Jawaab ku socoto isbaarooleyda Internetka | Loolanka Jiilasha | 1980 - 1994 jiilka ugu fiican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 626

  • @updirahmanmohamed4298
    @updirahmanmohamed4298 3 ปีที่แล้ว +124

    Who loves ogaansho like me

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @teamayanofficial7261
      @teamayanofficial7261 3 ปีที่แล้ว +2

      Me

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 ปีที่แล้ว +113

    Ogaansho is the best Ustaad omar inshaar❤
    Intee jecel omar inshaar in ogaansho like-tiina aan arko.

    • @xogsoor7755
      @xogsoor7755 3 ปีที่แล้ว

      Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan TH-cam sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid

    • @zupersiciiddhiif2719
      @zupersiciiddhiif2719 3 ปีที่แล้ว

      @@xogsoor7755 kuu saaray wll

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 3 ปีที่แล้ว +30

    5:50 wlhi kal iyo laab uqoslay ga, ikasii saxaboow🤣🤣👌

  • @footballhighlights4756
    @footballhighlights4756 3 ปีที่แล้ว +26

    Waxan jira 19 and my parents treats me like I’m 25 and I work 3 days every week allahndullilah

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +19

    Jiilka ciyaal c cida ah 😌 gacanta taag 🙆🏻🙋‍♀️🙋‍♀️🙋🏾‍♂️🙋🏾‍♂️🙋🏾‍♂️🙋🏾‍♂️

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale 3 ปีที่แล้ว +16

    Ustaad runtii aniga waxaan kamid ahay ardayda ama dadka ku xidhan KANAAL OGAANSHO, Muqaalkii ugu danbeeyey ee ahaa 5 buug akhri inta aadan gaarin 20sano shantii buug ayaaan xujo iskaga dhigay in aan raadiyo waliba anigoo magacyadii iyo qorayaashi sawirtay sidoo kale buugaagti raadiyey waxaana ka cararayey in aan akhrin waayo ama daawan waayo muuqaalki 10daqiiqo ahaa
    samankan la joogo dhalinyaradu waa wada waqti lumis kuwaas oo aan waqtigooda ku bixinayn wax u fiican naftooda anfacaya, mustaqbalka dhow waxa aan arki doono ayaa noqon doona wax ay dhamaantood dadka iyo dhalinyarada noocasa ka qoomameeyaan ilaa ay dib u xasuustaan waqtigii ay ku bixiyeen Mobileka iyo internetka
    Ustaad Omar aad ayaad u mahadsan tahay waxaan ahay dhalinyarada wax badan ka faaidaystay Insha allah Jannada ayaan kugu duceeeyey........

  • @zaamidek2418
    @zaamidek2418 3 ปีที่แล้ว +38

    Jiilki ugu wanagsana aniga agtayta wxy ahayen asxpti nabi mohamed scw

  • @Ekeey98
    @Ekeey98 3 ปีที่แล้ว +7

    Ga iga siii Ogaansho😁Wan ku salam Waraa OgaanSho😀😁funny ustaad

  • @amishah2023
    @amishah2023 3 ปีที่แล้ว +13

    I usually enjoy the good work you are doing to our community. Procrastination and unusefullness is the painful fact we are experiencing. Thanks walalo my Allah reward you.

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 3 ปีที่แล้ว +25

    Dhoolo cadey waa suune :)

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 ปีที่แล้ว +22

    War inshaarow iyagii ayaan ba ku mooday.
    "Ga' iga sii nooh saaxow" kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @24hours10
    @24hours10 3 ปีที่แล้ว +37

    Jiilka diyaar "c" waxay maantay ka buuxaan umada soomaaliyeed wiliba kuwa tiktok iwm isticmaala, Ilaahay inuu naga badbaadiyo ayaan rajeynayaa insha Allah .

