IGU SAWIR | Guurka i Arkada ah | maxaa iskabadalay Soomaalida baryahaan |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2021
  • waxaa jirto oraahleh ( shucuubta kala duwan way hor maraan ama dib dhacaan markii la fiiriyo hadba darajada ay u hayaan ama isha ay ku fiirinaayaan xiriirka guurka school soo saaro jiilalka umadaas hogaamin doonto .
    igu sawir - mowduucaan siwada jir ah ayaan uga wada hadlaynaa mana sheegayno magaca qof gooni ah sawirna masoo dhigayno cid gooni ahna masheegayno waxaan ka hadlaynaa thaahiradaan dhacdo taagan dhacdo aan bulshadeena ku aragno maanta .. maxaa socdo… qofwalba oo muuqaalkaan daawanaayo is waydiiyay dareemay arkay .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 1K

  • @mohamedabdihakimali6642
    @mohamedabdihakimali6642 3 ปีที่แล้ว +125

    2016 ilaa hadda waan dawadaa ogàansho

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +265

    Inta ogaansho muuqaladiisa kahesho ismuuji like saar dee ismuujiya

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @blossom8569
    @blossom8569 3 ปีที่แล้ว +287

    Kkkkk dookhayga ma aha inaa xaflad aroos dhigto ama la i arko anoo taash qabo😂😂😂 gabdhaha ila midka ah like iisaara😂

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว +11

      Maxay like kuu saaran wey Ka dhamaaden aduunka gabdhahaas
      Ee waan raadinayee ee diyaar ma tahay ♥️

    • @blossom8569
      @blossom8569 3 ปีที่แล้ว +3

      @@yusufmaxamedxersi6802 kkkkk maya wll ditaar ma ahi😁

    • @nimcushyusuf5760
      @nimcushyusuf5760 3 ปีที่แล้ว +12

      Aniga kula qabo wll
      Dhabti kama helo wxaas is tus tus u aqna oo fool xumo ah

    • @AR-gj2ll
      @AR-gj2ll 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcushyusuf5760 🤣🤣🤣

    • @nimcushyusuf5760
      @nimcushyusuf5760 3 ปีที่แล้ว +6

      @@AR-gj2ll 😁 hee la yaab yeysan kula noqan
      Duni klana kama imaan
      Balse allah aya i dhowre

  • @DAYMADA
    @DAYMADA 3 ปีที่แล้ว +47

    "Xariirka Guurka waxaa lagu tilmaamaa shay muqadas ah, ميثاقا غليظا" waana shay ciyaar ciyaar ka weyn
    Mahadsanid..
    Waxaa ka ahadashay xaqiiq jirta.

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

    • @cabdaladalmar5620
      @cabdaladalmar5620 3 ปีที่แล้ว

      waad heli doonta meesha aad hammineyso i.a

  • @quranchannelsoomaali5255
    @quranchannelsoomaali5255 3 ปีที่แล้ว +7

    Bil ramadan ayaa soo dhaw waa bil Quraan: waana bisha Quraanka soo dagay.. Ilaahey Caafimaad iyo naf ha inugu Gaarsiiyo. ALLAHUMA AAMIIN 👍💔👍💙❤

  • @abdikadir5865
    @abdikadir5865 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhibaatadu waa social media ilaahaw naga dhig kuwii dhanka wanaagsan u adeegsada amin amin amin ✔️

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +6

    •❥•
    "إنّ الصلاة على النبيّ غنيمةٌ
    من حازها حاز الكرامة وامتلكْ.."ﷺ♥️🌿

  • @osama6333
    @osama6333 3 ปีที่แล้ว +66

    Waxaan Rajeynaa dhalanyarada ku xeran ogaansho taniyoo markii 2017 lasocotay in ay sii korayaan xitaa FB aysan laheen macalinkeyna thanks .
    Caan la'aan baa lagu dagaa❤️⌚

