Guri barwaaqo Vs Tik Tok

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 831

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  4 ปีที่แล้ว +289

    Halkan igal hadla

    • @ridwanahmed7891
      @ridwanahmed7891 4 ปีที่แล้ว +26

      Please eng hud hud ka soo bixi reaction🤣

    • @maxamedfarxaan3194
      @maxamedfarxaan3194 4 ปีที่แล้ว +13

      Nio horta ma somalinad uunbad fadhiyaysaa miyanad kenaya iyo xamar iyo tagan oo kasoo qabsabayan

    • @zakariyemohumed5191
      @zakariyemohumed5191 4 ปีที่แล้ว +12

      Gurow taxanaha lasoo dhakso awoowo

    • @zahlaawikadiye2654
      @zahlaawikadiye2654 4 ปีที่แล้ว +7

      Guray ma ogi inaad comment xaqrinayso lkn waxan jeclan laha inan malin un wax kula matalo ama kjlano keeb going wll

    • @nasramatan8717
      @nasramatan8717 4 ปีที่แล้ว +8

      Arawelo soo rid😅

  • @samirahassan1971
    @samirahassan1971 4 ปีที่แล้ว +75

    Inta jiif Ku dawaneso
    Like ta dhac iku isiiya😘

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 4 ปีที่แล้ว +32

    🤣🤣 guri barwaaqo ck iyo dirsli isagaa kala wareegi doonaa suuqa

  • @izumi4954
    @izumi4954 4 ปีที่แล้ว +105

    ♥️🌚SideYda Ciyaraha Yaa dawanAyey😗😂

  • @Xamse333
    @Xamse333 4 ปีที่แล้ว +17

    First comment libaax waan kuwataa guribarwaaqo from burco🤣🤣

  • @HassanMohamed-xw5zu
    @HassanMohamed-xw5zu 4 ปีที่แล้ว +28

    Guri barwaaqo sidaa nooga qosliso allaha kaaga qosliyo boowe😂😂😂

  • @yasminmohmed5327
    @yasminmohmed5327 4 ปีที่แล้ว +21

    Waaaw warkaaga jecliyaa waad iga qoslisaa gurayow kkkkk😂😂😂😂

  • @nejmaomer9273
    @nejmaomer9273 4 ปีที่แล้ว +6

    The only somali comedian ka iga qosliya isagon hadalba😁😁😁 de biggest fun #gurey_barwaqo👏

  • @riyaaqjama3274
    @riyaaqjama3274 4 ปีที่แล้ว +3

    Ismaciil guri barwaaqo tagero nember one ayaa hay😍😍😍❤❤👍

  • @iraaqyare8379
    @iraaqyare8379 4 ปีที่แล้ว +14

    Waa barnaamijkeni todobaad laha😁😁😁AMA maalinta haleelno Ahaa🤣🤣🤣

  • @yaskohapdilahi7271
    @yaskohapdilahi7271 4 ปีที่แล้ว +28

    Gurey barwaaqo nin aan taageero zxp maxad filmkii araweello noogu soo gelin waydeen zxp mxaa helay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +33

    🤣qosolkaygii wan sii qadinty🤣😍

  • @waagiibaryabawarcusub4613
    @waagiibaryabawarcusub4613 4 ปีที่แล้ว +6

    First baan ahaye far geliya liketa oo ah cashuurtiii bilaha
    Guri barwaaqo muxuu ugu dhici waayey caashaqa yactoof ku dhacay 😂😂🔥

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 4 ปีที่แล้ว +38

    Anaa Mnta powayaL uGu horreeya😁
    E Gurow HapLaha napad gaLi

  • @shuushunasir3860
    @shuushunasir3860 4 ปีที่แล้ว +27

    Dhabantaas reer burco un ba garanysa 😂😂😂😂

  • @ahmettharpiofficail6777
    @ahmettharpiofficail6777 4 ปีที่แล้ว +20

    End Hud Hud Raecation Ka soo bixi guri barwaqo nio Adoooo MahadsaN

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 4 ปีที่แล้ว +11

    Guroow ninkaa udanbeeyaaa isma dulsaarine waa codkiisa waa ehel suugaaneed Waxa dhalay abwaanka caanka ahee reer Sool Jaamac Kediye 👍🏼

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 4 ปีที่แล้ว +4

    Waar lkn. Nooma soo jawaabtaane noo soo jawaaba walaalayaal 🥰🥰🥰😍❣️

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 ปีที่แล้ว +23

    Niyaw Lil Caato Marwo’diza Wa DakhaR CaaDiYa 😍. Tollow GormaY iSku Yara DhacaYaN An Ka Fa’idayste. 😝 kftn.

  • @amalhussein3305
    @amalhussein3305 4 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaqo wa qofka iga qoslisay wlhy keep goin bro

  • @bushraabdilahi6694
    @bushraabdilahi6694 4 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhhhhh legends gurey barwaaqo hore usoco wllky

    • @shariifcali4108
      @shariifcali4108 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😃😃😃😃😃😃😃

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂 #Yadoof wlhi muqalkii kobaad een daawaday kii labaad ee ii xigay waxaan yidhi "tolow miyaa la waayay cid ka dhacda marka uu gacanta soo taago"😂

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hormar wacan guri barwaqo aad iyo aad baan ku tageerah

  • @wardanoor9816
    @wardanoor9816 4 ปีที่แล้ว +6

    Guri barwaaqooy adaa garaca legend 😂🤣😊🤣😂🤣

  • @amiraamir4633
    @amiraamir4633 4 ปีที่แล้ว +17

    Yaadoof Ban ku haysta😂😂 Tiktok gisa ishega😂

  • @ahmett8808
    @ahmett8808 3 ปีที่แล้ว +1

    Caydaruus iyo qamar waa isku cod
    caydaruus keep going pro

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 4 ปีที่แล้ว +16

    Harakoo ba Beegzdo Guryow anigu ila zoco dee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suudimcm1174
    @suudimcm1174 4 ปีที่แล้ว +6

    Guray taageero kuu ahay bro keepgoing

  • @DarwiishVlogs
    @DarwiishVlogs 4 ปีที่แล้ว +5

    CAYDARUUS ABWAAN JAMAC KADIYE
    NINKA NAGA BAREEJEEYEY QAMAR SUUGAANI
    FROM LAASCAANOOD
    LIPAAX QAMAR BAA YAABAY

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 4 ปีที่แล้ว +3

    Guraw riwayadii araweelo mxd La qabanaysaa naga soo daa from BerBera Somaliland 😇😇😇

  • @zhukrizhacni6132
    @zhukrizhacni6132 4 ปีที่แล้ว +4

    Guri barwaaqo taageeraa wlHi keep going brother 🥰

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 4 ปีที่แล้ว +2

    🙏asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb😭😭😭😭😭

  • @saabiriincali7379
    @saabiriincali7379 4 ปีที่แล้ว +22

    Kii kawaleyna waa dhinac taganyahay😂

  • @ismaaciilmaxamud6096
    @ismaaciilmaxamud6096 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalo warun wana wilka codkisa keep going💖💫👌✌🙋😜

  • @haamudc-btube5983
    @haamudc-btube5983 4 ปีที่แล้ว +58

    War guroow araweelo maxad ku haysataa
    Naga soo lali dee libaax

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 4 ปีที่แล้ว +9

    watas xayaysiinti galise guray wakle🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasradenahmed8904
    @nasradenahmed8904 4 ปีที่แล้ว +6

    Boss barnaamij kan wanu ku hayzanaa ee HABEEN KASTE KA DHIG DAWASHADIISA WANU SUGI LA NAHYE 🙏🙏

  • @husseindahir4885
    @husseindahir4885 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bro . Walaahi taageero number one ayaan kuu ahaye

  • @aweysciise1238
    @aweysciise1238 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wllhi saan u qosolaay
    Mar aad dhaa jisay ninka codka
    Kulu qaynaay
    guri barwaaqo keep going

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaa layaby mastar guray halka kasiiwad hawsha 💯♥️👍

  • @saidabdirahman3017
    @saidabdirahman3017 4 ปีที่แล้ว +6

    Horay usoco sxb guri barwaaqo taagero wayn ayaan kuu ahay from buhodle👏👏

  • @apduzametzalah5606
    @apduzametzalah5606 4 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allah Mr IzmaiP

  • @cabdirshiidmaxamed8580
    @cabdirshiidmaxamed8580 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Guri barwaaqo waxa Doonayanaa Ruwayadii meel macaan maraysee❤🙏

  • @khadraqueenchannel2700
    @khadraqueenchannel2700 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxaan kutageera guribarwaqow💖💖💖👍👑

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 4 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaaqo zxp yatoof horu markiisa ka xuntaty miyaa😨

  • @filsanabdi3946
    @filsanabdi3946 4 ปีที่แล้ว +6

    Mxd noo haysaa hee😂😂😂

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 4 ปีที่แล้ว +3

    8:10😂😂😂😂😂ya ku sheegay keep going...😄😀

  • @hamzemohamed916
    @hamzemohamed916 4 ปีที่แล้ว +15

    Siday izkga zcontay mcntayuunba lajeedsanayaa🤣🤣🤣😂

  • @_qumanaha
    @_qumanaha 4 ปีที่แล้ว +4

    Guri Barwaqo Soodigi Hore Noogu Balan Qaday maha Inad kuso xidhi doonto Barnamujka Clip ka Hdlaya Diinta Halkas Naga Soo Hagaaji kama Hayno Balanqadkad Qaadee😇

  • @___maludaahmd3877
    @___maludaahmd3877 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂🙌Waa wiiLki hapluhu kufsadeen weeyan wll I.am waching atill 2022

  • @mushtaaqdheeman361
    @mushtaaqdheeman361 3 ปีที่แล้ว

    Inder guri barwaaqo wn ku wataa Boqortooyo salaan sare 🥰🖐

  • @dayaxdalnuurshe5661
    @dayaxdalnuurshe5661 4 ปีที่แล้ว +11

    Keep going pro ❤

  • @kulmiyesaed1716
    @kulmiyesaed1716 4 ปีที่แล้ว +5

    First view and comment 🔥🤟

  • @awoibraahim294
    @awoibraahim294 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa youtuber ka soomalida kan ka daawado

  • @abdiqani1629
    @abdiqani1629 4 ปีที่แล้ว +2

    Guroow araweeli mxaa haystade

  • @abdirisaqabdilahi4846
    @abdirisaqabdilahi4846 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaqo walahi wanink marka Arkanpa si qosla keep going pro

  • @ahmedsiraach7272
    @ahmedsiraach7272 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep gion pro guri barwaaQo🥰

  • @ALIDAFAR.
    @ALIDAFAR. 4 ปีที่แล้ว +2

    You're great comedian

  • @bilaalnasir4601
    @bilaalnasir4601 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri gubtayoow burco waad amaantey zxb hotel ayaan shaqo ka banaanyahay 😂😂🚭

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaasi waa legend music io heesta isku darsaday💪

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 4 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo naga dhaaf waxan filinki noo soo daa masul mise ciyaaraha gobolada ayaad dawataa na🤔😂😂😂

  • @hamdacali5844
    @hamdacali5844 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh guri barwaaqo waxan u hayaa meel an wali laga matalin riwadan salannsare keep going.

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 4 ปีที่แล้ว +10

    Guri barwawo TAXANI araweeelo miyu dhmdayna,,

  • @yousufmataan3698
    @yousufmataan3698 4 ปีที่แล้ว

    Guryow ina ader wa ku salamaya ma is maqleena ina adeer background badl nio

  • @ahmedobsiye5625
    @ahmedobsiye5625 4 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaaqow indr Shaadhkaas Yar igasoo Badal Dhawr meeloodbaad kagasoo Muuqate🤣🤣🤣

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 4 ปีที่แล้ว +1

    Gurayoow taxanihii araweelo meedee waan raagsadee

  • @eidomacaane7702
    @eidomacaane7702 4 ปีที่แล้ว +1

    Guriyoow waxaan ku qoslaa
    Sawirkaaga aad xidhan tahay
    Dharka buluugaa 😁😁😁😁😁😁😆😆😆😆

  • @queenlisa8405
    @queenlisa8405 4 ปีที่แล้ว +2

    Guribrwqo gar iyo gardarba wn waTa hadn magac QadaN lay dhago✊💯🌸

  • @salmaaadan8371
    @salmaaadan8371 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @عبدالغنىابتدون
    @عبدالغنىابتدون 4 ปีที่แล้ว +3

    War Gurayow waliga like maad ii saarin 😂

  • @apdirahmantarapi50
    @apdirahmantarapi50 4 ปีที่แล้ว +10

    10:22 iyo 13:44 war gureyna ka waalade sida yaa doof bro cod macntahe keep going 😂😂

  • @camaarahmed8018
    @camaarahmed8018 4 ปีที่แล้ว +6

    Heesaha maxad u soo recison garan wayday
    ?

  • @mohamudahmed1749
    @mohamudahmed1749 4 ปีที่แล้ว

    Gurow zxp Ragg hore oo TH-camro sheegta ayaa lagu nacay inay hablaheena dabadooda iyo naasahooda banaanka keenan ee hablaha inaga daaya oo comedy ama soqolka iyo xigmadaha inooga soo qaado saasa adigane sumcadaada iyo sharaftada ku jirtaa🥰😍💯💫👆

  • @abdirahmansaidgurey6328
    @abdirahmansaidgurey6328 4 ปีที่แล้ว +2

    War Guri barwaaqo hada ma naagti Lii CAATO Buu umalabsaday miya Kkkkkk

  • @zubeerdg6908
    @zubeerdg6908 4 ปีที่แล้ว +1

    Hebla waa la guur sanaaya

  • @zakhiyaaadan2238
    @zakhiyaaadan2238 4 ปีที่แล้ว +6

    Ismaaciil c/laahi cali keep goin wlllo mcn

  • @abdiwalifarahmohamed4260
    @abdiwalifarahmohamed4260 4 ปีที่แล้ว +1

    Guriyow fany baad thay nio
    Puntlad kaa taageeraa 👉🇸🇱🇸🇴🙏♥️

  • @nasramatan8717
    @nasramatan8717 4 ปีที่แล้ว +11

    Arawelo meee
    Maxd ka rajinysa
    Gurayow

  • @mohametinagashaanle8834
    @mohametinagashaanle8834 4 ปีที่แล้ว +6

    AraweeLo meedey dee wey mudo dhaaftee naga soo lali zxp gurow

  • @Kalit_4
    @Kalit_4 3 ปีที่แล้ว +1

    Midabka ashqaraar la yaabo😂😂lamabrkeeda waan hayaaa😂

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 ปีที่แล้ว +2

    'Abidkaa libaaxow' waa abu-sabiib'ga😂😂😂

  • @maxamed____channel5785
    @maxamed____channel5785 4 ปีที่แล้ว +3

    Vac wllhi guri m a horay usoco zxp

  • @azmaomar1453
    @azmaomar1453 4 ปีที่แล้ว +4

    Guraw muuusiga ciyaarta kadaa😂😂😂😂

  • @khayriadajiairije5481
    @khayriadajiairije5481 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 faleysa mina doof jcylkiisa hala maqnado guri barwaaqo wll bes anagiipa khaam wada noqoney😂😂😂

  • @mohammedabdirizakali1076
    @mohammedabdirizakali1076 4 ปีที่แล้ว +13

    Wiilka heesta sida qamar suugaani u qaadaya waxaa la dhahaa caydaruus jaamac kadiye waana reer laascaad isku jaamacad baanu dhiganaa zxpna waanu nahay markaa waa cudkiisa gurayow waana abwaan waxaana dhalay abwaan jaamac kadiye oo abwaan weyn ah

  • @yassinlastking1528
    @yassinlastking1528 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp sayidka barakaysan réactions kazoo bixi

  • @ubaxanshaxofficial8844
    @ubaxanshaxofficial8844 4 ปีที่แล้ว

    Libaaxu waa jacaylka dee guribarwaaqooy waxan daba socda odayga macalaa music diyaarsadel🤣

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 4 ปีที่แล้ว +5

    guri bARWAQO reactionka so badi libah walhi kilyahad idhamysay

  • @khaalidmaxamuudjeeraar2390
    @khaalidmaxamuudjeeraar2390 4 ปีที่แล้ว +4

    Guri barwaaqo sxb waxaan ku weydinaa horto xaas maleedahay oo ilma makuu joogaan mise wali doobaad thy nio

  • @murtiiyomadadaalo4272
    @murtiiyomadadaalo4272 4 ปีที่แล้ว +8

    Mantan ana uhoreeyAA🤣🤣🤣

  • @zadaamserbia9684
    @zadaamserbia9684 3 ปีที่แล้ว

    MaHa reer purco waa reer harGaYza
    Jimcale cali abdi aYa liYadha 😘🤩

  • @ladanmaxamuudcabdiyareuddi2142
    @ladanmaxamuudcabdiyareuddi2142 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allaah qurux kudhigle waan tageer waa mid qosla ah

  • @hoodosamawada2208
    @hoodosamawada2208 3 ปีที่แล้ว +1

    Guriyow marka naagah aad reaction ka bixinso manye ku qabsan naagtadu

  • @apdiazizaliapdiazizali1323
    @apdiazizaliapdiazizali1323 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco Waxba Lagama qaban karo yaa ila Arkay like

  • @craxmanali468
    @craxmanali468 4 ปีที่แล้ว +6

    GuraY hurduu kazoo kacaY video Wuu ku qaadiro paxaYaa yaa ila arka
    GuraY nimaan tagero keep going Zxp
    GuulaYzo LpH

  • @yasminmohmed5327
    @yasminmohmed5327 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going ❤❤❤❤

  • @mahamedomer5267
    @mahamedomer5267 3 ปีที่แล้ว

    Sxp qadan mar walpo tirah majacaylkagii ugu horaysaypa jwpta waa ii mhim tageehaga ahy🥰🥰

  • @mcchannelfilmsandvlogs4452
    @mcchannelfilmsandvlogs4452 4 ปีที่แล้ว +6

    Gurayow de taxanahii wad nagu raaji see😯

  • @hoodoaadan4388
    @hoodoaadan4388 4 ปีที่แล้ว +3

    Arweelo nuugu so dhakhso gurey😭😭😭😂

  • @ziidaaaneziidaane8689
    @ziidaaaneziidaane8689 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh very good