MARKII IIGU HOREYSAY AAN DUBAI U SAFRAY IYO RAFAADKA IGU QABSADAY AIRPOTKA DUBAI

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 276

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah Nasro qurux kama tageyso salaad inta aad joogto dubay wayoo xaata dukamada Masjid beey usuubiyen lakiin iska ilaaali marka wax gadaneyso qaymaha runta msha kan koobad la gorgortan❤❤

  • @saciidaahmed6358
    @saciidaahmed6358 ปีที่แล้ว +15

    Abo hadaa mar Dubai aaday kacbadana soosalaan illhy hakuxifdiyo,caafimaad iyo nabad kusoolaabo aaamiiin yaarabi ❤😂🎉🎉

    • @yaasirmohammed
      @yaasirmohammed ปีที่แล้ว +4

      Dubai iyo kacbada maxaa iska kalay

    • @sabrinarose7348
      @sabrinarose7348 ปีที่แล้ว +2

      Dubai iyo kacabada maxaa iska galay😂

    • @saciidaahmed6358
      @saciidaahmed6358 ปีที่แล้ว +1

      Hadee mar aaday waxba ogamaharin haduu illhy usakhiro way aadi hadii kalana si nabad ayay kusoolaabani inshllah

    • @saciidaahmed6358
      @saciidaahmed6358 ปีที่แล้ว +1

      Ee ani waalajeclaady sey maanta u,aaday Dubai inay ujoogto kacbada ee saas daraadeed baa udhahy ee sikale haa ufahmina

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid walal nasro-abtidoon talo bixinta tayada diyaaradaha iyo hotels dhamaan dalalka ku safreyso waa noo muhim.

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 ปีที่แล้ว +5

    Nasro abtidoon wn ku salaamay quruxeey❤

  • @maysarocabdi6590
    @maysarocabdi6590 ปีที่แล้ว +5

    Nasray xbbt jecliyaa Mar un inaa kula kulmo I.a ❤

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว +4

    Waa hurdaye aa?!😮😱😭
    Ma anigo diyarad saran hurdo igu soo dhecee!!!
    wllh ani xataa markii ugu horeyse wye aa sanadkan diyarad raci rabo in sha Allah Maogi sida aa noqon dono ilaahow ii fududee✈ 🤲🤲🤲

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 ปีที่แล้ว +1

      Wa normal wll markiba wad la qabsan haka warwarin inshallah

    • @hebohseen2939
      @hebohseen2939 ปีที่แล้ว

      Kawaran aniguba waligay fiyarad maracine ilahy hynoo fudayfiyo amiin

    • @user-mo7hn6gn9f
      @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว

      @@Fatiti94Haye mcnto thanks

    • @user-mo7hn6gn9f
      @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว

      @@hebohseen2939 Haa wllh aamin 🤲

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 ปีที่แล้ว +3

    Hada hadii aad nabad qabto waa ilaahey mahadiisa
    Caafimaadkaga noo muhiimsan our queen❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +16

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Emared dowladoda iyo diyaradohoda ba soomaaliya wax wanag ah uma galan. Sidas ooy tahay dowladii soomaali lagu aminay dalkii iyo dadkii soomaaliyed ba waxay ku warejiyen Emared macaa ciidankena soomaaliyed. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @ayaanmali6056
    @ayaanmali6056 ปีที่แล้ว +8

    Lacagta Turkish airlines qofka baqiila saana ku dhaceeso, qiyaasteyda sida ani igu dhacday camal aan u maleena inee ku heshay oo maalin iyo habeen aad kuraasta airport ka soo fadhisay 😢

    • @marhoresameeyey8580
      @marhoresameeyey8580 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql ปีที่แล้ว

      Passport European ama USA hadii ay wadan lahayd . Magalada ayee gali lahayd . Balse qooto qooto ayee rabtay iney Dubai ku gasho wee la fahmayn.

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah quruxey ilahey haku nabad geyo Insha Allah xabiibti 👍❤

  • @cabdiraxmanmaclinjeylani1454
    @cabdiraxmanmaclinjeylani1454 ปีที่แล้ว +2

    mshallh tabarakallh

  • @Itaalmedia7
    @Itaalmedia7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abyo mcn ilhy haku xafido Nasro quruxy xagen kala soo xirira Mel kasta ka radiye quruxy

    • @Itaalmedia7
      @Itaalmedia7 ปีที่แล้ว

      Xagee kaa hela nasra abyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +5

    Manshalah😍nasro qurux 😊

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo sidokle abyo mesha takto dadka jogo allh haka dhigo hooyo iyo aabe wan ku jecelhy abyo allh haku xafido