    • @khadarahmet4861
      @khadarahmet4861 3 ปีที่แล้ว

      Ha wlhi

    • @deeqbile572
      @deeqbile572 3 ปีที่แล้ว

      From 2018 ilaa hada ayaan la socdaa wax badan ayaa iska kee badalay wlh 🙏🏽

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 3 ปีที่แล้ว +179

    Cidii aroosyadaa khaatiyaan ka joogta ismuuji😂😂

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +1

      Wey iga xanaajiyeen aniga iyo sariirteyda

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 3 ปีที่แล้ว

      @@mrhanad8148 ilaahba Lee Dahay aloore😂😂

    • @istahiali2789
      @istahiali2789 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga naftay ii keenayn wax waanka baran wayey🤐😏☠

    • @saidhusseinmohamud1915
      @saidhusseinmohamud1915 3 ปีที่แล้ว

      @@istahiali2789 intee jogtaa

    • @istahiali2789
      @istahiali2789 3 ปีที่แล้ว

      @@saidhusseinmohamud1915 somalia

  • @Mopp28
    @Mopp28 3 ปีที่แล้ว +1

    True

  • @aminaabdi7068
    @aminaabdi7068 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah wll Allah kaa abaal mariyo tilmaamidda xaqa ALLAH gugu garab galo
    anigu aad ayuu iila khaldanyhy arrinkaa
    waana damiir xumo iyo qiirada qofka oo dhimaty,
    ALLAH naga samata bixiyo waa fitno

  • @mmmcade4399
    @mmmcade4399 3 ปีที่แล้ว +34

    Qof walbo oo arko qoraalkeyga waxaan ka codsanaa in ustaad la gaarsiiyo 400K adinkii mahadsan u share gareeyo ustaadka

  • @abdikaniosmanjama3917
    @abdikaniosmanjama3917 3 ปีที่แล้ว +36

    Inta sh rusheeye la yaabtay like 😁

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllo waa mawduuc muhiima🥰
    nolosha qoysku inay sir ahaato aya wacan qofka muslimka ahna lamaanihiisa wanaag walba oo u u sameeya ay ahaato ikhlaas mid uu Allah swt wax kaga rabo not i arkaaay. Taas ayana ah sacadada iyo xasiloonida nolosha
    Allah xaqa hanagu sugo

  • @sakariyeahmedabdulahi1233
    @sakariyeahmedabdulahi1233 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidaan caadi maahan mawduuc muhiim ah aa laga hadlayaa ayagana waxyaabo kale ay comment ku sheegayaan mid tuugsanaayo oo like ku raadinaayo nabi maxamed scw iyo wax kale ka hadlaayo maxaa yaab isdabayaal

  • @soomaaliblack7693
    @soomaaliblack7693 3 ปีที่แล้ว +52

    Wll waxad tahay qof lagu Daydo ilahey dartiis ayaan ku tageera

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @DalmarOfficialTv
    @DalmarOfficialTv 3 ปีที่แล้ว +15

    Xababibkeenu waxa uu yihi Scw "Ilahay addoonkiida waxa uu caawiyaa markuu walalkis caawiyo" fadlan subscribe isaar pls

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @khalidxuseen4155
    @khalidxuseen4155 3 ปีที่แล้ว

    Xanuun ku cusub soomalida weeyi walhi runtiina u baahan in dhalinyartu ka taxadiraan arinkan runtii aragti ahaan tayda aad baan ula yaaba waxa aad ka faa’iidayso in aad caan noqoto waliba wax xun oo aad uliita aad caanimo ka raadiso eber kalsooni weeyi runti OMAR INSHAR full respect akhi allena haku dhawro

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy2435 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +13

    Jasakallah inbadan ustaad qaali.👏🏽👏🏽

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @abdallaabdirahman4064
    @abdallaabdirahman4064 3 ปีที่แล้ว +19

    Omar sxb xaqiiqdii wan sugayay kahadalka mowduuucaaan mahadsnid

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Cumar ✅
      Saaxiib ✅

  • @fartuunshire3469
    @fartuunshire3469 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshaaar

  • @Mama-rt3lz
    @Mama-rt3lz 3 ปีที่แล้ว

    Sheeqa wayn ee isku soo sharaxay mediyaha waa imaqla i arka waa kibir iyo isla wayni iyo gabdhaha muslimaadka oosharaftooda meel looga dhacay Ummad waalan ayaan ka dhalanay ee Allaha soo hadeeyo Aamiin
    Waxaas waxa ugu wacan jaadka oo wadanka wali laga cuno iyo maandooriyo xanjada hoteelada laga siiyo oo maandooriyayaal ku jiraan
    Somaaliyeey is ilaaliya Allaahna ka baqa

