NIINKI UGU KABAHA JECLA ADUNKA NIN NAGUHU DILO KABIHIISA HESTA SUBXAN ALLAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @mimomimo8333
    @mimomimo8333 3 ปีที่แล้ว +36

    Hodon liketa moobeelkeega marka aan kaaga saaro kan xaajigaa sooqaataa hadane kiisa aan kaaga saaraa liketa Free Lee Maahinoo aqwaan 👌

  • @Mars-amare
    @Mars-amare 3 ปีที่แล้ว +36

    Hodaney" liketa free mahanoo" ayaan kuu xasusta inaan ilowsanahay Like taa dhan inaan kuu sariin😅❤

    • @hafsahousseindjama3241
      @hafsahousseindjama3241 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga ma ilobo inan liketa Saro lkn habenkasta hodan marka ay hadlayso Wanba xasusiya hadi ay ilowdo kkkkkkk lkn maba ilowdo amar ilahay mansha Allah hodan online wankuwataaaa runti 💋💕❤

    • @Najwadro915
      @Najwadro915 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi walalo xiliga ay hodan so dayso story waxay nogu beeganthy Middle of the night 3am right now it’s 5am walahi xata hadan abenki ka seexodo fajr time ka baan dawad I love her so much may Allah bless her hodan she is lovely person 🌹🇦🇺❤️❤️❤️

    • @hafsahousseindjama3241
      @hafsahousseindjama3241 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Najwadro915 mansh Allah anigaba sidas umban ku ahay hodan online far ilahay ayan ujeclahay ilahay haka jisa iisiye 🤞💋💕❤

    • @Najwadro915
      @Najwadro915 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hafsahousseindjama3241 ohhh thank you for your beautiful kindness words sweetheart ❤️❤️🌸

    • @hafsahousseindjama3241
      @hafsahousseindjama3241 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Najwadro915 😘🥰😍😊😋 ada mudan apayo quruxey

  • @ubahabdulahi6927
    @ubahabdulahi6927 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allaah qurux hodaney waxan jeclahay sida quruxda badan ee aad u labisato masha allaah 🥰🥰😍😍😘😘♥️♥️♥️♥️

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 3 ปีที่แล้ว +26

    Sidan malin walbo kudhagesanayay ayn xalay kuriyoday like fara badan sar kaligey ayn qoslay walahi 😜

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว +5

      😂😂😂😂😂😂

    • @mmbafrica2613
      @mmbafrica2613 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlh kal iyo laab ayaan u qoslay Somaali dhib badanaa kkkkkkk

    • @thefunfamily720
      @thefunfamily720 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh wa funny 😆

    • @hiboyaasiin298
      @hiboyaasiin298 3 ปีที่แล้ว

      🤣😅😆😁😄😃😀😂

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad522 3 ปีที่แล้ว +13

    My sister hodan online inolow 💋💋💋💯💯❤

  • @nastehonalka1851
    @nastehonalka1851 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodany 5malin qad la an ahenay kampla ka so slmyaaa wllo videoyda inta idhafay wan so dwdy maha allh 💘💯✔ bamblyo 100k an garany dhamanten wan sugena 200k insha allh 💕💯

  • @wahelkanolosha9588
    @wahelkanolosha9588 3 ปีที่แล้ว +24

    HH qisdii igu horeysy we maqlo gabdha la jecelyahy in la dhalo waayo mar kasta wax maqlyza barigii hore gabdhah wa la necbaa

    • @naturallive8867
      @naturallive8867 3 ปีที่แล้ว +1

      Hada walahi wa la jecelyhay aniga ninkayga malinti laygu yidhi wiilkayga labad aya calosha ku jira ilmo ayaa kuso istagtay wanu oyin uun anigana sido kale lakin alahamdulilah ilahay wuxu ku siiyo wa lagu farxa

  • @saabiriinyusufmoha4290
    @saabiriinyusufmoha4290 3 ปีที่แล้ว +19

    Maama hodaney inaan ku dawado shaley ban bilabey wan wada dawdey video yashada ilaa hda waan wadaa waxn ku rajeynya intan io inkabadan♥️♥️♥️ like tuna wa free iska saar

