Cayda | Ihaanada iyo Bahdilka | Raad aanan suulaynin waligii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 447

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 4 ปีที่แล้ว +52

    Barnamishkan waxuu istahila iskulada in laga shide si ee ilmaha u ogadan in ee waxas xunyihiin

  • @lkbchannel5263
    @lkbchannel5263 4 ปีที่แล้ว +47

    Macalinka Kali nolosha waxee tahay nagu baray si bilaasha eh macalin cumar inshar wad ku mahadsantahay aduun iyo aaqira Rabi hako xaafida🙏🙏🙏
    Midakala wagi an carurta ahen wlhi arimahaan cml wan qabi jirnay ina dadka liska turyey ama ad iska ceysid anaga xumaan nagama ahan jirin intaas Aya farxad ku daremi jirnay markoo qofka an wax ku samenay naso ceyrsado badanaa waxan sameni jirnay waqtiyada Ramadaanka Ayan habenki inta salada tarwixi la tukanaayo Ayan anagana waxan sameni jirnay arimahaaas wlhi ciyal Nima waa wax laga Koro
    QISA kala Yar an saxib ahen markaan wadada ku ciyaarena oo qof weyn oo waayel so maro waxo jecel qofkaas inoo wax yeleeyo waqtiya badan Ayan arintaas isko dagaali jirnay hada yarkass waqtigaan la jooga wa qof masuuul eh waxo jiraa saxibada Kali an ku tashado oo markaan wax yaabaha qar nolosha an la wadaaago wll cumar inshaar wan ku salamayaaa inbadan✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @cabdilahiali117
      @cabdilahiali117 4 ปีที่แล้ว +1

      Channalka ogaansho walahi waxaad ka hadashay barnamij fican markan yarah ee fasalka aan iskulka bilaabayey malin xisaabtan garan wayey macalinkii ayaa fasalkii igu soo wareejiey ardaykasta bookisa Ayuu itusay macalinkii itu cunaha iqabtay ayuu yidi kan wax baranmayo walidii waa Damin ila Hada mailoobin Sidii u idalay mudo kadib iskulkii wan ka baxay walahi macaliminta ayaa ubahan in wax lo sheedo wayo arday marka uyar yahay hadalka kulul umaficna

    • @cabdilahiali117
      @cabdilahiali117 4 ปีที่แล้ว +1

      Macaliminta Somalida ayaa ubahan in wax lo sheedo

    • @wiarwadani4432
      @wiarwadani4432 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdilahiali117 waa xaqiiq.aniga waxaa igu dhacay wiil arday ah ayaa saacad igula dhagay ka dibnah waxa dhahy isii daa macalinka xiisad ayuu wadaa markaasu xanaaqay dharbaaxo ayuu igu dhuftay

  • @faysalxaaji6413
    @faysalxaaji6413 4 ปีที่แล้ว +22

    Mahdnsd macalin aniga ayey igu dhacday marwalboh in ey ciyalka fool xumo igu can jireen waliba afka kawen tahy iyo af tarmush yaxas uga ektahy lkn ila hwenki ayan ka fikiri jiray lkn axl marwalboh waxan so xasusutah aburista Allah
    Lkn hda afkeyga turkiga marka imaday wu so yaraday hhh thngs

  • @shafka2006
    @shafka2006 4 ปีที่แล้ว +22

    Macalinka qaaska ah oo aan naga qadan wax lacag ah thanks ustaad👍

    • @dekaali2987
      @dekaali2987 4 ปีที่แล้ว +2

      haa waa runta macalin fiican adaabta na baro

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 ปีที่แล้ว +6

    Barnamijkani wuxuu is taahillaa in dugsiydda laga shido waayo wax ku qaadasho ayuu leyhy
    Mahadsind wll Omar❤👍

