ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ALI DHAANTO VS ANWAR TOOTI IYO MUXYADIIN SHAAHID NAIROBI SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2021
  • #subscribe #Alidhaanto
    ALI DHAANTO VS ANWAR TOOTI IYO MUXYADIIN SHAAHID /BIC BRO. ABWAAN CAYN. ABDI SHUGRI IYO DHAMAAN FANANIINTA RER NAIROBI
    SANADKA CUSUB SHOWGA LAGU QABAN DOONO AKHBAARTIISA LA SOCO • ALI DHAANTO CALI DHAAN...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

ความคิดเห็น • 68

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaan wacan dhaanto yahanada iyo axsaabta kale
    Samiixa😘

  • @anzalaliabdi6844
    @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว +12

    Mel muxiyadiin jogo kama maqnan kare Shahid wa abwan /fanan dantoyinkisa jeclahy from bombasa

  • @abdullahisagal475
    @abdullahisagal475 2 ปีที่แล้ว +13

    viva OGADEN guul iyo gubanimo

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 2 ปีที่แล้ว +15

    Ogadenow guleysta 🙏✊

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +12

    Gaal ba idin dhale wa qalad weyn cali dhanto akhyaar baad aheyda se wax ujiran wlal allaha ka cafiyo maficno wax yabaha qaar in lagu dagdago iska jir👍

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว +1

      Mxa waye waxas sister

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa hadalka ogadenka xumaan kama wado awoogin lagub iyo gaalba idin dhalaye

    • @ashahaji7968
      @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +3

      Hdl ogaden qiyaama kama shaqeynayo gaal qofka ku tilmamto hadu gaal noqon waayo adey kuguso noqoni

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 ปีที่แล้ว +13

    Aliyow ❤️ reer khaatumo dhaantay kaa sugayaan waa taageerayaashaada ku jecel.

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว

      Khatumo mxa waye door jer gabar isku class nhy oo dhulbhanta kuarkay status kedha dhoor jeer

    • @xaawocabdirahmanaadan3981
      @xaawocabdirahmanaadan3981 2 ปีที่แล้ว +1

      @@anzalaliabdi6844 khatumada lagu shegyo wa darwish ama dhulbahante

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 2 ปีที่แล้ว

      @@anzalaliabdi6844 wa maamul ay leeyihiin Dhulbahantuhu inader 😂🤣

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว +1

      Oh walahii dad wanagsan batihine wilkina isista koley ogadheen iyo dhulbhanta isguursadha lagama sheken kare hhhh

    • @xaawocabdirahmanaadan3981
      @xaawocabdirahmanaadan3981 2 ปีที่แล้ว

      @@anzalaliabdi6844 wiiil ogaadeen man ku siisana gacaloy mise dhulbahante

  • @abdullahisagal475
    @abdullahisagal475 2 ปีที่แล้ว +6

    waa marki igu horeysay 4 nin oo ogaden iskumeel imaadeen manshallah Boqorka dhanta Ali dhanto ,anwar totiii muhuyadiin iyo ceyn

  • @memr7493
    @memr7493 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wiilasheena 🥰🤣🤣❤️❤️🥰keep going my brother Ogaadeen ❤️❤️👍🥰❤️❤️

  • @abwaandhaadane296
    @abwaandhaadane296 2 ปีที่แล้ว +5

    Wardoon team waan idinsalaamayaa🤣🤣🤣

  • @atharmohamed4953
    @atharmohamed4953 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah meshaa yaa igeeya silsilada warxoon Ali dhanto iyo Anwar tooti wiilkeyga lamagac yahay anwar marwalba dhantadaa kama dhergo dhageysigeda danbarkii geela iyo canahii unbey dadku wada dhaman wishing you all the best insha.allah from canada idinka.so salamayaa

  • @adnaanmahad2473
    @adnaanmahad2473 2 ปีที่แล้ว +5

    Raag cul culus ayaa mesha iskugu yimid 🤣🥰🥰🥰

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid caliyow dhaqanka sida aad u noolaysowaan salaamayaa Anwar iyo midya dil cabdi Shukri iyo dhamaan dhalinyarada dhaqanka ka turjumay

  • @macalingarada.m.g6590
    @macalingarada.m.g6590 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo digaagtiildureed wali dadku macuno waa dhaantadii aan ku taager Abwan cyn

  • @jeexjacaylfilms6330
    @jeexjacaylfilms6330 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali. Dhaanto maxad hargeisa u iman wayday
    Cali. Bashiir. Iyo. Muxiyidiin shaahid.
    Hargeisa kalay waan idiinku soo dhawaynaya
    Anwar isaga wuu noo yimiye

