Puntland uma bahna runti wey isku Filan tahay run ahanti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa hyo waa halki Laga an sixiye kursiga madaxweyn Somaliyed bur burki ka bacdi❤❤❤❤❤❤
@@muslimlivinglife9341 yes wax badan ban dhagaystay ccshakur wa nin isku kalson wax badan og mutacalim ah wu u qalma inu hogamiyo umadan baladuku habsatay wan garab taganahay xamarna wan iman nina uga baqi mayo wan ku koray e kuma dhalan wa casimadaydi lakin jifada u ka dhashay e hg ma arkaan ccshakur inu yahay hogamiye la hubo
Farmajo mar hore ayuu fashilmay. Wuxuu ahaa ceebti ugu weyneed Somalia ku dhacday. Dak5 hadeey qoof qabiil ahaan madaxweeyne ka doonayaan mid kaas ka roon meesha ha keenaan. Farmajo Jaanis kale ma heelaayo.
@@143-k1dwaarhooy yaan lugu aqiiro seegin siyaasadan daanleed ah...waa nasiib daro weeyne iinan 33saano aan heeshiin weeyno...aanago daad muslim ah iisku af ah iis dalnaay wiil iyo abti ah..waa ayasn daro iyo wax laga xuumado...basl fiiri saan duul illhey nuku beeray ee aan ka bahanay..uubki ka tarahribayan..suubxanallah Illahey dhiibka naga dulqaad...waar aadikana biilahi Illahey ka baqa ee qoofna duulmi haku tageerin..aduunkan waa laba ciisho..qabiil Illahey ba naga dhiigay...mdx Hsm iyo mdx ahmed islan..iyo mdx Said Dani midnatt xaal uuma hayo uumadan dhibaan...waxa iil tahay iin loo bahan yahay shiir diib u heshiisiin dhaab ah..
Nacasnimadaada yaye ka yaabeen ha bexeen raac adna.. Awalba kii badda Kenya ka iibiyay baad ahyd oo uu Xasan soi celiyay. In qiyaamo qaran mar hote lagugu xiro ayey ahayd
.Subhanallah dal miyaa kala jeceshahay sanad kasta ayaa ku hadashaan odayaasha aan jeebkooda buyxsamin war Allah swt uga baqa umadaan aa rabaan in aad guryaha lay dunku ilaaliya gudaha iyo banaanka guriga waxaan doiraneynaa dhalinyaro No more oday Somalia ma qabaan miyaa dad Allah swt ka cabsanaayo oo qabta dadkaan
Dalkaaan dowlad laga maamulo Muqdishu ayuu u baahan yahay. Haddaanan la helina, dhib hor ayaan ka baqayaa in dalku uu galo.xaalad la.mid ah tii 1991kii. War Dowlad aan raadino. Somaali baan la.hadli.
