Daawo Awoodda Somalia Lahayd | 21 OKtoobar Xusuus Kacaanki Barakaysnaa | 21 Oct 1984 Full Event

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Waa Munaasabdii 21 Oktoobar 984 - oo Dhameystiran
    Daawo Awooda & Nabadda aad Lahaan jirtay....
    ............................................................................
    21ST OCTOBER 1969
    HAPPY 46TH ANNIVERSARY BLOODLESS COUP REVOLUTION.
    #JaalleSiyaadBarre #‎SomaliStories‬ #Kacaan #TowaraddaBarakaysan
    AUN #AabeSiyaad….
    *Haddaan Saanad Culus Laysla Dhicin Xamarna Saaltaynin,
    *Sacabada Haddii Ayan Dhigan Taajirradu Suuqa,
    *Siyaadow, Siyaadow Haddaan Waaya Lagu Suuxin,
    *Soo Celi Allahayow Haddaannu Noqonin Sowdkiinu,
    *Soomaali Wacal Baan Ka Ahay Ee Saa Ha La Ogaado..
    Tixdani waxaa Tiriyay - Abwaan Nuux Saciid Naxar
    Markii uu #AUN #JaalleSiyaad Kabaxay #Xamar..
    ..................................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaska. .

ความคิดเห็น • 603

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 ปีที่แล้ว +3

    th-cam.com/video/voOQHDQn9ng/w-d-xo.html ..... Heesta #Kacaanka
    th-cam.com/video/UdDi2gc3otY/w-d-xo.html .... Heesta #21ka_Oktoobar
    th-cam.com/video/XscxzwZ-DtY/w-d-xo.html ...Wax Qabadkii #Kacaanki Barakeysnaa..
    th-cam.com/video/AByIXx_pg_U/w-d-xo.html....21 OKtoobar Xusuus Kacaanki Barakaysnaa 21 Oct 1984 Full Event
    #Subscribe @ th-cam.com/users/ABDIASKARITUBE
    Join us on Facebook @ @ facebook.com/ABDIASKARITUBE

  • @wadanigasomaliyed7630
    @wadanigasomaliyed7630 6 ปีที่แล้ว +20

    Mansha Allah, Alla yaa raxma jeneral maxamed siyad barre

  • @abdikarimabdulle6992
    @abdikarimabdulle6992 7 ปีที่แล้ว +22

    Maansha allah. Sidaan oo kale mar Labaad .sharaf ciidan soomaaliyeed alle xagiisa am noo soo noqon doontaa allah u naxriisto mmadaxwaynheena Mahamed siyaad bare Amiin

  • @guuretravel6852
    @guuretravel6852 8 ปีที่แล้ว +32

    allah soo celiyo iyagoo ka awood badan

  • @ckdeq8973
    @ckdeq8973 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha u naxariisto oo jannatul firdawsa ha ka waraabiyo Madaxweyne Mohamed Siad Barre, Libaaxa ummada Somaaliyeed

  • @ahmednasirdiriye9626
    @ahmednasirdiriye9626 6 ปีที่แล้ว +11

    Xasuus weeye runti yaa ALLAH na midee oo awoodeeni noo.soo celi

  • @cabdilahicarsaanyo812
    @cabdilahicarsaanyo812 5 ปีที่แล้ว +22

    may these days comeback soon...

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 2 ปีที่แล้ว

      they will never come back. There will never be a Somali government again.

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 6 ปีที่แล้ว +13

    Hablaheena berigaas midam koodu wuxuu ahaa ab kasoo gaar original ah oo weliba madaw mas ciideed iyo maariin dhalaal u badan; maanta miyaa? Wada make up, diana, dermofite iyo waxaan la aqoon.

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 11 หลายเดือนก่อน +3

    😢 😢 i feel sad when i watch this type of stuff from my home country
    I love ❤ all my fellow citizens
    May Allah give us general guidance and peace ✌️
    Allahuma aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedkasai5120
    @mohamedkasai5120 8 ปีที่แล้ว +12

    Illahey somali wa burburte xaal hasiyo. Amin ya Rabi

  • @jamafartaag8201
    @jamafartaag8201 7 ปีที่แล้ว +35

    The moment we favor somali nationalism over clanism & corruption, thats when Somalia will get better. Clan disease is destroying our dignity as a nation. I dont care which clan or region you are from, if youre somali then you are my brother thats it !!!! Lets make Somalia strong again !!!

    • @jamasomalist3589
      @jamasomalist3589 7 ปีที่แล้ว +3

      jama fartaag absolutely brother you're right. we are brother's and sister's we ain't believe tribe and what they clans. I believe current generation can rebuild the nation with no adoubt

    • @faisalformerchannel5228
      @faisalformerchannel5228 11 หลายเดือนก่อน

      @@jamasomalist3589walahi waa runtaa laakin dad duurka ku nolaa markey awood u yeshan in eey ku hogamiyan iyagon aqoon umarin it’s really very difficult to get back qarannimdeni iyo is jacelkii lagu yiqiin Somalia 😢😢😢😢😢😢

  • @ruusaanidbc3927
    @ruusaanidbc3927 6 ปีที่แล้ว +90

    siyad barre he is not my clan or tribe and i say he is the best president of Somalia somalia one will be back the lion of africa stop the clan we are brother we are one nation inshallah

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว +3

      Tribe ?
      Somalis are one tribe

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว +4

      siyaad barre muxuu ka tagay oo aan burbur ahayn . afka somaliga oo hore loo qoray ayuu dhaqan geliyay . bal qodob labaad kusoo dar . wixii uu qabtay dib ayuu u baabiiyay .

