Abdiaziz sidaa umada Soomaaliyeed u garab taagan tahay ilaahey garab kaaga ha u galo, Liibaan aduun iyo mid aakhiro Allaha ku siiyo❤️ waalidiiintaaada Abaalkooda Janada Allaha ka dhigo. Horay u soco
Mashallaha hadi uu helaya Hooyo macan illahaya inta isagatana ha idan kaso deqa Hooyo macan inta ka maqana illahaya ha uu sahalo Abdaziz illahaya qeera badan ha ku siyo Caafimada Dheere
Masha allah allahu akbar walilahilxamdu farxada alla hano siyadiyo dhamantena abdul aziiz adigana guul ban ku rajeynayaa muqadadada alla haku nuriyo yaa rabi
Mashallah wallahi waxaa is lahaa rajo majirto waayo sidu u sharaxay waqti badan ee qadane aa is dhahayay lknse Illaaheey aktisa wax kama ahan subhanalah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
MashaAllaah nin nasiib badan aya tahay intey nooshahay u qidmeeyo albaabada jannada aya ku furmay Rabbi ayaa kheyrka ku waafajiyey xusnil khaatimo Allaha ku siiyo inshaAllaah
Alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah waan la qeybsaneynaa farxada saan murugadii ula qeybsanay iyo si ka fiican ilaahey kuwii inbadan isweheshada ha ka dhigo kuwa asoo kale ahna alaha u soo sahlo cabdicasiisna ilaahey ha barakeeyo dad iyo duunyo aduun iyo aaqiraba
Maa shaa allaahu kaana wa maa lam Yasha lam yakun ,abdu llcziiz riyali ,allaah ha kuxafitho ,qofkii qaaligiisi ka maqanyahay Yuu Quusan ,ee hadadaalo sidaas oo kale baaraka Allaahu fiikum.
Mashallah abdiaziz realy walal qali dad badan ayaad ka farxisay ilahey hakaa farxiyo ajirkeda allah ku siyo mel sare allah ku garsiyo my brother oo ay ogu sareyso janatul firdowso shaqada aad heyso manta cid heyso majirto allah ku sharfo umban dhihi karnaa
Fadlan Share dhaha Farxada Walaalkan Mahadsanidiin 🙏🙏🙏🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allaah Tabaarakalaah☝️
Asc wlo Allah ha kuxifdiyo Wlo mcne
Huuno Waanu Kuuzaarney Barihore Waanuna Kulazoconaa Had Io Goor 👈
Allaah Mahadleh 2 Adaa Mahadleh Huno
Alxamdulilaah
Dadna hooyadood nool oo ogyihiin meeshey kunooshahay ayeysan xariirin qofna wuxuu raadinaa hooyo mcn😭😭😭😭👈♥️👈
Haa walahi subxaanallah
Sax wlhi
aduunka is ka saaasa
Waa sax qurbaha waxaad ku arkeeysaa dad badan waalid kooda ilooway dadka qaarna waalidkooda ay raadin ugu jiraan
Sax wlh kuwaaba taleefanka kudhagaysanayaan illaahey xaqa hana tuso
Codka carruurta🇵🇸 Soomaaliyeed ee akhrinaya Qur’aanka Kariimka ah waa cod qurux badan oo ❤️macaan, haddii Eebbe idmo
Allaahu Akbar Takbiir. Alxamdu lillah. Deeq aad baan kuula farxeynaa habo, Allaahu macaka. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤
Maasha allah farxad baaan la oyey wlhi
Bal qiyaaas qof aaan hooyo arag wayeyna 30sano markuuu helo deeeq allaha ha iskukiin waariyo wllo
Maasha allah waa duceysane cabdi casis ale haku xifdiyo inbadan jasakalaah
Alle ayaa mahad iska leh
Another level sxb halmar aan sacabka u tumno.
