แล้ว

    Ma'anshallaah guul Hodan online mahadsanid waxaad soo gudbisaa wax macquuul ah Guuleyso horey u soco

  • @yasminmohamed4286
    @yasminmohamed4286 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa video xiisa leh noo soo badi video oo kale aaad ayaan ku salaamay qalidumar

  • @IbrahimAhmed-yv7yt
    @IbrahimAhmed-yv7yt 4 ปีที่แล้ว +2

    Walashey qof cilmili aya tahy runti allah wx walba haku fududiyo

  • @umuhamzaamahmed8214
    @umuhamzaamahmed8214 4 ปีที่แล้ว

    Shukran xabiibti codsagena no fulisey ana kamid ah kuwa masar u xisey adunka in ta jogto farxad igu noladaa adiga iyo famliga 💞🙊🤚💯

  • @dagandarajo2292
    @dagandarajo2292 4 ปีที่แล้ว +1

    Abyo hodane aaaaad iyo aaaaad Ayan ku jclhy wlhi alle haku jeclado Hana kuxafido

  • @asmamuhumed1366
    @asmamuhumed1366 4 ปีที่แล้ว

    Asc huno hodaney mashallah qisoyinkaga aad aan ugu heley illahay haku xifdiyo qaliyey horey u sooco qisadan na runti wey iga yabisey wayo dad ayaba iska xalaleystey dhiga bini adamka Allah sharkoda na dhafiyo

  • @sacdiyohasan6219
    @sacdiyohasan6219 4 ปีที่แล้ว +1

    Waankahelaa qisoyinka aad noso deso xbbti hore u soco hda ayan tiimka hodan kuso biray🙌❤💯

  • @marjaakooleey83
    @marjaakooleey83 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah walaal sii wad dadaalkaga waad gaari inshaa alaah

  • @farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581
    @farhiyaabdikerofarhiyaabdi6581 4 ปีที่แล้ว +2

    Sidaa aan u jeclahay inaan lak kusaro majiro qof aan uguu degdego oo somali ah xaqiqa tan waan ku tagera xitaa hadii anan waqti uu heyn inaan dawado video yadaa soo geliso waxanan kamash qulin inaan laak kusaro ilaheydar ayaan ku jeclahay hor uu mar wacan

  • @kiinabdi4257
    @kiinabdi4257 4 ปีที่แล้ว

    Wow wa qiso cajib leh hodaney Allah kubarakeyo huno qali dar Alle Ayan kujcle

  • @marianabokar6232
    @marianabokar6232 4 ปีที่แล้ว

    Waa lagaaga horeeyaya dilka laga sheekeeyo fadna iyo A J aa kaaga horeeyay laakiin waa caadi adna waas sheeko acaantahay

  • @naimamohamed4516
    @naimamohamed4516 4 ปีที่แล้ว

    100% wan jecelhay qisooyinka aad no so.galisid mahadsaind wllshey

  • @rumanmohammed1870
    @rumanmohammed1870 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn hodaney adigaba waxa jiro qisoyin ad noso desey lkn an wilkale adiga intana ku baran an ka dawaday jalankisana waxa layira manta lkn qisoyinka carabaha adiga iskaleh xabibiti 😍😍😍

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      CARABAHA ka hadloya Qali ❤️

    • @rumanmohammed1870
      @rumanmohammed1870 4 ปีที่แล้ว

      @@Hodanonline diyar waye xabibiti kuwa adaa iskaleh horayna usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saraalucky9424
    @saraalucky9424 4 ปีที่แล้ว

    hodan wan wan ku raageer wan sugaa qisooyinkaga allhe ha ku xafido

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 4 ปีที่แล้ว

    Waad kumahadsantay sida wanagsanod mar walbo qisoyinka cajibka aah aad noguso qudbisid illahey haku barakiyo. Allahuma Amiin

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 4 ปีที่แล้ว +3

    Yes manta masar waye shukran xbbti❤

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qisooyiinka masar waan ku heystaa inoo soo badi 🙏🏻

  • @hodanabdilahi9428
    @hodanabdilahi9428 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alh qisaba qisay ku dheebaysaa keep going xbbti noo soo bade qli

  • @ibrahimsheikhali7556
    @ibrahimsheikhali7556 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah wan kusalamey
    Bacdusalam qisooyinka way ficanyihiin kuwa diinteena noga dar insha alh

  • @fardoowsomohamed8752
    @fardoowsomohamed8752 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah waa arin xanuun badan alle ayaan ka magan galnay

