GURIGA AAN KA GATAY ANKARA TURKIGA🇹🇷 MA RUN BAA?! IYO XOG KU SAABSAN QIIMAHA LA IIBIYO GURYAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Cooking, decoration and beauty style channel
    Please subscribe, like, share and comment
    / @nasra_abtidoon

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @istariiman1235
    @istariiman1235 3 ปีที่แล้ว +87

    Asc abaayo mcn channel waan jogijiray lkn kamahalijirin xaga community hada ayaankahalayaa gabaryar oo aan dhalay ayaa love kugu eh waxey ileedahay hooyo habaryar nasra abtidoon noo shid aan dawanee waan jeclahay markaan dhoho hooyo habaryar maxaad ku jeclatay waxeey idhahday ayada cml inaan noqdaan rabaa ayadalee jeclahay sas ayaan maanta usohadlay ani waan jeclahay waxqabadkaaga lkn mahadli ee waan dawadaa laagta Lee saaraa qali dumar keep going xabiibiti sonoqo adoo nabada abaayo mcn

    • @ifrahharfi3486
      @ifrahharfi3486 3 ปีที่แล้ว +2

      Social media faido malahan wallah gabadhan never showed her body only her arms and fingers. But now jalabiibki weyturtay

    • @wafawarsame9960
      @wafawarsame9960 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo guriga meeqo ayaa la iibiyaa waan kutaageeraa mcn badan❤❤❤

    • @miriamphiri8365
      @miriamphiri8365 3 ปีที่แล้ว

      M. Sh abaayo

  • @jiijocuud4468
    @jiijocuud4468 3 ปีที่แล้ว +391

    Guri adunyo guri ma,ahan illhey gurigena akhiro hano hagajiyo 🤲🤲

  • @Faayoow
    @Faayoow 3 ปีที่แล้ว +45

    Exactly sidaan cml ayaan u dhisanaa nusbooskeyga somalia kuyaalo in sha allaah halkaas aa wadankeyga ah

  • @behappy1033
    @behappy1033 3 ปีที่แล้ว +33

    Sual ?
    Waxan aniga ku nolahay dalka Scotland Glasgow
    Waxan layabay sabab an hadi an rabo cawa inaan dhisto guri ama gato guri why an dal kale uga ibsana
    Sababta oo ah dalkaga inaa dhisato hanti galiso aduunka si u usigaro
    Dadka somalida waxa iskaga qaldan
    Ganacsi iyo degan qofka ganacsada wadama badan ayuu ganacsi kasamaynka lakin waxa muhim ah xafiska ugu sareya office ka inu ku yalo dalkisa wareega hantidisa lacageed bankiyada dalkisa inaay u yihin hanti dhowr
    Lakin waxan layabay dal shisheeye maxaan kharash u galineen
    Quruxda iyo dhisma wadankena naga bahan
    Waxan tagay islii kenya wa meel dhiqo badan cafimadka u ficneen
    Dadka kunool iyo hantidoda inaay galiyaan xita uma qalanto
    Fadlan dalkaga dhiso isaga ku bahan
    Garsi dalaalka calamka

    • @shshss1192
      @shshss1192 3 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi wa runtaa ani my dream wa inaa dalka ka dhisto guri qurxoon oo xataa mutureelka fadhigisa kuli dibadda ka keensana wa dalbana khatar ka dhiganaa hhh guri dalkaga ka gadatid xata dhaxal bu u noqona ubadkaaga lkn wadan ajnabi maba isku hubtid so ma ahan!

    • @aminaabdulahi4782
      @aminaabdulahi4782 3 ปีที่แล้ว

      Scotland Glasgow inte ka dagantahay anba wa daganahay

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +10

    Qofwalba wadankiisa ayuu sharaf kuleeyahay illoohow wadankeena somalia nabad buuxda nooga dhig hormarna gaadhaa aduunkana mar uun gaarna anagoo wada jir ah aamiin 🤲🤲

  • @xuseenaadan1896
    @xuseenaadan1896 3 ปีที่แล้ว +248

    Dal aan dalkaaga ehynin waa dareen ku joog gurigeena guri aa khiro ilaahy ha inoo nuursho

    • @dekaahmad2558
      @dekaahmad2558 3 ปีที่แล้ว +6

      اللهم لا عيش الاعيش الآخره

    • @saabiriinahmed1773
      @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dekaahmad2558 sadaqta 😪

  • @rayaanosmaanmahamed6328
    @rayaanosmaanmahamed6328 3 ปีที่แล้ว +314

    Rasuulku wuxu idhi janada ayaan eegay oohadana wàan eegay waxa ubadan fuqarda
    Dadka wllahaa eebahan caawiye

  • @A__187
    @A__187 3 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله تبارك الله شقة جدآ جميلة أدام الله نعمة الامن والامان للشعب التركي الشقيق حامل لواء الاسلام والمسلمين من قبل 600 سنة 🤗

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +64

    Aniga Spain ayaan jeclahay inaan u guuro lknse hadda qorshaheyga waa badalay Guriceel ayaan u guuraa 2024 Insha Allah markaa contact shaqada ii dhamaado 🤲🏾🥰

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 3 ปีที่แล้ว +122

    Wadankena ilahey nabad iyo qurux hanoga dhigo amiin 🤲🏻🤲🏻

  • @shoshoabdi8091
    @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว +156

    Adun qiimo malha walhi xiisab waxay talaa allh xagisa aan jeclano diintena iyo xijabka aallh uu na faray 😭😭😭😭😭👆😔

    • @Samara-by7vn
      @Samara-by7vn 3 ปีที่แล้ว +7

      Sax waaye in comati aan aqrinaye kaga un baa iga anfcay

    • @umumuhabintuabdirahman2529
      @umumuhabintuabdirahman2529 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah wllo waa runta alle xaqa hayna tusiyo kuwa akhiro u shaqaysta alle haynaga dhigo

    • @aslichannel2785
      @aslichannel2785 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaaah hanahanuuniyo aamiin

    • @ashleyapdirahman1488
      @ashleyapdirahman1488 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad io aad walahi wiil yar manta masjidka qudba ku tugtay casirna asiga janaaza lagu tuktay marka aduunkan yaan lays raac raacsin

    • @saabiriinahmed1773
      @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว

      Aadaa umahad santahay walaasheey ♥️

  • @hurdaayeelectronics2979
    @hurdaayeelectronics2979 3 ปีที่แล้ว +15

    Aduunyo quruxdeda wax laga qaadi maaye Allow guriga aakhiro noo hagaaji
    Saluu calal muqtaar SCW

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 3 ปีที่แล้ว +6

    Guro waa ka Aakhiro lkn Ani hadaa guri dhisanayo somaliya Ayaan ka dhisan inshAllaah
    Wadan keena wacanaa Allow noo dhawr 🖐🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @umuraaqib3313
    @umuraaqib3313 3 ปีที่แล้ว +146

    Xamar ayaa ka shidan hadaa nabad helano inta hada heysano rabi ha ino siyadiyo abaayo xamar kuso labo aniga ku tusinayo xamar in aan taganay oo tilabsanay

    • @nasiinanasriina8527
      @nasiinanasriina8527 3 ปีที่แล้ว +2

      Xmr guryo saan ah malaga helyee gabdha kalexo hasoo Dakoto qofkii nasiib uleh ayaa dago m.a

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 3 ปีที่แล้ว

      @@nasiinanasriina8527 sax

    • @hanibile7305
      @hanibile7305 3 ปีที่แล้ว

      Xamar dadkeeda ku ciyaaray marka nafta ku qasbn iney ka guurto wan jeccelnahy wadankeena

    • @nasiinanasriina8527
      @nasiinanasriina8527 3 ปีที่แล้ว

      @@hanibile7305 haa cdy xmr wax dhama lawaa lkn mel amni leh io mel saky haddaa baxdo dhimee xaa ka okthy marka si walba wadkeena mcn

    • @hanibile7305
      @hanibile7305 3 ปีที่แล้ว

      @@nasiinanasriina8527 xabibti nolosha inyaro gaban waye marka cidi awoodo haku raxeysato oo ha ibsato meel nabada 30 sano dhib wadan kujiro oo la ogeyn xiliyuu dhamana aa lagu leyahy qurbaha jecla somlida, majecline danta najecleysisay, wadan les gowraca oo xita wixi is dhlay nolosha is asayan dadka waali mara loogalshay heyso waaye qalad ha ufahmin wan jecelahy lkin umadeena wax matrayasha igasoobday .

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  3 ปีที่แล้ว +497

    Kanaalka H/yar Nasro Waa kanaa soo booqda Waa qofka Ka Danbeeyay Inan TH-cam sameesto Yaan La ii ceebeyn hee🙈
    th-cam.com/video/w8Lk9J2CthM/w-d-xo.html

    • @fardowsamohamed7067
      @fardowsamohamed7067 3 ปีที่แล้ว +6

      Ka baqin sxb keep going

    • @leylonuurmahamedleylonuur2746
      @leylonuurmahamedleylonuur2746 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fardowsamohamed7067 in 7uhbhguhgvvybbbjhuuhvvuhvuh Kuhn nailed GHG

    • @ikrandaqane6807
      @ikrandaqane6807 3 ปีที่แล้ว +1

      ASC

    • @cookingwithanab6573
      @cookingwithanab6573 3 ปีที่แล้ว +3

      Asc Abyo snapchat iga aqbal waxyabo ayan kawraysanayaye nasro abtidoon???

    • @hindasomali3958
      @hindasomali3958 3 ปีที่แล้ว +2

      nara abayo wankusalamay masha alaaha sadanoolawadagtay fidyowga ،dabaqa aadnosodobty wameeqa lacagtisa

  • @ommahmed6651
    @ommahmed6651 3 ปีที่แล้ว +1

    Dad wadankodi intay qabyaalad u burburiyeen wadan dadkii lahaa dhisteen xayaysiinaya oo isku sawiraya Somali cawaan iga dheh

  • @Nicekittiesandchoclatemouse
    @Nicekittiesandchoclatemouse 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله لا قوة الا بالله العلي العظيم
    اللهم زد وبارك ..ماشاء الله

  • @idilmohamudahmed7579
    @idilmohamudahmed7579 3 ปีที่แล้ว +277

    Iga wad intan turkey guri ka gadan lahaa maan somalia mogdisho ka gato iga wad ankara wan tagay walhi meel mogdisho aan ka jacelahay ma u maleenayo ineey jirto wlhi

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +4

      sax sister

    • @nasirmohamed7628
      @nasirmohamed7628 3 ปีที่แล้ว +13

      Maxaa been isugu shegesan.Somalia Dal wax lagu Aminikaro maha.

