NOLOL CUSUB: #12: SIDA LAGU ILOOBO QOF JACAYL KUGU DHAAWACAY!! (JACAYLKAAGII HORE)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 450

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +200

    Iga raali noqo marka hore waan kaala soo daahay Fiidiyowga waxayna ahayd arin gacantayda ka baxsan. Dooro Noloshaada Iskana Iloow Wixii Hore Biloowna Maanta Nolol Cusub. Mahadsanid.

    • @ikaramabdi8695
      @ikaramabdi8695 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin aad umahdsanthy mantaay wlh aad uku mahnaa this veodo

    • @zamzamtaakilo5954
      @zamzamtaakilo5954 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin ayuub Allah ku barakeeyo qalbigana Allaha kuu koriyo qalbigeena ayaad korisaa

    • @sawdalakki3854
      @sawdalakki3854 7 ปีที่แล้ว +4

      Ayub Yusuf Sakiin. runtii video aadbaan uugu baahna waadna ku mahadsan thy sida aad dadkaaga u garab taagan thy runtii taageero ayaan kuu ahay ustaad alle haku barakeeyo

    • @ilwaadsafiilwaadquruxmoham2459
      @ilwaadsafiilwaadquruxmoham2459 7 ปีที่แล้ว +2

      asc mahadsanid wallaalo ayuub sigaara kuudona waxaarawaa inaa ila taliso ee meelaa kaala sooxariiro iisheeg what,s up ama fcbk

    • @cafiifaqaanoo5364
      @cafiifaqaanoo5364 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin as wallaah mel qaslagala soxariro maxad nogusamen weday ado mahadsan

  • @EbyanAxmadey
    @EbyanAxmadey 5 ปีที่แล้ว +75

    Dadka uma qalmaan ina la jeclaato 😪😪 maalinkey kaa fahman inaad jeclahay bay kaa tagayaan. Waxaan rajeynayaa inaan ilaawo qofkii I dhaawacay 😭😭

    • @xafsoxafso3422
      @xafsoxafso3422 4 ปีที่แล้ว +2

      Abyan Ahmed wlhy waa runtaa wlle mrks buu is waalayaa oo wax walba xumaynayaa..... dadkan mr mr is oranaysaa, bini aadanba maaha...

    • @bureeqomahamed1609
      @bureeqomahamed1609 4 ปีที่แล้ว

      Aniga😥

    • @munaali2655
      @munaali2655 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 4 ปีที่แล้ว

      1 year ago mxaa dareemysaa xaaladaas waqtgn taagnhy ani

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว

      @@queenoftheyear2477 walhi imnkaan islaha adweydiisid😥

  • @nashadcadey7832
    @nashadcadey7832 5 ปีที่แล้ว +8

    Waqti dheer ayaan isku dayay inaaan ilooobo balse qalbiga waan ka saari la ahay sanado bdn igu qadatay balse waxan rajeeyna inow qalbiga ii dago aniga iyo intii kale Ila mid ah🙏🏻

    • @faatushcadey1995
      @faatushcadey1995 5 ปีที่แล้ว

      Naima Ahmed 😭😭😭😭😭😭😭

    • @HanuYusuf
      @HanuYusuf 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaamin🤲😭

    • @SaafiMahad
      @SaafiMahad หลายเดือนก่อน

      ​@@HanuYusufsacaana😂

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +4

    Wan uxiisay walhi xiliwalba wan tabtaa
    wana u oyaa dartiis xiliwlba lkn waxan hada ubaahnahay inaan ilaawo vediogaan waxan arkay waqti u qalbigeygu jaban yahay thanks wllo ayub yusuf..
    Sabbto ah waxan siiyey 7 sano oo noloshayda ah lkn wuxu iga tagay meshii igu xumeyd abid waxan rajeynayey inaan samesan doono mustaqal qurux badan lkn lagayaabe inuu khayr igu jiray weligay man khiyaamin 7sano waxan uahaa dacad weliga qofkale lama wadin lkn qalbigeyga ayu jabiyey su xun
    Lkn ilahay ayaa wax wlab og malin wu dareemi donaa inshalah

  • @iqraabdullahi5966
    @iqraabdullahi5966 5 ปีที่แล้ว +28

    Xiriir burburay dartii waxn dib ugu laabtay wx barashadeeydii iskuulka kdbna dhameeyay hadana ahay arday cfmdka Barata waa burburkii dhisma igu hagay han iyo rajo intaas ka dheer ayaa igu dhalatay wxna aminsanhay dadka ugu frxada bdn dunida inaan qeeyb ka ahay rajadeeyduna waa inaan kasii dhaqaaqo halkaas insha Allah
    Isbedela intaan noolnahay fursadu ma dhiman💞

    • @hibaaqmohamed7299
      @hibaaqmohamed7299 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah wllshey illahey haku siyadiyo farxadada qofkas ka tageyna kuma aheyn qeyr noloshada quruxda bdn hore u wado

    • @ismailsheikh6859
      @ismailsheikh6859 3 ปีที่แล้ว

      Iqra, abaayo noloshu waa wajiyo badan tahay horay u soco.

