ma dareentaa cabsi iyo walwal Soo booda ah marwalbo mana ka fikirtaa wax aad uxun maskax ahaan ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2023
  • cabsida
    walwalka maxaa keena
    walwalka iyo murugada
    walwalka iyo cabsida
    walwalka
    sida loola dhaqmo dadka ku niyad jabiya
    sida loo maareeyo murugada
    niyad jabka maxaa keena
    niyad jab
    maxaa sababa niyad jabka
    maxa sababa niyad jabka
    ku niyad jabiya
    dadka ku niyad jabiya
    daawada war warka
    daawada stress
    qalbi jabka oohinta badan
    niyad jabka
    cabsida badan maxaa keena

ความคิดเห็น • 105

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน +1

    La xiriir Whatsapp +254 799 914277

  • @user-vi4wn2fr7t
    @user-vi4wn2fr7t 2 หลายเดือนก่อน +11

    Quraanka kareemka wax ka wanaagsan majiro tasbiixda badsada illahey ku xirnaada❤

  • @Dayaxa658
    @Dayaxa658 5 หลายเดือนก่อน +8

    War nio cabsidaas waan qabaa oo wadnahaa igargariira markii wadna xanuunku ihayo hadana waxaa kale oo ii dheeraad ah markii aan isku arko cabsidaas xitaa dadka waan ka baqayaa lama hadli karo oo waxaa noqonayaa qof khalkhalsan xitaa marrarka qaar hadalki baa iga dhumaya ee aan ku hadlaayay cabsi daraadiis marki cabsidaas aaysan ii haynina waxaan ahay ninka dadka oo dhan ugu geesi san saan iska aamin sanahay

    • @ilhanxarago9449
      @ilhanxarago9449 หลายเดือนก่อน +1

      Ana saasa illhy ha ina caafiyo dhamaanteen

  • @awaysmaxamedxasan2909
    @awaysmaxamedxasan2909 11 หลายเดือนก่อน +5

    Dr wlhi ani wan isku arky wil yar oan dhaly ayaa iga esiyuu iga galan wlhi kadib waa iga saqiray wlhi sidii markaa wan walwalaa sanad kahor hada badal qeerqawa ale isiyee igu soo duceya in u ale idayo amiin

  • @ahmedsharifalixaaji7236
    @ahmedsharifalixaaji7236 6 หลายเดือนก่อน

    Dr waan isku arki dr dawo iqur

  • @Asxmed
    @Asxmed 4 หลายเดือนก่อน

    Dr waad mahad san tahay

  • @AmiiraCali-dg7vc
    @AmiiraCali-dg7vc 11 หลายเดือนก่อน

    Mahasnid dr

  • @AmusedBocce-fx7yo
    @AmusedBocce-fx7yo 5 หลายเดือนก่อน +4

    Dr Wan isku arkay wlhi cabsi badan walwal wadnaha igariira wax xunba laysawiraya walwalba idilay wllhi iyo cabsi joogto ah😢😢

  • @user-fg3ob2ql4w
    @user-fg3ob2ql4w 6 หลายเดือนก่อน

    Intee joogtaa Dr ankuimanaye😢

  • @fiizaanalidhoon1155
    @fiizaanalidhoon1155 23 วันที่ผ่านมา +1

    Dr waan isku arkay intaa so shegtay dhan waana ku wareray waxa i hayo

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  23 วันที่ผ่านมา

      La xiriir Whatsappkaan walaal +254799914277

  • @user-rg6sl7oz2d
    @user-rg6sl7oz2d 4 หลายเดือนก่อน

    Wll xgee ka helaa dhaqtarkaas

  • @user-ly7vs1cg4b
    @user-ly7vs1cg4b 6 หลายเดือนก่อน

    Hda Ayan isku arka dr maxa lagu daweya noo usheeg

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 2 หลายเดือนก่อน

    aniga hooyo ayaa iga xanun san
    Kaliyaha ayaa xanun nayaan
    maxaa lagu baawayn karaa

  • @AbukarZakariye
    @AbukarZakariye หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi dhibkaas anigee iheysataa ee isoo duceeya😢😢😢😢😢

    • @user-cv2rp6gs5f
      @user-cv2rp6gs5f หลายเดือนก่อน

      Allah haka dulqado 😢😢

  • @axmadyuusufaxmad-qd4xn
    @axmadyuusufaxmad-qd4xn 10 หลายเดือนก่อน

    Dr halkeen kaala so xidhiidha arimaha badankooda wan isku arkee

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 11 หลายเดือนก่อน

    Doctor suaaal ku waydiin muqaal hore aad ku sharaxasay waxa keena bishimaha dildalaca
    Dawoyinka lagu cadaydu makeeni karan dhawan isku arkay

