Bismillah xaaka siya naagta wa cabsanaa ku teh yaa rabi hadee cabsan thy curadka mee disho ku fadhiisato ku qarar baxdo laaxawla ilaay ka amaan galay saas oo kale allaahuma najinaa l miss you 😩😫😖❤💞 Illahay gacanta midig kitaabkiisa haka siiyo amiin yaa rabi qabriga alaha u waa siciyo amiin yarabi 😣😢😭👤 Anaka dhaxan ayaa ku jirnaa alx haben iyo maalin roob lee noo da'ooyo alx Qisoo yinkaan hadee😣😢😭👤ku dhibaayaan ama xasuus ku galinaayan waa iska naafi kartaa oo wax kale waa inoogu badili karta hodaney yariiska c/raxmaan iigu sallaan rabaryartaa la aqoon kusoo salaamey say iigu dhah maadaama ahay hodan family 💬 l love you hodaney 😍😘😍😘❤
Soo laabasho wcn niyada qeyr u sheeg dhamaan Teena dunidani Marti ayaan ku nhy u dhabar adeeg caruur taadaa asaagoodna ka hor Mari. Allah Kula grab galo 😚
Waryaa c/raxmaanoow caafimaad ku barbaar mom kor oo kaalin gal♥️aabahaana rabi qabriga ha unuuriyo🤲 waxba nama dhibin mana dhibsan caruurta mcnto🥰🥰🥰♥️♥️♥️
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaan tiin hadanay ohio waa gobalka Columbus waa magaalada marxuun kiina alle ha u naxariisto jasadiisana janatul Fardowsa aclaa alle haki dhigo aamiin yaa rabil caalamiin
Wll hodaneyy Hadii anaD mawducan shekoyinka aanad ku nafizayn ama aad ka diiqdonayzo izka badal oo wx aad iz ledahy wad ku badali karTaa ku badalo waayo wxy naftado rabTo udoor wxn ka daremay in aanad nafiz ku daremayn ❤👑
Hodan wn ku salamaya sis, waxaa ila fiican markad wax soo duubayso in ilmaho hurda aad so duubto sababto ah maanta dhan ilmihii baa kaso dhex galaya sheekadii xiiso ma yeelanayso xita meshay shekada maraysay wey ka dhumaysa. Wxn rajaynayaa in aadan khalad i fahmin od fahnato point-gayga
Hodan abayo waa qiso cajiib ah lkn ilmaha ka taxadar aad ayey u yaryaryihiin oo samey sidii hore aad sameyn jirtay iyagoo hurda soo duub cause kuma fahmayan markaad xaladaan kujurtid qaladna ha iifahmin waa iga waano thanks.
Ilaahow unaxariiso ninkaga marku nolaa xita qeylo yar mamaqli jirin qisoyinkana si xariir ah nogasodeyni jirtay malmahan mashqulkaga batay iyo isqurxintada hodaney nolashada horay uwado🥹
ASC HODAN QAALI FOSIYA YAR IYO CABDIRAHMAN YARE MA FIICAN TIHIIN MACAANTO ALLAHA IDIN XAFIDO SHARTA DUNIDA IYO SHAYAADINTA ALLAHA IDINKA QABTO
Inbadan Ku xizney wlshy ❤️so noqosho wacan mcnto ❤️keep going mcny ❤️🙏
Wllkena Alle ha u naxaristo 😢🤲
Ameen alahuma Ameen ale haw naxariisto soojkagii janada ale haydinku mideeyo,adigana ale subxanu watacala agoonta hakula garab galo ❤
hodan ma odhan karaa waa gabadh ku dayasha mudan dhanka dumarka gulayso wll , qaab , labiska, xishoodka, iyo postive nimada waa wax cajiiba runtii keep up wll 😘😍
Bismillah xaaka siya naagta wa cabsanaa ku teh yaa rabi hadee cabsan thy curadka mee disho ku fadhiisato ku qarar baxdo laaxawla ilaay ka amaan galay saas oo kale allaahuma najinaa