    • @SaadamQureyshi
      @SaadamQureyshi 3 หลายเดือนก่อน

      5 yr kadib kwrn

    • @SaafiMahad
      @SaafiMahad หลายเดือนก่อน

      Xaa ku kene 😂​@@SaadamQureyshi

  • @xamdaxiis4862
    @xamdaxiis4862 6 ปีที่แล้ว +32

    wlhi meel ayey hadal ika tabten waan uxiisay wana jclhy wana wiilkeyga abihiis wuu ixumeyay sas ey thy wan kafakaraa wana uxiisay illahey mar labaad nolashena hamideeyo

    • @saxarla7207
      @saxarla7207 5 ปีที่แล้ว +1

      Xamda xiis waanka xumahay inaad weysay jeceel kaaga allah swt hakuusoo celiyo maadaama aad jeceshahay asagana qalbigiisa qeer illahay hakuu galiyo

    • @hafusise1455
      @hafusise1455 5 ปีที่แล้ว

      Amen

    • @amaalcadar512
      @amaalcadar512 5 ปีที่แล้ว +1

      Xamda Xiis Amiiiiiin mcnto

  • @marwolamacasheikh5300
    @marwolamacasheikh5300 6 ปีที่แล้ว +38

    Ani social media dhamaanti ayaan uga soois guuray alxmdulillah hada waan fcnahay🙏waligaa qof ma uga guurtay cinwaanadaadi oo dhan🤣

    • @hafsamashaallahallahajarha5786
      @hafsamashaallahallahajarha5786 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa lkn wa IGA so daba guuray ee maxn sameya

    • @wanaagjecel9136
      @wanaagjecel9136 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa oo dad miya ila qaba

    • @Rays70713
      @Rays70713 5 ปีที่แล้ว +1

      Marwo Lamaca Sheikh Wlhi hadaan ka guuri rabaa wll 💯💯💔💔💔💔

    • @haniitaaxmed575
      @haniitaaxmed575 5 ปีที่แล้ว +1

      Hada dhawaa uga so guuray wlh 🤣🤣🤣🤣😂😂allow dadku wa wada dhibane socdo kwrn

    • @hamdiyarexamdiyare744
      @hamdiyarexamdiyare744 5 ปีที่แล้ว +1

      Hdn kaguury wlhi 😭

  • @Hawamohamed10
    @Hawamohamed10 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad Ayuub yuusuf sakiin macalinka nolosha may Allah blessed you 🤲🙏💯

  • @AragsanMaxamed1
    @AragsanMaxamed1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ale qalbiyada hanoo qaboojiyo Aaamiin yaarabi

  • @nimcofarax4012
    @nimcofarax4012 3 ปีที่แล้ว +1

    Haaa Anaa ka mida sidaa way igu dhacay mhdznid Ustaad Ayub Yuduf (sakiin ) marksata wan ka faaidaysto dhiirigalintaada Allaha ku barakeeyo isagaaan ii soo duceee 🥰🙏🙏🙏💯

  • @n.cmakeuparts9394
    @n.cmakeuparts9394 7 ปีที่แล้ว +39

    mhdsnid wll Wxn ahay gabadh somaliyeed oo qalbiga aad looga dhaawacay lana dhibaataysan wakhti xaadirkan lajoogo Murugo badana way ihysata lkn wananada wan qaadan doona

    • @Ridwaantechnology
      @Ridwaantechnology 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll aduunka oo dhan ayya haysataa dhibkaasi walhi

    • @mshaaalaagobtigobtudhashyd4176
      @mshaaalaagobtigobtudhashyd4176 6 ปีที่แล้ว +1

      Haa wanrbaa inan ilbo

    • @naimahussein4840
      @naimahussein4840 6 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo horay u soco qof adag neh noqo aduunkaan qof jilicsan kuma noolaan karo wax walbaneh waad La kulmaysaaa lkn waxaa Loo baahan yahay inaad ka gudbi karto

    • @qalbilula8872
      @qalbilula8872 6 ปีที่แล้ว +2

      Abyo wan kurajeyna inuu Allah qalbiga kuqabojiyo

    • @saadaq183
      @saadaq183 5 ปีที่แล้ว +1

      Haaa waa sidaas

  • @barwaqoclahi3422
    @barwaqoclahi3422 5 ปีที่แล้ว +3

    aaaadbn ugu bahnaa ustad cawanh arkey waad mhdsanthy dhaawac xanuun weyn leh bn lakulmey ina ahay mudo 4 sano ah hada diyaar wxn uahy ina ilowo waxbadan wan isku dayey wan samen waye lkn hada wan bisladey waana qasab ila iloowo

  • @yonkaadde3360
    @yonkaadde3360 6 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad yuusuf sakiin waxa iga codsi ah inad inoo dhigto casharka ah inaad gabar aan ku aqoon waliga adan la hadlin aad jeceel uqaaday sidee iyada jaceyl ugu beeri kartaa.💝💝🙏🙏🙏🙏waa ii muhiim ani ahntayda.

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 6 ปีที่แล้ว +5

    Videoga waxan ka ogaaday farqiga u dhaxeeya raga iyo dumarka
    Dumarka 80% waxay qiranayan in ay dareemayan jacaylkoodii hore lkn raga 10% ayaa qiranaya
    waayo commentga 80% dumar ayaa ka hadlaya jacaylada ay dareemayaan
    viva inta jacayl soosamaysay aniga waxan ja faaiday casharo badan jacaylkaygii oo iga dhaqajisay wlhi waayo aragnimo badan ayan ka bartay Alx allah halkeeda haku barakeeyo

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa mahadsantahay jawaabtan
    Inbadan ayaan raadinaayay
    Waxaa isoo maray jacayl
    Kii ugu xanuunka badnaay
    Waxaan maalin xasuustaa inaan
    Dhahay shumisaa Rabaa ay idhahday bacaha iyo khashimanka haku shumiyaan
    Iga kortag qalbiga ayayna
    Iga dhaawacday wallaahi.....!!

    • @naimo133
      @naimo133 2 ปีที่แล้ว

      Maxow yahay shumiska adoon qabin mey kushumihee hadey saas tahay bagey kuu diiday

  • @farhiyaahmed1304
    @farhiyaahmed1304 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashquuli nafsadada is my favorite point.
    احب انشيد
    انا بتحدد ي استطيع المستحيل
    waxaatahay Great Masha Allah
    aad ayaa kuu taageeraa
    aniga waxaan ahay ardayad and Boos masiiyo inaan Qof kale kafikiro.
    Thanks جزاءك الله خير

  • @abdirazakaj50
    @abdirazakaj50 6 ปีที่แล้ว +30

    Waku jclhy Hda ika dheerato iyo hdii kle waligey neh waku jclan doonaa Amal cadey❤ 2018/7/27 jimco

  • @iftinabdulkadiribaar8978
    @iftinabdulkadiribaar8978 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnk u ayuub yusuf sakiin waa qiso waqti xaadirkaan igu dhacday lkn alxmd wlhi ma niyad jabin oo 2rakco tukaday ducadii nabiga scw ee xuznigana waan aqristay waan rajeynaaa in videogaan aan ka faaidi doono jaceyloow xaanl qaado oo halkeey ku taaalaa maxkmadadii

  • @deeqaabdikadir1437
    @deeqaabdikadir1437 5 ปีที่แล้ว +11

    Waxan uso galy talataada anoo raadinaya side ku ilowa qof ka tagy wax bdan waan kaa faaiidey waana iska cafiyay qofki caawa idhaawacay😭😭

  • @foosmaxamed6255
    @foosmaxamed6255 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilhy qalbigeyga haka saaro si xun buu ii dhawacay 😭🤲

  • @umahmazim1595
    @umahmazim1595 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wan qadanaya taladaada insha allh waxan qaadayaa talaabooyinka aad noo sheegtay wan rajaynayaa in ay i anfacaan

  • @kaafiyokaafiyo8924
    @kaafiyokaafiyo8924 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtiiwax aangaranayn aayaad iisheegtay allahkuxafidogoaankanacaawa ayaankadhaqaaayaa adna alahakuxafidowll

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah I love your video and iam new subscribers and I keep watching i love the idea you talking about that is very helpful tips keep it up good work God bless you you remind me something similar happened to me and I move on and I agree 100% move one that's the best way thanks for sharing..

