33 Saacadood oo Safar Ah🥹 iyo Airportka Dubai oo la Iidiiday inan Banaanka uga boxo, Qaladka dhacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 658

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 ปีที่แล้ว +122

    Maalinta youtube bilawdy ila hda kula socdaa one million waa ku gaari insha.llh 😢😢😢

    • @shaydaan
      @shaydaan ปีที่แล้ว +1

      Insha allah😊

    • @umumanal
      @umumanal ปีที่แล้ว +1

      🎉

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 ปีที่แล้ว

      Hani Abdihakiin.
      Adigu intaas aadku xirneeyd maxaad ka faa,iidey waxaan maqlijirey waxaan maqlijirey maliibaanah lagu liibaaney .

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +20

    Inaad kusorafaday wey kamuqata waliba familigaga kasobaxday maskiin balse alxamdulillaah ❤❤❤from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴kasosalamay

  • @Shaima.98
    @Shaima.98 ปีที่แล้ว +17

    Xadiiski rasulka ahaa aad dhadhamisay alx nabad kugu geyay❤السفر قطعة من العذاب 😢

  • @user-pn9zf2lj4c
    @user-pn9zf2lj4c ปีที่แล้ว +67

    الحمد لله على كل حال

  • @hodmanmursal5676
    @hodmanmursal5676 ปีที่แล้ว +34

    Wllhi dhib waad aragtey
    Waa qiso marna murugaa marna qosol lkn wax kasta waa qadarta rabi Alxmdullilaah waxaa laga yabaa dhibatokle inuu Alle tan kaga xijaabey Alxmdullilaah hadaaba intaa Alle kaga ekeeye waa qadar rabi
    Ayadoo la,eegayo sawarkaga iyo dulqadkaga
    Waxaa ugu xun markuu xanuun kugu dhagan yhy wllhi aduunka dhanaa kugu doyaranayo
    Dhanbi dhaaf Alle hakaga dhigo abyo 🙏

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว

      markuu xanuun kugu dhagan yahay adoo qolkaaga jooga ayuu aduunku kugu soo yaraanayaa ka waran adoo safar ah oo 10 sacood oo khalad dhacay uu sababayna aad fadhinayso cidna aanay kula socon wllhi waa dhib qolkii wiilka lacagta badan looga qaatayna suuliga banaanka ayad u aadaysa cuntada sidoo kale waxan kasii naxay markay soo rafaad dhamaysatay oo ay is dhahday naso iyadoo dhaxan hayso ayay hadana biyo ku daateen lkn markan waan qoslay Anigu waan is dhihi lahaa inaad isku kaadisay baa lagu moodi kkkkk biyaha maxa ku dasdiyay waa filime naagtu way isku kaadiday bay odhan lahayen way iska gaadhay haday markiiba u sheegtay inay bilyo ku daateen kkkkkk

  • @aaminoabdi-546
    @aaminoabdi-546 ปีที่แล้ว +2

    Abyoh ilhy hkufudeydio nolosha abyoh manoosheegi kartaa qaabka io sida aad jamacada cunto karinta ugashay io inta sanad lacag kagabaxda❤

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 ปีที่แล้ว +31

    Waxaan Xasuustaa Ani 2021 kii safar Aan ka soo Galay Ankara🇹🇷 to Mogadisho🇸🇴.
    12/10/2021 Ayaa Ankara Ka soo Baxay waxaan Mogadisho imaaday 14/10/2021,
    Safar iiga xanuun badnaa ma jirin wlhi😢

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 ปีที่แล้ว

      Diyaradaha turki waa yuslisin waaba hada idin raaco ramadanki 7ayaa cairo to Switzerland ku imaday 6saac trans iga tag hadi ele idmo uma noqdo waxaas salami umada siyan

    • @hibaomar2880
      @hibaomar2880 ปีที่แล้ว

      Intaas hadaa ka sheeganeesid wali wax ma arag 😅

  • @bashman08ify
    @bashman08ify ปีที่แล้ว +11

    I apologize, but regardless of the strength of your passport, if you are transiting through any airport worldwide, the general rule is that you are not allowed to leave the airport. If you need to stay overnight, you can either book a hotel within the airport or utilize the resting seats available in the waiting area. Sometimes, Somalis tend to believe we are always right, and I wonder why our country struggles to establish a functioning government

    • @oubyoubita24
      @oubyoubita24 ปีที่แล้ว

      I am sorry but you are wrong too because she is right about the possibility of getting online visa at arrival if she has an European or some others countries which are allowed to get the visa at arrival.

