ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

4 Arrimood oo Ilmaha Naf ahaan u Dhaawaca ― Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มี.ค. 2018
  • I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com
    Barbaarinta caruurta. Tarbiyada caruurta Barbaarinta ubadka

ความคิดเห็น • 194

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว +69

    S U B S C R I B E !! :)

    • @mohamedali-gg7kc
      @mohamedali-gg7kc 6 ปีที่แล้ว

      Mubarak Hadi waasax

    • @ayanbashi2082
      @ayanbashi2082 6 ปีที่แล้ว

      suscribe ka badana anu ledahay inta ka bartaba adun uu dhigme

    • @muwahibaahmed4929
      @muwahibaahmed4929 5 ปีที่แล้ว

      asc wllo wa gabadha qiso xanuun badan bilisa icawi magacaygu wa nawala

    • @bilaalakadirhasan2492
      @bilaalakadirhasan2492 4 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah Ustaad aan aad ugu xeranahay, waa arimo sax ah afartuba. balse midka bar bardhiga ahi waxaa dhici kartaa inuu niyo dhis uyahay ama tusmo wanaagsan uyahay ardayga ama canuga. Si uu isugu dayo inuu lamid noqdo ama kadheereeyo. Maxaa yeelay markaad qof rabtid inaad asaga OO kale noqotid ama aad ka dheeraysid waa inaad daraaseysaa guulahiisa iyo guul daradiisaba iyo dabeecadaha uu leeyahay qofkaas. Miyeesan qurxooneyn in ardayga ama canugaba latusiyo dhamaan dabeecadaha dadka ka wanaagsan???

    • @fardousabdilahi349
      @fardousabdilahi349 2 ปีที่แล้ว

      wllhi waa loo baahnyhy inuu wlid kasta iyo qofkastoo masuuli ogaado
      tuusaale ahaan
      mlinka aan hore u toosi waayo laba mar haday igu soo noqoto marka 3aad laygu canaanti subaxas dhan caaadi ma noqdo wadnhuna wuu i garacmaa subaxs oo dhan caadi iima aha
      bal qiyas haddaba haddy weekgii laba jeer kugu dhcdo mxy thy horumarka layga filaayo iyo waxtarkygu siduu nqon
      FG kama wado wlidky ee waa dhacdo aan in bdn ka arky caruurta
      mahdsanid mubarak Hadi

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi waa muuqaal qiimo badan Masha Allah abbe ayaan ahay ubadkiisa HAL sano Jir yahay sidaan iyo si Ka sii wanaagsan ayaan u barbaarin doonaa Insha Allah

    • @ixtiraam
      @ixtiraam ปีที่แล้ว

      Sax❤❤❤❤

  • @sundusahmed9184
    @sundusahmed9184 6 ปีที่แล้ว +16

    Waa wax mudnaa in dadka lgu baraarujiyo qaastan waaLidiinta wllaha
    Tnx wllo

  • @rukiyaabdi8904
    @rukiyaabdi8904 3 ปีที่แล้ว +10

    Caawa waa habeen jimce ah 12 : 39 AM allaah waxaan kabaryayaa in uu igu anfaco

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 ปีที่แล้ว +1

      Haduu ilaahay kugaadhsiiyo mustaqbalka Ciyaalkaaga sidaas haku samayn waalidiinta soomaliyed 4taaba waysameeyaane

  • @alfowzan9166
    @alfowzan9166 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ilahey ha ku xifdiyo abu mucaad

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah tabarakallah wllo waa runtaa waxan xasuusta yarantii waalidkeyga waxwaliba igu dhaheen waan xasuustaa lakin waan ka ilaaliya caruurtayda

  • @umuyusraali8911
    @umuyusraali8911 6 ปีที่แล้ว +5

    maasha allaah walaal jazakallaahu khayr waad nabaraarujisay khaasatan aniga oo hooyo ah maanta laga bilaabana arimahan inaan midmid u ga takhaluso inshallaah waxaan rabaa inaan su.aal khaas ahoo ilmaha ku saabsan ku waydiiyo xageen kugu soo dirikaraa wall aad baan kuugu mahad celinayaa waad i baraarujisay

