5 Calaamadood oo kuu Tilmaamaya inaadan Guur Diyaar u ahayn - Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 177

  • @Amina-uh3se
    @Amina-uh3se 4 ปีที่แล้ว +79

    الوضوع مهم جدا
    الإستاذ مدرب الحياة بكل معنى الكلمة ماشاء الله
    ليكون الزواج ناجح لازم تصل إلى البلوغ النفسي أو ان يكون شريكك بالغ نفسيا وهذه هي المعايير للبلوغ النفسي:
    ١. قابلية التغيير ٢. تقبل نقاط ضعفك ٣. الإحساس بالمسؤولية ٤. قابلية إختلاف الطبعي والفكري ووو.. من الطرف الآخر ٥. التضحية
    جزاك الله خير

    • @mohommeddahir876
      @mohommeddahir876 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah aamina Shukran abaayo

    • @abdulkadirbashir7856
      @abdulkadirbashir7856 4 ปีที่แล้ว +1

      Nice

    • @liinaluzzy1253
      @liinaluzzy1253 4 ปีที่แล้ว +1

      مشكورة خيتوا جزاك الله خيرا 🤲

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว

      Amina Ahmed Naa maxaa tidhi macanto noo Fasir bal plz 😁

    • @Amina-uh3se
      @Amina-uh3se 4 ปีที่แล้ว

      @@liinaluzzy1253 تسلمي

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 4 ปีที่แล้ว +89

    Isbadal = Change
    Ma aqbali kartid khaladkaaga = Can't accept your fault
    Masuuliyad = Responsibility
    Ma aqbali kartid kala duwanaanshaha = Can't accept the difference
    Naf-hurid = Sacrifice

    • @abdikadirfarey
      @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว +3

      Salaan sare sxbkey walaalkiis halkaaga ayaan kugu salamayaa.

    • @Aliabdikarem
      @Aliabdikarem 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikadirfarey waan kaa qaaday sxb abwaan c/qaadir

    • @suadmohamud5346
      @suadmohamud5346 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa mahadsantahay 🙌🏾

    • @longseconds8699
      @longseconds8699 4 ปีที่แล้ว +2

      أنا أعرف شويه من كلامكم وأقدر أقرأ لأنه بحروف لاتينية ،
      ممكن تساعدني في ترجمة الكلمات الصعبة ؟ أو أي أحد يساعدني يعرف عربي. و مشكورين كتير

    • @mahadomar3089
      @mahadomar3089 4 ปีที่แล้ว +2

      @@longseconds8699 معقوله، ي فردي هناك لغتان الانجليزيه والصوليه، كيف فهمت الفيديو إذا كنت لا تعرف الصومالية أو تستمع فقط؟ هههه

  • @yusufshire
    @yusufshire 4 ปีที่แล้ว +12

    Qaladka badanaa dadku sameeyan waxa weeye waxa aynu eegnaa qofka kale / dhiggeena iyaga ayeynu wax kasta ka filanaa. Unaa fiirso 5 ta qodob oo ustaadku sheegay waa kuwo ka hadlaya adiga wiil ama gabar iyo waxa aad madasha keeni karto. Thanks ustaad mubaarak 🙏🏽

  • @ayansaid8551
    @ayansaid8551 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah jasaakalaahu khayr walaal. Sidoo kale " guurku " waa nasiib iyo risiq qofwalba dheeftuu ka helayo ama ka heleyn kitaabkiisa ku qoran intuu dhalan ee waxaa fiican in uu qofku ka fekero in uu yahay qofkuu nolosha la wadaagayaa qof isaga qiimaynaya oo dabeecad fiican leh oo Nabiigeenu NNKH wuu is raaciyay Diinta & Dabeecaddaba in laga eego qofka la guursanayo.

  • @hoodoxasan8814
    @hoodoxasan8814 4 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الرحمن نعم صدقت استاذ ياريت تكثر مثل هد لموضوع ليستفيد الشباب، بارك الله فيك وكثر امثالك .

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll hada ayan isku diyarinaya inan guursado Alxamdulillah gurigag markan tago wax badanon ka fiday wan ku dhaqmi dona Insha allah alle igu simo

  • @nabiihaabdulaahi1626
    @nabiihaabdulaahi1626 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaah ustaad mubarak hadi ilaahay hakaa abaal mariyo sida marwaliba wanaaga NOLA jeceshay

  • @AllthingsMarwa
    @AllthingsMarwa 4 ปีที่แล้ว +17

    mashallah another great video!!! I enjoy your content! Allaha kuxafido.