  • @ikhlaasbeutychannel8484
    @ikhlaasbeutychannel8484 ปีที่แล้ว +5

    Anaan ugu horeyey😂😂😂

  • @cabdiraxmanmaclinjeylani1454
    @cabdiraxmanmaclinjeylani1454 ปีที่แล้ว +5

    dhaman musliminta inta xanunsan alllah cafiyi❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 ปีที่แล้ว +3

    mashAllah tabarakaAllah

  • @maymahuriye864
    @maymahuriye864 ปีที่แล้ว +2

    Haa anaa hortaa layaabay waxaas dhan waan arkay wanso racay ❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +2

    Dahab airportka dhexdiisa lagu gadayo sheeko waalan waye

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah safar salaama ❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 ปีที่แล้ว +9

    Nosoo dhaqso war jeclenahee😢😂😂

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi1153 ปีที่แล้ว +1

    Nasro dakmada darkened maa dagantahay gaariga markaa siisaarned waan ku arkee macmacaanka markaa mareesay🥰🥰🥰❤mcnto

  • @sucdihassan4511
    @sucdihassan4511 ปีที่แล้ว +7

    Can’t wait 😢abayo maxadacay nososheg 😢

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 ปีที่แล้ว +2

    Abyo ma allaah ilhyba kaabadbaadiyey xumaha ❤ waa meeqa 1grmka dahbka

  • @mariamohan6793
    @mariamohan6793 ปีที่แล้ว +1

    Team warjecli sideyda cml arinaa igu qabsatay dubaay aan usoo orday shakadiine weyba inooga booday qoftaan sidii iney I ogtahay cml😊😊😊

  • @anisohassan9033
    @anisohassan9033 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nasradeyda ❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +2

    🎉🎉🎉🎉 welcome Dubai nasro abtidoon gabar qiimo badan tahay ❤❤❤❤

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugaa jawabtada hoyo ayaan ahay adna hoyo aa tahay marka abaayo muqaal ka xiga plz

  • @sundusawil2355
    @sundusawil2355 ปีที่แล้ว +10

    Walle xijaabkii dhigtay qoftaani

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  ปีที่แล้ว

      Oo ma anaa qawan hada mise kan la tolo le xijab u taqan

    • @umuaxlaam4947
      @umuaxlaam4947 ปีที่แล้ว +5

      wa runted Qawni waxba madhantid wayo xijjabki saxda oo kugubarane wadhigte itaqillah walalo waxan wa aduun u kulatagin dhadhalalkisa
      wblhi towfiiq

    • @munocali5531
      @munocali5531 ปีที่แล้ว +1

      @@nasra_abtidoon abyo nasro mana qabnid mana hijabnid marka hijabkii lakasaye waad iska dhaaftay .hawo adun kaharis malahan yeysan kula tagin

    • @umuaxlaam4947
      @umuaxlaam4947 ปีที่แล้ว +1

      @@munocali5531 jazakaAllah abayo koley walalka wanagsan wakan kheirka kuladono Allah hanawafajiyo dhamanteen🤲

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 ปีที่แล้ว +2

      @@nasra_abtidoon abyo nasra quruxey ma qawanid lkn sida kugu baraney ma tihid shelada xijab saxa ma aha wadankema xijab walaga hela o marmarsiyo ma jirto laga yabe hadi ad joogi lahed wadan an xijaba laga helin ine kuwan xijab ku noqon lahayen xumana ha iga qadan wlhy wanagaga horumarkaga jeclahay

  • @user-ds4qj2rd2l
    @user-ds4qj2rd2l ปีที่แล้ว +1

    Quruxdaydiiii I Nolow intay Nolali jirti Hno mcn❤

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 ปีที่แล้ว +1

    Hahibti come to Dubai

  • @sahrabayaan132
    @sahrabayaan132 ปีที่แล้ว +1

    Anab waxan ku argay arabiya markan racay biyo cad iyo rodi ay daxda jigin dadan xun ka so kaliyen bay ku sinayan wax kale o dan wa lacag

  • @raxmomaxamed6848
    @raxmomaxamed6848 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 ปีที่แล้ว +1

    Karshaay looma kariyo sxb! Maadama aad chef tahay kuma an faceeso badanaa qolkale wuxuu diyaariyay, midakale plz inta aad Dubai jogtid inoogaso duub Daruuro Jowlary waa suuqa ugu weyn Dahab ka ee Dubai

  • @agedow
    @agedow ปีที่แล้ว +1

    Wixi xanta jeclaa away muqalka xigo gambaleleka Hala furto 🔔😁

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    dubeey waan jeclajay Illahey Hana hagaajiyo Anaga iyo dhamaan madaxda muslimiinta

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว +10

    Waa sugenaa abaayo nasro noosodub video diyarada Dubai qof danbe recimeyso

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  ปีที่แล้ว

      Diyarada ma aha qaladka

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 ปีที่แล้ว

      @@nasra_abtidoon Hadayna Ahayn Diyaarada Waxan Aad Dhaliilayso Bus Miyaa Marka 🫢😡