@@SafiaJama-s4c kkkkkk I agree with you 💯 iyo mareye xasana ayaga daqada ka turay o rabo inan muqdisho waliged dagin balse waxa hargaysa ka dhaca this week ayan sugin dulmigi ay galeen wu ka so bixin
Sida dhabta waa sida aad u dhigtay balsa waxaa jira wax u baahan in aan isweeydiino oo ah why siyaasiyiinta oo dhan u siman yihiin xaga hogaanka aniga waxeey ila tahay in siyaasigu uu xaqiiqda arko markuu kursiga ku fadhiisto taas oo ah in aan soomaali loo tali karin oo aay qabaa'ilaad u kala qeybsan yihiin iyo in nin walbaa uu rabo in sida uu isaga rabaa oo kaliya in aay wax u socdaan oo eeysan jirin isu tanaasul iyo isku dulqaadasho
KUWA MAQAN AAD SHEEGEYSAA DAD BAA U JOOGA BAARLAMAANKA OO KU MADALA AYAGAANA SOO DIRSADAY SHALAY LOONA JOOJI MAAYO SAAMI IYO SAD KA MAQAN AAY U MAQAN YIHIINA MA JIRTEE WAA DANTOODA GAARKAA OO WAXEEY RABAAN IN AAY MAALIN WALBA IS CAANO SHUBAAN DADKANA KA DHIGTAA SHIBIRO IYAGA KA DAWA HEESA OO DADKA BEENTA KALA NIN DHEER AQLI LEH WAAN WAAYEE
@@farahyusuf9335Been badanidaa ma Jubland baa nabada waa kaase Ahmed madoobe 10 km banaanka ha uga baxo kismaayo war dadkaan goormee reality ga garan doonaan
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Scw scw
@@KOKOBULLE8
SCW walacatulaahi Mooryaan iyo Habartiis😂
Scw❤
Wallleee abdiramaan maanta ayuuu runta sheegey❤❤❤❤
Puntland uma bahna runti wey isku Filan tahay run ahanti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa hyo waa halki Laga an sixiye kursiga madaxweyn Somaliyed bur burki ka bacdi❤❤❤❤❤❤
Walee indhawaale waan la socday cabdiraxman c,shakuur waa runsheesh siyaasi dhab ah dib umilicso hadalii hore. Mudane guulayso
AAW waa hugaamiyaha soo socda I.A guul mudane Madaxweyne ❤
😂
Ninka badeena Kenya u saxiixay maa madax ku tilmaamee waa khaa'inkii ugu horeeyay asaga & shiikh shariif oo iibsadey badeena markay madax ahaayeen..
Taariikhdu wey qoran tahay qofna u eexan meyso, qof walba waxuu dalka & dadka u geystay oo wanaag ama xummaanba ah waa u qoran tahay waana lagula xisaabtamayaa insha-allah..
Beenta jooji daarood nin habargidira EBED cod ugushubimaayaanee 😂. Yaad qiyaameysaa waryaa
Masha Allah cadiraxman cabdi shakur
فصاحة الكلام والثقة بالنفس
hogaamiye Aragti fog leh insha allaah madaxweynaha soo socdo AAW GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAAH
guul waa siyasi aragti dheer
@@mohamedmustaf2072
Waa Mu’adin Mawlac ka’adimijirey oo qaylodheer😂
Diinta haloolaabto inta Eebelagabaqo.
You are the next president, Mr Abdi shakur.
Waa run Halka ee manta tagan tahay somalia waa Hal qoos misna iyaga oo kalia isku Soo kobay Somali wey
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah guulayso mudane madaxweynaha mustaqbalka
Waa best speach ever , oo xaqa ku taagan horey u soco.
Maashaa Allah madaxweynaha mustaqbalka
Cabdi Raxmaan C/shakuur is next president thank you 🙏 ❤❤❤❤❤
Just because he is your clan you support him
@@muslimlivinglife9341 yes wax badan ban dhagaystay ccshakur wa nin isku kalson wax badan og mutacalim ah wu u qalma inu hogamiyo umadan baladuku habsatay wan garab taganahay xamarna wan iman nina uga baqi mayo wan ku koray e kuma dhalan wa casimadaydi lakin jifada u ka dhashay e hg ma arkaan ccshakur inu yahay hogamiye la hubo
@@theancientsancients1769 no walahi I'm not hawiye
😂@@abdulraziq7581
Farmaajo waa next Presdent
Farmajo mar hore ayuu fashilmay. Wuxuu ahaa ceebti ugu weyneed Somalia ku dhacday. Dak5 hadeey qoof qabiil ahaan madaxweeyne ka doonayaan mid kaas ka roon meesha ha keenaan. Farmajo Jaanis kale ma heelaayo.
Hakayaabin
Çid rabta maleh
Marabno kaas Ilaahay ayaa dhaafshey
Siyaasigaan ina c/shakuur ah mustaqbal ayuu leeyahay.