  • @Zaakkaad
    @Zaakkaad 3 ปีที่แล้ว +20

    2:40 Waxuu Kawadaa Sheekh Rusheye 🙄😁🤣😉🤗

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 ปีที่แล้ว

      yes🤠

    • @bakaryaasiin6213
      @bakaryaasiin6213 3 ปีที่แล้ว +1

      Yeah

    • @aadanaxmed2524
      @aadanaxmed2524 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂wnku salaam ano 🤺 saan ah
      Ano 🕺sidn ah iyo ano 🏃‍♂️saas ah😅😅😅

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aadanaxmed2524 wan ka qadey ano 🍋 ah liin😂

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      @@aadanaxmed2524 😄😄waan kaa qaadey anoo saana 🤸‍♀️

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +3

    Rashka boy ku socota videoga mashallah
    Runta usheeg dadka furiinka badan

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 ปีที่แล้ว

    Thanks macnihii guurka bay ku ciyareen
    Shiikh rusheeye iyo kuwa lamidka

  • @atlantichospital7797
    @atlantichospital7797 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah brother,
    Jazaka Allah kheyr you said well.

  • @cabdirisaaqcambe6467
    @cabdirisaaqcambe6467 3 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh rusheeye cidii niyadooda ay kusoo dhacday😄😄😄😆🤣😆like

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 ปีที่แล้ว +13

    Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe iuu cawi ilhay haku xifdiyee😭😭😭😭

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah so true brother

  • @adjfjf6553
    @adjfjf6553 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumarow ee noo soo badi barnaamijyada soomlida iyo geeska Afrika

  • @janadoon1397
    @janadoon1397 3 ปีที่แล้ว +4

    😍aLLaH yaxfidaK omar inshar

  • @sufyaansamodoon9420
    @sufyaansamodoon9420 3 ปีที่แล้ว +4

    مستحيل مستحيل مستحيل 🤗🤗

  • @cabdiqadreibrahim
    @cabdiqadreibrahim 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaha shukarana 🖐🏻👍🏻🇸🇴🇹🇷🌹🍒

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว

    Raboow wax socda ee dhibaata ah naga badbaadi
    Amiin

  • @Netovenom
    @Netovenom 3 ปีที่แล้ว +12

    Bismillah.,,The fire in jahanam will not touch the person who recites " Allahuma Ajirni Minan Naar" 7x after fajr&maghrib. Share this to others

    • @ahmedabdillahi2605
      @ahmedabdillahi2605 3 ปีที่แล้ว +1

      afsoomali kulahadal umada hadaad khayr faafinaysid

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdillahi2605 laga yaabaa inuu copy soo dhahay wll

    • @Amn09888
      @Amn09888 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali ku hadal afkaaga intaad ka faanaysid waxba laga maqli maayo

  • @zerzayid
    @zerzayid 3 ปีที่แล้ว +55

    kii yidhi sedex gabdhoodh ee somaliga aha wakii uu yidhi waa been sadexdaba😂😂😂😂

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      Dee in guurka hada jooga uu yahy igu sawir buu sheegay wiilku caanimuu usamenayay kaasba🙄

    • @zerzayid
      @zerzayid 3 ปีที่แล้ว

      haa wasida

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @canababdi9022
    @canababdi9022 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @muscababuukarcatoosh9662
    @muscababuukarcatoosh9662 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله والله تكلمت أمر فسدت شعب الصومال وهي الشهور

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 3 ปีที่แล้ว +15

    1:33 cumarow shikhiii wuxuuuu yiri sawirada waaleyga xaday inta telefono 📲 meel sameys keyey😂😂🤪😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdulahiak1116
      @abdulahiak1116 3 ปีที่แล้ว

      Wan iska daremey inuu shikhaa kudhaga hadlayo 😂😂

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @abdifitaxkhaliif3283
    @abdifitaxkhaliif3283 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah USTAAD OMAR INSHAR Wan Sugayay Inaad kso hdasho mowducan Xfidallaah

