WARBIXIN: LA HALEY Isr|L oo la ogaaday doorka ay ku leedahay dagaalka Sudan kasocda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @AbdifatahDurdur
    @AbdifatahDurdur 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    MAhadsanid wariye sare farh Abduqadr

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Qof ey ka qarsooneed ma jiro, American iyo Israel maba doonayaan dal Muslim ah oo nabad ah.

  • @alimohammad-zs7er
    @alimohammad-zs7er 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH GEYLAN JIMCE MUBAARIK

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warbixin iyo warbaahin aan la mid ahayn tan Soomaalida ee qashinka u badan

  • @Hidfhjccbxcbhc
    @Hidfhjccbxcbhc 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Awal miyaadan ogeeyn, UAE iyo Israel iyo Ethiopia waa isku dhinac, dhinackale EGYPT, IRAN iyo Sacuudi Carabiya.
    Hawshaan ka seexo.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gaylan media mahadsanied jumca Moubarak all muslimane Farah abdoulkadir Gull gobonimo Sudan victoire

  • @abdirashidibrahim2107
    @abdirashidibrahim2107 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faarax abdi qaaDir❤

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Imaaraat= sahyuuniyad

    • @superfun1819
      @superfun1819 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺🥺🥺 🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aqoontii sudaan waxaa ka wanaagsanaday baahidii yahuuda

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Dal hadiiba uu mar is qabto oo isdagaalo, kooxo hubeysan soo baxaan , wey sahlantahay in lafarageliyo...aqoonkastaa ay leeihiin waxba u tari meyso...
      : {ولا تنازعوا فتفشلوا وتذهب ريحكم}
      Ha is qabanina , si aydan u fashilmin uu Alle yiri.
      Hadiiba dagaal sokeeye yimaado waa lafashilmayaa,...waa burburaya dhaqaalaha oo baahi ba aimaaneysa...qofka waa la iibsankarayaa markaa ..faragelin baa imaaneysa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Meel aysan kujirn miyaa la arkaa iyo munafaqada iyo caldowada shisheeye dan aysan shidin cidaan kibika saqrantey waa in layska qabto

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alshabaab khawaarij xataa Israel lacagta siisa .. Insha Allaah Yahuuda iyadaa jabaysa

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gaylan Media 👍👍💯💯🙏🙏

  • @superfun1819
    @superfun1819 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alshabaab khawaarij xataa Israel lacagta siisa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaan fahmay danta tananyaahu kaleeyahay sudan wuxurabaa inuu dadkaqaza loraro sudan tusale waxalagubilaabaya dagalyahanada lararo kadibna iyo qoysaskoda kadibna horayba ushegen dadqaza xitacaruurta inayxamasyihiin

  • @MoustafayMahamoud
    @MoustafayMahamoud 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inshirkadaha rergalbedku dhisan qaza ujedkuwaa inqabusahlaya mustaqbalka danohoda ayudhisan xitadagal kale kunasameyan tignolajiyad okudhisan dhismaha lakiin waxalayaaba inlacagta lagudhisayo aybixiyan carabtu!!? Maiyagaa dumiyay siyasadahan miyaymamulayan amaloo ogolyahay sobahdil maahan tasi?

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yuhuud Iyo Emirates Wey Wada Shaqeeyan Naga Ilaaliya Emirates Mamul Goboleed iyo Dowlada Ee uu Hogaamiyo Hassan sheikh

    • @AbduSalmoha
      @AbduSalmoha 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xassan afka kalabax Daarood iyo idoor baa yahuuda emaaraat wata saas u ogooow😂😂😂

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahayow waa kansarka aduunkee rabiyow yuhuud ka qabo aduunkaaga adigaa abuuraye meel walbo waa ku lug leeyihiin ee islam lagu gumaadayo balaayo cirka idin kaga soo dhacday yuhuudey

  • @snw9257
    @snw9257 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dajaalka qarniga meesha uu joogo sahnuuniyadu way ku lamantahay

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada somalia waa inay xiiriir laa yeelato Israa’iil maanta quuwada aduunka waa Iyaga

    • @superfun1819
      @superfun1819 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      HOOYADA

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll ma hadaa ogaa Imaradka loo adeesanaye

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxalayaaba sudan iyadomidaysan israil laheshisay heshis imarad dulaalay burhan iyo xameti wadagalamen burgan waxatageraya israil xametina waxatageraya imarad israil iyo imaradna wasaxiib!!!? Waxas caruurta fahmikarta

  • @Junanilll
    @Junanilll 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israaiil hadey dhahda somaliya dowlad xoog leh ayan udhiseyna lakin wa in ay aqoonsadan Israaiil, somaalida ma aqbali laheyd inay Israaiil soo dhaweysa sidii Imaraadka iyo Masar?

    • @KingworldKing
      @KingworldKing 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kkk yahuud waliga ha aminin yahuuda xita hadu so islaamo
      Tariikh waxay nabiyadi hore iyo khiyanadi kusa meeyen aya lo ogyahay

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xataa kuwooda muslimiintaa lama aamini karo waa umad khiyaano ka samaysan iyaga dhan hadaan arko yuhuud caadiya waxaa igusoo dhacaya waxay qasa ka gaysanayeen inaan ..........😂 inta soo qabto oo meel ku xiro mid caraba ugu yareeyo baa iga suurtowda adna aqoonsi iyo xiriir baa ka hadlaysaa xataa mid dalxiise ah oo mareykan ku dhashay oo Mar soomaliya yimaaday hadaan hada Dib u arko asagoo soomaliya waxaan oran lahaa halkaan waa dhulka Falastiine deg deg isaga bax hadii kale naftaada wixii soo gaara adaa ka masuula oo cad yuhuuda lafahaa dadka dhan ka neceb yihiin waxaasna waa dhib badnidooda😂