Ilaahey ha isku diro inta baadilka demoqorajiyada dhaqanka reer galbeeed ah wado aamin
Wa runta brother ilahay umada haka qabto Hassan munaafaq iyo teamkisa inshallah
Cabdiraxmaan waligii runbuu sheegaa waana Aqoonyahanka iyo Foolaadka Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
Ilaahay qabiilka inuu qudhun yahay hayna garansiiyo soomaaliyeey
Xasan shiiq waxaa kobcinaaya kuwa af un ka mucaaradaaya ee hal mudaaharaad xitaa aan abaabulayn
E aan gacanta qabanayn
Wa sax
Haweye Dowlad kalegood MA dhisan karaan
Hasameysataan😂 Qurunkiina hanaladhaafaan😊
Yaakafuti xun!😂
DADKANI HADLAYO WAA OROMO IYO AMXAAR AFGADI BARATAY CAYDAW AYA KASOO HOREYSO HANA LAIS ILAALIYO WANA CADOWKINA 😂😂😂😂😂
@
Haaheey! Mooryaantii fartii Ruushka xitaa waagaliyey😂
Aarkuwanaa! Dabobalooshe Sheekada Amxaarada ugasheekeey😂
Leftinegaa yahay urursamaale dhaley😂
@
Haaheey adiga farta Ruushka maalagugashey?
Dabobalooshe iyo Amxaaro kasheekey! Mise Tigrey waaye isaga?
Sanadkasto waxaa tiraahdaan waxaas lama sameen karo .. waana la sameeya.. hhhhh
Xassan duufle gurgurte WA qof caqli shalay wixi U laha isma dhagaysto munafaqa tuuga guuull juballand ❤💪💪💪
qaxba cuqdadeysan aa tahay oo xaaraan lagu dhalay qabiil aa aga soo horjeedaa laakiin qabiil aa lafaha lagaaga jabinaa nacalad yahee
@@143-k1dwaarhooy yaan lugu aqiiro seegin siyaasadan daanleed ah...waa nasiib daro weeyne iinan 33saano aan heeshiin weeyno...aanago daad muslim ah iisku af ah iis dalnaay wiil iyo abti ah..waa ayasn daro iyo wax laga xuumado...basl fiiri saan duul illhey nuku beeray ee aan ka bahanay..uubki ka tarahribayan..suubxanallah Illahey dhiibka naga dulqaad...waar aadikana biilahi Illahey ka baqa ee qoofna duulmi haku tageerin..aduunkan waa laba ciisho..qabiil Illahey ba naga dhiigay...mdx Hsm iyo mdx ahmed islan..iyo mdx Said Dani midnatt xaal uuma hayo uumadan dhibaan...waxa iil tahay iin loo bahan yahay shiir diib u heshiisiin dhaab ah..
@@143-k1dMAQNUD MAQNUD DHALAY BAA TAHAY NACAL TULLAH IBNU MORYAN DULLI XASID AH BAA TAHAY MUJRIM WEYN BAA TAHAY OO CUQDA QABILI KA BUXO
Dabaqa kasoo horjeda iaka soo tuur loma jooginayo tuuta darood waa la leynaa 😮😮😮@@mohamedahmedmohamed54
Xaabsadayaasha allah hana ga qabto😊
Absolutely ridiculous why Somali cable cut the speech the important points after 6.30 seconds what he said about Ahmed Madowbe
Nacasnimadaada yaye ka yaabeen ha bexeen raac adna.. Awalba kii badda Kenya ka iibiyay baad ahyd oo uu Xasan soi celiyay. In qiyaamo qaran mar hote lagugu xiro ayey ahayd
Guul cabdiraxman
Asc Masha Allah Cabdiraxman c shakuur
Ma aragti dheero lkn waa qof jecel inuu mar uun noqdo hogaamiye qoys waayo lagama jeclo xasan .