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 ปีที่แล้ว +1

    Wad mhad santhy ustaad ❤❤❤❤

  • @naimamohamed6009
    @naimamohamed6009 4 ปีที่แล้ว +1

    Adbad umahadsantahy ayuub muuqalkani aad ayuu ii anfacay imnka ayana bilabaya taloyinkan aad isiisay thnkz mudane

  • @abdullahimohamed4453
    @abdullahimohamed4453 5 ปีที่แล้ว +1

    Alx mar walba waxan kumahadin alle naka siiyay yusufoy hadiyad xag rabbi noga timid ayaan ku haysta runtii

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahdsanthy sababto ah waaad idhiri galisay wan ilwayaa Isla hada🤗sababto ah noloshyda xorbaan u ahy❤😍

  • @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671
    @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllkey runti bulshada waxaad usoo gudbisaa marmaamij
    Qiimo leh jasaakalaahu kheyran

  • @asiyadegan8704
    @asiyadegan8704 7 ปีที่แล้ว +2

    mhdsanid wllho was talo aaad u anfacaya qfkasto doonayo ad nooloshisa smyn ku yeeshay misanaka baxy in u iskga tirtiro

  • @mariasheekeeye9892
    @mariasheekeeye9892 7 ปีที่แล้ว +5

    adaa u mahadsanatahay walal aniga qof aaana d u jeclahay saaas ay tahay waa u ixumeyey kadib xalay ayuu iso labtay qofkaas asagoo qaladkisa qiranayo anigana marabo inaaa nolashas cariiriga ku labto xalay dhan masexan sakay aaan inta adiga kugu arkay adban ugu farxay dhiragalintada wlhi qalbigaaa iga jabsanaa😢😢😢😢😢

  • @soubanehnima429
    @soubanehnima429 6 ปีที่แล้ว +6

    Really thank you for this video Because I lost years we think the same person but I always advance thank you brother and I watch your video every day

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waa qatar ‏مستحيل aa ka fahmay tnks magaceeda

  • @Somaliland2
    @Somaliland2 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub mashallh wll ilaahay haku barakeeyo su'aal ayaan qabaa

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaah Wll Mahdzanid

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakallaah wllky shukran jasaakallahu khayr

  • @diomondabdi1759
    @diomondabdi1759 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa run wlhi nolow in badan wllky qliga ahaw marwlba wax ayn kaa faa'iida msha allh masaxda alha kuu daayo 😍😍😍

  • @fardowsayasiin2677
    @fardowsayasiin2677 7 ปีที่แล้ว +1

    khazallahu kheyr wll waad ku mahad sn thy wakhtigu wuxuu daaweyaa wax walba waa run taa Ayub ayusuf sakin magacaagu dheeraa

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzalakhou khair

  • @mohamedyusuf1315
    @mohamedyusuf1315 5 ปีที่แล้ว

    runtiii waxad mooda ayub sakiinow inad aniga ila hadlayso
    aaad baan u dareemaya xanuunka ila iminka wan dareeemaya insha allaah wan ka bogsan lkn waxay ahayd Mid aad u xanuun bdn
    quluubteena allaha ku suko iimaaanka macantiisa iyo diintena
    inta dareemeysa xanuun jaceyl alle quluubtoda haku sugo iimaanka iyo jaceylka alle ❤

    • @shukriaxmednuur9291
      @shukriaxmednuur9291 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Yarbi🤲🤲wllkey Adna Qulubtada Allah ku Qabujiyo

  • @hoodoluckyabdi1848
    @hoodoluckyabdi1848 7 ปีที่แล้ว +3

    wllky jazakallahu khayr macalinka nololsha ayaad ii tahay alle haku barakeeyo

  • @ubahali3642
    @ubahali3642 6 ปีที่แล้ว +1

    Tnx ayub waxan rabaaa nashiidkan aad iska hormarisid

  • @nimcoabdi7014
    @nimcoabdi7014 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wllo illahay qayr badan haku siiyo madama aad u shaqaynayso dhalinyarta somaliyeed

    • @mahamudhilow6566
      @mahamudhilow6566 4 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله ياءخي:وجزاك الله خير الجزاء

  • @salmaaxmed5706
    @salmaaxmed5706 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof jclHy si zaaid mrka hore sxbtnmo naga dhaxesY kdb sxbtnmda xirir jcl isku bdlY gar ahaan anga xagyGa
    Lkn qofki wu iga aqblY kdb qofki mlmo iga mqna anga mrlwba samar mujinaYe adkesu mujinYe
    Marki danbo iso labTy wxu idhHy duruf iqabsatY iga raali nqo jcl makula si wadi karo 💔😭😭
    KdD anga ma qaano sida nqdeY
    Ilow is dhha mana ilowi kari
    Ya allah ilhw qalbyDa no xasili
    Mrwlpa wa jclHy wana jclan doona
    ❤❤😢😢😢😢😢samar un mujinaaa 🙏🙏

  • @Cartancali-lf4qh
    @Cartancali-lf4qh 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga uuxisay siden kuiloba aayub yusuf sxb wa cartan cali

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 7 ปีที่แล้ว +2

    ii ogolow walaal inaa Ku salaamo waliba Si qaas ah waayo waxa thy walalka aduunka ii iftimiyay aniga oo yar oo waxba ka fahansaneen fa idada wax barashada hada waxa aan ahay Arday wax barasho heer jamacaded ujoogo dalka masar
    nasiib xumo ma heysti wehel ama jaceyl dhab ah walina wax ma jeclaan macqul in ani gabar IGA heshay lkn ani wali ma sameen xariir JCL waayo waan ka baqaa waayo waxa ka heesta fagar aad uxun
    plz ii ogolow ciwaan Ku sabsan jclka iyo naceebka waxa uu yhy mahadsanid macalinkii nafteyda wax baray

  • @nafisaahmed5757
    @nafisaahmed5757 5 หลายเดือนก่อน

    ayuuub waxaan search greeye title kaan lkn qofkaas xumaan iguma sameenin wan iskufcnanyy 💯blse waalid dartiis 😭😭

  • @ibtisamabdulahi997
    @ibtisamabdulahi997 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaalky allaha ku barakeeyo wad ku mahadsantahy waanadaada

  • @naciimomouse142
    @naciimomouse142 7 ปีที่แล้ว +4

    jazakalah wll lkn dhabtii midka aniga ihelay waan iloowi la ahay mar walboo dhibkii iyo qalbi jabkiiba wuu igu sii kordhaa wlhi 3 sano ayan ku iloowi la ahay

  • @hadiidyare665
    @hadiidyare665 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allaha allaha ku xifdiyo ayuuub waad ku mahadsanatay la talinta wnaagsan mhfsanid

  • @amuunwedhzamecde6698
    @amuunwedhzamecde6698 2 ปีที่แล้ว

    Wn uxiizey waliba wn jeclhy xad dhaaF Xitaa wn ilopi la ahay wxaan Uleyahay uurkii kobaad WxN uahay xaas Palse isagu waa mid iniyad jabiya marwalpa Oo wx Farxad ahna kuma haysto Wayna igu adkataa inaan Jaro Markan garowsado inaan jaraba wxa uu iskaga key dhigaa midkiisi Hore
    Waan kuwareerey Nolozhiiza Illhow igargaar adaa Og NoLozhyde🥺😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว

      Abyo qalbiga allah ku qabojiyo wad ilobeysa haka aqbalin inu ku walo rimotka adiga adiga gacanta ku qabso qofna yu ka ohini qofna yu ka farxinin abyo farxadaada adiga sameyso alle isku xir ilow qofkas adigo la nol dhola cadey abyo istareska iska da uur aya ledhy la.antis wad qosli karta wax walbo wad qabsankarta hortis wa noleydy hadan wa nolaneysa adigo rerkaga dumin isbar ina ka maranto abyo dabka wan u bahaanhy kama marano hadana hosta kama galno o wan ka fogana marka xajiga ha ka sugin farxad naftda jeclow la shekeyso kudheh farit batahay adunka wa labo modna wa adiga midana wa qofka kale marka gaga mamulo abyo iney ku so garto ayan rajeyna farinteyda

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว

      Qofna ma badli kartit durka marka adno gedaha wa kala noc wey kala qurux badayihin wey kala gabanyihin hadan wan aqbalna marka dadkana wa sas abyo ku aqabal qof walbo dabacadisa

  • @fatumafashiondesigner1461
    @fatumafashiondesigner1461 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walalkis Aboowe waxan hayaa arin iso Martay qoral kaa sameysid sidey umada ugu faideyso ama iska ilaliyan ilaa soo xarir aboowe

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother ayuub

  • @suhuuradam6937
    @suhuuradam6937 7 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh tbrkllh talooyin wax tar leh
    Inshllh maanta laga bilaabo waxaan ku noolaan doonaa nolol cusub

  • @yahyeali2464
    @yahyeali2464 7 ปีที่แล้ว +11

    wlh waa talaaboyin caajiba ayuub waligaa guuleeso sxb

    • @kaydlixle3886
      @kaydlixle3886 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo magacagu jamac waxa iga dhaya jcyl an uqaabo gabadh an ushaqeyo iman oga maxansameya macalin jawab iso diira

  • @KowasrMahmoud
    @KowasrMahmoud ปีที่แล้ว

    6sano xirir jcl samenayay😢wana ku qasaray ilahadna wan awoodi la ahay inan ilawo 2 sano kle xabsi jcl ku jira😢

  • @naimaaskar9410
    @naimaaskar9410 7 ปีที่แล้ว +6

    jasakalah khyr ayuub wan u bahna mawduucan
    لكن صعب على أن أنسى حبيبتي اول

    • @Jeeyta
      @Jeeyta 7 ปีที่แล้ว +1

      Naima Askar sacab ma ahan
      marki aad shaqo la.aan tahay aad kali noqoto ayaa ka fikire
      lkn hadi ad wax barasho ku jirtod ama asxabtada la qaadadid waqti mrka jaanis ma u heleysid ad kuso xasuusato qofkas
      mrka horay usoco

    • @naimaaskar9410
      @naimaaskar9410 7 ปีที่แล้ว

      macalinka jaceeylka shukran akhi insha alh wax wan Barta mashqulku wa bada lkn qofku qalbigu ku tacaluqay siniin badan.. ilhy badal khyr leh waydisanyna thnks

    • @Jeeyta
      @Jeeyta 7 ปีที่แล้ว +1

      Naima Askar insha.allah waa helee mid ka wanagsan lkn adi gabar wanagsan ayaa tahau mutacalimad ah waana hubaaa waad hele qof wanagsan qalbi furan adi ha isku murjin waxaas wlasheyda fadhigada ayu kugu imana midka rabtay allah ka bari inuu calafkada kaga dhigo qof wanagsan naftada u qalmo

    • @naimaaskar9410
      @naimaaskar9410 7 ปีที่แล้ว +1

      macalinka jaceeylka mahadsanid wll key insha alh khyr

    • @SAMATAR_BARQADLE
      @SAMATAR_BARQADLE 5 ปีที่แล้ว

      Asc wll waxaan jeclaade wiil lakiin horteey ayoo 3 sano gabar lasocde marka maxaan sameyaa ii sheeg wll waan ushegte inaan jeclaade lakin woxoo igu yiri garab ayaan kusinaa wax waan kulaqawanaa

  • @samiramohamed9104
    @samiramohamed9104 7 ปีที่แล้ว +1

    maaasha allaaah wllky ayuub waad mahadsanthy in badan runti inta wad shegtay qayb kamida waan sameye xaqiiqdi o wan is waydiye lkn jawabta iso baxdo aya ah mid an aniga raad badan igu reebty runti mudo laga joogo laba bil aya go an ku qaatay ina jaro jacaylki noloshayda qofki an lawadagaye lkn daqiiqad neh qalbigayga kama uusan bixin waxan hurda anigo ka fikiraayo markan toosa neh wan ku so kaca anigo ka fikiraayo lkn qofkas noloshayda raad ad uwayn ayu ku reebty lkn xirirkisa waxan ujaray mashqulkisa o badan o maha mar walbo qof ila so xariira mar walbo o isku meel majoogno aniga neh waxbarasho ayan ku jiraaa marka ila tali maxan sameeeya wllky wlhi wa qof noloshayda faaido badan u horseeday dhiira galin badan neh an ka heli jiray ta kale wlhi xasuusta an isla qaadanay mid an haayo waxa ka badan mida qalbigayga iyo maskaxdayda ka buuxda o daqiiqad ka bixin madhahayo qofka wu xuma lkn wa qofka kaliya e jacaylka nolosha Siiye
    xita wa igu adagthy ina xirir cusub ku fakiro ina sameeyo wll qayr alle haku Siiye bla ila tali waxan ahay qof u baahan talo

    • @safiyoali2245
      @safiyoali2245 7 ปีที่แล้ว +1

      walal samiira quraanka iyo saliga nabigeena swc kudadaal istiqfaartana badi allena kabari in uu ku hilmaamsiiyo hadduu ruuxa qalad kaa galay ama uu dhaawac kuu gaysta

    • @idmanhussein6042
      @idmanhussein6042 7 ปีที่แล้ว

      Samira Mohamed wllo quranka iyo istiqfarta badso afkaga yayna marnaba ka dhamanin teeda kale salad istikhara tuko oo ku ducyso hadii uu khair ku leyahay qofksi in u kusoo noqdo hadii kale se uu Alle sidaa ku dhafiyo lkn waligaa nabsiga iska ilaali wllo

    • @samiramohamed9104
      @samiramohamed9104 7 ปีที่แล้ว

      insha allaaah Macanto wa samayna mahadsanid In badan

    • @idmanhussein6042
      @idmanhussein6042 7 ปีที่แล้ว

      Samira Mohamed adaa mudan xbbti

    • @idmanhussein6042
      @idmanhussein6042 7 ปีที่แล้ว

      imika side ka tahay wllo

  • @ayaanayaanle3928
    @ayaanayaanle3928 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadan la ilmenaya xasuustiisi Ilahow qalbiga ii qaboji🤲🤲

