Waa Tuma Dr's Rumana Waan Ooyaa Markaan Soo Xassuusto Salaadii La Igu Yiri Ha Tukan Adigoon....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...
    • Bandhig Cajiiba Oo Hoo...

ความคิดเห็น • 180

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 8 หลายเดือนก่อน +35

    Saliga nabiga scw badso ilahay wuukuu dhowyahay ha rajabeelin in shallah ❤❤❤❤😊

  • @fouziadelovlygwal3829
    @fouziadelovlygwal3829 6 หลายเดือนก่อน +3

    Why am I cryng Rabi rali kanoqoy doctr wangsan Aya tahy runtiii😢😢😢🎉

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +11

    Allahayow unaxariiso hooyo mcn Allahayow Qabrigeeda uwaasici Marti la jecelyahayna ka dhig Allahuma Amiiiiin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid Dr. Rumana.
    Soomaalida Kenya, Tanzania, Uganda iyo dibadaha kudhasheen si kasta marka looeego, waa dad edeb iyo akhlaaq leh, ragg iyo dumarkoodaba.
    Qofka baniaadan ka ah, haddii uusan akhlaaq fiican lahayn, oo caytama, kibra, qofkale yasa, hadalxumo, xaasidnimo, qalbixumo iyo isqaadqaadka badan leh, waa qof qiimihiisa ama sharaftiisa iyo wakhtigiisa-ba kuciyaarey oo qiimolahayn.
    Soomaalida SOOMAALIA ooidil, waa iney bartaan jidka iyo habka soomaalidakale ee meelkale kudhasheen ay kusocdaan dabeecadooda wanaagsan, waayo DADNIMADA waa DABEECAD WANAAGSAN.
    Looooove them (Soomaalida reer Kenyan ah iyo East Africa Intakale) dad respect badan ayaatihiin si waliba marka looeego.👍
    Mahadsanidiin, Safiirka Islaamka iyo dhamaan.

  • @Anisa-coco
    @Anisa-coco 7 หลายเดือนก่อน +7

    Rumana qof wanaagsan waaye mashaAllah aniga aad ban u garan wallahi waa gabar qalbi wanaagsan xaqiiqdi noolow mcnto❤

  • @AbdirahmanHassan-rm1ow
    @AbdirahmanHassan-rm1ow 8 หลายเดือนก่อน +24

    waxaaan aqaan qof dumar ah oo 4 wiil mataana ah baadiyo ku dhashay iyadoo aanan wax doctor ah la kulminin intii ay uurka lahayd xitaa umuliso cilmi u leh qalabne heysata ma aysan ka dhalinin ilmaha , naago kale oo ay baadiyaha markaas iska ag dhawaaayeen ayaa caawiyey uun ,marka wixii rabbi sahlo uunbaa sahalanaada

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 7 หลายเดือนก่อน +1

      waa sax lkn wll in daqtarad aad kaashato ood na taxadarto Rabi ma xarimin Illahey wuxuu jecel yahay qofka talasaarto hadana dadaalo xaaladaa aad sheeysana waa wax Hal mardhacday

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 หลายเดือนก่อน

      Hal mar mahah badiyaha wa sas talo sarashada Allah iyo camimad baniadam iskuma xirna

  • @gardhaale
    @gardhaale 8 หลายเดือนก่อน +7

    Our mom drs Rumaana🎉❤
    Waa shaqsiyad qiimo badan oo bulshada shaqo wanaagsan u hayso allaha noo xifdiyo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 8 หลายเดือนก่อน +9

    Maasha allaah illaahay hakuu barakeeyo cilmiga iyo caafimaadka iyo cimriga illaahay hakugarabgalo wllo anagana noosooducee jisaakalaa khayr🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaaa Allaaaah xitaa sadaqada masaakiinta la siiyo waxay ka thy nobar1mashaa Allaah

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dr Romaana waa gabar naxariis iyo sadaqo badan dad badan bay taakulaysaa.ckarim cali from Garissa

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc rumana waan aqaana waa gabar aad ufican Illaahay ha ku xifdiyo anigo operation ah bey idaweyn jirtay
    Amiin aamiin yaa Allaah.abaalkaga magudi karno ❤❤❤❤ dar Illaahay ban ku jecelahay rumana jisakallaahu khayr

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 8 หลายเดือนก่อน +6

    Allahuma baarik adunyaa wal akhira in shallah mama mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lp7cm6vh5t
    @user-lp7cm6vh5t 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallh wlhi wa daqtaradeyda iga dalisay gabadeyda ahlam isbatalkeda qaska garissa mother and child

  • @SozaneGhedi
    @SozaneGhedi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan kasio nmqaad wariysyo kale. Aad Ayaan uga helay ilaahay ha karaameeyo iyada iyo qoyskeedaba aaammmiin.