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
👏👏👏👏👏👏👏👏👏
👏👏👏
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
.anshllaah
Cabdicasis maxa duco xabaratey masha Allah🙏❤️ Wiilkeena 1 mil hala garsiyo👑❤️
ABDI wa ku salamaaya in bdn ilaaheey raali haka noqdo
my abowe sharaf
saa dadka uga farxiso alle hakaka farxiyo
🥰🥰👑
Masha allaah Abdicasiis Walhi wax fiican ayaa ka shaqeysaa social media thanks 🙏
Walaahi Deeqow waxan mooday inay aniga hooyada iga luntay amaba iga maaqtahay sidaa aan uu ooyey SubxanAllah 30 sano dadkala maqnaa waa Allxamdulilaah hadii aad heeshay hooyo mcn CabdiAziz waxan kugu duceeyay janatul fardowsa al acla inshaAllah Allahuma aamiin yaa Rabi.
Masha Allah, Abdiaziz Allah kaa araj siiyo. Midda kle waxaan layaabey dadka barnaamijkan unlock saaraya.
Subxaana Allah, Allah caafyo way xanuunsan yihiin kuwaasi.
Unlock mise block?
Yaa Rabbi! Rabbiyoow A/Aziz Really Jannatul-Firdoowsa ugu bishaaree!!!
Aamiin abaayo
Aamiin yaarabi aamiin yaarabi 😭😭😭🙏🙏
Aaamiin
Aamin
You are doing such a good work
Mashallah
Abdicasiisow maxaan kugu abaal kudnaa wlh ma ihi dadka baafintaas aad ubaahisay alxm cidna igama maqna lkn farxad ayaan lailmeeyaa markaan daawado barnaamj yadaada oo uu iisodhay 1 saac kadib markaan waqti uhelay hada oo aan qorayo waxaa dawatay 2.1k guul ayaan kuurajeynayaa nopal ayaad astahishaa iyo waliba 1milyan kabadan 👍✍🤲😍😍😍
Habo farxada ayaan kula qaysanaynaaa masha Allah
Asc.
Mashaallah
Waa illaah mahadi mar hadad is heeshen hoyoo iyo wilkeda.
Walal Cabdicasis adigane illaah ajar iyo xasanaad badan ale hakugu badalo.
Mahadsanid.
Masha allah guuleyso walaal ❤️💐🙏
Abdiaziz sidaa umada Soomaaliyeed u garab taagan tahay ilaahey garab kaaga ha u galo, Liibaan aduun iyo mid aakhiro Allaha ku siiyo❤️ waalidiiintaaada Abaalkooda Janada Allaha ka dhigo. Horay u soco
Maansha alaah aad baan ugu farxay dad badan ayaan u diray oo waydiiyay I’m very happy for him Maansha alaah
Mashallaha hadi uu helaya Hooyo macan illahaya inta isagatana ha idan kaso deqa Hooyo macan inta ka maqana illahaya ha uu sahalo Abdaziz illahaya qeera badan ha ku siyo Caafimada Dheere
Masha Allhh masha Allhhh Allxmdulilh had ay is heelen hoyadi cabdiaziiz waaka duceysatay umad badan alxmduliilh👍👍👍👍👍👍
Alxdlilaah
MashaAllah alxamdulilah wa farxad aad uween MashaAllah MashaAllah ilahaw ada mahadleh hambalyo walal deeq
Mashaallah ustadh A/Aziz. Jazakallahu kheyr. Nowadays you are busy. Allah hakula garab galo. Keep going my brother & we will share inshaallah.
c/casiisoow ALLAHA KU XAFIDO BARNAAMIJKAN AAD BN UGA HELAY FARXAD KU WAARRIYALI MAHADSANID
Masha Allah👍👍👍
waa barnaamij qiimo badan
Allahu Akbar Keep going brother.🙏🌹🌹🌹
ABDIAZIZ gulaayso daad kala lumaay baad isu keentaay oo aad ka farxisaay alle ha ka farxiiyo aamiin aamiin aamiin yaa raabii
Waa farxad aad wanaagsan howsha aad awado allaha kula garab galo
Masha allah allahu akbar walilahilxamdu farxada alla hano siyadiyo dhamantena abdul aziiz adigana guul ban ku rajeynayaa muqadadada alla haku nuriyo yaa rabi
Ilaahay amarkiisu badanaa qof lawaayay 30 kahor ayaa 1 maalin lgu helay maasha allh
Mashallah aad baan ugu farxay walaalkeen inuu hooyadii helay,
Waxaase cajiib ah hooyada waxa ka xanibay inay wiilkeeda oo jooga dhul soomaaliyeed iyo weliba magaaladay kaga tagtay ilmaheeda inay timaado oo ay baadi goobto habeen kumay qaadateen baan aaminsanahay helitaanka wiilkeeda koley waxaa qornaa 30sano inaysan is helin wiilkuna waa baari Mashallah nabad allaha isugu keeno isaga iyo hooyadii
Jarmalka ayuu jooga
Weli inuu wadankii joogo ayaan moodayay
Alx Masha Allah Farxad badanaa runti Farxad ayaan la ilmeeyey🥰. Mahadsanid Cabdicasiis wllo
Asc Eedo Abdiaziz Ilaahey ha Ku barakeeyo ha Ku xafido
Manshall ur amazing abowe u deserve one million abowe hanbalyo
Walhi waan ooyay mrkaan maqlaayay warkan
Jir oo joog Abdiasiis allaha ku xafido millions of like iyo share mudanthy
Caziiz walalow jibriil yare waxaan umalaynayaa inay gabdhii safiya ahayd ee dhimatay ay dhashay waa ilam yar magaca wax yar wuu khaldi kara safiya cali xuseen ayuu yidhi gabdh xanuunsan ayay ahyd inuu kalumay ayaa lagayaabaa markaa crxman yare inay. Wada dhashen ayan umalynyaa hala baadho waa iga talo
Masha Allaah hambalyo habo
Farxaddìinna Allaah haydiin ziyaadiyo adigiyo hooyo
Cabdi Aziz kheyr badan Allaah haku siiyo
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله في الدنيا والآخرة اخي عبدالعزيز 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤💓💓💓💓💓💔💖💖💙💓💓❤💔💔💖💖💖💖💙💙💙💓💓❤❤💚💚💚💚💗💗💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💘💘💘💘💘💘💘💘💘
Allahe haku jeclaado dad badan baad ka faraxise Illaahay hakaa farxiyo Inshallahu guuleyso aduun iyo Aakhiroba.
الحمد لله رب العالمين الدي خلق السموات والارض وما بينهما 😭😭😭😭😭😭😭
Maashaa allaah alxamdulillaah 🤲 hadiiba illaaheey iskusahlay 🌷hooyo🤱macaan🌷 iyo wiilkeeda waafarxada aduunka uguqaalisan illaahoow intii islaameekaloo kalamaqan iskusahal oo farxat eeysan fileeynin sii🤲 walaalkeen adigana jisadaada jano allah kadhigo🤲 🌷🤴🌷👏
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Ku barakeeyo Adiga Iyo familygaaga inshaa Allah
Manshaa allaaaah farxad baan la ilmee yay allaaha isku kiin daayo 💖💟💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الحمد لله ونعمه فرحت من قلبي 💕😭💕
Mashallah wallahi waxaa is lahaa rajo majirto waayo sidu u sharaxay waqti badan ee qadane aa is dhahayay lknse Illaaheey aktisa wax kama ahan subhanalah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Alxamdulillaah illaahay baa mahad leh illaahay isu keenay hooyo mcn iyo wiilkeeda wllky cabdicasiis you doing good job illaahayna ha kaa Abaal mariyo Akhiro iyo Aduunba illaahay ha ku xafido wllky ❤️🥰✊👍👏👏👏
M.a inanka hooyadiis heley waan soo dhoweeneynaa inta ka shaqeyseyna ajar iyo xasanaad allah ka siiyo
Masha Allah walaale soomaali wiy kala luntay abdiasiis barako deeq farxad kuwar
Cabdi casiis mideeye maassha alaah qofwalba oo murugaysan farxad alsha ugu badalo aamiin
Wallahay wan ooyoy waa arin qiiro leh ilahay nabad qab ilahay ha isku kiln tuso aamin ccasiis adigana ilahay miisanka xasanadka ha kuugu darro aamin
anagaaba farxad la oynay walal allaha ku xifdiyo howl adag baad haysaaye
Wlhi anba waan ooyey farxada
Maashaa allaah maashaa allaah ilaahay haku barakeeyo cabdi casiis khayr aduun iyo mid aakhiraba haku siiyo aamiin
Masha allah nasiib wanaagsan💞💞💞❤❤❤❤❤ walalkay deeq ilaahay ayaa mahad leh noo sahaley hooyo macaan waan kula faraxney walahi
Ilaahaay inta kalee kalamaqan na ha isusoo dhaweeyo aamiin Aamin Aamin inshalaah
Mansha allah wlhi abdiaziz realy waa qof ilahay umada dhibataysan usoo diray ilahay ajar iyo xasanaad haka siiyo❤❤❤❤
mansha allaah illahey ayaa mahadaas ikalleh tan llabad wllken cabdi asiis riyaly illahay hakusiyo jisadada jano hakugu badallo wllhi habenkas waan llaoyaay cawana aadbaan Ulla farxaiy wllkena mansha allaah aad baad unasiib badan tahay wllo
Mashalaa abowe kheer alla ha ku siiyo allla hakaa abaal mariyo sidaad umada ugu gargareso illahey hakuu gargaro amiin amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allah tabaarakallah
Ilaahayow adaa kumahadsan inbadan
Wiilkan iyo hooyadii kulmintooda
الهم لك الحمد ولك الشكر سبحانك الهم وبحمدك
🤲Maansha alaah☑️janadii aduunka ayuu helay wlh☑️🙏hooyo waa janadii ilaahay aduunka🙏waana dhab inay tahay janadii aduunka🙏alx hadaad heshay wll alaha kuu dhaafo🤲
Abdiaziiz dadko dhana ku duceeye wll guuleso waliga wax ku dhiba alle kuma tuso💖💖
Maasha alah hooya macan ayaheshay nasib ninki hooya haysta
Mashaa allaah
Walaahi waa barnaamij
LOO baahnaa
Ilaahey ajar ha kaa siiyo
Mashaa,allah walaahii ilin baa igatimid aad iyo aad baan ugu faraxsanahay adiga iyo hooyadii kudhashay inaad umidowdaan waxaa wax alle lagumagadiyo
masha allh waa farxad
MashaAllaah nin nasiib badan aya tahay intey nooshahay u qidmeeyo albaabada jannada aya ku furmay Rabbi ayaa kheyrka ku waafajiyey xusnil khaatimo Allaha ku siiyo inshaAllaah
Maanshaa alaah alaha ku barakeeyo
Inankaas waan la oyney ee illaahay baa nagu guuleyey mashaa guul iyo gabanimo
Masha'Allah jazakallah Abdiaziz.
Allaah haku barakeey C/caziiz wll hawsha aad Umada Soomaaliyeed u hayso waa mid aad muhiim u ah Allaah wax ku dhiba kuma tuso aduun iyo aakhiraba
Illaahay ayaa mahad leh, adigana ajir iyo xasanaad alle ha kaa siiyo.
Aqilki somaliyeedow amurahaga rabigeen haku saqiro amiiiin
Masha Allaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah waan la qeybsaneynaa farxada saan murugadii ula qeybsanay iyo si ka fiican ilaahey kuwii inbadan isweheshada ha ka dhigo kuwa asoo kale ahna alaha u soo sahlo cabdicasiisna ilaahey ha barakeeyo dad iyo duunyo aduun iyo aaqiraba
Wallhi anaba farxad la ooyay asagu xagee joga .maansha allah hanbalyo walalo midfarabadan ayaan idiin rayeynayna imad qaybsatan adi iyo hooyo
Jarmalka
Mashallah tabarakallah congratulations 🎈🎉🎊 hooyo hashay cabdicasiis kheyr badan oon dhamaan rabi haka siiyo ❤️❤️🙏🙏🙏
Masha allaah allaha kaa farxiyo saadadka ugu farxisid
Cabdi casiis waan ooyey illaahay cadow oo dhan jin iyo insi hakaa qabto wax kasta oo shara hakaa qabto wax kasta oo khayra haku siiyo
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا في جزاك الجنه
Maasha alaah tabaarakalaah walaahi farxad baan la ooyay hooyo macan 😢🥰🥰🥰
Masha Allaah waa farxad iyo guuuuul
Maa shaa allaahu kaana wa maa lam Yasha lam yakun ,abdu llcziiz riyali ,allaah ha kuxafitho ,qofkii qaaligiisi ka maqanyahay Yuu Quusan ,ee hadadaalo sidaas oo kale baaraka Allaahu fiikum.