    • @awesnoor2806
      @awesnoor2806 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mubarikjama992 Marku bahaye maha wadanka ludhisi Waaye

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว +1

      @@awesnoor2806 raggii dhisi lahaa wuu laayay waxba way uga qaxeen qabyaaladna wuu dhex dhigay oo midnimo la aan ayuu keenay.

    • @zoewchanel2306
      @zoewchanel2306 4 ปีที่แล้ว +2

      Sorry it is too late.
      No one said that comment when he was alive.

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 7 ปีที่แล้ว +7

    qoomiyad awood leh ayaan ahayn hadana sargaal amxaar ama tigree ah ayaa xukumo Dalkeena

  • @shakaaldepana2644
    @shakaaldepana2644 6 ปีที่แล้ว +16

    Anaga nasiiiib uma yeelanin inaaan dowlad iyo farxad aragno runtii waxan nahay kuwa nasiib xum ilahow Hal mar itus somali oo saan ufarxsan oo iskugu raacsan calankeeda bluega ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @quuenxilajano3219
      @quuenxilajano3219 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah wan ar kena

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaantood alle ha unaxariisto
    Intooda badan weydhinteen
    aabaheey G/sare oo looyaqaaney kacaan diid ayaa
    Kamuuqdo

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah aamiin allaha u naxariisto inta dhimatay inta noolna caafimaad waxay uwada dhinteen dhiigkar iyi I trees waayo waxay waayeen ogaanshihii dhaqaalihii xushmadii

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 หลายเดือนก่อน

    Mar walbo oon fiirsado waan qiiroodaa i still remember maalmahaas wacnaa ,cajiib sidaan u dhisnayn iyo sidaa isku cunay ,waxaasoo hub ah ,waxaasoo diyaarado dagaal aaway hal kama yaalo anaga lee isku baabi inay ilaahay somali ha u gar gaaro

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 7 ปีที่แล้ว +18

    dadkas waxa ay ahayen xog lkn dadkena hada joga waxa nahay culuqo an xog lahayn sidan sonkor iyo saliid cadey iskugu daldaleyney

    • @abdirizackalidahirdhanan5872
      @abdirizackalidahirdhanan5872 6 ปีที่แล้ว

      hadaan/ aduunka/ nasiib/ ku Leehy wagaas/ ayaan intan le Kahy Kani lahaaa

    • @daauudmohammedgoala3789
      @daauudmohammedgoala3789 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkk
      kkkkkkkkkkkk
      walahay saaxib si run runaad iiga qoslisey

    • @daauudmohammedgoala3789
      @daauudmohammedgoala3789 6 ปีที่แล้ว

      canjeelo faartay iyo saliid, calool buufina iyo majo baasta ah oo orod iyo qaylo iyo dhib badan kkkkkkkkkk aan halaag mooyee wax tar lahay. ya allah, ilahaw sidan noo dhaan

  • @samanth.
    @samanth. 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia is the perfect example of Pride comes before a fall. They thought they were superior than all Africans & decided to attack their neighbors with their huge army but still lost to Ethiopia a country that was facing famine, was fighting another war in eritrea. But they were still defeated & Their huge & mighty army routed on the battlefield & retreated back to somalia & eventually destroyed themselves. Truly God is great. David will always defeat goliath. Where is their pride now. Just because u r Muslims doesn't mean Allah will automatically be on your side. GOD will always humble the proud & prove to the human race that he truly exists.

    • @abdiwaliabdi4059
      @abdiwaliabdi4059 11 หลายเดือนก่อน

      You don't know the history of war you talking about Ethiopia was defeated with in the first 3month of war the Somali army was less than 100km to adisababa

  • @cabdalacabdixaji31
    @cabdalacabdixaji31 6 ปีที่แล้ว

    Adunyo xalked ahaa shalay iyo mantay somaliya cilbadanaa ilahow Somaliya nabadeydii ku soo celi Aamin Aamin Aamin yarabi yakariim

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 8 ปีที่แล้ว +32

    Waxyaabaha aan layaabay waa police ka markay marayaan ama ciidankoo dhan nin walba saacad buu wataaa waxay kutusaysaaa in dadku xaragoon jiray

    • @abdulkadiromar9202
      @abdulkadiromar9202 7 ปีที่แล้ว +2

      taasi aya xaqiiqo ah

    • @salmaansalmaan7022
      @salmaansalmaan7022 7 ปีที่แล้ว +1

      abdullahi1988

    • @AbdulAli-ff8uf
      @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +4

      abdullahi1988 taas waxay kutusi sida dhaqaalaheena uu usareeyay. Bahi majirin Barigaas.

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 6 ปีที่แล้ว +3

      abdullahi1988
      Weliba waxaa aad loo qaadan jirey saacado berigaa qaali ahaa oo zeko 5, citizen iyo omex aan ka xasuusto.