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว +4

      Umuyusra Ali, Mahadsanid walaal. Alle haku sharfo. Waxaad farriinta iigu soo diri kartaa: mubarakhadi@gmail.com

  • @zamzamsaed8168
    @zamzamsaed8168 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs wr wbr masha Allaah wll qali ah xaqiiqatan waa 4 shey oo muhiim ah oo in laga illaliyana mudanthay qalbigaa yar ee saafigaa ee wax uun duubaya mhd znd wll qali ah Allaha ajar iyo xasanaad kaa siiyo

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว +9

    Asc Macalin alle Haku xifdiyo , Macalin mano so gelin karta arimaha iyadna uwngsan ilmaha in lagula dhaqmo

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa Ruunta qof waax badan oog ayad tahay M.A Keep gonig🙌🙌🙌🙌✊

  • @sareedomohamed6878
    @sareedomohamed6878 6 ปีที่แล้ว +12

    Mashaaalh jazakalh khayr ustaad ...dhawca dareenka amaba qalbigaa ka daran Kan jidhika..كم من كلمة قاتلة هدمت مستقبل طفل......

  • @bilaalmuhumed90
    @bilaalmuhumed90 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad khayr allah hakusiiyo runtii waad nawanisey ilahay haku barakeeyo wll noso badi waliba waalid iyo caruurta noso badi malinba wax ba is badalaya Insha Allah guuleyso

  • @muhammadsuleiman815
    @muhammadsuleiman815 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah, Jazaka Allah. Aad Ayan U Mahadsan tahay Ustaadanaa, Aniga Ahaan Xilli Wanaagsan Ayu iigu Soo Aaday Muuqaalkan. Casharo Caruurta Ku saabsan Ayaan Waday , Aad ayuu Ii Caawiyay Muuqaalkan. Si La Mid Ah Dadkoo dhan aya u Baahnaa in La Baraarujiyo. Mahadsanid Markale Macallinkeyga Aan Jeclahay.

  • @ayaninastyle8834
    @ayaninastyle8834 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhanalah wilkeyga macalinkisa ad uu caya alx wanaka kexeyay

    • @simrancadey6196
      @simrancadey6196 2 ปีที่แล้ว

      M.a qof fiican baatahay alle hakudhowro wlshay mcnto

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 5 ปีที่แล้ว +11

    Subxaanalash ilahay ha iva caafiyo waxaad modaa inaad aniga IGA hadlaysid waan ku qayliyaa ciyaalka lakeen maanta laga bilaabo waan iska dayn

    • @najmaabdi4296
      @najmaabdi4296 3 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa abaayo wan xanaaqa badanaa

    • @ishwaakahmed2667
      @ishwaakahmed2667 3 ปีที่แล้ว +1

      Adinku waaba qaylisaane anigu dil iyo qaylo, markaasa qolna kuxiraa. Walahi abayo maskaxda kadaalay, nafsiyan baan udalanahy! Waa labo ilmood mid 4 jir yahay midna 2 jir. Uur baan leeyahy aniga dhan isku buuqsan. Cid i caawisa mahaysto

    • @waxmoor1979
      @waxmoor1979 3 ปีที่แล้ว

      @@ishwaakahmed2667 aaway aabahood teeda kale wxn kugula talin laha inad isku daydo mesha aad uga qeylineso inad tartiib wax ugu sheekto

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 ปีที่แล้ว

      Waxan rajaynayaa inaad iska joojisay

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 ปีที่แล้ว

      @@ishwaakahmed2667 ciyaalku way kunacayaan hadaad dishid ood hadal xun ku tiraahdid jeel ama xabsi ayaad kaga dhigty guriga si ay guriga kaga baxaana way kaga baxayaan in ay tahriiban ama isdilaan waa sida dad badan oon garan ku dhacday
      Fadlan si wanaagsan ula dhaqan caruurta way ku jeclaanayan

