Nolosha Qoyskaaku Waa Saddexdaan Nuuc Sheikh Abuu Dalxa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

ความคิดเห็น • 43

  • @Hiboaxmedxuseen
    @Hiboaxmedxuseen 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alaah sheekh alaah kuxafido waarun

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.shaa allaah jazaakumullaahu kheir sheikh abudalxa iyo wllken safiirka islaamka ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 หลายเดือนก่อน +1

    JazakAllahu khayran sheikh Abu dalxa😃

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 8 หลายเดือนก่อน +7

    Shekhow wakhtiga xafayada ayan khujina ilhay haa nofududeyo

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 8 หลายเดือนก่อน

      Anagaba wlhi baayo amiin dhamaanteen

  • @snw9257
    @snw9257 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaraka Allah Illahay ku xifdiyo sheekh

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheeq mansha Allah maxaa Ka fican nolol Laysla garo 30sano Ka dib oo xabatul sowda la Isla marsado sabir iyo imaan AA la rabaa

  • @quruxdaaduwaaxijaabka6199
    @quruxdaaduwaaxijaabka6199 8 หลายเดือนก่อน +1

    Safiirka magacii gabadhayda yar ayaa tidhi waan ku nasiibsanayaa oo maxmed ayaa la yidhaaa😅😅

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaha tabaarakalaah

  • @Farduuscadaani-qn5pe
    @Farduuscadaani-qn5pe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah❤🎉

  • @anabali5298
    @anabali5298 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Kkkkkkkkkkkkkllllllllkkkkkkkkkwaa xaqiiqa war kas❤❤❤

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 8 หลายเดือนก่อน +2

    hhhh ماشاءاللہ❤

  • @shukriabdi727
    @shukriabdi727 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 หลายเดือนก่อน +1

    🥹🥹🥹🥹🥹

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣💯💯💯💯

  • @UmuAbdallah-n3h
    @UmuAbdallah-n3h 8 หลายเดือนก่อน +2

    Marxalada caanaha iyo xafayada ayan kujirnaa 😂allow nala kori❤

  • @FaizaAbdi-j2k
    @FaizaAbdi-j2k 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh 😂😂😂 sheekh allh ku barakeeyo

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 8 หลายเดือนก่อน +1

    Culeys badan ban dareemaya waxan kujir’a xafaayada iyo caanaha ….Allah iga qaado culeyska

  • @nuuraliyaw2261
    @nuuraliyaw2261 8 หลายเดือนก่อน +1

    asc wll waxaad isheeg tan ninka hadow xas kisaa cejiyo maka fuuraanta

  • @safiyomohamud-x6y
    @safiyomohamud-x6y 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheq illahy ha kusiiyo qayr badan inta garataa yare

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 8 หลายเดือนก่อน +3

    Barafuun ka waxaa noo badashay caraf ta caruur ta alxamdulilaah

  • @faraxismail632
    @faraxismail632 8 หลายเดือนก่อน +3

    xldi xfyda KU jiran 😂😂😂😂😂

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq safiirka islaamka waan idin salaamey adiga iyo sheeq abu dalxa,waxaan idinka codsanayaa inaad barnaamijyo wacyigilin ah inaad noo keentaan oo ah nimankan 50 sano + markay gaaraan isbadal wayn ayaan ku arka sida safar badan iyo gabdho ilmahooda ku jin ah inay guursadaan,marka aan wadiiyo ninyahow maxaa kugu dhacay waad isbadashay waxuu ku leeyahay adiga ilmahaaga waykuu koreen alxamdulilaah ilmaha waykoreen lakin waxaan dareemaya cidlo maxaa yeeley ilmaha shaqo iyo waxbarasho ayay kala aadan saxiibkaygana sida ciyaakii oo kale ayuu gabaryar 20 jir raadinayaa, markay ilmaha koreen oo ay kali noqotay xaaska in looga tago cidlo cadaalad miyaa sheeq?

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh abu Dalxa wuxu mudan yahay Noble price, siduu qoysadka u dhiso.
    Thanks sheikh, wan rajynayaa inan ku dhaqmi doono casharadaada❤😊😊

  • @XamdaXilka-fm8tg
    @XamdaXilka-fm8tg 4 หลายเดือนก่อน

    Shiiqaan Numbarkiisa waa ii muhiim igu Caawiya walaalayaan alle dartiiis Su.aal ii muhiim ah walaalayaan isiiiya pls

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 หลายเดือนก่อน

    Alxamdullilah Maansha Allah Tabaraka Allah
    Shekha Allah ha barakeeyo
    Waanu ku farxaa hadalkiisa Sheekha Dalxa waa sheekh Illahey u dhameeyey garasha iyo habka nolosha
    Sheekh ii soo ducee qoyskayga markaanu gaadhney noloshii Xabatul sowdaa, Vitamin D iyo Xulbadii ayaabuu Odeygii Kadinkaa ka boodee
    Isagoo isu heysta in weli lagu jiro wakhtii Barafoonka kkkkk
    Aad baan sheekha iyo Dadka kalee ku xidhanba u salaamayaa ❤❤❤

  • @LuulDhaqane-p7b
    @LuulDhaqane-p7b 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah jasakalah qayr sheequna

  • @anabali5298
    @anabali5298 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Kkkkkkkkkkkkkllllllllkkkkkkkkkwaa xaqiiqa war kas❤❤❤

  • @DekoMohamed-wk5jl
    @DekoMohamed-wk5jl 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah Xaqiiq sheikh Abu dalxa, Alle hanagu asturo xilka, Aamiin Aamiin ya Rabbi❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 หลายเดือนก่อน

    Asalamu Caleykum

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 8 หลายเดือนก่อน +1

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤

  • @munoabdi5353
    @munoabdi5353 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh carftii xabsodo isku badshay miyaa

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 8 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله شكرا جزاك الله خيرا

  • @farxiyaxasan8352
    @farxiyaxasan8352 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 หลายเดือนก่อน +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍💯

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤👍👍👍

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx 8 หลายเดือนก่อน +2

    jazakalaah kher aduun yada dhan ayaa sidaas ah allha inaga dhigo ku wa Sabra oo isku naxariista allha unaxariisto Amiiin Amiiin yaarabi