KACABSASHADA DADKA WAA CUURYAANIMO 6TALLAABO OO AAD ISAGA BAABI'INKARTO CABSIDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2020
  • #Barnaamijka_Hormari_Naftaada
    KACABSASHAD ADAKA
    Waa xaqiiq iney jiraan, dhowr waxyaabood oo kuu qabsoomi lahaa, balse ay kaareebtay cabsida aad kaqabto dadka hadaladooda iyi falcelintooda.
    Marka hore aan isla fahano waa maxay Cabsida?
    Cabsidu waa dareen annaga aan ku abuurano gudaheenna kaas oo sababa in aan kudhiiran weyno sameynta waxyaabaha qaarkood taas ugu dambeyn naga dhigta inaan noqono dad u xabisan cabsida.

ความคิดเห็น • 183

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 ปีที่แล้ว +26

    Mahadsanid ustaad,Sidaa sheegtay Cabdsidu waa mala awaal qofku maskaxdiisa ku abuurta, isagoo ka baqaya waxa aan jirin. Maantay waa maalin cajiiba. Goaanka adagi aad ayuu muhiim u yahay. 04/09/2022.

    • @hagahanafta131
      @hagahanafta131  ปีที่แล้ว +4

      Aad iyo aad Mahadsanid Farhan Abdi Adam

  • @asiyasalad5940
    @asiyasalad5940 4 ปีที่แล้ว +14

    Cabsida wa cadowga hormarkeena mahadsanid dhiirigeliyaheenna da'da yar marna macalinkeena nolosha

  • @aishasalad2626
    @aishasalad2626 4 ปีที่แล้ว +37

    lkn manta wixii kadambeeya waxaan gartay qiimaheyga waxaana ibaray Adiga oo ah Macalinkeyga nolosha thnks

    • @abdinuurosman9080
      @abdinuurosman9080 4 ปีที่แล้ว

      Kawrn maxa ka faiday

    • @axmeddaahir6258
      @axmeddaahir6258 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkk shaw dadku xanuun walba way qabaan

  • @onlinejobs8178
    @onlinejobs8178 หลายเดือนก่อน

    1. Kuqanac sidaad tahay .
    2. Ha isbarbardhigin dadka kale .
    3. Ka adkow qofka kugu dhexjira ee lidiga kugu ah.
    4.Qofna mar walba haka filanin wanaag .
    5. Ha rumaysan qof walba hadaladiisa .
    6. Aamin awoodada qofnimo .

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi154 4 ปีที่แล้ว +19

    Aad BaaD UmahadzantaHy wllo... InbaDan Ka FAA,,,IidaYe... Inzhllah RajeynaYaH.. Iny Manta IiGuDanbeYso...♥️💔🌸

  • @ibrosshafad
    @ibrosshafad 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga xishdo said ayan isku arke 5 sano.udambeysay wayadi hore waxan aha nin asxaptisa kudhaxjiro laciyaro lakaftamo waqtiyada school lkn mudadan waxan noqde qof xiran o qofna rabin midakale her an garay inan waxbarashadi wadi wayo qar kamid ah asxaptay iweydiyan nio maxa kuheley lkn aniga 2 unba iska dhadhiciye
    1 in ay jiren darufa dhanka familka ah on ad uga fikiraye iyo abo geriyode hoyo muda xanunsaned alx hada way cafimade anigo waxbarashada hadafa badan kalaha darufa owgod soconwaye
    2 xanun mudo 1 sano ah ihaye dhaqatirta igu dhahen wax cudur maqabtid xanunka afkisana lagaranwayo ila ugu dambeyn laisku racey inu sixir aha lkn alx hada wn kacafimade lkn dhibka ihysto wa xishodki onba qofna lahadlikarin

  • @KhadracaliCabdilaahi
    @KhadracaliCabdilaahi 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +4

    Aargoosiga ugu wanaagsan waa inaad horay u socoto, cafiso iska ilowdo, kuna dedaasho inaad guuleysato. Marnaba ha siin qof qanaacada ah inay ku daawadaan adigoo dhibaatoonaya