    • @kaltunali5476
      @kaltunali5476 5 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Ayaanle Amin abayo

    • @sumayaaxmed5416
      @sumayaaxmed5416 5 ปีที่แล้ว

      Amiiin abayo kula mid ban ahy

    • @axlaamali7560
      @axlaamali7560 4 ปีที่แล้ว

      same to u😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Marynnna7
    @Marynnna7 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wll waad ku mahadsantahy sida wanaagsan ee noogusoo gudbisay video qiimaha badan.Allah ku xifdiyo jazakaallahkhair

  • @qamarmohamoud2818
    @qamarmohamoud2818 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu khayr Aboowe

  • @katrahaaji5033
    @katrahaaji5033 7 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid ayuub wanu qaadan taladaada waa rajeen inaa nolol cusub samesto insha allah

  • @rayaanomar8761
    @rayaanomar8761 7 ปีที่แล้ว +1

    mahdsanid IN badn ustad ayub waan sugaynay video👍👏👍

  • @abdikhadirofficial9125
    @abdikhadirofficial9125 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah blan waaye in aa farxad ku nolaado

  • @zeytuunhersi7470
    @zeytuunhersi7470 6 ปีที่แล้ว +2

    We adagthy inad sifudud kulawdo qofa sidhaba u jeclyd wx walbo hdi tirtid qalbigda ya ka katirtirayo xasustisa wxan ad u nacay jecyl o dhan 😭😭😭😭😭😭

    • @axlaamali7560
      @axlaamali7560 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭rabi qalpiga hakudhayo I hope inaad dhibkiisa kakacday

  • @munaabukar2469
    @munaabukar2469 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah caajib videogaan mid i daaweynayo waaye mahadsanid Akhii yusuf jazakallah kheyr

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 3 ปีที่แล้ว +1

    Welgeyi jeclhy imagalii donoo saa laigaleyi sii maa ahaan😭😭😭

  • @TechTalkInsights-a
    @TechTalkInsights-a 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid waxan kahelay dhiri galin wanagsan

  • @Amalindhodeeq
    @Amalindhodeeq 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah macalin hada ayaan bilaabay inaan videoyadaada daawado siiba barnaamijka #nololcusub aad waan uga faa'iday mahadsanid 😍

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan5048 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Allah ha ku xifdiyo wall dhiiri galin ayaa ii tahay walhi 💚

  • @al-hidaayaislamiconlinecol9532
    @al-hidaayaislamiconlinecol9532 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah macallin wllhi caadi matihid allah ku daayo sxb sare

  • @mascuudsaciid5575
    @mascuudsaciid5575 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah thanks wll

  • @faisoabdi1598
    @faisoabdi1598 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wa fakir wangsan allah umada qalbikoda ha uqabojiyo wlh jacelka xanun waye cidi so martay aa daremi karte

  • @amranaden3058
    @amranaden3058 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll ayub ilaahay haku barakeeyo

  • @sawaahasan2294
    @sawaahasan2294 3 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢ilahy hanaga saro inti muslim ah

  • @cayuuniahmedceyniaragsan1908
    @cayuuniahmedceyniaragsan1908 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭2021 firsany video kan

  • @nimcoadan3112
    @nimcoadan3112 6 ปีที่แล้ว +8

    asc ayuub waxan rabaa inaan noloshayda u yeelo hadaf aan kasoo noqosho lahayn i Soo caawi wl

    • @seeagain2203
      @seeagain2203 6 ปีที่แล้ว

      So dhawaw abayo mcn telkda iso qor and Sifcn ushekesane

    • @cabdinasirmaxamedcabdi9259
      @cabdinasirmaxamedcabdi9259 4 ปีที่แล้ว

      @@seeagain2203 abyo anig gabar ahye iisheg plz

  • @anabhajj1644
    @anabhajj1644 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wall yussuf Allah kubarakiyo adi iyo walidkaba

  • @muunaxaaji5833
    @muunaxaaji5833 11 หลายเดือนก่อน

    Illaahay qalbiga ha iiga saaro qif aan ogahay

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 5 ปีที่แล้ว +1

    Mazhlh jasakalah wllky aad yaaan wax uga faaifay

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 7 ปีที่แล้ว +4

    wlhy waxbadan ka faaidne brada allaha ku sharfo teeda kale dhibaato kasto xalkeda wuxu kujira istiqaara iyo inaad dadka wanagsan latashato qofki alle istiqaara weydiisto maqasaro mana shalayo waxwalbo o kudhibo ilah aya loga tala saarta asaga ayaana kaga filan 👊👊👏👏💪💪❤

    • @seeagain2203
      @seeagain2203 6 ปีที่แล้ว

      Ha Sx so dhawaw Abayo telkda iso qor and sifcn ushekesane abayo

  • @dekaahmed9598
    @dekaahmed9598 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah jazakallah khayran

  • @zahramohamed5289
    @zahramohamed5289 7 ปีที่แล้ว +3

    ayuub wad mahadsan tahay walal qodobo kale majiran aan ku ilobo qof aan jeclahay

  • @fadumomohamed5053
    @fadumomohamed5053 7 ปีที่แล้ว +6

    asc abowe ayub wad mahad santahy lkn waxan rawi lahay ina sual kuso weydiyo ma garanayi mel aan kale so xariro fadlan iso qor mel aan kala so xariri karo thnx

  • @hodansoomaliland8913
    @hodansoomaliland8913 7 ปีที่แล้ว +1

    jasakala hayr wllkay ilahay ha ku xafido walahi waan ka heelay casharkagan runti jasakala hayr

  • @farhiyachina6308
    @farhiyachina6308 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaalkey mcn waanada wanaagsn

  • @cabeeydaahir
    @cabeeydaahir 7 ปีที่แล้ว +5

    masha allah ayuub sxp thanks alot✌😍

  • @ridwaancadey3802
    @ridwaancadey3802 2 ปีที่แล้ว

    Max kugudhac wll walguwaye àad ayn uguxrnen wanoyinkad thank you

  • @Abak18
    @Abak18 4 ปีที่แล้ว +1

    Omg thank you so much brother. Aad iyo aad ayaan wxbdn ooga brty runtii

  • @ikaramabdi8695
    @ikaramabdi8695 7 ปีที่แล้ว +1

    waa mahdsanthy wlh daganan ayaa daremeey mar d hageystay veodo wayo wa ubahna this motivation Alxmudhi

  • @Ridwaantechnology
    @Ridwaantechnology 6 ปีที่แล้ว

    Tks walhi dhiiri galin buuxda ayn ka qatay

  • @osman4615
    @osman4615 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much brother ayuub

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wax badan ayaan kaa faa,iiday
    Thanks Sakiin.

  • @sagalali1709
    @sagalali1709 6 ปีที่แล้ว +3

    maantay waad idawaysay thanks bro

  • @queenpuntlander6294
    @queenpuntlander6294 7 ปีที่แล้ว +4

    ayuub wll mahdsnid wxan ka codsanyaa inaa kaso hadashid jaceylka dhalinta somaliyed o afka baakiis noqday daacadnimada ka fog sababana xitaa hdii ay isguursadan burbur qosas badan

  • @ibarahimshireibraahimshire6962
    @ibarahimshireibraahimshire6962 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub waa ku taageersanahy wllhi waad mahad san thy wax badan baad innaga caawisay

  • @abasali2237
    @abasali2237 5 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti qalbigayga aaadbu u dhaawacna ka hor intii an daawan ayuub yuusuf sakiin
    Macalin alle haka jazaaai siiyo
    We all love you teacher❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @DiyaHamdiya
    @DiyaHamdiya ปีที่แล้ว +1

    Haa waan raba

  • @saalahabdiwaahid569
    @saalahabdiwaahid569 7 ปีที่แล้ว +6

    sxp siden Ku hanan karaa gabar aad u xishood badan qalbigeda

  • @somstarone9777
    @somstarone9777 5 ปีที่แล้ว +2

    anoo hada hadalkaaga dhagaysanaayo xataa waan ka fıkırooyaaaaa

  • @munaabukar2469
    @munaabukar2469 7 ปีที่แล้ว +10

    alx hada waan ka ladanahay bes hadane waxa lee sii dareema walaalow bes videogaaga daawo iiwaaye mahadsanid

    • @soomaalihooyo7119
      @soomaalihooyo7119 7 ปีที่แล้ว +1

      Muna Abukar
      sax waa video loo baahna

    • @munaabukar2469
      @munaabukar2469 7 ปีที่แล้ว

      +soomaali hooyo aad iyo aad walal

    • @soomaalihooyo7119
      @soomaalihooyo7119 7 ปีที่แล้ว

      Muna Abukar
      mahdsanid wll

    • @ahmedshaam8392
      @ahmedshaam8392 7 ปีที่แล้ว

      Muna Abukar wllo nolol cusub soo dhaweee