  • @btogaal.6367
    @btogaal.6367 4 ปีที่แล้ว +8

    Cimri dheer iyo caafimaad ayn alle kaga baryayaa wlL0 Omar inshar

  • @mohamedabdi9801
    @mohamedabdi9801 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar ishar fadlan barnamishka waa muhiim aniga wey iso mar tay waliba baadiyaha ugu daran oday iyo nag weyn iyo ciyaal intuba wey ku cayaan walibi cay tii ugu xumed nolow walalkey cumar 🇸🇴👏👏👏👏

  • @ahmedsaalah4729
    @ahmedsaalah4729 4 ปีที่แล้ว +28

    Ogaansho/ Omar inshar waan ku salaamay wll waxan ka mid ahay daawadayaasha barnaamijyadaada balse inta badan comment ma soo qoro, balse liketa ayaan ku qabtaa.
    Waxan ku xaqiiiqsanaynaa arinkan qiso aniga igu dhacdayba.
    Dugsigaygii hoose illa kii sare waxan ahaa ardayda hogaanka u ah fasalka sida alifle/horjooge, gudoomiye gudi fasal balse form onekaygii ayaa waxa isku fasal noqonay arday tiro yar oo calaamadaha aad sheegtay leh, qalqaaliyiin ah, sidoo arday ka xanaaqda is hortaaga ardayda, anna weligayba waan soo hortaagnaa.
    Waxay igu yeedhi jireen macnihiisu yahay waad dhiiran tahay balse dhawaaqiisu xunyahay runtiina waan dhibsan jiray balse ani alxd wax saamayn ah iguma Reebin.

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid ustaad OMAR INSHAAR waxbadan ayaad i fai'deysay. JAZAKALLAH

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadalka qarkii samayn wayn ayuu leyahay wlh mahadsanid ogansho sida aad maerwalba inoo waninayso

  • @mohahareri4508
    @mohahareri4508 4 ปีที่แล้ว +16

    Hada qalbi wngzanyahy like ii zaar abwe ama abyo

  • @mxdteamvideos1079
    @mxdteamvideos1079 4 ปีที่แล้ว +7

    I am turkish i love soomalian people

    • @cadaani7587
      @cadaani7587 4 ปีที่แล้ว +1

      Ceepla🤣🤣🤣

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 ปีที่แล้ว +16

    Walahi wa dhib wall😥anigu waxaan aqaan dad cay mahe aanba dhaqankle aqoon hadaad damcdo inaad discussion lagasho waxad kabaqaysaa inay KU cayaan cayda noocyo badane toodu waaa cayda dhaqanxumada🙄 anigu saaaid baan cayda ugabaqa una necbahy

  • @pressgang1129
    @pressgang1129 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax run ah ayaad ka hadashay barakalah😍😍🥰

  • @mohamudali6369
    @mohamudali6369 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah ustaad horay usoco

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooow mnta wn soo dheereeyay

  • @dhajkaabshirgoley647
    @dhajkaabshirgoley647 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlh wa sax wlala maxa yelay wax wanagsan ma aha cayda

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 4 ปีที่แล้ว +6

    Mash allaaah comment waxogaa yaan soo aqriyay maanta like waaalayska daayay hadaan usoo noqdo xaga mawduuca waa mawduuc loobaahnaa runtii waan kamahad celinayaa runtii anigu qof caybaad sheegiye waxyaalaha mubaaxa ah yaan kaxidhoodaa waligayna qofmacaayin
    Ana layma caayin lkn hada yaaa waxaaan isku klass noqonay arday Somalia oo aad caybadan waliba wiilasha haw badnaaden hadii aad iskudaydo inaad wax usheegto adaaba daalac laguuraaci waxaa laga bilaabi waa istus waa qof islawayn iyo wixii lamida markaa Alle xaqa hanafahan Siigo
    Dhamaanteen thanks ustad omer inshar?