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 2 ปีที่แล้ว +2

    Ticketgeyga ma goosta Aliyow, Showga ugu daqaan badan aa soo soocdeh

  • @tamanyasin8780
    @tamanyasin8780 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio tartankii dhaantada qaryaan Dhoodaan wllhayow Nairobi maku qabataan 🥰

  • @barremaxamedmaxamuud7038
    @barremaxamedmaxamuud7038 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi shukri abwaan iyo jilaa nin weyn

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan u jecelahay asxaabtan dhaantada tuma Ali, Shaahid iyo Anwar. Guulaysta sxbayaal

  • @cudoonsharaf930
    @cudoonsharaf930 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah idin jecliyaa allow idindhowr

  • @chiracchannel3519
    @chiracchannel3519 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana dhaan taan diyaar la ahay

  • @abdiaziz1805
    @abdiaziz1805 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaanto hees maynoo hayzaa

  • @xaawocabdirahmanaadan3981
    @xaawocabdirahmanaadan3981 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa iduuliya oo Nairobi igeeya ina adeeradey aan la dhanteye

  • @CAMAAROTUBE
    @CAMAAROTUBE 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxash xertii dhantada

  • @cabdiraxmaancabdi6179
    @cabdiraxmaancabdi6179 2 ปีที่แล้ว +3

    Balo armaan shawgas xamr ooga imadaa saan dhaanta ujabiyo✌😅

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah legends ishelay

  • @umuabdullaahi5130
    @umuabdullaahi5130 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk.salansare.m shahid A dhanto.A toto walalo

  • @iimaanyareaxmed4619
    @iimaanyareaxmed4619 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha alaah

  • @rahmoabdi101
    @rahmoabdi101 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ❤❤❤❤

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadki dhaantada waa
    Dhan. Yihiin

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw rav culus

  • @abdiaziz1805
    @abdiaziz1805 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend anwer tooti

  • @RuqiyoAbdi-rm8dl
    @RuqiyoAbdi-rm8dl 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @waakhaa8430
    @waakhaa8430 2 ปีที่แล้ว +1

    Awartuuti wuu iga soli yay cali yoowu

  • @hassansooya6726
    @hassansooya6726 2 ปีที่แล้ว +1

    Caliyow raggu xay la fiigsanyihiin

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 ปีที่แล้ว

    Muxiyadiinppw maryihii hore kunoqo

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 ปีที่แล้ว +1

    oo muxyadiin wa xaamile maxa helay malariyo ma cuntay bro caloosha iska jar wa folxumo adune big bro wixisu sodhaweyn ma ahe wa fodo suud ban sotolanaya run kama aha

  • @hassanmohamuudmohamed1007
    @hassanmohamuudmohamed1007 ปีที่แล้ว +1

    gesiga dha qaka isteed

  • @Boordage
    @Boordage 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu ma imaan karaaa?

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 ปีที่แล้ว

    Waryaada ninka muxiyadiin ihi dharkii dhaqankuu ku fiicnaaye

  • @macalingarada.m.g6590
    @macalingarada.m.g6590 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaanto Xamar wacdra ayaad kadhigty ee goormaad kuqonon markale

  • @hafsaabdirahman9973
    @hafsaabdirahman9973 2 ปีที่แล้ว +1

    War ka qaybgala aowgiin lagubye anigu masajidka ayaan ku joraaye🤣🤣

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 ปีที่แล้ว

    Suudkabaas maxaad uugu dhaxrideen

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 2 ปีที่แล้ว

    Reebadiye suudxidhay kalabaxa magaalada fiqiga

  • @calixuseen8225
    @calixuseen8225 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @axmedcabdiaxmed7276
    @axmedcabdiaxmed7276 2 ปีที่แล้ว +1

    War ogaadenow Meesha isugu imaada oo wiilasha qaryaanka yaan lagu ceebeen lol

  • @shamsialebian1666
    @shamsialebian1666 2 ปีที่แล้ว

    👍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mukhtarmaxamed5721
    @mukhtarmaxamed5721 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk cali dhaanto gaalbaaidhanto

  • @feysalfeysalmohamedkhalif8154
    @feysalfeysalmohamedkhalif8154 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk
    Ali dhantow kaftankaga mesha la imani karin kkkkkkkkk
    Gal baa idin dhale

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 2 ปีที่แล้ว

    Hebalow dhanto ciyaal bad noqotay lkn adiga waxad modaysa ilbaxnimo in gaalba idin dhalay iyo aflagado la mid ah

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 2 ปีที่แล้ว +1

    Galba idin dhaly aaa 😂😂😂😂

  • @fahmomuse832
    @fahmomuse832 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh