Xaggay ku qarsoomeen Viking? | Qoom halaagiin ahaa oo la waayay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2021
  • ummad wadadhiigyacab ahayd oo dilka u tartami jirtay, markii danbena hal mar raadkooda la waayay.

ความคิดเห็น • 325

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว +72

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما.

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 ปีที่แล้ว

      wall subiscarb iisaar

    • @Just2facts2
      @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

    • @jannfanprojfilms880
      @jannfanprojfilms880 3 ปีที่แล้ว +1

      scw

    • @MohammedAbdishakur
      @MohammedAbdishakur ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ayanleuniofficial2789
    @ayanleuniofficial2789 3 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi hanuun keeyga sabab uno qotay msh allh maskaxdaada allah kuu daayo sxp jasakalah

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 3 ปีที่แล้ว +21

    Keep going Adam sahan

  • @dulufboy3068
    @dulufboy3068 3 ปีที่แล้ว +6

    Best off all time series wlhi

  • @saaqeymuumin7035
    @saaqeymuumin7035 3 ปีที่แล้ว +8

    Aaad iyo aaad ayad u mahadsantahay Adanow codsigeyg wad tixgelisye😊😇

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 3 ปีที่แล้ว +21

    Film laga matalay ayaan daawaday jilayaashuna waa sawirada oo aadan sahan shaashada u isticmlay

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 3 ปีที่แล้ว +4

    Caqligaaga AllaH HakU barakeeyo Wlal Aadan

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 ปีที่แล้ว +23

    Aadan is the best scholar in the country of somali

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @shafiaden5664
    @shafiaden5664 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah walal Aadan dadaalka aad umada soomaliyed ugu jirtid ee ad xogaha muhiimka ah iyo wacyi gelintaba aad ugu Soo gudbinaysid Alle hakula garab galo...

  • @captainmo77
    @captainmo77 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 3 ปีที่แล้ว +21

    Season 3 ayuu iimarayaa viking inta daawatay like hasaraan filmkaan

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 ปีที่แล้ว

      wall subiscarb iisaa

    • @isseyare9878
      @isseyare9878 3 ปีที่แล้ว +1

      @Saed A. Sallam aakhirka iyaga isdilaya bjorn hooyadii ayaa dilaysa bahda kale hooyadood kadibna habarta ladilay mid curyaanshe ay dhashay ayaa laadar noqonaya

    • @ismailmohmed6042
      @ismailmohmed6042 3 ปีที่แล้ว

      Sidookle

    • @manoorshariifisaack63
      @manoorshariifisaack63 3 ปีที่แล้ว

      Aniga season 6 kii maalin dhoweed soo baxay unbaa iiharay

    • @qoojechannel9416
      @qoojechannel9416 3 ปีที่แล้ว +2

      Floki the boat builder the funny one ninkaasaa filmka kugu socodsiinaayo nio 😂

  • @yuusufxuseen4737
    @yuusufxuseen4737 3 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAAAH AADN WLL

  • @mariahassan8587
    @mariahassan8587 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa chanelka kaliya Hal vedeo ika dhafin❤sahanka xogaha💚

  • @wikhwikh667
    @wikhwikh667 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan khadar ali. Aadan sahan wan ku wata bro keep going Hamigaga illahay haku rumeyo kal iyo lap ku tagersanhay ❤️❤️❤️❤️

  • @zakariyeabdirahman2590
    @zakariyeabdirahman2590 3 ปีที่แล้ว +1

    Xogahan oo kale soo badi ustaad 🙏

  • @sahraaadan4146
    @sahraaadan4146 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid adan

  • @mohamedabdi9258
    @mohamedabdi9258 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi alle drte ku jicl hye my teacher

  • @naaleeyeoffcial3727
    @naaleeyeoffcial3727 3 ปีที่แล้ว +11

    Hala yaa hala

  • @hahayousufcabdi7549
    @hahayousufcabdi7549 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aqoonyahan wxn kuu jeclhy allah darti

  • @unknownjacky7430
    @unknownjacky7430 2 ปีที่แล้ว

    Waa daawaday aad ayaana ufahmay mahadsanid aadan sahanow wll

  • @itsfunny9978
    @itsfunny9978 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi zhp taxnahan cid iga jaahil bixisa ayan rabay thanks ❤