l miss you 😩😫😖❤💞
Illahay gacanta midig kitaabkiisa haka siiyo amiin yaa rabi qabriga alaha u waa siciyo amiin yarabi 😣😢😭👤
Anaka dhaxan ayaa ku jirnaa alx haben iyo maalin roob lee noo da'ooyo alx
Qisoo yinkaan hadee😣😢😭👤ku dhibaayaan ama xasuus ku galinaayan waa iska naafi kartaa oo wax kale waa inoogu badili karta hodaney
yariiska c/raxmaan iigu sallaan rabaryartaa la aqoon kusoo salaamey say iigu dhah maadaama ahay hodan family 💬
l love you hodaney 😍😘😍😘❤
Adgba wx waalan cml u hadloosid hdlkaga lamaba fhmayo yahu😁😂😂
Hus naaya eyeydyey
Funny tahy wllhi🥰🤣
@@nachmakhadar9583 xaa ku caayi😏😏
@@rahmaahmedsahl7535 gabadha maxay ku cayeysa wey ka xuntahaydee 😏😩
Soo laabasho wcn niyada qeyr u sheeg dhamaan Teena dunidani Marti ayaan ku nhy u dhabar adeeg caruur taadaa asaagoodna ka hor Mari. Allah Kula grab galo 😚
Mashaa alaah abaayo i laahay ha kuudayo caruurta marka aad dhahday hooyo meel ayaa i damqatay damaqosho oo deereen hooyo ah hoyooyinka kaliya ayaa dariimiraro
M.a allah in bdn wd naga maqneyd balse maanta wd soo laabatey Alxdulillah sido kleh maanta wn u jeedna dayax in bdn meynu arkin isaga iyo kuusow😘😘🤩
caadi u soo noqo. Tiktok baad ku walatay eh
horta qofka mesha taga waaba washaa
keep going alpi sonoqod wacan ban ku rajenaya
🤣🤣🤣 true wallahi
Xogg badanida military maa the mcney🥺😂
😂😂😂😂🏃🏽♀️
Haye Qali 😘
kkkkk ma magaysa mise wax sheg dadkeena xiisaha haduu ku bato waaba ku cayayan
Queen of social media❤️
Ohio waa gobolka Columbus waa magaalada ugu wayn gobolka Ohio
Thanks Qali 🥰
SUBXAANALAAH MALIKALQUUS
@@Hodanonline ❤️
Soo dhawow mcnteyda waan kuu xiisay wllhi abyo Allah ikaa xafido adi Io ciyaalka aan habaryarta U ahy🥰💞
Xbbt alle haw naxriisto wll adna alle wax kheyr khaba ha ku siiyo
Ilaahay haunaxariisto ninkaaga wiilkaagana Allah ha cafio🤲🥰
Jazakallah khyr ukhtii
Allahayow inta kurbeysan kurbada kafayd sidag dag ah oo aynan fileyn oo xalka ino so dadaji oo inaga aqbal ducadena oo an aniga u horeyo iyo inta ila midka ah Amin yarabi
Walahi markadb TH-cam jogtii siwaxan kujeclehe anan kujeclen markadh baraha bulshada kale jogti mana kasayi sababta aniiga xita 😂😂😂 anyway keep going mcnto 💋💋💋💋💋💋💋💋
Clraxman yre allha noo caafiyo miss u byo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Marka horeh walashayo Hodan salan sharfan ayaan kugu salamay.
Marka xiga, sheekadani maanta waxay iila muuqata mid amar kaageega wadata, waayo hooyadu xaalad kastoo adag oo ay ku jirto ilmeheeda inay wax yeelo ugaysto waa wax aan suurta gal ahayn lkn markay shakhsiga caqiidadiisa iyo waxa uu aaminsanyahayi ay baydh baydh iska yihiin xumaan kaste ayuu ku dhiiran kara, kolkaa dadkan gaaladu si kastoy usheegtan inay diin haystaan wax lagaga kalsoonan karo maaleh.
