DEG DEG Gudida Fulinta Ee Xisbiga KULMIYE Oo Kulmay Iyo Qodobo Xasaasi Ah Oo Ka Soo Baxay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdillaho darawal iyo Sajin ha laga dhigo murashax guushu sidasi ayay ku dhaw dahay ❤❤❤from Gebiley

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 3 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuul Somaliland Guuuuuuul KULMIYE insha Allah

  • @mohamedmuze412
    @mohamedmuze412 3 วันที่ผ่านมา +5

    XUBIGAAN KU DHAATO WAA KULMIYE

  • @aminahassan2823
    @aminahassan2823 3 วันที่ผ่านมา +7

    Kulmiye ku jecliyaa dib u sonoqo mujahiddiin❤❤❤❤

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 3 วันที่ผ่านมา +2

    Kulmiye guul isha Allah

  • @KhadarKhaliji
    @KhadarKhaliji 3 วันที่ผ่านมา

    Cumar sayad Cabdilahi Wlahi wa qof qaliya Ilahay cimrgaga iyo cafimaadkaba huku dhereeyo Wlal inasha Allah wlal

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah

  • @najwahussein7662
    @najwahussein7662 3 วันที่ผ่านมา +5

    Sharaftii oo dad ah alle ha idiin sharafo❤❤ kulmiye party

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 วันที่ผ่านมา +5

    XUSBIGU ISKU SHAANDHAYN AYUU RABAA IYO HOGAAMIYE CUSUB WALIBA JAMAAL CALI XUSEEN

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Kaalay adigu hogaan uga dhig jamaalkaad sheegayso xisbigan kuma jiro

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 3 วันที่ผ่านมา +3

      @@hiddowacan811 xusbiga waa laga dareeraya hadii samale iyo ina kaahin is hor fadhiyaan

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      @@adnankafi4035 oo waayo indr way uqalmaan labadubee teeda kale siday isugu xig xigaanbaa loogu magacaabaaye

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      @@hiddowacan811 xisbigu waxay ku heshiiyaan uun baynu eegi iyagay taladu ka godaa

  • @mohammedabdi7856
    @mohammedabdi7856 3 วันที่ผ่านมา +1

    I think the party requires new leadership to survive. Hence, the people rejected the current approach.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 วันที่ผ่านมา +5

    xusbiga lixijexlada dalka iyo dadka

  • @MukhtarMohmoud
    @MukhtarMohmoud 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi casiis uunbaa faraxsan waayo isaga waa u guul geedi dhawna way unoqotay

  • @nashou22
    @nashou22 3 วันที่ผ่านมา

    Ilmadereyaal Pro Samatar u dhiiba xusbiga. 3 xusbi oo haber jeclo gudoomiya socon mayso.

  • @ShabcaanNuur-o7l
    @ShabcaanNuur-o7l 3 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 3 วันที่ผ่านมา +2

    Guuul guuulaysta xusbigaan kudhato

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 3 วันที่ผ่านมา +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 3 วันที่ผ่านมา +2

    Buuni aaway 😂

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      hooyadaa buu wasayaa kkkkkkkk

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 2 วันที่ผ่านมา +2

      @SomaliLander-l1r
      Inaad bilaa akhlaaq aad tahay ayuun baad noo sheegtay, oggowna adiga hooyaadaa ayaad cayday aniga hooyaday maad caayin.

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 วันที่ผ่านมา

    انشاء الله
    Xisbigii Mujaahidiinta
    Soo noqo adoo nabada
    ربي يحفظكم ويسعدكم جميعا

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 3 วันที่ผ่านมา

      Anago mujahidin na dhaleen aya nalagu dhex dulmiyay xisbiga kulmiye iyo xukuumadi muuse biixi, aad ban u faraxsanahay maanta hadaan fartaydi ku riday xukumadi muse xisbigana mucaarad kaga dhigay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 วันที่ผ่านมา

      ​@@siciidaxmed2963mida waliba waa keen insha Allaha Guul 🎉🎉🎉🎉🎉😮

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 วันที่ผ่านมา +1

    Qolooyinka Xaga kale u shaqaynayey waxba uma qarsoona.

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 วันที่ผ่านมา

    Idinka wadanka laydinkama warwarayne laakiiin waxaad nagu soo dayseen boqolaaal kale ujeeeda ah

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 วันที่ผ่านมา

    Qofkii caqli leh wuxuu garan karaa xildhibaanada ayaa lahaayeen waxay wadanka uqabteeen

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 3 วันที่ผ่านมา +3

    Dhamaantiin wad salamantihiin geesi yaal

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 3 วันที่ผ่านมา +4

    Guulesta dhamaatiin waxad tahiin geesiyo somalilan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @museali8972
    @museali8972 3 วันที่ผ่านมา +3

    KULMIYE GUUL ❤❤❤

  • @NasirSulub-i5j
    @NasirSulub-i5j 3 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye halkii ucid bugalay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 วันที่ผ่านมา

    Rag waaka kufee kaca! Reer Somaliland ogaada dadka daacada ah ee mawqifkoosa iyo mabda’ooda ku dhigen iyo ka danaysta ah ee kolba xaga ay dabayshu socoto u socda. Somaliland guul💚🤍❤️

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 3 วันที่ผ่านมา +1

    Gawaadhida iyo hantida la biliqaysanaayo kwrma 😂

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Futadaada qadhmuunbaa nadiifin kaaga baahan yaa nijaas

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      suhayb wuxuu leeyahay lama bililiqaysan

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah guul guul somaliland guul guul xisbiga kulmiye iyo madaxwayne muuse biixi cabdi geesiga qaranka somaliland ilahay cadawgiisa hajebiyo geesiga qaranka utudhay ee Aan sidii wadani huwan kalkaal yeelin

  • @abdifatahhuesseinadan6030
    @abdifatahhuesseinadan6030 3 วันที่ผ่านมา

    Kaniwaa dhaxal awoowo

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 วันที่ผ่านมา

    Kaahin in xisbigu sharaxay ahayd codka Hjeclo wuu kasban lahaa ama kala jebin lahaa. Muuse kursi jacaylkiisaa guuldarada keeney.

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา +1

      Muuse sharafbuu mudan yahay 2jeer inuu is sharaxana sharcigaa ubaneeyay

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 3 วันที่ผ่านมา

      Muuse biixi inu tNaasuley ahayd oo kaahin ku wareejiyo

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 3 วันที่ผ่านมา +1

    shaxda wax wayn halaga badalo hogaanka sare ilaa golaha dhexe iyo dhiig cusub loogu shubo garabyayada ilaa heer gobol iyo mid degmo

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Waxba kama xuma ilaa hada sifiicanbay ushaqaynayaan

  • @Mohamedxaad
    @Mohamedxaad 3 วันที่ผ่านมา

    Buuni miyaa laga qaaday af hayeenkii kulmiye

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Buuni xukuumaduu af hayeen u ahaa ee kulmiye umuu ahayn

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiye for ever

  • @AwilAmin-wy3jn
    @AwilAmin-wy3jn 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wllahi wadani iyo Ciro is not easy 😂😂😂

    • @Leona_-
      @Leona_- 3 วันที่ผ่านมา

      Why r they gathering on and on? Just handover the business and move

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Wadini iyo cirro caanyo dadbaa futadooda asduray hadii kale sidii 10 17 ayuu ciida geli lahaa😅

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@hiddowacan811😂😂😂😂 idinku sanadkan maxa idinku dhacay

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      maxaaba easy keenay weligeed baa la kala badin jiraye mawaxad ka hadlaysaa dad aan sodon sanaba kursiga fadhiisan kkkkkkkkk ee garxajis iyo ciro

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      @@abdirashidhassan5027 oo marwalba ma inay badiyaan baad rabtay waa latartamay waana la kala badiyay garxajis sodon iyo dheeraad muu korin kursiga

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 วันที่ผ่านมา

    Hayska dhex saaraan group ka Xukuumada iyo Kulmiye ba ku jiray ee Xaga kale la shaqaynayay.
    Madaxweyne Muuse Biixi dadkuu aaminay ayaa halkaa dhigay iyo Reerkiisa.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 วันที่ผ่านมา

      Reerkiisu waa dad u bislaaday dimuqraadiyadda oo oo dal jecel oo marba ciddi xilka ku habboon doorta. Laakiin innagu hab qabiil uumbaynu u fikiranaa

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 วันที่ผ่านมา

      @@Aw88-c1r Cirro candho and his team are disaster

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Afkiisaa halkaa dhigay ee xisbiga maaha

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiye waa ku daayay miskiin ina kaahin😢

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Siilkaaga kawaran

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dhacay dhacy dhacy dhacy

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Hurdadii cirro caanyo miyaad seexatay muudhicin xisbiguye😅

  • @AwilAmin-wy3jn
    @AwilAmin-wy3jn 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ciiro gullll 😂😂😂

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 3 วันที่ผ่านมา

      Waliba waxan kajecla in saaxadaba laga saro

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 3 วันที่ผ่านมา

      ma hadaad toostay ciro soo kii kursiga ku guulaystay faqasheey kkkkkkkkkkk

  • @siciidcabdilahi7829
    @siciidcabdilahi7829 3 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye boosku ucid si fcn baad ubuuxisen

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา +1

      Ucid 5 jeerbuu dhacay lkn kulmiye 14sano ayuu hogaanka dalka qabtay imikana wuusoo baxay

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xizbigii umada kala dilay

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 3 วันที่ผ่านมา

    Maxamed kaahin waa in hogaanka xisbiga laga wareejiya, waa ninka xisbiga iyo xukumadiba guul darada u horseeday maantana waxba ka tari maayo xisbigii oo mucaarid ah, adeer dhiig cusub halagu shubo xisbiga

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Xisbiga isagaa xaq uleh guul daradaad sheegtayna muuse afkiisa ayaa keentay

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 3 วันที่ผ่านมา

      Xisbigu Ana u xaq leh kuma soconayo, ninkii xisbigan cod u keenaya ee horumar u keenaya aya hogaanka u qalmaya, guuldarada xisbiga waxa u sabab ah ina kahin iskada meel kale xata reerkiisi ku qancin kari wayay aragtida xisbiga, hogaan xumada hora lagu eegte walee in aan lagu eeganayn mar dambe

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 วันที่ผ่านมา

    Loooooooooooosers

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @CabdikarimAxmedcali
    @CabdikarimAxmedcali 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @AminaAli-ft9tk
    @AminaAli-ft9tk 3 วันที่ผ่านมา

    samaalow. dab soo daac adigu maanta waadiga dhacaye

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Samaale halkuu kudhacay sawkaa xisbigiisii soo noqday mise hurdadii cirro caanyo ayaad gashay

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 3 วันที่ผ่านมา

      @@hiddowacan811.horta cayda reeban. lkn wx la yidhi nin sigtay ma nabad galin. SAMAALE XISBIGIISA FARA CIDI LEH BUU KU SO BAXAY. muxafadnimadii iyo masharxii xisbiga wuu dhacay. halka SAMAALE hal haysa u lahaa amba se ku faani jirey hadal tiq tiqsi ah .( KULMIYe iyo MUSRAXIISA ka badan 60/100 buu ku so baxaye DAB SOO HINDHISA MARKA DHACDAAN. cirka so dumiye bal inaa guul keenta kkkkkkkkk MANTA BISAD SIDEDI SHIB DHEH. 😅. hada anigo ARABSIYO KA SO DHIBTAY . codkyga baan leeyey furtaydaan kugu riday SAMAALOW EE DAB SOO DAAC. dib u so noqon mayo x.Lumiye

  • @iali8540
    @iali8540 3 วันที่ผ่านมา

    Talo xumo iyo hogaamin xumo ayaa kulmiye jabisay.

  • @Hasanmahamed-ke1ti
    @Hasanmahamed-ke1ti 3 วันที่ผ่านมา

    Waa hubaal inaad qalbiyada shacabka somaliland aad ku suntantihiin waligayo ka bixi maysan qalbiyadada ee kuwa qaayiminta jokaradA labxay ka illliya qaranka tus shacabka tuugnimadooda iyaga oo adeegsanaya kuwa Lahayb aha oo qaranka xilal kahayey

  • @Alabbvshh339
    @Alabbvshh339 3 วันที่ผ่านมา

    War bal ragaa daya waxkale iska daayo. Xita CAMERADA 📸 EEGI KARI MAAYAN BAGA. BAGA. 😅😅😅😅😂😂😂

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Huwanba way eegaysaaye maxaa udiiday iyaga neeefyow

  • @footballer9117
    @footballer9117 3 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye wuu burburayaa taas iga qora wayna dhacayaan maalin dhow sida muuse juudaan u dhacay

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 3 วันที่ผ่านมา

      Futadaada qadhmuunbaa nadiifin kaaga baahan😅