  • @maarishahmed5965
    @maarishahmed5965 3 ปีที่แล้ว +13

    Alla dadkan ma TH-cam Ka ayeey dhax seexdan waaba iga so horeeyan mar waliba 😥
    Love you so much hodanteena ♥️👸👋
    Kabaha kaliya ayu udilaya qof nool yaab!!
    nafsiyan ayuu uxanuunsanyahay
    Lkn hodaney hadda ma dhintay ninka Mise Wu nolyahay aan iska ilaaliye😄

  • @leyloabdulahi4724
    @leyloabdulahi4724 3 ปีที่แล้ว +105

    Like fara badan iska Sara free mahino🤣🤣🤣🤣💋🥀💜❣

    • @hodanmohamed5401
      @hodanmohamed5401 3 ปีที่แล้ว +4

      Intaas ayan jeclahay ani. Like farabadan... free ma ahano❤

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 3 ปีที่แล้ว +2

      Free mahino masha allah hodan horay u soco

    • @maryanawale7179
      @maryanawale7179 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanmohamed5401 saara like raaci😘😂😂😂

  • @saabiriinabshir8201
    @saabiriinabshir8201 3 ปีที่แล้ว +9

    Hapadeey mcneey😭waan kujeclhy♥️🧕

  • @sagaliina9952
    @sagaliina9952 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxm neecamatool islaam nagadhigay shukran xabibti hooyada qaladka laaheet

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka 2 minute yaaala Adigaa ugu horeeyo ayaan is lahaaa meeqa iga soo horeyso

  • @obahmoalim9369
    @obahmoalim9369 3 ปีที่แล้ว +2

    الحمد لله علي نعمة الاسلام

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 ปีที่แล้ว +3

    Wuu walan yahay kabo jeclaa arman kuwayga tuura😂❤️❤️

  • @maryan7348
    @maryan7348 3 ปีที่แล้ว +10

    Qiso qosal iyo naxtin leh waye🤣😹

  • @mohaisco5970
    @mohaisco5970 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah keep going ♥️

  • @faysasmile627
    @faysasmile627 3 ปีที่แล้ว

    Maasha a aallah abyo mcn aallah ku xafido

  • @samiraabdoulkaderahmed7255
    @samiraabdoulkaderahmed7255 3 ปีที่แล้ว

    Hodon online waxankula jookay ila 10k markad marayseey hadana 109k masha allah wll qali hodon taktayo talabsatay keep going ukhtii fii laahaa

  • @farhiajamac2415
    @farhiajamac2415 3 ปีที่แล้ว +3

    الحمد لله على نعمة الإسلام 😇♥️

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarikallah Habibit always I love your story’s walahi made me inaan qof walb amiin thank you a lot walalo ❤️❤️and I can’t wait to watch it 👂🏻👂🏻👂🏻👂🏻

  • @efrahmohamed7357
    @efrahmohamed7357 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah sheekooyin murti kujiraan baad soodeysaa oo waxlagabarto alow aqoonta kuusiyaadi

  • @fatmafj4545
    @fatmafj4545 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Wllo qali Hodan keep going

  • @drmohamedgaash9339
    @drmohamedgaash9339 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah hodon qisooyinkaga noo soo badi way naxiiso galiyaaan keeep going like farabadaaaaaana u saaaara freeee maaahanoooooo

  • @shuushuyarey7528
    @shuushuyarey7528 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله حبيبتي الله يسعدك 🌹😍

  • @sumayoabdullahi2116
    @sumayoabdullahi2116 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo ayaan ahay sedax caruur heeysata alx masha Allah lugahoodina maleef leefo waan dhudhungadaa alx uwatka Allah noo deesto intaan heeysaninna Allah siiyo aamiin ayaa rabbi