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Bare ✅
      Cumar ✅
      Ilaah haku xafido ✅

  • @moarbe9583
    @moarbe9583 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah allah ha ku xifdiyo
    Cumar inshaar
    Ahlul xikmah

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a pro Omar keep going

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah ✅
      Boowe = Aboowe = walaal ✅
      Cumar ✅
      Sii soco ✅

  • @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN
    @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN 3 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allah wlll qalih

    • @en.anshuurahmed5045
      @en.anshuurahmed5045 3 ปีที่แล้ว

      Omar runtii aadban ugu farax marku codkagu soo yeray wll waa arin an islahaa maxay uga aminsanyihiin dadka canka ah maxay uga hadli la'yihiin maxayvalbakan ka fiirsanayaan miyeyna lahyn damiir soo jeedo maxaa yeelay xayndaabkii iyo sharcigii illahay u jideeyey guurka way ka leexiyeen

  • @MaxamedAbdikadir-ip5ry
    @MaxamedAbdikadir-ip5ry หลายเดือนก่อน

    Cumar. Inshar. Buugaag. Sxb. ILAAHY. Ha. Ku. Barakeeyo. Aduunyo. Iyo. Aakhira.

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 3 ปีที่แล้ว +1

    Mach allh walal
    Omar inshar allh ku xifdiyo

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +29

    waar imisaa sideyda layaabtay odeygii waynaa ee sheekh rusheeye oo ilmoyar intuu guursaday kadibna laabta kaga jira .walaahi bilaa dhaqan ayaan soo noqonaynaa😳😳😳😳😳😳😳😳😳

    • @naxwoibraahim5858
      @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว +3

      Walalo wax isla hubi
      Shiikhaa
      Asigoo hadlaa ayaa arkay
      Oo dhahaayo
      Waa hal xaas oo kaliya oo wajigeeda la bedelay oo sedex gabadh laga dhigay
      Xitaa waxaa la sheegay in xaskiisa ay mobilka studio lagu sameeyo mobileda geeysay ka dib na laga la baxay lana faafiyey
      Waa sidii shiikhaas sheegay

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naxwoibraahim5858 mid kaliya haday tahay xataa anigu waxaan ka hadlayaa inuu asagoo ku dhagan oo dhunkanaya Facebook soo dhigo

    • @naxwoibraahim5858
      @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว

      @@64yearsago59
      Koley
      Asiga waa sidaa laga haayo
      Sawirada xaskiisa ayaa laga xaday
      Ma ogi haday run tahay
      Ama been
      Allahu aclam

    • @nawaalaxmad3252
      @nawaalaxmad3252 3 ปีที่แล้ว

      @@64yearsago59 wuu ku dhagaa waa xaaskiisa maxaa u diidaayo mida kale asagoo kitaabka ku dhaaranayo ayaan arkay taleefan ka xaaskiisa ayaa laga xaday oo farsamo yaalo

    • @hamzeabdillaahihusseinalza894
      @hamzeabdillaahihusseinalza894 3 ปีที่แล้ว +1

      @@64yearsago59
      Hubsiimo hal baa la siistaa adoon dag dagin like iyo wax macno daro ahna ku raadsan hubso wax ..
      Sheekhu siduu noo sheegay sawirada u xaaskisa kula jiray
      Waxay u ahaayen kuwo privacy ah ama gaar u ah balse
      Laga xaday ama lagala baxay taleefanka xaaskiisa ..
      *Markaa nin wayna waad tahaye markale wax hubso sxp*

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +4

    Waalahi aad baa utaqaana arimahaa muhiimka ah ee ubaahan in laga hadlo,
    *Igu Sawir* meel xun beey dad badan katuurey,
    _inaan nooqotid qof Dagan islamarkaana caan aan ahaayn noloshiisana iska wata, ilaahaygisaa caabuda dadkana aan xumaan kuladhaqmin nolol kamacaan lawaaa_