Jazakallaaah🥰❤️😘
MASHA ALLAH TABARAKALAAH WALALKAY ABDIAZIIZ KHAYR BADAN OON DHAMAAN AYAAN KUU RAJAYNAYAA GUULAYSO.
Maashaa Allah Alhamdulillaah Alhamdulillah aad baan ugu farxay helitaankii hooyo
Mashallah abdiaziz realy walal qali dad badan ayaad ka farxisay ilahey hakaa farxiyo ajirkeda allah ku siyo mel sare allah ku garsiyo my brother oo ay ogu sareyso janatul firdowso shaqada aad heyso manta cid heyso majirto allah ku sharfo umban dhihi karnaa
ManshaALLAH beautiful ending
Masha Allah! Wallaahi waa farxad. Abdiazizow khayr allahanku siiyo.
Masha Allah war farxad leh mamada daris bay ayeeyday ahaan jireen 😍😍😍😍😍
Maasha allah, c/casizaw somali waad u istaagtay dadbadana ilmadaad katirtay, adigana Allaha ajar aan lasoo koobi karin Rabbi hakaasiiyo. Amiin
Mashallah mashallah ,😭😭😭Ilahay mahad leh hooyo mcn ku sahalaay awuguriyo
Mansha Allah tabaarakallah Farxad ayaan la ooyay Allxamdullillah mar hadaad heshey hooyo mcn Allxamdullillah illahay ayaa mahadaa leh yaawaduud illaahow noo gargaar aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏❤❤❤❤❤🥰🔥🔥🖐🖐💋
Masha Allah ♥️♥️♥️
Walal marka hore ilaahay ayaa mahad leh marka labaadna adiga abdiaziz really ah iyo umada somaliyeed aad ayaan u ilmeeyaa markii aan maqlo qof hooyadii helay mahadsanid inbadan
😭😭😭😭😭 wallaahi waan farxay
Manshaa alaah waafarxad wlh thanks aboowe adiguna ilaahy Khayr hakaasiiyo Cabdi caziiz
Hadii la doono isagaa magaca hooyo laga qarinaayey maskiin caruurta iyagoo yar waalid Ku kala tagaan waa dhibaato
Mash allaah hooyo
Wlhi waa farxad ajar alle hakasiyo isagana waa baari alle ha barakeyo
Maasha allaah Illaahey ayaa mahad leh cabdi casiisow Illaahey aduun iyo aaqiraba allaah hakaaga abaal mariyo jazadaada jano
Masha allah wllo ilhay ajar hakaa siiyo wax wayn ayaa uheesaa bulshada soomaliyeed
ماشاء الله 🥰🥰😍😍
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي جزاك الله خير وجزا وبارك الله فيك واحسن الله إليك وغفر الله دنبك. Wallaahi markuu iisoo dhacay aad baan ugu farxay. Marka hore illaaheey Subxaanalaah Watacaalaa ayeey usugnaatay oo inoo fududeeyay aaladaan . Marka2aad walaal C/Caziiz illaahey hakaa abaalmariyo aduun iyo Aakhiraba. Nuur calaa Nuur. Illaahey walaalkaasna illaahey ha la kulansiiyo hooyo mcn. Wabilaahi Towfiiq.
Masha allaha ♥️💟💟💟💟
Mashaa Allaah ilaahay ajir aan lasoo koobi karin ha kaasiiyo sida aad walalahaa u caawinayso
Masha Allah hbo aad baan ugu faraxay in hooyo aad hesho
@@Wacdiye1 hye