Barnaamijka Hereri & Perth Australia Geela 31 07 16

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ค. 2016
  • www.universalsomalitv.net

ความคิดเห็น • 211

  • @maxamedxasan9756
    @maxamedxasan9756 4 ปีที่แล้ว +51

    Inta dawanaysa 2020 markay maqlen geela la laynaya like😂😂

  • @Cc-cs9zz
    @Cc-cs9zz 6 ปีที่แล้ว +9

    Geela ustreala waa geeli miinanle ee daraawish dhulbahte lagag daabulay dayaradihii 1919 xasuuqi talex

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Maalinkuu Cabdi salaan hereri muuqaalkan diyaarinayay liibiya ayaan kujiray cajiib 31/07/2016 lkn 20 cisho oa dib waan soo galay yurub oo waan kasoo baxay 20/08/2016 Alx

  • @muminali7696
    @muminali7696 8 ปีที่แล้ว +5

    Waa layaab ustareeliya geela way laynaysaa wadamada qaarna waa xoolaha ugu qaalisan kuwa iyo somalidu kala war la

  • @bobbyhill1085
    @bobbyhill1085 3 ปีที่แล้ว

    Thanks to the afghan people for bringing them ❤️

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 7 ปีที่แล้ว +11

    waar hereri inoo waydii inaa kasoo iibsano geela

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 4 ปีที่แล้ว +4

    Buuryo qab muxuu geel kagaranaya.
    Hadii layga yeelayo sida ninkaasaan Australia ugu dhaqanlahaa geela

  • @Lafweyn
    @Lafweyn 7 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij aad iyo aad u wanaagsan.. Mahadsanid Hereri..

  • @sangeofficial2543
    @sangeofficial2543 7 ปีที่แล้ว +23

    Aakhira niman geel lahayn lama amanayn abwaan c/gahayr

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 6 ปีที่แล้ว

      abdirashid mohamed 😂😂😂😂😂

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk allah yarxamhu cabdi gaheyr

  • @abduldurraan1398
    @abduldurraan1398 7 ปีที่แล้ว +2

    inaa lilaahi wa inaa ilahi rajicuun , cawaan cawaan dhashay weeye walhi geela La xasuuqayo miyaanu xaquuq lahayn
    gaalo hadhow bay ku oran xaquuq baan ilaalinaa

  • @zakihajji4024
    @zakihajji4024 8 ปีที่แล้ว +25

    Wlle ninkan isku dookh ayaa nahay waxaan ku dhashay magaalo dunida waxaan ugu jeclahay dhaqashada geela runtii waana saeesan doona xiro geel Insha Allah

    • @cabdirashiidcige3520
      @cabdirashiidcige3520 5 ปีที่แล้ว

      anigu waxaan leeyahay 80geela uma baahni wax intaa ka badan

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdirashiidcige3520 kuwaa dhaqo oo xananayso adaa nasiib lahee

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad bay iiga cadhaysiisay qaabka ay ula dhaqmeen geela quruxdaas leh Australia cuqdad baan u hayaa.

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah waaya arag hareeri

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ปีที่แล้ว +1

    Hereri, Somali super narrator!

  • @hamsedheere4212
    @hamsedheere4212 6 ปีที่แล้ว +6

    Ciida gale niman geel lahayn waa cirka utuur abwan abid gahayr

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 6 ปีที่แล้ว +8

    Cabdi gahayr haduu joogi laha geelas wu soo dhici lahaa markas bu awaare iyo hargesa keeni lahaa😂😂😂

  • @cabdiafkahorei2578
    @cabdiafkahorei2578 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @daganaxmed7516
    @daganaxmed7516 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah geelaan yaa somalia ugu deeqo

  • @ddm7330
    @ddm7330 7 ปีที่แล้ว +12

    madaxda somalida ee wadankay tagaanba wax ka baryootamaya may dhahaan australia madaama aydan u baahnayn geeela aanu rarano oo somalia ku beerno noo ogolada si dadka geeli ka dhamaaden dib geel loogu abuuro

    • @mukhtaarxaaji3856
      @mukhtaarxaaji3856 2 ปีที่แล้ว

      lacag eyaga uun lasiyo ayey yaqanin haday shacab udaneynayan way so rarari lahayen

  • @ahmediman4670
    @ahmediman4670 2 ปีที่แล้ว

    Asc,
    I enjoy your videos. I would love to meet you if you ever come to Atlanta GA.

  • @ayanhassan9354
    @ayanhassan9354 6 ปีที่แล้ว +1

    Aar yaa geela ii keena wlhi wan jcakahy geela wana leenahay

  • @AROHM11
    @AROHM11 6 ปีที่แล้ว

    Wonderful Program. Well Done Abdisalan!

  • @somaliallowxaqatuss7122
    @somaliallowxaqatuss7122 7 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay waa sad geela la dilayo waxaan ku noolahay perth Austalia mar mar waan soo iibsadaa caanaha

    • @hibaxasan1920
      @hibaxasan1920 4 ปีที่แล้ว

      Warka faideyso

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      War inaaderaw geelaa duur joogta maad xog badan ka keentid oo u dhabo gashid
      Rag Badan baaa isha ku hayee

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 7 ปีที่แล้ว +9

    ooo Ogaden iyo dhulbahante xaage jiray

    • @abdifapogba9237
      @abdifapogba9237 4 ปีที่แล้ว +1

      hussein abdi 😂😂wanakana

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk ogaaden iyo dhulbahante soomali labo reer oo ka geel jecel ma arag...

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      @@dailyxiin
      awoowgiin la gub anoo nin Dhulbahante ah hunguri baa iga soo dhacay ilaa iyo maalinkaan maqlay geel aan cid lahayn baa Australia jooga 😄
      Aaaryaa naga siiya bahalka cakuye

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saacidomar8752 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱𝗲𝗲𝗿 𝗔𝗻𝗯𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻𝘁𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗲𝗲𝗲𝗹𝗮 𝗶𝗻𝗼𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗼𝗻 𝗵𝗮𝗵𝗮𝗵𝗮

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      @@dailyxiin
      May May si kale ma leh indr mcn Bahalkaa inaa ka war doono ma ogiye fadhi iima yaal 😁

  • @samriyezakicade1096
    @samriyezakicade1096 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi aniga manan arkin dhaqanka gela iyo Badiyo lkn wan jeclhy inan dhaqado wana kanaxa dhibkisa

  • @maxamudsandheere6443
    @maxamudsandheere6443 6 ปีที่แล้ว

    waa sheeko cajiib walhy sxb cabdisalan hareeri barnaamij yadaada aad baan u taageere

  • @bilanabdi4223
    @bilanabdi4223 7 ปีที่แล้ว +1

    good question?

  • @qardoyare2290
    @qardoyare2290 4 ปีที่แล้ว +2

    Meeye nimankii dhulbahante ee geela harti liqay

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      Hunguri baaa naga soo dhacay beee geel aan cid lahayn kolkaan maqalnay kuwan iyo Dhulbahante kala war la 😄

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว

    Gaalo yaa geel baray

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 4 ปีที่แล้ว

    C/laan hereri waan ku sugaayey inaad soo duubto sxb miyaanay inaga iibini karayn

  • @ifrahahmed8605
    @ifrahahmed8605 7 ปีที่แล้ว +3

    Somali qaxootida ku ah Australia waxay ahayd in ay geela somalia u soo dhoofiyaan waayo waa hanti aan cidina layn

  • @adnaanawilhashi5126
    @adnaanawilhashi5126 7 ปีที่แล้ว

    waa barnaamij wacan

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

    Geel ku xaraysnaa xerada lagu daawado xayawaanaadka kala duwan magaalada Melbourne oo lagu magacaabo Werribee Zoo, markii tour ka nalagu dhex marinayay baabuurka dalxiisayaashu loogu talagalay qofkii noo ahaa “ tour guide ka “ waxa uu noo sheegay geel halkaa ku xaraysnaa Originally in Somalia laga keenay.

  • @mama-zg9jr
    @mama-zg9jr 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว +1

    Muqaalkaan markuu sokbaxay ayaan dawadey lkn comment si looga bixiyo magaraney 4 years letter 2020 Ayaan commet gareynayaa😂

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว

      Geel jiraad ahayd kkk

  • @abdallaomar6831
    @abdallaomar6831 ปีที่แล้ว

    wow caadi maaha geela waa jeclahay

  • @hdlyrics1014
    @hdlyrics1014 7 ปีที่แล้ว +1

    hh HERERI iyo caano geeel mxa kalahesto masha Alah

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 4 ปีที่แล้ว

    Geeliibaa ba ay Sara kulahaa

  • @lifeisgood2989
    @lifeisgood2989 5 ปีที่แล้ว +1

    wooow

  • @lifeisgood2989
    @lifeisgood2989 5 ปีที่แล้ว +1

    ikaahoow nooga keen geela

  • @xamdiguled3275
    @xamdiguled3275 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa ustarilya joogo maydhaqdann. Oo iskulaayaan😀😀😀

    • @kulmi1
      @kulmi1 5 ปีที่แล้ว

      Xamdi Guled 🤣🤣

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 7 ปีที่แล้ว +3

    Radio-yowga ayaan u shidaa , kkkkkkkkkkkkk

  • @muduhussein9328
    @muduhussein9328 6 ปีที่แล้ว +2

    It's wonderful infact

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 4 ปีที่แล้ว

    *Ax ax alla geelu quruxbadanaa allaw yaa maraakiibnoogagasoorara*

  • @mustafeguleed9545
    @mustafeguleed9545 4 ปีที่แล้ว

    Geela waa hanti qaran isla markaanaa arrinka ugu adag ee ah dilka iyo yaradka waa waxa keli ah ee lagu qaato

  • @farhanhussein7726
    @farhanhussein7726 6 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahad santahay sxb

  • @faraxwarsame2060
    @faraxwarsame2060 6 ปีที่แล้ว

    ruuntii wan u xiisay geeli dhuulkeenii alllahay nabad qab haygu geeyo dhuulkii hoooyooo

  • @drabdirahmanahmed7579
    @drabdirahmanahmed7579 7 ปีที่แล้ว +1

    hereri sxb shaqo wacan wax wacan baad nosoo bandhigtay lkn gelaa dayacan cid haloo diro hhhhhhhh

  • @ahmedhassen7302
    @ahmedhassen7302 4 ปีที่แล้ว +1

    Qiimaha geelka somaalida ayaan taqaano

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 2 ปีที่แล้ว +1

    geel bilaa dhibi ah geel haku sheegin, caana bilaa culay ah caano haku sheegin, awr qooqan oo bilaa doob ah, awr haku sheegin.
    hygiene bay ku sheegene, ma keenaa wasakh ah.
    cabdisalaan hereri suxufi aan ka mahad sheegtay barnaamijyadiisa.

  • @saynabmuse1188
    @saynabmuse1188 7 ปีที่แล้ว +1

    walayab anaguna wan iskulaynaa Somali hadaanahay

  • @caddemuuse3959
    @caddemuuse3959 5 ปีที่แล้ว +3

    mxay geel ka yaqiinaan Cadaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

    War awoowgood la gub may noo ogolaadan inaan soo rarano 😄
    Hunguri gaa iga soo dhacay markaa maqlay geel aan cid lahayn

  • @AhmedAli-ew7fq
    @AhmedAli-ew7fq 4 ปีที่แล้ว +2

    Caanaha geela xamar halkii liitar waxa lagasiiyaa $ 1
    Waana jecelnahay hadaynu nahay soomaalida

  • @hassandhamanalamodi1202
    @hassandhamanalamodi1202 7 ปีที่แล้ว +2

    lkn xamar maxaad u imaadi weysay marax

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 7 ปีที่แล้ว +4

    refugees ga hasiiya kuwan xoolo weeye waxaa iguu daran bakhtiga geela daadsan intaasbabab ugu filan bagtaria yada uusheegayo xayawaaan

  • @zakariyasaki433
    @zakariyasaki433 7 ปีที่แล้ว +1

    xaaaax

  • @sirtanoloshuxoogmaaha1021
    @sirtanoloshuxoogmaaha1021 6 ปีที่แล้ว +1

    Cajib..geel iyo gaallo maxaa kala haysta..

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว

    tolaay lang waa!!!!!

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 7 ปีที่แล้ว +1

    geela baar qabkiisii aawe

  • @ciidlakaqoq6567
    @ciidlakaqoq6567 7 ปีที่แล้ว +1

    Doonta so raaci niyahow

  • @naasirbashiir3246
    @naasirbashiir3246 7 ปีที่แล้ว +5

    somali meeshaa Geel ayaa ku dhaafay oo ku dayacan
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @aaminoxasanxirsi2983
    @aaminoxasanxirsi2983 4 ปีที่แล้ว

    Ay am sore geela lamalaayo ee wala dhaqadaa

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 4 ปีที่แล้ว

    Geel waa geel wixii gooyaana waa geel waa geelii soomalida ingirisku kaqaaday ee uu maraakiibta saaray

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว +10

    kuwaas geela laynaya iyo somali kala warla

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 ปีที่แล้ว

    This is big chance to catch easily a camel without money

  • @somalihankool5807
    @somalihankool5807 7 ปีที่แล้ว

    nasib xumaa wa wadanka adunka ugubadan gela litarka canahana waa $25

  • @Mohamud717
    @Mohamud717 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan geel jire caadiyuu noqday

  • @muminali7696
    @muminali7696 8 ปีที่แล้ว

    markab aduunyadu uyahay macalinaw geeluye somali iyo geelu Way isku dheer yihiin

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 4 ปีที่แล้ว +4

    The camel is very good we want to be like him

    • @smallboy86
      @smallboy86 4 ปีที่แล้ว

      When you to be like him who's you gonna be married

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 6 ปีที่แล้ว +3

    wariye dhan o wadankena kaso qaadayo horn of africa kawaran? somalia mu iska dhoho ama somali territories xita

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 6 ปีที่แล้ว

    لاحول ولا قوة الا بالله way lasyeen geelii anagana qiimo badan buu kaleeyahay dhulkeena

  • @makalinfilm3649
    @makalinfilm3649 6 ปีที่แล้ว

    Meshaan aniyaa imanayo geela dartiis sxb wariyaha

  • @leeaabo3005
    @leeaabo3005 7 ปีที่แล้ว +2

    dhulku ad iyo ad ayu somalia ugu eg yahay xata dhirtu wa is ku mid

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 7 ปีที่แล้ว +2

    War Awowgii Lagubka Yaa Intuu 5Tareeso Ah Ku Dhufto Subax Kadareersada Geela Eey Silciyeen!! Oo Qarijiqod Iyo Gabicas Geesta!!

    • @jamaljamacalisoomaalilande2220
      @jamaljamacalisoomaalilande2220 7 ปีที่แล้ว

      Sayid Nuur aad ogaadeeniya geysidee😂😂😂😂

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 7 ปีที่แล้ว

      +dhal mujaahid mujahid ar haa sxbow koley Idinkaa nagusoo xigee Geelii Aan Isku Laynjiray Halkan Buu kuba'ay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rooble14
    @rooble14 8 ปีที่แล้ว

    Hareri saaxiib meesha geelii soomaaalidu isku layn jirtaaa Ku dayr dhalay!

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa mrka eey yaryiihne ayey fcnyihine hdey xadka kabaxaan bis waye👀👀

  • @abdirahmansalah7699
    @abdirahmansalah7699 7 ปีที่แล้ว

    heestan waxa iska le ala haw naxariste cabdalle sagsaag oo rer sanaag ah

  • @faysaliman3213
    @faysaliman3213 2 ปีที่แล้ว

    WAAW HEESTA MAXAMED MOOGE LIIBAAN, ERAYDA CABDI ADEN XAAD (CABDIQAYS)

  • @cabdifataaxindho6433
    @cabdifataaxindho6433 4 ปีที่แล้ว +1

    Geel mashiin lagu maalayo

  • @aichaciisa4131
    @aichaciisa4131 7 ปีที่แล้ว +3

    wallhi if I have money waan oo gurilaha wadankaah san oo dhqdo geel waan kaah naaxay maar kaah laa diilayo

  • @mubarkhussein5952
    @mubarkhussein5952 7 ปีที่แล้ว +2

    tolaayo tolay war nimanku maxay bahalki geel aha bahdilan

  • @user-gd1zx8vn7d
    @user-gd1zx8vn7d 6 ปีที่แล้ว

    Chris waan la shaqeey lahaa

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 6 ปีที่แล้ว

    Australia caaanaha geele ayay inoo dirayaaaaaaa eee caaanaha liidahaa ha la badsado

  • @jamalmohamed9422
    @jamalmohamed9422 6 ปีที่แล้ว

    The one that is

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว

    ala may boqol halaad i siiyaan

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 6 ปีที่แล้ว +1

    waleee waa in Australia u tagaaaa si aan geela u donto

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      Isoo mar niyaw markaad soo guranayso

  • @shukribashir1482
    @shukribashir1482 4 ปีที่แล้ว

    Hano keennaan geela

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 ปีที่แล้ว

    Does Chris knows that the camel farmers are not happy until the herd reaches 100 animal? If yes, will that be confirmed by the scientific record he is making in measuring their products against their consumptions?

  • @muqtarali8453
    @muqtarali8453 7 ปีที่แล้ว

    kkk usheeg halka uu kadhaqaayo naasaha geela marka hore nirgaha hajaqaan ama hanuugaan iyagaa nadiifinaayo bakteeriyada iyo wasaqda uu sheegaayo iyagaa kanadiifinaayo..kkkkkk geelaan baadi waaye qofkii dhaqan lahaay lamajoogo..

  • @dugsigakhadiijaonline420
    @dugsigakhadiijaonline420 2 ปีที่แล้ว

    Nirgihii mee

  • @mohamedabdirahmaan7944
    @mohamedabdirahmaan7944 6 ปีที่แล้ว +2

    War ogaadeenkii cawlyahanka ahaa ee geela u dhiman jirey ayaa halkan tusa.

    • @hilalhakar3790
      @hilalhakar3790 6 ปีที่แล้ว

      mohamed abdirahmaan saxibw hada aadi rabnaa

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      iyo DHULBAHANTE 😆

  • @haloworld953
    @haloworld953 5 ปีที่แล้ว +1

    والله أنك تبطي ولا تفهمها
    بس لا تجور عليها وتظلمها
    حرة سلوك العابرة نظمها
    رعد البروق العذبة مزنها

  • @marcadaaxmed5690
    @marcadaaxmed5690 4 ปีที่แล้ว

    Hareri adeer geela Somali ubaahan dowlada laso hadla

  • @balballeiti
    @balballeiti 5 ปีที่แล้ว +1

    Well done Chris, the camel is not the only lucky ones but you are too if you drink 2 L a day you will stay healthier for the rest of your life for sure. I thank Hereri for his efforts.

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay inaan comment bixiyey intaanan wada dhegaysan cabdisalaan hadalkiisa waa boqolka halaade.

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 4 ปีที่แล้ว

    Geel Somalia iyo soomalind halkeeno

  • @jaylinsomali
    @jaylinsomali 7 ปีที่แล้ว

    The reporter didn't put clothes on lol lol

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 5 ปีที่แล้ว

    Nasiib baan u yeeshay in aan dalxiis u tago xerada Calamunda Camel farm, Western,Australia.

  • @fivebrothers5538
    @fivebrothers5538 4 ปีที่แล้ว +1

    Halkan ka niyayso 😂