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 3 ปีที่แล้ว +15

    Eye generation inta igula jirta farta taaga aan isbaranee

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @abdaljoseph7480
    @abdaljoseph7480 3 ปีที่แล้ว +34

    5:49🤣🤣🤣🤣🤣 ilaah ba no maqan ciyaal 2000

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @nimcaanbashiir6467
      @nimcaanbashiir6467 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 5:48

    • @abdaljoseph7480
      @abdaljoseph7480 3 ปีที่แล้ว

      @@MaalincusubOfficial1 wcs walal waan kugu cawiyay thanks

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      @@abdaljoseph7480 jazakallahu kheyr wll

    • @y4ska37
      @y4ska37 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh sxb waxaas yaan lagaa dhaadhicin

  • @mohamedmouse9987
    @mohamedmouse9987 3 ปีที่แล้ว +9

    Tan iyo ilaayo 2016 inan ugu horeeyo unban is arka wlhi omerow jawaab kaa raba dadkayhow idinkuna liketa badiya si uu ii arko omer inzhar😍😍😍

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsanid wll qli waaa dhalinyarada baraaarujinta u baahan iyo waayi gelin dheeraad ah wana ognathy inay aad wax badan fahansaneyn waa inan udul qaaadanaa una duceeynaa🤝🤝✍️🤝♥️♥️🤝✍️♥️♥️🤝✍️✍️🤝♥️🤝🤝✍️🤝♥️🤝✍️♥️♥️🤝✍️🤝♥️🤝🤝♥️🤝✍️🤝♥️🤝✍️♥️✍️✍️🤝♥️♥️🤝🤝♥️♥️🤝🤝♥️

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumar Inshaar, janalkaagan waa janalkii ugu hoeeeyey ee aan si joogto ah ugu xidhmay. Isirka Soomaalinimada ayaa kugu weyn ood la jeceshahay dhulyawga soomaalida horumar sidoo kalena soomaalida oo dhan.

  • @ibramoha4878
    @ibramoha4878 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciyaalka 1999 Farta taag🤣

  • @ifrahmohamed540
    @ifrahmohamed540 3 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc % aad muhiim u.ah oo aan wax badn ka faa iiday mahadsanid ustad cumar inshaar farxad ku nooloow waligaa

  • @qardhood1
    @qardhood1 3 ปีที่แล้ว

    khayr allaha ku siiyo dadka waxa ugu wanagsan qofka dadkiisa anfaca waxad aad ula dhaca muuqaalada waliba waxan aad ugu raaxaystaa oraahada somaliga ah ee aadka u saafida ah shukran

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi oo billahi waxbaan ka faa'idey mahadsanid 🙏

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp omar inshaar taariikhyadii hore ee culamada soo badi

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc Qiimo leh, Bro O Iishaar,Jzakalaah Qayr,Arimahan aad ka Hadashay waa Kuwo Buux Dhaafiyay Qoysas Badan oo Caalamka ku nool,Hadana Wiilka 5 jirka ah ee jooga Tuulo Somalia ka mid ah Waxuu ka Caqli ama karti Badan yahay 25 jirka Europe, Noth America & Qaliijka Carabta Qaarkood.

  • @Xaali95
    @Xaali95 3 ปีที่แล้ว +27

    "Generation suusucay"....lol i'm dead😂😂 war waa na maagtay niyow.....
    But its kinda true tho

    • @qashaafadasuyaasada9370
      @qashaafadasuyaasada9370 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @abdulweliahmed8832
      @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa suusac ruunti, anigaa koow ka'ah waa inaan dhaqamadanbidka badalaa walahi, wax loo adkeesan karo maaha,
      Thanks Cumaroow

  • @tradertop24
    @tradertop24 3 ปีที่แล้ว +41

    Wllaha jecel ogaansho like 👍🏼ha iisaarto

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weeyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaa sidii dhiirigeliye yaaashee " dhag ha udhigin kuwa isbaarada dhiganaya"

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 3 ปีที่แล้ว +1

    ( وما ادراك جيل ) 1980-1994 alhamdulillah ❤

  • @c.casiiscabdi3442
    @c.casiiscabdi3442 3 ปีที่แล้ว +5

    jiilka ugu nasiibka badan waa jiilkii NAMBIGEENA MUXAMED (SCW)