  • @ruqiyo3145
    @ruqiyo3145 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤2🌎🇫🇲🇫🇲🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇫🇲🇫🇲🏆🏆🌹🌹🌹🌹

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +5

    Nasro hala talo oo walaltinamaa ama habaryarnimaa waayo aad baan kaaga waynahay xijaabka ayaad aad ugu qurxuuntahay hadaba ma qaawanid lkn xijaabka uga sii nuur badanatahay

  • @ayaanmuhidiin2878
    @ayaanmuhidiin2878 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid abyo

  • @shukri8964
    @shukri8964 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nasro dalxiis wacan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaha👍❤️❤️🤲🤲🤲

  • @Zuumi3
    @Zuumi3 ปีที่แล้ว +1

    Tvga ayan ka fiirsanaya jcyl♥️

  • @MulkiXussein-gw3ug
    @MulkiXussein-gw3ug ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 ปีที่แล้ว +4

    nasradeyda❤❤❤

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 ปีที่แล้ว +2

    Masaha Allah ❤

  • @nicmorashiid7186
    @nicmorashiid7186 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wlshy rasro gabadhayda ayaan ku samiyey

  • @ruweydaMoha
    @ruweydaMoha ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah allaha xafido 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ibraahimnuur8680
    @ibraahimnuur8680 ปีที่แล้ว +1

    flight kii laguu sii transfer gareyn lahaa aa kaa tagtay filaa. wey dhacdaa , rebooking sameynaa maadama delay gashay. lacag kale lagugu soo dalacaa.

  • @Daher__DMD
    @Daher__DMD ปีที่แล้ว +1

    Dupia hadiipa aad aaday America umaa inoo hadhay 🇱🇷😉
    Waynu ku kulmi isha allh

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 ปีที่แล้ว

    Welcome to dubai ❤I'm in Abu Dhabi

  • @fatimacadey2635
    @fatimacadey2635 ปีที่แล้ว +2

    Nasro kuso dhakhso qisada aniga dubay safarka ku marey raaxo ayuu ii ahaan wan jecleysatey inan markasta maro

  • @Caaisha_cabdulaahi
    @Caaisha_cabdulaahi ปีที่แล้ว +1

    Nasra cadey Dubai igu salan inan tagi Dona rajeyna I.a❤❤❤❤❤

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb ปีที่แล้ว

    Mansh Allah ❤❤❤abayo nasro Allah kunabad geeyo

  • @fardowsamaxamed7507
    @fardowsamaxamed7507 ปีที่แล้ว

    Ana kugu dhagnay xamar iigaga tagtay abayo kkk alxdulilah ahad nabad qabttit❤❤❤❤

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon Welcome To Dubai 🥰❤️

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว +1

    Nasra abaayo waxaan kaa codsanaa inaad sher iisamayso abaayo 1 sano ayaan so dadalayay mrkan 3800 oo sacadod gaaray ayaa la iga jaranayaa waxbaa malin walba la iga jaranayaa marka plz icaawiya walashinaa ehee

  • @ilhaamabdulqaadir7981
    @ilhaamabdulqaadir7981 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah

  • @zuuzuuyousuf667
    @zuuzuuyousuf667 ปีที่แล้ว

    Sxby laso dhaqso ana u socda mardhowe i.a taransi ayan ku ahay cabsi cabsi ayad I shiday whli

  • @MaryanHassan.
    @MaryanHassan. ปีที่แล้ว

    Waa qeyr hadii ilaahey ku nabad geey xabiibti

  • @maal_media
    @maal_media 11 หลายเดือนก่อน

    Nasro walal qaali waxan ku weydinayaa passport somali malagu tagi karaa oo visa dubai maku heli karaa

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh abayo

  • @ladancabdulahi3889
    @ladancabdulahi3889 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh

  • @user-dq8pr3lh4g
    @user-dq8pr3lh4g ปีที่แล้ว

    Apaayo wxan lee yahay xirfad jilitaan ah wxan raba dhankas iyo astaan tv inad igu garab istaagto🙏🥺

  • @caashocadey5458
    @caashocadey5458 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ciisewarsame2448
    @ciisewarsame2448 ปีที่แล้ว +2

    Dalxiis wacanaa kuu rajeynaa

  • @raxmataman372
    @raxmataman372 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay wax xun kuma tuso marwo❤❤

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 ปีที่แล้ว

    🤩😍😮Masha allah 👌👍👏🥰💯❤👑😚

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤nasra

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilaahay haku xifdiyo meshaad tagtidba ❤❤❤❤❤

  • @ZahraGiryaad-hm3qw
    @ZahraGiryaad-hm3qw ปีที่แล้ว

    Asc manshalaah horaan uraca wax lamida aer alcarabiya lakiin kumaan arga shaasha dda lacag malaha imika ayay kadhi geen guleysu wallo