  • @mustaffaupdy3855
    @mustaffaupdy3855 3 ปีที่แล้ว

    manshllh wllkY aden HoraY u Zoco 💟💕allah haku siYaDsho wax Ka baDelka UmaDena

  • @saciidmoha4722
    @saciidmoha4722 3 ปีที่แล้ว +2

    Aaaaad baaaan kuuuuuu taaaageeeeraaaaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb
    Mahadsanid wllo👍❤💯

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Adam Sahan

  • @sahmiyahajaceylka
    @sahmiyahajaceylka 3 ปีที่แล้ว +5

    Allahii umada qabtay ayaa mahadsan

  • @ismailmohmed6042
    @ismailmohmed6042 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay maskaxda hakuu daayo magacantan waan iswaydiinjiray

  • @fgproduction8804
    @fgproduction8804 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan sahan waan ku salaamay wll❤💯

  • @ayaanleasmar4577
    @ayaanleasmar4577 3 ปีที่แล้ว +1

    Good nice Adna wan ka hilay Walal zoodahfayd wax karta Waxkastaoqarsonwaaaqoonkurudhze.geeeeezi Ale hakucafiyo zHp

  • @nagiibcazka1858
    @nagiibcazka1858 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco bro

  • @mohamedahmedessa8214
    @mohamedahmedessa8214 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalha

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 3 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 3 ปีที่แล้ว

    War nio aadanoow waad mahaddantahy marka koowaad.
    Marka xigta nio anigaba intaas oo bilood ayaan iswaydiinaayay halka ayku danbeeyeen qoladan lkn waxaa ugu dhow taad sheegtay xaqiiqda ayaa ah qoomkasta oo iswaala oo lagabaqo inay balaayo helayso ama cidka awoodbadan ay soo afjarayso .
    Thnks sxp xogtaada waan u bogay runtii

  • @zalmaanapdihakeem233
    @zalmaanapdihakeem233 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan Bulzhada waad baraarujisay 😊💖

  • @safwan5358
    @safwan5358 3 ปีที่แล้ว

    Keep GOING adan

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +2

    🖤🖤🖤

  • @Iamhakiimi
    @Iamhakiimi 3 ปีที่แล้ว +6

    @SahankaXogaha❤

  • @nuurdiin8828
    @nuurdiin8828 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan khadar cali noolow pro

  • @MohamedOsman-ly4eu
    @MohamedOsman-ly4eu 3 ปีที่แล้ว +2

    Ragnar lothbrock

  • @Baashimoha
    @Baashimoha 3 ปีที่แล้ว +3

    ivar 🥂👹

    • @ymozzy536
      @ymozzy536 3 ปีที่แล้ว +1

      The boneless 😂💯

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 3 ปีที่แล้ว +1

    GUUL IYO GUBANIMO SXP ✔✔✔✔✔✔✔💥✋

  • @mustaphegarawan5494
    @mustaphegarawan5494 3 ปีที่แล้ว +2

    First pesron

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 ปีที่แล้ว +4

    meqa qof baa firsatay seasonkan 🙋‍♂️
    Vikings best season

    • @suhaibabdi8787
      @suhaibabdi8787 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaba

    • @Mr-Abbas99
      @Mr-Abbas99 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga bro season 5 ku egahay . Waa Gfilin fiican

    • @mohaaadan6981
      @mohaaadan6981 ปีที่แล้ว

      Asagoo somali ah mala helayaa pro

    • @mali-sqaud2005
      @mali-sqaud2005 ปีที่แล้ว

      Ivar the bone less

  • @abdi-salaanabukarhassan5872
    @abdi-salaanabukarhassan5872 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaga wan kuu xanaaq san nahay maxaad ugu bixisay video aad ugu hadleysay abuu sufyaan ee arinta calanka 🇸🇴

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir4994 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalimuuh aadan khadar Ali🙃🙃

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +5

    😍

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks SX. Haduu aad daawato aflaanta laga sameeyey Viking-ka waxaa u maleyneysaa wax khayal ah oo been ah, markaad eegto dabeecadaha iyo axmaqnimadooda, mana laha gole xukun, marka laga reebo hogaamiye dagaal oo ah ka ugu axmaqsan,

