WARIYE #1- CAGTA XAAJI - MUXUU U SOO JOOGAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2021
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

ความคิดเห็น • 446

  • @mohamedshafiejama4138
    @mohamedshafiejama4138 3 ปีที่แล้ว +103

    Interview an lagu cajiseyn ayu aha runtii Cag madhige wariye qabiir ah waaye masha'allah.

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 2 ปีที่แล้ว +1

      kadaa gaalada ilaahay u manaxariistee siyaad barre iyo waxa lamidka ah

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 3 ปีที่แล้ว +23

    Wariye Cagta Haaji Aad baan uga helaa Waa Soomaali dhab ah. Guuleyso Hanoolaato

    • @alphakatun7878
      @alphakatun7878 3 ปีที่แล้ว +3

      Asc cag madhige diyaaradii kuwayd kadib waa tii la afduubay somali airlines deeqa sow qish ma ahayn

    • @alphakatun7878
      @alphakatun7878 3 ปีที่แล้ว +2

      Mase ogtahay in maxmed c/jees uu ku qooraa waftiga jabuuti sacadihii udabeeyay ayuu ka baxay liiska waftiga jabuuti sababo siyaasada heshiiska itoobiya darteed

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      WAAR NIN KAN WARKIISU QIIMO MALAHA

    • @dalla112
      @dalla112 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 minke warkisa qiimo lahayn

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 13 วันที่ผ่านมา +1

      Wamatah.jogah.ee.bentah.sheegayah.buka.sharaf.badan.yahay
      Oo
      Watiyal.iskuh.shegayah.oo.warkoduh.uban.yihin.ben.iyo.khabistah.ah
      Cagtah.xaji.noloh.itay.nololih.jirtoh​@@alihujaleh8627

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah aad ayaan uga helay wariye cagmadhige wixii uu u soo joogay ee Raadiyo Muqdisho ka dhacay, Anigoo xiiseynayo ayuu iga dhamaaday fadlan Ayaanle qeyb 2aad inooga samee rug cadaa Cagta xaaji. mahadsanid 🙏🙏🙏

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa wariye qaaliya oo aahahey wada shaqeen jireen guuleeyso adeer cagmadhige xafidu allh waa dadkii xalasha ahaa aniga waxaa jeclaa barnamij kadis ladhihi jirey oo ardayda markuu ku heeso oo uu dhihi jirey waa kadise kadis waa wax barashee kaalayoo aqoontiina kororsadoo 🥰👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾

  • @xasanwali1295
    @xasanwali1295 3 ปีที่แล้ว +12

    Waan idin salaamay labawariye oo wadiniyiin ah eebe ha idin sharfo

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah taariikhdii oo qof lagu ma cajisayo dhageysigisa Allah xifdiyo adeerkey cagma dhige

  • @_faatax
    @_faatax 3 ปีที่แล้ว +16

    Waqtigaaba igu yaraaday sidaan u dhagaysanayey waxaan moodayey inuu 5minute socday
    qaybaha kale ayaan sii xiisaynayaa

  • @ibrahimabdirizakmohamed2460
    @ibrahimabdirizakmohamed2460 3 ปีที่แล้ว +28

    Part 2 iyo wariye cagta xaaji insha allah ka sugayna "Hanoolato"

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 3 ปีที่แล้ว +25

    War cagta warka ha dhameeyo suaalo weydiinee asagoon dhameynin saas maad wariye ku tahay ayaanle

    • @shankaroonahmed5357
      @shankaroonahmed5357 3 ปีที่แล้ว +2

      CAGTA HA LA SOOOO CELIYO ABSOLUTELY
      Shaqsi damiiiir leh, weliba xaqaaaani ah oo XURMO leh, haddduuuu Eebe abuuuray waaa Cagta
      I wished inaaaan la kulmi lahaaaa…BUUUG QOR BAAN ORAN LAHAAA
      Somaaalida ( laba laba ku dhufataaaa) eeee Siyaasaddaha dunida la socotaaaa, eee taaariikhaha aqriya
      Sheeeekadaaaa Cagta ( INVISIBLE PEOPLE) ayaaaa fahmay?
      Walaaaahi xisaaaabka qiyaaaamaha warbaaaa jira
      Dad wadankoooda u dhashay, ooo invisible enemy u adeega…iSubxaanaAllah

    • @sulubfilms4374
      @sulubfilms4374 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad Zxp wuu Ka dhexgelaya Hadalka,
      Qofka marka sidaa Lagu sameeyo wax badan oo Muhiim ah oo uu sheegi rabay ayuu Hilmamaaya

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 3 ปีที่แล้ว +11

    qaybta 2aad nagaga soo dhakhso cagmadhige waa nin taarikhi ku duugantahay

  • @maxedamen0744
    @maxedamen0744 3 ปีที่แล้ว +11

    Wariye rug cadaa ah oo wax badan uso joogey 🙏

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      KABAQAAD DENBIILE AH AYAAD AHAYD MARKAAD DAAQUUDKII SIYAAD BARE OO DALKII DIINTIIIYO DADKIIBA BURBURIYAY AYAAD WAX BADAN HOOS JOOGTAY

  • @Super-yd9jg
    @Super-yd9jg 3 ปีที่แล้ว +25

    Ayanle sxb wa barnamij wanagsan. Lakiin. Odayga haka dhaxgalin. Hadalka. Suasha waydii kadibna ilaa uu ka nafiso. Hajoojin.wax badan bu haya cagmadhige. Mahadsanid.

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan6419 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cagta waa nin wadani ah oo aan u kala soocneyn somaali
    Ilaahow ku xafid from Hargeysa

  • @AbdifetahIOmar-zd6gh
    @AbdifetahIOmar-zd6gh 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagmadhige waa wariye rug cadaa ah oo runti xog badan ka haya sooyaalka dowladnimo waxe aheyd in dalka ka faaidesto. Mahadsanid Hanoolato iyo ayaanle, dadka aad u xulutan wareysida waa labeen ti

  • @cabdillaahidheere7140
    @cabdillaahidheere7140 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk masha allah cagmadhige tariikhda hadii runta laga sheego waxay noqataa dhaxal layska dhaxlo thanks cagta haaji

  • @mohamedsharif7544
    @mohamedsharif7544 3 ปีที่แล้ว +38

    Cagmadhege waxaan ka wada baxney fasalka siddeedaad maxamuud xarbi ayaan ka wada baxney aniga waxaan ahay maxamed shariif axmed Zorro

    • @abdow4104
      @abdow4104 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallaah shukran

    • @shankaroonahmed5357
      @shankaroonahmed5357 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdow4104
      Ma iminkaaaa kuugu horeeeyso araggiisa since?

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว +37

    Calaayakulixaal dowladii siyad waxdhaama ilaa hada maheyno

  • @abdirahmanismail1818
    @abdirahmanismail1818 3 ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha ayaa iga dhadhan xumeeyay, Taariikh aan dhagta u raaricinayay

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว +7

    Qoladaas isdirta manta Waxa leader u ah cali yare Ali kuwa lamida

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 3 ปีที่แล้ว +2

    Wareesigii kuugu weynaa caawa keentay Walahi ✌

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 3 ปีที่แล้ว +7

    Invisible people guuulwadyaasha reerka waaa reer badiynimda baaa dhibkaaa keenaya waxey ka dhigeeen dawalda maqayid ay leeyihin..

    • @saadaqxasanbare8388
      @saadaqxasanbare8388 3 ปีที่แล้ว

      Maahan dadkuu sheegayo dad Dawlada Ka tirsan ee Waa dad Maantaba Jooga oo Xitaa muuse biixi maamulkiisa ayagoon Ka tirsanayn hadana Soo ruufyaana Dadka iyo saraakiisha maamulka

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 3 ปีที่แล้ว

      Waxa meesha kuugu qoran wax fiican maaha

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 3 ปีที่แล้ว +2

    wariye cagmadhige rugcada waa barnaamij qiimo badan thanks ayaanle

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 3 ปีที่แล้ว +5

    CAGTA XAAJI WACAN OO WANAAGSAN AYAAN KUGU XASUUSTAA ALLA HAKU XAFIDO

  • @abdullaahiahmedali2629
    @abdullaahiahmedali2629 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye fadlan in qofka hadalka laga sugo oo laga dhagaysto wax yaala badan ayey kuu fur furaysa
    Marku qof dhameeyo meeshu rabay gaaro kadib su asha rabto waydiii
    Su aalahan aad ladhex ordayso qofkoo hadlaya iska daaah
    Inaan dhibsanay iska daye qofkii lawaraysanyey oo hapa hadalka ku jaraysid mxa moodey
    Wx ka badal wariye arinta oo qofka hadalka ka sug tnks in padan