  • @qalidmaxamed8008
    @qalidmaxamed8008 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wlhi wa ka faaidey jasakalahu qera

  • @ruuneyruun3946
    @ruuneyruun3946 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa wax sax in caruurta marna qalbiga laga dhaawacin si kasto qalad u galo siyaba ka fcn oo an qaylo ahayn ayad ugu sheegi karta lkn soomalidena in caruurta lagu qayliyo xaal bay moodan ama iney ay wax wanajinyan aniga ahaan waxan aminsanhy cunug lagu qaylsho waxba maba qaato madax adeeg iyo ad adkaan kasii qada lkn aniga waalidanta soomaliyed waxn kula talin laha in caruurta lagu qaylsho laga daayo hadii ad rabto in aad caruurtada la saxibtid oo uu ku dhageysto kada qaylada si wangsan oo jilicsan wax ugu sheeg oo dabacsan weliga ha isku dayin in ad durtoo caruurtada adigo is dhahaya wax wanaji

  • @ummujannaa1376
    @ummujannaa1376 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad mubaarak haadi waan la dhacsanhy barnaamijkaada jazaakalaahu kheir Akhuuya✌👍❤

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว +1

    Sax mahadsanid sanad ❤❤❤❤

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 6 ปีที่แล้ว +2

    shukran walalo, waa dhaqanka Somalida aay layahin ee aad oo xun

  • @ubaxcali4774
    @ubaxcali4774 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walaal wanaagsan good job and that's

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah jazakallah kheeyran

  • @ashwaqcuisine5208
    @ashwaqcuisine5208 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ahay hooyo arimahan waxa weeyin bay iga badashay alle haku xafido mubarak

  • @user-yo2ng3tf4f
    @user-yo2ng3tf4f ปีที่แล้ว

    Wa mhdsanthaay balse majiraa meel lagu barto tarbiyada caruurta😢😢😢😢😢 hadey jirtaa hala isoosheego were allaha kusiiyo teacher😊

  • @user-pc2ib1xf2n
    @user-pc2ib1xf2n 9 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnid wllkyqali Alle haku xifitiyo

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah walaal jasaa akallaah

  • @KhadiijoFoowsiya
    @KhadiijoFoowsiya 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wllkeyga qali alle haku sharfo wll

  • @mustafahassen3484
    @mustafahassen3484 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad

  • @sadammohamedahmed4195
    @sadammohamedahmed4195 2 ปีที่แล้ว

    4 taas iyo kuwo kabadan ba Soo Maray wlh🥺

  • @anisaabdirahman5023
    @anisaabdirahman5023 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahow Wan somanhy igh madoobe qaylada ilmahaa Dilka Xanaaq wax yar ma uu dul qadaan karaa😢

  • @comment1827
    @comment1827 2 ปีที่แล้ว

    Dhibatada ugu wen somali hada nahay waa tarbiyada qaldantay aydoo walidka ka ahen xuman lakin dhacxal tarbiyo ahed qelada cabsida dilka iyo waxi la mid ah xata quranka waxa ku baranay cabsi iyo tumid wlaalayal allah quranka uma soo dajin sida joornaal liska aqriyo ama laxifdo ee wa inaa inshalaah ku tadaburna yacni fahanaa taasa kentay hamiga inuu ahaa ina xafidnay 30 juz quran kadib aanan fahansanen tusale ahaan faataxada iyaaka nacbud wa iyaka nasticin oo ah alow adigaa ku caabudena adigaa ku weedisanena kaalmo kadib mushkilad yar hade naqabsato inta badan aaan alaah wedisan kaalmo aan hebel wacnaa iyo waxi lamid ah... tarbiyada ubadka wa ina wax ka badlana walaalayaal kherka alaah na waafajiyo 3 taloo dag dag ayaan uso gudbin waalahe somaliyed 1.aqbal ubadkaaga see yihin iyo waxee falaan 2. Jaceel kula dhaqan 3. Xuriyad sii kama wado Xuriyad dhib u keenest naftiisa ama diintiisa ee xuriyad caadiga ah sida dharkuu xiranayo kalarka hade tahay iyo saas waxu cunayo guriga meshu ka fadhissanayo iyo saas

  • @najmssugal2599
    @najmssugal2599 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ad ayad umahaadsan tahay Wall noosobadi wacyigalintan ookale.