    • @faraxcabdi7268
      @faraxcabdi7268 ปีที่แล้ว

      jj0q

  • @umuamiin6232
    @umuamiin6232 ปีที่แล้ว +10

    transit dubai ah ha iso xasuusin aniga 16sacood transit ku ahaa anigoo sooman kaligeyna wan ahaa alla safar kaligaa ma fiicna lkn 2 wiil i cawiyeen mid sudan ahaa ilaah aduun iyo aakhiro ha u gargaaro ma hilmaamayo wligey sidey i cawiyen

  • @MK-Freedom
    @MK-Freedom ปีที่แล้ว +51

    22:20 Next time do your morning and evening Adhkar...to have a better day 😊😂

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely maybe inay ilowday adkaarta

  • @happyofficiall
    @happyofficiall ปีที่แล้ว +4

    Muhiimada wa Ina Dubai so aragtay way fiican tahay Ina mar walbo flight cusub tijaabiso ❤

  • @shoshoomer4660
    @shoshoomer4660 ปีที่แล้ว +23

    الحمدلله على سلامتك ❤

  • @zeinabibrahimmohamed4994
    @zeinabibrahimmohamed4994 ปีที่แล้ว +15

    حمدالله على سلامتك يا ام منال

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 ปีที่แล้ว +12

    Bismillah Safar qiso ah wye Wlhi bagaa nogu so gudbisay cashar bu no noqona wlhi😂❤

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว +7

    habo mcn reero comment ma ihi hbo keep going alle haku amaansado meel kasta o aad tagto😍😍😍

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube ปีที่แล้ว +31

    Safarka waa Cadaabka barkiis Alloow noo sahal Amuuraha.😌🤲

  • @ruweidaabdikadir1324
    @ruweidaabdikadir1324 ปีที่แล้ว +6

    Nasra abtidoon Nasra nasabey Alle hakugu amaansado meel walibod tagtid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiacuisinekushin
    @farhiacuisinekushin ปีที่แล้ว +2

    Nasro salan qali ah MASHA ALLAH keep going walashey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @isxaaqyusuf
    @isxaaqyusuf ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabi muhamed scw

  • @mahadoaden5586
    @mahadoaden5586 ปีที่แล้ว +2

    Walahi benta maha transit 12 sacadod ayan ku aha dalka iyo weynida Allah aya weyno waxide maleyn meysid takale diyarada markad ka dhadhacdid bas aya kuso wada ila sacad si ad eroporka kale u imatid lkin hn dal ayu aha alhamdoulilah handad nabad timid ❤❤❤❤

  • @HodanHappy567
    @HodanHappy567 ปีที่แล้ว +35

    الحمد لله على عودتك سالما يا حبيبتي ❤❤❤❤

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillah cala salama xbbti 😢

  • @quruxdumar8451
    @quruxdumar8451 ปีที่แล้ว +32

    Sorry abayo xladas iyo safar iskuma fiicno 😢

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว +7

    Waa sheeko xanuunkeeda leh 😊 arinkaas oo dhanna waxey ku dhacday hubsiino la’aan.

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 ปีที่แล้ว +3

    Soomaalida aad tikidhada ka goosanaysaan iska ilaaliya si fiicanna iskaga fiiriya. Habaryar Alle dambi dhaaf hakaaga dhigo😢😢😢😢😢😢😢😢. Aamiin

  • @iftinoumar5486
    @iftinoumar5486 ปีที่แล้ว +8

    Masjidka salada la galayaa sister leesmaba dhibo Wadamada khaliijka airport radooda nidaam iyo waynin my gurigayga labaad aan ku soo koray ❤❤

    • @sagalmustaf4632
      @sagalmustaf4632 ปีที่แล้ว

      Luuqa kalay plz❤😊

    • @iftinoumar5486
      @iftinoumar5486 ปีที่แล้ว

      @@sagalmustaf4632 hee

    • @zamiiramose486
      @zamiiramose486 ปีที่แล้ว

      Airportka dubai lama ogola in masajidka la yara jiifsado waykso kicinayan aniga ku rafaday

    • @iftinoumar5486
      @iftinoumar5486 ปีที่แล้ว

      @@zamiiramose486 Saas maa laga dhigay dhowr iyo 10 sanao iigu dambaysay wee is bedeleen miyaaaa

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 ปีที่แล้ว

      ​@@zamiiramose486 shariqa wala ogolyahay dadku way iska seexdan dubai lkn wali ma marin

  • @umu251
    @umu251 ปีที่แล้ว +3

    😭😭yaa si muslimnimo ah ilaahey dartiis ah igu caawinay oo 2 bil kiradis leyga raba garb igu siinay ilaahey haii gar gaaro wlhi bilhi waxan sameyo ma aqaan alxmdu lillh bes

    • @niciiimaaragsan4888
      @niciiimaaragsan4888 ปีที่แล้ว +2

      Wllo istiqfaarta afka ku qabo iyo saliga nabiga

    • @azmayuusuf5258
      @azmayuusuf5258 ปีที่แล้ว

      ​@@niciiimaaragsan4888 wllo istiqfaarta ii sheeg

  • @saraibrahim272
    @saraibrahim272 ปีที่แล้ว +20

    الحمدلله على السلامه❤❤

  • @maryanikraam50
    @maryanikraam50 ปีที่แล้ว +5

    Sorry abayo Nasro. Videos kada wan dawada lkn this is the first one I have commented on, waayo aad ayuu itaabtey. Also safar waan somaray kii mardhow aan galayna from Australia to Qatar then to Uganda ayan kuxanuustey, hirdo la an then 20hrs of layover, ano Qatar airways lounge acces ulahaay only 6hr ayan hadna kudhibtooday xanuun iyo safar hadey isku darsamaan is so hard. Hadan sidaada oo kale ayan ahaay I was cold shaking and mar Lee diyaarada kor oo final destinationkada aad ayey iga talk taakneed but Alhamhdullilah sheeko aan kasheekeyneno Waaye now. We did it with the help of Allah.😢😢😂😂😊

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 ปีที่แล้ว +3

    Alxamduliah Allah mahad iskaleh 🤲🤲

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 ปีที่แล้ว +1

    Soorry abaayo waxa kugu dhacay waan kaxumahay illahay cafimad taam ah hakusiiyo

  • @ZaniaYussuf
    @ZaniaYussuf ปีที่แล้ว +3

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال

  • @aaishaabdullahi5095
    @aaishaabdullahi5095 ปีที่แล้ว +2

    Calanka turkey 🇹🇷 marko joogo san safar u necbahay alla og ya ila qabo 😢😢😢😢😂😂😂

  • @shukrimuqtaar
    @shukrimuqtaar ปีที่แล้ว

    Nasrooy abyo sina wan kula murgay sina wad iga qoslisay alle haku xaftiyo mcnto dar alle kujaclahay wllhi

  • @HawosKitchen
    @HawosKitchen ปีที่แล้ว +1

    Wixii kugudhacayaan kun saneey kawenyihiin aya ladha haa alx hadii masha usoctey nabad kutag tey taasaa muhiim ah❤

  • @cocoo456
    @cocoo456 ปีที่แล้ว +6

    There is a lesson in every hardship. You won't make the same stake again.