    • @faisaabdikadir5134
      @faisaabdikadir5134 3 ปีที่แล้ว +3

      Maa runta la sheego qofkasto markuu lacag helo la safraa war dadka haku mashquulina

    • @saynabsalah7998
      @saynabsalah7998 3 ปีที่แล้ว +9

      Walahi ani muqdishan jeclahay ilahow nabad no si muqdisho

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 3 ปีที่แล้ว +4

      saxiix abyo wadnkena wax dhaama maleh

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว +87

    MashaAllaah qurux waaye walh, nasrooy maseer hana galinin guryeheena iskaga qanacsan nehee. Gurigeyga riyada xamar cadey ayaan ka dhisan doonaa hadduu Ilaahey nafta ii daayo. Somaliyey wadamada islaameed naga daaye keena aan qurux sano. Cadowga iyo inta qaska nagu wado Ilaahey hanaga qabto si wadaankeena aan uga dhisano nocaan iyo ka qurxoon.🙏🙏❣

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yarabi

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wlhi Ku wena inoo bahan

    • @83587
      @83587 3 ปีที่แล้ว

      Aamin

  • @farhiaabdi8459
    @farhiaabdi8459 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah allow isahal aniga in tan heysan soomaaliyan 2bugcadod oo 20/20 kaibsan lahaa kadibna naqshadaha qeybtod ban kasameysan lahaa😉

  • @fartamohammed3908
    @fartamohammed3908 3 ปีที่แล้ว +14

    Darussalam aya iga badan qurbo wn kadalay Turkish iyo cusurinimdoda uma socdo

  • @kaahacadeey1943
    @kaahacadeey1943 3 ปีที่แล้ว +153

    Wadamo kalena waan soo arkey.
    Somaliyana waan soo arkey.
    Wadankaaga somaliyana waa macaan..💙✔️. Wadamada kalena waa qaraar😭😭

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +3

      True

    • @safiyonor7493
      @safiyonor7493 3 ปีที่แล้ว +4

      sax wadankada mcn

    • @sumayoabdullahi2116
      @sumayoabdullahi2116 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax

    • @darishore814
      @darishore814 3 ปีที่แล้ว

      Mawduucaas iyo hadalkaaga maxa iska galay

    • @mushtaaqmacalin2084
      @mushtaaqmacalin2084 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa ninkii qurbo arkey ayaa dareemaya qurbo waxow yahey nasra yareyna Allah u barakeeyo gurigey kagada tey qurbaha

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 3 ปีที่แล้ว +328

    Allah dadka qurbo jecelaa oo dhul shisheeya xayey siin ogaa ilaahow nabad nooga dhig wadankeni hooyo somaliya wadan dadkoodi qurux sadeen ey ku mash quul sanyihiin

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 3 ปีที่แล้ว +4

      Nasra abtidoon gurigaaga qurux alaha kuubarakeeyo

    • @zahrahassanasc2984
      @zahrahassanasc2984 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa nasro reer mogdhisho eheyd saasa loo jeclaa

    • @Diidii22665
      @Diidii22665 3 ปีที่แล้ว +3

      100 haduu yahay aana rabin

    • @arwaabdi1625
      @arwaabdi1625 3 ปีที่แล้ว +13

      Somalida waa dadka kaliya ee jecel meel qurxoon guryo qurux bdn meelo dalxiis oo qurux bdn hadana dalkoda qurxineenin Taasna waxaa no horseday dadka madaxda no ah waayo wadanka quruxdisa kama fakirayaan kursi iyo dano kale lee u cad

    • @mohamedmohamudgelle1260
      @mohamedmohamudgelle1260 3 ปีที่แล้ว

      @Hamda Queen waa ku saxantahay sis dadkan mashquul badaan horta 😒🙄

  • @iman1527
    @iman1527 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah wa guryo aad uu qurux badan qimo ficn oo macqul ah leh masajit xita uu leyahy thanks Nasra 🥰

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 3 ปีที่แล้ว +22

    Wlh waa qurux mystaqbalka inan gataa rajeynaa insh inti hamineysana meel fudud allaha uga sahlo🤲

  • @user-uz9pc1ts3v
    @user-uz9pc1ts3v 3 ปีที่แล้ว +18

    🥺🥰ilhow wadankena nabad noga dhig sidaan ka qurux badn inuu nuqdo jeclan lahaa Insha Allah malin un

  • @nuurbuundo5979
    @nuurbuundo5979 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaaaaaaaah caadi maahan Abayo Qiimaha Waa imisa halki barto

  • @walaalahaofficial6346
    @walaalahaofficial6346 3 ปีที่แล้ว +66

    Wadankeena somalia 🇸🇴 mxn sidaz ugu dhisan waynay intu aduunku horu marayeyy halkaan hurudnay😢🥺

    • @canabmxiirey8817
      @canabmxiirey8817 3 ปีที่แล้ว +5

      Somalia qofka hantidiisa Gilinayo ma walan yahay wllshay Malin walbo Ganacsiyo ayaa la qarxiyaa Ceymisna Malahan Dowlad damaanad qaadi karto amnigane malahan

    • @asiaabdirizaq432
      @asiaabdirizaq432 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว +2

      Raxma Abirashid 😂😂 lama waayayayo moryaan bililiqeesata gurigaaaga marka waxa xal ah inad qurbaha guri yar ka iibsato si ajaanibtana dhulkeena iyo badaheena u iibsato

    • @sophiaabdalla7278
      @sophiaabdalla7278 3 ปีที่แล้ว

      Walal qaali wadankena wuu dhismaa insha Allah, dadka hantilayasha ah wey dhisan lahayen lkn nabada jirin waxad arke qof intas dhismo lacag uu ku bixinaye ayaa la qarxina, marki 2jeer uu qasaro wuu niyad jabaa ee dhismo hadi la dhaho wan dhisan karna lkn ayaa jirto Allah nabad iyo xasiloni hana siiyo

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 3 ปีที่แล้ว

      Why she will not buy a house in Somalia: corruption, tribalism, insecurity, useless government. I hope now you understand why nobody with common sense will not rush to make Somalia a real home for his children. Given the opportunity those currently in Somalia will move their families to even other African countries .May Allah(SWT) deliver Somalia and Somalis from current difficult, shamefull and unenviable situation.Ameen.