  • @mocabdi6486
    @mocabdi6486 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad run ahaantii goor loo baahnaa baad Ka hadashay Alle ha Ku dhowro runtii wadadaas guurka waanu wada raacdaynaynaa intayada single kuwa qaato taladaas Alle ha inaga dhigo thank you very much ustaad

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah ustaad qaaliya Eebe weyne haku xifdiyo labada daaroodba ✋❤

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani hal mid ogaaday waxaynu leenahay cadow badan qof ka raba in uu guursado ha qariyo, waayo dadka in badan sirahooda lahelin waa kuwa ugu guuursan og, waxaad maqli bel waa guursay hameel wada fadhiisanjirteen manad maqal in hawshan kujiro, markaa cid kasta waxaad damacsantahy hasheegin , ani kabadan 10 years kufikiraayey lkn wali

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 4 ปีที่แล้ว +2

    Yes wlhi waa run 5 ta qodoba waan kugu waafaqsanahay ustaad

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaah tabarakallaah
    Jazakallahu khayra wll.

  • @adangouled5039
    @adangouled5039 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH jaza k ALLAH KHAIR akhi al aziz

  • @khaalidahmed7341
    @khaalidahmed7341 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaadi alle minsaanka xasnaadka ha ku daro wana hub inaad intaad sheegtay haddii lagu dhaqmi laha inaa reero badan oo soomaaliyeed dumeen. "Qofkasta quumanhisa ayaa qorta u sudhna"

  • @hamdaahmed517
    @hamdaahmed517 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad jaza kalahu kheyr kheyral mawduc aad u qimo badan ayad nala wadagtey

  • @ibrahimmohamed2887
    @ibrahimmohamed2887 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kula qabaa ustaad dadkeenu arimaga guur aad bay igubaahi badanyihiin soobadi insh alaah

  • @aramramraggedii9797
    @aramramraggedii9797 4 ปีที่แล้ว +1

    Guur doon iga dhax guuxayo 20jir 🥰🥰🥰💙🇸🇴🧕🏾🇸🇴💙🥰🥰🥰🥰

  • @aadaabulislaam7880
    @aadaabulislaam7880 4 ปีที่แล้ว

    cajiib wye subxanallah
    soomal hada nahay waxa nagu badan furiiinka ama burburka reeraha waxa keenayane waxa ay yihiin waxa aan jirin qaan gaar nafsi ah
    aad baa u mahadsan tahy
    ustaad mubaarak haadi
    allha ku xifdiyo

  • @fatushqueen9555
    @fatushqueen9555 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah teacher wanag usaxiiba alle ilahy waxan kaga baryaya cimri dher iyo cibado suuban

  • @aminkhadar5984
    @aminkhadar5984 4 ปีที่แล้ว +1

    Conculasion kaga woxoga aya ka yar
    Dhiman eng
    Xaga dhaqalaha hadan wax ku yar daro qof aya jiri kara u wakhtigu sacidin
    O an waxpa hayn lkn karti leh oo xogsan karaya.Masha Allah ALLE HA INA WADA SHARFO DHAMMANTEN

  • @mohamedkooshin1898
    @mohamedkooshin1898 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah khayr sidoo nolol wanaagsan ayaa ku rajaynaynaa

  • @amal7302
    @amal7302 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alaah ragga qurbaha casharkaan si fiican u share gareeya aad baad ugu baahan tihiin mashaa alaah macalin mahadsanid

  • @caaishaiimaan8629
    @caaishaiimaan8629 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا. أستاذةمواضع مهم جدا تكلمت ....

  • @Maankaab78
    @Maankaab78 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma.mubaarak hadi

  • @fatimayassin1878
    @fatimayassin1878 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ustaad aad baan oga helay Mowduucaan aad iyo aad baad umahadsan tahay Ustaaad😍❤

  • @umucabdullhadimaxamuud6375
    @umucabdullhadimaxamuud6375 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وثبتك الله بالحق

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad dheerigelinta dhalinta iyo qaababka ugu fiican ee ay isaga xalin karaan muqaalo inoogu soo sameey

  • @ahmediinnuuxaadan7737
    @ahmediinnuuxaadan7737 2 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid mudane
    waxbaan kaabartay

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustad mubarak runtii qodobo aan kala dhicin runtii.
    waxaa aad iigu shaqaysa in qofka la is moogaysiiyo khadaadkiisa oo dadka igu xeeran oo dhan aan ku ogaaday aakhirkana ayaga ayaa is dareema.

