“Ha u diidin carruurta Aabbahood Haddii aad kala tagteen …" Nasiiba Sh. Aadan Siiro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 72

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h 4 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha ku barakeeyo nasiiba❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m 8 วันที่ผ่านมา +2

    Alleh haku xiftiyo
    Nusayba❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 7 วันที่ผ่านมา

    Absolutely, Ilaahay caruurta ha lagaga cabsado ❤

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 21 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu Agbar waleeee. Shekhadan Run badanaaaa. Inan marhoraaa ficnaaaa. Inan Muxadaradeeda Dhageysto. Wayooo wa in Iska dhalnayyy. Uuun Tarbiyo majirto aaan siiinayyy. Cay iyo Dil moyeee

  • @suweysmohamedjama6778
    @suweysmohamedjama6778 26 วันที่ผ่านมา +5

    Mnshaa Allah ilahayoow qalbiga noohagaaji

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 26 วันที่ผ่านมา

      Amiin ya Allah

  • @hissali6578
    @hissali6578 2 วันที่ผ่านมา

    Allh hakubarakeyo qali❤❤❤❤❤❤I love ❤

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 26 วันที่ผ่านมา +4

    Aabaha soomaaliyeed hadduu gabadha furo caruurtana wuu furaa completely agreed

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 25 วันที่ผ่านมา +1

    ilahay caqliga iyo cafimadka haku barakeeyo sheekh nasiiba.

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h 4 วันที่ผ่านมา

    Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad1153 23 วันที่ผ่านมา +1

    MaashaAllH Tabaraka Allh ❤ waa Arin bulshadu ubaahantahy inzhaAllH Soo Badiya inzhaAllH Barnamijka Xalqado Taxana ah Oo badan usameeya inzhaAllH si Dadku uga fa'idan ❤

  • @iidaanz
    @iidaanz 26 วันที่ผ่านมา +15

    Mansha allah, waa sidaa markaad u meel daydid ama aad tacab galisid ubadkaaga, sheekh aadan siiro Alkah godka ha u nuursho, halkaa waxa ka muuqata inuu ehelu janaa yahay🙏🏽

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 26 วันที่ผ่านมา +2

    Allah yaa bareek nasima sheekh adan Allah haku barakeeyo wall 🌹❤️

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 26 วันที่ผ่านมา +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    waxaan u baahanahay inantanoo kale hadaynu nahay Soomali, Hablaha Somaliyeed waa Cajiib, Ilaahay ha inoo Xifdiyo Hablaha Soomaaliyeed

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 25 วันที่ผ่านมา

      Waar. Waa. Inan. Reer. Somaliland. Ah
      Waa. Maxay. Somalidan. Iyo waxan. Aad. Ka. Hadlaysaa

    • @ashaaidid3331
      @ashaaidid3331 24 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@AAAbdi-eb2ofistaqfurulah ayadana wexeydhaheysa hoyada somaliyed abaha somaliyed adigana gobalka ey udhalatay lee shegeysaa 😅😅😅😅😅

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 18 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah sheeqada khayr badan Allaha siiyo ayadoo kalana illaaheey hanoo badiyo ❤

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 26 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah ilaahay ha ku barakeeyo abayo iyo walal ilaahay ha idiin danbi dhaafo aamiin

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 26 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah allaah hakaa abaal mariyo sheekhad nasiiba

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 26 วันที่ผ่านมา +2

    معني التربية: كل عملية او مجهود او النشاط يؤثر علي قوة الانسان او تكوينه

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 26 วันที่ผ่านมา

    بسم الله ماشاء الله Ala huuno Abahaa u ekedii MASHA ALLAAH ALAHA KU XAFUO رحمة الله شيخنا حبيب

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 25 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ilhay haku barakeyo aduun iyo akhiro abahana ilhay ha u naxaristo waxan rajaynaya in ad boski Abe u buxiso bushada somaliyed insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 26 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah barakumu Allah jamiican.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 22 วันที่ผ่านมา

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤.JisaakaLah..Khayr

  • @user-pi5zh5cs4r
    @user-pi5zh5cs4r 26 วันที่ผ่านมา +1

    sheikhadda magaceeda waa Nusayba ee Somalidu ha joojiso inay ugu yeeraan Nasiiba, sax maaha. Nusaybana insha Allah ha barto dadka magaceeda. Ilaahay inantaa khayr ayaauga rajaynayaa walaalnimo iyo Islaanimo darteed ayaanna u jeclahay.

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 14 วันที่ผ่านมา

      Walaal inanta magaceedu waa Nasiiba, waligay maan maqal Nusaybadan aad imika ku sheegaysid, Aabaheed Sheekh Aadan Siiro (AHUN) goobihiisa ganacsiga ayuu qaar u bixiyey magaceed (Nasiiba Cafeteria) oo aan ahayn bidh iyo labo iyo saddex toona oo intaa ka badnaa 👋

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan jeclaan laa in aad tixana inooga dhigtaan Barnaamijkan WALAAHI waanu ka faa iodi laheyn ❤❤❤ shukran

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 26 วันที่ผ่านมา

    Asc maasha allah. Ilaahayow. Macalimada .nooxafid

  • @yasminyasmin3142
    @yasminyasmin3142 26 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا ❤❤❤❤❤يا اخت نسيمة

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 26 วันที่ผ่านมา

    Jasaakumo Allah ukhti

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 26 วันที่ผ่านมา +5

    ما شاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا جزاء الله يحفظكم اختي🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤

  • @farhioayman2123
    @farhioayman2123 25 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy hay gaarsiiyo waqti ilmo ku dhalo🎉🎉🎉

  • @mayramoshariif
    @mayramoshariif 16 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 26 วันที่ผ่านมา

    Nasiibo abaha ayaantagerijiray adigana sidokale 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ geesi yad❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanafarah1441
    @hanafarah1441 26 วันที่ผ่านมา

    jasaa aka laahu khayr. waa waano waaqica ka hadlaysa.

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay caruurta ha lagaga cabsado ficiltanna ma galaan carruurtu hadal culus alle ha Ku ilaaliyo walaal
    Waqti laguu baahnaa baad soo muuqatay

  • @kadra825
    @kadra825 20 วันที่ผ่านมา

    الله يرحمه الشيخ ادم زيره ويغفره له جميع امواتنا والموت المسلمين والمسليمات والمومين والمومينات لحي منهم والموت اللهم اميييين اميييين اميييين امييييين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aragsanquruxsiciid4583
    @aragsanquruxsiciid4583 26 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 26 วันที่ผ่านมา

    Maash Allah❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 26 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo walalo qali sheekh iyo sheeqada❤❤❤❤❤

  • @Hawa839
    @Hawa839 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha allah

  • @kadra825
    @kadra825 20 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك امييين امييين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕🥰🥰☘️😍😍😍🥰🥰☘️💨💗❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 26 วันที่ผ่านมา +3

    Scww wlo noo soodadiw Nasiibo❤ sheekh Aadanw

  • @CaashaIsmaaciil-p6s
    @CaashaIsmaaciil-p6s 24 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah❤

  • @XafsaCllaahi-d7r
    @XafsaCllaahi-d7r 24 วันที่ผ่านมา

    Mashllh mashllh

  • @ayaanjama2661
    @ayaanjama2661 25 วันที่ผ่านมา

    Mashalah

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 26 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah...

  • @kadra825
    @kadra825 20 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu 21 วันที่ผ่านมา

    Masha alh tabaraka lah

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah 😂🎉🎉❤❤❤

  • @NuurAlle7
    @NuurAlle7 26 วันที่ผ่านมา

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 26 วันที่ผ่านมา

    Mashallah mashallah Habalyo

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 26 วันที่ผ่านมา +2

    caruurta soomalida hooyada korisa markuu furo caruurtana wuu furaa hadhaw markuu taaba galo ee uu aabuhana gaboobo markuusoo calaacala

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 26 วันที่ผ่านมา +3

    Nin Walbaa Wuxu Rabaa Gabadh Dhaqankan Oo Kale Leh, Blse Nina Ma Rabo Mida Tiktok Dhex Taagan Ee Marna Meeshay Ka Yar Noolashahy Sharaxeysa. Xataa Ninka Walan Dhahoo Nina Ma Rabo Hilibkaa Bananka Yaala.
    Gabadhi Waa Sharaf, Waana Cawro.

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 21 วันที่ผ่านมา

    Waleeeeee Ben Ma ahan wana loeada Taliyaaaaa

  • @user-xn1cv2ye4h
    @user-xn1cv2ye4h 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waka xarima qasiska

  • @user-dv9hz6ze6g
    @user-dv9hz6ze6g 26 วันที่ผ่านมา

    Waa dhab

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ruun waaye wlhi ninka haddaa kala tagteen ma ahaan inaa caruurtiisa isku xariirin weyso adiga iyo ninkaagii hore xariirkii idiinka dhaxeeyo waa gooni tan caruurtana waa gooni mar walba caruurta mustaqbalkooda firi oo ka fikir xumaan walba u qabto aabahood waxaa ku iloowdaa caruurtada madaxooda oo xariirka aabaha iyo ilmaha wanaajiya

  • @Cr10206
    @Cr10206 22 วันที่ผ่านมา

    Walhi wuxu jarayi xirirkooda markan kala tagnayi marki ba igu dabayisayi alx waxan helayi qof ila koriya ila rabeeyaa lkn mana qaldan misee asaga aniga asaga iyo maclimadkisiba wan hilmaamayi runti

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 20 วันที่ผ่านมา

    Meel gooni ah oo soomaalida kaduwan ayaad kusoo kortay❤

  • @seed3966
    @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +1

    Dumarku reer galbeedka lacakbey ku qaataan intaas bey tix geliyaan 😮😮😮

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 26 วันที่ผ่านมา

    Taasi waa really 😂

  • @JamalNoor-yb6sh
    @JamalNoor-yb6sh 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkuna wa inu ixtirama reerka gabadhu ayleedahay iyo ninka ukorinaya ciyaalkisa. Gabadhuna wa inay ogaata in ilmuhu aabahood ubahanyuhiin

  • @user-xn3nj4lt4v
    @user-xn3nj4lt4v 26 วันที่ผ่านมา

    Alle hakau barakeeyo Ustaada Nasiiba ❤

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 26 วันที่ผ่านมา

    GEYIGA SOMAALIDU DEGTO WAXAA CAAN KA IN CARUURTA HOOYADA LAGA QAADO RAGGA WAXAAD KU BARAARUJISAA INAAN HOOYADA CARUURT LAGA QAADIN HADII FURRIIN YIMAADDO.

  • @burjimire931
    @burjimire931 26 วันที่ผ่านมา

    M.a tbrka allh

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 21 วันที่ผ่านมา

    Allahu Agbar waleeee. Shekhadan Run badanaaaa. Inan marhoraaa ficnaaaa. Inan Muxadaradeeda Dhageysto. Wayooo wa in Iska dhalnayyy. Uuun Tarbiyo majirto aaan siiinayyy. Cay iyo Dil moyeee

  • @XafsaCllaahi-d7r
    @XafsaCllaahi-d7r 24 วันที่ผ่านมา

    Mashllh