  • @izabeela4338
    @izabeela4338 ปีที่แล้ว +5

    Omg 😢 waab kursi caadi qol jiifa aanba sugy walhi kan qol maa ahn walhi nasro abyo taan way ku qoran dhib mlhn ada adeeg baa ka qadey Allah dadkii u safryo caashir haa u noqdo

  • @user-tm1et9ix5i
    @user-tm1et9ix5i ปีที่แล้ว +1

    Alxm dulillaah clala kulixaal xabiibti

  • @hafsomohamed6202
    @hafsomohamed6202 ปีที่แล้ว +1

    say Allxamdullh abyo wax kuu qoran ahaayeen

  • @user-wf5xw4ko6o
    @user-wf5xw4ko6o ปีที่แล้ว

    Dubai igu soo orad ma ahan
    wadankeenana haku raaxaystaan koodana hanoo diidaan anaga is badnay ilaahayow wadankeena awoodiisa usoo celi anigana madax igaga dhig

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 ปีที่แล้ว +4

    nasradeyda❤❤❤❤ xabibti

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z ปีที่แล้ว

    Yaaa alaah waxbaaa kugaaray xabiibti waaacashar runtiiii alxamdulilaaah aqiiran waaataktay🎉❤

  • @sahrocabdule5294
    @sahrocabdule5294 ปีที่แล้ว

    Qof kaa qalpi wanagsan wali ma arkin dhib alle haka hayo abyo😢🤲❤️

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 ปีที่แล้ว +2

    48 sacadhodh safar kusojire airportka doha wa mashaallah play ground uleye Hotel lasexdho fican voucher cunta nasiyen wanbo kusanase madama ayaga diyarada delay kadigen

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 ปีที่แล้ว +4

    Nasroy marna waa qoslay marna waa yaabay cidu qasnad eey kaa kireeyeen qol beela dheh caku qiyaanadooda

  • @samsamlooyaan
    @samsamlooyaan ปีที่แล้ว +2

    Nasro ilhy haku cafiyo byo❤ waku jeclhy 🥹

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadaad tagtay meshad u socotay adigo cafimad qaba alxamdu lilaah ❤❤😂😂 anagana cashir hanonoqoto

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +14

    Maanta hadaan passport fiican wadan lahaa ax 😢😢😢😢 ilaahey namuu duleynine anagaa is dulleynay sharafkeeni iyo cizigeenii allahaa noosoo celiyo🤲🤲🤲

    • @faadumocali3137
      @faadumocali3137 ปีที่แล้ว +1

      Abyo basabor nuucaad rabto wado lagamo dhex baxo airport waa wx lga siman yahay ee waqtiga taransitka dheeraa mana aysan ogeyn. Wlhi ani hada wxaa I sugaayo transid keeda dheer eyada 10 saacadood buu ahaa lkn aniga 14 saacadood baa isugeyso allaha noo yasiro safarada waa kala xanuun badan yihiin

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว

      @@faadumocali3137 abaayo waa runtaa anigeyba igu dhacday transit dheer airport kana kama bixin iyadaaba heshay luuq ay seexato aniga masjidka ayaan galaayay xitaa kuraastii waala iga buuxiyay ha isoo xasuusin masjidks xitaa lama ogola in la seexdo

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 ปีที่แล้ว

      @@faadumocali3137 passport-ka dalalka fiyoow awood bey leeyihiin. Badankood boqol iyo siteeten ka badan bu muwaadankoodu ku gali karaan bilaa Visa meesha Somaliya aad ku geli kartid fara ku tiris, kuwa soo ah wadamo ayaguba nolosha ka dhacay.

  • @Dr.Shucayb
    @Dr.Shucayb ปีที่แล้ว +1

    Walle wax aragtay anagana wax badan ayan kaa baranay saacadan laga bilaabo waxad ka mid tahay macalimiintena inti aad na bartay kuwii qaata oo ku camal fala allaha naga dhigo aamiin

  • @maryancusmaan6324
    @maryancusmaan6324 ปีที่แล้ว

    Alx alle aya mahadle adigoo nabadqaba gurigaaga ku geeyay❤

  • @ladifamohamed948
    @ladifamohamed948 ปีที่แล้ว +1

    الحمدلله على سلامتك حبيبتي

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabarakallah nasro gabar dadaal badan baa tahay hooyo iyo marwo karti leh marka xanuunka waxaa laga yaabaa balaaya kaweyn inuu illaahy kaaga qabtee iska sabar caafimaad taam ah allaha kusiiyo hooyo ilmaheeda kafog intaas baa culees ugu filane dadaal wacan gacalo❤❤❤❤