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 4 ปีที่แล้ว +4

    Ogaansho thanks in badan

  • @khaliilabdirahmantube9191
    @khaliilabdirahmantube9191 4 ปีที่แล้ว +2

    Man sha Allah wall qaali allah garabkaga ha ahaado aad ayaad u mahadsantahy muuqaalkan aad nala wadaagty👍👍👍👍👍👍🇸🇴

  • @muhiyadinmaxamed745
    @muhiyadinmaxamed745 4 ปีที่แล้ว +2

    Noloshayda intan youtbe dawanayay walhi barnamij ka mcn man dawan barnamijkan🙆🙆 thanks wll

  • @mkhaasmkhaas2714
    @mkhaasmkhaas2714 4 ปีที่แล้ว +19

    Waagan yaraa aniga run ahaanti ma ilaawi jirin qofkii icaayo kii iciyaana wan la dagaali jiray 😂😂
    Hda igu raacsantahy like ta ha ila dhaafina 🙏🙏

  • @kingfaaz__2195
    @kingfaaz__2195 4 ปีที่แล้ว +1

    thank you brother omar (ogansho)

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia8708 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah wll omar sharaf korkaada ha ahaato aad ban kula socdaa marwalba waxyaabo badanna wan ka faa'iiday jazakallah

  • @rathervita3377
    @rathervita3377 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @abdishakurhashi7187
    @abdishakurhashi7187 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waa sax somalida cayda wayba ku fanan

  • @abdullahiabdi5733
    @abdullahiabdi5733 4 ปีที่แล้ว +5

    Runtii wa Muuqal loo Baahna Waxbadana Iftimiyay, Muqalkan iyo Muqalo noocan oo kale Ee ku Sabsan Nolosha Waxanu jeclan laheyn in Nalosobadiyo Ogaansho Iftiinka Ogaanshaha iyo Kobcinta garaadka bulshada,

  • @raashidchannel559
    @raashidchannel559 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa muuqaal muhiim ah
    MAHADSANID MAHADSANID

  • @catooshyare5978
    @catooshyare5978 4 ปีที่แล้ว +17

    Keep going

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 ปีที่แล้ว

      Turkey, they making a lot of money muqdhio ports and the airports , come on we know how to send body backs to the foreign kufr invaders , this young man who keep saying our Turkish brothers. I don’t think, he has ever been to turkey, Turkish themselves they don’t consider as Somalis, are brothers, they very racist, indeed . So please, keep your informed thoughts to your self. Bring all your army to Somalia, same lesson African mercenaries, that learned, you to turkey, it might take time, iam sure it will. Think twice.

    • @suldaanboyofficial6815
      @suldaanboyofficial6815 4 ปีที่แล้ว

      Zxp subscribe iisaar

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid Wlle ustaadi OMAR INSHAAR

  • @cadnaanyare7550
    @cadnaanyare7550 4 ปีที่แล้ว +9

    Cumar ha wa sax barnamij aad ufiican aya noosodiyarisay MAHADSANID
    aniga ahaan marka wax la iiga sheegaayo oo la ii ceynaayo wlhi waxan isku maleeyaa qof aan waxba aheen oo dunida dhan ciriir igu noqoneeso lkin markaan allah unoqdo o masjidka galo oo labo ama sedex jus aqristo iyo dhiirigelinta yuutubyada markaas baan farxaa
    qofkii waxba ina eheen iga dhigo aniga markaa asiga lajoogo waxan isku maleeyaa qofaan waxba eheen lkin markaan lajoogin aad baan ufaraxsanhy marka lajogo wan murugona
    Mar mar qaarkood aad baan iskaga qariyaa qpfkaas inaa arko meesha uu joogo waan ka tagaa runtii
    Markaan arko qofkas nacas ina ahay isku maleeya lkin marka aan arkin asiga sharaf baan leryahay farxad masha allah

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad

  • @fariixaabduqadir4876
    @fariixaabduqadir4876 4 ปีที่แล้ว +1

    Barakow ustd cumar .