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +145

    Lcg an guriga ku kiraysto ilahay haysiyo wa guryo qurux badan 😍

    • @abdirashiidrashka4222
      @abdirashiidrashka4222 3 ปีที่แล้ว +9

      Amiin ilhakuusahlo abayo

    • @saharayusuf8790
      @saharayusuf8790 3 ปีที่แล้ว +14

      aaamiiin abayo lakin lacag ankugatodheh kiro waa xanun waxweyn badan ale kabari

    • @ebrahemmaahid2821
      @ebrahemmaahid2821 3 ปีที่แล้ว +4

      amiin allaha kuu sahlo wll

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +4

      Ku gato maa dhahdid waa intaas uu Allah kuu aqbalaa he 🤣🤣🤣

    • @eymaandhafir4118
      @eymaandhafir4118 3 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa rabi

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 3 ปีที่แล้ว +94

    Why can’t we invest in our own country. Not all Somalia is unsafe. I have nothing but love for Turkey❤️but we should learn to develop and bring business in our own country in order for the economy to grow and our people to be employed.

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 3 ปีที่แล้ว +6

      I swear you said perfectly what I wanted to say😚 Yes not all Somalia is unsafe in fact they’re so beautiful countries. I wonder why we Somali are just stupid But I got to know that the problem is the people who don’t want to invest their country. Yet they want their country to develop. It’s Us “the people”who don’t want to build their countries. But for me When I finish the university I’ll go back to my country and buy a house there and live there. I’ll never ever buy a house in another country while I’ve my beautiful country. Why not give my money to my country & people!!! By the way Nasra is my favorite girl Iove🥰. But I’m telling this to Somali people

    • @rashidibrahim4990
      @rashidibrahim4990 3 ปีที่แล้ว +5

      Absolutely somehow our people they’re not thinking the way your thinking but insha Allah they will understand one day to invest our own motherland dalkeena wax ino dhaamo malahan waxna nama dheero dadkena haa bilabaan in aay dhisaan bilicdaa dalkeena insha allah

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว +2

      They’ll regret later !

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว +2

      Most of these people cant find any gainful employment shaqoba meesha kuma hayyaan.. what use is a flat in Ankara going to do? Miyaan iska dhex fadhiisanaya guriga? Somalida marba meel baan u yaacna waana la habaaray.

    • @madaxeysharif5560
      @madaxeysharif5560 3 ปีที่แล้ว +2

      @@sunshineseaandvitamind8620 Ankara iyo Konya ayaan 2019kii qoys ahaan Dalxiis ugu tagnay. Turkida waa dad daneyste yaal ah oo haddana dabeecad xun. Kolleey anigu guri kama gateen turkiga, ANKARANA warkeedba daa.

  • @mohawali1024
    @mohawali1024 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll ku ka qurxoona muqdisho kasodhiso dalkaga hooyo haku iloobin

  • @jacfarabuu7416
    @jacfarabuu7416 ปีที่แล้ว +1

    walhi.abayo.wax tahay gabar fican😊👌 masha allh 🥰🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsamohamed7067
    @fardowsamohamed7067 3 ปีที่แล้ว +12

    M.a wlashey nasra abtidoon ale haku xafido aduun iyo aaqiraba❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +151

    Yaa ila jecel nasra abtidoon🖤♥️🖤♥️🖤♥️🖤♥️

  • @abdinasirsayid5724
    @abdinasirsayid5724 3 ปีที่แล้ว +7

    Magacagygu waa nasir wll wxan ahay wiil joga hargaisa wll waxn ka codsan laha wll wxn ahay wiil dhalin yar ah sidaada oo raba halka aad manta gaadhay meel lamida inu gadho sida adiga laguu gacan qabtay shalayto ana wlalakaa ahay aad i gacan qabato go forward 👉

  • @Abdiaden7
    @Abdiaden7 3 ปีที่แล้ว

    Wadankiina inaad guryo ka iibsataan ood quraxsataan baa kafiican qof facaa Ah meel uuqurusaday inaad indhaha kutaagto Wadankeena Alaha natuso Aaamiin

  • @fardowsaabdullahi1324
    @fardowsaabdullahi1324 3 ปีที่แล้ว +7

    Xafadeyda waaye dagmada mamek daganhy wlhi billhi ani marka hore hami igama galin lkn insha allah waxan jecladay inaan gurisaan cml muqdisho kadago wlhi hamigyga wankadhaby doona insha allah wlhi xamar cadey oonabad ah allow natusi 😭❤❤❤🤲yailamida ojecl inuu somalia guriga midka qurxan kadhisto ☝️☝️☝️☝️☝️

    • @kaafisohaji5267
      @kaafisohaji5267 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana kula mid ah ilah nabad buuxdo haka dhigo muqdisho dal shisheeye waji maleh

    • @fardowsaabdullahi1324
      @fardowsaabdullahi1324 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaafisohaji5267 saxiiix wlhi illhy hano rumeyo riydena wlhi xamar wlhi meelkudorsado dhulka lagahelayo 🥰🥰❤