  • @sacdiaqurux4078
    @sacdiaqurux4078 ปีที่แล้ว +1

    Nasro okiyaalo waka xumahay wixii kugu dhacay balse cashir ka baranena dhamanten Adke aad umahadsanthy sida nola wadagty❤❤

  • @nimoali4218
    @nimoali4218 ปีที่แล้ว +2

    I am glad you are safe sis

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan kula talinayaa dadka sudaa u safaraka badan inay raacaan Ethiopian air waayo waxay Lee dahay wax la yiraahdo shebamiles oo ah miles aa duushid oo laguu rikoodhgaraynaayo waxaana helaysaa membership card silver Blue iyo gold gold markaa gaadhid waxaa hekaysaa lounge cunto jiif lacaglaan ah oo aduunka oo dhan ku yaala waxaa helaysaa tigidhfree ah markasta oo aad samayso 10k miles iyo promotion bussnis glass laakiin waa inaa samaysataa membership card waxaana laga helaa foomka diyaarada dhexdeeeda waa la buuxiyaa shaqaalahaa loo dhibaa card kan xafiiska diyaarada kabraadsanaysaa Turkish iyo fly dubai inay Lee dahay waa dhici kartaa

  • @FaatiiBeauty
    @FaatiiBeauty ปีที่แล้ว +2

    Sorry abaayo ,aniga sheekadada mid udhoww baa igudhacday laakin khaladka iyagaa lahaa, hotel kee isiiyeen bus iyo train iyo socod baan umaray ,waxaa ogaanaysaa markaas musaaferka ducadiisa waxay aqbal utahay waa rafaadka safarka. Xamdillah calasalama abaayo

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 ปีที่แล้ว

    Wsc war matulahi waa barakatu manshalah tabarakalh sis cajib waye wax Ku dahay laken Alhamdulillah

  • @deeqoaadan248
    @deeqoaadan248 ปีที่แล้ว +22

    Anoo qiiraysan oo sheekadu igu socoto markaa arkay luuqa qolka lagu sheegayo qosol whi😂😂😂

    • @caashobashiir6695
      @caashobashiir6695 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂walaahi kula mid qosolkayga lagu soo kacay meeshu say u taalo😂😂😂😂

    • @deeqoaadan248
      @deeqoaadan248 ปีที่แล้ว

      @@caashobashiir6695 🤣🤣

    • @asiilosiidow2413
      @asiilosiidow2413 ปีที่แล้ว

      Anibo markaa qoslay waa markaas meel lisku leexin karin🤣🤣🤣🤣

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v ปีที่แล้ว +1

    الحمد الله علي سلامه

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว +1

    Qof haduu kula socan lahaa Family ga ama asxaabta kabida waad weheshan lahayd cidlada iyo xanuunkii diyaarada kugu dhex qabsaday baa ka darnaa qaladka xaga safarka ka dhacay

  • @khayrobarkhad7976
    @khayrobarkhad7976 ปีที่แล้ว +1

    الحمدلله

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 ปีที่แล้ว

    Nasro dumaashi sheekadaada waa jecelahay yacni sidaad reality ga uga hadashid thanks sis ilahay wax dhiba kuma tuso

  • @xafsacabdiraxman7992
    @xafsacabdiraxman7992 ปีที่แล้ว +2

    الحمدالله على سلامتك

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 ปีที่แล้ว +2

    sry wallsha

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaashey quruxey ❤❤❤

  • @user-rc1yf4dr1e
    @user-rc1yf4dr1e 9 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah haigashegin dubai

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal ปีที่แล้ว +1

    Alla wlhi wa qiso xanun bdn nasrooy bisinka qof mar dhoof ah ilhy dhibtadas kuma rido😢

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +12

    Ar dubai wa lagu warera🤣🤣

  • @gargaarsiyad
    @gargaarsiyad ปีที่แล้ว +10

    Why r u taking things for strangers that you just met them at airport?! Subhanallah please be aware Don’t ever transport anything from anyone when you traveling international unless you know the person or the package they giving to u because you can get into big trouble walahi

    • @isseali4614
      @isseali4614 ปีที่แล้ว +1

      Qof ajnabi maalahadloosaa maa afsoomaali ugu sheegtid yaab.