Alle hau naxaristo marxuunka janatu firdowsa aclaa alle haku casuumo .walal adigana qalbiga alle haku dajiyo
Abaayo macaan ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay hooyadeey iyo aabaheey hadeey kudhali lahaayeen nasiib ayaan lahaanlahaa❤
Gawadhaan m.a qisooyinkeeda iyo hadalkeeda aa jeclhy m.a wllhi waa gabar afkeeda hadalada Ka so baxaayo u Kala soo canyihiin♥️♥️♥️♥️
Masha
Allah
Hodan ❤🇩🇯🇪🇹
Caloosha adkeeso abaayo aaqiro iyo adduun kuwii janada ku kulmo alllaha naga dhigo🤲🤲😥😥
alle ha unaxariisto
Rabiyooow u naxaristo qabriga u waasici janadi ka waraabi
Abyoy mcn Allow ku barake wlhi wn ku farxay aragaga hodaney Allow ku sii cimri der oo cibada lh cfmd bdn dembi daf cml wngsn iyo wx kisto wngsn oo ad jeceshay
Waryaa c/raxmaanoow caafimaad ku barbaar mom kor oo kaalin gal♥️aabahaana rabi qabriga ha unuuriyo🤲 waxba nama dhibin mana dhibsan caruurta mcnto🥰🥰🥰♥️♥️♥️
walashay qali ali haa unaxaristu kitabkisa midigta ali haa ka siyo amin yarabi
Masha allah wiilkeygii cabdi raxmaan awey kuuso 🥰
Alle ha u naxaristo aamiin cunugana alle ha kula koriyo wll qli Hodan online qisoyinkak waan la socda
Ilaahey waxa kaga baryaya in qalbigaga inu ku Afkaado wlhi aad baan kula colol xumadey Sida noqotay ilaahey ha uu naxariisto zowj kaaaga 😭
I miss u hodaney m.a welcome back my sister 😘 💓 💖
Masha allah hodan caday soo noqod wngsan 🥰❤
Naa hodaney soo labo afka udhace hhhh waa shidantay TikTok Waa yaba malin dhawayd ku arka how maba aha hodan oo calaf doona masha allh
Qisadiii ugu naxdinta badnayd ee aad abid soo galiso 🥲🥲
Hodaney ad ayan kukuxisnay habibty carurta ishumi wayo markan codkotha an maqlo carurteytha ayan soxasusta❤❤❤
M.a allah haku barakeyo abyo darta uso gala yutupka inan ku dawado iska jeclhyyy ❤🎉
Xaajiga Alle haunaxariisto 🤲 qabrigisa illahay.haugadhigo روضه من رياض الجنه
Ugu dambayn waa timi runtii waan ku xiisnay abaayo so laabasho wacan ubadkana alle hano daayo
Alle naxariisti janno haka waraabiyo xbti quruxey
Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Aaamiin alle hownaxariisto Jannadana alle haydinku kulmiyo
Masha Allah macanto welcome back.❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Omg we miss you hondaneyyy walasheyy mcn
Abaayo hodan waan ku jecelnahay sidaan hano galin yaaqay plz ♥ waxan rajeyna inaa ino soo laabatay 1 month kuma arkin 🥲 soo laawasho wacan
Iskusoolabasho wacan walashen
Subxannalllaah illahy kamagangalnay xanunada qaar wll mahdsanid illahy shaqo tan kabaraka badan hakusiiyo waa qisawalba qisadakale ka murugabantahy xasbiyallaah
Wan kusalamey qali wan kuxisney🥰🥰🥰🥰
Masha allh tabarkallh allow kula kori caruurta abbayo mcn💋❤️❤️❤️😢😪
Xbtii kheyr bdan Allahu swt ha ku siiyo. Aamiin yaa rabbilcaalamiin. Wllo caruurta markey seexdaan sheekooyinka Maashaa'Allahu noo soo duub. Shukran🥰🦒. Raalina iga ahaw. Wbt🥰
Welcome back sister hodan omar longtime
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaan tiin hadanay ohio waa gobalka Columbus waa magaalada marxuun kiina alle ha u naxariisto jasadiisana janatul Fardowsa aclaa alle haki dhigo aamiin yaa rabil caalamiin
Hodan ayaatan kuma arkin walaahi
Wacalaykum salam hodan cadey welcome back 😂😂😂😂😂😂😂 lakin wajiga waa iganixiye hore usoco qali plz TH-cam kusolaaabo we really miss you 😭😭😭
Alaha unaxariisto inagana alaha danbigeenna noodhaafo Aaaamiiin yaarabbi
Abaabo Haday kudhibayan qisooyinka iskadaa waayo caafimadkaaga muhiim ah marwalba isha allaahu aniga Xataa way idhibaan manadayn karo so Alaha kuxafido
Aaaamiiiin Aaaaamiiiin Aaaamiiin yaarabbi.