    • @kaafisohaji5267
      @kaafisohaji5267 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fardowsaabdullahi1324 amin amin 🌹🌹❤️

    • @aminaabdulahi4782
      @aminaabdulahi4782 3 ปีที่แล้ว

      Meeqo waye abayo guryahan

    • @fardowsaabdullahi1324
      @fardowsaabdullahi1324 3 ปีที่แล้ว

      @@aminaabdulahi4782 wlh maaqano aniga aderkyga aya gurikagaty

  • @naruronalka
    @naruronalka 3 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah queen farxad ku nolow❤️❤️❤️🥰👸

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 3 ปีที่แล้ว +2

    Dalkeena ilaahay ha ino barakeeyo.ameen Dhulan dhulkaga ahayn waa dareenku jog ilaahay ha ku barakeeyo gurigaga

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 ปีที่แล้ว +2

    MANSHA ALLAH RAXO ADUNYO MEL DHEE KUMAGAYSE GURIGENA RISMIGA AH WAAKAN AKHIRO KAAS KUWII U SHAQAYSTA ALLAHA NAGA DHIGO ALLAHU MA AAMIIN

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 ปีที่แล้ว +74

    Nasra macalimadenna Waan kuxiisnay hadaannahay Ardayda Kugu xiran Jikadii xamar Waan u xiisnay

    • @asmaabdikarin2267
      @asmaabdikarin2267 3 ปีที่แล้ว +2

      Ad iyo ad wllhi macnto

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 3 ปีที่แล้ว

      Nasro Calol adkaa ilmaheda dhor bilowd kamaqantahay ilen hooyoyinku isku mid mahaa

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 3 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiya9221 Maxaad ka ogtahay Adigu Calool Adeegeda Afaaran lagu dirin maxeey Ugalaan umadaan Hadaa ma adaa uga calool jilcan Caruurtaa Hooyadi Nasro Abtidoontan Kasoo dhigtay beey uga soo taga tee Adiga ku waada Maxaad ka ogtahay Har iyo habeen Taleefon uga mashquulsan Iyo of kale nolashiisa 🙄🙄Yaab🤔

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 3 ปีที่แล้ว

      @@gaduudocarwo4631 naa shaqo yeelo ani carurteda Hal habeen kama maqanan 2sac shoppingka idhibta Ina ka maqanado telfona ma istcmalo ila ay hurdan moyee lakin nagaha somalida calosha adag layaba ilamhod ka safryaa maxa call tara hadiba dhabtada iyo naxristada kala maqantahay taas hooyo nimo sax ah maha waa masuuliyad ilmaha hadey adi dheel dheel kulatahy

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 3 ปีที่แล้ว

      @@farhiya9221 Waad fiican tahay Hadaa caruurtada heysato Nasra Abdidon karti iyo calool jileec ku ma gaartide Aayar NIN IYO HOOYO JECEL BAA CARUURTA UHAAYA DAN BEEY USOO BAX DEE DAN LA AAN MAHA ADEEY KU DHAAN TAA AAYAR INA ADEER

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alah alif mabruuk nadra cadey ka cimri iyo caafimad ku qaadatid alaha kaaga dhigo aamiin 🤲👍⚘

  • @xamduunayusuf524
    @xamduunayusuf524 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasro abayo alle haku barakeyo midakale guryo dada badan qado nogad anaga hadadn iman gurigada limaneynaa farxad warto xabibtii❤️❤️

  • @safwahassan6528
    @safwahassan6528 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nasra ilaahay hakuu barakeeyo gurigaga noloshana hakuu waasiyo hana ku ilaaliyo allah

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 ปีที่แล้ว +15

    Apyo kuunada wey ku ku dhagantahy Caafimadkaka ha ku diimin Dhex الحَمْدُ ِلله

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 ปีที่แล้ว +9

    Waaaaaw Maasha Allah abay diris Lee aan kulanoqdo majirtoo kkkk hadii II ogolaatit nasro walaasheey hormarwacan

  • @yasminahmed5855
    @yasminahmed5855 3 ปีที่แล้ว +1

    Maax gave kaley Turkey waxaan udhashay casimad Somaliland maan ka dhisto

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkeena wax dhaama male qurbo aad ajaanib ku tahay ma aha inaan isa siino oon lacag galino lama huraan waa caws jilaal waa dhulkeena qurbo anaa noloshayda oo dhan ku soo noolaa hadana dhulkayga ayaan usoo guuray oon degenhay alx dhulkeena ayay raaxo taal iyo nicmo waxba yaan dhaldhalaal dad kale samaysteen u muraaqoon ajaanib waliba Somali la necbyahay baad tahay qurbo dhibtiisa waan ka soo sheekeeyay channelkay ka fiiriya cidii xiisaynaysa!