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll cumar

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsantahy cumar ( ogansho )
    love you bro mine

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @libaaxafarxada5815
    @libaaxafarxada5815 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going cumar inshaar Masha Allah

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 3 ปีที่แล้ว +1

    War gacantu waa qolfoof ee qalbiga idin salam team ogansho✌✌✌✌

  • @qabyaaladdiidmedia9692
    @qabyaaladdiidmedia9692 3 ปีที่แล้ว +1

    OGAANSHO SXP WAXA TAHAY QOF CAQLI USAXIPA MASHA ALLAH

  • @abdiweliali8238
    @abdiweliali8238 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhi sxb waa iga qoslisay saa ciyaal siyaha ujilaysid 😃😃😃😃 cumar inshaar ninwaxbadan og brother horay usoco

  • @kaamilyg640
    @kaamilyg640 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustd omar allah ku xafido 🤲😍

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @sucaadmohammed7568
    @sucaadmohammed7568 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid omarow🙏

  • @canabmacalin4405
    @canabmacalin4405 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @hassanqoslaaye916
    @hassanqoslaaye916 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Cumar inshaar

  • @mustafeliiban2991
    @mustafeliiban2991 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal
    Cumar inshar

  • @muhamudhassan1259
    @muhamudhassan1259 3 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi waad cabirtay hadal laastiig laastiig 😁😂

  • @abdifatahdahir1103
    @abdifatahdahir1103 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogaansho MashaAllah horey usoco bro cilmi badan ayaanu kaa faaidnay

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 3 ปีที่แล้ว +1

    DA Deygu waa 18 jir waana layaaba dadka waweyn ee ku mashquulsan wax aan fa ido u leheen ayaga
    Channel kan waxan kuso biray bilawgii 2018 ka 3 sano ayaan dawanaya video walba oo lasoo galiyo waxaana hubaa inaan ku aqliyeestay halkan hdii aan channel lo kle ku mashquulila oo aan wax fa ido ah iilehen waxan hubaa inaan u dhaqmi lahaa sida 15jir waana arin waadix ah oo aan malin walba arko.
    Omar inshar waad ku mahadsan tahy dardarankaga tirada bdn iyo dhiiri galintaada runtii waxaad ii lamid tahy macalimiinteyda darusta jamacada ii dhigta.🤝

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy2435 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh aad iyo aad wax badan ayaan ka faaiday
    ربنا يبدل الله جهدك وتعبك الي أجر لا ينفد
    سلام

  • @xamsemusefoolge6186
    @xamsemusefoolge6186 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah pro allah ku barkeyo
    Waa cajir wacan

  • @cabdifataaxmaxamed5163
    @cabdifataaxmaxamed5163 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh omar inshaar waxfiican kaa faaidna marwalba ood videoyadaada daawano mahadsanid ustaad horey usoco

  • @cabdirisaaqdeeq4120
    @cabdirisaaqdeeq4120 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Allaha ku xafido. Waad nooo faaaiiideysaaa markasta Allaha ku xafido

  • @mohamedadan1087
    @mohamedadan1087 3 ปีที่แล้ว

    Shukran kheyr allaha ku siiya hori usoco walaal wax wanaagsan ayaad haaysaa

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +5

    Ar yurub anaa jooga
    Dad 20 jir ah OO suusac ah ayaa arkay
    Wlhi Alloow na toosi aniga xataa anigu game ma ciyaaro lkn waxbaan daawadaa

  • @axmaamoha614
    @axmaamoha614 3 ปีที่แล้ว

    Omar inshar thanks alle haku xifdiyo

  • @mohamedmuse369
    @mohamedmuse369 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll omar

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah cumar dadaal wacan way fiican yihiin barmaamujka aad Soo galisid.