  • @shariifff1346
    @shariifff1346 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment me like car qof ha dhaho anaa kaa horeyey

  • @lakiladan7238
    @lakiladan7238 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa qiso aad iga yabisay abayo ku tageera hodan qurux dhiga ugu sare

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaal ninka waa walanaa qof caafimaad qabo sidaas masameeyo❤❤❤❤🇸🇾❤❤

  • @safia43483
    @safia43483 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaashey hodan hore usoco waxaan ku shegeyna aniga iyo xaaskeyga koobi wax lagaga qaadayo majirto sababto ah qofka hadlayo oo barnaamij yadan iska leh wa adiga waana laguu og yahay dadka fiyow

  • @mohamedarabibrahim9509
    @mohamedarabibrahim9509 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa saarnay like farabadan fri mahinoo
    Waa saarnay hodan❤❤❤👍

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji1574 4 ปีที่แล้ว +2

    Asalamucaleykum dhamantin hoden qalbiyey wad no dadasha aniguna wan sara layk iyo subiskarab iyo community

  • @arafathyahmed2114
    @arafathyahmed2114 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah qisooyinka masar wan xiiseeyaa Farxad ku noolow sis 💘❣

  • @wardasaid6948
    @wardasaid6948 4 ปีที่แล้ว

    Gabdhan walhay saayid baan ugu helaa waa qofa wangsan waxan jecelan lah inan asxba la noqodo ♥️

  • @miskidegan5853
    @miskidegan5853 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan wlhi waan ku jeclahay abaayo keep going lake fara badana waan kuu saaraa

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 4 ปีที่แล้ว

    Hodan cadey waxan la yaabay Qof walbo oo dambi dil galo marki la qabto cadeyn uma baahno oo dambiilihi ayaba isku cadeynayo Qisooyinkagana malaga sheekeyn karo Masha allaah allaha ku xafido

  • @abdijabaarabdullahi9563
    @abdijabaarabdullahi9563 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi sharaxadada aad bey u wngsn tahay wlshey horey usii soco walashey

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Abayo qisooyinka masar aad ayey u xiiso leeyin No soo badi insha Allah

  • @AhmedMohamed-nj5wx
    @AhmedMohamed-nj5wx 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc hodan abaayo waan ku tayeraaa allah haku xafido wllshy wllhi Allah dartis ayaan ku jecelhy

  • @aminaali5533
    @aminaali5533 3 ปีที่แล้ว

    masha allah hodan allah ku xafido♥️♥️

  • @tuutuuneofficial1335
    @tuutuuneofficial1335 4 ปีที่แล้ว

    Walalo ha noqon fadumo has o kale qofki la koobiyeeyo waa qof wax laga faaideystay adigana dhibaato kuma keneyso horay u soco xabiibti guuleyso

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Qof haygu matalin wxad igula talineyso wa gooni

  • @safia43483
    @safia43483 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah masar sheekooyinkooda adagaa iskaleh no 1 afsomaliga aa ku hadasho inaba caadi maaha

  • @nawaalhassan2142
    @nawaalhassan2142 4 ปีที่แล้ว

    Haa weyjirta iyadana gabar ka hadasha dhacdoyinka dilka iyo kuwooda kle oo badan xitaa marar bdb ka dawaday dhacdoyin MASAR AH waana (FADNA AJ)j mnsha allh wn tagera sidada oo kle sidaa adi ku tagero oo kle 💯💯

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Qisooyinka masar aka hadlooya

  • @lajangaabgaldifaacdadkaaga2800
    @lajangaabgaldifaacdadkaaga2800 4 ปีที่แล้ว +10

    Asc masha allah abaayo liv kaaga nasiib umalihi waxaan kuurajeeynaa milyan inaad Garto

  • @lakibindhe3967
    @lakibindhe3967 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo hodon alle haku sharfo oo baydkaaga dhabta ah hakaga yeelo janatul fardowsa🤲❤

  • @cawodagan7196
    @cawodagan7196 3 ปีที่แล้ว

    Hodaney abayo dadkas anaga manaqano e hanagu so dhisin xata haso hadal qaadin ine jiran iyo ine joganba adaa naga badan no more copy wlhi habka ushekesid ayan kuhesta keep going walashey