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha ku hifdiyo walale aqira oyo aduunba ameen

  • @suuricalicawale8981
    @suuricalicawale8981 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadasadanidi manshllah🥰🥰🥰

  • @rukiyaabdi8904
    @rukiyaabdi8904 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah maansha allaah maansha allaah maansha

  • @nasraabdirisak6890
    @nasraabdirisak6890 3 ปีที่แล้ว

    Thank you wllky waxbadan baan kaafaaiday illhy khayr iyo xasanaad haku siiyo

  • @hodanhassan8712
    @hodanhassan8712 ปีที่แล้ว

    Masha alh sax jsklh kheyr

  • @xaawoxusen5837
    @xaawoxusen5837 6 ปีที่แล้ว +1

    Walal ajar alahakusiyo waxaan kahelay wax badan oo iga maqnaan jasaakalaahu jana walaal alaha cilmigaga kusiyaadiyo

  • @abdidhuhul3436
    @abdidhuhul3436 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal noo soo badi Arrimaha ka hadlaya tarbiyada carruurta jazaakallah Khair asc

  • @KhadiijoFoowsiya
    @KhadiijoFoowsiya 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi wan arky waxa. Ad shegeysid wllkeyga lkn ani iguma dhacdoo lkn dad agteyda joogo marka la tuumayo u cabsadaaa😢

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax waalidinta soomaliyed qaarkood ilmaha wey niyad dilan waxanbo arkay carur qaar o dhahaayo waalidkey miyaa dadkan aan la noolahay mise jidka ayey iga soo heleen subxanalah allow waalid baariya naga dhig owlaad saalixiina na nasiiiii yaarabi

  • @wixiicusubcaalamkaajecel8949
    @wixiicusubcaalamkaajecel8949 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa maclin ani hooyo mcn waxay idhihi jirty carabiga walalka kaawayn baa kaa badiya waan yarayn saa waan barty oo anaa kaga xariifsanaday walaalky lkn waxaan xasuustaa waxyabihii isoo maray ee aan ku fakari jiray sida in hooyo isaga la jirto iga jeceshahy lkn ani siwacan bay iigu soo dhamaty arimahaa

  • @samiradayr2170
    @samiradayr2170 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waaa runtaa wllky shugran
    Dhamaamtood & qaarkle anigay igu dhaceen waayo lamaan korin waalidkey oo qaraabo ayaan LA korey

    • @ibnuaxmed6720
      @ibnuaxmed6720 3 ปีที่แล้ว

      sido kale ayan kuso koray walal

  • @biidcada6552
    @biidcada6552 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaridka somalida qeylo ku koriyaan iyo dil wlhi guul guulka waaba dhaqankeena somalida

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad waa talooyin muhiima mahdsanid kunjer huno😘

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for sharing brother 💚💙💜💛🖤

  • @nimcocabdisamad1659
    @nimcocabdisamad1659 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alaaaah barakoow wll waan ka helaaa clip yadaaada 🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah allaha ku barakeeyo Hadi. Guulayso wakhtigaadana allaha barakeeyo.

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว

      Aamiin. Mahadsanid Kifaax

  • @hoodomaxuf9413
    @hoodomaxuf9413 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaaliyo wll wa barmaamij muhiima e

  • @xaawomaxamed5886
    @xaawomaxamed5886 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlllh mubarak horay usoco wll qli allehaku xiftiyo aduun iyo aakhiroba

  • @hiissaid6477
    @hiissaid6477 3 ปีที่แล้ว +1

    Su aal marka uu ilmahaagu waxba maqli waayo isla markaana uu markis hare ahaa ilmo wax maqla sideed u caawinlahayd mahadsanid kunjeer