  • @greanchannel7485
    @greanchannel7485 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa qisso cajiipa

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    شخص واحد يتحدث حقًا

  • @kamaaludiinsheikhabdulkari9489
    @kamaaludiinsheikhabdulkari9489 ปีที่แล้ว

    Saxiib sare

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp adan diri dhaba somaligalbed

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane5502 3 ปีที่แล้ว

    Zxp sare aadan sahan alle haku dhawro❤❤😏

  • @lanjerilyrics
    @lanjerilyrics 3 ปีที่แล้ว +3

    Viking Line domaha Sweden & Latvia lo Raaco ilen meshaa ayy ka kenen

  • @muhsinabdallasaleh8746
    @muhsinabdallasaleh8746 3 ปีที่แล้ว +2

    💞

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +1

    WACALAYKUMA SALAM

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 3 ปีที่แล้ว

    Tv show taxane Vikings waan daawaday aadna waan ujeclaa

  • @cabdiwalimohammed5441
    @cabdiwalimohammed5441 3 ปีที่แล้ว

    M. Allah bro wlhi wan ka sugayay arintan wxn islahaa mar uun muu ka hadlo arintan micnahaa filmka viking micnihiisa ayaan rabay wad ku mahad santahay

  • @abdikaniceero1141
    @abdikaniceero1141 3 ปีที่แล้ว +3

    Vikings 6 Season weeYe Netflix ayaana laga helaa
    Taariikh weeye dhaba
    Thnk u bro

  • @niciimaaragzan178
    @niciimaaragzan178 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wllkay adan khadar ali

  • @XOGTEENA
    @XOGTEENA 3 ปีที่แล้ว +3

    WALALAYAL FANKII ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGASOO HANUUNIYE ALXAMDULILAH EE CHANNEL KAN AYAAN FURTE EE #SUBSCRIBE I SAARA PLZ 2K ÌGAADHSÍÍYA WA CODSI 🙏😭🙏😭💕

  • @abdifatahhassan8999
    @abdifatahhassan8999 3 ปีที่แล้ว

    Hory usoco ugaas 💯🙏

  • @iskaashigroup649
    @iskaashigroup649 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad aadam waxankaa codsanayaa inaad ilasoxirirtid mahadsanid

  • @abeysubagle906
    @abeysubagle906 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc adanow sida aad sheegtay way jirta qoomkaasi waxa ay ku danbeyen greenland balse faracodi mid-mid baad waxaad ku arkeysa irlandi

  • @k.ragnerlothbrokk.ragnerlo567
    @k.ragnerlothbrokk.ragnerlo567 3 ปีที่แล้ว

    Vikingska muzazalkoodii xttaaa waa dhamaaday tliye✅😘

  • @abdirazhiidmajin2706
    @abdirazhiidmajin2706 3 ปีที่แล้ว

    Adan sahanka Horey uzoco

  • @beo4532
    @beo4532 3 ปีที่แล้ว +2

    Ragnar louthbtok boqorkii viking caruurtiisu wxa ay ahaayeen:
    Curadka, Bjorn ironside, ayfar, uba, fytserk,
    Xaaskiisu wxay ahyd:lagertha taas oo dhashy kaliya bjorn
    Inta kale wxa dhashy kabadhkale, lagertha wxa lagu nanysi jira the warrior of viking
    Ragnar wxa sxp ahayen floki oo ahaa sameyaha dhamaan doomaha vikings
    Wxa aymin sanayeen hday dhintaan inay tagi doonaan VALAHALA😍😇

    • @moha_ahmed1832
      @moha_ahmed1832 2 ปีที่แล้ว

      Lipahaygii wxd dawatey musasalki oo dhamaystiran aniguna sidoo kle waan dawadey
      Wxa betrayer ku noqanaya adeerkood rollo oo la safanaya ciidanki paris ee frankia 😊

    • @thomasDelaney-bn8vu
      @thomasDelaney-bn8vu ปีที่แล้ว

      @@moha_ahmed1832 sxb flimk halke kaheli karaa netflixs na kuma jiree iso jawaan 2023

