Daawo Wariye Cagta Xaaji oo Barnaamij live ah digaal lagula Galay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Wariye Cagmadhige oo runti Barnaamijyo Xasaasi ah Kajeediya Tviga Uniiversal ayaa marmarka qaar uu lakulmaa aflagaado, caay oo uu intabadan usamro, taasoo aay kutusineeyso khibradmina iyo aqoonta uu,uleeyahay saxaafada iyo inoo yahay nin ILAHAY munneesytay dabeecad iyo inuu yahay nin bulshaawi ah..maasha,allah
    hadaba barnaamijka Ra'yiga dadweynaha ayaa waxaa soo wacay nin layiraahdo maxamud dabjir kana soo wacay dalka jarmalka, wuu amaanay wariyaha marka hore ''waa xarfaan nimada marka aflagaado lageesanrabo''
    kadib waxuu qasabkagadhigay inuu calanka qaranka soomaliyeed kajaro laabtiisa oo uu weriyaha weligii tan iyo inta uu BBCIIIDA ufadhaiyaya toronto kuxidhanjiray, weriayaha si-dagan ayuu ugu jawaabay oo topiga aannu kahadleyno waaba adoo kale ayuu yidhi.....hope you enjoy the video thanks
    ...................................................................
    / abdi.askari
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

ความคิดเห็น • 32

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 8 ปีที่แล้ว +9

    WAAR BALADAN DAAWO WEERIIYAHA JAAWAB FIICAN AYUU BIXIYAY CALANKA WAA UDHASHAY WUNA UDHIIMANAYA SOOMALI WAA MIID KII ISKAA DIIDO MOOYEE

  • @ashomohamud7592
    @ashomohamud7592 8 ปีที่แล้ว +7

    calanka soomaaliyeedow carshiga kanur cirkaad ueg tahayee rabiyoow lagaa cabsdo.

  • @AhmedOsman-nl5jc
    @AhmedOsman-nl5jc 6 ปีที่แล้ว +3

    Yes wan udashe ayu yiri masha allah wariye wadani ah

  • @cabdi-xakiimaxmadshcali5505
    @cabdi-xakiimaxmadshcali5505 7 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂😂 cagta ma dhige Jawaab fiican bad Ku tidhi cunsuriga

  • @maajidceebkasalin594
    @maajidceebkasalin594 7 ปีที่แล้ว +4

    xayawaankan oo kale wuu jiraa oo aan garan aayaha iyo maamuska calankani

  • @hassanhussein9062
    @hassanhussein9062 9 ปีที่แล้ว +3

    Cagta xaaji waaweriye somaliyeed

  • @deeqoibrahimmahamed5936
    @deeqoibrahimmahamed5936 7 ปีที่แล้ว +3

    All somalida Rabi Hamideeyo

  • @abdirisaag4363
    @abdirisaag4363 3 ปีที่แล้ว +1

    sharcigiisa jarmalka aloow yaa fiiriya waxaa ugu qoran koofur magaalo kamida

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye hadalkiisa iyo somali nimada nagu wada fogtahay geesi aan ganban guuleyso

  • @maajidceebkasalin594
    @maajidceebkasalin594 7 ปีที่แล้ว +3

    il bro alha ku daayo waad ka raysay

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 ปีที่แล้ว +1

    Cayrta wuxu germany kaga qata waa calanka uu lacolobay ugumadan horayn nin weelki wax lagu siiyey ku xaaray

  • @fardoolechanel1072
    @fardoolechanel1072 3 ปีที่แล้ว +1

    Afkiisa yaba isku fashilaya wuxu yiri umada somaliyed bad udhaxaysa hadana calanka iska saar wa maxay 🤣🤣🤣🤣🤣 lkin jwabtiisa wuu siyay cagma dhige wariye nin karmeda ba tahay somalia hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Cagta Xaaji nin culus muwaadin 2maaha

  • @fartundiri367
    @fartundiri367 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi dhalay waxa dhalay adeerkey oo magaciisu ahaay ( ax ya wadani ) maxey dad ka yaqanan calanka isga fur kuyeh xayawan dheh

  • @fadimacali7629
    @fadimacali7629 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jawab macaaa

    • @cumarmaxamed9147
      @cumarmaxamed9147 3 ปีที่แล้ว

      asc telefoonkaaga isoo qor aan rayigayga udbiibto

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️
    Viva wariye cag madhige ❤️

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 3 ปีที่แล้ว

    Kir dheh dameerka calanka baluga wa ku dhadana😊😊😊🤫🤫

  • @omardhamac4137
    @omardhamac4137 4 ปีที่แล้ว

    TV gan Somaliland hadey xidhi weydo shacab Ka ha gubaan xarun tiisa soomaali toosoo waa ilaa jabuuti ninka leh TV GA hadaan Ku tusaa yaa awoodayada arag

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 ปีที่แล้ว

    Isaaaq inay laangaab xunoo cunsiriyiina yihiin bal eeg waxaa waan garanya inuu idoor yahy ninkaasi walhy aniga oo matalya dds wlaahy wan jeclhy somali iyo caknkeena wayo waa calnka kaliyeen qoomiayad ahaan uleenhy dal ahaan ulemhy jabuti hadii laga lulo iyo jigjiga wa kan kaliye nalagu yaqan idoor down unsuri donw Somali diid down somaaliyi hanolaato

  • @zaabiriinzaqiyozaytuun9976
    @zaabiriinzaqiyozaytuun9976 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 ปีที่แล้ว

    War dee duli

  • @zaabiriinzaqiyozaytuun9976
    @zaabiriinzaqiyozaytuun9976 3 ปีที่แล้ว

    Marqanland iyo dhilla idin dhashey

  • @hodanadan1952
    @hodanadan1952 7 ปีที่แล้ว

    Kanbaa yaahu

  • @keysejama6406
    @keysejama6406 8 ปีที่แล้ว +1

    isagu muxuu calanka ka saartay labta miyaa laga qadayaa haduu Lee yay waxaasi waa anshax xumo weyn wlhy wariyuhu waan inuu dhex dhexaad noqdaa

    • @abduillahiabdiaziz5767
      @abduillahiabdiaziz5767 5 ปีที่แล้ว +1

      hooyadaa was maxaa dhax dhaxaad ah ma nin calankuu lahaa qoorta surtay ayaad ku haaysataan ful of pl shiiiiiit

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 ปีที่แล้ว

    ABDI ASKARI.DOWN👎👎👎👎👎👎

  • @munamuna8335
    @munamuna8335 6 ปีที่แล้ว

    Haa hala hadlin intuu calankadhexda yaal ag.yaalo