  • @sahroali3168
    @sahroali3168 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdu lillaah, waa ILaahay fadligiis nicma waliba, ILaahay walaasheen ha inoo xifdiyo, nooceedoo kalana haynoo badiyo. Baarakallaahu fiik walaal ka noo soo gudbiyey.

  • @tufaaxbeauty7658
    @tufaaxbeauty7658 7 หลายเดือนก่อน +11

    Quranka muhim waye marka jamacada dhameyay aya dib ugu labtay Quranka ila hada wadaa ii so duceya in Allah ii fududeeyo❤❤

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 6 หลายเดือนก่อน

      M.a allaha ku fududeyo

  • @user-cs2cz9dr6z
    @user-cs2cz9dr6z 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalh ruman waa dhaktrdyda mashalh 5cunig eka umlisy shrfy baan uhayaa

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Man sha Allah allah ha ku xifidiyo dr Rumania

  • @abdifatahibrahim8067
    @abdifatahibrahim8067 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah jazakillahukheira waxa tahay qof kudayasha mudan

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah tabaraka Allah She is very lucky and smart may Allah bless her ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rt4wz4gg2v
    @user-rt4wz4gg2v 8 หลายเดือนก่อน +5

    Maaa shaaa Allah my Role Model❤❤❤ love u Doc....May Allah bless you Abaayo❤❤❤

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah uqti qaali alla haku xafido dadalkadana waad ku mahadsan tahay❤

  • @maryamamuseadow9648
    @maryamamuseadow9648 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah shukran Drs wax badan aa noo faaidaysay جزاك الله خيرا

  • @akhafurabiii136
    @akhafurabiii136 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ Dr. Rumaano abaal badan ayaan u hayaa isku block ayaan ku noolayn wakhti dheer ,marka aan madarasada dhiganayey, I wish you long life

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah qeyr mama qali

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dhaqtarad kaliya ma aha xitaa waxay ka mid thy gabdhaha magalaada sida Allaah dartiisa ugu shaqeeya

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye waa mahadsan tahay. Barnaamin qiimo badan, hooyo, abaayo, dhaqtarad iyo cafiifad Soomaaliyeed ku dayasho mudan. Ajar iyo xanasanaad Allaha kaa siiyo Dr Rumaana. Magacaaga ayaaba qayb wayn ka qaatay guushaada. Allaahu akbar. Allaha ku xifdiyo adduun iyo aakhiraba.

  • @khalif-w
    @khalif-w 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah. Inspirational. Thanks.

  • @nimosheikadan2044
    @nimosheikadan2044 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ilahay ha xafido wa dr wanagsan

  • @saadiahussein3659
    @saadiahussein3659 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah illahay hakubarakeyo oo hakuxifdiyo waa umulisadeeda aan jeclahay

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.Allah Allaha barakeeyo drs Rumaana

  • @HabibaMohamed-mx2wi
    @HabibaMohamed-mx2wi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah.Beautiful Sister Ruumana,we love you walashen.Keep going dear siz.Bibaha.

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 7 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido idinka iyo ehelkina dhaman yaa Rabi yaa Allah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 หลายเดือนก่อน +2

    Safiirka islamka
    JazakAllahu khayran wll

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaaa Allaaaah tabarakallaaah Allahayow ku xifdi Allahuma Amiiin

  • @user-wr4ge6kw1c
    @user-wr4ge6kw1c 7 หลายเดือนก่อน +3

    mashalllah alle ha ku barakeeyo

  • @ashaaden9794
    @ashaaden9794 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah sis Rumana ilahey hakbarakeyo

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi9852 7 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah JazakaAllahu kheir habo❤

  • @gardhaale
    @gardhaale 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wllka safiirka sida wanaagsan eed noo bartay dhaqtarada iyo shaqada umada u hayso

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ilahay haka xafido Dr❤❤❤❤

  • @stephensharertwin574
    @stephensharertwin574 8 หลายเดือนก่อน +18

    very beautiful story.. .i wish to meet her one day InshaAllah

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah allahma baarik

  • @zeytunahussein2329
    @zeytunahussein2329 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah allahuma barik beautiful story my Allah bless you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummsumeyaahmed5457
    @ummsumeyaahmed5457 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah tabaraka lah hoyo abayo iyo dictora qali ah ilahai haino xifdiyo wa gawr iyo hoyo aad udadal badan oo qali ah.❤

  • @ummuirfaan1609
    @ummuirfaan1609 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah tabarakalah allah akuhifadhi mama

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 7 หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله الله يحفظك خالة❤ويبارك فيك

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allaah tabaaraka allaah maamo ilaahey haku xafido ❤❤❤

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤MASHA..ALLAH..RUMANA..RASHID..GUUL.IYO..GOBONIM..MCNTO❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah amazing story ❤

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah 🥰 maamadan walaahi waan ka helay aqlaaqda ka mooqata iyo naxariista mashallah

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 8 หลายเดือนก่อน +7

    ما شاء الله ربي يحفظك اختي

  • @fajr6348
    @fajr6348 6 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @deqanuur2311
    @deqanuur2311 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah yahfida allah may Allah bless you

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa AllAAh maama Rumaan AllAAh yaxfadak

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah waa sax waa jawaab waafiya

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah thanks 👍👍👍👍😊👍👍👌

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay ha noo wado dhaafo dhaman teen

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku jecliyaaa Xabiiibtiii

  • @FatumaSheikh-ov5ro
    @FatumaSheikh-ov5ro 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks, Sister rumana. You are on the way of rajaa😊

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiibti drs. Rumaana masha alaah yaxfadki rabii🎉

  • @user-fy6mf6ok9n
    @user-fy6mf6ok9n 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤rumaan mansha allah waan kujeclhy

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allahayow ku barakeee

  • @nimcoadan3705
    @nimcoadan3705 8 หลายเดือนก่อน +3

    insha allah

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dumashi rumana alle haku xifdiyo god bless u dear

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d 7 หลายเดือนก่อน +4

    ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH ❤

  • @RayaanLove-fi8fu
    @RayaanLove-fi8fu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Habo rumaan ajar farabadan allaha kusiiyo ilove u❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaaa Allaaaah Allahayow ku xifdi

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a tabarakalaah

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ❤❤❤❤
    Allah ku barakeeyo abaayo 😢😢

  • @UmuBarwaqoAdootialle-pw8ej
    @UmuBarwaqoAdootialle-pw8ej 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah wllo Rumano

  • @umaaryousef4310
    @umaaryousef4310 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🎉❤😊

  • @user-gn8bi1kw6p
    @user-gn8bi1kw6p 7 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaAllah Dr rumana ❤❤❤

  • @umudigra9736
    @umudigra9736 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah alle haku xafido❤❤❤❤❤

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhakhtarad wanaagsan waan jeclahay rumaano qaali

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 8 หลายเดือนก่อน +4

    Rer Garissa Hadaan nahaay Mama Rumana Waan wadhana #Dr's

  • @z-1il
    @z-1il 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa❤ alaah ilaahey ha kuu danbi dhaafo

  • @ariood
    @ariood 8 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah Dr's Rumana

  • @user-dq7ns8ws4j
    @user-dq7ns8ws4j 7 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaa Allah

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 8 หลายเดือนก่อน +1

    maashallaah tabaarakallaah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e 7 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllah ❤

  • @bushracadey9092
    @bushracadey9092 7 หลายเดือนก่อน +1

    mashaaAllh iknow ha very well well come siz

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 8 หลายเดือนก่อน +1

    مانشاء الله
    Ilaahay haku xifdiyo mama runtii sharaf baad leedahay

  • @bisharaomara5283
    @bisharaomara5283 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin ya Rabi 🤲🙏

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaaa Allaaaah

  • @bisharaomara5283
    @bisharaomara5283 6 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah Abayo waaxa tahay gesiyad ee keep good 🙏

  • @user-lx3tf4kl8w
    @user-lx3tf4kl8w 7 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Allahu ku barkeyo

  • @hodanengmixile4892
    @hodanengmixile4892 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.allah

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhow waa ceeb gabar lama yiraahdo waan kaa dhargay intii aan kula joogay waan kaa dhargay iska sax afka

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah

  • @fahima6186
    @fahima6186 7 หลายเดือนก่อน +11

    SAWIRKA MEEYDKA IYO TITLE KA MARKEEY INDHAHAADA QABTAAN WAXEEY UKAANETSAA IN QOFKA AAD WAREEYSANEEYSO UU DHINTAY🤔 LKN VIDEO GA TAAS WUU KADUWANYAHAY😢 WAA VERY IMPORTANT INAAD SAXAFADA IYO SHARCIYADA BARATO IBTAADAN BULSHADA WAX USHEGIN RAALINA IGA AHOW HADAN GAFAY❤
    WBT

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost 7 หลายเดือนก่อน

      Ma aragtay subhanallah waan yabanahay

    • @fahima6186
      @fahima6186 7 หลายเดือนก่อน

      @@Hana_ghost
      Weliba waxuu iskorsaaray meeyd iyo atadoo ooyneeysa🤔🥲 wareeysi caadi ah gabadha horumarkeeda uunbeey kahadleeysaa wax ba kama khuseeyo meetdkaas 😂😂😂 shaqo kasta aqoon beey rabtaa👍

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 หลายเดือนก่อน

      Anigaba sasan u so galay wa khiyano TH-cam layda away Allah ka cabsigi

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaah alaah

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 8 หลายเดือนก่อน +2

    Am diktoreso sofia, we worked with sister rumana congrats sister

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaallaah tabarakallaah rahman 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah

  • @hakimashafac2141
    @hakimashafac2141 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah. haku.xifdo