maxaa sababa garaaca wadnaha inuu siyaado ???

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2021
  • garaaaca wadnaha ama wadna garaaca inuu siyaaado maxaa sababa

ความคิดเห็น • 212

  • @suha950
    @suha950 2 ปีที่แล้ว +42

    Mar walboo stress kaga bato Wadna xanuun, pressure kaagana wuu kacaa stress cuno xumi xitaa wuu leeyahay wx walbo oo indhahaada qabta wad naceysaa iskaba daayee caqiidadaada xitaa daciif eey noqonee cudurkan stress bini'aadanka wuu waali karaaa lkn Somalida maku baraarrug sano
    Illaheey haka Caafiyo intii laxanunsan oona darensaneynin🤲😕

  • @haniomar2553
    @haniomar2553 2 ปีที่แล้ว

    Mahadssnid dr timajilac we love you so much ❤

  • @HaniMacalin
    @HaniMacalin 21 วันที่ผ่านมา +1

    Iso duceya pls wuu i garacmayaa wadnaha wana warera iyo madax xanun cabsi istrss😢

  • @anisashiiqahmed5767
    @anisashiiqahmed5767 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka laaah dr timo

  • @user-gy8ne6mx3o
    @user-gy8ne6mx3o 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin waxbartey masha allah ❤

  • @cabdirisaaqxasanmaxamud2334
    @cabdirisaaqxasanmaxamud2334 2 ปีที่แล้ว +3

    Aar baad umahadsan tahay wll , ilahay kahaa abaal mariyo , hawshaad umada aad uhaysid .

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll mahadsd allh haka abaaal mariyo

  • @nuuraaxmed5830
    @nuuraaxmed5830 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr gaaska h pylori ayaa dhib igu haya ilmona waan nuujiyaa maxaad igula talin lahayd

  • @user-gy8ne6mx3o
    @user-gy8ne6mx3o 4 หลายเดือนก่อน

    Nin waxbartey 🧠🤝

  • @garnaqsichannel.1846
    @garnaqsichannel.1846 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr iisoo ducooy daawadaa iiqortay waaku roonaaday wlhii isoo ducooy dr timailacow plz

  • @faadumodaahir8586
    @faadumodaahir8586 หลายเดือนก่อน +1

    Aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @JiyaaJiyaa-hp9zm
    @JiyaaJiyaa-hp9zm 9 หลายเดือนก่อน

    Anigo wax exses sameynin oobmeel iska fadhiyo ayu noqdaa 105 ama cudur aan isku ogeyn mx sbbi karo

  • @mulki3414
    @mulki3414 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran dr

  • @cabdirisaaqxasanmaxamud2334
    @cabdirisaaqxasanmaxamud2334 2 ปีที่แล้ว +11

    Fariiiin!
    Waxaan kaa codsanaynaa wll inaad odhaahyada aad afka ingiliishka ku odhanaysid, inaad soomaali badhxan nooga dhigto, ama aad isku turjumtid , mahadsanid .

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +27

    Intii xanuunsan allaha ha caafiyo aamiin

    • @seydcali9173
      @seydcali9173 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @fadumoxuseen4456
      @fadumoxuseen4456 ปีที่แล้ว

      Amiiin yarabi

    • @salloadam298
      @salloadam298 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo

    • @salloadam298
      @salloadam298 ปีที่แล้ว

      Iiso duceeya wllo wlahi saayid ayuu iigaracmayaa

    • @Saynababoqran
      @Saynababoqran ปีที่แล้ว

      @@salloadam298 allaha ku caafiyo subaxii biyo diiran cab calosha madhan

  • @alixasanugaas839
    @alixasanugaas839 2 ปีที่แล้ว

    Asc gaaska Maxa u daawa

  • @zamuadankey5239
    @zamuadankey5239 ปีที่แล้ว

    Shukran😢

  • @cimraanmukhtaar6445
    @cimraanmukhtaar6445 ปีที่แล้ว

    Maxaadawa ah

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 9 หลายเดือนก่อน

    Dr malaga yaba bawasirta markay kacsan tahay iney kento wadno garaac ama dhiig yari dr iso jwb 😢

  • @abdulaahi961
    @abdulaahi961 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ani walwal iyo cabsi iyo shaqooyin aa sameeyay ila garaacmayaa ban umaleenaa

  • @Xasan289
    @Xasan289 ปีที่แล้ว +5

    Asc dr waad mahad santahay sidad nogu sharaxday ❤ dr aniga marka rooro ama banoni ciyaro ayu sa id igaracma ciyowna wadala maxa dawo u ah 😢

