ABWAAN CABDI BAAG | JAWAAB & GABAY CULUS - GARAADKII XAQIIQADA GAFAY | GODOBTA YUU SAARI | PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • ABWAAN CABDI BAAG - JAWAABTA GABAYGII ABWAAN
    MUXIYADIIN SHAAHID - GARAADKII XAQIIQADA GAFOW &
    KUMAANDOOSKA DANAB OO DABA JOOGA RAGGII XAROODAY..
    GAFKIYO GODOBTA YUU SAARI | PART 2
    =================================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 99

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 5 หลายเดือนก่อน +7

    Furimaha iskeen calaacalka joojiyoo come to furimaha..

    • @LiibanCabdule
      @LiibanCabdule 9 วันที่ผ่านมา

      @@cabdimajiidhussein6082 😂😂

  • @abwaancabdibaag277
    @abwaancabdibaag277 6 หลายเดือนก่อน +5

    Bulshada wadaniyada jecel balanteenu waa midnimo isoo raaca 🙏

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 5 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah Abwaan Cabdi Baag Geesi Geesi Dhalay Allah Xafido Insha Allah

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah abwaan Allah ha ku xafido hore u soco no baag

  • @kayfmaxamuud6742
    @kayfmaxamuud6742 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah❤

  • @magdisxuuf5893
    @magdisxuuf5893 6 หลายเดือนก่อน +3

    Abdi hassan Abwaan baag guuleyso saxiip mcne

  • @MuminCisman
    @MuminCisman หลายเดือนก่อน

    Wwwwwwwwww masha allh Abwan abdi bag

  • @ShaaficiAxmed-ds7np
    @ShaaficiAxmed-ds7np 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan Abdi baag ninka vodka iyo hiba isku darsaday mashalh guleysa

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 5 หลายเดือนก่อน

    Allah yacizak abwaan cabdi baagow walaal manso kale ayaan kaa rabnaa oo kuwajahan mamulgoboledyadan iskudhereriyay dawlada EE isuheysta wadamo lamidah dawlada f somaliyeed iyo ragan hoosta kagali cadawga somaliyeed markey wayaan sey rabeen
    (hiranboy)

  • @CAJIIBMEDIA-ut8ho
    @CAJIIBMEDIA-ut8ho 5 หลายเดือนก่อน +1

    CAJIIB MEDIA

  • @MaxamedGelsuge
    @MaxamedGelsuge 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuxafido abwaane

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 28 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allah Allah ku xafido Yaa Rzbi

  • @ahmedyare6032
    @ahmedyare6032 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan abdi bag guuleyso

  • @AxmedIsmaciil-s4v
    @AxmedIsmaciil-s4v 2 หลายเดือนก่อน

    abwaanku wuu asiibay ❤❤❤

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ma,allah

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan abdi baag geesi qaran

  • @snw9257
    @snw9257 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅💯❤️❤️❤️❤️❤️Illahayow Somali cadawga babiiye ka qabo

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 5 หลายเดือนก่อน

    ALLA YA CIZAK ABWAANKAAN ALLOW AFKA HAKA GOYNIN .
    WAANA MUHUUM SIDAANP KALE IN CIIDAMADU AY KA MID NOQDAAAN ABWAANADAN YARYARE ALLE RUNTA IYO XAQABA WAA FAJ8YAYE ALLOW GUUL KA WADA SI CIIDANKA SOMALIYA TUUGADAAN D8INTA KU BEEN ABUURANEYSA

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 5 หลายเดือนก่อน

    OGAADEEN. WADANIIMO. WLHI. WAA DAD Xalaal. Ah. Guuleeyso. ABWAAN

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 28 วันที่ผ่านมา

    💓🤲🤲🤲🤲

  • @bacarjenuur5162
    @bacarjenuur5162 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan waa toos

  • @Cabdala-z2d
    @Cabdala-z2d 5 หลายเดือนก่อน

    Waabay waxaa nawarabiyay kuwa xalane shisheeyaha noogu waardiyeynayo hotelada halagu tunto yir daroogadana hala ganacsado yiri

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 หลายเดือนก่อน

    Painfull

  • @IbraahinawdaahirIbraahinawdaah
    @IbraahinawdaahirIbraahinawdaah 5 หลายเดือนก่อน

    Ibraahin aw

  • @AxmedCabdulahi-is7ql
    @AxmedCabdulahi-is7ql 5 หลายเดือนก่อน

    War abwan muxiidin shahid abwan lamid ah lamahilaayo cabdi Askari yow wll abwan ka gudub ayad kagashay abwan muxidin shaahid waa,ninka kali oo umaskaxban somalia

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 6 หลายเดือนก่อน

    Cagdheerey is xoree horta adigu 😂

  • @MaxamadKooreye
    @MaxamadKooreye 6 หลายเดือนก่อน

    Abdi askari waxan suganabaa waa dhinac kale ood gabayo ka so qadaa lkin garnqasi weye maxay ku garnqasani waa su.aal jkkkk