Masha Allah tabaarakallah habo abdirahman wan ku salamay allah haku xafido
Kaabaray kanadonay kaaradshay youtube kodhan kuhilobay kunaxiisay hodaneey wllhi😥😥💋
Alle ha unaxaristo qabrigana ha uwasiciyo wll
Allah qabriga ha u nuuro qabriga Allah ha u waasiciyo janatul fardawsa aclaa Allah ha ka waraabiyo allaahu ma amiin
Abayo aad ayn ku salamay adii iyo carurtada dhamanto keep going
Bismilaah Adunka wax walbo ayaa arkeeysaa
Illahy ha unaxariisto wlshy
Alxamdulilah cala nimcatul islam ilahow dhig binu adan naga kori
Walahi waa kuu xiisey habo Macaaan
Masha Allah Abayo ❤❤❤❤ qisoyin kii masr noso geli hada waqti hesho ❤
Wll hodaneyy Hadii anaD mawducan shekoyinka aanad ku nafizayn ama aad ka diiqdonayzo izka badal oo wx aad iz ledahy wad ku badali karTaa ku badalo waayo wxy naftado rabTo udoor wxn ka daremay in aanad nafiz ku daremayn ❤👑
Asc abaayo I love qisooyinka aad soodeyso maantana aniga ayaat matti eetahay kusoo dhawow Columbus Ohio
Qurux dumar qaliyey
Masha allaah hodan wiil baari ah ayuu allaah ku siiyay ilaasho walaalo qaali wakhtigaga badankiisa gali caruurta telkaga xagan ka heli karaa walaalo talooyin dhaxaal gaal ah ayaan ku siin lahaa insha allaah
Aamin abayo ilahey haunaxaristo marxunka
Hodaneyy qisonyinka noso badi haniyad jabin
Wcs wllshy mcn hodan qli wan ku xiisney alle haku caafiyo abdirahman sido kle fosiya yar dhunkasho iga gaadhsi wllo qliyey alle haku xifdiyo awlaadada iyo noloshada gabadh wanaagsan ayad tahay oon aad u tageero mcnto salaaan gobeed for hargeisa ❤🌹❤💯
Illahay haw naxariisto adaygagi alle haydinku kulmiyo jannada sida riyadadu tahay alle haku rumeeyo mcney 🤲🤲
Hodan nodaa cabdiraxmaan waa nasaalamayaa
Welcome back abyo lakiin wlhi caadi usoo noqo in sh allah
Allah uu naxristo
Welcome back hodoney quruxey markale san honoo gelin oo hanaga tegin 😢
Hodan adii ilmahaga ilaaheey ha idin xafido aamiin Yaa Rabi🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍
Aaamiin
Hodon ilaahay hakula koriyo wllo caruurtaaa faariid dhaafatay hodon dheemaan
hodan walaahi hadaan aqaan meel aan kaa soo waco waan ku soo wici lahaa eedo mcn qisooyinka noowad oo ha joonin vadlan waan kuu xiisnay😍😍😍😍😍
Anou makousiya wan haya walahi
My fevy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Hodan wn ku salamaya sis, waxaa ila fiican markad wax soo duubayso in ilmaho hurda aad so duubto sababto ah maanta dhan ilmihii baa kaso dhex galaya sheekadii xiiso ma yeelanayso xita meshay shekada maraysay wey ka dhumaysa. Wxn rajaynayaa in aadan khalad i fahmin od fahnato point-gayga
Mashallha abyo welcome back
Please abayo qisoyinka nocan iska dhaaf waan ka naxey wallah 😢
Mnzha allh hno hodan online
Allh ku xafido adi iYo ubadkaga
QizooYinka aad zoo gudbizana waa kuwo cajiipa
Balze wll hodan ciYaalka izku daY inad meel ku xafido markaad video duubaYzo ama iYoo hurda zoo duub 🙏
Allah hu naxariisto Amiin Amiin amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Hodan mason nawad lawaty Masha allah
Aamiin aamiin aamiin abaayo marxuum kana allaha u naxariisto aamiin aamiin
Hodaneey 🥺❤💋waan kuu xiisnay abayo Noo.soo badi I.a
Mardanbo ha naga tagin plz plz🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥺
Illahy ha unaxariisto
Hodaney wll qli waanu kuu xiisnay wlhi🥰xbbti waanugu ragtee naga soo hagaag quruxey
asc walal gabdha balwad leh waba hails qaraa ilmaha dila 😪 subxana laah
Wlhi wan u xisey qisoyinkada xapipti welcome back hodaneey
Mash allah queenteyda cashaq👸🥰🥰❤❤
Hore u soco hooyo fiican ayaa tehee
Amin ya rabbi Allah ha unaharito
Allah ha unaxariisto rmarxuumka
الله يصبرك حبيبتي ويرحمه ويجعل مثواه الجنه يارب
Welcome back hodan l love you ❤ 😥
Asc. Hodan. Qabriga alle ha u waasiciyo aamin. 🤲🏾