Waxaad ka qashaafi jirtay ayaad cayaanan kula timaadaa waayadan dambe legend muqaalda qaar way hadhayaan waxanine waa social media ee wax inoo xeeri waa ku salaamay.
waa dhaqan xumada ka jirta baraha bulshada in naag nin.keeda oo maqlaya ay lee dahay waan ku jeclahay iyo qalbigaygaad tahay wlhi isla wadada ayaan anigu ku furi lahaa waxa jira wax kaftan gala iyo wax la aqbali karo inaad iska dhaafto
Viva manchester united and Realmadrid ❤❤❤❤
My brother guulayso from TikTok wllka Caankii waaye 😂😂😂😂😂❤
12:45 😂😂😂😂😂😂😂😂 Guuri Barwaqo Shayddaan ba tahay
Waxaad ka qashaafi jirtay ayaad cayaanan kula timaadaa waayadan dambe legend muqaalda qaar way hadhayaan waxanine waa social media ee wax inoo xeeri waa ku salaamay.
GURI BARWAAQO BIG SPENDER 👊👊👊🇸🇴
Calankan yarina waamaxay😂😂
The legend guri barwaaqo🎉
Guray waan kuwataa sxp🥰🙏
Gurow wixii danbi karaacayo ee aad sogudbimayso iska hubso
Siba ahaan dumarka qaqaawan❤
Yaa ilaahu calamiin
GURI BARWAAqo waa besti yuptup 1 waxatahay qofkudayasho mudan
Hala Madrid ❤❤❤
Hhhhh leaga tadumarkaa ka shidan kulahaa😅😅😅😅 guri wadna waalaysa
ᵂᵃ ᵖᵉᵉⁿᵗⁱⁱⁱⁱᴴ ᵍᵘʳⁱ ᵈʰᵃᵍ ʰᵃᵘ ᵈʰⁱᵍⁱⁿ 😂
Cidii ciyaaraha ku fiicaneey guri Barwaaqo qayba dumarka u sheega raggu waa kuwii is caawiyee😂😂
Wll khyr Ayan halkan kuso gudbiyaa ee subscribe ta ha igala bakhayline KaalaY akharadada u shaqayso😢
Kadhexa markay udiido kulaha😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gurayow kumad dawasho kama ahee waxad damacsan tahay no sheeg😂😂😂
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤❤❤❤❤❤
8:40 😂😂😂😂
Guribar waaqo waa lagen
Kulahaa + plus kii dhexdaan imanayn Lagend laba iyo laba ah
GURI waxa uu ku jiraa kanaalka ciyaaraha bein sport
First commen🎉🎉
12:29😂😂😂😂😂 gurow lii qadan haku maqasho
Guri barwaqow wax walbo allah abuurey laba iyo dhidigbey leeyihiin qudrafuna weyleedahay karoodka kanika ah cidi waxba kumafasho wa qoryo
Waar dee gurayow waxay dee meeshad gashay maanta rapi dacwatanaa😂
Wuu dooqaystay maanta
Koore live Ka dawo 😅
GURI BAWAQO ZXP ❤❤❤
Guri BarwaaQo legends 🤣🤣
Ma dhacaysee gurow waa xaq inaad maanta doonto dumar kubad ciyaara 😂😂😂
Ninka meesha Fadhiyaa waa aqaana waa Tuug beri Lasoo Qarxiyey 😂🐴
Hadaan isgayas laga dhigin dhexdaan imanayan😂😂😂😂😂😂😂
Guri barwaaq0 qarac kadhexe kuLahaa😂
waa dhaqan xumada ka jirta baraha bulshada in naag nin.keeda oo maqlaya ay lee dahay waan ku jeclahay iyo qalbigaygaad tahay wlhi isla wadada ayaan anigu ku furi lahaa waxa jira wax kaftan gala iyo wax la aqbali karo inaad iska dhaafto
Guri barwaaqo legen🥰😍
Sawirku wa ayub kaarlo😅😅😅
War guri barwaaqoy reaction heesaha maxaa kudhacay
Mnta MN qoslinbe nio talw miyan la qabsanaya 😂😂
😂😂😂😂😂😂 khadiis
Kani wa dadkii dofarka cuni jirey ee qori cas haku sheeegin
😂😂😂😂😂 astaaqfura allah
Guraw waxaagu waa dabo naag donee maaha kubada hablahaan jecelahy inan dawado😂😂😂😂
GB wax badan oo aad ka xishoon jirtay marka burco joogtay manta waa kuu ilbaxnimo
Guri barwaaqo inader naga daa reactionkan riwaaydihii noosoo celi plz inader wad mahadsanatahay jawiga noo yara bedel riwaayadihii nog bedel channelkuna wuu sii badanaya taageeradisu
Ma gadhigiiniiba😂😂
Gracow kubad daawad ma tihide maxad daawani waanu ku fahananoo ciyaalkii magaladaa nee😂😂😂😂
Aar ka daa Guri barwaaqooy ma ado burro ka yimi aya naga dhaadhicinaya af raxweeyn baan fahamaaya ka daa inaar
Hadaan meeshu ku tilmaamo league dumarka sidaad u eegaso armay caruurto inaga gaajoodaan
NINKII XALAYA GURI BAWAQO ❤❤❤❤
Coomin soon 550k 🎉
😢😢😢😂😂😂😂
Way ku baxaysaa Waa naafo ilahay ka cabso guray barwaaqo lixdaadii laxaad ayaad haysataa😂
War Ayaan Tafshaan ba Cashar kuu Dhigte So Mad Arkin wan kugu soo Metion greeye😂😂😂
Ninka meesha fadhiya ayaan ku qoslay uu leeyay say ku dhacday sidani mayee yarra samir 😂😂 gurrey baan dhamesytay vedio giisa mana qoslin hadaan kaa yeelo😂😂
Ciyaraha dumarka astan ka daawo😂😂😂
War ninka mesha fadhiya hada kahor asagoo gaari jabsanaya lagu qabtay 😂😂wa tuugi ugu indhaha adka sanadkii laso dhaafay 😂😂
Heeesta aaaaamiin yre iyo shaadiya reaction
Wan ka xumady weliba warqada ku hor siinlaha 😢
Anagoo dumara anan qadaneen. Waa bilaa damiir
Maay maayga waana aqaana waxne si IGA yahiin kulahaa
Ka dhexe😂
Inader ilahay ma tagana wata Bajaj ka danbeyse dharkaga so qaado aqalkana ii so xidh ayn ku odhan laha "waxasi gabadh kuma noqoto "
Ala garacow intaad maqneyd wada murti soo noqotey😂
Ma Kasaysid
Haaa🎉🎉🎉🎉
Nio Waxan aad baahinayso ka fiirso oo ka daa hablaha aan wanaagsanayn
Team real❤🎉
Dabal daga 75 😂😂
Labada wiil walalo weye isla dashay gabana waa dumashidii
Walahay waan qosalay
Gᴜʀᴏᴡ ʜᴀssᴀɴ ɢᴀɴᴛᴀᴀʟ ʜᴇᴇs ᴍᴄɴ ʀᴇᴄᴛɪᴏɴ ᴋᴀ sᴏᴏ ʙɪxɪ❤
Beenta dhaaf sxb hal mar xitaa wlhi inaan aqlabidoonin iska dhaafe xitaa meedkeeda ma dultagi doono hadaa kadambeeyo jaaw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Gurow sxb muqaaladada wan daawada oo markan cadhysanaan uso qosol doonta lkin sxb waxyaaba qaar inaga baandhe sida dumarka qaaqawan iyo dhaqan xumada libaax
DAZN women's football halkaa ka daawo zhp gurow zhp
Gary bawaaqoy. Wadkahaysadee kuwa furfurana hore inagusoowad
😂😂😂😂😂😂
Hadey ka dhexe u diido 😂
Vens reaL madrid ❤
73,61😂😂😂
Waan caan waa caan
Legend GB🎉
Xagal 150 Digri udhaqaji
Guriparwaaqo❤
Wan ku wataa gurooy realmadrid isku koox nhy lkn man united sorry😂
Guriyow sidaa yurub uga timi shixaari baa noqotay
May waxa weyan Gaadhigu ma Gaadhigiinipa weyan
canalka 9009 3m dhinaca midig udhaqaan ka dibna 2.03cm dib udag kadibna heshay lpx
MIC XIDHO BRO CODAKGA LAMA MAQLO SI FASEEXA
Aar haaye waxay waad kaso dareysaaye,,, guroow Naga so hagaag nio waxay idaacadahan aad imika bilawdey
Heesta amiin yare riyo beena igaso cun sxp
War ayaan Tafshaal ka Waran
Ka dhexe 😂😂😂
Dumarku wa garac kulaha
Juuu
Guribarwaaqocaawauunbaankuarka
AAD IYO AAD AYAN UGA XUMAADAY WLHI
Guri barawaaqo sideeba TH-cam loo kala kiciyaa
Balayo. Ama. Lugo. La. Aatay. Ima.il. la. aaatay.
370 😂😂😂😂
Guurow meye riwayadiihi