ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

TARBIYADA CARUURTA 3JIR ILAA 5JIR//

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ส.ค. 2021

ความคิดเห็น • 25

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    ABSUTTLYYYY SACABBADAN saabiriina

  • @ikram9043
    @ikram9043 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaad ka soo hadashaa samaynta tv 📺 ku leeyahay caruurta yar yar dhanka korsiimada maskaxda iyo hadalkaba. Waad mahdsantahay

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaayo

  • @istaahil6479
    @istaahil6479 ปีที่แล้ว

    Aniga hooyo ma noqon wali madax banaan ahay waana rijeyna inaa hooyo noqdo insha allah waxaadba mooda Ani adi hal qof inuu tarbiyada nawada baray qaabka aan u aqaan ayaad utaqan walahi MashaAllah inkasto aan bartay tarbiyada caruurta xiisad ahaan aan uqaatay jazakallah Dear

  • @ikram9043
    @ikram9043 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah walaalo walhi mawduucyo wanaagsan oo an u baahanahay hadaanu nahay hooyoyin somaliyeed ayaad ka hadashaa. Khasatan video gan si fiican baan uga helay waxaad ka hadlaysaa xalad aan hada ku jiro. We love you 😍

  • @istahilfarah9077
    @istahilfarah9077 2 ปีที่แล้ว

    Maaaansha Allah tabaaraka Allah ❣️👍👍👍

  • @umuabdirahmaan5352
    @umuabdirahmaan5352 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrwb waxaa kasoohadashaa cunug 3 yrs marka banaanka usaartid dhulka isdhigayaa qaylinaya ama hadaa tukaanka ukaxaysatid waxna maqlayn. Jizaa killahu khayran

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Familyyyyyy Familyyyyyy Reer system ama.nonseseseseses yaaawaaye

  • @haliimoshiekh5316
    @haliimoshiekh5316 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sugaynaa sida loog joojiyo madamx
    adeega l

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 3 ปีที่แล้ว

    Hey beautiful its Samia mashaa Allah tabarallah, i love this topic. You are doing a great thing for young generation who dont have experience jazakallah khair xababti may Allah swt always protect our kids amiin ya raab.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Haaa tanaa miyaa Malaya kaad dooqoo jeclaaday miyaa wacadala haweendumaaar waan ugu jiraa miyaa yarta qiimobadan dumaroo khayrbadan sedexaad caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey miyaaa waleee saytahay bareer

  • @ALTOWBAHD
    @ALTOWBAHD 2 ปีที่แล้ว

    M.a walal qaaliya allaha ku sharfo.
    Cashir qiimo badan.
    Mahadsanid

  • @sacdiyo681
    @sacdiyo681 ปีที่แล้ว

    Naa walalayal dhib ba ii heysta wil yar ba ii joga 1iyo9bil jira dadka islamed marku arko wu u orda marka u dhibana wu I didaya aniga Hadi ay dhacdo ina qof u dhibo ima tabayo murug ba ii heysa wlhi gabar hoyonimadu ku cusub thy hadane yurub ku cusub ba ahay qofne an heysan

  • @user-vt4zj4mo9t
    @user-vt4zj4mo9t 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾❤️❤️❤️💖💖

  • @hibaqabdullahi585
    @hibaqabdullahi585 3 ปีที่แล้ว

    Asc