    • @maalimabdi9338
      @maalimabdi9338 3 ปีที่แล้ว

      @@osmanabdi8274 iyo Romer

  • @habibakhlaq147
    @habibakhlaq147 6 ปีที่แล้ว +4

    Somalia guul markasta doolad xoog leh iyo shacab isku toosan

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 ปีที่แล้ว +1

    siad bare died but his ideas will never die and he did not steal nothing from dignity of somali people.

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 3 ปีที่แล้ว +1

    Halyeeyada Soomaaliyeed inta garashadeyda ay tahay 1) Axmed Gurey.2)Sayid Maxamed A/lle Xasan.3)SYL 13 dhalinyaro.4) Maxamed Siyaad Barre,dhamaantood Allah ha u naxriisto.

  • @marytivan6422
    @marytivan6422 8 ปีที่แล้ว +4

    Saan manoqon dona

  • @zakariabishar1034
    @zakariabishar1034 2 ปีที่แล้ว +1

    Who is watching 2022

  • @abdiabdullahi7222
    @abdiabdullahi7222 ปีที่แล้ว +1

    Markii ay arken guuxan iyo awooda u wiilkaas sade mareexan ku fadhiyo ayey ka maseeren 😢 Oo ay garan wayeen inu qaranka ka weyn yahay madax weynaha siyaad barre. Hada nahay shacabka Somaliyeed Tariq iyo Mamuus iyo qaranimo madax weene siyaad barre nogama horeenin Nogama na Dambeenn. Janatul fardowsa abe ha kaa warabiyo. Amiin ya rabi

  • @seryu8204
    @seryu8204 ปีที่แล้ว

    Weriye sicid Ahmed cige ayaa inala socodsiinaayey barnaamijkaagu mahadsanid siciid

  • @mahamedcali6447
    @mahamedcali6447 5 ปีที่แล้ว +3

    soomaliya kacaan labad bay ubaahan tshay igu saboodha cid soomaali jecel

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 ปีที่แล้ว

    Tolo wayo qofkii nabada saa u quruxda badan ku kibray ala caqliyaraaa

  • @mustafahaaji1750
    @mustafahaaji1750 8 ปีที่แล้ว +10

    dadkaan kulley hada wax wey ka noolyihiin weyna so arkeen qiimaha ay leedahay dowladnimo hada maxa u diiday inay dib u yagleelaan dowlad ama ka shaqeeyaan sidi lagu heli karo dowlad ka dhalata dalkan gumeysiga ku jiro

    • @himurakenshin6053
      @himurakenshin6053 6 ปีที่แล้ว

      mustafa haaji waar hada waxaa socda dowladaha qabaailka marka qabiil kastana nacaska oogu weyn oo ku dhax jira ayaa kaabo ama leader u ah

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @kamolaz6057
    @kamolaz6057 8 ปีที่แล้ว +12

    Ale hano so celiyo quwadeeni hore

    • @daauudmohammedgoala3789
      @daauudmohammedgoala3789 6 ปีที่แล้ว

      amiin brtha, inshallah tan hada socotaa khayr kale inoo sida, tii hore xataa shidaalka lama dhadhamin, sida kalay isaga barakaysnayd, tan shiidaalka wax kastoo la soo saaray baad mardhow arkaysaaye, aan dadaalno xaga nabada bes inshallah

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @Ahmed_deck1
    @Ahmed_deck1 ปีที่แล้ว

    Somalia From Hero to Zero Siyaad barre ayaan sabab u ahaa

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว

    Maydkooda ayaanu xolaadin lahayn Siyaad Barre hooyadii iyo Farmaajaba.

  • @kaletepro1042
    @kaletepro1042 6 ปีที่แล้ว +3

    Barigas waqooyi waa layasi jiraY laki manTa british somaliland waa DawlaD madax banan waa wax lagu farxoo walaHi

    • @omarserbiya2007
      @omarserbiya2007 5 ปีที่แล้ว +1

      Farax maxa isaq land miya farax san fack

  • @mannmanpreet7014
    @mannmanpreet7014 3 ปีที่แล้ว +1

    AT THE TIME THIS WAS FILMED SOMALIA HAD 650,000 TROOPS IN ITS FORCES.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he ปีที่แล้ว +1

    6:25 Faarax Qare Somali marines head.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 หลายเดือนก่อน

    Waqti fiican ee aan dib inoo soo marimaayo

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 2 ปีที่แล้ว

    Dadkii uu Aabaha Somaliyeed wax ku soo baray waxbarasho lacag la aan ah aa somali kala qeybiyey maanta. = Tol beelay marka ey somalidu dhahdo waa maanta iyo somalia doqomada isku heysta ee aan ka fikireyn umadda masaakiinta ah ee aan caafimaad, waxbarasho, shaqo iyo Amaan aan heysan.
    Allah Yarhama Aabihii SomaliWeyn.

  • @udu4eva
    @udu4eva 8 ปีที่แล้ว +2

    Sanadku waa 1981, sida uu sheegayo, ninka, askariga, leh noo fasax in ciidamadu soo maraan. wuxuu xusayaa, in ay tahay xuskii 12-naad ee tawrada af-Wayne. Ninikii kufsaday, dawladii dumuuraadiga ahayd

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kasheekey hee Haa

  • @dargo114
    @dargo114 11 หลายเดือนก่อน

    He was the best president, but one mistake destroyed everything.