    • @naataaashaa
      @naataaashaa 11 หลายเดือนก่อน

      Sethy hada wll😢 kulamid

  • @aminamuxumed8317
    @aminamuxumed8317 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @caliabgaal2718
    @caliabgaal2718 2 ปีที่แล้ว

    Wadnaha oo yaraada maxaa sababa

  • @claahidhuxuldhuxul6079
    @claahidhuxuldhuxul6079 ปีที่แล้ว

    Aad Baan kaaga mahad celinayaa gudbinta aqoonta ale ku siiyey eed ugudbinayo bulshada

  • @hafsaali6630
    @hafsaali6630 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll habaryartey ayaa 40 ah garaca wad naheeda maxan usameyn karna San u caawino wll marki lagareebo daawoyinka eey uso qoreyn mahadsanid

  • @sihaamsagal2467
    @sihaamsagal2467 2 หลายเดือนก่อน

    aniga itarays ayaa nafta ii keenay noloshayda o dhan wal wal ila qayb saday wlhi wadna garaac saa iid ah ihaayo

  • @sabrincqadir4577
    @sabrincqadir4577 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr intaas dhan wan dremaa ani warer neefta o ugu dhageyso xawad xnun mxaan sameyaa

    • @iuumohamed4916
      @iuumohamed4916 2 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba dhipkas wan qabaa apyo 😭

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      Ani xtaa comentigan 2yers kadib arkoya ilaahey maniiga caafiye😢

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      Wll hada iheesta se nqote iso jwb plz😢😢

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@iuumohamed4916 se nqotay wll hda😢😢

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@amiinsulaymaanabdicali7458wll adu see noqoty hada darrmayaye

  • @abdirzaaqahirr1960
    @abdirzaaqahirr1960 2 ปีที่แล้ว +3

    Marwalba aan moos cuno wadnaha aadu I garaacmaa xanuuna waka dareema

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji 16 วันที่ผ่านมา

    Hada dhow ayn isku arkay wadna garaac markaan istaago ama howl yar qabo is dhaho iyo inan tabar saas laheen

  • @fatimaali9556
    @fatimaali9556 ปีที่แล้ว

    Neefturka. Maxaa.sababodhaqtr

  • @mohamedaxmed5737
    @mohamedaxmed5737 2 ปีที่แล้ว +1

    U

  • @ceynkayare43
    @ceynkayare43 ปีที่แล้ว

    😰😰😓😓

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadnahaa layga hayaa somaaliyey isoo duceeya please 😢😢😢

  • @mohasuper4756
    @mohasuper4756 ปีที่แล้ว +1

    wll dhiig yarida mkeena wadna garaaca

  • @farxiyanuur5787
    @farxiyanuur5787 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr aad ayaad umahadsantay sida fiucan e ad noga faaidayso 🙏
    Dr anigu modo cusuba waxan ka daremayaa halka wadnaha qaraac mar mar ah o micnaha sidii qof naxay o kale
    Malin malin ayu Ad igu badan yahay 🙏 maxaa markaa sababaya tolow wll

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  ปีที่แล้ว +1

      Sidaa wax u sharxeeyso hadeey ujiraan gaas ayeey ubadan tahay inuu yahay walal nooca laabjeexa

    • @farxiyanuur5787
      @farxiyanuur5787 ปีที่แล้ว

      @@DRTIMAJILAC dr haa gaaz wasn leeyahay wliba markay igu kacsan tahay jidhka o dhan ayaa lay dhex yaaca sidii naqas u idhex wareegayo o kaleh xidida jidhka o ixanuna markaa wll gaastu calaamadaha maledahay jazakumullaahu khayr🙏💌

    • @aishamohamedabdullaahi
      @aishamohamedabdullaahi ปีที่แล้ว

      @@farxiyanuur5787 Wuu leyahay Abayo Hada Se ka thy

    • @farxiyanuur5787
      @farxiyanuur5787 ปีที่แล้ว

      @@aishamohamedabdullaahi maxaa le wll

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

      @@farxiyanuur5787 abyo dawoh ma uheshay ana gas tacban la eheh

  • @FarhiaKabayare
    @FarhiaKabayare 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll aniga wadnaheeyga ecg ayaa la saaray iyo kombuyuutarka wadnaha wax uu qabana malahan wuuna ii garaacmaa hadaan kaco anoo jiifo wuu ii garacmaa ma aqaano sababta

    • @YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim
      @YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      Sasba kula ahay aniga xita sethy hada gaas malagu so shegay

    • @FarhiaKabayare
      @FarhiaKabayare 5 หลายเดือนก่อน

      @@YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim wlhi gaas waa liga helay hada wan fiicanahay

    • @FarhiaKabayare
      @FarhiaKabayare 5 หลายเดือนก่อน

      @@YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim alxm laakiin mar mar wuu ii garaacmaa hada cimra ayaan imaa ay