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 ปีที่แล้ว

      @@isseali4614 dad Soomaaliya oo dibada ku dhashtey kuna korey baa jiro oo afaoomali fahmaya se soo qori karin.
      Adigu isla yaab oo u cudur daar. Dammit.

    • @isseali4614
      @isseali4614 ปีที่แล้ว

      Luuqada somaliga marwalbo waa number 1 luuqadaha qalaad meelaha mu aasibka ku eh la aad

    • @polatalemdar829
      @polatalemdar829 ปีที่แล้ว

      Exactly you are right

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 ปีที่แล้ว

      @@isseali4614 jaahil

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    All in all East and West home is the best my dear

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi1153 ปีที่แล้ว +2

    Allah 🥰🥰🥰

  • @Suweyda_
    @Suweyda_ ปีที่แล้ว +24

    gabadhan codkeda iska jeclahay wlhi ❤️‍🩹

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  ปีที่แล้ว +6

      Ayy🥹❤️

    • @asmarunbintimohaa5780
      @asmarunbintimohaa5780 ปีที่แล้ว

      @@nasra_abtidoon period haa igu sheg marwlba safar ah wax u malis inu e og yax 😢

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 ปีที่แล้ว

      ​@@asmarunbintimohaa5780safar ano ah hadu iguso beegmo waan cancell gareya ama marka horaba wa xisaan sada 😂😂😂😂

  • @DeckArabHassan-qb9up
    @DeckArabHassan-qb9up ปีที่แล้ว

    الحمد لله دائما وابدا

  • @user-xt7tz9jd9d
    @user-xt7tz9jd9d 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayo cashar hakunoqoto safarkaas

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 ปีที่แล้ว +1

    Cafimaad taam ah abyo حمدا لله على السلامة

  • @mogadishutime7725
    @mogadishutime7725 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa airport ka qatar 🇶🇦 usoo Mari weysay hotel lagu keen lahaa

  • @sonyak2985
    @sonyak2985 ปีที่แล้ว +1

    Masaajidkaa laseexadaa

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 ปีที่แล้ว

    Waa Xanuun Wllh dubai Transitt Ku Noqo hbaar waaa😄

  • @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob
    @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob ปีที่แล้ว

    ilaahey hakuufududeeyo abyo

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 ปีที่แล้ว +3

    Ha u shalaayin abaayo iney shar kuu aheyd ayaa laga yaabaa 9pm

  • @raxmomaxamed6848
    @raxmomaxamed6848 ปีที่แล้ว

    safr salaama in sha allh

  • @feis9082
    @feis9082 ปีที่แล้ว

    Ma tahay soomaali layaqaan, salaanta wacan ee wanaagsan

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 ปีที่แล้ว +1

    Miskiin mcny Alxm Wlhi allaah wax walb Ku fudu deeyoh

  • @aishaabdullaahi1725
    @aishaabdullaahi1725 ปีที่แล้ว

    Allah dlilaah hadow ilaahay kukiinay

  • @sacdiyocabdikariim9588
    @sacdiyocabdikariim9588 ปีที่แล้ว +2

    Luuqa wllhi qosol igudilay 😂😂😂🤣🤣🤣🤣💔💔

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah hdu alle ku nabad keyay mesha rabtit

  • @abdihussein6789
    @abdihussein6789 ปีที่แล้ว

    Alhamdullah xadad nabad tagti

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +7

    payo nasrii wn ku salamy horta Hal Cudse ayan wata ookiyalka aa lajimtay iska yare waayo ani ayay sasa eegu dhacay laante wn socon kari wayay Xita wax wn arki kari waye Basle 7 sano aya toos ooXitay Balse wn ku indho Bali garay payo mararka Qar isBar ina ka ahan kartoo mcntu blz😢😢😢😢😢

    • @WhyNot-yz5vp
      @WhyNot-yz5vp ปีที่แล้ว +2

      Dhibtaas anaa qaba 5 yrs baa xiranahay okiyaalaha intaan okiyalaha lay qorin xooga aragaygu wuu ficnaa hadana la aantii sifiican waxba uma arkayo
      I don’t know what to dooooooo 😢

