Djibouti way guulasatay in berbera dhulka lasoo dhigo waa hunguri rag kuma heshiiyo waligeed lakin somalia waa xassad iyo inay ka xun yihiin horumarka iassaq garahaan !!!!!!!!! from saylac city
Khatar wadankeena uga weyn Djibouti ma jirto Waan in lagu mudahaaradaa haddii Djibouti isku daydo inay wafdi usoo dirto Hargeysa maalinta caleema saarka madaxweyne ha cusub ee la doortay
Allah Somaliland ha xafido. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Allah SW created Somaliland no one shall put asunder ❤ you from Kenya 🎉
Asc ama ha tago jabuuti ama yaanu tagin adeero Somaliland anaga ilaashana barbaar waxa ilaalinay dadka udhashay iyo Wajaley hadan nahay shacabka xalaash ahy waan ilaashanay wadankayaga Cadowga gudahy iyo ka dibady waa xamar jabuuti turkey Qadra china waan iska ilaalinayn guul Somaliland ❤
Djibouti way guulasatay in berbera dhulka lasoo dhigo waa hunguri rag kuma heshiiyo waligeed lakin somalia waa xassad iyo inay ka xun yihiin horumarka iassaq garahaan !!!!!!!!! from saylac city
Khatar wadankeena uga weyn Djibouti ma jirto
Waan in lagu mudahaaradaa haddii Djibouti isku daydo inay wafdi usoo dirto Hargeysa maalinta caleema saarka madaxweyne ha cusub ee la doortay
CIRRO HADUU ISKA QABAN BASAAS OOYAAYE WUU FASHILMI DOONAA DAL U MAAMULI DOONAANA MA JIREE WAA LA ISKA QABAN DOONAA.
Ilaa maalinti lagu dhawaaqi somaliland jabuuti waxa ahayd cadowga know waad cirro iyo cida uu adeegsada waxba kama bedli karaan ee dowlada cusubi ha iska ilaaliso in aanay noqon dal jabuuti ku shaqaysato waa sida aye udhowdahay ALLOW USAHAL SOMALILAND
President Biihi is not a threat to Somaliland. The newly elected president and his friends pose grave danger to Somaliland.
HHHHHHH. WALEE. DADKII. REER. SOOMAALILAN. QACBAAKAYEEDHAY WAANA. INTAY. RABEENE. WAAKUWAA. QAYRKOOD. KAFARXIYEE. USHAQEEYEE. HAKA. XAXABIYAAN. HORAA LOOYIDHI. WANWAYN. ILAA. LAGAWRACO. IDHIHIISU. CIRKA. MA ARKAAN
JABUUTI IYADAA DOORTEY INEY CADAW U NIQOTO SOMALILAND
❤❤❤
Djibouti in la soo celiyo xidhiidhkeeda macna weyn ma yeelanayo lkn maahase in ay wax inoo yeedhiyaan!!.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkkkkkkk bal waa la eegi waxa soo socda kursigiiba muusaa fadhiya reer isdabayaac
😅❤😅❤😅😅❤
Musse bixi sia
Dib u xoreyn Isaaq land. SNM kaca . Baastar ina Abiib dila mana imaan Hargeysa. Annakaa xoreysan S.Land.
Musse bixi wuxu halis kuyay somaliland
𝑆𝑂24𝑇𝑉 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