  • @deqodaganadan4473
    @deqodaganadan4473 3 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay wanadada quruxda badan miskaxdada iyo carabkaba allha barakeyo

  • @hodan4319
    @hodan4319 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Jazakallah ustaad waa cashar aad u qiimo badan faaiido waynina ku jirto runtii macalin waxaad la soo hadashaa ehelka labada qof ee nolosha wadaayagaya ama wadaagay waayo marmar badan iyagaa qayb ka noqda dumista reeraha

  • @deganmohamed2178
    @deganmohamed2178 4 ปีที่แล้ว

    masha allah walal waxa tahay wax ino fa ideeya wadku mahadsan tahay

  • @somalyouthmedia1285
    @somalyouthmedia1285 4 ปีที่แล้ว +1

    Arin Aniga I haysatay Baad Wx Yaaba badan Iga Iftiimisay Ustad Alaha ku Xifdio in aan In aad Samaysid Barnamij Taloyin ahna wn Jeclan laha

  • @cabdixakiimibrahim2642
    @cabdixakiimibrahim2642 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustad
    Mubarak hadi shugran

  • @zainabsalad3363
    @zainabsalad3363 3 ปีที่แล้ว

    Thnks walalken waxa yabo badan kafaidey

  • @footballshorts9505
    @footballshorts9505 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaLaah intii wax ka faaiday anu umahadcelino wllken mcalinkena iLahay ha sharge

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ale haku dhawro in badan walal madsanid

  • @aashaabdirahman5281
    @aashaabdirahman5281 4 ปีที่แล้ว

    Waa casharo aad loogu bahanyahay ustad soo badi kuwan insha Allah jazakalah kheyr

  • @abdifatahaato557
    @abdifatahaato557 4 ปีที่แล้ว

    Waa baraarujin muhiim ah dhalinyarooy ka faaiidesta mahadsanid walalkey

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 4 ปีที่แล้ว

    Intu manku gajesan yahay guulu wa wali 👌💯

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 4 ปีที่แล้ว

    🦋🦋🦋🦋dada waqtigan Jogta Mansha Allaah Waad uCaqli badan tahay🦋🦋🦋🦋🦋

  • @warsanamin2995
    @warsanamin2995 4 ปีที่แล้ว

    Arimo jiro ayad toshka u iftimisay jazakumullah ustad

  • @asiyamohamed7531
    @asiyamohamed7531 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustad mhdsanid 😘🥰

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah wlalky qaliya mahadsanid taladad fican ed so gudbisy

  • @bintishbahar1218
    @bintishbahar1218 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waa runda hadalkaga thanks

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 4 ปีที่แล้ว +3

    From shuceyb 8 pack keep going

  • @moktarmustaf4777
    @moktarmustaf4777 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad Mubarak Hadi jazkllh

  • @drsmariaabdullahi7419
    @drsmariaabdullahi7419 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Mubarak hadi guulyso wll allah haku xafido

  • @Mohamedalijama143
    @Mohamedalijama143 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad! Runtii waxad kadashay xaqiiqada.

  • @Alabbvshh339
    @Alabbvshh339 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh mustafe 2
    Baad iitahy wll
    Wan ku tageera

  • @nasracumar7560
    @nasracumar7560 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah tabaraka laah alehakuxifdiyo macalin

    • @samiyoabi2416
      @samiyoabi2416 4 ปีที่แล้ว

      Mashaallah tabarak shukran waa taloyin wacan ilahay ajir hakasiiiyo ustaad

  • @xalimoyareymaclin2106
    @xalimoyareymaclin2106 4 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah allaah ku dhowro ustaad

  • @hiboibrahim410
    @hiboibrahim410 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah ustaad Alle haku barakeyo

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 4 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad mubaarak noo soo badi gaar ahaan waxyaabaha quseeya dhalinta age 18-25 ,sida shaqo loo raadsado,sida gabdha aad guur ka rabto qaabka loo shukaansado ,qaabka luuqad laisku baro iyo waxyaabo badan ood nooga aqoon badantay mahadsanid ustaad intad karto uun

    • @drsadiaahmed8321
      @drsadiaahmed8321 4 ปีที่แล้ว

      Sida loo shukansado aa lol 😂

    • @gurey-ology
      @gurey-ology 4 ปีที่แล้ว

      @@drsadiaahmed8321 adigu dr nooceyad tahay dctorka badane

  • @aecuguqaaliy7369
    @aecuguqaaliy7369 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha wllo haaa

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah Mahadsanid ustaad 🙏

  • @zaytunabdisalan477
    @zaytunabdisalan477 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah mahadsanid ustaaadi

  • @rukioadanmohamud4651
    @rukioadanmohamud4651 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalaah wllky alaha kuxifdiyo