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim😢😢😢setahy wll hda

    • @AsliOsman-bo5mx
      @AsliOsman-bo5mx 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@YaasmiinIbrahimYaasmiinIbrahim aniga sidaa ah

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  ปีที่แล้ว +5

    La xiriir Whatsapp+254799914277

  • @farxiyalaki3939
    @farxiyalaki3939 ปีที่แล้ว +1

    Maxa loo cuna wadan xanunka

  • @xamdirubaaxamdirubaa6692
    @xamdirubaaxamdirubaa6692 ปีที่แล้ว

    44

  • @frdwsocllaahihassan6745
    @frdwsocllaahihassan6745 ปีที่แล้ว +7

    Hada ayuba I garacmaya illahow inta bugto dhan cafi

    • @nimasaiid5617
      @nimasaiid5617 ปีที่แล้ว +1

      Amiina ani xitaa hadaa said layga haya

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว

      ​@@nimasaiid5617 abyo sethy hada allh ku cafiye

    • @nimasaiid5617
      @nimasaiid5617 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiinibraahim7363 hada wnka roonhay abyo mcn

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว

      @@nimasaiid5617 dawoyin miya qadatay ishek abayo waxban ka faidaya

    • @nimasaiid5617
      @nimasaiid5617 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiinibraahim7363 haa abyo lkn halka kalasoo xidhiidha si aan kugu sheego abyo dawayinka

  • @salmocadey2359
    @salmocadey2359 ปีที่แล้ว +3

    Wll gaska wadna xanun ka magena?

    • @maahirhasan9593
      @maahirhasan9593 ปีที่แล้ว

      Xaa anaa saas ah gaasna waan qaba wadnaha ixanuuna gaasa keena la idhahay

    • @xamdixasan-9273
      @xamdixasan-9273 ปีที่แล้ว

      ​@@maahirhasan9593sethyy hada nefta makugu dhagta anaa saas ah gaas qabta laidhahay

  • @farhiyahasan7068
    @farhiyahasan7068 ปีที่แล้ว +2

    Dr waxan dreemayaa wadne.garaac. xataa. Mararka.qarkood wuu.idiciifayaa laabtu way ixanuunaysaa neeftu.way iqaabanaysaa maxaa sababaya dr ila so tali biliis🤕😪

    • @cxakiinmustafe3007
      @cxakiinmustafe3007 ปีที่แล้ว

      Asc wll

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว

      ​@@cxakiinmustafe3007wll xanunka wadna garaca madaremesa aniga sidas bu igarac maya waxan sameyo maqan

    • @maahirhasan9593
      @maahirhasan9593 ปีที่แล้ว

      ​@@yaasmiinibraahim7363kulamid ahay hadda see tahay wll

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      Anaa kula qabo abayo zee nqotay hda

    • @amiinsulaymaanabdicali7458
      @amiinsulaymaanabdicali7458 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@yaasmiinibraahim7363anaa dareemoyo wll se nqotay😢😢

  • @user-ix7dg9zt7o
    @user-ix7dg9zt7o 2 หลายเดือนก่อน

    100 iyo 10 ahe cunug nujiya 2bil jiro

  • @sawdasawda2812
    @sawdasawda2812 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo xita isagon qofku waxba qaban oo u garacayo marku salada tukanyo waxy

  • @kifahroble3941
    @kifahroble3941 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr wadnaha I garaacma ECG waa la I saaray iyo computerka wadnaha xataa dhiigaga wadnaha waa la iga baaray waa fcnthy uu I dhahay dr wadnaha culees ka dareemaa garaca wadnahayga waa 92. Blood pressure waa 120 hoosna 80

    • @sagalabdiadan5911
      @sagalabdiadan5911 ปีที่แล้ว

      Iskukidanaha abyo ama gaas qabta

    • @naimanaima578
      @naimanaima578 ปีที่แล้ว

      @@sagalabdiadan5911 abyo aniga gaas xun ayan qaba wadnaga wuu igariirac qofnaxy caml hirig hirig ayuu idhaha mar laciif ayu ika noqona gaaska ma keeno

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว

      ​@@naimanaima578 abayi ana sidas ah wllhi kanini ferfol ladhaha caba wllhi dhaqtarna wan tagy o wad cafmad qabta aya leygu dhahy

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว +1

      ​@@naimanaima578 cuntada shirkeda xita wu idhibaya

    • @abdirashidshacraawi3412
      @abdirashidshacraawi3412 ปีที่แล้ว

      ​@@yaasmiinibraahim7363 hada sesnoqoteen

  • @farxaanfranka1943
    @farxaanfranka1943 ปีที่แล้ว

    Xanunkas wn arkay

    • @user-ds8wn6gx9b
      @user-ds8wn6gx9b 6 หลายเดือนก่อน

      Maxaad izkaga dawaysay

  • @maxamedcabdi8758
    @maxamedcabdi8758 2 ปีที่แล้ว +4

    Dr gariirka wadnaha waa maxay

    • @qalbidahab8200
      @qalbidahab8200 2 ปีที่แล้ว

      Waa kula qabaa see kanoqotay

    • @barbybella1756
      @barbybella1756 2 ปีที่แล้ว

      @@qalbidahab8200sethy hada abayo aniga xitaa wadna gariirkas wan arkay miyirka odhan aya iga tagayo Hada xita marku iqabto in an dhimanayo isku moda wlhi

    • @hanijaamac9225
      @hanijaamac9225 ปีที่แล้ว

      @@barbybella1756 asc

    • @halimamoalim4182
      @halimamoalim4182 ปีที่แล้ว

      @@barbybella1756 abaayo se lagu haya si an isku caawino aniga xata saas ah Wadnaha wuxu idhaha gig gig cml ayu idhaha waxana iga tago miyirka odhan Hadan jifay wan farista wxan isdhaha wad dhimanaysa cabsi io wal wal wlhi jawaab

    • @dososalaad9401
      @dososalaad9401 ปีที่แล้ว

      @@barbybella1756 wll arinkan ana kula qabo maxa ku ficnatay

  • @mumtasalifarah396
    @mumtasalifarah396 2 ปีที่แล้ว

    Doctor maxa Keena qanjirka oo Yara weynada

  • @salmakiinkiin3002
    @salmakiinkiin3002 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hadii aan naxo ama cabsi dareemo waxa dareemaa in wadnaha laygaa haayo

    • @ramloabdikarim492
      @ramloabdikarim492 2 ปีที่แล้ว

      Abyo isku mid nahay ilahey Rabi calaminka hana caafiyo

    • @yaasmiinibraahim7363
      @yaasmiinibraahim7363 ปีที่แล้ว

      Sidas ban kula ahay aniga cabsi maskaxda hadal cabcabsi leygu shega wadnaha wu igarac maya wllhi sethy hada adi

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@yaasmiinibraahim7363byo mxaa drentaa isheg calmadada dhn

  • @qb7hakam799
    @qb7hakam799 2 ปีที่แล้ว +2

    Neefturka maxakena dr

    • @fardowsocabdi8755
      @fardowsocabdi8755 2 ปีที่แล้ว

      Asc aniga wad naha said ayu igarac ma markasto ilaberka

    • @fardowsocabdi8755
      @fardowsocabdi8755 2 ปีที่แล้ว

      Markastana qandho aya iqabato

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว

      Abyo ani xitaa sasa ahy wadna garaaca said lkn waxa qabaa walwal saidh

    • @faaisoaxmadyuusuf6000
      @faaisoaxmadyuusuf6000 2 ปีที่แล้ว

      @@dhameysdumar9172 kula mid ahay aniga xitaa sas ahy hda see noqo tay abayo

    • @abdirizakofficial6844
      @abdirizakofficial6844 2 ปีที่แล้ว

      @@faaisoaxmadyuusuf6000 sidee noqotay AbaYoh ana saas ah

  • @queenidman9186
    @queenidman9186 2 ปีที่แล้ว +6

    wadnaha wuxu ii garacma illa heer aan istaagi kari wyo marka aan dhaqtarka u tagayna hal shay waa kayga so waayay 80 illa 118 garacmaya waxna ma qabi mxa ii keeni kara🥺🥺

    • @faaisoaxmadyuusuf6000
      @faaisoaxmadyuusuf6000 2 ปีที่แล้ว

      Abayo aniga xitaa sas ahay waxbo ma qabtid lay dhahy sidiina waa i qaracmayaa

    • @adontiialle5345
      @adontiialle5345 2 ปีที่แล้ว

      @@faaisoaxmadyuusuf6000 abaayo sas baan ahay aniga xata dhakhtarku wuxu idhahay wadnahagu waxba ma qabo alxm

    • @naturelovers8112
      @naturelovers8112 2 ปีที่แล้ว

      @@adontiialle5345 ma Xanuun ruuxiya ayaad leedahay wll

    • @adontiialle5345
      @adontiialle5345 2 ปีที่แล้ว

      @@naturelovers8112 maya wll alhamdulilah

    • @naturelovers8112
      @naturelovers8112 2 ปีที่แล้ว +1

      @@adontiialle5345 hadaa wll tlow wadna xanuunka maxaa sababay, Anba saasu ii garaacmaa lkn Xanuun ruuxiya baan leeyay Waxaan isleyay malaa xanunkasa sababaya