  • @hanuushcdey1151
    @hanuushcdey1151 3 ปีที่แล้ว

    I liked hodaney apyo m.a 🙏🏻👸❤

  • @novaworld4493
    @novaworld4493 3 ปีที่แล้ว

    Fadna and ajay ayaa kaa hureyay xabbti balse labadinobaa maa kala dhacdam labadaa janal een xugaa ufirsado ayad tihiin 🥰🥰Hormar wacan

  • @amiii210
    @amiii210 4 ปีที่แล้ว +2

    Apyo hodan adaa ugu horeysay apyo wan arkay dad qisooyinkaga soo qata lkn waan ushaagey waxa laga yaba ineysan Ogeen apyo ka rali noqo aniga ka rali galinaya madama aan iyaga iyo adigaba tagero idin ahay waa idin dhaxdhaxaadinaya😊😊😊😊

  • @mohamedjaamac475
    @mohamedjaamac475 4 ปีที่แล้ว

    mnsha allah wllo hodan inkasta oo aanan aqoon magaca aabaha hadana waxad tahay gabadh wanaagsna hore u soco waan la socdaa taxanahaaga

  • @xamdimahad557
    @xamdimahad557 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah hodan rabi ha Ku xifdiyo ale dartiisa Ku jecelhy love you sister

  • @dualemahamad3561
    @dualemahamad3561 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow wll codkar batahay keep going🥰👌

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 4 ปีที่แล้ว

    Asc hodan cadey Masha allaah waxan kugu taagera waxad tahay geesiyad isku kalsoon horey u soco

  • @afatahamiin7530
    @afatahamiin7530 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah horumar badan ayn ku rajaynaya wlshy hodan

  • @mapsutt9741
    @mapsutt9741 3 ปีที่แล้ว

    Yaqii team hodan ayantan hoos dhac nagu imade like taa badiya plz hodan I love you wlhi wll ♥️🥺🌝🧸

  • @medkhadar4696
    @medkhadar4696 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll wlh runti waaxad tahay qof uu qalmo tagero huray usoco wlh aragtidi kobad ayad uko qancisay yacnihi waftahan nimadada iyo dhagankaga wacan 👍👍👍👍

  • @farhiyaahmed5110
    @farhiyaahmed5110 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxan allah ilahy hau naxariisto

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah adiga ka hor ma arag qof kasheekaynaya qisooyinka masar koobiga naga daaya dheh noo daaya gabadheena hodan cudoon cise iyo sharaf cid kuma gaadho hodan

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Qali ❤️👸🏻 team copy😂✋

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 4 ปีที่แล้ว

      @@Hodanonline adigaa mudan quruxey

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc Walaal waan ku Salaamay hore usoco qurixay👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @almaxasan8almaxasan849
    @almaxasan8almaxasan849 4 ปีที่แล้ว

    Ala huno sida coffee ga baad iiqabata xaraardaydu way kacdaa markaan Arko fariimaha qisoyinkaaga hodan quruxsan oo hadana edebsan masha Allah

  • @semiflower7326
    @semiflower7326 4 ปีที่แล้ว

    Keep going sis qofka somali TH-camr qofka ugu wangsan

  • @anisohajihusein1617
    @anisohajihusein1617 4 ปีที่แล้ว

    Hodan abaayo mash alaah qisoyinka aada ayaa ugu haley

  • @sowe8641
    @sowe8641 4 ปีที่แล้ว +6

    Manta anaa ugu horeeeya qaraaabo ii cumaamada🤣🤣👏💯❤️

  • @Katishire114.
    @Katishire114. 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo, thank you ❣️

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Wr Wbr Subxanallah Ninka waa dilaayo weyn ah oo caalami ha keep going walaal qaali

  • @hodanherer3681
    @hodanherer3681 4 ปีที่แล้ว

    Zubxana allah mucjizo ayuu ahaa wlhi qof acuudu billah 😥
    Blze hodany xbbti ani aad wx u jecelhy qizooyinka ka dhaca carbta odhan ee noso badi xbbti thnkz 🙏

  • @hibaaqabshir6244
    @hibaaqabshir6244 4 ปีที่แล้ว +4

    Dadka qisoyinkena qaadanaya wa dad maseersan lakiin kuma gaaran mcnto 😂👏🙋‍♀️👸👸👸👸😘

  • @umumunawar592
    @umumunawar592 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey dartis ayan ku jecalahy walahi shekoyinkaga wan jeclahy wana suga abay horay u soco

  • @salmacali7716
    @salmacali7716 4 ปีที่แล้ว

    Mashalh xppti allh ku barakeyo

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hore u soco xbbt, like badaaaan ayaan kugu shubeyyy 😊

  • @farxiyacabdi5830
    @farxiyacabdi5830 4 ปีที่แล้ว +1

    Whi waa dhacdo xanuun badan kep going my sister

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 ปีที่แล้ว

    Waa. Really. Adaa. Qisooyinka. Lafasiro. Ugu. Horeeya. Qaali HODAN 😍❤️😍

  • @ismailawad5290
    @ismailawad5290 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan qisooyinka Somalia ka dhac ayaan rabna 😀
    Mahadsanid and keep going sis

  • @salwatali7869
    @salwatali7869 4 ปีที่แล้ว

    Wcs hodan quruxey Allha ku xafido 🥰🥰

  • @sofiyaaadan5782
    @sofiyaaadan5782 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hodan qof gaadhaya ma jiro maba daawado cidan aan Hodan ahayn xaqiiqdi

  • @kaltuuncabdi12xasan34
    @kaltuuncabdi12xasan34 4 ปีที่แล้ว

    Hodan qof qlliya hire u soco will qliya

  • @faizaabdullahimohamud7033
    @faizaabdullahimohamud7033 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah hodan xapipt keep going 🥰🥰😘😘💯😍❤

  • @kafiaibrahim7148
    @kafiaibrahim7148 3 ปีที่แล้ว

    Hodaneey abayo al musaamixul kariim inoo soo badi

  • @cabdikariinxirsi9270
    @cabdikariinxirsi9270 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanakallahu
    Qof iimaan lahayn ayuu ahaa
    Waa dhacdo aan la yaabay

  • @fatumaabdirahman1342
    @fatumaabdirahman1342 4 ปีที่แล้ว

    Hodan maamo walahay waxan aad u dhegaystaa Qisooyinka aad nooga shekayso Alle dartiina waa kuu jeclahay

  • @suadhashi2109
    @suadhashi2109 3 ปีที่แล้ว

    Rida Allah ha unaxariis to waa canuun badan

  • @mohamedabdihakimabdulahi7469
    @mohamedabdihakimabdulahi7469 4 ปีที่แล้ว

    Mansha ALLAH soo jeedintadu aadaa uficnthy keep going wll

  • @asmaayan9757
    @asmaayan9757 3 ปีที่แล้ว

    Macha Allah wlle Quul

  • @faizahashe9758
    @faizahashe9758 4 ปีที่แล้ว

    Abayo mashalah dharkaan aad iyo aad ayaad uuku qurxan tahay mashalah

  • @rahmafarhan3959
    @rahmafarhan3959 4 ปีที่แล้ว

    Love you wllo mcney from hargeisa😍😍😍

  • @mooahmed2005
    @mooahmed2005 4 ปีที่แล้ว

    Salaama caleykum waa qiso cajiib ah. Ninka waa xasid ama kaligii wax kasta isla jecel.

  • @maamofaay1982
    @maamofaay1982 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ❤❤

  • @ayaancumar467
    @ayaancumar467 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc qali keep going in bdn

  • @SadiasaraFarah
    @SadiasaraFarah หลายเดือนก่อน

    Hodaneey malin Qiso so jeedinesay odeydaki abshir codkiisa ka maqley ilaahey ha u naxariisto aad ayaa u naxay😢

  • @mumimcabdi1388
    @mumimcabdi1388 4 ปีที่แล้ว

    ogaalka dunida ayaa ka sheekeen jiray qisooyinka dilka iyo dadweenaha iyo yaslim omar oo walahi qisooyin ilaa adiga kaa maqlin ayaa uu ka sheekeyaa walahi ninkaa waan tageeraa iyagaa ugu horeeya fg:dumarka adigaa ugu horeeya

  • @issetakar846
    @issetakar846 4 ปีที่แล้ว +2

    horey usoco hodaney ✈️✈️✈️

  • @fahiimahayaan5931
    @fahiimahayaan5931 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi qisooyinka aad soo geliyso wnka helaa wlhi mzha allah😍😍

  • @fadumobarre9023
    @fadumobarre9023 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah abayo Allah haku xifdiyo

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 4 ปีที่แล้ว +2

    Aslm hodan online walal manta 999 ayado like maraysaan xiray mansha allaah dear

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Qali ❤️

  • @hodanqueen9283
    @hodanqueen9283 4 ปีที่แล้ว

    Hodan arkin wlhi horay u soco cadey ❤