Farxada Familka Cadayntii DNA-da iyo Qaabkii Loo Xaday 30 Sano Kohor Shukri!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 518

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +27

    Frst

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 3 ปีที่แล้ว

      hambalyo meeshan waa leesku imaaday

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +3

      @@xawomohamed1621 haa mnsha allh familaa kuwada dhn 👐

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ramaas5896 rayaan bajaaj iyo xafsa queen eeyka shidantahy soo orod kkkkkkkk xan freesha

    • @xaawoabdisalah8910
      @xaawoabdisalah8910 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xawomohamed1621 isataqa furulah oo ina adeer malaba gabdhoda oo shedan isaku qadada duraban utumesa wala xowala walaquwati ilabilah

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว

      @lajacley cusmaan wabuuxaan apyo gbr kle daris ku ahn jirnay neirobi ramaas ladhahaa gbr wllky dhley rmas ladhaha 🙃

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +73

    Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว

      Muse geedi waan raba raqamkiisa

    • @hmedmohamed07
      @hmedmohamed07 3 ปีที่แล้ว

      Vedioga hore nala ila wadaag qisada si aan u helo mudane

    • @zamzammohmud9961
      @zamzammohmud9961 3 ปีที่แล้ว +1

      Jizakallahu kheyr wllkey waanku xiranhy barnajimkan balse wanla ilmeya dadka wana la farxaa alx maantana waxan helay ina adertey mcn M.A shugri axmed adan hanbalyo💯💗♥️🎁

    • @nasraqueen7948
      @nasraqueen7948 3 ปีที่แล้ว

      Mnsh alah reer adeerkeen walalyaal anagan gabar baa naga maqan noo soo duceeya inan helano gabdheenii

    • @aishasaciid9698
      @aishasaciid9698 3 ปีที่แล้ว

      Been miyaa la sheer garenaa anaga gaba dheena waaye

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 3 ปีที่แล้ว +66

    Sincerely speaking Abdiaziz is doing wonderful job for the community may Allah bless you brother,this amazing guys.

  • @fatmasamatar3776
    @fatmasamatar3776 3 ปีที่แล้ว +24

    Maashaalh Allah Gabar dad fiican leh nasiib wacan baan leeyahay lumidii waxay bartay duduble qaraabo wacan buu leeyahay maashaalh tol wacan isin iyo inan iyo gabar wadajira guuuul

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +16

    Jecliyaaa farxada masha Allah guuleyso wll cabdisiis really jir oo joog qof wanaagsan aa thy we need more people like you legend keep it up 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 ปีที่แล้ว +7

    30 iyadaa maqned 3edaxna iyadaa jirtay markii aya dhumeysay hambalyo my dhiigayga duduble xurdege ❤❤❤Abdiasiiz reyall guuuuleso horkasta💯💝💕✌✌

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah farxad weeye. Abdiaziz ilaahay khayr badan haku siiyo umadii somaaliyeed hawl wayn baad u haysaa aakhiro iyo aduunkaba liibaan

  • @smirailbir3931
    @smirailbir3931 3 ปีที่แล้ว +23

    Ani xalada gabadha ku dhacdey way iso martay muqdisho,sidan aya ugu dhici lahed,Alx lkn 2 cisho kadib rerkaygi aya igu yimid boliska ilah aya mahada iska leh iyo inti i cawisey💗🙏

    • @drsmumtaaz8561
      @drsmumtaaz8561 3 ปีที่แล้ว

      Malagu soo xaday abaaayo mise ilmo yar ayaa lagaa xaday

    • @smirailbir3931
      @smirailbir3931 3 ปีที่แล้ว

      @@drsmumtaaz8561 May wll xamar ayay ahed o gabar an kaligay guriga la jogay o qado samynaysa aya roti idirsatay wan so ibiye kadibna waxay tiri rotigan celi o so badal wana lumay 2 cisho aya la ibafinaye lkn boliska ihayey alx,runti qisada ma ilobo waxana aha qof nasib badan o farxad iyo korin fican ka heshay qoyskeda❤gabadha qisadeda way i damaqday wlhi😪😪