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

  • @ilwaadmohamud2466
    @ilwaadmohamud2466 10 วันที่ผ่านมา

    Wlhi Hadey ihesa Dr maxa sameyaa 🥲

    • @user-vi4wn2fr7t
      @user-vi4wn2fr7t 6 วันที่ผ่านมา

      @@ilwaadmohamud2466 anaa saas ahaan jiray lkn hada waan ka fiicanhy

  • @user-pw2sf5zy6s
    @user-pw2sf5zy6s 4 หลายเดือนก่อน

    Inta qodob ee aad soshegty ayn isku arky

  • @FahmoFahmo-wg2iz
    @FahmoFahmo-wg2iz 3 หลายเดือนก่อน

    Dr cabsi Dhimasho qalpiGeYga Kama baxdoh cabsi badan wlhi shook qadi gareh weyna igu zo Now noqone😢

    • @kawsarmahamed7387
      @kawsarmahamed7387 3 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah ana isku arky

    • @user-me7ll1vg2g
      @user-me7ll1vg2g 3 หลายเดือนก่อน

      @@kawsarmahamed7387 anay hada ihaysataa cabsidaas saa idka hada see kanoqotay

    • @ShamsaAbdi-ck9wy
      @ShamsaAbdi-ck9wy 3 หลายเดือนก่อน

      Angbo sidas cml mrwlpo drma cbsi igma dmto 😢

    • @user-eh8fn5kk6m
      @user-eh8fn5kk6m หลายเดือนก่อน

      Waxaas il waayo😊

    • @RuqiyoAhmedCumar
      @RuqiyoAhmedCumar หลายเดือนก่อน

      ​@@ShamsaAbdi-ck9wyseenaqatay abaayo anaa sas ehee😢😢

  • @shukrishacni6792
    @shukrishacni6792 11 หลายเดือนก่อน +1

    Diktore hadii la daaweeyo maso noqon karaaa mar kale

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

  • @SardiAlinur
    @SardiAlinur 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi hada ayaabaa kujiray xaladaan😢😢😢

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Aniga halmar isku arkay Inta sheegtay xaada xataa way I istaagta

    • @umumuhanad
      @umumuhanad 2 หลายเดือนก่อน

      Mxa isku dawesay abayo

  • @ALPHAFILMS10
    @ALPHAFILMS10 3 หลายเดือนก่อน

    Dr cabsida badan maxa keeno waalal wadno garaac 😭

    • @ALPHAFILMS10
      @ALPHAFILMS10 3 หลายเดือนก่อน

      Gaaas ino ihaayo iskumooda

    • @samiiramohamed9612
      @samiiramohamed9612 3 หลายเดือนก่อน

      Wadno garaaca anigabo wn isku arkaa biyo badan baan cabaa alxm wn fiicnaada cabsida waxa keeno anigabo wn ku raad joogaa

    • @ilhanxarago9449
      @ilhanxarago9449 หลายเดือนก่อน

      ​@@samiiramohamed9612 sasa ahyn ana

  • @farhiyaabdiaziz2868
    @farhiyaabdiaziz2868 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi dr aniga wuu igu dhacay waliba midba midbuu isii dhiibaaye mar is dil ayaa lii dhahaa nolashaada wee soo dhamaatay waan caatoway hadana xanuun ayaa qabtaa ayaa lii dhahaa markaan iska baaro ma qabtid ayaa lii dhahaa korka wuu ii huraa qandho camal lugaha iyo gacmaha qandho ayaa iga haayso sokor ayaq iskaaga shakiyay laba mar ayaa baaritaan sameeyay ma qabtid ayaa lii dhahay laba hospital ayaa iskaaga baaray aniga dhan shaki😢

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

    • @axmedjele9687
      @axmedjele9687 8 หลายเดือนก่อน

      Hadda maka cafimaday ani saas Ahay Wlahi

    • @farhiyaabdiaziz2868
      @farhiyaabdiaziz2868 7 หลายเดือนก่อน

      @@axmedjele9687 haa alxm aadbaan u fiicanahay dhiiga ugu yara kacay hada waa fiicanahay

    • @yaasiraxmed5163
      @yaasiraxmed5163 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiyaabdiaziz2868wll sidaa laguu qabtay ayaa Ana igu dhacday bishii 8aad rafaad badan kadib dhakhtar psychiatry ayaan lakulmay alx hadda dawo ayan qaata cibaadadana waan badsaday exercise waan sameeyaa qofku hadduu intaa sameeyo wuu caafimadayaa

    • @yaasiraxmed5163
      @yaasiraxmed5163 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedjele9687hadda maka ladnaatay sxb

  • @samiiramohamed9612
    @samiiramohamed9612 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dr meel yar haday i xanuun cabsi baan dremaa naqaska xitaa wuu igu dhagaa xitaa waxaan isku arke hadaan cabsado conrolka dhan iga lumo waxyaabo ka sii daran isku sii borogaramiyaa lugaha iyo gacmaha qafiif bey i noqonayaan alxm markaas oo kle tasbiix bn ku ordaa iyo salaada ee sidee uga tilaabsan karaa marxaladaas 😢