  • @foosyaibrahim4400
    @foosyaibrahim4400 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hodaney sidii qof guriga igula nol ayan ku suga markan shaqda kaso boxo caqliga alle haku siyadiyo isha bulidanka alle haka hayo sister ina cumar ❤️❤️❤️❤️

  • @amaalcumarcabdi4593
    @amaalcumarcabdi4593 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan wlhi qof talented ah baa thy go forward mcnto 🥰🥰🥰🥰

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 3 ปีที่แล้ว +13

    Hodantenaa shukran wlhi ❤❤😂

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 ปีที่แล้ว

    Waa marki ugu horaysay an maqlo inan la jeclado inay dhalato dadki hore wilashay aad ujeclayen

  • @apdighanizulthan2327
    @apdighanizulthan2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Hothan Online family keep going Zizters hore u soco Wllshay qli papy daada camerada noogu qapo aan daawano please please

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 ปีที่แล้ว

    Hodan cadey runti Qisooyinkaga caadi ma aha horey u soco walashey

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا اختي 👍👍🥰🥰

  • @hooyocibaado970
    @hooyocibaado970 3 ปีที่แล้ว

    Asc walashay qaali dumar manshaa Allaah illahay ha ku xiftiyo akhiro iyo aduunba hodan wll ma la odhan karaa dadka an diinta lahayn wax walba ka filo waayo waxa wax lagu kala soocaa waa caqli saliima iyo diinteena macaan ee islamka ah ee ilahay ha inaga hayo wixii xun ee wax yoolo inoo leh Amiin Yaa Allaah

  • @istahilosman9196
    @istahilosman9196 3 ปีที่แล้ว

    Hodaney caawa lilaahi iga qoslisay wlhi abyo allaha ku xafido dar ilaahey kuu jeclahy abyo

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 ปีที่แล้ว

    Ilmaha inteeyna
    Socodbaran ayaan
    Lugahooda dhunkadaa
    Subxaanalaah xataa caraf
    Gaara ayee leeyihiin

  • @sahrohashi2491
    @sahrohashi2491 3 ปีที่แล้ว +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah wllo hodan
    Waan ku salaamay qli
    Adiga caruurtaada iyo seedigay
    Maalin wanaagsan 💞💞💞💞💯💯💯💋💋

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @istarlini
    @istarlini 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @ikraanyuusf244
    @ikraanyuusf244 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo mcnto Hodaneeey alle ha noo kaaaDaaaYo Qaaali

  • @xuseennuur3450
    @xuseennuur3450 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah allaha Ku xafido qaali wll

  • @semiflower7326
    @semiflower7326 3 ปีที่แล้ว

    Thanks sis 😻❤

  • @bushracooking1486
    @bushracooking1486 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah hodon cadey waan ku salaamay aadan ku tageyraaa sheekoyinkaaga waan ka helaa turntii

  • @fatxiahmed4973
    @fatxiahmed4973 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu runta wnc kbhaa saa idbaa ujevlaaa hdan tuuryaa 😂 keep goun sis qisadan waa layaabey

  • @samdaamiisha1986
    @samdaamiisha1986 3 ปีที่แล้ว

    Wllshy hodan alleh haku xafido qof wanagsan oo karti leh ayaad tahay keep going sister

  • @baxsaneyhargesay2484
    @baxsaneyhargesay2484 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllAh cabayada ayan kaheli habibty 😍

  • @samrasamra1377
    @samrasamra1377 3 ปีที่แล้ว

    Wllo xab dhaqan kaga jeclahay mashallah allaha ku hafido👈👌

  • @samirasamea8968
    @samirasamea8968 3 ปีที่แล้ว

    kkkk cawa qosolka iga damesi xbbti shukran

  • @nastaanifarah7402
    @nastaanifarah7402 3 ปีที่แล้ว +1

    Team hodan online horaa u soconaa masha.allah

  • @wardanagiibmahamed6359
    @wardanagiibmahamed6359 3 ปีที่แล้ว

    Wllshy qali Wan ku jeclahay dar ilahay Alle ha ku xiftiyo

  • @ducomaalofficial6113
    @ducomaalofficial6113 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo keep going Sister.👍👍❤❤❤

  • @zuusaanofficial3913
    @zuusaanofficial3913 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii nabiga jecel like dhac kusii

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah 🥰 mcnto keep going

  • @dhowrzankaztaro4735
    @dhowrzankaztaro4735 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh Kabahaazi wa xooris bisink waa qoslay wlhi Qiso yaab leh weye Marna qosola 😂❤

  • @hanaharun8670
    @hanaharun8670 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh horumar wacan wallshy❤❤

  • @manaazabdullahi8483
    @manaazabdullahi8483 3 ปีที่แล้ว +3

    Hpo ilahey haku xifdiyo maamo 🤲♥️🥀🌏💋🙏💯

  • @nasrodaahir
    @nasrodaahir 3 ปีที่แล้ว

    Abayo allha kusharfo wlhi wan kudawan jiray like wan kusari jiray blse waligay comments mabixin balse adi xaqa uledahay inan kaso bixiyo wayo wa uqalanta waxana kuleyahay hambalyo hambalyo ❤💋❤❤❤❤💝

  • @aminamaxamed5123
    @aminamaxamed5123 3 ปีที่แล้ว

    Qisadaan noocyadeed wa badan yihiin dumarka qaar hadii la furo caruurta ku qaraaraan marka ninkan saa sheegtay mariid nafsi ayuu ahaa hooyadii ayaa u sabab ah hooyada naftirkeeda ayaa mariid nafsi ninkii furay ka qaaday waayo wixi lagu furay ayeey ku waalatay ayeey wiilkeedii kula dhaqantay mahadsnid hodan good lucky

  • @ThatBMA
    @ThatBMA 3 ปีที่แล้ว

    Wow may Allah safeguard all iff us I love to video keep going sisster 💙🙏🏽

  • @humayzahbintuzead9518
    @humayzahbintuzead9518 3 ปีที่แล้ว +12

    Hodaneey walazhay ayaa isku eeGtiHiin markazto ku arkaba walazhyna waan soo xazuuztaa 😘🥰😇💋

  • @ikraanqaali1277
    @ikraanqaali1277 3 ปีที่แล้ว

    Yes xabiibti

  • @ayannour_112
    @ayannour_112 3 ปีที่แล้ว

    maskaxiyan buu u xanuunsanaa dhididka iyo wasakhada lugaha baa u carfaya
    Thanks abaayo

  • @MaramQalbi
    @MaramQalbi 3 ปีที่แล้ว +2

    Habiibti keep going my sister

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah hodan sharaf Alle haku daayo aamiin ❤❤❤❤

  • @farhiyomohamud3966
    @farhiyomohamud3966 3 ปีที่แล้ว

    Hodanay wan ku salamay xabibti adiga iyo dumashigay iyo carorta

  • @ilwadbilicsan5730
    @ilwadbilicsan5730 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal macaney love story no so gaali inchallah🥰🥰🥰

  • @hodanqasim8171
    @hodanqasim8171 3 ปีที่แล้ว

    Waw quruley

  • @dekzancollection8636
    @dekzancollection8636 3 ปีที่แล้ว

    Macha Allah hodan 4days ka hor ban kuzo biiray channel ka mache Allah 4days qisoyinkaga iga darantay macha Allah keep going hnoh

  • @hafsacabdi5130
    @hafsacabdi5130 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodaneey ayaantaan diyaarada managa halaawday America nagu celcelinoosaa 😂😍

  • @cambarodaahir974
    @cambarodaahir974 3 ปีที่แล้ว

    Walashey sharaf Alaha iika xafido

  • @asiyaabdihamid8676
    @asiyaabdihamid8676 3 ปีที่แล้ว

    M.a Abyoh Allah Yaxifdak

  • @faaizahiir7241
    @faaizahiir7241 3 ปีที่แล้ว +9

    xppti nolow horey kulmn jogin plse mnty kugu so piraY ilaa mnta vidoe ydada cml iii ahaa😍😍😍😍

  • @queensuhuur7945
    @queensuhuur7945 3 ปีที่แล้ว

    Ilhay haku daayo abyo mcn islamnimdu waa qali wlhi

  • @azmaraaj3977
    @azmaraaj3977 3 ปีที่แล้ว +1

    My favourite sister rabbi haikaa xifdiyo akhiro iyo aduunba guulayzo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodoawilwlxageenkaheldkar1799
    @hoodoawilwlxageenkaheldkar1799 3 ปีที่แล้ว

    Hodantayda caashaqa mcnto wan ku salaamay adiga iyo reerkagaba

  • @saabriinmohmud3205
    @saabriinmohmud3205 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo makeup la aan masha allah tahy

  • @nuraorganic4257
    @nuraorganic4257 3 ปีที่แล้ว

    Asc Fadlan subscribe igu caawiya 🙏🙏 ilhay ha ina barakeeyo ❤️ mahadsanidiin ❤️ my lovely people ❤️

  • @carafohabib8471
    @carafohabib8471 3 ปีที่แล้ว +7

    First one alx

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 3 ปีที่แล้ว +2

    Ana uhoreyo qali dumar keep go.ing😻

  • @cabdifataxmashaallah9935
    @cabdifataxmashaallah9935 3 ปีที่แล้ว

    Keep going Wlshy hodan online

  • @oumtamim6685
    @oumtamim6685 3 ปีที่แล้ว

    Walalo alaha ku hafido

  • @fadimaayglan3783
    @fadimaayglan3783 3 ปีที่แล้ว

    Walhi hodan wakugu khoslay .....waxu lefo muuwaysy

  • @sagaliina9952
    @sagaliina9952 3 ปีที่แล้ว

    Haa wagiiraa Nederland aniga ka qashaaqey busta iyo journal

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah keep going sis

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah xabiibti I Allah yaa barik

  • @maryuumchannelofficial5441
    @maryuumchannelofficial5441 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh Hodan cdey wn ku jclhy My sweet Mom 💋❤️allh ku xifdiyo adiga iyo familkaga 🤲🏻🤲🏻

  • @caashoxashi8106
    @caashoxashi8106 3 ปีที่แล้ว

    Maashallaah wll ayaantan wan ku arka ciladi nagu dhax jirtey waa ngaa dhamatey

  • @shiiddo
    @shiiddo 3 ปีที่แล้ว

    Ana uhoreeyo hodan

  • @juwaahmedadan7056
    @juwaahmedadan7056 3 ปีที่แล้ว

    Am vry prd of u

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah samitey quruxey allaaha ku xifdiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 3 ปีที่แล้ว +1

    wllshy mcn thnks sidad nogu hagar baxdo alle haku xafido ♥️♥️♥️🥰🥰♥️♥️💋💋🌹

  • @amishaahmed5537
    @amishaahmed5537 3 ปีที่แล้ว

    abaayo hodan waaan ku jeclahay ilaahay dartii madaxaaga kor cadowgaaga cagta hoosteeda ayaan ku leeyahay

  • @sacdiyoyusuf7465
    @sacdiyoyusuf7465 3 ปีที่แล้ว

    Walhi wan ka yaba qisa gob le ku ma legu oogo 😪😅🌸 my hodan Hormar wacan abayo mcn 🌸🌼🥰

  • @ipraahimdholacase7765
    @ipraahimdholacase7765 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy qisadan waa qiso funny ah qosolbayba igu dishay😂🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyohasan6219
    @sacdiyohasan6219 3 ปีที่แล้ว

    Waku slmy hodan wlhi qisoyinkaga midba mida kle wakaxisabdnthy

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed3959 3 ปีที่แล้ว +1

    At the building hore usoco qli

  • @z_3y894
    @z_3y894 3 ปีที่แล้ว

    Illaahoow nimcadaa na siisay waa mahaddaa

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah wllo

  • @istarlini
    @istarlini 3 ปีที่แล้ว

    Thank you sister