    • @smirailbir3931
      @smirailbir3931 3 ปีที่แล้ว

      Waxa ilah uga rajaynaya gabadhi i heshay iyo hoyaded nabad/cafimad qab melwalba oy jogan haday dhintena alle ha unaxristo wa jeclan laha ina manta aqano🙏💕

  • @hanadadem
    @hanadadem 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah, ilaahay farxadooda ha u siyaadiyo
    Inta kale ee dadku kamaqanyahayna ilaahay ha u sahlo.

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 ปีที่แล้ว +26

    Keep going C/siis waxaan rajeynaa chanal kaaga in uu noqdo mid aad uga weyn warbaahintoo dhan waxweyn ayaa Somaalida u heydaa.thank you.

  • @idileeyahmed1493
    @idileeyahmed1493 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allaaah waa Farxad weyn Mar hadii la helay waalidkii.Lkn family ki ku dhibi jiray oo ku dili jiray oo ogaadeen kugu sheegay Ragaan ugeey beerka haka garaacaanee.

  • @sabiriincayuuniofficial8226
    @sabiriincayuuniofficial8226 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah aboowe waxaa tahay ruux wanaagsan oo umada loo soo diree allah kuxifdiyo

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 3 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allah waa farxad weyn c/casis guuleyso waligaa wllkey qaaliya jizakallahu kheyr

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah alxmdulilaah iLahey aya mahad leh DNA hadi laqaday o hoyadeed kuguleysatay In ay dhashay qof kale o shegan karo majirto reer keda allaah hau bara keyo daiman Insha allaah 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 3 ปีที่แล้ว +13

    Beautiful ❤️❤️❤️❤️ Wax walbo oo qoran wa dhacayaan wixi ku so maray ka meyro adiga naag Duduble xordage cida ugu qanisan soomalia in wax dhalay lama yaqaan lagu dhaho oooheey oooh so dhawoow abayo anaga ku jecel oo kula dhiiga 🩸🩸 thanks c/siis really

  • @nimoelmi108
    @nimoelmi108 3 ปีที่แล้ว +4

    Galbigeyga maxa kabuxa farxad iyo murugo fokii farxo wanla farxaa qofkii murugodana wan lamurugodaa yaa rabi ada naxaris nagu beray Alhamdulilah

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah waa faraxad runtii 🥰ajar Allah haka siiyo Abdulaziz 😘👌 guuleyso

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah wa guulaha barnaamijyadada ilintir abdiaziiz jzkl❤

  • @khadramashaallahfadhiqurba54
    @khadramashaallahfadhiqurba54 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa Alle mahadii marka xigane waa Abdi AzizREALy .Marhadii walaashey Samiira la midowdey familigiidii ey in bdn raadineysay waa nasiib iyo ayaan u soo wada hayda dhamaan familiga .AbdiAziz sidaad u dhiirineysay qeyrkeen waan dhaafney sidaan u dhola cadeynay dhib oo dhan waan hilmaaney hadaad noo dhaqaaqdeen la ,aantaa maba dhaqaaqneen Farxad iyo dheef waa Aktaada .Shukren AbdiAziz in badan .Samiira gacma furen qalbi kuu saafiya ku soo dhawaw ina adeer 🥰🥰

  • @saafixaaji106
    @saafixaaji106 3 ปีที่แล้ว +16

    MAASHA ALLAHA WALAAHI DUDUUBLE WAA DOOWLAD 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 3 ปีที่แล้ว +12

    Farxad markaan maqlo waan soo ordaaaa

  • @kaltuunabdullahi203
    @kaltuunabdullahi203 3 ปีที่แล้ว +12

    Alxamdullilah ilaahi hooyadeed u sahlay.habaryartey ayaa wiil laga xaday 40sano ka hor ayadoo murugsan ayey dhimatay wiilkaas hooyadis iyo aabihis ayago ka samrin ayuu alle oofsaday.allaha noo sahlo wiilkeena hadduu nool yahay koley waa dhuban yahay oo dad la,aan ayaa heyse.

    • @ahmedabdulle6094
      @ahmedabdulle6094 3 ปีที่แล้ว +2

      kaltuun Abdullahi
      Wiilkiina sidan oo kale u baafiya... inuu idin maqlaa dhici karta, haduu nool yahay.
      Dont give up.

    • @cibadoosmangalaeri4786
      @cibadoosmangalaeri4786 3 ปีที่แล้ว

      Maad sidaan ookale ubaafisaan

    • @kaltuunabdullahi203
      @kaltuunabdullahi203 3 ปีที่แล้ว

      waa sidaas in la baafiyo waaye.inkastoo hooyadiis iyo aabihis dhinten.walaalihis ayaa baafina insha allah.

    • @xaragoxaaji1782
      @xaragoxaaji1782 3 ปีที่แล้ว

      Allaah idin sahlo abaayo waa ku soo duceynaa

  • @mahirabdi3110
    @mahirabdi3110 3 ปีที่แล้ว +7

    Maanshalaah gabadha gabar 33 sano jirta umaba ekeen ee maanshalah markeey dhunteyna 3sano ay jirtay marka waa 36 maanshalah

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilahey haku xifadiyo muse geedi farayare nabada dona salan sare ina adeer

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 ปีที่แล้ว +1

      Nabadoonka waa dadkeygi reer ceelbuur cabdi casiisna waa kaftamay maanta waa maalin duduble ku lahaa

    • @xaawoabdisalah8910
      @xaawoabdisalah8910 3 ปีที่แล้ว

      @@hawohosh9198 cabdiasis macidow ah calashan dudu ilahey habarakeyo mela kaasto aya adunka kajogan

  • @aaminomohamed3389
    @aaminomohamed3389 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah waa faraxad runtii dad intaas kala maqanaa uu Alle isku soo caliyay mar labad.
    Cabdicaziz shaqo wanagsan ayaad shacabkaada u haysaa waan ku madsnthy ajir iyo xasanad allaha kaa siiyo.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha tabarakallah Allaha gabadhooda u sahlay helitaankeeda axmdulliaah farxada waan idinla qabnaa Dadka kale maqan wali Allaha isku sahlo aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @نورةنورالدين-م3ض
    @نورةنورالدين-م3ض 3 ปีที่แล้ว +4

    شكرا يا عبد العزيز الله يطول عمرك 💛💛💛💛💛💛💛

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaah ilaahay ha ku xiftiyo ccz

  • @فاطمهسليمان-ظ9ذ
    @فاطمهسليمان-ظ9ذ ปีที่แล้ว

    ماشأءالله الحمدلله الله يحفظك اخويه عبدالعزيز ilaahay haku barakeeyo

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah Abdiaziiz Really mahadsaniid kun iyo kow jeer wll

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 3 ปีที่แล้ว +16

    33 sano aniga ilama jirto lakin DNA 🧬 ayaan ku qancay waxan leyahay good luck 👍 abayo enjoy your life

    • @xamdixasan5809
      @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว +12

      Da.da iyo muuqaalka ineey isla haadaan qasab ma.ahan dad badan aa sanad eysan jirin jirin lagu qayaasaa ama kaweeyn ama kayar

    • @gacaloygacal3761
      @gacaloygacal3761 3 ปีที่แล้ว +1

      Caadi waayo 15 sano ka jar just 18 waa u qalantaa.

    • @fankafarah701
      @fankafarah701 3 ปีที่แล้ว +4

      33 ay ka maqneed laakiin 36 jir waaye sida ay sheegeen 3 ayay jirtay markay dhuntay inkasto aan wajigeeda arkin laakiin codkeeda 18 ilaa 20 camal

    • @cabdirshidmhmedhagi9365
      @cabdirshidmhmedhagi9365 3 ปีที่แล้ว

      1988 waaye. Weyjirtaa Age kaas
      Wllo

    • @samsamcabdullahi7631
      @samsamcabdullahi7631 3 ปีที่แล้ว

      @@fankafarah701 hhh gabadhan samiiro le u aqaanay waligeyne kama maqal iney waridkeda ka maqan yihiin

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 3 ปีที่แล้ว +6

    Qofkiiiii ugu horeeyey ee farxada ka qeyb galo ayaan ahay

  • @anisaabdinor5202
    @anisaabdinor5202 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a Alle ajar io xasanaad haka siyo🙏🙏🙏🤲🤲

  • @abdullahiali5610
    @abdullahiali5610 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah faaxada weyn ilaahey mahadiis
    cabdicasiis bro guuleyso cadowgaga ha jabo

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi casiis Masha alaah jazaka laah khayr

  • @amiir4me
    @amiir4me 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Abdiaziz keep up the good job. God bless you!

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdicasiis Allaha aduun iyo Aakhira ku dhowro Aduunka xasana Aakhirana Jannadii hakuugu bishaareeyo.

  • @osama-xo4jl
    @osama-xo4jl 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi casis khayr fara badan illaahay haku siiyo

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 ปีที่แล้ว +1

    30 iyadaa maqned 3edaxna iyadaa jirtay markii aya dhumeysay hambalyo my dhiigayga duduble xurdege ❤❤❤Abdicasiiz reyall guuuuleso horkasta💯💝💕✌✌

  • @sammimaahi114
    @sammimaahi114 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah aad baan ugu faraxsanahay runtii hambalya leyahay wllasheen ducadeenna illahay wuu aqbalay

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alaah ilaahay ha kaa farxiyo c/casiis dad badan ayaa ka farxisaa

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว +1

    ABDI AZIZ REALY ALLAHA KUXIFTIYO DAD BADAN AYAAD KAFARXISAY MASHA ALLAH HAMBALYO

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku guuleyo if iyo aakhiroba adiga sababay runtii

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziiz masha alah bro shaqo adag baa noo heyaaa ilaah haku dhowro haka caajisin Legend m.a bro keep going 💪 👏

  • @faadil76
    @faadil76 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro wax ficn ayad umada walaalhaga eh uqabata allaha Ku xafido aduun Iyo aaqiro

  • @phosiamohamed253
    @phosiamohamed253 3 ปีที่แล้ว

    M.alaah waala farxaynaa walidiinta u adkodi laga dhacay dib uhelay ilaahay ha isudaayo hana isu barakeyo insha alaah

  • @omadada100
    @omadada100 3 ปีที่แล้ว

    mashallaah tabaarakallaah farxad Allah haini ziyadsho. Cabdi caziiz jazakallaahi khayran.

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazaakallah qeyr allaha ajar ka siiyo wllky

  • @naimaali2677
    @naimaali2677 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Alla gabdhaa maxaan la murugooday dhibka qabsaday kheer Allah ku siiyo Abdiaziz 😭😭😭😭😭😭

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Walaaleena Muslinka Allah Somaliaga ah ABDIAZIZ REALY Jizakallahu qeyr For ever Jizadaadu Janatul Fardowza Allaha Kayeelo Insha Allah Allahumu Aamiin iyo Dhamaanteen oo dhan 🇸🇴❤️❤️😍😍😍😍😘😘

  • @_luvsalma7372
    @_luvsalma7372 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah abdiaziz Alaha ku xafido you doing wonderful job well done

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 ปีที่แล้ว

    Waa. Dhibaadada baata waaye. Rabiyow. Soomaali. Dhibka. Ha iska daayaan Illaahay Umuda kale maqan. Rabi ha isu keeno. Gabadhaasna illaahay. Ha u barakeeyo. Aamiin. Hambalyo.

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 3 ปีที่แล้ว +1

    🤯🤯🤯🤯 duduble ma dhumaayo dhiigoodaba la yaqanaa😢

  • @Hamdiabdi55
    @Hamdiabdi55 3 ปีที่แล้ว

    Manshlh walle abdi asiis Allha ka abaal mariyo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 3 ปีที่แล้ว +2

    Allmaxdu,lilaahi cabdi casiis allaha barakeyo

  • @halimaahmed212
    @halimaahmed212 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah rer ayeydey aadan tuurcade welcome back abayo duduble adan tuurcade kuso dhawow 💞💞💞

    • @sahrosiad4317
      @sahrosiad4317 3 ปีที่แล้ว

      Kuwa naxadayna yay ahaayeen kkk

    • @halimaahmed212
      @halimaahmed212 3 ปีที่แล้ว

      Yaa oghee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @deeqacali9782
    @deeqacali9782 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah farxada ilahay haidiin siyaadsho

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ปีที่แล้ว

    A S C WALAAL ILLAAHEEY QEER BADAAN HAKU SIIYO IYO GABAAR WANAGSAN ILLAAHEEY HAKU SIIYO WAXAA JECESHA HAAY

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah. Waan qiirooday cabdiczz.halyee.soomaaaliyeed

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah qeer badan allaha ku siiyo abdiaziz jir oojoog waligaa nasiibwacan walaashey tolkaaga dhaxda ugajir

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAAH FARXAADA ILLAAHEEY HAA UU BARAKEEYO FARXAAD KU NOOLAADA IYAADA IYO WALIIDKEED

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahy kasokooow adaa sabab uaha ine is helaan fmlkan 👍👍👍👍

  • @nimoqalbihena
    @nimoqalbihena 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mahad alle ayaa leh shukran wllkey jazaaka llaah qeyr🥰😍😍💞

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaha illahaya ha idan siyadiya faraxadina walaashina Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว

    Manta waa Malin Duduble 😅😅
    Xata hadi loo makeyey Ogadeen
    Wali Somali iyo Dad Muslin ah
    Viva All Somali Meelkasta ay joogan wax colada leyskugu qaado
    Maha Mahiimku waa Shukri wey no dhahay Alxamdullillah waa
    Gabar Muslimad ah kuwi so koriyeyna Alle Swt haka Abaal mariyo WIN 😘 WIN
    ManshaAllah Abdicasis Rly

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allh frxada wala wada sugaaye

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 ปีที่แล้ว

    Mncha Allah A Aziiz ayaa howl weyn somali Comunity u haya isagaa ayaa In loo mahad naqo ah Guul guul
    Abdi Aziiz

  • @yasiincali63
    @yasiincali63 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waan ka xunuunsaday baafintii hore caawana waran just farxay hanbalyo

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 ปีที่แล้ว

    Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah.Abdiaziz alle ha kula garab galo Shaqada aad umadeena aad u heesid 💝💜💖❤️💕

  • @xamdixasan5809
    @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah farxad waaye hadii eey waalidkeed heshay

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 3 ปีที่แล้ว

    Ajiir iyo xasanaad illahay ha ka siiyo Aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka. Wa jizaaka Allah kheyr walaal Abdiaziz.

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done khayr badan allaha ku siyo abdiazis inchallah nobel price inad qadato ayan rajaynaya 🤝👏👏👏 burburka dalkena ka dip

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 ปีที่แล้ว +6

    masha alllaha

  • @mariaaaden7061
    @mariaaaden7061 3 ปีที่แล้ว +6

    🤚🏽Maasha allaah waa Farxad inta kala maqana allaha isku soo sahlo🤲

  • @farhiyawarsame8005
    @farhiyawarsame8005 3 ปีที่แล้ว +1

    EEDO MCN SOO DHOWOW❤ we love you❤ waa farxad walaahi masha Allah.