  • @barkhadoali7398
    @barkhadoali7398 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakalah

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll wanka faaaiday kheyr allaha kusiyo

  • @nimcoibrahim5956
    @nimcoibrahim5956 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll mubarak hadi

  • @muslimocali9915
    @muslimocali9915 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay kuwii qata hanaga yeelo inkastoo barbaarintii hore samayn wayn nagu ledahay shukaran wall

  • @farxiyaibrahim7112
    @farxiyaibrahim7112 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi inta aad sheegta waa inta mar walba lagu dhaho caruurta

  • @waxkafaid
    @waxkafaid 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah allaah kubarakeeyo sxb faa.idada noowad marwalba

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah
    Alle haku barakeeyo wallo

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว

      Idilkeen ba Aasiya. Mahadsanid

  • @user-te8lw5fj8u
    @user-te8lw5fj8u 7 หลายเดือนก่อน

    Wad mahad santahay wll wan samen jiray balse hada ka dib kuma qeylin dono😢😢

  • @realsportstv1197
    @realsportstv1197 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll Mubarak qeeyr allaha ku siiyo telooyin fiican waaye lkn waxaa ku weey diinaa hadii intaas laga daayo Maxaa qaladka looga celinaa oo ciqaab looga dhigaaa markuuu wax haleeyo?

  • @trainingmotivation8888
    @trainingmotivation8888 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka Allah

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi inta a shektay gabaday o sedex jira ba u isticmala walahi mashlh adbay u cagli badantahay o marka mago mamoy ma inacday bay Shanda😢markan dhoho ufba tahay waxay dhahda dadax ba ahay marka dirbaxo mac bay isisa lakin manta laga bilabo sas kuma samaynayo

  • @ranour2108
    @ranour2108 5 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay wallal JazakaAllah kheiyr

  • @isseisse4698
    @isseisse4698 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll
    Alle haka ajar siiyo

  • @Mohanoah120
    @Mohanoah120 5 หลายเดือนก่อน

    Anigu hooyo ban ahay lkn kama soo bixin hooyo nimada aan ahay 4 qofob wan is ticmaala alle kuleelka ha iga biyo😢😢😢

    • @HaboncabdiHabonindho
      @HaboncabdiHabonindho 14 วันที่ผ่านมา

      Wllo vitamins qaado magnesium u horeyso fadlan ilmaha ha dillin

  • @maxamedkadiil2443
    @maxamedkadiil2443 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah Barak A llahu wallal mahadsanid wanadad iwanisay

  • @bushrahussein8172
    @bushrahussein8172 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mahadsanid walal qurxdada ideqdey

  • @mubarigabdi1227
    @mubarigabdi1227 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaj

  • @MiAa73
    @MiAa73 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh thnks wllo

  • @samiiroqurux4850
    @samiiroqurux4850 ปีที่แล้ว

    Ani walidkeyga maxumo sidakle lkn hadaan ilmaha kala xaaltamo ama uu cunuga dugsiga ku adkaado ama maclinka kusoo adkeeyo macal asagii iyo ani weeniskeen dartaa tusale cunuga labo sanp iyo bar ayuu dhiganaya hdane kalabar magaarin hadane waligiis asoon subac lala galin aalagu leeyahy hada lala galaa 5 juz halmar hasoo diyaariyo hdiiikale waala dila cunugeena soo isku cel celin jiray hada shalay wuu baxay alxm xalay lasoo helay hadane dhibkisa lagama hadline waala qasbay dugsigii ookasheeganaaye lagu celiye😭ani hada wan murugonaya wallshiis kawren ahay waalid hduu amar dajiyo ani mxaa meesha ka ahay su aal maniila saxantahy waxaas cml hdane cunuga agoon yahay

  • @halimamohamed3355
    @halimamohamed3355 2 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo me arak

  • @hilalabdielmi443
    @hilalabdielmi443 4 ปีที่แล้ว +2

    asc Dr mubarak plz isii nasiixo iyo saan ula dhaqmo
    waxa ii joga wiil 11jir ah wuu madax adagyahay waxana ma maqlo marks aado shaqada ayuu asna bixin oo caruur kale raacin dilay ku qayliyay si fcn wax ugu sheegay ciqaabay waxkasta sameyo makala jecla bartii uunbu kasii wadin habenki buu I oran hooyo mardanbe bixi maaayo raali ahow oo farax ha ii xanaqin hadana subaxii bartii uunbu ka bilaabi oo wuu wareegin waxaa sameyo ma aqaan xal isiiya

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa 4 qodob oo muhiim ah mahadsanid

  • @suadmohamud5346
    @suadmohamud5346 4 ปีที่แล้ว

    Ma so badin karta barnamijika caruurta sid Dan oo ookale

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiq taasu waxa uu taran barbar dhiga

  • @trainingmotivation8888
    @trainingmotivation8888 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waad mahadsantahay macalin

  • @ismailabdi6709
    @ismailabdi6709 6 ปีที่แล้ว +1

    shukran wll

  • @Peachestitake
    @Peachestitake ปีที่แล้ว

    Jaza,akallahu Khayr wllo

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo waan kahelaa mawduuca noocana

  • @mabrukamawlid4356
    @mabrukamawlid4356 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah waa taloyin wngsan

  • @aminamohamed1133
    @aminamohamed1133 6 ปีที่แล้ว

    Walaalo waad ku mahad santahay mawduucaan .

  • @Mohamedalijama143
    @Mohamedalijama143 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah

  • @muslimanasser9315
    @muslimanasser9315 6 ปีที่แล้ว

    My ustaad Mubarak jzklllh thnkc

  • @dahirxassan8039
    @dahirxassan8039 6 ปีที่แล้ว

    masha alah wllky mubara alah haku barakeyo

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว

    Shugran wa wano nagamaqan hadaan hooyo ahay nosobadi qeyr qaboow 🙏🤲💘👍

  • @mohamedaraxman2369
    @mohamedaraxman2369 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll waxaan u dhagaysanayey videogan inaan tusiyo waalidkay oo ku sugaan kuwaa aad sheegtay dhamaantood waxaan rajaynayaa inuu Alle ku anfaco

  • @fadumoyusuf3969
    @fadumoyusuf3969 2 ปีที่แล้ว

    Allah xasanat haku siyo

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 ปีที่แล้ว

    maashaa alaah

  • @muwahipkader713
    @muwahipkader713 3 ปีที่แล้ว

    Mashllh Good mahdsnid

  • @ammaturraxmaan12abdi60
    @ammaturraxmaan12abdi60 6 ปีที่แล้ว

    Walaal cafwan xageen kaala soo xidhiidhikaraa anaa ciyaal koriya si aan kaaga faa iidaysto

  • @maryanmaryan3992
    @maryanmaryan3992 6 ปีที่แล้ว

    shukran wll qali

  • @deeqojilibey921
    @deeqojilibey921 2 ปีที่แล้ว

    macadamia

  • @asmakhadar4396
    @asmakhadar4396 5 ปีที่แล้ว +1

    you are my favorite

  • @asmakhadar4396
    @asmakhadar4396 5 ปีที่แล้ว

    illahay ha kaa abaal mariyo wllo

  • @suadmohamud5346
    @suadmohamud5346 4 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsanid santahy walaal

  • @hafzabadal2530
    @hafzabadal2530 4 ปีที่แล้ว

    Mnshaa allah jazakallah

  • @user-ff9xk7hy2h
    @user-ff9xk7hy2h 5 ปีที่แล้ว

    Bulshadeenu inbdn bey ubahan yhn wacyigalin qasatan xaga ilmaha jazakalhu kheyr ustad

  • @alijamac2698
    @alijamac2698 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @farhianuur2798
    @farhianuur2798 2 ปีที่แล้ว

    asc bro thank you keep going

  • @asuumsayit8997
    @asuumsayit8997 4 ปีที่แล้ว +1

    Waadhab