Dadka hadda taageersan waa dadka ku faraxsan sheekadiisa ah dawladnimadi waxay kusoo hartay hal qoys qoyskaas oo ah qoyskiisa
Yes siyasi roon shek
War meeshaan dowlad kamajirteen shacabka soomaliyeed wax khayr qaba allaha siiyo meelna khawaarij baa qarax kudisha meelna waa labarakicinayaa.
Mar aan teendho ka baxno way imaane ee meeshaa gali leheedeen diyaarsada
Sxb Alle ha ku xafido
Cabdirahman waligii maantuu run sheegay
Halkas ka wad waxad ku hadlaysa wa codka shacabka malinkad farisato kursiga waddanka ugu Surreya ha u dhaqmin siday udhaqmayn thanks
Waa Munaafaq Markuu Waayo Xil Ama Wasiir Wuxuu Weerara Dowlada Markaas Jirta Waa isku Dhaqan Asaga & Odeyga Sheydaanka Ahmad Fiqi Waa Dhaqanka Mooryanta
Hadii run lasheeko ma wax xun baa
wa run
Wxba dawlad ahi kama jirto muqdisho reerihii Marka horeba reero iskutahay bay ahayeen imkana waa iska kalatageen xaafaduhu
.Subhanallah dal miyaa kala jeceshahay sanad kasta ayaa ku hadashaan odayaasha aan jeebkooda buyxsamin war Allah swt uga baqa umadaan aa rabaan in aad guryaha lay dunku ilaaliya gudaha iyo banaanka guriga waxaan doiraneynaa dhalinyaro No more oday Somalia ma qabaan miyaa dad Allah swt ka cabsanaayo oo qabta dadkaan
Somalia Allah badbaadiyo
Xaqa Allah tuso
xoolo ilaahay waakana
200 jeer ayaan ka shalaayeeynaa arinkaan
Dib u doorashada dad aan hore usoo aragnay wax tarkooda😢
Wxamza yaa waaye
Dalkaaan dowlad laga maamulo Muqdishu ayuu u baahan yahay. Haddaanan la helina, dhib hor ayaan ka baqayaa in dalku uu galo.xaalad la.mid ah tii 1991kii. War Dowlad aan raadino. Somaali baan la.hadli.
Hush
Mudane cawanti abgl ahed wadanka wa ku dhel dhelen wlhi
Kaalay adiga maxaa abgl kaa galay, aabahaa ku wasye.
Talo ahayn ninkaan runta sheeg asaga ayaan madaxweyne istaahila in uu dowlada federaaliga ka noqdo. Abdirahman abdishakuur.
😂 siyaasi ha aaminin berina isaga oo la ceynaayo aa arkee wa
Ilahey xaqa hana tuso
صحيح
Yaa huu waxaan maqli jidhay nin dheer dhul malahan ina cabdishakuur waa faaruq
Fursad gaad😃😃😀😀😄😄😃😃😃
HHhhh afkada caano laguqabay #Abdirahmano 😂
Odayga Cabdi Xaashi meesha waxa uu u joogaa waa Soomaali diidka Aadan Madoobane waa maxaan cunaa waa Xasan oo kale
@@SafiaJama-s4c kkkkkk I agree with you 💯 iyo mareye xasana ayaga daqada ka turay o rabo inan muqdisho waliged dagin balse waxa hargaysa ka dhaca this week ayan sugin dulmigi ay galeen wu ka so bixin
Well come. 91
Ninkan waa nin Allah kacabsado mad mdxweyn noogadhibtan guuleso mudne mdxwye
@@ImanIbrahim-ml8og
Waa Mu’adin majid mawlac oo siyaasi is moodaayo! Mooryaan mowlac madaahiro abidkiis🦨
Cabdiraxman haladorto
Ninkan waa waa aqoonyahay , ma taageersani laakiin hadaladiisa waa fahmay siyaasada soomaaliya
Sxb dalka kun qof kama wada talin karaan!
