ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Muxiyadiin Shaahid silsilada Wardoon Iyo Jawaabo Layaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2020
  • Waraysi Muxiyadiin Shaahid Dhaantadii Daro Sudha iyo Jawaabo Layaab leh

ความคิดเห็น • 116

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah Abwaan Fanaan Muxyadiin Shaahid Sadarkii Dadka Intooda Badan Gefka U Arkayeen Wuu Naga Jaahil Saaray Guulayso

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow Mahadsanid Abwaan/ Al- Fanaan Muxyadiin Shaahid. Si hufan baad u Jawaabtey, laakin waa dhab run ah dhaantada"RUN DAWARA" ka hadleysa qadiyada ma xaalada so jireenka ah ee DDS.

  • @ibraahimsheekhaden9762
    @ibraahimsheekhaden9762 3 ปีที่แล้ว +2

    Muxiyadin shahid abwan indher garad weye masha alah jawabtan ba ku filan run dawara

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allh Muxyidiin Shaahid waad mahadsan tahay Sii waad isku soodhaweyta soomalida Lakala xirtay

    • @nimcoaxmed6355
      @nimcoaxmed6355 4 หลายเดือนก่อน

      67😮😅😅😅😅😅

    • @nimcoaxmed6355
      @nimcoaxmed6355 4 หลายเดือนก่อน

      67😮😅😅😅😅😅😅

    • @nimcoaxmed6355
      @nimcoaxmed6355 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅

    • @nimcoaxmed6355
      @nimcoaxmed6355 4 หลายเดือนก่อน

      14:22 😮😮😅😊😮😊😅😊😊😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😮😅😮😅😅😅😅😅

  • @eng.koronto1149
    @eng.koronto1149 3 ปีที่แล้ว +9

    Ninkaan sifican buu uhadlay m.A
    Markii Hore wax kle Ka fahansanaa
    Somaligu waa margay kolba meshii lowaduu adaa
    From xamar Cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 3 ปีที่แล้ว +2

    Muhiyadiin hadalkiisu waa hadal macquul ah! Dhaantadiisana hada ayaan fahmay! Somali Galbeed ( Ogadenia) waligeed qof ay raali kayihiin ma hogaamin marka laga reebo labadii Madaxweyne ee u horaysay.

  • @ibraahimsheekhaden9762
    @ibraahimsheekhaden9762 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi jawabta wan ku qancin masha alah

  • @AadanMaxamed-kh5ld
    @AadanMaxamed-kh5ld 2 หลายเดือนก่อน

    Muxuyadiin shaadid nin culus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤jawaab fcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @amaadin12
    @amaadin12 3 ปีที่แล้ว +3

    jawaab fiican bixiyet abwaanku thank u

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 3 ปีที่แล้ว +4

    Muxiyadiin shaahid wuu mahadsan yahay waxaan rajaynayaa inay dadkii af soomaaligu jiirada kagalay ka faa,iidays teen

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +11

    Midnimada runta ah waa macaanyahay. Gumaysiga way u khraar tahay.

  • @shakaalccasiis2509
    @shakaalccasiis2509 3 ปีที่แล้ว +3

    Muxyadiin waan ku wataa libaax

    • @gfffdf4423
      @gfffdf4423 3 ปีที่แล้ว

      muxyaadiin.geesii.Dhaanto.xabbarsan
      DhaaBaaal.haaye.siilsiiladii.caajib😅😅

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa Cay Ilaahbaa Naleh subxaanalaah

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed8598 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaa ila saxan Waa muxyadiin Waayo Cali waxa uu kamid Ahaa kuwii Aad ugoo wixii kaniray Deegaanka Soomaalida Maantana Maasha Alaah waa nabad Laakiin soomaali waxba Madeeqaan

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku salaamay

  • @sundusofficial2668
    @sundusofficial2668 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk muxyadiin sifiican ugu jawaab tay walahay

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Yaaaaaaaaaaaa

  • @ugbaaddhuh3560
    @ugbaaddhuh3560 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa nala haysta waana ku qas baahay inaan saas Wax ku qaysano jawaabtu muhiyadiin

  • @tuqo873
    @tuqo873 3 ปีที่แล้ว +2

    Very great lyrics and open space 👍 for musicians

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Ama midnimo ama mid ba meel axmaar ha ku dharbaaxo.