  • @warsamenur4895
    @warsamenur4895 6 ปีที่แล้ว +1

    Forza Somalia 🇸🇴

  • @odaysomali2984
    @odaysomali2984 6 ปีที่แล้ว +1

    Kacankii barakeyzna

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว

    Ma dumarkaas qaawanbaad noo sheegaysaa

  • @Wiilwaal12
    @Wiilwaal12 8 ปีที่แล้ว +1

    Somalia guul

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 6 ปีที่แล้ว

    Amajclowamahajclaancoldoonow hadaayaalooyaabaadowladafarmaajowaxauurabaainuuxoogkumaquuriyodadkaxamarjooga.walaahiwaankabaxaadadkahawiyahaiyojariirkawaamasaakiin. hawiyemayaqaanmeelloosocdoiyimeellolowadao,waadadkasoomaaliugumaskiinsan.qaraxbarakahadanamadanqanayaaniskadaayamasaakiintafarmaajohawiyekadaadhibja.

  • @sakimaxamuud9836
    @sakimaxamuud9836 8 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Sidan Way Ahaanjirtay Iyadoo Laysku duubanyahay ee Imikana Alle Haka Dhigo sidii Khayr Leh

  • @mohamedmohamoudhassan7147
    @mohamedmohamoudhassan7147 3 ปีที่แล้ว +31

    Dec 2020 Ayaan Dawanyaa wlhi waan ilmeyee markaan Arko sharafta somaliyeed , AllAH Hynoo quruxdii somaliyeed 😭😭

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      @Nusaibah Mohudin Mohamed waxaan ku dadaalnaa inaan soomali OO dhan diinta ku mideeno

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 4 ปีที่แล้ว +9

    Meesha uu madaxweynaha taaganyahy iyo shanta golaha sare waxa lagu dhaqa baabuurta tarabuunka 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴 somali oo sidan ah ayan ku riyonayay waligay 30 sano ayan jirsadey welina ma arko somali ilaahow qalbiga iyo damiirki noso celi😭😭😭

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 ปีที่แล้ว +42

    Walaahi hada 32 sano ayaa laga joogaa kawarama anagoo sii jirnay soomaaliya maanta xagay gaari lahaayeen mashallah illaahow 5 soomaaliyeed isu keen Aamiin insha allah

    • @suhaybnuradin4442
      @suhaybnuradin4442 6 ปีที่แล้ว +2

      Buthain abdulkadir iLaaHow Haysku kaya keenin

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 6 ปีที่แล้ว

      Suhayb Nuradin midnimo wax Ku halaabi mayaan haddii wixii hore lasaxo ee lakala tirsanayey

    • @xakojr7782
      @xakojr7782 5 ปีที่แล้ว

      Impossible

    • @ahmedabdu6963
      @ahmedabdu6963 3 ปีที่แล้ว

      Somaliyey walaal laab lakaca iska daaya, runtii after 30 sano waxba kamaynaan baran casharadii nolasha ee aan soo qaadanay.
      Kalitaliskii Siyad Barre qabyaalada loogu sacab tumay ayaa dalkeena halkaa dhigay.
      Qaran awood leh ma jirin, ee waxaa jiray Nin awood leh. oo qofkuu doono waxa uu doono ku fuliya.
      Institutions malahayn dalkeena.
      Dad yohow horta cilmi baaris ku sameeya dowladaha caalamku siday u dhisan yihiin.

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @mohamedmohamed-ft1cl
    @mohamedmohamed-ft1cl 5 ปีที่แล้ว +35

    I love all my somali people walahi I wish pis and love ❤✌☝ oct 22 2019 Canada Edmonton Alberta

  • @bakooryali918
    @bakooryali918 6 ปีที่แล้ว +56

    Waxaa kujira aabahey kor neel cali maxamud hadafoow iyo janaral sanbalooshe oo wadasaranyihiin jiibta salaanta sharafa militariga ala haunaxariisto aamiin yaarabi waa xusuus umada somaaliyeed

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +1

      Tuugagiibaa aba kuu ahaa

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +6

      @@abdiqaniibrahim5174 ceyda jooji dad dhintay kaleexo

    • @quuenxilajano3219
      @quuenxilajano3219 5 ปีที่แล้ว +6

      @@abdiqaniibrahim5174 wuxu doqonsana wryaa ka xishow nacas yahow duliga ah wilkisa aya nol mad wax dahdid markas ruux dintay wax kashegeyso aaq

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว

      @@quuenxilajano3219 nayaa naagtadan yari yaa amar kuu siiyay adoo naga inaad ila hada sho horta labadaada lugood shax dooda eeg markaa ila hadal ?