Madaxweynaha siduu yiraahdo hadeysan diinta kasoo horjeedin waa loo hogaansamaa sax iyo qalad ba!!!
Kan indhaha mise aqliga ama shaqaale cidkale?
TANI WAA GAR CAD C C SHAKUUR MAHAD SANID.
Xasan Shiekh waxa u Somalia ku wada si day Arabtu ka yeeshay Palestine.
Wadanka halaga gaaro somaaliyeey , dowladnimadii waa la afduubay!!! Qoysas ayaa waxay moodayaan maqaayad ay ayagu leeyihiin!!!!
Fatale Abdirahman abdi shakur waxi ad subisen weyo sxp wa
ina cabdishakuur waa kaligii saxane aragti fog malahan
Doqon iga dheeh
ninka kaliya runta u sheegaa dowlada
Siyaasiga somaliga Marku dawanayo waxa ka dhacaya wadanka Waa miyir qabaa markuu hogaamiye noqdo halkii buu ka sii wada isaga kopiah qaladkii la rabay inuu saxo. Gadaal u noqdaa halkuu hore u socon lahaa.
Sida dhabta waa sida aad u dhigtay balsa waxaa jira wax u baahan in aan isweeydiino oo ah why siyaasiyiinta oo dhan u siman yihiin xaga hogaanka aniga waxeey ila tahay in siyaasigu uu xaqiiqda arko markuu kursiga ku fadhiisto taas oo ah in aan soomaali loo tali karin oo aay qabaa'ilaad u kala qeybsan yihiin iyo in nin walbaa uu rabo in sida uu isaga rabaa oo kaliya in aay wax u socdaan oo eeysan jirin isu tanaasul iyo isku dulqaadasho
Libaax
Odeyaal iyo Gangster's waa kala duwan yihiin.
Mooryaantii Hadaa caqligii kusoonoqdey😂
Habartaa ugasheekee waxaas! SSC-Khaatumo farta ayey utaagtey Culusoow😂 hahilnaamin taas!
1- Puntland said NO!
2- Jubaland said NO!
3- SSC-Khaatumo Said NO!
Kir Shabeele Dhuusomareebland and weeraroow dooyoow waniinland😂
Leftinegaaland iyakana wali waa jahwareeranyihiin😂
Mooryaan iyo Daneeraleey😂 Doofaar iyo Dameeraleey qaylo iyo dhuuso madaayaaniin😂
Adeerayaaloow dawlonimo waxbakamataqaaniin😂 Qota Wabuuraha! Qurunyow Qurunkudhakey😂
Qof cano damer ku sokoray wa u af egtahy damirti ku kentay wase
@ canbuulo cunoow iyo dameeraleey 😂
Dameer iska dhawaaqay ayaa tahay Khaatumo xaytahay waaba prank caadiyee, cuqdad hawiye udhimanee lakin daawo malihid waa udhimee
@@dahirahmed572 Habartaa waxaas ugu sheegeey Caasimada Soomaaliya Baydhabo aa loorarirabaa kabacdina Kismaayo😂
Raxaweyn ma Hewiya?
Xassan munafaq gurgurte wixi shalay u diidayey manta ayu samanaya ma shalay ayu khadana Mise manta ayu khaldan yahay
Ascw.waad asiibtay abdirahnan abdishakuurow hassan waxba ma maqlo
Doqon doqan kalajiray
Hirshabeele iyo Galmudug iyo K.Galbeed ma 1 cidbaa Muuse isdaji doorasho qof iyo cod imaaw dadkaga dhinac kasoo raac
Wa runta sxb
Mw HSM qabkii losodortey baaqalda ned qaabka shaqadiisana wey qaldantey wax qaldan buna somali uga tagayaa alxaqiiqqah
Nabar iyo nacad amxaro ayey kubiren xataa ilkartii duleys need fifa dalxureye weligaa jog nolow
70jirada wadanka halaga qabto madaxweyne nimo iyo odayga xafadaba isku dhaqan ayey umaleeyaan yarapi yaraxman
Soomaalidda miyaan habargidir madaxtinimo la rabin ma aqaan, ninkaan maxee udooran la'yihiin.