  • @doorkaxaaji8336
    @doorkaxaaji8336 3 ปีที่แล้ว

    I agree ur ideas

  • @Xasanjofle
    @Xasanjofle 3 ปีที่แล้ว

    cumar inshar thank,s bro waxtarkaga ad bulsha uguyurto

  • @cicasiiscismaan
    @cicasiiscismaan 3 ปีที่แล้ว +5

    Horo usoco pro

  • @cabdalehasan6473
    @cabdalehasan6473 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa wax laga xumaado nin ku suntan sunihii rasuulka (scw) inuu isa soodhigo isgoo gabadh dhun kanaaya

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      Xaaskiisi weeye waanu dhukanaya Maseyrka jooji Ilaahay iska bariyo😹

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 3 ปีที่แล้ว

    Allah bless you

  • @farxaancabdinuurxaashi3278
    @farxaancabdinuurxaashi3278 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka allahu khyar wll waa wax aytahay insiwayn bulshada loogu baraarujio

  • @maxamedwandow2905
    @maxamedwandow2905 3 ปีที่แล้ว +40

    Inta jiif ku daawaneyso like ii saar 🌶🌶🌶

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @bastoore21
    @bastoore21 3 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad omar aad bad u mahad san tahay wa arin maal mahaan so badatay gaar ahan raga waa ween

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 ปีที่แล้ว

    Muuqal Xaqiiqiya oo taabanaya waaqica taagan, ee baraha bulshada somalida iyo caanimada darteed oo wax walba loo sameynayo , Mahadsanid Ustaad Omar....

  • @zakiwehliye2224
    @zakiwehliye2224 3 ปีที่แล้ว

    Adoo weyn wll wa wax laalaa yaabo dhaqamadan baryahaan ku soo badanayaan somalida dhalinyarada waxan ugu baqa ineey faal waLipo eey samenayaan ugu cabsadaan ALLAH SWT FROM KENYA MOMBASA🇰🇪

  • @aliiskudays1730
    @aliiskudays1730 3 ปีที่แล้ว +14

    Illahay caan igama dhigo 😂🤣

    • @garaadmahad5470
      @garaadmahad5470 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @qaliluul1893
      @qaliluul1893 2 ปีที่แล้ว

      Amiin cana tahye keep going 🤣🤣🤣

    • @qaliluul1893
      @qaliluul1893 2 ปีที่แล้ว

      Amiin cana tahye keep going 🤣🤣🤣

  • @Abdirahman_Askar
    @Abdirahman_Askar 3 ปีที่แล้ว +50

    Hhhh Inta Thumbnailka ku Qososhay like iyo subscribe 😂

    • @jasiiramedia6307
      @jasiiramedia6307 3 ปีที่แล้ว +1

      Wn kusaray adna iisaar

    • @naeem4091
      @naeem4091 3 ปีที่แล้ว

      Thumbnailka maxa laga wada wll wan ku saray 🤩🤩

  • @khaalidgadhka7004
    @khaalidgadhka7004 3 ปีที่แล้ว

    اللہ اكبر اللہ اكبر جزاك اللہ خيرا Allah ha xafido wll waa dhib taagan una baahan ka hadal badan mahadsnid 💯💯

  • @nadimyousef2720
    @nadimyousef2720 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah. Cumar inshar alaha ku xafido.

  • @engsharma617
    @engsharma617 3 ปีที่แล้ว +4

    Wixii Reer Puntland Ah ismuujiya Bal Aan Arkee inta Reer Puntland Ah

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +4

    *"وَأَخَذْنَ مِنْكُمْ مِّيثٰقًا غَلِيظًا"*
    Guur Qiimo weeyn buu ku fadhiya, here uu Suubanahu (calyhi as salatu wasalam) uu kutilmaamey waa نصف الدين qofku inuu diinta kalabar uu fuliyey (haduu guurku yahay kii saxda ahaa),
    Guur loogu talagaley in laabta lagu qaboojisto, lamaanuhu dhexdooda daganaasho iyo nabadgaliyo dareemaan, shawdadooda iskaga gutaan, nolasha iskula wadaagaan, ubad kheyr qaba kala yeeshaan, bulshada iyo Ummada islaameedna badiyaan, ayaa waxaa dadka qaar umoodeen ineey tahay macnihiisu *IGU SAWIR* oo shooweysino ah, dad in laistuso, halaaga sheego eey ahaato, maalmo kadibna lugu kala koco waa yaab run ahaantii,
    Kuwo kale oo social media iskugursadoo kadibna mudo aan saas ubadneeyn isla social mediyadii laimaana furitaan iyo weey kalatageen uun baad maqli,
    😄😄😂War waxaad iska ogaataa Jaceyl social media kubilaamada, social media kudamaada
    Ilaahay ummuraha hasahlo diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen

  • @Ismail11
    @Ismail11 3 ปีที่แล้ว

    Runtii waan anigu waligayba ilaa berigaan media ha bartay waan kasoo horjeeday nin iyo xaaskiis oo meelahaas isa soo dhigaya ama baraha bulshada soo fariisanaya ayagoon wax xikmada sheegayn. Waana ku farxaa anigu markaan arko dad ila aragti ah. Mahadsanid Cumar Inshaar.

  • @ibnuraageh7769
    @ibnuraageh7769 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير أحسن الجزاء يا أخي العزيز

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige99 3 ปีที่แล้ว +23

    Sheekh rusheeye hadii aad u fahantey like saar 👍😂😂😂

  • @nuradinader7488
    @nuradinader7488 3 ปีที่แล้ว +8

    🔜 400 Subscribe hanbalyo pro ❤👏

  • @gamingvideos3191
    @gamingvideos3191 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xaqiiqda ayaad kahadayshey ilahay haku xafido

  • @mullahharir244
    @mullahharir244 3 ปีที่แล้ว +3

    *Waxan umaleenaya inad rusheeya ka hadlasid lkn aad dah sarasid* 😅

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 3 ปีที่แล้ว +8

    Sxb waa xaal aduunyo koleyba ani damiir kayga Ima siinaayo lkn qofkastaahi wuu fahmi Karaa waxaan in ay yihiin akhlaaq daro

    • @GUHARPRO
      @GUHARPRO 3 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan channel nocan oo kale ayan leyahay ee fadlan icawi wllo plz
      Mar hadad ogansho dawato waad kaheli donta kayga

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 ปีที่แล้ว

    Thank u for info

  • @abuumaryama7933
    @abuumaryama7933 3 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib waa mowduuc ad an layaabay

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga rayigeyga hadan ka dhiibto
    Run ahaantii waa wax la ga xishoodo sadex gabdhood ama gabadh ay nin soo ag fa dhiisato uu asna sharafteeda dhulka la galo oo uu yiraahdo hal habeen ayaan soo aqal galiyay lawo qol oo kaliyaa dagen nahay
    Ma aqaano waxan ku tilmaamo hablahaas ma nin bey adunkan ka waayeen
    Se sharafteyda ma ka qiimo badan veiws iyo halagu sheego
    Ninka waxaba la dhihi karaa waa nacas oo hablo walaalihiisa oo kle buu sharaftooda dhulka ugu dhacay lkn hablaha ayaka maxaan dhahnaa waa ayakoo dhahaya raali baanu ka nahay inuu sharafteena dhulka la galo
    Ninkaba ayakaa ka daran ayakana hala xiro oo sharaftooda veiws ka raadiyay

    • @halimahappy153
      @halimahappy153 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh nolow wlshy

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว

      @@halimahappy153 😍حلومتي

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว +5

    Nabi muxamed s.c.w wuxuu dhahay "ilaahay addoonkiisa wuxuu caawiya markuu adoonku caawiyo walalkis" Fadlan wll Subscribe igu caawi ilahay haka caawiyo muraadkage mahatsanid 🙏❤❤

  • @dhabihoosh5258
    @dhabihoosh5258 3 ปีที่แล้ว +1

    cumar inshar alla yacisak ee xaqaaiq turkiga Ku saabsan ayaan ka wada sugaynaa ኢነደሰ ነወ ኡመረ ኢነሸረ والى اللقا اينما كنتم يا اناسي الصوماليون 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇰🇪🇰🇪

  • @abshirbudul4821
    @abshirbudul4821 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khyr wll qaaali
    Waa runta dadka qaarba every thing styles mooda waana foolxuma waxyaabaha qaar

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +9

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIS

  • @ibracumar615
    @ibracumar615 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wll waad kumahad santahy sida wacan ee aad nogu soojedi so moqaladaada

  • @ahmedaadan8315
    @ahmedaadan8315 3 ปีที่แล้ว

    Keep going Omar inshaar pro

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalaheygow waxan ahay TH-camr cusub lkn ka sugeysa dad keda in ay garab istagan subscribe igu sacid wll plz farxadada adne Alle ha ku fududeye

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc Aan kaafilaynay guurka qaarkiina waxa dhaama guur LA. Aan maantana waa lagu faanaa kalmada ah igu sawir Shukran ustaad👂👍

  • @motimacade1
    @motimacade1 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo cumar waxaad ka hadashay waxay ka gaabsadeen inay ka digaan malaayiin soomaali ah lagana dhigay wax caadi ah

  • @sayliciciise9937
    @sayliciciise9937 3 ปีที่แล้ว

    Macaln cumar inshar wad MAHADSAN Allaha ku xafiyo

  • @bashkaahmed8725
    @bashkaahmed8725 3 ปีที่แล้ว

    Barakallahufik waxaqiq warkada

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 ปีที่แล้ว +1

    Go forward 🇸🇴🇲🇾🇸🇴🇲🇾🇸🇴🇲🇾

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 3 ปีที่แล้ว

    Mowduuc muhima kahadashay jazaka allah

  • @mohamedabdinurmohamed1604
    @mohamedabdinurmohamed1604 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaqd allah haku xifdiyo❤❤ wlh xikmada aaan kaa bartay ayaa jirto لا تجعلوا من حمقى مشاهير. Waligay inta aan noolahay wxaa ku dhaqami doonaa xikmadaas maanta ummada somalia way qasaarayn nolosh wxay ka dhigeen social media aa qaatumada allah inoo wanaajiyo

  • @bilanmohammed3923
    @bilanmohammed3923 3 ปีที่แล้ว

    Guurku waa waxyaabaha aan ciyaarta galin imika laakin aynu ka dhiganay ciyaar iyo caanimo raadis iyo waan guursadee hala i arko guurka sharaftii iyo milgihii rabi u yeelay aynu u dayno

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa mabduc aad uu muhiim ah
    Hadan somali nahay dhaqankena wan katagney wana arin aad loga xishodo waxyaba aan kudhaqmeeno
    Jazakallahu kheir wllkey

  • @xasanmaxamed807
    @xasanmaxamed807 3 ปีที่แล้ว

    walahay waa runtii iGU SAWIR way soo badatay

  • @abdulahimubarak3031
    @abdulahimubarak3031 3 ปีที่แล้ว

    تعبير جيد !
    Khayr Farabadan Allah Hakusiiyo Walal .

  • @caishaxasan2322
    @caishaxasan2322 3 ปีที่แล้ว

    Wll keep going Allhaku xafido insha'Allah

  • @aminafarah1127
    @aminafarah1127 3 ปีที่แล้ว

    mawduuc aad u xazazi ah waxtagan kahadshy bro hormar wacan

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 ปีที่แล้ว

    ma sha allhaah

  • @hamsesead2347
    @hamsesead2347 3 ปีที่แล้ว

    Manch allh qodob xiligiisii ku soo aaaday weeye wl waad ku mahadsantahy wacyigalin bulshada dhaqaamaad aan wanaagsanay.

  • @ubaxaadan225bismiallah7
    @ubaxaadan225bismiallah7 3 ปีที่แล้ว

    Maasha ALLAH waa mawduuc xaqiiqa wlhy

  • @imranyare3173
    @imranyare3173 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij aan maskaxdeyda ku haayay aya kasoo hadashay masha allah😍 ani ahanteyda waa wax sumcada somali nimo iyo mideena diimeedba u xun
    Ani ahanteyda waxaan jeclahay kubada cagta waxana aaminsanahay inan maalin uun garoomada waaweyn kasoo muuqan doono lkn niyadeyda kuma jirto caanimo sbbto ah xiriyad ma jirto intay caanimo jirto