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal qaali allaah haku xafido 🌷🌷👏🏼👏🏼

  • @cmrcabdalla8928
    @cmrcabdalla8928 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa mawduuc wanaagsan oo aad u qiimo bdn walaal hormar wacan

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alh ustaad allah ku xafido

    • @abdihakimhassanhassan1734
      @abdihakimhassanhassan1734 4 ปีที่แล้ว +1

      Wxa layiri " ul waa qabowdaa ereyse ma qaboobo" qofka ku dilay waa laga yaabaa in aad iska ilawdo ama hilmaanto lkn cayda lama ilaawin.

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله اخي

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar big respect 👏

  • @zakirashlii2362
    @zakirashlii2362 4 ปีที่แล้ว +9

    Dadka ugubadan ee wax cayo waa dadka 23 kayar oo aqlaqdooda lidato

  • @raiisamohamed9963
    @raiisamohamed9963 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa mowduuc aaad u qiiimo badan Allaha kaaa abaal mariyo waqtiga aaad galisay....mahadsanid

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 ปีที่แล้ว +1

    shukran ustaad carabkaaga allaha kuu nabad yeelo

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid saxib Omar inshar

  • @XassanAxmed-bj9ki
    @XassanAxmed-bj9ki 4 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc lobahnaa sxb mahadsanid dhirageliye sare mr iinshaar

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @sayidibnusayid7881
    @sayidibnusayid7881 4 ปีที่แล้ว +1

    ManshaaAllah Ustaad Omar, wa xaqiiq jirto arinkaan waliba gayiga Somalida saaid bey ogu badan tahay

  • @sabriina444
    @sabriina444 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa xaqiiqo jirta
    Mahadsanid omar ✊🏼✊🏼

  • @ayannittamohamed5647
    @ayannittamohamed5647 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad ayan u jeclahay video yadada jazakallah kheyr abowe

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 4 ปีที่แล้ว +22

    Asc ustd cumar horay wxd inooga balan qaaday mowduuc ah buugta iyo kutubta aad aqriso in aad inala wadaagto marka insha Allaah waankaa sugeynaa Taasina wxy dhiira galin inoo siineysaa in aan wax aqrino mahadsanid

  • @abdullahiabdi5733
    @abdullahiabdi5733 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Ustaad Omer Guulwacan Hore usoco

  • @asamadhasan5
    @asamadhasan5 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal Omar

  • @abdallaomar2476
    @abdallaomar2476 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku sharfo wll Omar inshar

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar walaal xageee lagala soo xariiraaa

  • @khalitcabdi4384
    @khalitcabdi4384 4 ปีที่แล้ว +2

    Zxp adban ku tageera
    Hore uu soco

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 4 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allah mawduuc muhiim ah
    Wll cumar horay usoco

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 ปีที่แล้ว +2

    Alhq ku shrfo ustaad

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +29

    Cudurka ana qaba wlllhi😂 waxan xasusta habenkii intaan Ciyal xafadedka Intan Baxno Baan Gawarida Iyo Nimanka Ayan Dhagxin jirny waxa Kaliya Ee an Ka rabny inu naso eryado😂 Yaa ila mida ciyaal sareysi 😂😂

    • @abdallaahmed6025
      @abdallaahmed6025 4 ปีที่แล้ว

      Me bro 😂😂😂😂😂😂

    • @user-vf7sj8gi9x
      @user-vf7sj8gi9x 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh cudur aya qabteen

    • @Shaafi_Teddy
      @Shaafi_Teddy 4 ปีที่แล้ว +5

      aniga waxan necbaan jiray inaan arko laba is shukansaneeso😁ninka naagta kareeb wow lagu reeb😎

    • @Shaafi_Teddy
      @Shaafi_Teddy 4 ปีที่แล้ว

      ali kkk

    • @sumayaaxmed5416
      @sumayaaxmed5416 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣🤣🤣berkaa i xanujisen Wlhi san u qoslaye cuduraaa qabten ilen

  • @abdirahmanm.khalif6392
    @abdirahmanm.khalif6392 4 ปีที่แล้ว

    mashaa allah
    ustaaad
    wax bdn ayaan
    kaa faaidnay
    allah Ku barakeyo

  • @ibrahimmahamoud5224
    @ibrahimmahamoud5224 4 ปีที่แล้ว +1

    ustaad cumar inshaar aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay

  • @madiinomahamed2561
    @madiinomahamed2561 4 ปีที่แล้ว

    بارك الله يا أخي

  • @mainasteve2638
    @mainasteve2638 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Omar inshaar waxaatahay dhiiragaliye bulsho

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaada hore usoco

  • @mubarikrooble4038
    @mubarikrooble4038 4 ปีที่แล้ว +1

    Ogaasho go forward bro

  • @bravetdclever6319
    @bravetdclever6319 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan dawaanaya markii aad sodhigtay Aniga ugu horeya
    Mahadsanid..

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 ปีที่แล้ว +5

    Bahdilku waa xanuun badanaa marka udanbaysa maskaxda qofka dila😢

    • @sacdiyoadan905
      @sacdiyoadan905 4 ปีที่แล้ว +1

      benta mhan.wlky ana la la.kulmy😭😭😭😭

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my brother omar inshaar

  • @hamzaismail8814
    @hamzaismail8814 4 ปีที่แล้ว +3

    ينكسر الزجاج فينتهي الصوت بسرعة
    وتبقى القطع الزجاج يجرح من يلمسها
    كذالك الكلام الجارح ينتهي ويبقى القلب يتاءلم طويلا
    فلا تجرح بكلامك احد
    سليمة
    Quraaraddu waa ay jabtaa dhawaaquna hore ayuu udhamaadaa
    Waa ay sii joogtaa qayb kamid ah quraaraddii, dhaawacdaana cidda taabata
    sidaas oo kale hadalka dhaawicii wuu dhamaadaa
    Qalbigiina sii damqadaa
    WALIGAA HADALKAAGA CID HA KU DHAAWICIN
    ZALIIMA

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 ปีที่แล้ว +1

    Alx Anigu cayda waan necbahay Dadkana macaayo Mana Dulmiyo qofka cayda badana kama Agdhawaado 💖💖💖💙💙💙💙

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Walal.
    Waa barnamij aad u fiican.

  • @fikradofficial
    @fikradofficial 4 ปีที่แล้ว +5

    tnx

  • @worldwide6713
    @worldwide6713 4 ปีที่แล้ว

    Thank you for video
    Allah keep you

  • @xafsoxayir4226
    @xafsoxayir4226 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Waa barnamish aad u wanaagsan oo u baahan in wax lagu qaato
    Mansha allah alhamdulilah

  • @mohamedhassanwarsame6338
    @mohamedhassanwarsame6338 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah wlal Omar inshar Xaqiiq waaye Arinkaas

  • @maskaxmaalofficial1942
    @maskaxmaalofficial1942 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco ogaasho guulayso waxadtahay waaniye wanagsan alle hakudhawro

  • @aliosman5901
    @aliosman5901 4 ปีที่แล้ว +1

    I like the ogaansho video nice

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay walaalo waa mowduuc cajiib ah runtii baaraka Allaahu fiik.

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 4 ปีที่แล้ว +7

    Wcs
    Omar

  • @shaficiabdi4580
    @shaficiabdi4580 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey haku xafido wllkey omar

  • @Farxanyare99
    @Farxanyare99 4 ปีที่แล้ว +1

    tnx bro.

  • @ayanabdiibrahim2644
    @ayanabdiibrahim2644 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad Omar inshar run ahantii wa mowduc muhiim uah bulshadeena gaar ahan dalinta hada so kaceyso😔

  • @hassanahmedmahmud6477
    @hassanahmedmahmud6477 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha AllaH Wll Cumar inshaar Alle Haku XafidO Addun io AakhiraBa💜♥️♥️💜💜♥️♥️💯

  • @imsomalihero9896
    @imsomalihero9896 4 ปีที่แล้ว +4

    wll Omar

  • @zamzamzaytuuni2560
    @zamzamzaytuuni2560 4 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Allow ku dhowro

  • @sumayaaxmed5416
    @sumayaaxmed5416 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah ogansho wa mesha kaliyaa aaan ku nafiso ano diqad daremaayo wayo waxne wan ka faidaaa dirigalin zaaiid ahne wa ka daremaaa Manshallah wllo alle haku barakeyo

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa run ani ahaantayda hadi an ka hadlo dilka iyo cayda dilkan ka jecelahay hbn aan saas u sii fogayn ayan wlhi ka waaninayay gbdh ihaanadaas oo kaga timi dhanka guriga lkn ilaahay anuu ii bixiyay oo ila kulan siiyay wixii ay ku kici lahaydna ilowsiiyay kolay mhin wx an ku fanayo ee wa wax fcn oon naftayda iyo nafaha muslimka ah ba u qabtay jasakalah kanaalka ogaansho go forward

  • @fatmamohamed-sn1db
    @fatmamohamed-sn1db 4 ปีที่แล้ว

    masha allah channel faido u leh bulshada dhaqankan somalida wuu kubadanyhy wad kumahadsanthy wll diyarintisa alle ajar hakasiyo

  • @kp_karama_vlogz6084
    @kp_karama_vlogz6084 4 ปีที่แล้ว +1

    Omer Inshar
    Go forward
    Zxp

  • @mohamethuzzein8752
    @mohamethuzzein8752 4 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshar hore usoco 👍

  • @Hodan7812
    @Hodan7812 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah ha ka abaal mariyo wll cilmiga noo faaideynayso

  • @yurubtaan2858
    @yurubtaan2858 4 ปีที่แล้ว

    Shugran wll allaha ku dhowro

  • @rayaanali6851
    @rayaanali6851 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ustaad aad umahdsanthy

  • @zalmanmuxiidiin2015
    @zalmanmuxiidiin2015 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku xifdiyo wll

  • @zaaidbwoy1184
    @zaaidbwoy1184 4 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid😍🙏wx macyo alxm hadaan, wn iska ilaalina Insha Allah

  • @farhiaabdullahi2190
    @farhiaabdullahi2190 4 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii waa dhab waligay igama baxayso Hal kalmad oo marwalba gabar aan saaxiib ahayn idhihi jirtay ;qalbigayga illaa haatan kama bixin,Waa kalmada aan aadka unecbahay inaan maqlo;marwalba waxay gabadhaasi i odhan jirtay waxba ma qaban kartid meelna waligaa gaari maysid waxaa thy qof jilicsan. Jazakallah wllo waad ku mahadsanthy mowduucaan saa umugta wayn😍😍😍😍.

  • @mursalsiyaat3477
    @mursalsiyaat3477 4 ปีที่แล้ว

    Asc ganalka ogasho inta aandawanaye manta wax iiiga faaido badan malahn masha alh caqlilmi jazakalh qery walaal omer anigoo kulajogo doha saln sare pro horey usoco howsha aad bulshada uheesid

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 ปีที่แล้ว

    Oh cumar inshaar mahadsanid malyuun mar. Alla maxa qaladaad badan isku geysana uf yaa soomalida bara nolosha! War cumar inshaar casharadiisa schoolada balaga dii daayo ka maado ahaan

  • @sadaasyare4449
    @sadaasyare4449 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll Omar runtii barnamijyadada waxay usocdan sida youtuberada Caanka ah

  • @odayhebel868
    @odayhebel868 4 ปีที่แล้ว

    Allaha kubarakeeyo bro work hard