Hadii xasan kadare iyo ninka baahidu indhaha tiray aadan madobe an wadan laga qaban walee Somalia way ku daysay
Mooryaan weena😂😂😂😂😂
Dadka kale marti waaye sowtaad laheyd! Maxaa khaldamay?
Amxaara iyo darood dal xureye wasmo ayow uqureyduliga
🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🎠🎠🇸🇴🎠🇸🇴❤❤❤🙏🐅🐅👍 3:12
Ina c/shakuur waa ninkii diidanaa mwne farmaajo ee qabiilka hawiye kiciyey
Balayo ku fedaralaysay yaa ku Heshiyay fedaralka uma waad rogteen kuligiin dulli idinku dhac
Cabdiraxmaan cabbdishukuur dulmiga and. Mailin kasta la taaga n tahay iska daa waayo cid ku dhaggeysato ma let.
Jubalan ma hal qoys ayaa leh
Mise waa lawada leeyahay
Dadku ma adoomo axmed leeyahay baa mise waa xor
@@AbdalaAnshur
Meeshaan waxlawadaleeyahay majidho😂
Ninkasta maqaayadiisa haku iimaansado😂
Hadiikale! Balaayo ayaa baalaha kayaacidoonto😂
Xayiwaankan waxa ku shaqeyta daarood iyo amxaaro weliba waxey ku shubtaan wax 10000 dani dibiro iyo axmed dhuxul
Galmudug waa goostay😂
Wa sax marki farmajo lodiyey
KUWA MAQAN AAD SHEEGEYSAA DAD BAA U JOOGA BAARLAMAANKA OO KU MADALA AYAGAANA SOO DIRSADAY SHALAY LOONA JOOJI MAAYO SAAMI IYO SAD KA MAQAN AAY U MAQAN YIHIINA MA JIRTEE WAA DANTOODA GAARKAA OO WAXEEY RABAAN IN AAY MAALIN WALBA IS CAANO SHUBAAN DADKANA KA DHIGTAA SHIBIRO IYAGA KA DAWA HEESA OO DADKA BEENTA KALA NIN DHEER AQLI LEH WAAN WAAYEE
HAWIYE ACTION GROUP 😂 O XAMAR KUSO KOOBMEY DHINAC ALSHABAB DHINAC AMISOM KA JOOGAN 😂😂😂😂 HALA M3EREYSTO
Xasan dalkii goddheer buu ku riday
Xassan Kuma Ridina Deni & Baarlamaanka Xaaraanta Ah ayaa Ku Riday Ceel dheer...thanks.
Yaa u diiday dowladnimada hadii aysan rabin danta guud oo tooda kaliya u cadahay intaas ayaad wax ka raadineeysaa adigina yaa huu umada ka fadhiiso
Qolada muqdisho yaga uunba laysku adeegsada
Waraa bad Gate Mr 20 cod baqbaq lama rabee hadaad Rabtid Dani Dibiro. Iyo Axmed Madoobe Raac iyaga waa balan in aadan mar danbo xildhibaan aadan noo noqon
Nimankaas abdi madoobe iyo dani kuuma baahna miinooyinka iska nadiifiya oo is maamula idinku jubaland waa nabad puntland waa nabad dekedo aiport iyo ciidan amnigooda sugana way haystaan idiin ma baahna bal hawoye dawlad kaligii ha noqdo dameerow
@@farahyusuf9335Been badanidaa ma Jubland baa nabada waa kaase Ahmed madoobe 10 km banaanka ha uga baxo kismaayo war dadkaan goormee reality ga garan doonaan