  • @husseinhusni1356
    @husseinhusni1356 3 ปีที่แล้ว +1

    Codka tolmoon iyo erayada sarbeebta ah guula eebeheybaa kuugu galadaye.
    Inoo wada aan wax badan ka faa'iidnee.

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว +3

    Kilinka shanaad xor maaha waa ognahay taas inshaa allah waa laga baxaa inshaa allah

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkkkkkkkk Deegaanka Somalistate Waxaa Jooga Dad Macquul ah oo Hal Abuur Badan

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan jeclahay inaan dhalinta ka helno war murtiyeed sax kana turjumaysa sugaantii 1aad

  • @mahamudAMH0724
    @mahamudAMH0724 3 ปีที่แล้ว +4

    Caadi ma ahan silsiladaan.

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 3 ปีที่แล้ว +2

    Fikirkaas silsilada in dhinac kale lo leexiyay aha ayan qaba ana oo c. Shakur af magaxshe leexiyay ayan qaba.

  • @cawshacabdi2220
    @cawshacabdi2220 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan C/shakuur Qorane Cali

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww. M. A. Abwaan muxayiin. Shaahiid. Legendz♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeyso

  • @carafaad.mahamed3421
    @carafaad.mahamed3421 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin adag muxuyadiin shaahid
    Cali dhanto kuma bar bardhigi karo
    Abwaan ka yaree aqliguu caruur ka yahay nin kaa aftahansan lalamamirmo

  • @AbdirahmanAbdirizaq73
    @AbdirahmanAbdirizaq73 3 ปีที่แล้ว +7

    Anigu waxaan u fahmay dumaal . Waagii hore xiligi Abdi ilay iyo ka hor ragga naagahooda marka ragii qabay la laayo uu ninkale iska dumaalo. Amase

    • @roma7856
      @roma7856 3 ปีที่แล้ว

      Adoo kale dadka been ku afuufa xageed ku argatay dumar xoog lagu duma lo dadka ma bilaa diin baad modaa

  • @barwaqomuse1111
    @barwaqomuse1111 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh dumashi waad nafahansiiysay abawaan lakiin ilama du maaledeki hees baa u soo baxadey alle hasalo❤🙏dhaanto alagu amanayo ilima dumaledaka u sosame💝😂

  • @sacadaxmad861
    @sacadaxmad861 3 ปีที่แล้ว +2

    Wali cali wnwadana

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawaabaha uu abwaanku bixiyey aad ayay u qurux badanyihiin waxaad ka dheehankartaa aqoonta suugaaneed ee alle u hibayey waayo qofkastaa awood uma laha inuu wax curiyo.

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwww. M. A. Abwaane. Wadka baxsatay dhe. Sidii. Lagaarabay. Ayaadugaa jawabtay dhe. Muxayiin. Shaahiid. Guul and gobanimo kuwar. Bro ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @shekoanimated
    @shekoanimated 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan filaya dhantadi wali inan jawbtedi lahelin warkiyo dhan

  • @smaasc6281
    @smaasc6281 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan kusalamay jamac galad sida fican Ed u warsatay dhalinyarada lakin waxy sodiren jawab ma aha wa in ay kunoqdan

  • @cmc1154
    @cmc1154 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantada ninkan waxaa muyuusiga iyo tifatirkaba ku ladhay waa dad xabashi ah
    Dhaantaduna waa mid soomaali u Gaara markaa waxaa ila qumanayd inaad su'aashaa waydiisaan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawaab maaha tani waa la kufay kani laba mid in aw caytamaayo oo aw la habaabay hadaanay caytan shaqsi weerar ah ahayna waa mid anshaxa iyo dhaqankaba ka qaawan

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc kamaanan yeelin warkaadan eekunoqo waxbadan baakasiidaba marsan beentana waxaraan xaga sugaanta

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto silsilada warood ku guulaystay oo karbaashay mustafe cagjar qabiilkii qabyaalada eexda qofjecelsiga musuqmaasuqa wali sow sidii maha hhhh

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 ปีที่แล้ว +1

    Muxyadiin shaahid halkeeduu dhigay Libaax

  • @hindaahmed8412
    @hindaahmed8412 3 ปีที่แล้ว +1

    iska daawadoo mays kudarikataa ? adigu jawaab ukeen dheh

  • @yousufahmed1906
    @yousufahmed1906 3 ปีที่แล้ว +2

    waar.tani.jawaabmaahee.waa.cey.khatara

  • @kefkafikefkafi888
    @kefkafikefkafi888 2 ปีที่แล้ว

    Filin

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma u qalato silsilda abwan

  • @mohamutdhago29
    @mohamutdhago29 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto ma gaadhasaan soo digaa silsiladii leexiyey