  • @maxamedjaaburi7340
    @maxamedjaaburi7340 ปีที่แล้ว

    Nabdeeya indr Nasra qurxdii from hargysa kaso salmya

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤❤

  • @jabrilmohamed3201
    @jabrilmohamed3201 ปีที่แล้ว

    Waa ceeb midaas flightkaas dubai yaab walahi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +1

    Walashiis Ha ubixin wixii kugu dhacy wayo aragnimo hor leh unba kuu ziyaade ka gudub koley Hada wax badan bad ka ogatey safarka dubi laguma gaadi karo

  • @hashinimcoali-fw5uw
    @hashinimcoali-fw5uw ปีที่แล้ว +1

    Flight dubia gaajo weeyn wlhy hada 😂😂😂

  • @quenalishahatun
    @quenalishahatun ปีที่แล้ว

    Nasro waa rafaaday bissmillah😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamud6373
    @fadumomohamud6373 ปีที่แล้ว

    Nasro marka tan tijabi nayse adoo qadar arwes tijabisid akuu ficned ada kasheken lahed ani labadabo warace

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว

    Dubai waa meel heigh class ah waye laga yabe ina racde diyarad jaban aniga mar walba ku safra caadi maaha wa ku raxesta turky sido kle wa racay cuntadeda kama helin ethoipiana wax jirta maaha qaylada dhagaha ku qarxayan ha ugu darnate waxa rajaynaya ina cafimad qabto dubai na meel raqiis ah maaha wax walba wa qaali nolosheda ad bay qali u tahay

  • @Iqra2717
    @Iqra2717 ปีที่แล้ว

    Emarates airline wa imata ana somalia ka racay wa diyar fcn 4 jeer ka racay diyaradas

  • @saciidaahmed6358
    @saciidaahmed6358 ปีที่แล้ว +2

    Abyo MCN illhy caafimaad haa kaagadhigo aamiin yaarabi ❤❤🎉

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah naag isku tashataay

  • @Maanka-eo9it
    @Maanka-eo9it ปีที่แล้ว

    Wcs masha allah keep going my dear sister

  • @hibaaqdiini8609
    @hibaaqdiini8609 ปีที่แล้ว

    MASHA Allh

  • @ima6291
    @ima6291 ปีที่แล้ว

    Sax waye cunto turki wax ku gaaro maleh

  • @makoislaw
    @makoislaw ปีที่แล้ว +1

    Laptop 💻 ka miyey kugu qabsadeen salamatak

  • @anabahmed9959
    @anabahmed9959 ปีที่แล้ว

    Marka iska fiir fiirso duty free Airports

  • @sucdihassan4511
    @sucdihassan4511 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan ❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +8

    Airpotka Dubai qof marey oo ka cabaneyn wan wayey Jaam waaye iyo dhib😂anagu 2018 maran somarney igatag 3:00 habeynino kusoo aadaney jaam saas ah ma jirin kkk

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  ปีที่แล้ว +2

      Jaam ma aha ani waxa igu dhacay

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

      @@nasra_abtidoon Ha sax wan rajeyn dhacdadaas inad nala wadaagti abaayo😄 Waayo aragnimo bad ka faa'idin

    • @falisa576
      @falisa576 ปีที่แล้ว +1

      Airport ka Dubai baaritaankoda baa
      Xata Passport kaga Bay kugu qabsanayan ayago u jeedo inu
      Passport kaa gii yahay xaga jaamka
      Dhib maleh wa dad cajiib ah waxan
      Ka lo ku arkay dadka cadaankaa sifican
      Uma baaraan wayba ka hormarinayan
      Wana mid an arkay labo jeer ban
      Dubai tagay marba passport kayga
      Laygu qabsaday subxanallaah
      Yacni adigu maba lihid

  • @cabdicabdulaahijiis4467
    @cabdicabdulaahijiis4467 ปีที่แล้ว

    Abyo please iso shek passport Somalia miyad ku adayna inn baxa rawa asigana wata

  • @ruqiyo9067
    @ruqiyo9067 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤❤❤

  • @umuiqalasahmedumuiqalasahm7544
    @umuiqalasahmedumuiqalasahm7544 ปีที่แล้ว

    Welcome Dubai nasro xbbti 😊

  • @rowdakoronto8928
    @rowdakoronto8928 ปีที่แล้ว +1

    Nasraay abayo dahab dubaiu kaga dirsan pls ila so hdal mcnto

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 ปีที่แล้ว

    Nasro
    Allh Haku amaansado hbbt ❤

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 ปีที่แล้ว

    Dubai qanunkeda wuu adagyhay waxa laga yaba bilaa iqamad inaad ahayd wllo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Dubai airport waa meel saxmad badan

  • @Waris668
    @Waris668 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah