Degdeg:Saraakiisha ciidankii saaka laga dajiyay magaalada Raaskambooni oo warbaahinta lahadlay
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024
- Degdeg:Saraakiisha ciidankii saaka laga dajiyay magaalada Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose oo warbaahinta lahadlay kana warbixiyay ujeedkooda
Wiilashan waa la soo khalday dhulku waa dhulkiinii laakiin meesha diyaarada la idinkaga soo qaaday ayaa u baahneyd inaad nabadiidka ka xoreysaan.
Somalia guul 🇸🇴
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏻 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Ujeedka Xasan waa labo. Inuu idin baabiiyo iyo inuu deegaankiina idinku burburiyo. War caqliyyeysta. Hawiye ujeedado ayeey leeyihiin. 1990kii baa lagu noqonayaa mooryaanta oo soo rogaal celiyey. Afarnin oo dulmi kuwada socota ha u noqonina Doqonkii loo adeegsanayey.
Kkkkk. War hooy karfantada maso qadatay
Maxaad Kismaayo uga degi waydeen?
Haddii aad duullaan ku tihiin Jubbaland,taageeradii iyo karaamadii aan idiin hayney waan idinkala noqoney!
Maxaad dhulka usoo mari weyseen, kuwaa dhulka inaad martaan idin diidey aa dagaal idinka baahan, nin diyaarad ku yimid waxba qaban maa
Dhulka waa laga haystaa😂😂 meesha yar u tagay waxa jooga oo ku soo dhoweeyey ciidanka Kenya
@@Aw88-c1r dadka-dekaanka-makeyaan-kadhigtay?
MAANSHA ALLAH TABAARAKA ALLAH CIDANKA SOMAALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL GUUL
ALLAHA HA IDIN XAFIDO DHAMAAN CIDANKA SOMAALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA TIINA TAAG DARANEE TAAGEERA WELIGIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xafidakumu laah dhamaan ciidamadeena guul iyo gobanimo
Mw hasan sheq riwayad ayaa laguu dhigaye ceeb calyk kumade wuu ka aqli badiyee
Tuug mooryaan ah waxaa laguu firay ninkii Farmaajo markuu joogay Hawiye oo dhami u tageen soon Caleemo saareen Hassan maanu Hassan ahayn Ismaaciil Daarood uma talinayo Hassan Cusbo ayaa dabada kaga jirta dalkana inuu dumiyo ayuu rabaa.
Gulaysta waa sharafta somalia
Cidaankena wan idin jecelnahy Waxan raba inan idin sheego yan siyasad la idin adeegsan anaga walahi wan idin kufana waligey Dowlad Somaliyed iyo cidan xogleh oo somaliyeed ma arag wan kufaraxsanahy inaa xadudka joogtan so xirtan waliba lkni yan shacabkina lidin adeegsanin guuul cidanka dalka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
KoonFur waxa ubadan Hawiye iyo Raxan Wayn, Dhulka Amnigiisu gacantiiney ku jirtaaye Hagaajiya,Dirta koonfurtuna Waydin Caawine. Guul Ciidanka Xooga Somaliya ❤🎉🎉🎉
Ilaa farms baraawe meel hawiye iyo raxanwayn degenyihiin ma aha.waana been abuur warkaagu
Ninkaaan Booog baa kutaaaloo😆😆😆😆 suu wax uwadaaa
Maxaad tiri😂😂
Xiligan oo kale hadalkii taliya shub ayaa iguso dhaca,( anaga maashaqo kuleh marka) kkkk😂
Ogaaden waa washeen
Gorgor hada tihin birjeex bala idin hyaa😊
Cadw uma socotaan ee waxaad u socotaan baabinta dawlad gobaleedka kismaayo, laakiin ciidanka madaniga ayaa idinka soo horeeya ta idinku cadhacda waad arki doontaan daalimiinyahay, jubalaad ha noolaato orda shabaab waxa ka tara in taad qixinta iyo dagaalka jubaland u soo socotaan xasn sheekh oo maskxda loo ga jiro oo buka amarka uu indsiiyay in la baabiyo reer jubalaand waydun ku jabi doontaan insha allaah.
Qofkii diyaarad lagu keynay oo aan dhul soomari karin baa meel qabsan baa lagu leeyhay
War naftiin ha u halaagina xassan dhul boob labo boqon adigoo shaqeysta baad heli kartaa
cada qatayal haku mar mar sonaha magaca cidanka xoga dalka nin ba lacag idin so siyey
Ahmed madoobe miya la idin sodiray. Alshabab lama dagalamaysan .waa la idin ladocda
Kkkkk wale wa qosol xamar aya loga bahanyahay xorayn 😂
guul guul ❤❤
Iska ilaaliya in leydiin adeegsado jubaland.dagaal sokeeyana yaan leydin galin.
Oo mad la dagaalantaan buuaale iyo jilib inaad kisamayo gadaal ka dhabar jabineysaan wax baa salag leh
Adigoo maxbuus ah baan ku sugaynaa marka danbe aad hadasho jaalle.
Guul❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jubaland loo baqi maayo lkn cidamadaan xaq daro ayey ku socdaan
Shabaabka jooga xamar maad ka xoraysaan maxaa jubaland idinkaga maqan
Axmad madoobe ayuu u diray xasan hurdaaye
Hooyadii kuduule dufkubax
Beenaale.axmed.madoobe.ayaad.ku.soco.taa
Guuleesta❤
😮afgooye ma gaarikaraan kismaayaha waa ku soo duuleen
WALANA LAGU WASAA DHILAA KUDHASHEE
@@reallyg9264maxaad wasta adigaba alshaab condom kuladul tagaane
Maxaa BEEN la taxaa meeshan hadii ay AWOOD iyo DAACAD jirto maxaad uga soo tallabsateen BU'AALE iyo JILIB. 😂😂😂kkkkkkkkk meeshaas cadow idinkama jiree maxuu damaciinu yahay.
Horta dhool yaa qabay
Guuleeysta ciidamada qaranka inshaa Allaah
mooryaan xageeyku guuleysan dhinacna bad baakaxigta DHINACNA DARAAWIISHTI JUPALAND BAkaxigta hadaan bada lagu gurin eeeeyahay xabaalaqodka ah oo meedkooda kasoocaaryin muqdisho waa arki doontaa
ceesaantii mas iyo good malageedibaagalayee nin diyaaradi keentey madalbuu xoreyaa XAARANTA CALOOSHOOD USHSHAQAYSTAYAALKA AH HADHAWAADA MIRAHAAD GURATAAN AALA ARKAA xasan xabaale qote waa idin soo lugooyay doofaryahay
Hambalyo hambalyo
Maansha allaah soo qabta axmed foto madoobe awalba shabaab ayuu ahaa
Guul isha allah ciidankena
Cidanka afgoye aan tagikariin ba kuleeh xuduud baan imaneynaa gurgurte caqli iyo dowladnimado midne mayaqaan
Walaalayaal yanla idiinadegasan jubalaan iyo Somali iskarokeenkeda. Dhifoonaad oo yesha digtooni dheeradah
Adinka ayusugaaya dalka dadka iyo diintaba
Kadigitoonada cadaawah iyo xulufadisa. Allaha idindhowro han idinxiftiyo
Raskamboni waa xududka SOMALIA_KENYA , waa sax in xadka KENYA la soo xidho.
Kaalay adiga xir!
Dantaadu waa maxay markaa@@Madaxey-r2f
geeshkeenoow guuleysta
Guulesta
Masha Allah
War caga dhigta axmed madobe kuma adine wadahadal baa logutagaya ma ahe dagal laguma tagikaro
Guul ciidanka somalia
Naftiina waxbeena haku halaagina
Ogaden Xasan gurgurte iyo xoolaha uu haysto ee magac uyaalka ah ayaa kaga xumaan dono TPLF 😂😂😂😂😂 i!!!!!!!! Waad ogaan dontaan ninkii iga dambe tow!!!!
❤❤❤❤
GUUUULAYSTA ABIDKIIN CXD SOMALIYEED
Guul ciidanka xoogga dalka somalia guul iyo gobanimo axmed madoobana waa inaa soo qabataan Isha allh shisheeye kal kaalka
Kan waa in lasoo qabtaa tuug khad,ina
Guul ciidanka dolada
GUUUL CIDANKA XOGA SOMALIA
ILAAHEY HA IDINKU BADBAADIYO
Horgal uraaya ayaad tahay. Lacag baad naftaada siisatey, malagaa baa galay.
Guudarayso cashaykii ku qabaye shacaka aad ku soo qaadataye shilimaadka alahaa kaaaabaye ee aad qaxinayso shaba majoogin mana joogaanf oo waa nabade khaainkane waa meeshuu ku dhimalahaa
Duf kubax
Okey 😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Maqaarsaar
Jubaland ayaad ku soo duusheen amniga xasiloonida iyo nidaamka maamul ee ka jirta ayaad la idiinku soo direy iney wax yeeleysaan laakiinse Darawiishta Jubaland waa idinku wajahan yihiin talaabo way idinka qaadayaan.
Adeer wax warlords la yiraah waa laga dhameenaya 13 sano iska fadhi meel oo xoog ku hayso dadka kismaayo
Waa tuuge hala soo qabto dhuxulayste
Runtii. Farxad ayaan dareemayaa
Markaan arko
Somali army oo
Si sharafle dalkooda
U ilaalinayaa
Axmed sheydan hadsa loo baq aaa
Waa isku dhamatay
Magalada miyan la wada dagin cidanka ha tagaan shulka hawiyiha
Xasaan gurgurte meydkagaa eyahaa xamaar kucanaayo haka qabto meshaan xininya lagujogaaye
Warkale yaanaan kaa maqlin 24 saac gudahooda
Alqushaash
Dhuune qaate waa dhibane calfamayside shilimadXasane habaare kugu dhace oo alakaaaBaye shacabka dabka galise Badhaadhe majoogaane alshabaBe beenlowe
Doqonnimadii ogaadeen yaa .maanta cadaatey shinbiri marbay dab qaaday gurigii hooyadeed yeyna ku dhajisey ogaadeen waxay xamze u dhaanteeyaan shanta qaaradood maxaa kadambeeyey in iyaga loosoo adeegsado oo jubaland lagu burburiyo oo uu ogaadeen isku laayo yey dhashay
Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waxuu dhahay:- khayr kuhadal ama iska aamus".
Huuno Absame ama Ogaadeen waa Qaran leh Culumo, Caaqiliin, Dakaatiro, Abwaano waa khalqi iyo Shacab badan, Culeyskooda ma qaadi kartide iska daa.
This is our military defense 😂😂 very sad unfortunately you can see this country is a bad country when criminals become military yallah help us!
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏻 🇸🇴 🪖 🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