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว +2

    😀😃😀🤣😀😀🤣😀😀😀 wale cagmadhige ileen waa nin soo jabay qosol iguma harin

  • @soomanesaleebansamatar1357
    @soomanesaleebansamatar1357 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaybta 2aad ee wareysiga insha Allah Gulaysta bahda Hanoolato

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 3 ปีที่แล้ว +5

    Cagta xaaji cimrigaa ha raago

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa salaam hawada uga diryaa weriye cagmadhige oo ahaa macalinkeygii dugsiga hoose dhexe macalin abaal badan igule waxaan leeyahey macalin waxan ku rajeynaa cimri dheer iyo caafimaad wanaagsan soomaaliweyna waxaan allaah uga baryaa nabad inui allaah kadhigo guul iyo gobanimo Soomaaliweyn insha allaah

  • @zaidmoha4811
    @zaidmoha4811 3 ปีที่แล้ว +19

    Mnsha Allaha qayb labaad nooga samee Cagta xaaji barnaamijkiisa Ayaanlow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว +4

    Weriye weyn cagma dhige

  • @kiineyxasan8066
    @kiineyxasan8066 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh cagta xaaji allow codkaga ku barakeey

  • @ismailahmed289
    @ismailahmed289 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah legend cagmadhigi

  • @amayaahmed6332
    @amayaahmed6332 ปีที่แล้ว

    one of the best journalist cagta haji.

  • @jamaahmed576
    @jamaahmed576 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraysiyada aan u baahan nahay wa kuwaan oo kale, mahadsanidin Cagmadhige iyo hanoolaato

  • @Iazuz
    @Iazuz 3 ปีที่แล้ว +4

    Walking history Masha’Allah 😊

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว

    Wariye maxamed xaaji cag madhige Hooyadee iyo Abtigeey ayuu macalin u soo ahaaa schoolka jamal Cabdinasir Hooyo waxay isheegtay inuu ahaa macalin wanagsan oo Ardega dhiragaliyo inuu ahaa Allah cimri dheer ha siiyo wariye cagmadhige

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 13 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi.xaji.cagmadhah.rabigah.haku.xafidob.malkastad.jogtid.amiin
    Markah.waxad.tahay.nin
    Wayah.arag.ah.oo.wiyashih.larkijira
    Ah.markah.waad.nagah.kholisey.
    Rabigah.hasiyo.cimrih.dheer.oo.
    Cafimad.leh.iyo.cibadabah
    Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @caliisak1947
    @caliisak1947 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah ❤❤❤ good rabood

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks Ayaanle inkastoo sheekada aadka dhaxgaleysay Rug caadaga Cagta Xaaji.lol

  • @shirwaos
    @shirwaos 3 ปีที่แล้ว +1

    HANOOLAATO. Ayaanle fadlan si wareysigaagu xiiso u yeesho qofka hadalka haka dhex galin, wuxuu sheegi lahaaba waad ka qaseysa.

  • @shankaroonahmed5357
    @shankaroonahmed5357 3 ปีที่แล้ว +20

    Please don’t interrupt when someone is zealously trying to sharing background home stories

    • @gradabdullahi8119
      @gradabdullahi8119 3 ปีที่แล้ว +2

      I agree with you

    • @h.kenyatakenyata9445
      @h.kenyatakenyata9445 3 ปีที่แล้ว

      @@gradabdullahi8119lk9kmk.kk.6

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta walaal. This guy (Ayaanle) is totally unprofessional; he doesn't know anything about how to conduct an interview.