  • @ashahassan4104
    @ashahassan4104 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah ilaahay haka Farxiyo aduun iyo akhiroba jazakallahu khayral jazaa abdiaziiz Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @burjilibax
    @burjilibax 3 ปีที่แล้ว

    Zxp abdicasis hawl culus u hysa bulshada jazaka Allahu khyran zxp

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh alhamdulillh hadi lahely walashen reerkedi wallkey Adigana jizakallhu khayr

  • @AliIbrahim-fc4hb
    @AliIbrahim-fc4hb 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilaahay baa mahadaas iskaleh dabadeed waxaan u mahadcelinayaa c.casiis
    Gabadha waxaan leeyahay kusoo dhawoow dadkaadii iyo ehelkaadii oo aad mudo kamaqnayd oo kugu faraxsan
    Aniguna waxaan ahay ina adeerkaa ee soodhawoow

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah farxada alla hano siyadiyo inta kalamaqana alla swt haisu soo aruuriyo bi idni raxmaan🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 3 ปีที่แล้ว +11

    MashaAllah. Amazing 👏

    • @fartunabdullahi6806
      @fartunabdullahi6806 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah

    • @rahmaelmi5885
      @rahmaelmi5885 3 ปีที่แล้ว

      Maanshallah tabaarakallah allaha mahadle intii aykamaqanyihiin awlaad allaha usahlo

  • @luullakimaxamud2688
    @luullakimaxamud2688 3 ปีที่แล้ว

    M sha allh ina adeer soo dhoweeyw🥰🥰🥰

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah guul wacan👍🌹🌹🌹🌹💖💖💖🇸🇴🇸🇴

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah c casiisna miisaanka xasanaadka ilaaheey hakuusaaro

  • @dekaabdifatah9403
    @dekaabdifatah9403 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo waa ku faraxsanahay Abdi.aziz keep going

  • @fiskahassan5305
    @fiskahassan5305 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Alle ayaa mahadleh.

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah soo dhawaada

  • @fadumomaxamed4110
    @fadumomaxamed4110 3 ปีที่แล้ว

    Asc mashalaah tabarakalaah habalyo gabadha heshey rerkeda alaha ubarkeyo wariyaha abdi aziz kher alaha kusiiyo shukren walashey shuri alaha kuxifdiyo waa kusalameya xabibti

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Illahay khayr aan la kobikarin ha siiyo walaalken Abdiaziz Realy

  • @ruqiyodaahir6596
    @ruqiyodaahir6596 3 ปีที่แล้ว +9

    Maa sha allaah aadbaan ugu farxay fimilka cadeyntay keenen kusoodhowow qoyskaaga quruxda badan abayo wixi hore iska ilow oodsoomartey ilaahay ayaa kuuqoray xabiibti

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 3 ปีที่แล้ว

    Alxamduliah waan ku faraxsanahey inantaa farxadeeda, farxad ku noolow

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah c/casis alla hu barakeyo waxad haysa hawl aad u wayn

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 3 ปีที่แล้ว +17

    Maashaa allaah
    Laakiin cidii sooxaday waa in maxkamad lageeyaa

    • @haniyey1
      @haniyey1 3 ปีที่แล้ว +1

      Koleey sidaan dareemaayp markaan maqlay meesheey ka timid iyo meesheey ku sii kortey Waa dad qaraabo isu ah

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 3 ปีที่แล้ว +4

    Matay waa malalin farxadleh ❤️🤲

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah haddii ilaahey familkeeda u sahlay

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah Mahada Oo Dhan Alle Weyne Ayay U Sugnaatay

  • @naciimahassan1667
    @naciimahassan1667 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo khayr bdn Allah ha kaasiiyo dadaaalka khayriga ah eed wado Wll maxaa lagaaala sooxiriirikaraaa qof Ayaan rabnaaa inaad noobaafiso

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc maaashaa allaah alxh

  • @Anigaaleh
    @Anigaaleh 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahey baa mahadoo dhan leh kadibna abdiaziiz really bro you doing great job ilaahey hakula garabgalo