  • @zamzamabdi5638
    @zamzamabdi5638 3 ปีที่แล้ว +1

    Erey an ka qeyleyay

  • @fardoosafaarax1041
    @fardoosafaarax1041 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh

  • @zaynabziciid2467
    @zaynabziciid2467 3 ปีที่แล้ว +1

    Kanyare falobka bal wuxuu Naga dhadhicinayo eeg ma dad wixii lagu yidhahdaba qadanayuu namodaya

  • @sali1269
    @sali1269 3 ปีที่แล้ว +1

    Muxyadin shahid nin culus nolow

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 3 ปีที่แล้ว +1

    Iskadaawadoow mayskudarikartaa waryaa nin soomaali ????

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxay kordhisey qilaf mooyee wanag makeenin waayo wuxu shalay ama ayay inuu ladhigo wuxuuna horey u arag afkad KU keentey kula hadal

  • @caamirmohamed7225
    @caamirmohamed7225 3 ปีที่แล้ว +1

    Raadiyahaan cali dhanto ma wareysto miyaaa waxaas jawaab madhamee halaysu noqdo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +6

    Anoo HARGIESA oo xoriyad hysta ka war bixinaya DDS wlaalahy ee jawaabta
    HOOS Ka AKHRI CALI UDIRNAY
    Jawaab
    Caloow dalkii aad ogayd
    Dadkiisu guumaysi kama bxaan
    Waxay ku sii dareen deldelada
    Haldoorka somaaliyeed
    #CKHLIIF udanbeyo doraad gowraceen
    Dakhligooda iyo shidaalkii
    Iyagoo daawanayaa la daldashaa
    Doolar ha joogee dirham kama helan
    Mid lasoo diray sii doortan sidii
    Sidii aad ogayd dafa dhilifnimadii
    Iyo degelbikla duskii weysi wadan

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 ปีที่แล้ว

      Ogadenia xoriyad way tala hada wll lkn wali wax badan hadhay

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว

      @@NajmaAmerica
      Saaz waa wax la aqbalo lkn viyaalka CALI oo DHAANTO caqli gal so qaaday ay casyan oo wixi la weydiyey wxn ahyn ku jawaban ka xabaaqay ok sxb

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilander6951 hno kuwas wa CONDOM ka ethiopia ila hada way so indha cad yihin

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +1

      @@NajmaAmerica
      Anigu HARGEISA jooga lkn wan ka xanaqay waxa la weydiyey iyo waxay ku jawabeen

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilander6951 ani Norway jogay walikay ma arak lkn wan daren sanahay inay wax badan qarsan yihin.kuwas wali iley ka baqayan ino so labto

  • @mohamedbare9174
    @mohamedbare9174 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawahas maha wax nin wan kuhadlamaha

  • @muktarcmalik2754
    @muktarcmalik2754 3 ปีที่แล้ว

    wardoon

  • @muhamedqadar1154
    @muhamedqadar1154 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiwali xasan dhuux iyo anwar toiti ayaa haray iminka

  • @alinorhassanmohamud6954
    @alinorhassanmohamud6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Si xun wax u faham sixirool kadaran
    Runtii uma noqon karto jawaab

    • @axmadnuur6886
      @axmadnuur6886 3 ปีที่แล้ว

      adi ma abwaan baa tahay adaa sixun ufahmay sxp

  • @footballismyblood4379
    @footballismyblood4379 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadan jawaab malahan cidii caaytameyso waa meesheeda