    • @shankaroonahmed5357
      @shankaroonahmed5357 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Wadani924
      Walaaalo, dadkani waaaa TH-camrs ( professional school ooo deee ay sooo mareeen ma jirto, iyaga uuun baaa isu sheegga in ay yihiiin waxa aaaneeeeey aheeen
      Mideeda kale waaaa ibna Aaadan ( Qadaf & Qaladba wuuu ka dhacaaa qof walba), maadaama qaladkiiisu daawadayaashiisu u tilmaaameeen waxaaaa hagaaagsan, isana iska meeyraaa qaladkaaaa, uuuu dhowr saacadood siiyaaa cagmadhige, una sheegaaa iintiii bulshada farta ku tilmaaaantay
      Walaaaal mahadsanid

    • @soomowsoomow6897
      @soomowsoomow6897 3 ปีที่แล้ว +1

      I strongly agree with u

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 3 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib wariye rugcada ah cagmadhige cimriga harago sxb waxan ad ujeclanlaha inad sona lawaregto o madaxkanoqotid si xifratada saxafi an ogafaideysano noloow sxb inbadan sona ila hada wameyd qofnoleye ey ubahantahay .

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 3 ปีที่แล้ว +5

    nin ween cagta xaaji♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mamiinjirib
    @mamiinjirib 3 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Cagta Xaaji wa nin akhiyaar eh oo wax badan og

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle xuseen abdi mahadsanid wareysi qiimo badan sxb keep going brother

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST 3 ปีที่แล้ว

    Wallee waxa uu ahaa waraysi qiimo badan. 31 daqiiqo ayuu ahaa oo iiga dhignaa 5 daqiiqo. maan dareemin in aan muddodada intasi le'eg daawanayay sababtu waa marka aad qof xog ogaal ah oo aftahan ah sheekadiisa dhagaysanayso. Mahadsanid HA NOOLAATO iyo wariye Ayaanle.

  • @SFrh77
    @SFrh77 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayaanle and Jazakallah all your programs

  • @yahyamdahir6758
    @yahyamdahir6758 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato. waligaa dhagaysiga badi. marka aad waraysanayso qof xog badan haya.

  • @ayaancdey9627
    @ayaancdey9627 3 ปีที่แล้ว

    wariye khaab wareysiga badal u ogolow wariyuhu inu hadalkiisa dhameysto si aad uhesho xogo badan oo adan ogeyn oo afkisa kaso baxaya mahadsanid qeybo kale nosodaa wariye cagmadhige Rugcadaa weye wlhi hadalkisa kuma cajisaysid🥰

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wariyaheena weyn Cagmadhige waa ka danbeeyaa Allah ku xifdiyo noosoo daa qeybta kale

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 3 ปีที่แล้ว

    Run bad wax kasta ku sheegtay mahadsanid heestitaliska nugul aya ka mida kiinya muqadaradka somaliya ayey u beeratey. Sado cali allaha u naxariisto juba heesti sanadka la qaadey baradhe la fiiqayo tartan aya lagu galey habeenka xusuun fiican.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah 1986 xasuus gooni ah baad I xasuusisey quruxdii wadankayga waqtigaas aan iskuulka sare dhameeyay. Illaahow wadankeena noogu soo celi. Kan maxamed siyaad bare lee wax uraadiyaa walaal dowlad quruxdeeda iyo sharfteeda iyo awoodeeda oo afrikoo dhan ay uahayd "Libaaxiii Africa" Cagta xaaji waa wadani. Illaahey haku xifdiyo.
    .

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 ปีที่แล้ว

    Maxamed Axmed xaaji( Camadhige).
    Waa barnaamij aad u xiiso badan.
    HANOOLAATO waa mahadsanid.

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 3 ปีที่แล้ว +2

    Well done Cagma dhige. Fadlan khibradaada u sii gudbi weriyaasha da'da yar ee ku hawlan warfaafinta. Qoraalna ka samee warfaafinta iyo xiligii dawlada kacaanka.

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah shukran ✌🇸🇴

  • @naasiradan4409
    @naasiradan4409 3 ปีที่แล้ว

    Fadalan part 2th soo duub keep going pro

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Waaye Caga Ma dhige Wa Best Wareyi Runtii

  • @abdiraxmanmacalimxasan5990
    @abdiraxmanmacalimxasan5990 3 ปีที่แล้ว +8

    waraysi fiican buu ahaa qeyb labaad baa fiican in lagu daro

  • @user-vg3vx5jf1k
    @user-vg3vx5jf1k 3 ปีที่แล้ว +1

    waraysi an aad uga helnay weeye nooso badiya maasha alaah

  • @shardiyaretube3336
    @shardiyaretube3336 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato m.a runtii inaa dhagaysto xuxuusihii siyaad barre aadaan ugu faraxsanahay waxaan jecleysanlaheen PART TWO cagmadhige inaaa noosoosameyso codsigeen inaad no aqbasho rajeenayaa in.a hanoolaato howlwacan haysaan 💯💯💯

