Jamhuuriyadda Uzbekistan | Dowlad Islaami ah oo La Hilmaamay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Uzbekistan waa mid kamida dawladaha islaamka ee ku yaalla qaaradda asia, Maamul ahaana waa dawlad fadaraali ah
    Waxa ay hore uga mid ahaayeen midawgii sofiyetka oo maamul iyo nidaam ahaanba ay hoos tagi jireen, laakiin dadaallo iyo halganno badan kaddib way ka madax bannaanaadeen, waxayna noqdeen dowladd madax bannaan oo iskeed u taagan, kaligoodna maaha dowlado badan oo maanta madax bannaan ayaa sanado ka hor ku hoos jiray maamulkii soviet-ka

ความคิดเห็น • 66

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 ปีที่แล้ว +14

    Waa mahadsan ustaad wax badan waa kaa sugaayay magaalada bukhaara inaa warbixin kasoo diyaariso👏👏🙏🙌

    • @DamacWarsame-cd2ih
      @DamacWarsame-cd2ih ปีที่แล้ว +1

      Bukhara iiraan Bay kutaal sow lama dhaho wll...

    • @saadaqcosoble4802
      @saadaqcosoble4802 ปีที่แล้ว +2

      @@DamacWarsame-cd2ih
      Sxb waxay maamumuli jiray dowladii qawaarzimiyiinta tatarka ayaa dhulka la galay

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

      bukhara magaalo aan indhahayga ka jeclahay 😍😍🇺🇿

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 ปีที่แล้ว +11

    Illahy haku xiftiyo dalkooda Hana u barakeyo
    Inagana Eebe nabad Hana siiyo

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 ปีที่แล้ว +3

    Legend tnx bro ❤

  • @AhmedfarahCali
    @AhmedfarahCali ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wariye aways

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa dal aan dhihi karo waxa kasoo jeeda badi culumada ugu caansan Islaamka

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaraka ok sheikh ❤❤❤❤

  • @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
    @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah wll ALLA ha xafudo dalkas iyo dadkiisa iskaamka

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +4

    الحمد لله الدي جعلنا من المسلمين الحمد لله على نعمة الاسلام ❤

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 ปีที่แล้ว +12

    2022 Ayaan dhalinyarao dalkaas ka timid magalada istanbul ka wada shaqaynaynay waa dad Cajiib ah waxaan xasuustaa inay ibareen inay cusbadu dhiig joojin tahay oo mar aan dhaawacmay bay igu shubeen 😅

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad.

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 ปีที่แล้ว +4

    Waxa jacelaan laha migaalada bukhaara barashadeede

  • @faisalf.hareed6917
    @faisalf.hareed6917 ปีที่แล้ว +3

    Sxb horay usoco waxa badan if ideysay barnamijkada wuxuu leyahay fa ido waxaa jooga Australia garahan Melbourne

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว

    Taariikh badan ayaan ka faaidnay masha allah

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤

  • @mk6098
    @mk6098 ปีที่แล้ว

    صلى لله عليه وسلم

  • @Noah_ali0
    @Noah_ali0 ปีที่แล้ว +2

    muuqaalada xiga waxaad ka dhigtaa ustaad Bishkek caasimada dalka kyrgyzstan

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 ปีที่แล้ว

    Barnaamij yadaada waan la heysaana mahadsanid sxb

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @hassanamin3154
    @hassanamin3154 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah ☝️

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALH BRO WAXBADAN KAA FAAIDNAY ALLE HAKU SHARFO WAXAA KUSOO XIJISAA DALKA MEXICO 🇲🇽 🎉

  • @mohamedmuuse7907
    @mohamedmuuse7907 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 ปีที่แล้ว +10

    xadaradu isma qariso wlhi inga xadaradenu waa faan been hawl yar sheeko badan

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo ปีที่แล้ว +6

    Barnaamij yadaada aad aan u jeclahay runtii..... aqoon ayaan ka faa'iidaa mar walba oo aan daawado

  • @amanaadam9123
    @amanaadam9123 ปีที่แล้ว +2

    Wllkey kasoo hadl dhaqamda South Africa io diimahooda please 😊

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 ปีที่แล้ว

    Waan tagidoonaa insha allaah

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 ปีที่แล้ว +1

    Next Afghanistan

  • @Cqaadiribrahimsabriye
    @Cqaadiribrahimsabriye ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +3

    *roodhi(Rooti) gaas galigood ma sameeyaan ee wadamada centeral asia dhaca oo dhan baa sameeya Kazakhstan oo aan ku noola ayaan ku soo bartay*

    • @NehAllih
      @NehAllih หลายเดือนก่อน

      SANAD KOHOR ayaad hada shee hada maku heli kara wll

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 ปีที่แล้ว +2

    Wll soo badi wadamada muslim ka ah sii ubarano

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 ปีที่แล้ว +1

    Our Channel

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 ปีที่แล้ว +3

    🇳🇮 El salvador Wadankan dhacdooyin layaab leh bu leeyahay Next kaso dhig Aweysow Gangska aduunka ugu halista bdn iyo dowlada siday ula dhaqantay bal so eeg insha allah dad bdn ba ka heli dona

    • @aweyshaji
      @aweyshaji ปีที่แล้ว +2

      Insha'allah sxb

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 ปีที่แล้ว +3

    N N K H❤❤❤

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 ปีที่แล้ว +3

    Liibaan hassan wax baro daqinimada ka bax dhugtaada dadbaa kaa guuxaayo Ee islaamka baro taariiqdiisa

  • @bishaarobashiir79
    @bishaarobashiir79 ปีที่แล้ว

    5 soomaaliya haamidoobo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 ปีที่แล้ว

    UzbakistaaN iyo Magaalloyinkeeda waa weyNba wxN ka Bartey sheekooyinkii Tataarka Ee sheekh Mustafa Alle Ha Xafidee Dhinaca kallena waa Dal ku caaN Ah sheekadii Dunida Qabsatey Ee Alf Leyl wa Leyl kuN HabeeN iyo HabeeN

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 6 หลายเดือนก่อน

      Horta tataarka waxaa la sheegey iney bur buryeen magaalooyinkii barika gar ahaan kuwa uzbakistan farqana samarqanda bukhara timid hadana uma eka kuwa laburnum buryey😢

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 ปีที่แล้ว

    Aways Codkaaga ayaa ku Wanaagsan soo gudbinta qisooyin ama sheekooyinka

  • @maxamedcabdullahi-rq6wz
    @maxamedcabdullahi-rq6wz ปีที่แล้ว

    Asc

  • @KnowledgeUpdatka_1-a
    @KnowledgeUpdatka_1-a 9 หลายเดือนก่อน

    Mxy thy sababta somalidu aad ka ugu faaniyaan tarikho dadkale toodana siyaroo raf ah uga hadlaan

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 ปีที่แล้ว +1

    Aadba umaxadsan thy

  • @HamudAhmed-s1t
    @HamudAhmed-s1t 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdullahi-rq6wz
    @maxamedcabdullahi-rq6wz ปีที่แล้ว

    Asc