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +81

    Wadankeeena in sidaaan aaan u hagaajisano maxaaa noo diiiiday wadamo shisheeeye markaan qurxineeno😏😏😏😏😏😏😏ma ahan turkey in necbahay lkn sidaan in aaan u dhisano wadankeena aaa qurux badneed

    • @chocobella2407
      @chocobella2407 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa ruunta 💯 anigu Europe aan ku barbaaray lkn 🇩🇯 ayaa dhulkeygii ah oo hadda dhul ama jagow yar aan ka ibsaaday intaanan Wadanka joogo wali guri ka ibsaan insha'Allah halkaanna mardhow

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +3

      @@chocobella2407 Mansha Allah sidaaas ayaan kaaa rabaa hnu qali aniga lafteyda hadii uu wax Ilaah isiiiyo wadankeyga ayaan ka iiibsan insha Allah oo aanan ka bax lay oraneen lkn wadan shisheeye isku haleen maleh.👍👍👍💖💖

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 3 ปีที่แล้ว +4

      Walaahi taas Ayaa saaid ula yaapay Aniga 18 jiro hadda America ku nolahy lkn markaa University so dhameeyo waxa rapa ina dal keyga mcn guriga aduunka ugu qurux da bdn guri kadhisto. Waxa Rapaa Inaa dadka tuso in wadankeyga Guri kasta oo qurux bdn laga dhisi karo!! My dream house aya kadhisana Somalia. Insha Allah wana arki doontiin. Waxa arkay dad iga waaweyn oo dalkooda ka fanayaan oo wadama kale kadhistaan Guryo. Waa ina wadankeena houses ka dhiso sano saa Shaqo ugu abuurno Engineer yaasheena. My country is everything for me and I’ll never build a house and invest another country. When I’ve my country😊😊

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +2

      @@smileygirl2656 mansha Allah ❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Allah hakuu rumeeeyo riyadaada macanto

    • @zamzamomar4135
      @zamzamomar4135 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabil lee na idhee wayo hadi somali israaci lahed haal noqoni lahed wahuba somalia turkey iyo kuwa kabadhan kaqurux badhinesa

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +18

    Gurigaas Madaxda Xoolaha Dowlada soo dhacday Lee gadan karo.
    Dalkeena hana Deeqo reer guuraaye.

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo alle ha ku barakeyo in ted ku gadatay masha sllah

  • @ayaan850
    @ayaan850 3 ปีที่แล้ว +1

    Guleed real state wllhi waan taageera waa ganacsade weyn masha alah markan turki imaado guriban ka iibsan doonaa turk aadban utaageeraa waanan kusoo socda hadduu rabi idmo

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 3 ปีที่แล้ว +94

    Somali love turkey 🇹🇷 why🙋‍♂️

    • @najahdiamond7409
      @najahdiamond7409 3 ปีที่แล้ว +14

      Because it's Islamic country

    • @abdirahmanali2082
      @abdirahmanali2082 3 ปีที่แล้ว +6

      Because they are good people

    • @fartunhaaji
      @fartunhaaji 3 ปีที่แล้ว +2

      @@najahdiamond7409 Sacudiga iyo Imaadkaba waa muslim jeceylna loma qabo

    • @samiiroqalanjo7553
      @samiiroqalanjo7553 3 ปีที่แล้ว +6

      Becouse they are muslim and good people

    • @kingjr3919
      @kingjr3919 3 ปีที่แล้ว +8

      Because Turkey love Somali, 🥰🤗❤😂

  • @samraana143
    @samraana143 3 ปีที่แล้ว +5

    Hello nasro aad ayaad intalagency utahy
    Daaru salam ayaadba Turkey labarbardhigtay🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah turkey 🇹🇷 inaan guri kagato ayaan udharsanahay qalbigeyga mad,ogeed waaw Nasra cadey Allaha kubarakeeyo adban kujeclahay Guriga meeqa waayay nasra weydii

  • @fahimaabdalla6725
    @fahimaabdalla6725 3 ปีที่แล้ว +8

    HABO totally proud of you and your vlogs. My mother adores you. We watch you from London to Atlanta GA.

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 3 ปีที่แล้ว +7

    Dalkeyga wan jeclahay illahow nabad nooga dhiig. Dal dadkisu dhisteey marabe. Lkin abaayo illah ha kugu nabad yelo insha’allah

  • @simraanali7308
    @simraanali7308 3 ปีที่แล้ว +11

    Nasra Ku xisay runtii macaanto
    Sidi qof ku la nolaan jiray cml plhi kuku xisay welcome back in mogdisha xbbtii
    My love you ❤️❤️❤️❤️💋

  • @munaabdirahmanahmed8730
    @munaabdirahmanahmed8730 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah barakallah allah ha ku barakeeyo gurigaaga ana mid la mid ah ha nagu arzaaqo, talo aan ku siiyo wllo hadaad guriga iyo nimcooyin allah kugu arzaaqo cidna ha tusin waayo waxaa fiican in isha la iska ilaasho

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว

      😧😧😧😧😧😧😧😧🎴🎴🎴♥🎴♥🎴🎴🎴♥🎴♥🎴

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 3 ปีที่แล้ว +9

    Guryaha dhaadheer ka dheerow waligaa hadaad caruur leedahey. Dhulka hooyo alaha noo barakeeyo maalin walba reero muskood ma taagnaan karnee.

  • @sahraramathan4371
    @sahraramathan4371 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash’allah waa qurux.
    wadan qabow xiiso uma qabi Africa i geey huuno

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +20

    One dollar 💵
    Dal Kale gelin Maayo
    Somalia 🇸🇴..is my really Home 🏡
    Cidna Kula Talin Maayo qurbe nacas
    17 sano ayaan jogaa..igu Filan waxan Arkay

    • @yahyemesut8954
      @yahyemesut8954 3 ปีที่แล้ว

      Halagu qarxiyo de

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว

      @@yahyemesut8954
      Qaraxa..Xamar. dhaxal. Uma Helin..
      Wixii Ay dumiyaan waan dhisaynaa
      ..dhul.
      Iyo Xaaqin..kii hor dhamada.Aan dhawrno ;;

