Somali uma baahno dowlad jilicsan, Ilahow dowlad sida tan dariska nahay oo drones ku garaacdo shacabkeda nasii. Qabiilkii lakariwayaba madaxa laga garaco. Hadii kale ilameerayso lee kujiraynaa
Madasha qaran! Marka aad eegto xaaladda ay ku sugantahay jamhuuriyaddii Soomaaliya, doorashooyin haynoo danbeeyeene, waxaa su'aali ka taagantahay meeshii "shir dib u heshiineed" oo kale lagu qaban lahaa & waxyaabaha shirkaas looga hadlidoono & cidda hogaamindoonta?! Ma jabuuti baa, ma Itoobiyaa, ma Masar baa, ma Keenyaa, ma Turki baa, ma Imaaraad baa, ma Ereteriyaa; xaggee "madasha qaran" ku heshiindoontaa in shirkaas lagu qabto, inta aan ajandahaba la gaadhin? Gunaanadkii, waar madal qaran & doorashooyin gudaha dalka lagu qabto ma muuqata e ( ha ahaato teendho & mid toos ahba) hallaga doodo meeshii kale ee looga wareegi lahaa, iyo sidii jamhuuriyadda looga badbaadin lahaa cadawga gudaha, oo ay ugu horreeyaan Xasanka-Xamar, Muusaha-Hargaysa, Deniga-Garoowe illaa aadka gaadhaso Madoobaha-Kismaanyo (BASAASIINTA madaxda sheegata). Si kastaba, jamhuuriyaddu dhiig cusub & isbeddel bay u baahantahay, kooxahan "qawlaysatada & BASAASIINTA" ah laguma sii eegan karo.
Nimankan siyaasiyiinta ahi Hadan nahay shacabka runtii Mustaqbalkii iyo rajadii wadankan aynu ka lahayn Way na sejiyeen xalad quus Ahna wy na gaadhsiyeen ? Anu wxn so jedin lahaa haday Wx rajo ahi jiryo iny isu imadan Shiraana hadan shacabka Nahayna si toos ah lanoola Socod siiyo si an ugu qanacno Cida danta dalkan iyo dadkaba Wada iyo kuwa ka so horjeeda
Shafici adan dirir numberone doctor here africa thanks doctor
Shirka MADASHA 🇸🇴 waa iney qayb ka noqdaan maamulada Gobolada waqooyi.. sida KHAATUMO STATE ❤🎉🇸🇴
😂😂😂😂😂😂 somaliland dhulkeeda car xamar ha aqbsho
Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤
Wariyahan magiciis
Madaxweynaha dagtisa iyo afkisa xa ismaqasho, kaxor intii shiir laqabanin.shalay asigaa qoof iyo cood puntland udithi.balantu waa tendhadhi.
Shirkan soo lama qabto
xasan sheekh waxa keliya oo u wareejinayo xilka marku kadego wa midnimadi soomaaliya oo soo laabtay iyo argagixasadi snm oo laso afjaray iyo beentoodi
Somali uma baahno dowlad jilicsan, Ilahow dowlad sida tan dariska nahay oo drones ku garaacdo shacabkeda nasii. Qabiilkii lakariwayaba madaxa laga garaco. Hadii kale ilameerayso lee kujiraynaa
Waa siday tahay
dowlada xasan sheekh guushu way iskaso raadsneysa laakin xasan uma jeedo oo ssc wa meesha waqooyi ugu mihiimsan wayna soo laabtay oo gooni koosadki wa shalayo tagtay
ladagaalanka argagigxisada waxaa dhabar jabiyey xababashida sida tooskaa ugarab istaagantahay si ay bad xoog ugu hesho itoobiya waa cadawga koowaad ee soomaaliyeed ayadaana ka daran alshabaab
Argagisada Madaxweynaha Xasan dhiiqo iyo Axned nadoibe ayaa ka mid ah,ma been baan isu sheegaynaa?
Madasha qaran!
Marka aad eegto xaaladda ay ku sugantahay jamhuuriyaddii Soomaaliya, doorashooyin haynoo danbeeyeene, waxaa su'aali ka taagantahay meeshii "shir dib u heshiineed" oo kale lagu qaban lahaa & waxyaabaha shirkaas looga hadlidoono & cidda hogaamindoonta?!
Ma jabuuti baa, ma Itoobiyaa, ma Masar baa, ma Keenyaa, ma Turki baa, ma Imaaraad baa, ma Ereteriyaa; xaggee "madasha qaran" ku heshiindoontaa in shirkaas lagu qabto, inta aan ajandahaba la gaadhin?
Gunaanadkii, waar madal qaran & doorashooyin gudaha dalka lagu qabto ma muuqata e ( ha ahaato teendho & mid toos ahba) hallaga doodo meeshii kale ee looga wareegi lahaa, iyo sidii jamhuuriyadda looga badbaadin lahaa cadawga gudaha, oo ay ugu horreeyaan Xasanka-Xamar, Muusaha-Hargaysa, Deniga-Garoowe illaa aadka gaadhaso Madoobaha-Kismaanyo (BASAASIINTA madaxda sheegata).
Si kastaba, jamhuuriyaddu dhiig cusub & isbeddel bay u baahantahay, kooxahan "qawlaysatada & BASAASIINTA" ah laguma sii eegan karo.
Oy denni xoolo kaama cunine iimanka seege😂
Hay habaarin "dhub" dhehe! Deni waa ka ugu qaabka daran
@@Huruuse-o5c denni futada aad la hoos ordeysid ma cuno
Nimankan siyaasiyiinta ahi
Hadan nahay shacabka runtii
Mustaqbalkii iyo rajadii wadankan aynu ka lahayn
Way na sejiyeen xalad quus Ahna wy na gaadhsiyeen ?
Anu wxn so jedin lahaa haday
Wx rajo ahi jiryo iny isu imadan
Shiraana hadan shacabka Nahayna si toos ah lanoola Socod siiyo si an ugu qanacno
Cida danta dalkan iyo dadkaba
Wada iyo kuwa ka so horjeeda
Gaylan madeya
Adiga iska aamus farmaajo warka hanoo soo tabiyo🖐🏻
Dhaqan xumo hadaad taageertid biriyey adna kuqabsaneysaa xasan asagaa taageerijiray axmad madoobe iyo deni markay dhihijireen xamar amaanmaahin farmaajaa ugabaqeynaa xaline meelaan ahayn iskuma aaminikarno ayagoo danoyaasadeed kalahaa xasan shiikh kutaageersanaa asagoo siyaadeed kalahaa markay ugu dambeynaa ay bilaabeen intay rpg iyo dshk iyo gaaroonkalasoodagaan bari xasan madiidikaro waayo sune hore waana dhibka siyaasiga somaliga ah uusan fiirin danta iyo mustaqbalka ee wuxuu fiiriyaa maalinmoodkiisa dhow
Farmaajo majnuun gedo ha deeqdo
@@dilara-jj5yj dhibmale qofkastoo xaqqa waday mujrimiintu iyo mooryaantu majnuun saaxir dhahaan nabi muxamedba scw waa lasooyiri
@@Hsn1224 gedo ha idin deeqo
Gaalo media hhh
OO MALALA. KULM8 DOONAA. KOOXDA VILADA
Warkaaasa imara hala dunsho failure somaliya no more datoodsm iyo hawiyism iyo dirism reerksta jaantiisa ha goosto😂
Munaafaq ayaa tahay shisheeya aragtidooda buunbuuniya oo qabiiliste ah waa lagu ogyahay cidna ku dhegeysaneysa ma jirto
Munaafaqa runtaa dhibta sidaada ookale iyo munaafaqa vilada fadhiya
Xaad u dhegaysatay hadda. Ciil ninkii ku soo koray cuqdad weligii jsma baxo , Allah ha ku caafiyo. Aamiin dheh
@@yasinmohamed1818hada yaa ciil qaba😅