    • @aadammoha6727
      @aadammoha6727 5 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiqaniibrahim5174 amuus bartar indha xune
      Maxaa qof dhintay ucaynaysaa
      😡😡😡😡

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 8 ปีที่แล้ว +21

    Dadka Xanunsan Allaha Cafiyo in kasto cuqdadu cudur xun yahay

  • @xamseapdi516
    @xamseapdi516 ปีที่แล้ว +6

    WLHI WAN QIROODAY MARKAN ARKAY ETOPYA 🇪🇹 DHULKA SOMALI DA JOGA FROM DDS🇬🇶😭😭

  • @Moapdi21
    @Moapdi21 3 ปีที่แล้ว +17

    Aabe siyaad allow ku naxariiso💙✊🏾

  • @abdiabdullahi5814
    @abdiabdullahi5814 8 ปีที่แล้ว +28

    ragan aad u jeediin hal nin ayaa udhigma 10 nin oo hada jirto hadii aan runkahadalno

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 ปีที่แล้ว +3

      abdi abdullahi ragaas qabil maysa aqoon lkn kuwaan hadaa joogo qabiil baa faraha ka kalay alow dowladi nosoo celi

    • @fadumoadan948
      @fadumoadan948 5 ปีที่แล้ว

      @@salmaomar6074 Aamin amiin

    • @alinuur6586
      @alinuur6586 3 ปีที่แล้ว

      Noosheege walal halka nin ee udhigma

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 ปีที่แล้ว +8

    107:19 waxa ka bilaabmaysa heestii Migistoow war lidaa ala muxuu nebcaa heestaa Migiste Hailemaryam.

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 6 ปีที่แล้ว +10

    Waxan la yabaa oo kaligay is waydiyaa sideey somali ugu heshiyeen in ay iska burburiyan waxas oo awood iyo qurux ah ilahow dadkayga aqliga u soo celi insha allah amin

    • @safioismail1406
      @safioismail1406 8 หลายเดือนก่อน +1

      Cadowga ayaa qaar inaga mid ah inoo adeegsaday markay arkeen quwadeena

  • @akianaaica6254
    @akianaaica6254 8 ปีที่แล้ว +28

    Illahayow somalia nabad kadhig nacalada kutalo qabil

  • @abdinaasiraj1459
    @abdinaasiraj1459 7 ปีที่แล้ว +10

    Waaaw wadankeyga allow dhowr aabe siyaad allah ku naxariisto aabe mcn

  • @omardek4512
    @omardek4512 7 ปีที่แล้ว +113

    Anigu reer somaliland ah waxan jecalahy dowladena Somalia sababto ah haybad waxan kuheli karna midnimo iyo walalnimo.
    marna ma ogoli guuni usutaaga
    .ALLAH woo noosoo celinkara haybadeeni iyo sharafteeni xasuusta laheed.

    • @moabdinasir8528
      @moabdinasir8528 7 ปีที่แล้ว +5

      Omar Dek waa la midooba inshalah wll niyada kheyr usheeg

    • @abdirahmanmohamed1621
      @abdirahmanmohamed1621 7 ปีที่แล้ว +2

      Omar Dek mashallah walal

    • @mohamedkullow731
      @mohamedkullow731 6 ปีที่แล้ว +3

      Omar Dek wa runtaa walalo midnimo iyo horumar wanagsan inshaAllh

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 6 ปีที่แล้ว +5

      beenaaale waaalaahay dhiig isaq alaaahayn

    • @draliabdihassan8023
      @draliabdihassan8023 6 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah walalky anigaba waa jclhy Reer somaliland

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 7 ปีที่แล้ว +10

    shalay saa eheyn iyo maanta sida aa nahay kala dheer wlh

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 ปีที่แล้ว +4

    aabo siyaad illaah ku naxariiso nin adigoo kale ma umaleynaayo inuu na soo mari doono aarkii afrika ayuu ahaa inta xunba ka hortago waxaas wadanka burburiyey unbuu hor joogey oo warjooga lahaa markii danbana iskaga tageyna waa kuwaa saqajanimo iyo qabyaalad ay la gashay saas shekada ku dhamatey alle oo somaali isu keeno moyee wa u dhamaatey.

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว +1

    Aabe siyaad Janatul firdowsa allaha geeyo Aamiin Aamiin dowlad kama dambayn I’m so sorry

  • @abdilahiabdirahman554
    @abdilahiabdirahman554 8 ปีที่แล้ว +8

    qof waliba wuxu leyahay qabilka aan iska dayno oo dawlad dhisano isaguna iskama bilabayo oo ma daynayo qabil dawladna wax lama qabanayo dacadna ma noqonayo marka xagay ka helayan dawladnimo ma cidlada ayey taltala wan yaben aniga hadan iska hadlo hamigaygu maha in aan madaxda dalka ka mid noqdo lkn waxa weeyi in aan dhiso ciidamo qaran oo qabil lahayn oo somali ah cid wali leh somaliland putland somaliya jabuti insha allah

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว

      SomAliland izka nabad geli camu ma rabno qashinka somaliya anagu taaz ogow

    • @infinproduction3876
      @infinproduction3876 6 ปีที่แล้ว

      Moh Othman Somali noo daa dhilayhy afka xun dhulka somalia leh ka guur dhul cusub daga luuqada noo daaya ileen afsomaaliye

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @hanadyare196
    @hanadyare196 ปีที่แล้ว +9

    Waan jeclahay inaan noqdo xooga dalka somalia 🇸🇴 balse waxaan jiraa 13 sano 😢😥 waan sugayaa waqtigeyga I.a

    • @mahadjama851
      @mahadjama851 ปีที่แล้ว

      Libaax Libaax dhalay Alle ha ku gadhsiyo ❤️

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse ปีที่แล้ว

      @@mahadjama851 geesi wadani ah o dalkisa jecel a tahy wa noqon donta I.a iyado somalia side hada tahy ka fican kana awod badan o qabil iyo qabyalad iyo qurun eysan ka jirin ❤️✊

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +15

    Gooni iskuutaag dantaa nabaday lakiin danteena mahan. Somalia 🇸🇴 hanoolato. Somalia somali baa leh aniguna Somali ayaan ahay. Askari walbo saacad ayuu wataa taas waxay kutusi sida dhaqalaheena usareeyay.
    Manta faqri ayaan nahay.