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 3 ปีที่แล้ว

      Dhulkeena allaha nabad nooga dhigo

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 3 ปีที่แล้ว

      @@yahyemesut8954 qaraxa nin doqona sidaada ayaa lasoo adeegsadey oo dalkiisa gubaya

    • @yahyemesut8954
      @yahyemesut8954 3 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-mu3cw maad dhistid marka 10 qarax ba ka dhaca bil walbe

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah Jezahulahu qeyr abaayo waxabadan aan kaa faa iday Masha'Allah xabibti

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

    Turkish alha barakeyo wajeclhy islamka iyo madax weynaha wadankas alha barakeyo amiiiiiiin amiiiiiiin

  • @agedow
    @agedow 3 ปีที่แล้ว +22

    Qolkeyga wu yaryahay bee ayeeyo igu salan yaqey 😍

  • @mimisucdi
    @mimisucdi 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah .Qurbo guri kama gadanaayi xataa free anoo somaliya u jeedo Allahu Akbar .hadey dadka wadani ahaan ahaayeen balad iyo baadiyo ayeey dhisan lahaayeen

  • @fadumonur151
    @fadumonur151 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walahi cadi mahan dhisaynkan ka helay xog Qiimo lehan Waa ladin siyey siomalid iska illaliya dulalad gur yaha qaliga idinka sineyas iyo dhaqatirta dadka xoga ogilla laa xirir am ganacastad malagashaday dalka Turkiska

  • @haniomar5541
    @haniomar5541 3 ปีที่แล้ว

    Qof waliba dalkiisa wuu jecelayahay lakiin meel ana naabad aheen lakuma nolankaro dadkan nabaad ayay raban iyo nolol AMA qurbaha Guri ka ibso AMA somali . Masha allah abaayo allah ku barageyo

  • @roodaosman9166
    @roodaosman9166 3 ปีที่แล้ว +30

    Yurub guryaha waa yar yar yihiin sidan haday ahaan lahaayen mcan wlhi imika gurigan oo kle 2000€ ama 2300$ bishi ayad bixin wa hadaabad hesho🤣🤣🤣

  • @habonsofia5738
    @habonsofia5738 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasra I am so happy for you that you got a beautiful house manshaallah

  • @a.a.mohamed4635
    @a.a.mohamed4635 3 ปีที่แล้ว

    Gurigan soomaali maryooney ayuu ku fiican yey kani waa qolol badan qiimuu waa imisa masha allaah 200 ila 150 kun weeye qitaastii

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhahaan lama yaabayo inay qurbe u hayaamaan maxaa yeelay anaga ayaa ku guuldaraysanay inaan amaankooda sugno oo aan argagixisada habeen iyo maalin isku qarxinaysa ka badbaadino, umadi Allaah(sw) ma badalo illaa ay ka badalayaan wixii agtooda ahaaday, dabcan ciida hooyo waa lama huraan hadana sidaa oo ay tahay runta lagama leexdo waana inaynu iswaydiinaa sartu halka ay ka qudhintay iyo sababta dadkeenu ugu qulqulayaan qurbaha! Allow somalia nabad ka yeel si ay dadkayga ugu nagaadaan aamiin 🇸🇴 😭

  • @hippohassan8838
    @hippohassan8838 3 ปีที่แล้ว +3

    qurux badanaa mansha alah turkiga waa dad fiican

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadbaaa dhulkooda qurxistey ooo habaystey inaga keena inaaa dhisano ooo qurxisano weeeye😍

  • @deeqamohamed9766
    @deeqamohamed9766 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah xbbti nasra ilaahay haku barakeeyo ka aakhir iyo ka aduunkaba waa lagu dadala 😍🥳👍

  • @maryancabdiwahid6742
    @maryancabdiwahid6742 3 ปีที่แล้ว +2

    M.allah cimri aadku dhamesado allaha kusiiyo😍😍

  • @ridwanchannel5627
    @ridwanchannel5627 3 ปีที่แล้ว +46

    Waan iska kaftamayaa eey dahday awalba waan ogaa inaa prank nagu sameeneysid😂😂😂

  • @kimguluyor6543
    @kimguluyor6543 3 ปีที่แล้ว +7

    Somalili kardeşlerim birşey soracağım. Ankaralıyım, Somali bize nispeten daha fakir bir ülke diye biliyoruz. Fakat Ankara'daki Somali populasyonu zor durumda veya fakir durmuyor. Burdaki nüfus Somalinin zengin kesimi mi, Türkiye veya Somali devleti yardım mı ediyor, UN veya EU destek mi veriyor, ya da nasıl bizim standartlarımızda yaşayıp burada dükkan açan, iş yapan bir sürü Somalili kardeşimiz bu şartlarda yaşayabiliyor? Gerçekten merak ettim.

    • @cashushahaji2904
      @cashushahaji2904 2 ปีที่แล้ว +4

      Cnm kardeşim Bildiğinız gibi her ülkede fakır normal veya zengin insanlarda var bizde öyle yani, bazı Afrikalılar gibi değiliz çok şükür ve bizim ülkede fakır ülke sayılmaz hatta Afrikada en zengin ülkelerden biriyiz gerçekten

    • @takar1095
      @takar1095 2 ปีที่แล้ว +2

      @@cashushahaji2904 doğru söylüyorsun

    • @khadradhukuro8372
      @khadradhukuro8372 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cashushahaji2904 tesekur ederim ❤

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 ปีที่แล้ว

      Kim guluyor let me correct u every country has poor and rich people even your country has poor people and somalis are entreapeuners people they love bussiness such as shops restaurants hotels supermarkets un and eu dont help any one to make bussiness so welcome to the real world.