  • @habibomahamud2915
    @habibomahamud2915 3 ปีที่แล้ว

    Sax suaasho hadaa Ayaan gartay

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว +2

    nin xigmad wayn sheegay mamoodaa dadku mafahmi karan
    Kulahaa hhhhhhhhhh
    War meesha wax xigmada kumahayside baraanburki
    Habluhu badarka kutuman jireen baa laxan noosaartay
    Midakale jaahil cuqdad badan baatahee abwanka aad ujawaabaysid
    siduu wax kuwaydiiyay ma adan fahmin
    Ee dhaqanka Somaliyed bay kamidtahay Daqarada Ladawaysto
    Sidaad Tigree udaba joogtay baa
    Dhaqan iyo murtiba seegtay
    Dhibka degaan-ka kajira wa xaqiiq Aan la iska indhatiri karin
    Dadka Labarakicinayo
    Malin walbe
    Kuwa la iska xasuqayo.
    War Runtaa kaguba naysaa
    Yaa kula wadagi kara
    Silsilad Qof jiran batahee
    Wixi lasheegaba qabyalad iyo aniga rerkayga loodan leeyahay
    Baa ufahmaysaa anaga aamus
    Sxbow mardambe Ha isku taagin
    Abwaan aadan fahmi karin
    Wuxu kahadlayo

    • @moa2715
      @moa2715 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxas awalba way jireen wll ee Cali dhaanto oo sweden gaadhay baa wax war ku seegan deenganka iska dhigay 😂waligiisna dhextaagna . Run ahaantii si quruxbadan baa loogu jawaabay dhaanto iyo fan OGadenia bay kasoo burqataa wll 😂😂 cuqdad noo ma hayso cidna.anaga is dabarna 👊👊👊👊

    • @axmednuur4087
      @axmednuur4087 2 ปีที่แล้ว

      Oo adigabaa meel cidla aha ciqsan adiga lafataada hadal aada fahmin ayaad iska ciday sofahan saxibow

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 3 ปีที่แล้ว

    Intaad na ceysey bad ledahy deganka ka jeedey kulah ala ader wanu kula fahansanhye lagu dhaley dumal ilaa iminka iga dhex shaqan qadeysa

    • @tacliimtacliim5767
      @tacliimtacliim5767 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh Abwaanku Cirka inuu noo fiiriyuu Rabaa miyaaa

  • @mohamednur137
    @mohamednur137 3 ปีที่แล้ว +1

    War waxa marka la fasiro waxkale waaye

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkjkjj dumaal iyo bilcaan kkkk

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    In magaca somali waa macaanyahay.. 35 sano magaca qaybsanaa somali xisaabta waa ka baxday. Waxay dad la a iska dharbaaxo.

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilma dumaal ku dhshay ilmahii hora maxay uga duwanyihiin

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว

    War dadkani miyaanay hadda ka hor hadalo sarbeeb ah aragba. In Isguulo loo furo ayey u baahan yihiin.

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว

    Abwaanku wey iska caddahay inuuu cali dhaanto ku sheegay nin dumaal ku dhashay waayoo waa nin difaac ku jiro marka asoo isdifaacayo deegaanka hadana in dumaal lagu heesto iskeeni meyso

  • @abdifatah8110
    @abdifatah8110 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya ooma qalanto

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkķk dara sudhaa......cadi maha wada wa kaftan fiican

  • @abdalaahmed3267
    @abdalaahmed3267 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂

  • @bilecabdulqadir6725
    @bilecabdulqadir6725 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @abwaannaftakabemedia4925
    @abwaannaftakabemedia4925 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @hornbroadcastnetwork9209
    @hornbroadcastnetwork9209 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar nio silsilada cayda Halaga reeebo

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 3 ปีที่แล้ว +1

      Cay ma jirto ee macnaha garo

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 3 ปีที่แล้ว

      Dadku waxay khalad u fahmeen dirqiyo ilmihi lagu dhalay dumaal. Ina qof lagu wadey modeen

    • @abdiasiiznoor9292
      @abdiasiiznoor9292 3 ปีที่แล้ว

      ceb caleg

    • @qudhacagorayga1145
      @qudhacagorayga1145 3 ปีที่แล้ว

      Waraysigu xagee buu kaa maray

    • @HassanMohamed-cq2hm
      @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว

      Asc luuqadu wamidaan kukornay gabay iyo dhaanto waamidayadii erayga uu adeegsaday waaqalad 1qadkiibuu kabaxay arartiisu waagoodi 3tumaashu haduugodiyay waxay kudhacaysaa shaqsi 4erayga yaxlahaydaa macnahiisu kajooglahaydaa Marka muxyadiin Gabi ahaanba waqalad waxay ilatahay raaalagalin habixiyo

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว

    Waxa jirta wax ey abwanada kuwada hadlan kulaha kkkk war rali galin udir ali dhanto ilen wad cayse

  • @abwaannaftakabemedia4925
    @abwaannaftakabemedia4925 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh