Farxad "Faquuq Aabe La'an Guur la'an, Aflagado Wan ka Baxay Aaban Helay"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 998

  • @iqrosaalax2266
    @iqrosaalax2266 3 ปีที่แล้ว +249

    Masha alah walalkey c/casis wad mahad santahy maxamed wa aniga wlley abehey aya dhalay

    • @denisblacky3400
      @denisblacky3400 3 ปีที่แล้ว +8

      Aslaama Caleykum Allaha kubarakeeyo Walalkey Barakallah Jazakallaah qayran 🤲🏽🙏🏼

    • @ONLY4ALLAH
      @ONLY4ALLAH 3 ปีที่แล้ว +6

      Walahi waa ku farxay

    • @nimcojamal9273
      @nimcojamal9273 3 ปีที่แล้ว +4

      Mashalah ilahay aya mahad leh

    • @warismohamed2572
      @warismohamed2572 3 ปีที่แล้ว +8

      Masha allah wiilka waan lamurugoonay wana la faraxnay runtii

    • @sportsandskills4863
      @sportsandskills4863 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha allaah

  • @xafzohaaji6332
    @xafzohaaji6332 3 ปีที่แล้ว +46

    Wlh, wiilkan iyo Hooyadiis Markasto Qalbiga ayaan ku hayey waxan islahaa goor mee Ayagane Farxi doonaan markaan arko dad is helay
    Aad ayaan ugu faraxsanahay inay heleen Qooskii ay raadinayeen.
    Maasha Allah Alxamdu lilaah.

    • @mmmm12877
      @mmmm12877 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaha wallhi willkan waxa badan ban radinayey meeshow ku tanabeeyay farxad wallhi ayaan daremay masha allaha aboowe illahey haa ku laa garaba galo shaqada aad heysid

    • @khadroyusuf5483
      @khadroyusuf5483 3 ปีที่แล้ว +2

      Xafzo haaji abayoy aniga kulamida walahi marwalba c.sis daawanaya wan ka eegijiran wiilkan farxadiisa habeendhanban kaseexanwaayey ilhow adiga mahadleh wan ku farxay miskiin

    • @isradeeq9330
      @isradeeq9330 2 ปีที่แล้ว +1

      Aboowe magaceyga waa shariifo waxaa tahey geese soomaaliyeed soda aniga iyo dad badan aankuunaqaano er aboowe garlands lanbarkaaga see kuhelaa

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah markii horena waan daawadey murugada waan la qaybsadey farxadana waan ooyey many thanks abdicasiis and all dadkii dareenkeyga oo kale lahaa

  • @dalxiischannel813
    @dalxiischannel813 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wlhi ninkan waa nin adag oo shaqo fican hayo sida dadka uga farxisay alle hakaga farxiyo aduun iyo aakhiro

  • @leilaleila679
    @leilaleila679 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa allah, muuqaal kasto uu soo dhigo cabdicaziiz waxaan moodi jirey wiilkaan, wlhi aad baan ula farxey

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah waa farxad,walaal abdi casiis howl wanaagsan oo ajar aad ka heleyso ayaad u heysaa dadkeena ee illaahay ha kuugu daro miisaanka xasanaadka. 🤲🤲🤲

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว +23

    Wallahi markaan warka wiilka Sifiican udhagaystay, waan ilmeeyey , Qofwalba Allaah haka farxiyo oo murgaysan, Abdi AziizReally Allah haku kaal meeyo adigana walalo ❤❤❤

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +61

    Mansha allah farxadan in badan baan sugayay walaahi intaad barnaamij soo daysay waa qofkaan ugu jeclaa inuu ku guulaysto inkastoo dadkoo dhan aan khayr la jeclaa from burco

    • @umuayman2176
      @umuayman2176 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlh waa farxad aad oo weyn

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 3 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi kula mid ayanahay runti 😭😭😭

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +4

      @@umuayman2176 dhawr mar baan niyada iska dhahay arintiisii xagay ku dambaysay. xalay markii la dhahay muqaal farxad leh baa lasoo wadaa baan niyada iska dhahay ilaahaw isaga ka dhig

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +2

      @@xidigtainamaxamed1800 dhawr mar baan niyada iska dhahay arintiisii xagay ku dambaysay. xalay markii la dhahay muqaal farxad leh baa lasoo wadaa baan niyada iska dhahay ilaahaw isaga ka dhig

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 3 ปีที่แล้ว +2

      @@moderninformation7931 xaley uwsoo dhigay ma arkin miya qeer alah siyo wiilkan walalken oo dadka isku radiynayay

  • @imaanlove7990
    @imaanlove7990 3 ปีที่แล้ว +2

    Farxaad igaga weyn weli ma heliin Taano kale Alx yarabi🤲🤲 Allow Guur Qeyr Qaba ugu Deeq ya rabi Agoonimo waxba ma dhiibto blse waxa murugo Ah inad Ehelkagi meelna ku sheegi kariin Alx ya Rabi🤲🤲

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +26

    Maasha allaah wallahi waa fiirsanaayay habiinkaas alx maamada ilmo ayey aheyd markaasna qabiil saas looma aqoon alx hooyadaan hadey heshay ehelka wiilkeeda

  • @xuseencabdi2791
    @xuseencabdi2791 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wan la ilmeeyay markii 1aad iyo markii 2aad ilintir waa sax walaahi waa barnaamij oohin wata thanks c/caziiz guuleyso

  • @ayaanhussein615
    @ayaanhussein615 3 ปีที่แล้ว +104

    Wan soo orday wlhi qof walbo farxo wan la farxaa Alla qalbi wanaagsaniya rabiyow qalbigeygan nadiifka Ah umuuraheyga ii fududey🤲🤲

    • @abdulabdul5894
      @abdulabdul5894 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin,insha allaah waa helee waxaad jeceshay oo khayr kuu ah,

    • @fadumaxassan2137
      @fadumaxassan2137 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin amiin yaa rabi

    • @ayaanhussein615
      @ayaanhussein615 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulabdul5894 Aaamiiin yaa rabi dhamaanten

    • @ayaanhussein615
      @ayaanhussein615 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fadumaxassan2137 Aaamiiin yaa rabi dhamaanten Abaayo

    • @sacdajirde5138
      @sacdajirde5138 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah ilaahay ayaa mahadle

  • @duniyaabshir3075
    @duniyaabshir3075 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Alah waa wax lagu farxo wlhi wiilka wuu ciishooday alxmdulilaah arinkan gabdhaha iyo wiilasha cashir ayuu u yahy guurka halaga fiirsado

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a hambalyo congratulations mom abowe family gisa helay finally alx❤❤shukran abdi Aziz really

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah. Aad aad baan. Ugu farax. Sanahay. Aabana. Illaahay. Ha u naxariisto. Aamiin

  • @munoqeerqabto2246
    @munoqeerqabto2246 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Alxamdu llilah hadii aad ehelkii is hesheen
    Aabo Alla ha unaxariisto janadii Allaha ka waraabiyo.

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +85

    Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 🤩

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh walal jazakalah

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayan ugu faraxsanahay wiilkan iyo hooyadiis ehelkisa helay cabdi caziiz ajir iyo xasanad allaha kasiiyo walalkey keep going legend

  • @leylamohamoud8442
    @leylamohamoud8442 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabarakallah Abdiaziz kheyr Allaha Ku Siiyo Markasta Oo aad Farxad Soo Dhigto Waxan Sugayay In Wiilkan Kasoo Dhexmuqda Alxamdulillah Finally Maanta Ayay Noqotay Aad Iyo Aad Ayaan Ugu Farxay Allaha Isku Barakeyo Wiilka yar Iyo Famaligiisa Aamiin

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +18

    Muqaalkii Hore raac👉th-cam.com/video/pzz14A_nRZ8/w-d-xo.html

    • @kheirowhajji7932
      @kheirowhajji7932 3 ปีที่แล้ว +1

      Ascm wtw bro ad iyo ad baan kuwarejini haya ika aqbal qoralgaa

    • @munacadar8125
      @munacadar8125 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walaal qaali xagge kaala soo xariiraa plz wan kuu baahanahy numberkaaga waa ku daalay

    • @salmahani7487
      @salmahani7487 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc wlal abdiaziz marka hore wankusalamay marka xigta wlal waxan joga kenya waxa inaga maqan wil walaken eeh ee dalka somalia inogu wardambeyse wlal markasto wankusowacna talefonka nagamaqawatid ee wlal adigo mahadsantahy talefonka nagaqabo

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

      @@munacadar8125 page kiisa face book number kiisa ayaa ku qoran

    • @munacadar8125
      @munacadar8125 3 ปีที่แล้ว

      @@moderninformation7931 waan wacay ma qabanaayo numberka

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah tabaarakallah cabdicasiis illahay ha ku xifdiyo hore u soco umada.wax.fiican baad u.haysaa

  • @hindamustafcabdisalaaan8681
    @hindamustafcabdisalaaan8681 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah allah ayaa mahadow dhan u sugnatay waa arin lagu farxo adigana ajar iyo xasanad aya alle kugu badalaya insha allaah

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble6174 3 ปีที่แล้ว

    Mncha allh mncha allh farxad kale oo qurux badan allow cabdi casiis xifti oo khyr sii isaga iyo walidkiiba wll alle abalkaaga jano haka dhigo❤🤲

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 3 ปีที่แล้ว +8

    MASHA ALLAH ABDIAZIZ REALLY, YOU ARE AMAZING, I COULDN'T HOLD MY TEARS ILLAAHAY WAXAAD JECESHAHAY HA KU SIIYO.

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi maalintii wan la murdoodan maantan wan la farxaye alxmdulilaah jizaallaahu khayre wll Abdicasiis

  • @zaamiyapiliczan4389
    @zaamiyapiliczan4389 3 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah Alle ayaa mahada iska Leh mudo Ayan sugayey farxadan Alle haku sharfo Abdiaziiz Really 🙏❤️🥰🥰

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah waa farxad waan sugeynay inaan maalin uun la faraxno hooyadaan iyo wiilkeeda allaa mahadaasi u sugnaatay

  • @sahracuud8139
    @sahracuud8139 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah waan kufarxay guuleyso wallken walhi wan ilmeyay hadana waa farxad ccaziiz guuleyso wllkey

  • @maryamadhuxweyn8973
    @maryamadhuxweyn8973 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash hamblyo hamblyo wllo farxada waa kula dareemay mash wllkey cabdi azis allha ku xifdiyo imbdn ❤❤❤❤❤❤

  • @bashiirabdi2755
    @bashiirabdi2755 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah wllkey cabdi casiis ajir Allah kaa siiyo wanaaga dadka somaaliyeed aad u haaysa Allah ku barakeya

  • @ayanshariff8618
    @ayanshariff8618 3 ปีที่แล้ว +1

    Asharaaf markan maqley barnsheykey kuwad sofirdadey Mamam sharfbadley Allaah ku barakeyo ❤❤👑❤

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 3 ปีที่แล้ว +10

    ما شاء الله
    gabar saalixad ah alaha ku siiyo
    mar walbana badi Al xamdu lilaah hore usoco guulayso

  • @فردوساحمد-ف1ش
    @فردوساحمد-ف1ش 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله تبارك لله مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك الف مبروك

  • @kamilacaydid4130
    @kamilacaydid4130 3 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah wilkan wax badan ayan ka walwalay wlhi alxm 🤲 hadu helay reer abahis

  • @maryanmahamud2688
    @maryanmahamud2688 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah Ha Allaha Mashallaah Ha Allaha Mashallaah Ha Allaha

  • @balqisaalasow5267
    @balqisaalasow5267 3 ปีที่แล้ว +3

    Masham allaah cabdi casiis duco badan ayaad hoobsatay allaha kuu aqbalo aaaamiiiin

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah Guul Waxaan kuu rajeynayaa gabadhaad jeclayd aad is guursan doontaan. Maansha Allah waa Guul.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah tabaaraka,allaah wlhi waa farxad aan lasoo koobi karin, CABDICAZIZ REALLY walaal dad badan baad ka farxisay ee allaah kaa farxiyo you did a great job we love you bro

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah farxad ku noolow abdiyoow aduun iyo aaqiro wax ku dhibo allaha kuma tuso 💐💐💐💐

  • @sahra4091
    @sahra4091 3 ปีที่แล้ว +9

    He had such a good mother, my Allah bless this beautiful family.

  • @munaali2388
    @munaali2388 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah Allah ku xifdiyo walal adigana aad ayaad u mahadsantahay

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 3 ปีที่แล้ว +12

    ASC Mansha Allah waa ku farxay wiilkaas family giisa helay, Mansha ALLAH Thanks 👍❤️🇸🇴❤️❤️

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan ala maxaan farxay illaahay dadkaloo badana illaahay haka farxiyo Cabdi casiis illaahay hakaa farxiyo oo dhamaan teen muraadadeenoo khayra hana siiyo aduun iyo aakhiraba allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wllkey wankula faraxay waan ku hambaliyeenaya waxan kuleeyah hambaliyo l m happy 👍👍❤️❤️

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah walaal C/Caziiz ani waxaan kuu bixiyay walwal tire. Illaahey hakaa ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba. Walaalayaaloow kuwa bilaa micnaha ahba waad usaartaan kan ajar baad ka helaysaan. Inta kala maqan illaahey haysku soo sahlo. Allaahumaa Aamiin yaa Allaah.

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah ❤️ alxm 🤲 shukran REaLY

  • @sabahali5134
    @sabahali5134 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Rabi yay mahad usugnaatay cabdicasis fiigradan garan siyay baafinta ah ee Ilin tir Alaah huuno haku xafido

  • @amalllove1480
    @amalllove1480 3 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah that’s a happy ending 😊brother your doing an amazing job for your community 🙏👏✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xamdiseraarcali5713
    @xamdiseraarcali5713 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh kheir allha kaa siiyo

  • @saxarloxassan6522
    @saxarloxassan6522 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allaaha Alaah Ku Barakeeyo

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah Abdiaziz realy watmahatsantahay jazakallahu qeer

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah abtirsinada waa dhaxalkaga iyo sharaftada guuleyso

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaha waa illahaya mahadisa illahaya ha idan siya faraxadina abaabana illahaya ha uu naxariisto Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo adiga sameya wanagsan

  • @umcumar1015
    @umcumar1015 3 ปีที่แล้ว +7

    Alxm Alxm keep goin abowe abdi Aziz really dadka ku xeran ismuujiya✌✌✌👍👍👍

  • @aminaohassan1893
    @aminaohassan1893 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaaraka Allah walaalkey cabdiaziz Allah subxaana wa tacaalaa garabkaaga ha galo miisaanka xasanaadka ha kuusaaro camalkaa tabaruca ah ee aad u samaynayso dadka aduunka ku kala lumay baaraka allahu feek wa axsana Allah ilayk.

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +6

    ☑️🙏Maansha alaaah🤲ilaahay baa Mahad leh🙏🙏inta kalee islaama ee kala maaqan alaha iskusoo sahlo iyagoo faraxsan oo nbd qabo🤲🤲

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allah ayaa mahad o dhani u sug natay mar hadii aad heshay oo aad faraxsantahay abowe walalkey Really jizakalah ❤❤🙏

  • @fardowsaaden7417
    @fardowsaaden7417 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC Wll ilaahay abaal hakaasiyo dadka kalamaqan aad iku raadineyso inigu waxn kubixiyey aruuriye ilahay akhiro iyo adunyo kheyr aandhamaan hakugu abaal mariyo inta aad qalbi qabojisey ducadoda alaha kuu aqbalo alaah mu aamiin aamiin

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaa abdiaziz realise waad ku mahad santahay illahey ajar iyo xasanad haka siiyo amiin ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ikranahmed8372
    @ikranahmed8372 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah tabarakala wiilka wan uducayn jiray inuu helo aabihi alxm haduu helay

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah
    Illaah mahadi hadi la helay ehelkisa .
    Mahadsanid walalken Cabdicasis.

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah iLahey aya mahad leh alxamdulilaah waye insha allaah 🙏🙏🙏

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله بارك فيك qof kii kafarxiyo adoomada alle, alle ayaa kafarxiyo , guuleydo
    Cabdicasiis realy ✊✊✊ 🙂

  • @shankaronali3297
    @shankaronali3297 3 ปีที่แล้ว +6

    Mash allah Farxa’da 🌎👏🏼👏🏼👏🏼♥️♥️♥️🥰❤️Alx 🤲🤲🧏‍♀️

  • @nadoahmed4633
    @nadoahmed4633 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah farxada waan kulaqebsanay faraxadaha allaha noosoobadiyo cabdi casiis adna guuleyso جزاك الله خير

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allaah guul wacan👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹💚💚💜💜💜♥️♥️♥️💖💖💖

  • @ahmeydksmohamed6406
    @ahmeydksmohamed6406 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll A really good job thanks 🙏🙏👍👍👍

  • @dinfarsatacklare2229
    @dinfarsatacklare2229 3 ปีที่แล้ว +20

    Maashaa Allah
    Allahayow adoomadaada murugeysan
    ka bixi murugta, AAMIIN

  • @naimaomarisseelmi2627
    @naimaomarisseelmi2627 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah Waa Familkii iigu Murugta badnaay haddana wnku Farxay Masha allaah

  • @abdinoorzeynaba7600
    @abdinoorzeynaba7600 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا عبدالعزيز على عملك

  • @hoodancirashiid4949
    @hoodancirashiid4949 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah Abdi Caziis ILaahay Hakubarakeeyo

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 3 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك يا عبدالعزيز

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin8493 3 ปีที่แล้ว

    Alxlilaah Abdi Aziz Allaah ha ku barakeeyo Waa kula. Faraxsanahay walaal iyo hooyo

  • @halimaaden3825
    @halimaaden3825 3 ปีที่แล้ว +7

    ما شاء الله 😍 اللهم لك الحمد 💝

  • @nurtonadir3706
    @nurtonadir3706 3 ปีที่แล้ว +1

    Alx alx walal abdiaziz really adigana ilaahay ajir iyo xasanaad hakaasiyo insha'Allah.

  • @ciyaalwajeer1966
    @ciyaalwajeer1966 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah master really waa mahadsantahy sadaq caaadi aheen ayaa sameeysaa

    • @qadromaxamuud7433
      @qadromaxamuud7433 3 ปีที่แล้ว

      Maansha.alaaah.farxada.farxadeena.waayo.ilaah.ayaa.mahadaas.iskaleh

    • @mohamedali-gq7ug
      @mohamedali-gq7ug 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahow inti kala maqan isku keen cabdiczizow adigana ajar aan lasoo koobi Karin Allaha kaa siiyo bro

  • @abdallasanka82
    @abdallasanka82 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waan ku farxay wiilkan reerkiisa in uu helay.
    Waxaa kale oo aan aad u jeclaay in aan arko gabadhii yaman ka timid ee ayadana muqdisho joogtay in aay hesho ehelkeeda.

  • @qureshahmed3313
    @qureshahmed3313 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah ilahayow adigana waxaad jeceshahay oo aay jannadu u horayso ku Sii aamiin aamiin yaa Rabi 🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umumostafa7016
    @umumostafa7016 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Tabaarakallaah Hambalyo Aziiz Realy Allow ku Barakeey

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن♥️♥️

  • @asadyaanoqarasta7383
    @asadyaanoqarasta7383 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ilahayow KU barake abdi Aziz really jazakumullah shaqadas ad umada u hayso

  • @Musab.yassin
    @Musab.yassin 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha walahi waa war farxad ah adiga walakey qeer allaha kusiyo sidaad ugu dadaashay 🥰🥰🥰

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 ปีที่แล้ว

    maansha alaah hambayo hambalyo cabdi casiis ajir iyo xasanaad ilahey ha kaa siiyo

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah
    farxada allaha i diin siyaadsho inta kala maqan allaha is ku soo sahlo
    aamiin yaa allaah

  • @umhuudamarkocadeey1320
    @umhuudamarkocadeey1320 3 ปีที่แล้ว +1

    Guleyso abowe alaha ka dhigo gacanti sareyso iyo gedki laharsado amiiiiiiiiin keep going brother

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 3 ปีที่แล้ว +4

    😍✅🥰💯❤️💐👑🌺✋🙌🏼👏Masha Allah Abdiaziz guleyso

  • @luulmaxamed966
    @luulmaxamed966 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaha wallaahi wan farxay itii ad baafinta sameyheysa dad kii igu farda badene wallaal c.casiis allaha ka abaal mariyo wallaal qaali wiilkan iyi jiijo a igu murug badnen alxmaduliilaah

  • @isramoha9213
    @isramoha9213 3 ปีที่แล้ว +44

    Wiilkii yaraa ee abdiraxman isna tolow ehelkisii mahelay

    • @shukrishiekh1969
      @shukrishiekh1969 3 ปีที่แล้ว +3

      masha allah
      c/caziis qayrbadan allah hakusiiyo

  • @iishacabdi4329
    @iishacabdi4329 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah.walal.mankula.qebsani.farxadaa.illahey.haku.siyadiyo

  • @nafisonafta2799
    @nafisonafta2799 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah wlo ilaah haka ajar siiyo 🤲🤲

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 ปีที่แล้ว +2

    Alhamdulillah maashaa Allah Allah farxada hausaaidiyo Aamiin yaarabi

  • @abdirizaq9302
    @abdirizaq9302 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllah wiil dhalalinyaro ah oo dadka farxiyay

  • @nuseibanoorka9321
    @nuseibanoorka9321 3 ปีที่แล้ว

    الحمد لله اللهم لك الحمد ولك الشكر 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 wlhi farxad an la ilmeyay ماشاء الله تبارك الله Abdiaziz really جزاك الله خير ا جزاء وأحسن الله إليك وبارك الله فيك.

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ilaah baa mahad le waan kuu du caynaynaa cabdi casiis waa uruuriye. Farxiye. Aad baan uga murugoonay

  • @hindaissa9017
    @hindaissa9017 3 ปีที่แล้ว +11

    Brother you are doing a great job. Keep up the great work :) biggest supporter here

  • @fartunahmed6603
    @fartunahmed6603 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah Maashaa alaah c/casiis ilaahay haku barakeeyo

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabarakallah

  • @fatumomahamuud3725
    @fatumomahamuud3725 3 ปีที่แล้ว

    Cabdicaziz Riyali wa kujeclahay barmamikaga dardii ! Haye

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah mansha Allah ❤❤❤❤❤