  • @yourchannelthejoker6721
    @yourchannelthejoker6721 3 ปีที่แล้ว +1

    Youtupe ka omer inshawi masha allh waa dad ka aadka loogu bahan yahy nolosha naa wax aad uyen ku soo kordhinya ..aniga shaqsi ahaan tayda video kasta oon ka dawado wax aad uweyn ka faaida masha allah illhy haku barakeyo masha allh omer

  • @rashiidnovus3766
    @rashiidnovus3766 3 ปีที่แล้ว

    Wllo Cumar inshar .. aad iyo adbad u mahad santahy .. illhy ha ka abaal mariyo ficiladada wanagsan ..Amiin

  • @Vibes799
    @Vibes799 3 ปีที่แล้ว +10

    20tan jir waridkiis ag joogin shaqeesto wxna barto hadaad tahy waku slmy ❤

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @elyazheybe7089
      @elyazheybe7089 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaa qaday sxb M. A
      Shaqo + wax barasho +Diinta 🧠🖤💪🏽

  • @hassansaid3680
    @hassansaid3680 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco Ustaadkyga , Allah haku barakeeyo

  • @suhaypdeeq8822
    @suhaypdeeq8822 3 ปีที่แล้ว

    Manshalla ogaansho love you chanel

  • @alidahir3650
    @alidahir3650 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Mahadsanid

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 3 ปีที่แล้ว

    Rabi haku xifdiyo wll
    Mahadsanid inbadan

  • @mohamediachannel4559
    @mohamediachannel4559 3 ปีที่แล้ว

    Masha all por cumar keep gonig
    Maduucu fiican ayaa kahadasha
    Wall mahasani

  • @naafic8543
    @naafic8543 3 ปีที่แล้ว

    Maanta si toos ah baa iila hadashay omarow thnks wll

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allh waan kugu mahad naqanaa sida fiican eed wax moo fahan siiso ma nuugu soo gudbiso shugran wll omar inshar👋

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho mahadsanid walaal👍

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 ปีที่แล้ว +1

    2000 ka dib ayaan ahay walaahi waa na tilmaantay sheekh cumayr

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky

  • @apdukrinismail3409
    @apdukrinismail3409 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo qali 💓

  • @alixasanburale1198
    @alixasanburale1198 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll sidaad noogu faa,deeysay waqtigaga qaaliga ah

  • @maxamuudaadan8659
    @maxamuudaadan8659 3 ปีที่แล้ว

    maash Allaah shekh cumar ale haku xiftiyo

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 ปีที่แล้ว

    Bravo cumar inshaar waxaad tahay dadka soomaalida kusii dhex jiri kara muda badan ayaga oo aan waalan oo caaddi ah✋✋💪

  • @faraxsanqalpi3972
    @faraxsanqalpi3972 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wll

  • @bashirdirac4284
    @bashirdirac4284 3 ปีที่แล้ว

    mowduuc mihiiima allaha kaa ajir siiyo wll cumar

  • @ayanlemohamedomerjir2385
    @ayanlemohamedomerjir2385 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaan kugu xidhanahy
    Waad ku mahadsan tahay macluumaadka kala duwan ee aad nala socodsiiso.
    Noo sii wad alle miisaanka xasanaadka ha kuu saareee.

  • @nasraaden8441
    @nasraaden8441 3 ปีที่แล้ว

    Asc my brother Masha Allah tabarak Allah. I am really love ❤️ this channel thank you all beautiful history searching we us. I ask my Allah to reward you he Jano. Masha Allah again brother

  • @abukerjowhari642
    @abukerjowhari642 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay wllky
    Omer inshar

  • @abdinormohamedmohamud3429
    @abdinormohamedmohamud3429 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb anigu miyi ayaan ku dhashay kuna soo bartay quraanka iyo diinta qeybo ama funuunta aasaasigaa waana kanabad qabaa I GENERATION.

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 3 ปีที่แล้ว

    Maaasha allaaah Ustaaaad inshaaaar Guulaysan😍😍

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad cumar alle haku barakeeyo

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ogansho hore u socco waxn jira 23 lakinze wacn is hakimenax🙏🏻

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo ustaad cumar inshaar

  • @IsmaelMohamed-ni8oz
    @IsmaelMohamed-ni8oz 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll wa sax runti

  • @bmnofficial1
    @bmnofficial1 3 ปีที่แล้ว

    masha alah video qiimo leh ayaa ka hadashay bro cumar inshaar

  • @sukhriyaos4929
    @sukhriyaos4929 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal, madama dhibatadi sobandhigtay ma raadinkarna xalka inagoo ka eegeyna dhanka diinta,caafimaadka iyo bulshadaba cafwan.