  • @abdisalan3555
    @abdisalan3555 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah dhiirigeliye xushmad mudan

  • @cabdiraxmaanrooble9882
    @cabdiraxmaanrooble9882 3 ปีที่แล้ว +15

    aad baa umahadsantahay wll ajar iyo xasanaad allah kaa siiyo wax aad noo sheegtay anaga kuwii anfaca kuna waana qaada allaha na dhigo

  • @user-yw9nb5mn1s
    @user-yw9nb5mn1s ปีที่แล้ว +3

    Manshaa Allaah waa dhiirigalin fiican waayo .waxaa wanaagsan inaad naftaada Aamiinto, Oo Aad noqoto qof isku kalsoon Oo naftiisa wax Uu qaban kara waana Arin Aan.. fiicnaayn, inaad, dad kutiirsanaato Ama, Aad kacabsato waayo in laga cabsado illaahay Ayaa mudan

  • @jamaalcabdi6631
    @jamaalcabdi6631 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll gcliye waa muuqaal waxbadan aan ka faaiiday rabi haka abaal mariyo

  • @Ceyni915
    @Ceyni915 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll ajar iyo xasanaad allah haka siyo

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaalkay aad iyo aad baan ufiirsada porgarmadad dhiirigalinta ah waan Jecelahay inan markasta firiisado aad ayan kaga mahadacelinay thanks walaal❤

  • @edammohamet8710
    @edammohamet8710 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi wxaan isku arky taaburka scholka dadka hortooda inan wax ka shegi krin lkin chanalkaaga waxbaan ka faaiday wxaa thy macalinka nafta❤

  • @saalaxabdullaahi7274
    @saalaxabdullaahi7274 ปีที่แล้ว +2

    M. A I. A. ALLAH HAKU XAFIDO USTAADI

  • @abdisalan3555
    @abdisalan3555 4 ปีที่แล้ว +15

    Balse waxaan ogaaday inan ahay qof mudan inuu horay utilaabsado ustaad qasin mahadsanid wlhi wax badan ayad ii iftiimisay

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah kheir ustaad keep going

  • @aishahassan218
    @aishahassan218 4 ปีที่แล้ว +1

    Barakallahu cawiyaha bulshad ya thy wall qasin keep gooing

  • @hafsahassan5737
    @hafsahassan5737 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid, sidio kale adiga kunolow farxad iyo renreen

  • @muhudinahmed9398
    @muhudinahmed9398 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallahu ustad qasim

  • @maymuunbintucadalla4960
    @maymuunbintucadalla4960 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh ustad mahdsanid❤

  • @robotsaak5630
    @robotsaak5630 ปีที่แล้ว +3

    Ustade wad mahadsanty

  • @user-iy9li6xq7z
    @user-iy9li6xq7z ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid wll

  • @cabdulaahiciise3576
    @cabdulaahiciise3576 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll wax badan ayan kafaiday kun jer mahadsanid insha allh wan rajena ina wax walba qabsato

  • @user-bo2vc1wz7z
    @user-bo2vc1wz7z 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @user-ll4vq2bf6f
    @user-ll4vq2bf6f หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha alaah wll alaha ku barakeeyo aniga shaqsi ahaantayda waxban ka faaiday casharkan oo waxan ahay dadka dadk kale ka cabsada

  • @unique__girl6301
    @unique__girl6301 2 ปีที่แล้ว +3

    ayyyyyy aad iyo aad ban uga faaiday wax badan🤗🤗 wllo ♣️💕💕

  • @hodandagan8149
    @hodandagan8149 2 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allh wllhi waan kahelay mahadsanid❤

  • @cxakiinclaahi7543
    @cxakiinclaahi7543 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll aad baan uga helay

  • @hoodomaxamuud6023
    @hoodomaxamuud6023 2 ปีที่แล้ว

    Shukran alle haku xifdiyo hore usocoh

  • @sakariyeyuusuf1039
    @sakariyeyuusuf1039 ปีที่แล้ว

    Ustaad qaasim mahadsanid

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll❤❤

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 3 ปีที่แล้ว +1

    Walo mcn waxbadan baan kaa faideyee hore igu soco❣

  • @nasrodagan7293
    @nasrodagan7293 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ilaahay haku xafido walaal 🥰🥰