  • @maxamadxaliye1406
    @maxamadxaliye1406 ปีที่แล้ว

    Wllhy zxp wax badan baa kaa faaidnay ilahy haku sharfo zxp waxaa tahay shakhsi ku dayasho mudan. Horaa waxaa loo yiri ninka ragaa libintiisa waa loo qiraa zxp hormar wacan baan kuu rajayn.umaleen mayo inaad reply iiso galaysid please waa ku taageeraaa reply iisoo gal

  • @nuurul-hidaayatube3056
    @nuurul-hidaayatube3056 3 ปีที่แล้ว

    M.A

  • @mirnamyr2784
    @mirnamyr2784 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalheyga videoga like saara sidu ufaafo wallken aadan inma dhaho lkn waa inga mudanyahay✅

  • @reallifesomalilander441
    @reallifesomalilander441 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan waxan kugu arkey bankiga weyn ee Dahabshill ee Burco makhribkii ka hor Manta ee tarikhda ee ay aheyd 19 January 2020.

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 ปีที่แล้ว

      wall subiscarbiisaar

    • @reallifesomalilander441
      @reallifesomalilander441 3 ปีที่แล้ว

      @@wilkakheyrkafaafiya6272 Subscribe Igu Dhufta Walayal Haa II Xasidinina Anigana Subscribe Ayan Idin Kuu Dhufan Doona

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige99 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan sahan please barnaamij nooga soo samee Greenland 👏

  • @dancadmedia3432
    @dancadmedia3432 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Wllkyga Qofan Ku Kalsoonahy Rageedi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว +1

    9 illaha bey la haayen

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 ปีที่แล้ว +4

    Viking yaa soo direy waa la soo diray cid soo dirtay ha ley sheego

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 3 ปีที่แล้ว

    War niyoow ads ayan wax daawan laahay 😁😁

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 3 ปีที่แล้ว +4

    Raggaas waxaa la sheegaa in ay malabka aad u cabbi jireen, xoog badnaayeen, aadna u caafimaad badnaayeen.

  • @xamsedayib7138
    @xamsedayib7138 3 ปีที่แล้ว +2

    Season 4 maraya sawiradana wa dadkan dawanayo intankayabay waa dumarka ana lakala lahany hhh kaDara dilka waba lagu kala baratamaya hhh

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 ปีที่แล้ว

    Lama waayin yurub oo dhan bay qabsadeen. Waxaa ka jeedo boqortooyin badan sida ingariis ,Denmark,Sweden, iyo kuwa badan waa yaguug maguug

  • @mohamedaa3217
    @mohamedaa3217 3 ปีที่แล้ว +1

    fadlan codkaaga marmar aad looma maqlayo ee dhinaca codka yara xooji

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว

      Ha wa runta
      Wllo subscribe ii Saar ado raliya

  • @musecali6421
    @musecali6421 3 ปีที่แล้ว

    adanow zhp wn ku slamaya😄

  • @Qaalib-Dhaqan
    @Qaalib-Dhaqan 3 ปีที่แล้ว +3

    Taxanaha laga sameeye ee vikings lix season oo aan laga caajisayn, waxana laga metalay noloshoodii...

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 ปีที่แล้ว

    Dad aad u xuun oo dhiig yacab, wasakh badan bay ahaayen uff.

  • @shaaficiaxmed3331
    @shaaficiaxmed3331 3 ปีที่แล้ว

    Waqtigay noo laayen walaal

  • @abdullahisaladjama4670
    @abdullahisaladjama4670 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay greenland ha i geeyo waatay buuryo igu taal hdaanan ka war keenin

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc asxaabta dhamn fadlan subscribe inagu caawiya wna codsi mahadsanid 🙏 nasoo boqda ❤️

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 3 ปีที่แล้ว +2

    Vikings Halaagiin bay ahaayeen
    Movie serieska laga metay taariikh Nololeedkooda 6 da session ba wan dawaday waxana ka bartay inkastoo Characters ka Filkaasi fiction ahaayeen hadana wax badan buu kaga ogaanaday hab dhaqankoodi Waxshi nimada ahaa .