  • @zakariyedarajo7873
    @zakariyedarajo7873 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaa taagero ku hayaa

  • @Comps223B
    @Comps223B 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaadad

  • @jawbaaryare567
    @jawbaaryare567 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaaxoow cumar waad keentay luqada ciyaal ziiga

  • @cabdirashiidmaxamud6352
    @cabdirashiidmaxamud6352 3 ปีที่แล้ว

    Wll cumar ishaar
    Allah haku dhawro wx fiican ayaan kaa faa,idnay noloshayada ayaa wx kabadashy

  • @yoonisgabal5461
    @yoonisgabal5461 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah haku sharfo wall adi iyo intii muslim ah ba💯💯💯🙏

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Walal waxaan kaa codsanayaa inaad igu cawisid subscribe intaas yar waxey ii tahay farxad weyn illaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @yoonisgabal5461
      @yoonisgabal5461 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MaalincusubOfficial1 waan kusaray wall subscribe iyo like ba

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +2

      @@yoonisgabal5461 jazakallahu kheyr

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 3 ปีที่แล้ว

    Runti xaqiiqda ayaa sheegtay jiilkaan iskumaba heestan inay dad waa wayn yihiin wali wxay isku heestan inay yaryihiin iyaga 25 ah ama udhaw thanks alor bro💯🤗

  • @abdullahiyusuf6948
    @abdullahiyusuf6948 3 ปีที่แล้ว

    Janeelkaan iyo janalka sahanka xogaha waa 2da janal ee ugu jeclahay sbbtoo ah isku fikir isku mabda' iyo waxa kaloo ah wax aan maskxda kuhayay ama kufikirayay inay kasoo hadlaan wlhi aad baan idin jeclahay sxb ilaahay haku sharfo iyo dhamaantood

  • @user-xl1mr7sr3j
    @user-xl1mr7sr3j 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going cumar inshaar 🥰🥰

  • @maryamaahmedabdi1812
    @maryamaahmedabdi1812 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllkay waxan jeclaan lahay in aad soo samayso vidio kale oo nagu bararujiya sida aan wax uga badali lahayn waxyabahan aa soo shegtay oo dhan adigo mahadsan aadban.u jeclan lahaay hada awoodo waan ka suga in sha allah
    Alle dartii ayana ku jeclahay alle haku xfdo in badan
    ❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️👌

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +1

    I love this story!!!! ❤

  • @maxamedamiin4789
    @maxamedamiin4789 3 ปีที่แล้ว

    Wxa Kaliyoon Kuu qirayo Waa inaad Tahay qof muhiim U ah Nolosha Dhalinta Somalied Inad tahay Qof Cabqariya
    Horay Usoco wllo❤❤❤❤

  • @JB-wj5cv
    @JB-wj5cv 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep it bruhh ❤️💪🏽

  • @hanaansho8164
    @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah saxiib sare Cumar inshaar

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you

  • @y4ska37
    @y4ska37 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhihi karaa jiilka ugu fiican waa 1995-2005 inta u dhaxeyda maadaama ay yihiin dad lasoo barbaaray technologiyada kasoo bilow nokia 2G ilaa hada oo 5G lagalaayo waana dabcan dadka ugu stresska badan lkn hadii layiraahdo nasiib iyo caalam lasoco iyagaa kow ka ah sxb
    Baritaan lasameeyay ayaa tilmaamaya in dadka ugu aqoonta badan taarkhda la arki doono inta u dhexeysa 2025-35 sidoo kalena stresska iyo diin la'aanta ay kordhi doonto 9%caalamka
    Waa number aad u sareeya
    Mahadsanid lbx ogaansho.