    • @nimcocbdi1215
      @nimcocbdi1215 3 หลายเดือนก่อน +1

      asc anaa saas ookale ah

    • @Kmn3214
      @Kmn3214 3 หลายเดือนก่อน

      Wll hada sidee ka noqotay xanuunkii maxaadse istimaashay

    • @amantafadumorasulscw3409
      @amantafadumorasulscw3409 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo dad badana kulaqabo dhibkaan

    • @Fartun76
      @Fartun76 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimcocbdi1215Abyo senoqotay Ana hada sas daremayo😢😢

    • @user-eh8fn5kk6m
      @user-eh8fn5kk6m หลายเดือนก่อน +1

      Wlh kulamid

  • @user-fh1jw3ls5l
    @user-fh1jw3ls5l 5 หลายเดือนก่อน

    Dr walwal cabso xabad xanun garaca wadnuhu wa caadi lkn dhimasho ka cabsan naqas wllhi ilhay ha icaawiyo malin 2 jer 3 jeer iqabta

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      Amin wll hda see nqotay😢

    • @New_Gadgets877
      @New_Gadgets877 4 หลายเดือนก่อน

      Walal ani xita kuma mid banahay maxaa xaleh😢

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@New_Gadgets877ani xladas ku jira koleey quraan saar ubahanhay😢

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@New_Gadgets877ani xitaa xalkaas radinooya ilahey qabna quran lee😢

  • @user-ve1kw2nz6e
    @user-ve1kw2nz6e 11 หลายเดือนก่อน +1

    aad Baa u Mahad Sanatahay Docto Anni balaayo Ayaa isoo Hor istaagta 😭😭😭😭 Dhagahana Wax dhiig U eg Ayaa La igaga Shubaa

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

    • @user-bn6qk9xm4q
      @user-bn6qk9xm4q 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@DRTIMAJILAC asc dr

    • @user-bn6qk9xm4q
      @user-bn6qk9xm4q 4 หลายเดือนก่อน

      Dr waan qabaa xanuunkaa plz I cwi

  • @naataaashaa
    @naataaashaa 11 หลายเดือนก่อน +1

    Doctor mahad sanid wllhi inta shegta wan qaba madaxana adbu ixanunayan wadnaha walwalka maxa xal ah blz😢

    • @mohamuudhussein8359
      @mohamuudhussein8359 11 หลายเดือนก่อน

      Abyo anigaba sidas ahy walle adiga maxa darenta

    • @naataaashaa
      @naataaashaa 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamuudhussein8359 wll aniga waxan leyhy walwal wadna garac cabsi madaxa adbu ixanunaya naqas wuiqabanaya anidhanba korkeyga ino dalan yhy ban moda wllhi dhaqtarna ima yara

    • @naataaashaa
      @naataaashaa 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamuudhussein8359 adi maxa daremi

    • @mohamuudhussein8359
      @mohamuudhussein8359 11 หลายเดือนก่อน

      @@naataaashaa xapipti allaha nacafiyo ee telkaga cadiga igu sodarso ama isodir waxaban Kala hadli laha

    • @bishaarofiidsechannel9869
      @bishaarofiidsechannel9869 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dhabarka kuleyla ma kagag furama mida kale madax xanunka kababiyo cml ma ku tahy Marka qar isi dhaha maskaxad ku dami rabto 😢

  • @farhiyaabdiaziz2868
    @farhiyaabdiaziz2868 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi dr aniga wuu igu dhacay waliba midba midbuu isii dhiibaaye mar is dil ayaa lii dhahaa nolashaada wee soo dhamaatay waan caatoway hadana xanuun ayaa qabtaa ayaa lii dhahaa markaan iska baaro ma qabtid ayaa lii dhahaa korka wuu ii huraa qandho camal lugaha iyo gacmaha qandho ayaa iga haayso sokor ayaq iskaaga shakiyay laba mar ayaa baaritaan sameeyay ma qabtid ayaa lii dhahay laba hospital ayaa iskaaga baaray aniga dhan shaki😢

    • @awaysmaxamedxasan2909
      @awaysmaxamedxasan2909 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi shakiga wan qawaa abayo ale haina cafiyo

    • @farhiyaabdiaziz2868
      @farhiyaabdiaziz2868 11 หลายเดือนก่อน

      @@awaysmaxamedxasan2909 aamiin

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad ubaahantahay caawinaad la xiriir Whastapp numberka dhaqtarka +254799914277

    • @user-ev6dt5jb9f
      @user-ev6dt5jb9f 7 หลายเดือนก่อน

      Anyone hada se ka noqotay meqa bil cml ku hayaa

    • @user-ev6dt5jb9f
      @user-ev6dt5jb9f 7 หลายเดือนก่อน

      Iso jawab