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Sax shillin somaligu waxii ahaa sex shinkig Kenya 1991kii sida la sheego

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 8 ปีที่แล้ว +8

    masha Allah wadani-u--Ahaa. naxariisjanno Allah siiyo Mohamed siyaad-Bare

  • @armysave392
    @armysave392 4 ปีที่แล้ว +12

    Wanoyey markii diyaradahenii aan arkay❤❤🥺😭

  • @abubakarmaahi652
    @abubakarmaahi652 6 ปีที่แล้ว +7

    allow hadaan umadaadi hadaanahay xasuusteena iyo awoodeyna inoosooceli

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 หลายเดือนก่อน +1

    Astaqfurallah. Ma dawlad Illaahay dafirtay ayaa awood lahayd. Ilaa 1960 baryo ayay ku noolayd. Kiish baryo ayay sidanjirtey. 1980 wixii ka danbeeyey wuxu ku noolaa, maraakiibta galeyda dhacday ayuu suuqa ka iibinjirey oo askartiisa mushahar u siinjirey

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waa 21ka Oct 2021 waxaan halkaan u imid si aan ugu raaxaysto waayihii wacnaa ee dalkeennu soo maray iyo Kacaankii Barakaysnaa.
    Alle naxariistii Janno haka waraabiyo Samawade Siyaad.

  • @xasandheere3294
    @xasandheere3294 ปีที่แล้ว +2

    Waa taariikh madaw hubkii iyo diyaaradihii loogu talagalay in lagu difaaco muwaadinka somaliyeed in isaga lagu baabiiyey oo hargaysa burco iyo gobolada waqooyiba lagu laayey dadka shic8bka ah illaahay baa rogay waayo quwadaasi waxay xoarayn lahayd dhulka kiinaya haysato iyo kay eithoipia haysato waxaasna waxa keenay kaliistaliskii siyaad bare oo aan ogalayn in nin ragi ka hoos hadlo waa abaalkeed in somali maanta sidaa ahaato cancer dawo malaha waana qabyaalada

  • @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
    @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 ปีที่แล้ว +1

    Kuwareer koonfureedka. eeyiraada. eersomalilanbaanu. Nahay. Miyay. Ilaaween. Ciidankaa. In laguburburiyey. Somaliland. Oo at xasuuqeen. 250'0000 laboqoliyo kontonkun ooqof ooreewqooyiah sidaa ciidankiina kubaa ba ay

  • @gashaanleguureeye4779
    @gashaanleguureeye4779 3 ปีที่แล้ว +4

    Abahey ardada ayuu kujiraa xasuus qururxbdn wlhi🥰🇸🇴

  • @ismailomar7517
    @ismailomar7517 8 ปีที่แล้ว +3

    Wadaniyada waa inay bartaan dadkeena qabiil la'aan!waxaa loo baahan yahay in la helo dad wada jira oo leh dan caam ah waa ka xumahay dhalinyaro badan ma yaqaanaan xuduudahooda iyo madaxbanaanida somalia qiimaheeda wadamada deriska wey ku xadgudbeen xuduudaheena siad barre alaha u naxariisto waa ilaalin jiray !

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @cabdilahicarsaanyo812
    @cabdilahicarsaanyo812 5 ปีที่แล้ว +20

    Aabe SIAD BARRE.THE BEST PRESIDENT EVER IN THE WORLD.MAY YOUR SOUL REST IN PEACE...INSHA ALLAH

    • @mohammedkathar1780
      @mohammedkathar1780 5 ปีที่แล้ว

      😢😢❤❤❤

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA 3 ปีที่แล้ว

      He was the worst

    • @Has-o9d
      @Has-o9d ปีที่แล้ว

      @@KarimTVSOMALIA where we at now?

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga sidaas baan aaminsanaa lkn marki aan arkey kuwo madax sheeganaaya oo kabo qaad ah oo kalsoni isku qabin oo amar la sinaayo. Ma ogtahay in Safaarada Ethiopia iney Madaxtooyada Somalia dhex degentahay? Adiga ma sheegi kartaa cid ka roon? Siyaad Barre wuxu Somalia qabsadey iyada Ciidan xog badan laheyn hal warshad ah lahayn oo musuqmaasuqu ragaadiyey wuxuna ka dhigey superpower geeska Africa. Wixi ka dambeeyey oo dhan mid mid dhaama ma laha.

  • @fastandfurious3751
    @fastandfurious3751 7 ปีที่แล้ว +10

    And now we are the joke of the world. We must rise again!