    • @inamohamed5768
      @inamohamed5768 ปีที่แล้ว

      Tooo😭

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +2

    Passport ka somalida waa laga dhacaa, waxaas waxa u sabab ah dawlad xumada iyo qaraxyada ka socda

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +5

    Sorry xabiibti carabtaan shartooda Allah nagaxijaabo😊

  • @faisahussein5995
    @faisahussein5995 ปีที่แล้ว

    Wlh Dhib aad aragtay subxanallah.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Yaaawaaaye, yartaanaa tanaaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee iyoiyo

  • @Nastexo-kh3pm
    @Nastexo-kh3pm หลายเดือนก่อน

    Ma imaaday🎉

  • @shshss1192
    @shshss1192 ปีที่แล้ว +13

    Waxa i xasuusisay mar ani iyo gabadhey kaligeen so safarny from Malaysia to Oman, Dubai ba transit ku eheen..daalka aduunka waliba waqtiga corona bay eheed. Badana airportyasha caalamiga waxa yaalo pusher oo free eh lkn corona darteed wa laga qaaday meesha. Gabadhey hal sano iyo bar cml bay eheed oo airportkas weyn kuma lugeyn karto markaasa wa xanbaaraa hadana waa dhigaa ilaa ka helay trolley adeega oo yariis eh luuq isla yaalo hhh alxm iyadaa ku dhex ritay kadib coffee ba aady shaax iyo caano qasab ku dalbaday iyago i dhahaayo ma hayno waxa ku dhahy caano so ma haysiin? Shaax bagees so ma haysiin mid walbo gooni ii siiya anaa ku darsanaayo 🤣 hadane cuman marka imaaday rafaad kale iyo corona la iska baaraa iyo eleborka mascut oo said loo buuxay lkn alxm madama isla cuman dhexdeeda u socday safka wa la iga so saaray .. hadane diyaaradi u socoty salalah ba sandwish mcn badan la igu siiyay ani gabadhey kala qeybsanay marakasa labo kale sii dalbady hhh wa isku gurny si nabad ehna guriga ku tagny. Wixi eheed safarka noloshey ugu adkaa wllhi caruurta ina kaliga la safartid ma fududa ilaahy hanoo xifdiyo inta haysanin ilaahy ha siiyo 😢❤

    • @user-tf5ho6jd8s
      @user-tf5ho6jd8s ปีที่แล้ว +1

      Anixita karonibanimid sanulugeyaya wanbadalay

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 ปีที่แล้ว

      Cumaan Abaayo Nolosha iga Qof kenya Jooga Ahay Jamaacad kabaxaay Shaaqa Miye Ledahay Adigo Mahadsan iga Jawaab Inaan imaado ayan Rabaay Hadey Shaaqo Fican leyahay

  • @NuranMohammed
    @NuranMohammed หลายเดือนก่อน

    It is okay ❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว

    😢😢😢 sorry safar dhib ahaa alhamdulilah

  • @jamiilamohamed2374
    @jamiilamohamed2374 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi aniga iyo nasra abtidoon isku qiso aya nahay anigo India 🇮🇳 ugu socda arin caafimad gabar yar oo walashay dhashayna wada aya waxan transit ku noqonay Airportka dubai maqrib ayan so galnay flatka India waxan ku qoray 9:00 sac habeenimo dhowr sacadood waxan raadinayey terminalki an ka bixi laha funanad ma wadan boorso dhinac ayan ka jidaya dhinac gabar yar dhinacna qaboow casho kaliya aya waxa noga baxday 45 dollar wuxuna aha safarkaygi kobad 😢 meeshasa ila hada wan ka sheekeya😂

  • @halimamohamed2406
    @halimamohamed2406 ปีที่แล้ว +3

    Aniga China ayan kaa imadhay visa laan passport Kenyan ayan watay 3 days visa bey airport iga siyen

  • @hamdushmo
    @hamdushmo ปีที่แล้ว +7

    Sorry abayoh wan ka xumahy waxaa kugu dhacay alle cafimad sariica kaaga baryin😞

  • @user-ds4qj2rd2l
    @user-ds4qj2rd2l ปีที่แล้ว +1

    Alx Hada Nabad tagtay quruxey wzc❤