  • @hamzemaahir8024
    @hamzemaahir8024 4 ปีที่แล้ว +1

    Wali kaama Hayo Ustaad Balanteni 1 year ayan kusugayay Iminka Barnamijkaas

  • @abaasiraaqi9717
    @abaasiraaqi9717 4 ปีที่แล้ว

    m.a allaha macalin kuxafido nolol wanaagsan ku noolow

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Shukran ustaad mhd snd 😍😍

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 4 ปีที่แล้ว

    Jazzakumallh khairan macalin Mubarak Haddi ❣❣❣😘😘

  • @aminafuad6564
    @aminafuad6564 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll talooyin aad muhiim ah weeye

  • @xafsocabdulaahi1999
    @xafsocabdulaahi1999 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ustad mahad sanid alla haku barakeeyo

  • @nasrocabdimustaf5956
    @nasrocabdimustaf5956 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mhdsnid ustaad

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Jasakalaahu Khayr wllo

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysonnnnnnnnnnm

  • @maxad_shukribashiir9370
    @maxad_shukribashiir9370 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    افصح الله لسانك
    Mubarak hadi
    Waxaa layaab leh shuruudahaas kor ku xusan adoon buuxin
    Dad_ka wali leh (maad_guursatid🙋🙌)

  • @hodancabdi2879
    @hodancabdi2879 4 ปีที่แล้ว

    ano saxan saloola iska cunaya ayan ku daawanaya guur iyo nin sheekadiis diyaar uma ihi wlhi youtube waa saaxiibka kaliya leeyahay asxaabtayda way ila yaaban waxay igu dhaha cid lama sheekaysatid waxan kurt dhaha maxan kale faaidaya hadan lasheekaysto qof waqti lumis kaliya dhalina yarada maanta joogtaan waa wada caqli ciyaal dhabta hooyadood wada saaran hargaysa kaaso samalamaya abti💚💚

  • @naasiribrahim2786
    @naasiribrahim2786 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guurkuba wa jeel cadiya

  • @maxamedfaarax5189
    @maxamedfaarax5189 3 ปีที่แล้ว

    maasha Allah ustaad

  • @hawogarasow1906
    @hawogarasow1906 4 ปีที่แล้ว

    Intu Maanka gajeysanayahay guul waa weli. 💯🤙 hormar wacan

  • @kbule_4295
    @kbule_4295 4 ปีที่แล้ว

    Really waa hawl culus
    Thanks ustad

  • @abdullahosman3151
    @abdullahosman3151 4 ปีที่แล้ว

    Ilaah haku barakeyo walal i.a

  • @muniraabukar6152
    @muniraabukar6152 4 ปีที่แล้ว

    Aywah Mawduc dhaxal gal ah weye👌👍

  • @awwoomer879
    @awwoomer879 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wllo

  • @mohamoudyousuf5202
    @mohamoudyousuf5202 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah khayr

  • @beendiidmedia
    @beendiidmedia 4 ปีที่แล้ว

    That's true si baraatika ah ayaa loo arkay nolosha kuma wanaagsana sida hore aa aheed inaa sii ahaato waxaa lagaarabaa inaa badasho dhaqamadaada hore waa inaa aad la imaadaa masuuliyad
    Guurku laguma nagaado hadaa ad adagtahay,hadaa wadatid dhaqankii iskaabula ninamada hadiikale waxaa kaa burburaayo aqalkaa aas aastay

  • @sayidsuldaan6753
    @sayidsuldaan6753 3 ปีที่แล้ว

    Wll wan ku xidhanahy alha ku shrfo

  • @nashaadbashir6137
    @nashaadbashir6137 4 ปีที่แล้ว +1

    Ms ha ala ah wll

  • @queenlove8120
    @queenlove8120 4 ปีที่แล้ว

    Can't change boz i love my hurdo my freedom advanture so abwe mcn nin somali wareerkisa iga daa 😂24jir nololsha buuq laan u tahy ahy alxm guur mrkaa maqlo iska oyaa stress boz of furiin runtii nololsha furiinka waa xanun boz,anaa ku soo koray mentally damage ii geystay dnt wanna my kids to live stress n by the way dulqaad malahi aa nin kula jogo blve im worse lkn im happy i cn care my life Alxm😍

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 4 ปีที่แล้ว

      Xasbunallh kkk naa caruur badan aad daadisidee oo hooya ku dhahe ee guurso .
      Tedakle hadad hesho qof caqliyan,fikrad ahaan, aqon ahaan aad ISU dhawdihin AMA kaa sareeya dabcan wxn aaminsanhy inadaadam stress wx ladhaho arkeyn ee is biimee 24 wa mesha an isleeyahay gabadhu caqli ahann rerkeda wey Kafin kartaa ilhy hakula garab gale ka carar mesha facaa oo hooyo la leeyahay see isaga joge yac😁