  • @ameeramouse3031
    @ameeramouse3031 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasnsha allah our brother thank you very mach❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cashomuse3605
    @cashomuse3605 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha alaah ustaad waad mahadsantahy Saad noodhiitogeliso alle hakaa abaalmariyo I.a

    • @hagahanafta131
      @hagahanafta131  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi. Mahadsanid 100%

  • @maanyare8560
    @maanyare8560 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsantahay macalin

  • @hajiraabdirahman6575
    @hajiraabdirahman6575 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wax badan ba ka faaiday mahadsanid wll

  • @yuusufcali5742
    @yuusufcali5742 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa sax allah cabsi kuuleh

  • @nimcocabdilaahi4774
    @nimcocabdilaahi4774 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hore u soco wllo❤

  • @hannaabdi7541
    @hannaabdi7541 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much

  • @XafsaAli-sz5rb
    @XafsaAli-sz5rb 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @user-cz3wy3dx9o
    @user-cz3wy3dx9o ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid 🎉

  • @Mabsuud-Media
    @Mabsuud-Media 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hka Abaal mariyo wll Caqligana hkuu barakeeyo

  • @hungrycanjero8453
    @hungrycanjero8453 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa kubalan Gadhi macalin

  • @muxiyadiincali2478
    @muxiyadiincali2478 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka allahu khayr

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal waxbadan ka faaiday Allah abalkaga gudi karo sida dhalinyarada pagekan ku xiran u dhiirigelisay oo aan aniga kamid ahay

  • @faadumoabdi6285
    @faadumoabdi6285 ปีที่แล้ว +3

    maansha allaah❤❤❤❤❤😊😊😊😊❤❤

  • @SadiiqQalbinuur-vz3gw
    @SadiiqQalbinuur-vz3gw ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay macalin fikrad wanaagsan

  • @ayaanlemohamed1546
    @ayaanlemohamed1546 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan ku Dawoobey Hadalada Wiilkan Wuxu toos Ula hadley Caqliyadeena

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah walaal

  • @bazherbazhkachannel8194
    @bazherbazhkachannel8194 3 ปีที่แล้ว +2

    Thenks my friend dear

  • @cimranchanal5249
    @cimranchanal5249 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustat

  • @YareEyman
    @YareEyman 4 หลายเดือนก่อน +1

    Go,aan ka adag waa muhiim ❤❤❤

  • @khalidcasko7500
    @khalidcasko7500 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll wa mahat santahay

  • @shugriadan5352
    @shugriadan5352 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad santahy wllaalo😍😍😘😘🤩

  • @hamdiomar6390
    @hamdiomar6390 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abowe muqal aaan ubaahnaa

  • @muhudinahmed9398
    @muhudinahmed9398 4 ปีที่แล้ว +11

    Thanks my dear you have pointed what i wanted badly

    • @ayaannuura8880
      @ayaannuura8880 3 ปีที่แล้ว +3

      Shugran

    • @mahadmadar5253
      @mahadmadar5253 2 ปีที่แล้ว +2

      iisoodirwaxwalbaadsoosamaysid

    • @AminAhmed-u3y
      @AminAhmed-u3y 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ankles the most

    • @AminAhmed-u3y
      @AminAhmed-u3y 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      2:02 😂😅

  • @cabdiraxman7734
    @cabdiraxman7734 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @MohamuudAbdi-kl6gg
    @MohamuudAbdi-kl6gg ปีที่แล้ว +1

    Wad mahad sethy wll sida qurux da badan ee oo dhag tay

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher aniga qof walba hal waano ama hal xikmad I baraaa waa macalinkayga nolosha
    Waxaan ka mid ahay dadka ka cabsada dadka la hadalkooda
    Lkn hada ka dib go.aan baan ka qaatay Allaaha igu guuleeyo

