HIHI😅 ISAGOO SAAS U CAYTAMAYA, MIYUU DOONAYEY IN UU SOMALILAND MADAX LA NOQDO ❓️ MABA AH NIN DEGEN OO MASKAX LEH😂, DADKANA LA DOODI KARA😊. DUQU DA´ BUU GAAREY EE HAYSAGA NOQDO DIBADII UU LA YIMID. HAKAAS HA LAGU DAWEEYO
Feysal Dhurwaa weligii wuxuu ahaa nin la jireen ah oo adege u ahaan jirey madaxdii MW. Siyad Barre la shaqeeynaayeen ayuu dhinac kasta ugu khidmeen jirey !!! ; marka nin weligii khaadum ahaan jirey waa ceeb in madax laga dhigo ,waayo uma qalmo jago sare in loo dhiibo oo ugu yar Agaasime ..... waaar dee iska daa wuxu ha uska qaaqleeyee .
Faysal faaruq waa faasuq ma xishoode ah 😂😂😂😂😂😂
FAYSAL FAARUQ WAX AAN MUNAAFAQAD AHAYN OO UU KU BIIRIYEY SOMALILAND MA JIRTO😊
SOMALILAND ILAAHAY BAA JECEL MARKUU MUSE, KAAHIN IYO FAYSAL DHAAFIYEY😂. NASIIB WEYN BAY U TAHAY SHACABKA DOORTAY C. CIRO❤.
FAYSAL WUXUU ISU SHARAXAY SI UU SHACABKA CIRO KALA QAYBIYO, SI MUSE BIXI U GUULEYSTO😂.
Kaasi markii horeba waxba ma ahayn in uu adhaxda ka jabiyo gadhxajis ayaa loo samaystay
WAAR WUU ISKU XAARAY, WAXAA USABAB,AH FAYSAL MADOONAYO INUU MADAXWAYNE NOQDO EE WUXUU DOONAYAA LACAG
Tolkii nin loo adeegsado ayuu ahaa oo waliba afxun oo cay badan. Waa ma gudbe dhuuni raac ah. Xataa caruurtiisa dayacay. Oday ka qarafaysta siyaasada oo aan macna lahayn.
Inaa lilaahi maantuu sii goay
Feysal beenaale waa yahay waxa uu ku hadli jirey beenaale kaadib ah weeyee👉🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️
Aduunka o dhan ayeey ka jiraan xisbiga feysal o kale talyaaniga ayaan ku arkay xisbiyo hela 0.22% feysal 0.72% cod badan ayuba helay legend feysal
FAYSAL WAA MA GUDBI XATAA DUGSIYADA AYUU KU DHICI JIRAY XISBIGA WAA KELIGII CIDNA MA WEHELISO ISAGA IYO USHIISA QALOOCNEYD
Wa Railagi Somalia
War maanta waa loo quus gooyey soo qabta feysal 👉 🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️
Waa fisalo waa faruqoo waa fosto madhan waan filin kartoon
Anigu saa u qoslayey baa ilmo iga timid
Faysal cali waraabe xisbigiisu waa Afayeenka Xis biyada kale Cayda iyo Qabyaalada iyo nabara xoqa iyo in uu inta caqliga yar uu cuqdad ku beero buu u qaabil san yahay Soomaali diidka
Akhlaaqda xunayaa lagunacay
Feeysal guuldaradiisa jawab omu hayee qajajac Buu isku difaca
WAR FAYSAL WAA KULMIYE ❗️BUUR MADAW WAATUU WEERARAY OO LAHAA MAXAAD KULMIYE U TAAGEERI WEYDEY OO AAD I TIRI CIRO U CODEEYA ? FAYSAL WAA MUNAAFAQ CAY WAX AAN AHAYN AQOON.
Firstly wahu halley cood Dan 8000
Feysal waa qalbi caruur injineer maaha ee waa qof liita, nin 80jir ku caytama oo somali iskudir buu cimriga ku dhameystay,
@@dalaisacgibril5899 waa injineer lkn aqoonta dadnimo ma keento dadnimada iyo caqliga ilaah baa baxsha o waa loo dhasha Faysal maaha siyaasi waa nin iska xamaasadeysan o mooda siyaasada cunsuriyad iyo cay
Runta qaraar badana xanuun waye wallahi
Ma nin dhacay aya wax so kordhiya? ma adaan qabiili ahayn?
Oday asaasaqay waayee. Odaygan waalan maxa laga waraysta 😂
Craxmaan ciro ha u magacaabo wasiirka caacda ee warfaafinta feysal caac
JAMA Usheeg dadka inay tahay 3 sano kaa hor..
Waxay ahayd 3 sano ka hor, waanu ognahay inaad neceb tahay horumarka Somaliland
Kadaa jaamacoow kitaabka alle waanrabnaa hadalka ufiirso
Kelmada waad dhacday ceeb maaha oo waa runtii faysal faaruq weliba raggaas uu sheegay waa jiraan, waxaase ceeb ah inta uu sheegay
Nin waalan yaa duran waa seda xasan shekh ku soosucuta kkkkk
Faysal cali waraabe oo leh hebel waa qabiili baa cerba hada waa iskama warqabe waa qabiilkii oo aan is aqoon is ogayn 😂😂
HIHI😅 ISAGOO SAAS U CAYTAMAYA, MIYUU DOONAYEY IN UU SOMALILAND MADAX LA NOQDO ❓️ MABA AH NIN DEGEN OO MASKAX LEH😂, DADKANA LA DOODI KARA😊. DUQU DA´ BUU GAAREY EE HAYSAGA NOQDO DIBADII UU LA YIMID. HAKAAS HA LAGU DAWEEYO
Faysal cali waraabe waa Odinga Odingaha kenya
Waar qabyaaladaan diiday iyo tollaay yaa reer hebelaay dheh.
Faysal mahooyadiin wasaaa
War wuxu hadal xuma makans raba inu umad hogamiyo
Faysal waa malxiiska doorashooyinka
Dhacaaye dhuusa weeyne.................🐒....................................
Maaxa kaagalay ilka dheerow somaliland iyo 3 niin o waalla
Uma qalmo madaxweyne Kan oo kale
Faysal arinkiisu waa ninkii hooyaday guursado waa adeerkeey, kolay kii yimaadaba waa hoos yaalaa
Faysal mmaanta ayuu sifiican uquustay xisbigiina sidaas ayuu qadka kaga baxay ilaa 10 sano oo danbe
Feysal lagama xishonin kkkkkk
Feysal Dhurwaa weligii wuxuu ahaa nin la jireen ah oo adege u ahaan jirey madaxdii MW. Siyad Barre la shaqeeynaayeen ayuu dhinac kasta ugu khidmeen jirey !!! ; marka nin weligii khaadum ahaan jirey waa ceeb in madax laga dhigo ,waayo uma qalmo jago sare in loo dhiibo oo ugu yar Agaasime ..... waaar dee iska daa wuxu ha uska qaaqleeyee .
Hadii uu wax qabtay oo uu yahay nin la jecelyahay maxaa loo dooran waayay suashaas in la weydiiyo ayay eheed
Horu maraka macayadu kawada faqash iyo qadada wayan baa cawagayaga ah wuxu qabatay waa inatas 😅😅😅😅😅😅
Somaliland duqa kamaxishodan😂😂😂
Faysal faaruq fudayd iyo akhlaaq xumo ayaa waxwalba dhaafsiisay
BBC dii ma human bay noqotay faysalow
Bal idinku jaamacow magac u soo u soo bixiya faysal.maanta ayuu ugu liitaa oo maca u cidiisii way dhacday.
Wuxuu yiri QABIIL AYAA LAGU DOORANAYEY MA ISAGAA WACAL AH AAWAY QABIILKIISII MAY DOORTAAN
Kkkk
Hodho baanu leenay faysal
😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkk Faysal faruq waa dulal raqiisa. Dib danbe uma soo noqday. Waa ceeb mana xishido. Maxaad qaban kartah Maxaad se dowladnimada maxuu ka ahayd
Faysal isagah lag ku qtay cayda dadka kale
Faysal Cali Waraabe waa belo loo baahan yahay,laantiis siyaasada Somaliland dhadhan ma laha 😂😂😂😂😂
Kkkkk
Ogadeenow xormatah adigo jooxa ahi hanagu dhex waalanin
War odegan maxay oga oohinhayaan
faqsh futowayn waad necebtahiin faysal waayo dhamac buu idinka shida faysl hadii somaliland guulaystay isana wa guulaystay faysal xusbigiisa inu wato sax bay ahayd aduunkaa xusbiyo saasa jira canada way jiran qaar aan guulaysan lakiin ka mida marwlabaa mar uunbuu qofka guulaysta lakiin fasal wa guulaystay marmar badan laga guulaystay halkasuu ka baxay sabatiisa darteed la iskuma dhicin cadowgana wa karabsha sidasi aayad ugu ciil qabtan faysal waxa qadar ilaahay lakiin waa nin dadkiisa jecel yahay qadarka ilahayse waxba lagama qaban karo idinka xumantiina hadaba halkasuu idin soo fadhiisna idin karabshi maxad samayn kartaan
Get a life😂😂😂