kkkkk kee waaye kaaso iga walee tan inaanay xaas ii noqoteen oo hada hablahii somalida qaarkood ee la qabay ma halkaasay marayaan ninkaygaan fasaxay halka ninkaygii hore guriga ku balamiyay 😂😂😂😂
Film kii keen atoore ila cimrada kaga so duceeye inay gaabisada ka furaan ,lkn ha so dhex galin laygu yidhi kaftan zxp lkn la so dhakhso dhawr jeer kugu so idhiye😂
Guri barwaabo ❤❤
Nin iyo naag sxp ma noqdaan guribarwaaqo
Gabadhi nin lama saaxibi karto shp 💔✋😊
KIKI WAARUNTEDA NIN SAXIIB MAGALO ANIGA RAYIGEYA ✋
Kiki baa saxan nin lama saaxiibi karo🤔
Gabadhu wiil lama saxibi karto
Ninkan warkiisa xadiis ahaan baan u dhagaystaa
labo jinsi oo mid walbo shahwo alle ku abuuray ma sxpii karaan mrkey dankaaa ka egno gadha tiri waa qalad baa saxan ayadana aroosi lahaa hdaan yara raaciyo inyar dalintiii dunida sadaxaad baa la tgty ee alle haino naxaristo guri barwaaqow
Kiiki baa saxan oo wiil iyo gabar sxb ma noqon karaan teeda kale wiilka iyo gabadha badda video ga ku duubaya waa film waa ku fududaatay
Dhaqan islaam io dhaqan somali midna maaha inay gabadh io wiil ajaanib kala ah inay saxiib noqdaan
Asxaapy gury maad one milyanka gaadhsisan uu u qalmayae
Gurow video gii editka ahaa reaction ka soobixi nio
Ma noqonkaraan sxp😊😊😊
Kay hala 😂 todobaadle kulahaa😂
Ma saxp karana 😅
Gurooww filmki mee zxp
Lahjada maayga Geel waa gaal markaa Geeljecel gaaljecel waa isku mid
Gurow afka maayga geela waxa lagu dhaha gaal marka gaal jacel waa sidaas ee gaaladii caadiga ahayd maaha
Guri barwaaqo yaa u sheegaya Axmed kaa wadnaha lagu riday inuu bari hore dhintay 😂😂😂 alla maxa ka xanunbadn inaad qof dhintay u xiisto 😢
GURI BARWAAQO😂
Inani wiil.lama saxiibi Karto tsaban qaatey. Gurow qori cas
Gurow macnahaagu wa nocma imika filimki me ad niyada nigu dhisaysay war wanu ku fahanee kwareeg nio anagad reaction nagu ilawsinaysa😂😢
Naagta 6sano Cabdi saaxiib lahayd oo igu tidhaa imu cabin ilahay iyo dadkapa benbay u sheegte garaca😂😂
guroow codkaas xaliimo ma ahame harmaa uu yahay faarax lefti qaatay codkaas iga walee laygama dhaa dhicinaayo waa xaliimo 😂😂😂😂😂😂😂😂
guri barwaaq0 legend
Waa hooyada caloolweeyne carkasoo jawaab commenting
Carisooqarxi hadii ad nintahay oolabaxiniyookatahay😅😅
Gorow waa gaal jecel
AdiGa maxa langu diyariya eed izku aFgarataan Guroow 😂😂
Mamadan musalsal HD U DAARAN 😂😂
Guray intu niiko so dawadu ku ley sida dhagaxan uga so dhex booday ar naga da bahasha 😂😂
waar waxaaa intaad naga deyso aawey filimka nala hayd dabku soo saaran yahay mise waxaagu isku darle qudha muu ahaaaa
6sano❤
Wr gurow videoyada so gaabi badhaaciska lama dheereye
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
gurow gabar iyo wil wa xaran waxan gur ahayn isuguma iman karan
Gurow walal pin ❤
Tii tidhi waan La La zaaxiipi karaa🎉❤😂
kulaqabaa 😂
@RuwaydaMaxamuud-uj4di so carar hadaa
RaG Iyo Dumarku ma sixiiBi karaan MaXay isku sheeGayaan
Waxa Qurux badan ama DaBeecaD wanaGzan Ka tidhi raGa LaMa SaxiiBen 😂
War mye wa filim la duubayo lama faraxumanyo gabadhe😅
😂😂😂😂
Guraw Malin walpa wad iga baydhaaye Manta Pian🤚 Aaway filmkad wadnaha nagu jartay 🤣
Ma la saxibi karo waayo waxaa dhici kara in ay isku fogaadan
Kiki baa saxan Ladan waa bilaa Dhaaqan
kkkkk kee waaye kaaso iga walee tan inaanay xaas ii noqoteen oo hada hablahii somalida qaarkood ee la qabay ma halkaasay marayaan ninkaygaan fasaxay halka ninkaygii hore guriga ku balamiyay 😂😂😂😂
Khaamah soo Hagaaji sargal
Barwaaqo ayaa saxan
Manta ana idinku so horeyy gurow pin igu qabo zxb qali manta❤
War filinki halku maray ugaaZ guri😂😂
Gurow Filinkii aad sowaday meyay 😂
Guroow hadalbaa iga kaa raacaye maxaad tiri dadku dulqaad bay ku wada joogaan 😂😂😂😂😂😂
Film kii keen atoore ila cimrada kaga so duceeye inay gaabisada ka furaan ,lkn ha so dhex galin laygu yidhi kaftan zxp lkn la so dhakhso dhawr jeer kugu so idhiye😂
taalagu dayay ayaa saxan zhp
maya masaxiibi kaaran kiki wasax
Lol 😂
Nin iyo naag baa saaxiibaya waxna iskuma dhimayaan waa adoo idhaa jiir iyo bisad baan saxiibaynayaa
Ciyaartoygii reer barazil ee Kaka ayaa gabadhii uu qabay ku tidhi ifur Maxaa dhacay Markii uu yidhina waxay tidhi ima dilo oo Waa romantic Markaa sidaas uugu sheeg islaantan axmedaw raaxada nagaga qaaday
nin iyo naag masaxibi karan
Taarikhada guri barwaaqo link hoose ka daawo
th-cam.com/video/woJ4LJDh3jM/w-d-xo.htmlsi=naMpTPH8uEZZH3Ib
Tatid 6
kiki baa saxan
inaan iyo inaani islama saxibi karan hadaad maqasho naag leh ninkasi wa saxiibkay waxba qaldan diintuna maba baneeyn waxay uu baneeyn xita wilka habaryarta eedadaa adeerka adeerka ruma dhaaleyn xita waxay nooga xaarantimeyay wayo way ku gayan marka shaaydaan iya ini khaakhaayiri kara
Ta Tiri will iyo inani ma saxiipi karan??
Qofkii labaad
Kiki
Tsn dhatka madow ayaa saxan wiil iyo gbar sxbtinimo ma dhextaal why wsxa ay kala yihiim weynu fahmaynaa 😂
Guray nacas salaiga nabiga maxaa uga naxday mad kusalidid dadkana xasuusisid
😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂
kiki baa saxan
😂😂😂😂
😂😂😂