Sidee Nin Jacayl Ziyaado ah Loogu Abuuraa | Jaceyl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 3 ปีที่แล้ว +18

    First lone pin

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว +168

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee like ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

  • @INa_muze
    @INa_muze 3 ปีที่แล้ว +30

    Video kda ima dhaFo❤️wlina single pan ahy😂😂😂mlaha kii i qalme wli ma dhalan😂😂

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 3 ปีที่แล้ว +3

    my Dear teacher lone poy keep going

  • @aminoabdirizack1094
    @aminoabdirizack1094 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ♥shukran my brother

  • @xamdixasan772
    @xamdixasan772 2 ปีที่แล้ว +1

    Abowe aniga hada carkey iwankaga lkn waa kuwata saxibo guuleyso abowe gar iyo gardoro 💪👏🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Umu-abdirahman
    @Umu-abdirahman 3 ปีที่แล้ว +12

    1iyo2 Wan ka aqbalay Jacayl aan uhayay darted 4-7na wan sameyay Se Waxba Mayso kordhinin Aan ahayn inuu sifogado😥

    • @mishtidebossladay5218
      @mishtidebossladay5218 3 ปีที่แล้ว +2

      Xppti kii kuqalmaye walii musan iman niyad kheri u sheeg abaa😫

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +2

      Haduu siifogaado hasocelin adgaa boqorad ah oo in lagusoceshadho ah haraadhin asaga

    • @Ibnul__islam
      @Ibnul__islam 2 ปีที่แล้ว

      Nᴀᴄᴀs ᴜᴍᴀ xᴜᴍᴏ ᴇᴇ ᴋᴀʜᴀʀ ᴅᴜɢᴀᴀɢᴛᴀ ʏᴇsᴀɴ ᴋᴜ ᴄᴜɴɪɴᴇ

  • @missraajo70
    @missraajo70 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga qofkaa jeclaa wnba la.ahy ino dhintey ama nool yahy wn xanunsanhy asigo ileh ban wayey🥺

    • @missraajo70
      @missraajo70 3 ปีที่แล้ว

      @Darwish____girl🐎 wn hely xppti😍

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlAh tabarakalah ❤️❤️❤️ adgana barnamijkan isineyso Ayan a kujeclhy kwrn waaa sidaa adshegty wlhii 😥😥😥✔️💯

    • @Ibnul__islam
      @Ibnul__islam 2 ปีที่แล้ว

      Mᴀᴄᴀʟɪɴᴋᴀɢᴀ ʜᴀᴅᴀɴᴇʜ🤣😂

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

      @@Ibnul__islam haa

  • @fathiahmed6879
    @fathiahmed6879 2 หลายเดือนก่อน

    Www muqaladan dad badan way aanfacaysa🎉

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +9

    Sirteena ha fashilin sxbow😂😂
    Gabdhahana bal iyaga kasoo hadal

  • @sacdiyoaden696
    @sacdiyoaden696 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow thank you 😊🙏

  • @ShankaroonShankaroon-e1r
    @ShankaroonShankaroon-e1r 4 หลายเดือนก่อน

    M.a boowe thanks 😊 🙏

  • @IlawadMaxamuud
    @IlawadMaxamuud หลายเดือนก่อน

    Wow ok😊

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA RUNTAA RAGEEDI GUULEYSO 🧠🖤⏲️❤️✔️🦁🌍

  • @miskimohamed2845
    @miskimohamed2845 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wan jclhy video yadada

  • @IlawadMaxamuud
    @IlawadMaxamuud หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @sacdiyocusman7442
    @sacdiyocusman7442 3 ปีที่แล้ว +2

    First 😇

  • @abosaeed9601
    @abosaeed9601 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother I am so happy 😊

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanitd walalkey waaruntaa🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @NextYou_pubg
    @NextYou_pubg 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxb habluhu waxba ma Jecladan ee Ragga ayunba wax jeclada Ee ragga Usheg waxyabaha ay nagta la iskaga ilaliyo💔

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 ปีที่แล้ว

      La iskaga ilaaliyo maxad ka wada

  • @hanan5639
    @hanan5639 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Abowe❤🫀🙏

  • @apdiqays7436
    @apdiqays7436 3 ปีที่แล้ว +8

    walal talo isii inan ban wada shekesanina mudo ilaa bila kadib na waxan ka daremay inay igasi gagab sanayso ana wan Uu amuusayb kadib na dabetana iyana way iga amustayb ila marka maxan sameeya ma ?

    • @lonepoy
      @lonepoy  3 ปีที่แล้ว +3

      Waxan u maleynaya inaad ka badbadisey, oo ay kaa aragtey inaad wax badan xiiseynyso, so, adigey rabtaa inaad markasta raadiso, ma aqaano, lkn sidaasey ila tahay, marka la hadal, raadi marmrna qof aan dan ka laheyn oo kale iska dhig.
      Hadey aragto inaad ka maarmi karto, laga yaabee iney kuso raadsato.

  • @samerahabdikanifarah8061
    @samerahabdikanifarah8061 3 ปีที่แล้ว

    Walalo sidaa udhirigali lamanaha lagen batahay 🤴🤴

  • @kaahajamac6008
    @kaahajamac6008 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka muqalkan dawanaya plz magac u bixiya😅😭😅

  • @KINGGAMER-nj1ly
    @KINGGAMER-nj1ly 3 ปีที่แล้ว

    Zxp video gaan oo ragga ah zoo samee

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 👍

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 ปีที่แล้ว

    Our teacher

  • @JjejNjd
    @JjejNjd 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Asc walla

  • @mariyainaahmed2172
    @mariyainaahmed2172 3 ปีที่แล้ว

    M.a shukran pro sobadi plz

  • @Saciya306
    @Saciya306 3 ปีที่แล้ว

    ASC. Bro. Wanagu. Diireesa. Dumarka. Seewayee. Hee adii. Kkkkkkk bro

  • @caashocuud6476
    @caashocuud6476 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil adkaheshay seen kusoo jitaa on isakaga Kaa warqabin adna aaad uxishoodbadantahay seen dhankayga ugu soo jitaa ileen gabdhuhuba waxbay jeclaan karaane oo dameer bay leyihiine fadlan video kasoosamee qofkii fikir haryana hanoo soo gudbiyo

  • @hazaamuk7040
    @hazaamuk7040 3 ปีที่แล้ว

    Tnxz wll

  • @xariifxariif6635
    @xariifxariif6635 3 ปีที่แล้ว

    inoo badi Vedio yada Pl, dhanka Xariirada Quseeya

  • @shamuumohamedmohamed9262
    @shamuumohamedmohamed9262 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @raxmanuraa1573
    @raxmanuraa1573 3 ปีที่แล้ว

    Wow mashaa allah keep going lone poy

  • @najmaxamza1748
    @najmaxamza1748 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @RayaanSahal-ce5dp
    @RayaanSahal-ce5dp 10 หลายเดือนก่อน

    Video 2 Yr hadda dawanayah lkn adban uga helay haddu nin jirah yahay cidma kama qadan karto😢😮

  • @caashoahmed3986
    @caashoahmed3986 3 ปีที่แล้ว

    Sida Gabar jacayl ziyado ah logu bero so qabo bro please

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 2 ปีที่แล้ว

      Bayo adiga gabare see wx urabta

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

      @@bashiirmaxamed684 hhhh waa shekale casha wexeda 😂😂😂

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 2 ปีที่แล้ว

      @@aminaamish242 macnah Gabar kle mee gaad gaadaa

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq💯

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 3 ปีที่แล้ว

    Wiil an tiliofon ka bartay side isku jaclaysiiin kara

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 3 ปีที่แล้ว +1

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MohamedYaasirAbdi
    @MohamedYaasirAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Yaan halkan iskubaranaa😂

  • @shamureyshamrock5608
    @shamureyshamrock5608 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a. m.a

  • @queenaishakaifgacal2656
    @queenaishakaifgacal2656 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhi waan ku wataa👏👏

  • @anisoquensharaf3623
    @anisoquensharaf3623 2 ปีที่แล้ว

    Maya

  • @ckariinyaxya5148
    @ckariinyaxya5148 3 ปีที่แล้ว

    m.a jacel waa nolo

  • @caaishabintacabdalla148
    @caaishabintacabdalla148 3 ปีที่แล้ว

    Wll Maashaalaa ❤

  • @Nextuserr
    @Nextuserr 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukansi ma'aqano please video noga soo samee?!😣😣😣

  • @hanijama8783
    @hanijama8783 2 ปีที่แล้ว +1

    𝗞𝗲𝗲𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴👍❤️

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy ปีที่แล้ว

    😢

  • @anasyaqaane9184
    @anasyaqaane9184 3 ปีที่แล้ว

    Lgnd I miss you

  • @khalidjabuuti2557
    @khalidjabuuti2557 3 ปีที่แล้ว +1

    Cod.maleh muqalka

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 11 หลายเดือนก่อน

    😂🎉😢❤❤

  • @khadrahazzan9914
    @khadrahazzan9914 2 ปีที่แล้ว

    Nio dadka hawlin qofka hadanad dokhisa ahayn mu iska kajeclanaya

  • @nasromaxamed123-xf6xb
    @nasromaxamed123-xf6xb ปีที่แล้ว

    😢💔😒😒

  • @abdinajibmohamed8948
    @abdinajibmohamed8948 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @lakimahad5270
    @lakimahad5270 2 ปีที่แล้ว

    Abowe inte kala soxarira