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @hasahm1995
    @hasahm1995 8 ปีที่แล้ว +32

    it really pains when one watches all this....what a diversity, culture, .....and al this went down the drain

    • @jamaali2388
      @jamaali2388 6 ปีที่แล้ว

      waa markii lamiy qabey ilenhada lama miyir qabee

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      cudadad iyi tarikh wa kal jaad adiga malaa dhib kuam gaadhin kolka marka farta lagu fiiqo dadki somali kala kaxeey waa cuqdad lakin waxba ha dagdagun malin maalama aka mid dhibak aay tirsanyana dadkaasi wlaahi oo wlaahi baan ku idhi ilahey wa ku tusi in aay qadataba oo diyardo wadnkoodka ah baa gaarci u maleyn maayo aniga adiga nolana mayno lakin ilahey dadka xumaanta geystaa ifka kaga jaaraa ma aakhria kolaa qabiilaga warqad u sii oqr waxad tidhaa hadii dawladina idin laayso xuman ah u qadiinaa hana soo qadin warqad u sii qor hadi xiniinyo ledahey

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacabka Soomaaliyeed Dalkeena Iyo Dadkeena Unisonm Kick Out

  • @dmohamed
    @dmohamed ปีที่แล้ว +1

    Maanta waa 21ka October Alle ha u naxariisto Jaalle Maxamed Siyaad Barre.
    Dowladnimadeennii Alle ha noo soo celiyo.

  • @SzoolaSzoola
    @SzoolaSzoola 4 ปีที่แล้ว +1

    dadku xiligaas waxa eey ahaayeen jaahiliin dowladi siyaadna waxa eey aheyd dowlad jaahil dadkuna kama hadli karin diin islaam lkn hada horaa loosoconayaa alaah hanookeeno dowlad nagu maamusha kitaabka alaah

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow ปีที่แล้ว

    Soomaaliya dowlad way ahayd laakiin NIDAAM iyo KALA DAMBAYN soo jiray laga soo bilaabo 1885-tii ilaa 1960-kii ayey waxay ku baabi’iyeen 29 sano oo keliya 1960-kii iyo 1990-kii. DADKA Soomaalida ah waxay nolol CAADIL ah oo dhexdooda ah heleen xilligii GUMEYSIGA!!

  • @abdirisakhmohamedtusbaxle5356
    @abdirisakhmohamedtusbaxle5356 7 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Puntland State#G Ahan#Bosaso City waxuu Ahaa Libaax Ummada Somaliyed Alle Udortey Balse Waa LA Garan Wayey Haddey Somali Maqrib Iyo Mashrib Ukala Hayameen Allow Naxariista Janno Ku Sii Mid Adoo Kale Somali Heli Meysee

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi jala siyad walaga wada baqoya, firiya kuwa gees fadhiyo, isha xita umaquran, mida kle nah kuwa cadanka neh yan yuur ee mesha kanoqdeen hhhh, ilahy jannada haka warabiyo, salaaan

  • @omardek4512
    @omardek4512 7 ปีที่แล้ว +3

    sidan ayan udaawanaye runtii haybada kamuqato cidamadeena fiiraya.
    wlhi dowldeena way dumaysa ismalaheena ala maxan farxad la qoslay.
    ila maanta xamar gees uma dhaafin wadan shisheeye marabo.
    mar sidaan waan noqonayna inshaalah

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Omar mahadsanid dadkii hore waan jecelahay

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      @@kanyoninja2720 waan kulasoo xiriirayaa walaal, 00252613055328

  • @abdiazizashor284
    @abdiazizashor284 3 ปีที่แล้ว +2

    Habka kalsoonida leh ee sigaarka loo cabaayo ayaaban ka helay anuu walahi kkkkkkkk
    Libaax libaax dhallay ilahay hakuu naxariisto madaxwayne
    From hargeysa soomaliland.garxajis

    • @sumayahuseen3223
      @sumayahuseen3223 3 ปีที่แล้ว

      Wllhi nin Rageed Haduu jiro Adi wye
      Magacaa Ha Jiro bro
      From Muqdisho 😘🇸🇴😘

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Qoralkaga iyo hargaysa kkkkkk waxan laso koray kuwo asal hargaysa ah kacanki

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadki hore waxay ahayen dad caafimaad qaba physically and mentally, kuwa hada jooga waa kuwo wada buko

  • @cumarabukar6472
    @cumarabukar6472 5 ปีที่แล้ว +2

    Sidan makusoo laaban karaa ?????? Inagoo cadaalad iyo sinaan ah ?? Wayoo way aduunyo

  • @user-rz5kt4uz2l
    @user-rz5kt4uz2l 6 ปีที่แล้ว +17

    Jabhada sheeydaan baa noo soo diray

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk shaydan way ahayen wayo ithopioa meqa nin ba xukunka laga turay wadankodana wu dhisan yahay

  • @dahirabdi7900
    @dahirabdi7900 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaaa libaaxiii geeska Africa allaha unaxariisto geesi noo cadaalad falana allaha noo dhaliyo koleeey hada manooleee amin

  • @rooblemuse2031
    @rooblemuse2031 7 ปีที่แล้ว +1

    SOO JIREENKA DHAQANKIYO SOMALI NIMADAN DADKA KAGA SARAYNAA
    WLLAHI WAKHTI AYAN SIDAA AHAYN LKN HADA DHALINTEENA SOO KACAYSA EE KADIB DHALATAY DAGAALKII SOKEEYE
    WADANKA INAGA AYAA U HADHAYNA EE WAA IN AN ISKA ILAWNAA WLLAYAAL QABIIL WAN ARAGNAA HALKA UU ABAYAASHEN KU RIDAY LKN HADI AN ISKU DUUBNAANO OO SOOMALI SOOMALI UU INOOA MID AHAADO SIDAN AN ARKAYNO IYO SI KA FICAN WAN GAADHI DOONA #NO_MORE_QABIIL WAN KA DAALNAY EEHADII UU WLLAL FIKIRKAYGA AD KA HHESHY LIKE SAAR COMMENTIGA ADUUNYADA AN ARKAYNO WADAN KASTA WAA U SOO MARAY DAGAAL SOKEEYE EE WAXA BADALA WAA DHALINYARTOODA EE AN U DIYAAR GAROWNO IN AN WADANKEENA AN SIDAN KA BADALNO
    INSHA ALLAH SOOMALINIMADA DADKA KAGA SARAYNAAA KOR AYAAN MARI DOONA AN IS AAMINO MAHADSANIDIIN WLLAYAAL

  • @shuceybsharafle9206
    @shuceybsharafle9206 8 ปีที่แล้ว +33

    hada hadaan sidan ahaa laheen waa nagala dan been lahaa

    • @ismailqasim5207
      @ismailqasim5207 7 ปีที่แล้ว +3

      Shuceyb Sharafle Habaqan waxaan ahay sarkaal cidanka somalilad maanta ayaynu kaxogweynahay waxaa nagamaqan iinyar oo tiknikoah

    • @abdirahmanmohamed1621
      @abdirahmanmohamed1621 6 ปีที่แล้ว +1

      Shuceyb Sharafle sax

    • @mohamedmohamed-ft1cl
      @mohamedmohamed-ft1cl 5 ปีที่แล้ว

      Insha Allah one day soon ❤☝

  • @abukarxaji7588
    @abukarxaji7588 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc. dhamaan. dhalinta. somaliad. iyo. waxgaradka. qabyaladu. dilatay. waxan. ugubaqaya. iney. mallintan. wanagii. somaliad. dibuxasustan. dowlad. nimo. iyo. wanageda. waxa. dare. mikara. ninkii. wadanka. dibada. ugabaxa. dabadedna. arka. qabkalola. macamillo. umada. Somaliad. iyo. qeymaha. aykulahan. jirtay. dunida. 1977 &1980
    mantana. wad. aragtan. dhalintii. Somaliad. hada. iyo. cadawga. dad qalatadahi
    barka. iyo. xubnah. aydonana. kalla. baxan. 😭😭😭😭😭😭
    away. waxgaradkii. Somaliad? awaya
    odayashii dhaqanka. awaya. Culimadii. away dhalintii. Somaliad. war. man. dhalan. roganay???

  • @ahmedfqalinle4192
    @ahmedfqalinle4192 6 ปีที่แล้ว +3

    Somalia waxay heshay wixii ay dhitaysatay. Markay hubkeedii dadkeedii ku garaacday waa kaas maanta ciidan ajaanibi iyadiina dusha iyo hoostaba ka duqaynayo. Maalmuhu way daba-socdaan

    • @cumarxaashicaliiinangumeed6262
      @cumarxaashicaliiinangumeed6262 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed F Qalinle ciidanka nala jopga waa walaalahen laakin dekada xamar ma heystaan haaaaaaasa

  • @hanaanwanaag8484
    @hanaanwanaag8484 3 ปีที่แล้ว +5

    I love my country from hargeisa

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 6 ปีที่แล้ว +7

    Ilahayow sidan okale hanugu socelin wxn layabay dumarka qawan e mesha maraya dadku diin la an bay ahayeen ilohayow dawlad cadila o dinta dadka kumamusha nasii amiin

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 3 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre dadlka waa u dhisay markii danbena gacantiisa ayuu ku dumiyay Hargeysa dayaarado ajaanib wadaan ayuu ku garaacay, Mogadishina ilaa gurigii uu daganaa loogu galo oo tabari ciilin maanuu cararin asaga oo madaafiic ku garaacay Xamar, kuma uusan ekaan ee dib u qabso ayuu is yiri asaga oo qoyskii uu ka dhashay wata shan boqol oo maxaabiis ah ayaa laga qabtay askartiisii ka dibka xadka ayuu ka talaabay ilaa uu Nigeria ku dhintay. TAARIIKHDU WAA AY QORAN LAGAMA BEEN SHEEGI KARO ee tusaalahaa yar qaado. baraka iyo halyeynima midna muusan arag

  • @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
    @kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 ปีที่แล้ว +1

    Quwadaas koonfurturaadinayso kuwiikeenay. Midnimadaa waatiilagu xasuuqay. Waqooyi. Car. Koonfureedka. Dib LA aantood. Dawlad. Nimodanbe. Uhela. Intaad nooshihiin. Amawaligiin. Yagu waadawlad ciidanleh imin kaba waqooyi

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Kaadi arooryaad dib looma raaco uumada Mareykanka aqriso civilwarka soo maray waxay garteen in dantu wadjirka ku jirto wax xunbaa dhacay Cid walba daqar baa garey yaana la ilaawin waxii dhacay

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      Walaal dowlad dhowaan way dhaqan ee hadal nacasnimo yuu kaa tegin

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaliyarooy Odaayaashii Waxay Qabteen Waad Aragtaa Idinku a Hotel U Wada