XAAWO DAGAN & DALMAR AKHYAAR BEST SONG VIDEO DHAGAR HA IGA FILAN 2017 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 351

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 8 ปีที่แล้ว +20

    caadi ma ahah fanaaniinta muqdisho wallee waa wax kale meesheeeda ka wada reer muqdisho salaamaat

  • @zhukriibraahim2100
    @zhukriibraahim2100 8 ปีที่แล้ว +11

    waaaaaaaw wan kaheley hestaan malintii waxan dhagestaa 100 jeer thank yuo heer Mogadishu

    • @SOMALINEWSTAR
      @SOMALINEWSTAR  8 ปีที่แล้ว

      +Zhukri Ibarhim u waaw thank u respect 👍😍😍😍

    • @mohmmedhassen251
      @mohmmedhassen251 8 ปีที่แล้ว

      zhukri Ibrahim welcome with open hands wlshey wan kuso dhaweynena

    • @lovesomalia2694
      @lovesomalia2694 8 ปีที่แล้ว

      Zhukri Ibarhim iska yareey huuno 😂😂😂

    • @umumaxamad6792
      @umumaxamad6792 8 ปีที่แล้ว

      love somalia abayo

    • @omarmohamedmoalim5182
      @omarmohamedmoalim5182 8 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad shukri aniguba waan ka dhargi la ahay

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว +39

    heestaan kama dalo.... 2019
    ...... yaa iLa SocDo...... farta taag...

  • @abdulaahiahmedmohamed5261
    @abdulaahiahmedmohamed5261 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a walahi heestaan mid xasuus iga mudan waye 7October 2020 yaa ila socdo

  • @miskiabshir642
    @miskiabshir642 8 ปีที่แล้ว +1

    dhalanteed cudlaa kaama dhaadhicinee anigoo dhib iyo kula qaybsan dheef allow aanan dhiman waaaw axllaaa hees thnks reer mogadisho my bloodkeyga an kufano

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 7 ปีที่แล้ว +5

    god blessed us and gave us these two wonderful and amazing artists. thanks
    noolaada

  • @mohammedamiinabdulahihasaa8795
    @mohammedamiinabdulahihasaa8795 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaawo kugu fanaa abaayo keep going shekada iska jeclahy maxaan maal mahaan ku xiisay

  • @noura0022
    @noura0022 8 ปีที่แล้ว +1

    waa gabadhii iigu horaysay ee reer xamaree shidan 😅😅😅😅😅😅😅 abaayo fanka iska daa lkkkkkk

  • @abdiaziiz495
    @abdiaziiz495 2 หลายเดือนก่อน +3

    Tiktoka kasoo raacay codka wuu fadhiya labadooduba ❤

    • @ZamuShale
      @ZamuShale 2 หลายเดือนก่อน

      Anigaba hada dawanayaa 2014 dawanjiree I remember ❤

  • @mayacadey3828
    @mayacadey3828 8 ปีที่แล้ว +8

    axdiigii noo dhignaa inaan dhaawaaciyoo dhagar hyga filan waahwaaah😊😊😊😊😊 alla ileehee sooo maacaan yaqqqq noolaadaa 😍😍😍😍😍↩↪🆘🆘🆒🔝💎💐

  • @munaaxmed6293
    @munaaxmed6293 8 ปีที่แล้ว +6

    wooooow dhex yrey hadaba ku jecliyaa dalmar yre nolow bro

  • @Amal-Qurux-Ina-Ahmed
    @Amal-Qurux-Ina-Ahmed 5 ปีที่แล้ว +9

    Xasuus still watching 2020❤️👈

  • @farduzhasan4067
    @farduzhasan4067 7 ปีที่แล้ว +4

    Quruxley masha Allah Hawo dagan, farhiya fiska uektahay

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah best song mab si dhagesan way iga gadan tahy

  • @ayaanluckyayaanladan1698
    @ayaanluckyayaanladan1698 7 ปีที่แล้ว +2

    wwwwww wanku heystaa heestaan wey iga gadan thy dalmar aqyaar nolow intay nololi jirto

  • @munamu668
    @munamu668 8 ปีที่แล้ว +4

    axdi noodhigna inan dhawaciyo dhagar heyga filan😍😍nice

  • @hodan67890
    @hodan67890 8 ปีที่แล้ว +18

    aniguba dhabti dhabti kuma dhigi karoo dhankad iga jirtaan dharaar iyo habeen sii dhuganayaa

    • @wardaxuseen4483
      @wardaxuseen4483 7 ปีที่แล้ว +1

      Dalmar Akhyaar marun kujelha yaaa

  • @deeeqoxaaji0084
    @deeeqoxaaji0084 7 ปีที่แล้ว +5

    wa labo kala dhicin Cod iyo deganan masha allah alow idin dhowar o haydin kala dhatalin

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 ปีที่แล้ว +5

    waa hees cajib codka hawa degan iyo dalmar akhyaar..laxanka iyo musiga wa cesh cala. ... fananinta qaranka somaliyeed

  • @ArsenalYare
    @ArsenalYare 8 ปีที่แล้ว +16

    Xawo abayo mcn thanks Dalmar akhiyaar bro 2diina wad shidan tihiin axsan hees

  • @hilaalbinelhemudy6302
    @hilaalbinelhemudy6302 5 ปีที่แล้ว +5

    2019 still watching wlhi so nice 😘😘

  • @mrosman5310
    @mrosman5310 7 ปีที่แล้ว +1

    Ubax dayr dhashiyo sidii dheemankii dhalaal badanidaa waaw axsan hees 👉💞💝💔💘💖💗

  • @mohamedcadoowcali402
    @mohamedcadoowcali402 8 ปีที่แล้ว +6

    dhaxyarey dhaxyareey ,
    dhaxyareey hadaba
    dhinacaaga yay ka iman dhaLiiL .
    axsan heees tan waa la qaadan karaaaa!!!!

  • @abdirahmanwarsame5736
    @abdirahmanwarsame5736 8 ปีที่แล้ว +2

    waaw nice song walhi cod ayaaa kudhamaday labadan qof hees tanaa lagaa dhahaa...

  • @ifraahshiiqaal5286
    @ifraahshiiqaal5286 7 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah amarkiis wiilka markuu dhoola cadaynaa ayn kahelay +codkiisa Mcn

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว +12

    dalmar akhiyaar iyo xawa dagan best song wa isku so baxeysiin nice 2

    • @shirazarmy-forever9211
      @shirazarmy-forever9211 7 ปีที่แล้ว

      Dalmar Akhyaar wooow really waad shidantihiin long lyf guyz

    • @liibaanalcadala8033
      @liibaanalcadala8033 7 ปีที่แล้ว

      Dalmar Akhyaar wll dalmar kii runta ahaa miya mase waa copy

    • @liibaanalcadala8033
      @liibaanalcadala8033 7 ปีที่แล้ว +1

      Dalmar Akhyaar wll dad waxa jira magaca iska soo qorta marka hadii aad tahay kii runtaa nooso badi heesaha runtii wanku taageera anagu

  • @XamzewillPoqortoyow
    @XamzewillPoqortoyow 3 หลายเดือนก่อน

    2017 ban bageysin jire jclkeygi❤ iku hore ban udirii jiree hna 4 carur. Beledaht

  • @mohamedjoseph2027
    @mohamedjoseph2027 8 ปีที่แล้ว +4

    nin culus sxb sre fanankena wd ka wadata

    • @amalmohamed661
      @amalmohamed661 8 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️wwwwwww good song

  • @qadraaxmadsandhere2511
    @qadraaxmadsandhere2511 4 ปีที่แล้ว

    Dhalenteed cidlaa cidlaa gaama dhaadhicinee anigoon dhib iyo kula qeybsan neef allow aanan dhiman axdi noo dhignaa inaa dhaawaciyo dhagar hayga filan allow suheyb cade calafkeyga kadhig🤲🤲🤲🤲

  • @queennihaal3718
    @queennihaal3718 8 ปีที่แล้ว +6

    saaasa raba ani warkasa i maraya dalmar keyga caashaqa wan jclhy heeesahaga noo soo badi

    • @omarmohamedmoalim5182
      @omarmohamedmoalim5182 8 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhhhhhh queen waxaa xaqiiqo ah inuu jaceyl ku haayo hadaa heesa dalmar akhyaar jeceshahay aniga cml

    • @khadardalmar5676
      @khadardalmar5676 8 ปีที่แล้ว +1

      Queen Nihaal lkn reer muqdisho kh da way ku adagtahay miyaa hada waa dalmar akhyaar reer muqdisho waxay dhahayaan dalmar aqyaar meeshu q maaha waa kh sidee cml

    • @duceysanemohamed7559
      @duceysanemohamed7559 7 ปีที่แล้ว

      Queen Nihaal Ahahah taageero qaas ah ayaan u ahay maad taagan tahay

    • @hidayomuhudin845
      @hidayomuhudin845 7 ปีที่แล้ว

      haal

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 7 ปีที่แล้ว +3

    my fananad aan ku faano ala cod macaani aax ish calaa fanand ii nolow quruxey 😍#XaawoDagan

  • @shankaroonmaxamed7499
    @shankaroonmaxamed7499 7 ปีที่แล้ว +2

    wwww xawo dagan dalmar Akhyaar waa isku ficntihiin nice song nin culus

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 ปีที่แล้ว +32

    Dalmar Akhiyaar Xaawo dagan waa inaan Casuumad u sameyaa insha allah Somaliya hadaa imaado

    • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
      @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ibrahim Wan kugu daraya casumada 😀😁😃😁😀😆

    • @queencalwiyah135
      @queencalwiyah135 7 ปีที่แล้ว +2

      Dalmar Akhyaar salan sare al fanan qaaliya aanba ka dalin dhagaysigiisa

    • @welcometomychennelahmed1158
      @welcometomychennelahmed1158 7 ปีที่แล้ว

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadk

    • @abdimahamed8828
      @abdimahamed8828 7 ปีที่แล้ว

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga

    • @tichibaibeh114
      @tichibaibeh114 7 ปีที่แล้ว +1

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga Ilaa Hada Masosocotaa weli ?

  • @safiyocabdulahinoorxasan4692
    @safiyocabdulahinoorxasan4692 8 ปีที่แล้ว +1

    xawo dagan iyo dalmar aqayar labada fanan oo muqdisho igu jecelahay ahana saxibdey qaska ah guuleysta

  • @maishahaji4892
    @maishahaji4892 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaw masha allah wan kahelay heestan mcn

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 ปีที่แล้ว +9

    waaaaaaaw caadi mahan waaaaaaaw wan kahelay nice song

  • @deeqburhaan8852
    @deeqburhaan8852 8 ปีที่แล้ว +3

    angu ba dhapti
    dhapti dhankad iga jirta dharar haben si dhuganaya alle hes iyo bar

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 7 ปีที่แล้ว +2

    xaawo Dagan hada arki laha halmar lee aroos weeydiinsan lahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 ปีที่แล้ว

    ma sha Allah i love this 2artest song wa hees talantaalis oo inaba caadi ahayn Xaawo quruxlay il xu kuma eegto Allahuma yaxfadakum اللهم یحفظکم Allahum amin

  • @galgaduudboy3131
    @galgaduudboy3131 6 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah hees hore ahaa hesihii hore hala socosbonsiiyo

  • @mahadcabdulaahihassanmaxam5407
    @mahadcabdulaahihassanmaxam5407 8 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwww masha alllh quruxleyda reeer mudsaho

  • @ayangacal1ayaanitamacanita586
    @ayangacal1ayaanitamacanita586 7 ปีที่แล้ว +3

    waw nice song dalmar aqyaar kama dalo hesahaga

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 8 ปีที่แล้ว +4

    😍😍😍😍😍Woooooooow 👌👌 nyc 1 Xaawo & Dalmar

    • @ibracadecali9806
      @ibracadecali9806 8 ปีที่แล้ว +2

      maash alh dalmar iyoxaawoo noolaada

  • @yartaj6087
    @yartaj6087 8 ปีที่แล้ว +3

    Talantaali an inaba caadi ahayn 😍👌

  • @abassyareustaadka5473
    @abassyareustaadka5473 8 ปีที่แล้ว +5

    hees talantaali ah midaan ugu jeclaaday fankan casriga ah waa tan

  • @ffardosamusexasan8006
    @ffardosamusexasan8006 8 ปีที่แล้ว +4

    xaawa dagan miss you yaaqee xidigaha geeska waan ku faanaaa

  • @ZamuShale
    @ZamuShale 2 หลายเดือนก่อน

    Hestaan ano iskul aqrisanayo dageysani jire telrfonka wallashey walibo walasheyda aad udageysan jirte❤❤

  • @husseinmohamedkahia2998
    @husseinmohamedkahia2998 8 ปีที่แล้ว +17

    yaaa hada ila dawanaayaaa hestaaan

  • @fadumocabdirisaq9578
    @fadumocabdirisaq9578 8 ปีที่แล้ว +5

    waaaaw dhan kastaba adey nafta kula dhacdo waxa tahay dhameys

  • @suhelyare837
    @suhelyare837 8 ปีที่แล้ว +8

    axsan cod xawo dagan iyo dalmar aqyaar best song ii noolaada

    • @suhelyare837
      @suhelyare837 7 ปีที่แล้ว

      U welcome my fanaan igu qaali ah tageero buuxdo baan kuu ah ii noolow fanan diyaarsan👏👏👏

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 6 ปีที่แล้ว +2

    beautiful
    two great artist.
    GOD BLESS YOU

  • @yurubaanibishaar6198
    @yurubaanibishaar6198 8 ปีที่แล้ว +2

    Www nice one 😍

  • @mohamedabdijama418
    @mohamedabdijama418 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw inaba caadi maaha....❤❤❤

  • @saynabxaji7246
    @saynabxaji7246 7 ปีที่แล้ว +1

    aktionka idiley walee wiilku caadimahan😍

  • @xilkasxaaji7974
    @xilkasxaaji7974 8 ปีที่แล้ว +2

    wah wah is cala hees ♥♥♥♥

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 8 ปีที่แล้ว +4

    ma maqal midan idin la dhaho aqyarey codka alle ha idiin deesto

  • @iidleahmed1302
    @iidleahmed1302 8 ปีที่แล้ว +2

    nice vidio wale romatic lobogay

  • @aadannorxasan8392
    @aadannorxasan8392 7 ปีที่แล้ว +2

    Xaawo dagan iigeeeeya

  • @amaddeyowsports8665
    @amaddeyowsports8665 8 ปีที่แล้ว +1

    kabax walaahi waa laba cod macaan dee

  • @ifrahsaidmusa1136
    @ifrahsaidmusa1136 8 ปีที่แล้ว +1

    dalmar iyo xaawo. waaaaaaaw. masha allaaah. codkiina allah idin barakeyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 8 ปีที่แล้ว +6

    waaaaw hees aan cadi ahayn 😍💕💞👌👌👌👏👏

  • @adelimaam7531
    @adelimaam7531 8 ปีที่แล้ว +2

    keep going bro 👣👣👣👣

  • @beerluulahasan5868
    @beerluulahasan5868 8 ปีที่แล้ว +3

    heestan waan ku heestaa 😍 😍 😍 👌👌👌👌👍👍👍👏👏👏

  • @aminhawiya4099
    @aminhawiya4099 8 ปีที่แล้ว

    waw xaawadegan wayheeso mcaanyahay axdinoo dhignaa inaan dhaawaciyo dhagar hayga filan taangis

  • @mohajako3509
    @mohajako3509 7 ปีที่แล้ว

    Ma favourite song wlh mar walbo ina kuso cesh ceshto jeclahay Long live sxp sare dalmar akhiyaar iyo xawo dagan

  • @ffardosamusexasan8006
    @ffardosamusexasan8006 8 ปีที่แล้ว +1

    iska daaya colaada isku duub naada fanaaninta soo maaliyedeey kor ALLAHA idinka yeelo

  • @Iqruudsh
    @Iqruudsh 8 ปีที่แล้ว +3

    idin jecliyaaa ❤

  • @socodladan3087
    @socodladan3087 8 ปีที่แล้ว +1

    ubadaan dhaliyo sidaa tahay dhalaan igu dheerida hees iyo badh iga dheh 👌👌👌👌

    • @fadimoosman9783
      @fadimoosman9783 7 ปีที่แล้ว

      Astoraadaaba idishay man shall ahhaa kuwad sedaas is astur waligaa

  • @washidantahayskpy3390
    @washidantahayskpy3390 8 ปีที่แล้ว +4

    heestan wa iga kadantay da best sung

    • @mohamedabdiqadir1589
      @mohamedabdiqadir1589 7 ปีที่แล้ว +1

      xaawo dagan waad shidanthy abaayo iyo dalmar aqyaar

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 4 หลายเดือนก่อน +1

    Who is here 2024 🎉

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 8 ปีที่แล้ว +2

    dhlinyro cod leh oomuul isku drsdy thx

  • @UmaymaAxmed-x3k
    @UmaymaAxmed-x3k 2 หลายเดือนก่อน

    2017 mar arkay ilaa hada waan goobaayay

  • @IkraanAbdi-t2j
    @IkraanAbdi-t2j ปีที่แล้ว

    2017 dhegasan jiray wlle

  • @nimcohassan6941
    @nimcohassan6941 8 ปีที่แล้ว +1

    alaa kaasbaa fanankaa ah

  • @haniali4978
    @haniali4978 7 ปีที่แล้ว

    wiilkan sida maxamd bk ayu hesaha la qiroda wow iga barejey rer hargeysa dalmar aqiyar

  • @sundusvlogs1072
    @sundusvlogs1072 8 ปีที่แล้ว +3

    Ow amazing voice and video

  • @papashaxshaxlowcaaqiljiif6012
    @papashaxshaxlowcaaqiljiif6012 8 ปีที่แล้ว +1

    Ascabey dhmn wan idin slmy
    Sln kadib labadan fanaan miyay isqabaan heestoda wan kuhaystaaye
    Intaa iga jawaba idinkoo mhad san

    • @alimaow95
      @alimaow95 8 ปีที่แล้ว

      Papa Shax Shaxlow Caaqil Jiif k*kkk rbaw ana ka hubo maya maya maya fanaaaanimo bes

    • @xamadaibrahim9276
      @xamadaibrahim9276 8 ปีที่แล้ว

      Papa Shax Shaxlow Caaqil Jiif

  • @aishacabdullahi9811
    @aishacabdullahi9811 ปีที่แล้ว

    Wow hees cajiib ah anjeclahay xawo dagan iyo dalmar

  • @abdiugaas2410
    @abdiugaas2410 3 หลายเดือนก่อน

    Wallhi ano digal Ku jiro Ayan dhageysnaye jirey ad Ayan u jeclhay heestan😢

  • @ayanalihassan6408
    @ayanalihassan6408 4 ปีที่แล้ว

    Dhalanted cidla kama dhadhicin anigoo dhib iyo kula qebsan dheef Allow aan dhiman
    Wawa xasuus illaa hadda

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 7 ปีที่แล้ว +1

    woooooooooooooooooooooooooooooooow best love song ever

  • @nasteexoliibaan8591
    @nasteexoliibaan8591 7 ปีที่แล้ว +1

    Heesta caadi maahan laxan erayo cod iyo jawi intaba looma kala harin dhexyarey hadaba iyo axdi noo dhignaa ha IGA filan daawac akhyar iyo dagan fanaaniin qaaliya full xushmad

  • @adelimaam7531
    @adelimaam7531 8 ปีที่แล้ว +1

    dalmar waa ninka kaliye ee aan heesaha dhalinta muqdisho ka dhageysto best one

    • @marsmasr5140
      @marsmasr5140 5 ปีที่แล้ว

      WAA heesa shidnaa ila xda

  • @mahadyare6945
    @mahadyare6945 8 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maahan heestaan👌🏼👌🏼🙌🏽👍👍

  • @Kaltuumoaxmed-qd8zo
    @Kaltuumoaxmed-qd8zo หลายเดือนก่อน

    2018 Up to now watching 😢😢😢

  • @cumardabjacayl6532
    @cumardabjacayl6532 8 ปีที่แล้ว +2

    caadi maaha walee masha allah

  • @kowsarkaafiso7148
    @kowsarkaafiso7148 ปีที่แล้ว

    Heee iga dheh 😍😘

  • @iqrafarxaan8291
    @iqrafarxaan8291 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wan ka helay

  • @Haadi-Budul
    @Haadi-Budul 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanadu gabadhan heeso badan ha usameeyaan cod aan caadi ahayn bay leedahaye

  • @sulehajji1706
    @sulehajji1706 7 ปีที่แล้ว +4

    mashaallah good song I like it

  • @landuunlove9084
    @landuunlove9084 8 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww 😍😍😍😍❤️

  • @fatxituryare2756
    @fatxituryare2756 2 ปีที่แล้ว

    2022/6/5 yaa ila daawanooya👍😂

  • @dalmaraxmeddalmardaacad6020
    @dalmaraxmeddalmardaacad6020 7 ปีที่แล้ว

    xaawo dagan wlhi caadi ma aha horta gabdhaha muqdisho ilove all
    wlhi way qurux badan yihiin gabdhaha muqdisho so hargaysa and boromo boqortooyo salaan sare ilove all somalia
    somaliya somaalibaa leh so alle cadowga iyo alshabaab hanaga qabto

  • @wllisack
    @wllisack 3 หลายเดือนก่อน +1

    Still watching 11/9/2024😂

    • @MohamudAbdikadirHanshi
      @MohamudAbdikadirHanshi 3 หลายเดือนก่อน

      Kaligaa maaaha awoowe 😂😂😂😂😂

    • @Miskimaxamudindho-xt6zw
      @Miskimaxamudindho-xt6zw 2 หลายเดือนก่อน

      13 9 2024😂😂😂😂

    • @wllisack
      @wllisack 2 หลายเดือนก่อน

      @@MohamudAbdikadirHanshi oo cadaaa😂🤣

    • @wllisack
      @wllisack 2 หลายเดือนก่อน

      @@Miskimaxamudindho-xt6zw oo ma iiga sii dambeysay😂🤣😅

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 ปีที่แล้ว +1

    what a beautiful song. god bless you

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 8 ปีที่แล้ว +1

    "DHAGAR" murtida heestu sidaas ma'aha. Lamaane isjecel oo is ammanay kubalamayana inay Axdigooda sii adkeeyaan bay heestu kusaabsan tagay. at least waxaad Tira aydaan. "DHAGAR HAYGA FILAN"

    • @saaidentertainment4879
      @saaidentertainment4879 8 ปีที่แล้ว

      Fanka iyo suugaanta macnahaaga mxawaaye heeestaba qaldan?

    • @alimaow95
      @alimaow95 8 ปีที่แล้ว

      Samir Adde sxp abwaanka sameyay moogtahay runtiiii maba jirto hees maanta sidaano kle talan taali ah loo.qaado wlh murtida ku jirtaaa iyo lxnkaa talantaaligaa ah inaan maqlo 80mayadii igu danbeysay

  • @naagwaxbadanogboqorad7542
    @naagwaxbadanogboqorad7542 7 ปีที่แล้ว +1

    wow 💞💞👌👍👍💖💛💚💚

  • @miskiugaas1575
    @miskiugaas1575 7 ปีที่แล้ว

    Woooow nice song cadi maahan way itabate

  • @selenajama4927
    @selenajama4927 8 ปีที่แล้ว +9

    👏👏👌🏻❤️👌🏻👌🏻

  • @xasanyusufxasan245
    @xasanyusufxasan245 8 ปีที่แล้ว +3

    waa iga gadan tahay