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 ปีที่แล้ว +2

    Chanelkan Aad ayaan Uga helay Maanta masha allah

  • @nasiimali2095
    @nasiimali2095 9 หลายเดือนก่อน +2

    aniga ayeyy I heysataa hada isoo duceyo plz inuu alle iga saaro😢

  • @salaamachannel7913
    @salaamachannel7913 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @naumi1547
    @naumi1547 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 🙏

  • @user-pi2tr3kz2s
    @user-pi2tr3kz2s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Marwaliba qanci nafsadaada❤❤

  • @cabdiaxmed4876
    @cabdiaxmed4876 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa m.a inpadan kaa faa iday mhdsnid macalin daacad

  • @saadiqxasanaxmed9091
    @saadiqxasanaxmed9091 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 💯

  • @wardamohamed2748
    @wardamohamed2748 2 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad baad wll umahadsanty

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem5968 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid wll

  • @qeysshow8546
    @qeysshow8546 4 ปีที่แล้ว +7

    Wax badan iga reebtay cabsashado dibna idhigtay😅

  • @cabdibasidmoha6684
    @cabdibasidmoha6684 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hh sawirada aad sii qadanayso ayaaaba dadka kacabsiinaya 😅

  • @MaxamedcaliMaxamedcali-yh8fl
    @MaxamedcaliMaxamedcali-yh8fl 4 หลายเดือนก่อน +1

    Really ❤

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid ustaad

  • @Dhoolacadaay
    @Dhoolacadaay 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay

  • @legendliilove1102
    @legendliilove1102 2 ปีที่แล้ว +2

    MSha allah guleyso bro

    • @hagahanafta131
      @hagahanafta131  2 ปีที่แล้ว +3

      Sharaf baad mudantahay walaalkey💯👍

  • @issackmohamed178
    @issackmohamed178 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @aarkiyooz2187
    @aarkiyooz2187 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsandi wll mcb

  • @mohahassan8082
    @mohahassan8082 ปีที่แล้ว +1

    Thanks utaad

  • @RuqiishRuqiish-we5pp
    @RuqiishRuqiish-we5pp 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 🙏 😢❤

  • @nasteexo974
    @nasteexo974 ปีที่แล้ว

    Wad mahdasnthy wllky hagaha nafta waxaan daawnyaa 17/11/22

  • @hamdiomar6390
    @hamdiomar6390 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakulajiro

  • @cabdiraxman7734
    @cabdiraxman7734 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxbadanban ka faaiday shukran

  • @somtutorials3683
    @somtutorials3683 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaahuma makfiniihi bimaashiata

  • @mustafecabdicusman8445
    @mustafecabdicusman8445 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalha

  • @aishasalad2626
    @aishasalad2626 4 ปีที่แล้ว +1

    wax badan ayaan kagaharay kacabsashada dadka aawgeed

  • @SurprisedElectricity-cm7gb
    @SurprisedElectricity-cm7gb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi sxb anaa saas aha masakaxba inan laheen aanba amin sanhy waxaas yeel in la iyaraah an kajeclhy aniga oo go aan qaata sxb tnkis

  • @omarsiciid6861
    @omarsiciid6861 2 ปีที่แล้ว +1

    Good back macklin

  • @maaidaaxmed9569
    @maaidaaxmed9569 ปีที่แล้ว +2

    More wllhii

  • @abdicaziscalinuur
    @abdicaziscalinuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa balan insha alaahu

  • @xuseencabdulaahiciise498
    @xuseencabdulaahiciise498 2 ปีที่แล้ว +2

    ZXP ALLAAH Hakudaayo

  • @abdirahmanfogow5518
    @abdirahmanfogow5518 2 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @user-sf6uq1dp7w
    @user-sf6uq1dp7w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadnsanid❤🎉

  • @maxamedmaxmuud-ft1uq
    @maxamedmaxmuud-ft1uq ปีที่แล้ว +1

    Soo badi

  • @mahadyare2475
    @mahadyare2475 ปีที่แล้ว

    M,allaah