  • @haajiabdi1870
    @haajiabdi1870 3 ปีที่แล้ว

    Cagmadhige waa wariye weyn oo professional ah dawlina wax soo bartay oo yaqaana anshaxa saxaafada, hadalada uu yiri anaa qaar markhaati ka ah waxaa kamid ah hadalka madaxweyne Abdiqasim , dhehayga ayaan ku dhegeystay , ma xusuusto cidii hadashay balse warkii dambena waan dhegaystay . Waan yaraa waanse layaabay sida marka dambe loo dhigay inuu ahaa hadal shaqsi , waxaan filayaa in labo habeen oo isku xiga ay ahayd.
    Taariikh badan ayuu hayaa wariyuhu Ayaanle waan kaa sugaynaa qaybta dambe insha Allah.

  • @Madar2014
    @Madar2014 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah cagta xaaji wuxuu kamid yahay wariyaasha heroga ah halyayada ah ee fara ku tiriska ah ee aan maanta haysano
    Fadlan ka faaiidayso anagana nooga faaiidee wax badan buu hayaa

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 2 ปีที่แล้ว +1

    Assalaam Alaykum. Excellent program. MaashaaAllah. I wish you asked Cagmadhige about the story of Cawke and if it is true that he was kidnapped during Somali Ethiopian war

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 ปีที่แล้ว +9

    13:26 Hero Maasha Allah Halyeey caadiya wali ma noolyahay talow?

    • @zanjabilabdullahi2635
      @zanjabilabdullahi2635 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa, waliba wadanku madaxweyne ka soo noqday 2000 - 2004, Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ayaanle.

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว +1

    Wareysi wanaagsan cagmadhige waa wariye wanaagsan

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 3 ปีที่แล้ว

    Alla Muxuu waayo U soo Joogay Nin kan waa Waayo Arag dhameystiran .

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH hanoolaato hore usoco

  • @afrahafrah6948
    @afrahafrah6948 3 ปีที่แล้ว

    Asa.walal waad ku mahadsantahay taariikhaha aad soo gudbisid iyo dhacdooyinkii dhacay.Laakiin markaan waxaan aad uga helay wareysigii cagma dhige iyo wax yaaba uu usoo joigey. Waxaan rajeynayaa inaad mar kale dowladii kacaanka ka wareeysatid maddama uu wax badan ogyahay. Mahadsanid Walal

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaah axmed haji cagmadhige walee waxbadan buu ujoogay

  • @lamaanahanoloshaofficial987
    @lamaanahanoloshaofficial987 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaaah waaye arag❤

  • @umuyusuf2293
    @umuyusuf2293 3 ปีที่แล้ว

    mnsha alllh wariye rugcadaaya rabi cimriga hakuuu dheereeyo

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah cagta Xaaji waan jeclahay barnaamijyadiis waa caqli u saaxiiba

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 3 ปีที่แล้ว +3

    Plz qofka wareysaneyso sug ilaa uu warka ka dhameyo asoo meel fcn wado wax kle weydiine naga jooji adoo mhdsan👋

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed axmed xaaji, waa weriye sare, qalbi hufan.
    Ilaahay Haku dhawo.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah cagta haji legend alaha ha xifdiyo

  • @alkawtharglobal9455
    @alkawtharglobal9455 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysigii ugu qiima badnaa ee aad qabatid dhowaanahan

  • @aweisnaaleye176
    @aweisnaaleye176 3 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha wareeysiyada hanoolato
    Si fiican ayaan u jecleystay

  • @mohameddeeq5827
    @mohameddeeq5827 ปีที่แล้ว

    MashAllah wlhi waa waraysi aan inaba caafi ahayn my brother keep going forward

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 3 ปีที่แล้ว

    MashaAlaah ilahow kuxifdi wan idin salamaya Ayanle iyo cagmadhige warug cadaa waya arag ah ad ayan uga helay waraysigan qayb 2 aad ayan sugayna Mahadsanidin 🙏🙏

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 3 ปีที่แล้ว

    Waa Barnaamish Qiimo Leh Wariyeyaashii Beri Samaadkii Shaqeyn Jiray Waxat u Soo Joogeen Wax Badan oo u Baahan in Wax Laga Ogaado

  • @qarbegulaaf3502
    @qarbegulaaf3502 3 ปีที่แล้ว +2

    Ac ayaanle xuseen cabdi sharafalaahu wajhaka daljir xalaala baatahaye run Ahaantii sxb waxaan kugu tilmaamikaraa shaqsi qaranka soomaaliyeed ujeega meesha calanku ujoogo ookale oo ah astaatooda iyo xoriyaddooda ok
    Waxaana kuugu hanbalyayn shaqada sad hayso horay usoco sxb ninka aad waraysanaysana waa shaqsi xalaal ibnu xalaal ibnu xalaala oo aan lahayn qabyaalad iyo qolo midna sharaf kumoolaada adiga iyo cagta xaaji iyo intii damiir iyo dadnimo iyo diinba leh

  • @sadiqabdi7929
    @sadiqabdi7929 3 ปีที่แล้ว +3

    part 2 please, waan sugi la`ahay.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallahi wariye khatar ah weye wareysigani ayaanle ad.baan.u.jecleys tay wll nabad galyo

  • @aliabdulkadirhussein5280
    @aliabdulkadirhussein5280 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Qaybt labaad

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Cagmadhige wariye muhiim ah weye laakiin hanoolaato waxba wariye kama yaqaan waa ciyaal weero tusaale marbu iska qoslayaa marna hadalkuu dhexgalayaa

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 3 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂 cag ma dhige muxu bale u soo joog ahaa 🤣🤣🤣

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle keep going forward,

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 3 ปีที่แล้ว +1

    WA ARIMO CAJIIB
    AH ON AD AYANA UGA
    HELAY. ALLAH HAKU
    B🤲R🤲K🤲Y, W🇸🇴R💙Y, A👍Y🏆🎁L.

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว

    Wasiirka ganacsigaa saxnaa dr cabdiqaasim salaad Xasan dictator iyo dawlad ma yaqaan

  • @abdallabootaanshabeel9167
    @abdallabootaanshabeel9167 3 ปีที่แล้ว

    Cagta-xaaji cimtiga Allaha u barakeeyo .... Aad ayaynu ugu baahi qabnaa dadka caynkaasi ah ee xog ogaalka ah

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 3 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam. Cag madhige waa wariyaha kali ah een qadariyo Cawke kadib.
    Waagu wararka ka aqrin jirin Radio Muqdishu waxaan uqabay inuu kujira xiisad taariikh ah.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk ilaahay ha xafido wariye cag ma dhige wariye waayo badan u soo joogay wariye aan kan ahayn inoo waraysto ayay ahayd hadalkii waa ka dhex gelayaa aqoon uma laha saxaafada ninkan

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu cod fiic naa balse siyaad Barre oo kursiga qori kuhaystay dadkana ikhtiyaarka kaaqaaday buu dhihi jiray madaxwaye ayaa kanyiri dulinimo ayey ahayd

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 6 หลายเดือนก่อน

    AYAANLE QOFKU MATKUU HADLAYO HAKA DHEXGALIN. HADII AAD SU,AAL UQANTO QORO OO MARK DANBE WAYDII FADLAN ❤❤❤

  • @r.mohamed1106
    @r.mohamed1106 3 ปีที่แล้ว

    Dadkii hore waxay haysteen maskax deggan oo si wanaagsan ilaa taariikhaha xusuusata iyo waliba xusuuso laga sheekayn karo. Guuleyso wariye Cagmadhige

  • @abdikanijabi6741
    @abdikanijabi6741 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle nin culus ayaa maanta nookeentay KUSOO CELI macnaha warkale kasooqaad si aan uga faaiideysano waxyaabihii dhacay maadaama aan xiligaas aduunka aan joogin

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allah cagmadhige wax badan baad na xasuusiday,

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 2 ปีที่แล้ว

    Lgnd rugcdaa ah ader cgta haji mxaa wax usoo jogtay mashaa alaah

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 4 หลายเดือนก่อน

    Waa nin cilmi badan iyo aqoon ay Ka muuqato cagmadhige