    • @abdelqanimohammed995
      @abdelqanimohammed995 4 ปีที่แล้ว

      Don’t give up on us sweetheart , there’re plenty of good men out there looking for you, n will heal your wounds. Remember you are your thoughts! . There’s a Chinese saying that goes: “ life is like a mirror if you smile at it ,it smiles back to you and if you cry at it it cries back at you “. 😊

  • @ENGMMR
    @ENGMMR 4 ปีที่แล้ว +2

    Good it's very nice vedio

  • @amiiraabdulkadir8502
    @amiiraabdulkadir8502 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad Mubarak

  • @abdiazizsaleban2494
    @abdiazizsaleban2494 4 ปีที่แล้ว +1

    Go forward Mubarak hadi waxad tahay macalin aanu wax badan kadheehano

  • @sumayaahmed1811
    @sumayaahmed1811 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wll qli

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 4 ปีที่แล้ว

    Allah ku barakeeyo

  • @longseconds8699
    @longseconds8699 4 ปีที่แล้ว +6

    احتاج اسمع المحاضرة مرات كثير عشان أفهم تقريبًا كل الكلام ولكن أظن مبدئيًا أن كلامه ممكن يستفيد منه الشباب خارج الصومال لأن داخل الصومال أظنهم مازالوا مجتمع ذكوري والزواج يكون من أجل الإنجاب والتكاثر والمرأة وظيفتها عمل اللحوح في الصبح و"الاسكودحكرس" على الغدا والشاهي بالحليب في العصر ويرجع سي السيد في الليل ويقول لها "آوي عشدي " وكأنه كان مشغول في حل قضايا الشرق والغرب ما كأنه كان جالس في القهوه يعلك " ملوخية" مدري "جرجير " أهو شيء يتسلى فيه وخلاص. المهم
    شيء يملأ القلب سرور وسعادة أن نرى شباب يشرح الصدر مثلك يعطي دروس في التنمية البشرية
    نرجو لكم التوفيق من قلوبنا .

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad Aad iyo aad kaaga faaideysanay

  • @zucadziman2439
    @zucadziman2439 4 ปีที่แล้ว

    Mubarak hadi aduu walibreer ma yiilatryna wll

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว +1

    من محبينك يا مبارك ربنا يبارك فيك

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad🥰

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys 4 ปีที่แล้ว

    Well said 👏 👌 👍 🙌 brother

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 4 ปีที่แล้ว

    Alaahu amiin amiiin wallo thanks

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah dhalinta dantooda allahatuso

  • @hassankamiinmire9845
    @hassankamiinmire9845 4 ปีที่แล้ว +1

    بناء الأسرة 🧡

  • @SG-SPOT
    @SG-SPOT 4 ปีที่แล้ว +6

    Diyaar uma ihi isbadaladaas runta markaan sheego.
    Sidaas darteed waxan qandaraas cusub usaxiixayaa kooxdayda #ISKAABULO ilaa sanada 2025👈
    Alxm wana ku faraxsanahay waayo waxn raba inn nolosha dhinacyo bafan kaso dhiso kahor inta ann kubiirin kooxda #XAASLAYAAL
    #Mahdsnit

    • @kiimochannel
      @kiimochannel 4 ปีที่แล้ว +1

      Iskaabulo weeyn

    • @Casmicarafaad
      @Casmicarafaad 4 ปีที่แล้ว

      Runtii koox ilaa 10 years aan ku riyonayay ayaa jirta hadanan kubiirin kooxdaas kooxdayda iskabulo ayaan qandaraas ilaa noloshayda ah usaxiixayaa 😂😂😂

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 4 ปีที่แล้ว +1

    Good جزاكم الله خيرا

  • @Mubaarak-Hayye1549
    @Mubaarak-Hayye1549 4 ปีที่แล้ว

    Màn sha allah ustaade

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed4363 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah #Mclin_bulsho runtii arin loo baahnaa ayaad ka hadashay waa shan qodob oo biyo kama dhibcaana
    badanaa waa waxayabaha sababa furniinka iyo isfahan waaga qoyska marka hadiyo goor
    qof kastaa ka kale god dalooladiisa iyo dhaliilihiisa u fiirsado ee meeshii
    isu tanaasulkii ka baxo
    halkii midba midka kale ka
    waynaan lahaa isu fiirsi
    yimaado wadda noolaanshana
    ma jirayo haduu jirana
    qoys quruxdii ka maqan tahay ayuu
    noqonayaa