Hereri iyo Darawalka Baabuurta Xamuulka Truck maxaa kala qabsaday Safarka ay galeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hereri iyo Darawalka Baabuurta Xamuulka maxaa kala qabsaday Safarka ay galeen

ความคิดเห็น • 548

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 5 ปีที่แล้ว +479

    anigoo gabadh qaba oo 2 caruura ay ii dhashay shaqo fiicana ka shaqeeya minneapolis degen bay igala dhamaan wayday truck fuul lacag baa laga dhergee waan fuulay markaan 2 bilood maqnaado baan usbuuc gurigii la joogaa markan arkay in sidani adag tahay baan magaalo nashville la yiraahdo gabadh kale ku guursaday anigoo mudo maqan baan minyaradii ku so ag qabtay gurigii markaan galay mise minwyntii iyo caruurteedii baa dhex fadhiya adigu buuq igu kac lkn waan kala dejiyay waxaana ku eedeeyay inay iyadu ii guurisay gabadhan danbe truck i saartay hada midina 4 bay dhashay midna 3 maanshallah

    • @abdiali6984
      @abdiali6984 5 ปีที่แล้ว +8

      Ali Hassan masha alah

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 5 ปีที่แล้ว +7

      Legend baad thy ugaas

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +17

      Fariid Culeys kii ayaad Badsatey.Waase Caado Rag.
      KKK

    • @Axmad50
      @Axmad50 5 ปีที่แล้ว +2

      Ali Hassan laba xiniinyood iga dheh rageedi

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +6

      @@Axmad50 Haweenka lagama Cabsado Ilaa kuma Qaniinayaan oo Ilko Malaha.

  • @wizzmoses6675
    @wizzmoses6675 4 ปีที่แล้ว +63

    Runtii waa shaqo lacag leh ,lkn maaha shaqo lagu hamiyo
    Aduunku wuu wayn yahay waxbarta ,reerihiina Dhaqda , Halabuur yeesha , Diinta fidiya , Wadankiina Wax u tara ... Kaliya Truck haku koobinina.

  • @lilmninkaligitashtay7676
    @lilmninkaligitashtay7676 5 ปีที่แล้ว +121

    Shaqadan abehey aya ka shaqeya ilahey waxan uga barya in uu illahey heer fcn ka garsiyo aamin yaa rabi ☹️🔥🔥

    • @jaamacjeelaani1745
      @jaamacjeelaani1745 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin aaamiin aaamiin inshaaa Allah

    • @1shaarkeygaming919
      @1shaarkeygaming919 5 ปีที่แล้ว +7

      Adigana wax baro wllky saad aabahaa bari u fadhiisasid oo kugu nasto🙏🙏

    • @maahirsharif2354
      @maahirsharif2354 5 ปีที่แล้ว

      Aamin wll

    • @osmanfaraxsane9718
      @osmanfaraxsane9718 5 ปีที่แล้ว

      abahaa cibaadeso kudheh
      aduunyo la buriyo janno laguma galee

    • @youngck5996
      @youngck5996 4 ปีที่แล้ว

      Ameen bro cade

  • @fadumaali3385
    @fadumaali3385 5 ปีที่แล้ว +52

    Waa will firfircoon mashaallah ilahow xoogaaga kuu barakeey. Odaygeygaa wadi jirey, cauur baadan baa alle na siiyey marka waan ka soo dajiyey. Hada ganacsi baan leenahey oo uu ka shaqeystaa. Waxaan Oran lahaa wiilasha somaaliyeed hanti ka sameysta, mudo cayimana wada sida 5 sano ama 10 sano kadibna iskaaga taga. Caruurtu markey teenage noqoto aaba ka warqaba ayey u baahan yihiin.

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +2

      Good Idea alle Hakuu barakeeyo reerkaaga

    • @caaqilka3712
      @caaqilka3712 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa talo

  • @issaadan323
    @issaadan323 5 ปีที่แล้ว +55

    Truck driver waa shaqo ficaan aniga ba wxaan ka shaqeya East African gudaheda, From Mombasa Kenya To Kampala Uganda, Kigali Rwanda, Kisangani Congo, Juba South Sudan.and Lusaka Zambia.

  • @dersohnvonpiraten2267
    @dersohnvonpiraten2267 5 ปีที่แล้ว +15

    Siciid waa nin dhalinyaro ah Oo firfircoon Oo weji furan bulshaawina ah, Allah haku barakeeyo walaaal

  • @asmrtriggered2777
    @asmrtriggered2777 5 ปีที่แล้ว +28

    Afar maalin safar dheer maahan balse trucking businesses is high demand and profitable in America and Europe. Isbuuc ayaaba shaqeekartaa 6000 ilaa 8000 dollar hadii aad qaado safar lacagbadan

  • @abdullahiomar8044
    @abdullahiomar8044 5 ปีที่แล้ว +54

    Truck ayaan kaxeeya aniga hada lkn malihi in aan ibsado ayaan ku han waynahay Insha Allah

    • @farsamoyaqan8676
      @farsamoyaqan8676 5 ปีที่แล้ว +2

      Inshalh wll waad ipsan doontaa iiga wara. Meeqa ayuu helaa darwalka mishaar ahan bishi

    • @asiaallabari8554
      @asiaallabari8554 5 ปีที่แล้ว

      Insha Allah

    • @shuriyemhd4644
      @shuriyemhd4644 5 ปีที่แล้ว +1

      I.a ilahy haku fufudeyo wall

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan kuu Rajaynayaa inaad manta mid aad LedaHy wadatid wll Good Luck

    • @amiinoahmed6297
      @amiinoahmed6297 2 ปีที่แล้ว

      Nubaerkaga iso qor

  • @y2jthediscoboy872
    @y2jthediscoboy872 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxan ka sii jeclahay inaan daawado dhalinyarada Somalia joogto oo ka shaqeysata dalka canshurta dalka bixinayaa walhi I love that ....

  • @rashiid187
    @rashiid187 5 ปีที่แล้ว +28

    WELL done brother Siciid we are proud of you. Let's invest our kids now and educate them.

  • @alimahad6497
    @alimahad6497 5 ปีที่แล้ว +32

    Mashallah may allah protect his job n his health🇸🇴

  • @ahmeddakane5232
    @ahmeddakane5232 5 ปีที่แล้ว +24

    Atlanta Georgia aniga aya kunol everything is good Alhamdulillah.

    • @fathuma3573
      @fathuma3573 2 ปีที่แล้ว

      Indr ii kaxee hhh

  • @haashimahmed3523
    @haashimahmed3523 2 หลายเดือนก่อน +2

    Said2nin ahaa from tiktok😮 legend waye yarkan wlh xarfaan eh

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว +2

    Mar hadad hes jacashy iyo music waxas dhan waxbo ma ahan waxa ku ficned Inad qur’aanka dagesato oo Alah ku mahadcaliso mida kale saladaha qofka gawaridas wado ma tukan karo wayo waqti uma hayo Marka sacid dibkesa wa jes iyo salad laan Subxanalah

  • @farsadtv8910
    @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว +21

    Waa shaqada ugu lacagta badan Maraykan ee xoogsi ah laakiin waa adagtahay waxaad noqonaysaa dibed joog sidoo kale waa halis oo wadada ayaad saarantahay maalin kasta .

  • @abdilahiadam3142
    @abdilahiadam3142 5 ปีที่แล้ว +12

    Iisoo duceeya asxaabeey waxaan rabaa inaan America tago ka xeeyan gawaadhidaa insha allaah

  • @mohamedhassanadour4557
    @mohamedhassanadour4557 2 ปีที่แล้ว +21

    I like this men, he gives a wondenful motivation and he sing in the best way . All my respect to you brother

    • @ilyas8014
      @ilyas8014 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad soomaali ugu woriweydey

    • @mohamedhassanadour4557
      @mohamedhassanadour4557 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ilyas8014 sorry brother, i can't write somali But i can speak i am from Djibouti

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 5 ปีที่แล้ว +12

    Waan ka helay legend hore usoco ku dayasho baad mutaysatee
    Anana kugu faanaa from Hargeysa

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 ปีที่แล้ว +14

    waa shaqada had igu fiican maraykan wayo qof waliba xoriyad buudareemayaa markaad doonan waynasanayan markay doonan way soconayaan cunsiriyaduna meel waliba wayladay

  • @hamzicklahm761
    @hamzicklahm761 5 ปีที่แล้ว +8

    Dhabtii wiil aan aad iskugu qali nahy ayaah aad u jecel shaqadan alle shp insha allh ha ku gaadhsiyoh 🥀🤟🏽

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 ปีที่แล้ว +16

    Truck driver job is not really easy job you must be ready and strong otherwise you wouldn't handle it sometime you would not get parking spot specially the new ELD law for truckers.you sleep on HWY off ram or public shopping center which is not safe place to sleep that is the situation of truck drivers..

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 5 ปีที่แล้ว +13

    Shaqadaan waa surviver job waa lacag ficaan lakiin waa in healthy job macaan digkaar waa touch job

    • @anisakhadar2601
      @anisakhadar2601 2 ปีที่แล้ว

      Waxnrabaa inan kuraaco an rabaakagalo safar galayaaa

  • @Puntland_official
    @Puntland_official 2 ปีที่แล้ว +7

    Saciid waan ku salamay aniga waxaan joogaa south africa and my dream this job you doing isha allah am on my way to brazil next week isha allaah safar salama waxaana rajeenayaa inaan isku arki doo shaqadada hadii aan noolahay

  • @DrSteelerNation
    @DrSteelerNation 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan heesta shimbiryahoow. Waxaan La dhacay weriyaha sida uu u doortay heestaan oo uu ku matalay darawalka shimbir. Waa eroyo ku haboon. Oo heesata leedahay, “dal yaqaan ma tahayoo, dagmadii fogaatiyo. Meeshii laguu diro dowgeed ma garataa.” Awesome! Great episode. Marsha Allaah. May Allaah love our people. With His love, you will never be disappointed in dunya wal aakhirah.

  • @boodhari1912
    @boodhari1912 5 ปีที่แล้ว +19

    Somalidu mashquul badanaa bal maxaa ka galay koofidiisa sow isaga ma jeclaan inuu xirto adna taad jeceshahay xiro bro good job 👍

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 5 ปีที่แล้ว +24

    Abdisalan alle ha ku sharfo warbixin noga soo diyari CANADA
    Waxbadan Ayan ka faidnay

  • @ceydidabdi8346
    @ceydidabdi8346 5 ปีที่แล้ว +55

    Shaqadan wadadeda Ayn haya ilahow iso fudude

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 ปีที่แล้ว +8

    Shaqeesta Cadowgiina Ilaahay ga qabto meel iyo waa aad joogtaanba
    by Calgary Canada

  • @masale
    @masale 2 ปีที่แล้ว +8

    This is amazing content and the interviewee was insightful and very entertaining.
    I've heard a lot of the US bases Somali community and getting into the truck business. I love my people, everywhere they go they make a name for themselves. May Allah bless this man's risq and others like him.

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 ปีที่แล้ว +110

    Hhh. he look Like Jamaican 😁😁

    • @Danwade7979
      @Danwade7979 5 ปีที่แล้ว +7

      Meesha uu kayimid ayaan aqaanaa Gaawiido waa Gedo

    • @millennialpopculture669
      @millennialpopculture669 5 ปีที่แล้ว +5

      Columbus, Ohio waxaa dega u badan waa mareexaan. Minnesotana waa deegaan majeerteen

    • @ismailjama8293
      @ismailjama8293 5 ปีที่แล้ว +7

      4x4 5x5 gaawiido waa nin reer gaalkacyood ah waa cumar maxamuud reer cabdile ninkan waxaa la dhahaa siciid dheere ama siciid rasta waa reer columbus ohio west columbus waa reer maxamud iskugu lakin hooyadiis baa ah ina gaawiido marka gaawiido waa awoowgiis

    • @hanadeen
      @hanadeen 5 ปีที่แล้ว +2

      He is a Somalia Jamaican

    • @ishaakismail8874
      @ishaakismail8874 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂so true

  • @footballtrends4261
    @footballtrends4261 5 ปีที่แล้ว +7

    mahssanid wll... MashaAllah ninkan Gariga wado allah barakeeyo.

  • @abdiwalifarah757
    @abdiwalifarah757 5 ปีที่แล้ว +23

    Inshallh mustaqbalka ayaan kudhexgaraacayaa maraykanka iidaa adigu

  • @warsameapdullahi874
    @warsameapdullahi874 5 ปีที่แล้ว +14

    (Shaqada ceeb mahan haday xalaal tahay_ Inkasto shaqo tahay hadana kla fiican shaqada laftirkeda 2 two weeks gurigada banan joog ka ahow waa hard work, lkn bro aduunkan lacag & qurux yanla fiirsan ilmahaga dayaca iyo masuliyada abanimo ha iloobin gabo gabo " shaqa sharaf leh '..

  • @ismailjama8293
    @ismailjama8293 5 ปีที่แล้ว +16

    siciid dheere waan salaamay lakin hareri been baad u sheektay 2007 truck maad wadin 2012 baa kugu horaysay tankale magacaan gaawiido sawtii laguyidhi iska dhig lol kafatan waan salaamay suldaanka reer maxamuud

    • @oceanseagle7415
      @oceanseagle7415 2 ปีที่แล้ว

      Gaawiido soo awoowgiis maaha hooyadii aabeheed yaa u diidi kara

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah ilahay hakugu xafido walaal

  • @footballskills4395
    @footballskills4395 5 ปีที่แล้ว +15

    wiilkan waa nin qaali ah

  • @Khaatumo411
    @Khaatumo411 5 ปีที่แล้ว +21

    Mareexaanka Ohio iyo Portland Oregon ayaa ugu badan truck drivers waa $150,000 sanadki

    • @farsadtv8910
      @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว

      Keyse iKapa 1992dii Somali oo dhan baa mareexaaan kusoo dhoofi jiray abtoow ee saas ula soco 😂😂😂😂😂

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 5 ปีที่แล้ว +1

      Farsad TV anigana 2006 kii Hawiye ku soo baxay 😆

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 ปีที่แล้ว +2

      Marehan iyo Hawiye waa walaalo

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye iyo Marehan have lacag badan

    • @mohamedhsnmohayare1881
      @mohamedhsnmohayare1881 5 ปีที่แล้ว +3

      Keyse iKapa sxb aniga marexan ah waa karti aan Somali dheer nahay track ga iyo ad adeyg

  • @nasiibabdi1678
    @nasiibabdi1678 5 ปีที่แล้ว +22

    Waa gaadhigi aan rajenaya in aan ka xeeyo maalin dhow

  • @abdikanikhalif498
    @abdikanikhalif498 5 ปีที่แล้ว +11

    War gaariga iga nadiifi wasaq badnaa gaarigaada

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 5 ปีที่แล้ว +7

    Good job wariye Hereri iyo Siciid.horta cunsuriyadu meel kasta waa ka jirtaa balse marka truck laga hadlayo south ka ayaa ka fiican meelaha kale badankooda,sababtoo ah dadka gobolada south ka degan ee cadaan ka ahi aad ayey u tixgeliyaan truck driver ka xataa iyagoo ujeeda inaad qof madow tahay sida;inay kusiiyaan markaad laynka bedelaneysid ee traffic gu bad an yahay,tilmaanta iwm.koley anigu waxaan aad uga yaabey California oo moodo in sigaara loogala balamey truckyada kkkk waayo asxaan iska daaye ogaan bay kuugu cidhiidhyayaan wadooyinka weliba meelaha ugu traffic ga badan Los Angeles iyo agagaarkeeda.

    • @rashkageelday9502
      @rashkageelday9502 2 ปีที่แล้ว

      Sxb gobalka california maxay somalifa ogu yaryihin muxu oga duwanyahy gobalka minnesota

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rashkageelday9502 ; Asc, bro waxaan xasuustaa markaan Mareykan imi 1994 kii in Soomaalida ugu badan ay deganaayeen California gaar ahaa magaalada San Diego ,waxaana ku sii xigay Atlanta,Ga iyo Gobolka Virginia.sababtuna waxay aheyd inay goboladaasi u badnaayeen dadkii hore ee dawladii milaterigu soo diri jirtay ama ardeynimada ku iman jiray oo burburkii ka dib reerahooda sponsor gareeyey iwm.markaa bro sida la ogyahay sanadkii 1992 kii ayaa President kii weynaa barlamaanka ka dalbaday in Somalida qaxooti loo ogolaado weyna ka ogoladeen oo waxaa dad badan la keenay goboladaas California ugu horeysay,balse dhaqaalaha oo xilligaa xumaa waxay Soomaalidu waa intixaane bilaabeen guur guurid iyo sahamin sida meelaha welfare ku wacan oo in badan oo ka mida waxayba galeen Canada,halka kuwo kale oo u badan magaalooyinkaas aan kor ku xusay ay daah fureen Minnesota oo aakhirkiina ayba usoo hayaameen iwm.
      Xagga Kala duwanaanshaha; California waa gobolka ugu dadka badan mareykan,xagga baaxadana waa ka sedexaad,sidoo kale waa kan ugu dhaqaalaha badan ,cimillo ahaana waa kuwa ugu fiican iwm.markaa California danyartu faa,iido badan kama helaan iwm.
      Minnesota waa gobol aan aad u weynayn oo dhaqaale badan leh oo dadka cadaanka ahi u badan yihiin gaar ahaan Scandaneeyinka balse waa mid ka mida kuwa ugu qabow Mareykanka oo sidoo kale madowga mareykankuna kuma badna ama Spanish kuba.Markaa Soomaalida waa soo dhoweeyeen oo guryo iyo welfare ba ka dhergiyeen waana sababta Soomaalidu u degtay oo waxaana u bilaabey kuwii California,Georgia iyo Virginia la keenay,walow 1996-1997 kii ay kusoo butaaceen kuwii Canada galay iyo kuwo isla Canada ka yimi oo sharciga la siiyey iwm.intaasi waa intaan ka ogahay ama lay sheegay iwm.

  • @khalidck8270
    @khalidck8270 5 ปีที่แล้ว +4

    wllky ayaa zhaqad ka zhaaeya AlleH haku guleyoh

  • @nouralideeq2697
    @nouralideeq2697 5 ปีที่แล้ว +4

    nin adag weeye 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 macal abwan heer calami

  • @FaymK
    @FaymK 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc shaqadaan iyo cibaado suuban in leysku helo waa adagtahay.
    Marka walaalaha ha ogaadeen shaqo gurigaaga agtiisa aad ka hesho masaajidkana aad jameecada la tukato ayaa ka kheyrbadan shaqadaan trucks
    Lacagta habayaraato.

  • @BashirTVRadio
    @BashirTVRadio 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah akbar Quran muu dhageesto

  • @Khalid-ux2ev
    @Khalid-ux2ev 5 ปีที่แล้ว +3

    Ragga Qaadkiiba Ka Maqan Hala shaqaysto Ragg wa shaqo Truck driverka wan Jeclahay Lkin Africa Nolosha Truck Layaashu way adagtahay But i will come america isha allah

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +17

    truck waan wadi lahaa lkn xaaskeyga 1 saac inaan ka maqnaado madoonayo 😂😂

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll guur xalaal ah alle haku siiyo nosar subscribe like shere mhdsnd

  • @jimcalemohamed3665
    @jimcalemohamed3665 5 ปีที่แล้ว +8

    Waaa wiil aad u firfircon kanyari

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 ปีที่แล้ว

    Cabdisaalmow khayr Allaha ku siiyee waxad u gaftay xeerka waddo maridda.

  • @abdinajiibahmed770
    @abdinajiibahmed770 5 ปีที่แล้ว +6

    nin adag weeye ninkani runtii Hereri aadban kusalamayaa walee waxbadan ayaadno iftiimisa markaste

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

    Siciid waa bashaash, guul baan ku rajaynaya brother

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 ปีที่แล้ว +16

    50 gobal 50 dumara abdisalaan hereri waad Naga qaslisay

  • @zamuabdi7530
    @zamuabdi7530 5 ปีที่แล้ว +7

    This guy he is in Georgia, I live in Georgia

  • @Axmedelan
    @Axmedelan 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaha dirawal soomaaliyeed iyo Cabdisalaan Harari allaha ha idinbarakeyo

  • @ahmedalibaashi4853
    @ahmedalibaashi4853 5 ปีที่แล้ว +7

    Sxboow South Africa ayaan truck driver ka ahay bishii 1000$ baaan helaa waaa inaa USA soo aada gabar line iga gadeyso ayaaan rabaa

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 5 ปีที่แล้ว +1

      Zxp aniga kuu haya soo diyar growhe

    • @queenqurux65
      @queenqurux65 5 ปีที่แล้ว

      @@professionalhacker2834 walaal ana rabe halkeen kaala soo xidhiidha

  • @nawafmuse2798
    @nawafmuse2798 2 ปีที่แล้ว

    Am from minneapolis I started trucking yesterday wow

  • @mustafadaacad7480
    @mustafadaacad7480 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa shaqo adag lakin karti iyo ad adeg ubaahan.

  • @aasiyafaysal8760
    @aasiyafaysal8760 5 ปีที่แล้ว +17

    Number inaderkey hareeri mabruuk

  • @idilhaaji7270
    @idilhaaji7270 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh gabdhuhu makaxaynkran shaqan rabaaye mesha an imaade

  • @djhassan248
    @djhassan248 5 ปีที่แล้ว +30

    BOB MARLEY OO SOMAALI AHAA😂😊

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadaan bartaan lkn waxay igu yara adkeeyey liizankii gaadhiga from ozlo Norwey

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 3 ปีที่แล้ว +1

      Oslo lacag maleh america cml mel ah adunka majirto mel walbe wan maray adunka

  • @abdulrasakharuse82
    @abdulrasakharuse82 5 ปีที่แล้ว +4

    waxaas wax na celinaya maahan waan ka dhex baxnaa kk

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 2 ปีที่แล้ว

    Maa shee allah illah mahaddiis waa sheqo fiican oo duqaad u baahan iyo aqoon dhaarad ah sebab too ah rood ka in aad xafid karto waa sheqadaas

  • @africanprinceful4755
    @africanprinceful4755 5 ปีที่แล้ว +7

    8 kun bishi yaa?😳😳.... ya salaaam! Ya salaam

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 ปีที่แล้ว

      week bad ku shaqeyn kartaa.

    • @somaliballer1735
      @somaliballer1735 2 ปีที่แล้ว

      Ka badan Hadda bro. 15 kun ka badan ayaa suubineysaa Haddad leedahay.

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 ปีที่แล้ว

    Waa faraskii Xiinfiniin ee gumaystayaashii Afrika ku soo duulay qoodhaha looga gooyey.
    Siciid waa Soomaali sharaf badan, Waa wiil Soomaaliyeed oo si sharaf leh oo xalaal ah u shaqaysanaya. Allaha garab galo isaga iyo wiilasha Soomaaliyeed ee gawaadhida wadda oo Allaha xafido. Aamiin.

  • @dragonpanda4807
    @dragonpanda4807 5 ปีที่แล้ว +2

    BOB Marley koofiyadisi ayaan soo xasusty😭 RIP BOB

    • @hmm1699
      @hmm1699 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @hmm1699
      @hmm1699 2 ปีที่แล้ว

      Bob male somali ah

  • @belecade9540
    @belecade9540 2 ปีที่แล้ว

    Said legend waye wlhi masha alah keep goay bro

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 5 ปีที่แล้ว +2

    Allha ku nabd galiyo inti muslim ah. oo taragn ka shqysa

  • @Muhudin-vf4dn
    @Muhudin-vf4dn 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wa filaya inay tahaay shaqo adag lkn micno leh madama aan waligeyna kaxeyn ana fulin

  • @growingupsupportedmanchest7109
    @growingupsupportedmanchest7109 5 ปีที่แล้ว +9

    Somali micnadarana ninka koofida u sito maxaa inaga galay waryaa ala yiqiin odadkan wax fahansiiya

  • @hasankaafi340
    @hasankaafi340 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahey ima dilo anigoo America truck le ka noqon lacagna ka tacban illahayow hamigeyga ii rumeey

  • @gbsm2699
    @gbsm2699 5 ปีที่แล้ว +18

    Makhaayadii Gaawido oo Hottel qaboobe Galkacyo U dhawayd yaa garanaya

    • @mohamedkhalid7782
      @mohamedkhalid7782 5 ปีที่แล้ว +1

      Hada kuma.taaaal ay hhhhhhhh

    • @lasocovlogs8889
      @lasocovlogs8889 5 ปีที่แล้ว +1

      Markan arkay magaca iyadaa igu so dhacday Gaawiido restaurant Aaga masaajid jamac hhh luuqa xunka ku dhaganaa

    • @businessknowledge5444
      @businessknowledge5444 5 ปีที่แล้ว +1

      GB Sm, Soomaalidu qabiil kay wax ku fahantaaye maqaayadii odayga reer Aadan cigalle dheh lol

    • @gbsm2699
      @gbsm2699 5 ปีที่แล้ว

      @@businessknowledge5444 Walaahi Cid uu Majeerten ka ahaa Maba garanayn! Mahadsanid.😍

    • @trustursalef2368
      @trustursalef2368 5 ปีที่แล้ว

      GB Sm kkkkkkkkkkk aniga

  • @meymunisaaq1606
    @meymunisaaq1606 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walal mcn Allah kugu xafiido masha Allah il xasiide Allah kaduuwo

  • @hibakismail9988
    @hibakismail9988 2 ปีที่แล้ว

    Waa jeclahay mareykanka ina imado lkn cid ima joogto alle ha ku xifdiyo wiilsha soomaliyeed

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +9

    Insha allh waaku talo jiraa ilahay haisoo fududeeyo

  • @samatar1025
    @samatar1025 5 ปีที่แล้ว +3

    They were riding on Memorial Drive in Atlanta.

  • @jabijeekey4762
    @jabijeekey4762 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaba lacag socota isbuuci 2.500 bishi 10.00 wow sanadki 120.00 ya salam waaba 10 sano ka shaqee kadib milyaner noqo 😍😀

    • @adidey82
      @adidey82 5 ปีที่แล้ว

      This was recorded in Atlanta Ga memorial drive.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk jabi xisaab ayaad isku dhufaty

  • @abdimanaanbarre1803
    @abdimanaanbarre1803 2 ปีที่แล้ว

    Said Labo Nin weeyaan Waa ninka qabiilada soomaaliyeed caaya

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +4

    Shaqadan xajigayga ka sheqa illahayaw ii Nabad keen
    Naag kalana iiga dhawr

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk khatar ayu nag u yahay...🤣

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dailyxiin inader Ha walin 😭😭😭

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +4

      @@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 inader qali horta xajiga ale haku dhawro
      lkn anigu dhib wayn uma arko xajigagu inu xabad kale gursado oo ay ku dhashan caruur badan oo ay kuwaga walalo yihiin isna ilashadan....🤣
      Sida dhabta ah lkn wlhi ma jecli inu ninku dumar badan gursado
      Aabo aya 7 dumara guursaday mana racin...
      Amaane alle ahaada adiyo awalaadaduba

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 ปีที่แล้ว +6

    Aniga ba truck leeh 6 saano ayan Ahay wana lacaag ficaan Ohio na wan kunolahay Machaallah

    • @queenabyan4666
      @queenabyan4666 5 ปีที่แล้ว +2

      Abowe an kuugu qabsade Numberkaaga ISO Bas

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 5 ปีที่แล้ว +1

      Queen Abyan ila so xiidhin ishaallah

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 5 ปีที่แล้ว +1

      @@queenabyan4666 kkkk naa bas beele ana somaliya kula jooga

    • @issaadan323
      @issaadan323 5 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkkkkk naag iyo lacaag mxaa kala heysta

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 5 ปีที่แล้ว

      Issa Adan gabadh dhuu wey ii rabta bro

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 5 ปีที่แล้ว +3

    Shaqadan ku dhawad 4 sano ayaa saranhay trucka ma ahn howl fudud runtii inksto aad marwlpo argysid ficiilo xuun Alxmdulih Lknse hda wxa saranahy truck aan leyahay Msha allh
    Waa Mohammed oo ku noooL dalka america gar ahaaan Gobalka Minnesota Minneapolis

    • @yarissanadkn7372
      @yarissanadkn7372 5 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Bulshawi Ilahy haku sahlo saxiib sare guul inshaallh

    • @lelecadey7385
      @lelecadey7385 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah kula garab galo wll qaali 💖💖

    • @cabdishakuurmaxamuud6229
      @cabdishakuurmaxamuud6229 2 ปีที่แล้ว

      Since you are truck owner operater
      How much money do you make monthly ?

  • @somricatv5761
    @somricatv5761 5 ปีที่แล้ว +1

    Shaqadani waa shaqo adag runtii qofkii kaxeeyaa nolol fiican ma helo

  • @clinteastwood392
    @clinteastwood392 ปีที่แล้ว +1

    Siciid 2nin legend. Ninka tik tok iska leh. Free the gifters 🤣🤣

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi qiime badan hereri iyo siciid dheere waan idin salaamay

  • @Danwade7979
    @Danwade7979 5 ปีที่แล้ว +3

    Meesha uu kayimid ayaan si fiican u aqaanaa GAAWIIDO dhul Gedo iga dheh

    • @hassanjama1986
      @hassanjama1986 5 ปีที่แล้ว

      Kii gado mahan ee waa gawiido mudug

    • @Danwade7979
      @Danwade7979 5 ปีที่แล้ว

      @@hassanjama1986 haa waa laga yaabaa taas mudug ma.aqoon

    • @yacqubabdi870
      @yacqubabdi870 5 ปีที่แล้ว

      @@Danwade7979 war gaawiido waa runtaa waa cumar mahamuud

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 2 ปีที่แล้ว

    cabdisalanow waxba ka jira habilihii way nagu qali gareeyeyn taraglayshasi

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 5 ปีที่แล้ว +2

    Markan arko muqaalada noocana baaban africa nacaa

  • @bedelcolaad5146
    @bedelcolaad5146 5 ปีที่แล้ว +5

    Kusoo carara idinkaa kasoo rarini. Truck driving not easy job. Waan salamayaa cabdisalan iyo sxbkay saciid dhere

    • @muuunahaawadl3511
      @muuunahaawadl3511 5 ปีที่แล้ว

      oo adna mamaraykan bad jogta

    • @mstudio8094
      @mstudio8094 5 ปีที่แล้ว +1

      @@muuunahaawadl3511
      Maxad suasha noocas u weydisay?

    • @muuunahaawadl3511
      @muuunahaawadl3511 5 ปีที่แล้ว

      @@mstudio8094 su'aashee huuno

    • @mstudio8094
      @mstudio8094 5 ปีที่แล้ว

      @@muuunahaawadl3511
      O adna marekanka baad jogtaa maxad u dhahday.

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 5 ปีที่แล้ว +2

    Iwaydìi baraf maku qabsaday adigoo meel cidla ah marayaa
    Tan kale somalida waxa ku waninaa shaqayinka ha isku cariirina fekrado kale keenaa oo shaqo kale ka sameeya mareykanka

  • @sandheeredini1531
    @sandheeredini1531 2 ปีที่แล้ว +1

    Taraaga waa sidaa iska dhigto ani markii hore waxaan uqabay shaqo dhibadan oo waliba dhalinyarada markan waydiiyo waxay iiga dhigayen wax dhib badan hada waan wadaa wax gooniya kuma arag waxaana isaga gudbaa isteedyada kuwo buuro badan iyo kuwa aan buura lahayn walahi barafunadaydaa wataa dharkaygan wataa melkastoo tagana qubays baa ku yaal cadanku walahi ma dhib badna ani kalafornia danfar falarida arisona meelo dhibbadan waa tagaa

  • @MM-vz4zp
    @MM-vz4zp 5 ปีที่แล้ว +4

    Atlanta GA, ama nashville Tn weeye meshaan.

    • @Nuurdin
      @Nuurdin 5 ปีที่แล้ว +1

      Will Hoog wuxuu ka Soo dhaqaaqay maqaayada Madina agteeda he is driving on Memorial DR Stone Mountain GA

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend wye Ninkan

  • @siciidxasan3981
    @siciidxasan3981 3 ปีที่แล้ว

    C/SalaaN harreri waa LeGeND walahy ale haku DhawRo

  • @zahrosicid9944
    @zahrosicid9944 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah ❤️👍

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 2 ปีที่แล้ว

    cabdi salaan herari waan jecelahay barnaamijyadaada

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 ปีที่แล้ว

    Hereri waa kungfu mahadsan yahay, Sahanka war baahinta eery dunida...Runtii waxa hadda waayadan dambe soo baxay, Private youTube, oology ufo shaqaynaya sidii TV caalami ahoy..Dadka professional ka ahoy, sida Hereri, oology kale ..waxay samayn karaan, lacag iyo magac, amanuensis waxa loo yaqaan, future legacy ...Guuleyso...we need more information

  • @Hurremedia
    @Hurremedia ปีที่แล้ว

    i hope one day i will go to the usa inshallah

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 5 ปีที่แล้ว +1

    Truck, qaadka markaad halkaa dhashkoorka saarato, heesaha qaraamigaana kolka kala bedesho wooow,

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 3 ปีที่แล้ว +2

    Mareykan oo qaarad ah baa 4 maalin ka gees ka gees loo kala socdaa lkn somalia oo gobol mareykanka ku yaal ka yar intaas ka badan baa loo kala socdaa hadaa hargeysa baabuur kasoo qaadato oo aad kismaanyo ku tageysid ilaa 6maalin kama yara

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hamigeyga mustaqbalka hada jarmalka ayaan joogaa 😂