  • @hamdiismail4266
    @hamdiismail4266 3 ปีที่แล้ว

    Mcn ayu aha Viking season 6 Ayuu ku dhamaday

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 3 ปีที่แล้ว

    adan khadar wan ku salmay wllkay

  • @yazinherzi2273
    @yazinherzi2273 3 ปีที่แล้ว

    Vikings waxaan dhameyy filmkan sanadkii hore

  • @zaimnafi5278
    @zaimnafi5278 3 ปีที่แล้ว +1

    Wixii video kaas helaan layaabay sxpow ku ceshaa islahaaye

  • @shmaxamedmacalinabshir9331
    @shmaxamedmacalinabshir9331 3 ปีที่แล้ว +9

    sufiyaan Muqalka Uga Hadleysy TH-cam wa ka sartay Miyaadan Xaq ku taagneen Maxa Uga laabatay ii sheeg?
    hadad Xaq ku tagned waxa uga sartay wa khalad Hadii kale Raaligalin ka bixi.

    • @villamuxiyadiin4395
      @villamuxiyadiin4395 3 ปีที่แล้ว +4

      Pro Muuqaalkas Anba Su'aal aan ka Qabay lkn Dib ayaan ka Ogaaday inaa Ku khaldana ina su'ashaas Public ku waydiiyo oo dad badan ayaa like gareeyey .Wax walpa waqtigooda iyaga imanaya insha'allah. WaxaaN aaminsanahy marka hore in dadka fikir ahaan loo dhiso markas ka bacdi ayaan usoo Bandhigi karnaa umadan in aan wax iska badali karno oo aan cidna xarig ugu xirxirnay

    • @hanadyare7118
      @hanadyare7118 3 ปีที่แล้ว

      Aniguba dib umaan eegin vidoe wax uun baa jira eee khyr ka ayey tagi

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 ปีที่แล้ว +1

      wall subiscarbiisaar

  • @jamaldigro5571
    @jamaldigro5571 3 ปีที่แล้ว

    Nin yahay waan kutaa zxb lkn mid ayaan kaa codsanayaa
    Naagta layidhaado Ugbaad Aragsan
    Waa fanaanad soo eeg 4 to udaybaysay ee ay qaaday heesaheeda kadib faalo kazoo bixi ilahay qayr hakaa siiyee

  • @anasmhussein4390
    @anasmhussein4390 ปีที่แล้ว

    4 dhul oo waa weyn o ku yaalo dhanka waqooyi ayaa jira sida la sheegay oo Map ka muuqan, oo gaaladu qariyaan oo ayna isku heestaan.
    Xogtaas dadka ka sheekeenaya waxaa ka mid ah Richard Admiral oo American qarnigii hore. Inkastoo xogo badan qarinayo.
    So waxa umalena in dhulkaas aadeen oona Jarmalka, Marekanka iyo Rushka isku hesteen qarnigii hore.

  • @isseyare9878
    @isseyare9878 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragnar lothbrok filimkan labo habeen kahor ayaan dhameeyay 5season weyaan waana dad dadka weerara oo iska dila

    • @guuleedabdiqadar9905
      @guuleedabdiqadar9905 3 ปีที่แล้ว +1

      Ugaas waa 6 seson wuusobaxay sesanka 6 labo haben kohor dhameystay sesonka 6

    • @isseyare9878
      @isseyare9878 3 ปีที่แล้ว

      @@guuleedabdiqadar9905 Baaba sxb mahadsanid hada ayan so egaya waxa igu dambeesay ivar marka uucararo

  • @hafsaahmed7642
    @hafsaahmed7642 3 ปีที่แล้ว

    Buug taarikhda aduunka ah oo Somali ah ilawadaaga hadad garnysan inaa akhriya rabaa

  • @abdirisakmohammed7942
    @abdirisakmohammed7942 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan jeclahay adan inad dawatay series ka wayo maclumadkan oodhan way kuwada jiran series ka marka sanadka laga reebo hada season six waxay gadhen Greenland hadana way katagen meel nin badmaaxa oo dhul mareni uuga shekeyay oo uu yidhi wa dhul dhir badan oo jano ah ayay radinayen aniga 3 episode ba iidhiman bal halku kudanbeyo wan eegi

  • @saadiahanshi3991
    @saadiahanshi3991 3 ปีที่แล้ว

    School ayaan kubartay inkabadan 3 sano