  • @FardawsoAxmed-cb6gz
    @FardawsoAxmed-cb6gz หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله بارك الله أختي الكريمة

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah abaayo nasro abatigeey inaad lajoogto abatigeey faxn named shore guuled ugaas 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sagalhusseinmohamed2073
    @sagalhusseinmohamed2073 3 ปีที่แล้ว +5

    miss More xbbt😪 waqtigaaga si qurux bdn uqaado 💯💯💉💋🩸🩸❤❤

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasro caqliga Somalia yaalo aa kashee kaynee gurhihii intii lasogado in Turky garyo laga gato horaa naloogu sheegay lakin anigu guri dabaqa hadii dahab kudhagan yahay oo free la igu siiyo maqaateen aad baan u necbahay guri aan dhulka ahayn

    • @aaminasahra3900
      @aaminasahra3900 3 ปีที่แล้ว +1

      dabaq hada ku dhibanahay somalia ma mid dhul ah ka gato kkkk hbnki xidigaha inaan arka u xiisay dharkana meel fresh ah ku warto

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah iinsha allah wadankeena mardhaw markuu inta yar ee udhiman nabad noqoto sidaa iyo si ka fiican loo dhisi doonaa naxariista allah laga ma quusto soomaaliyey ha isdhiibina nasrigu wuu iman iinsha allah

  • @SR-zj3cs
    @SR-zj3cs 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarak Allah,
    للتذكير دعاء:
    "اللهم إني أسألك خير المولج وخير المخرج، باسم الله ولجنا، وباسم الله خرجنا، وعلى الله ربنا توكلنا. سمعتُ رسول الله -صلَّى الله عليه وسلَّم- يقول: “منْ نزلَ منزلاً ثمَّ قالَ: أعوذُ بكلماتِ الله التَّامات من شرِّ ما خلقَ، لم يضرهُ شيءٌ حتَّى يرتحلَ من منزلِهِ ذلكَ”
    Mabrook walalo.

  • @ifraaxshiine8243
    @ifraaxshiine8243 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Xabibti hormar wacan

  • @anizaahmed9383
    @anizaahmed9383 3 ปีที่แล้ว +19

    Nasro qokii comment kabixiya oo ugu Horsehay baan ahay ee abyo waan ku jeclahay wlshy nolashu kuma xumayso

  • @cocoo456
    @cocoo456 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah, manshallah sister I wish you a happy home 🏡

  • @queenaragsanofficial2739
    @queenaragsanofficial2739 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw masha alaah wlhi caadi mahan guriga ialheeyow lacg xalal isahal waa gadan lahaa amiiinta raaciya

  • @neemoscreativespace8909
    @neemoscreativespace8909 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Nasra hormar wacan am so happy for you

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasraay Abayo dadkuba ma adeer, Abti & habo ayay kuu yihin.🙆‍♀️

  • @hamdimohamed145
    @hamdimohamed145 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a walashy Alah ku xafido

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah.Alla hakuu barakeeyo.Sawnada ama meesha laysku ku luleeyo caruurta ka ilaasho waa khatare..

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 3 ปีที่แล้ว +13

    Anoo u jeedo Hobyo ama muqdisho miyaan guri kagadanaya wadan kale waa mey Eeynu wadankeenu maal kishanno aaynu dhisanno wadankeena hooyo Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amira1438
    @amira1438 3 ปีที่แล้ว +29

    san wadamada qeer kena dhisten aan qatar ugu dhigeyno wlhi bilhi hada wadankena udhisan lahen sacan wadankena qatar ayu noqon laha heer waa gari lahen lkn dadkeyga ah shisheye kal kaal

    • @quenridwaan5476
      @quenridwaan5476 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadkenu isaga is cunaya

    • @fertunmehamud843
      @fertunmehamud843 3 ปีที่แล้ว +1

      Meel nabad taalo oo xukun iyo kala danbayn ka jirto aya la dhistaa intana malaha somaliya. Hadana Waa lama huraan in la dhisto wadankada.asaga ayad Dad ku tahay Ilaah nabad hanoga dhigo

    • @amira1438
      @amira1438 3 ปีที่แล้ว

      @@quenridwaan5476 alle dadkena ha is jaclesiyo dalkodna kuwi dhista oo jaclesta hanaga wada dhigo

    • @amira1438
      @amira1438 3 ปีที่แล้ว

      @@fertunmehamud843 abayo lama huran waa wadankena rabi nabad iyi kala dambeyn hanasiyo

    • @dheymanabubakar9486
      @dheymanabubakar9486 3 ปีที่แล้ว

      Masha allllh

  • @abdirizakbuulle3863
    @abdirizakbuulle3863 3 ปีที่แล้ว +2

    insha allaah mustaqbka familkay ayaa uGadaa insha allaah illaahay ha illa Garab Gallo iyo qof walbo oo ku hamiyo

  • @artofficial426
    @artofficial426 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa muuqaal aad uqurux badan MAA SHAA ALLAAH

  • @najmajamal2281
    @najmajamal2281 3 ปีที่แล้ว +15

    Ano firsanayo byby lagusamayey isodhacay video safar salama wllshey mcn

  • @zuberragow6990
    @zuberragow6990 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah thank you abaayo's Quruxleyz ♥️♥️

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah, Waa gurya qurux badan

  • @abdirashiiddhakochallenge124
    @abdirashiiddhakochallenge124 2 ปีที่แล้ว

    Mcha allllah nasra abtidoon ilhay haku barakeyo