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 5 หลายเดือนก่อน

    Gabey mooyee wax kale ma yaqaanaan maxaa si ah

  • @SahraAli-m8b
    @SahraAli-m8b 6 หลายเดือนก่อน

    Wiilasha.gabyayaa.waa.geesiyaal.waa.runtood.alshabaab.ninku.biiray.wax.cafinaa.malaha.dhiig.badaneey.qabaan.kuwaas.waa.ceebeeyeen.magaca.abwaan

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre6204 6 หลายเดือนก่อน

    Naageeyoow Garaadkaagu Gudhan weeye midaan waxba Gelinee
    Gabalkiisu dhacyoow waa adigaa gaaladaad diidaneed gacal moodayee
    Guulaheen kuu gargaari maayee godkaad gashay ma geeri baad sugi mise waad ka garaawi gefkaad gashay intay goori goor tahay?!

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 5 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaradaan yaa waqooyi yaa ufadhiya oo balaayada kusooshuba. Madaaris wahaabiyo maa kafuran

  • @mowliddayib
    @mowliddayib 6 หลายเดือนก่อน +6

    Abwaan cabdi baag hanti qaran 😊

  • @WallaLBarparoZ
    @WallaLBarparoZ 6 หลายเดือนก่อน +4

    M.allah abwaan Gesi manta aan ku dayana yaad inoo tahay❣️💯💯🇸🇴 alle ha ka dhiga geesiga dalkiisa iyo dadkiisa unolaada allah ayaa kula jira runtana alle asiga ayaa adonkisa ku jecel waa Saxe isaGaba geeste yuu saari Gafkii iyo godobata yuu saari 🤔

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabay wadaniyeed murti dhiri galineyd Codyaqaan uu.soo gudbiyomayo

  • @Fatimamuxyadin-qc3ih
    @Fatimamuxyadin-qc3ih 6 หลายเดือนก่อน +4

    Allha haku xafido abwaan abdi baag

  • @MuseAbdulahi-ks9ok
    @MuseAbdulahi-ks9ok 6 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaanksygii horay usoco aqliga iyo cimrigaba alle ha ku barakeeyo

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤😂❤😂guulweyn

    • @Sakabawaancajab
      @Sakabawaancajab 2 หลายเดือนก่อน

      Ana gabtiyobmaansada marbaan gafgeestaye

  • @Australia559
    @Australia559 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu ilaa hada ma aaminaani inuu abwaan cabdiwaxid uu khawaariijta Ku biiraye bal ninkasi nin qaali ah ayuu ahaaye Hala hubsado Hana la raadiyo waa intaasoo muuse juudaan uu dilaye illeen nin fiican ma arki karee

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj 5 หลายเดือนก่อน

      sidoo kale walaal Aniguna ma qabo in nageeye cali qaliif u galay arsenal, laakiin waxaan qabaa in loo gacan galiyey oo uu u Afduuban yahay, sidaa si la mid ah ina gamaadiidna waa laga yaabaa inuu wali muuse uu meel aan la Aqoon ku ridey,

  • @hamzamediaofficial5284
    @hamzamediaofficial5284 5 หลายเดือนก่อน

    Waa abwaan ameerikaan ah oo murtad ah abwaan danab American ah dheh
    Waxaan kuleenahay nimankaas uma hogaansamayaan
    (danab American ah) xaq ay garab istaageen miyaad ka gariirtay
    Adigu meeshaad taagantahay is-eeg waa Xero American

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 6 หลายเดือนก่อน +12

    Abwaan Abdi baag maskaxda allha kuu barakeeyo wll

  • @cabdiqaadirjimcaale1597
    @cabdiqaadirjimcaale1597 4 หลายเดือนก่อน +2

    masha allaah good boy

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdi baag gabyaaga Gayiga guulayso abwaane

  • @MygrandmotherMygrandfather
    @MygrandmotherMygrandfather 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somalia ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbuukarMaxamed-dz9hj
    @AbuukarMaxamed-dz9hj 6 หลายเดือนก่อน +5

    Wow m.a rag culus isheley abwaan salan sare sido kale abdi askari wll soo badi ❤❤❤waan kula socona ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcaanweliali8604
    @nimcaanweliali8604 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mash allah
    Abwaan Cabdi baag

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 5 หลายเดือนก่อน +1

    adbad u Mahad santahay waxa tahay raga u damqanaya wadanka allaha ku xafdiyo

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 5 หลายเดือนก่อน

    CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAASHII SOOMAALIDA AHAA OO GAALADU SOO WAASHAY OO XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN AY MAYDADKOODA HAADA UWAREEN , AR CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAASHII MAXAA KU DHACAY , MINDHAA MAR DAMBE DANAB BAAN AHAY LAMA MAQLO

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 5 หลายเดือนก่อน

    maxaa iskugu taataabaneysaan raggaa , waa jawaabaynaa hadii ay yiraahdaan ma jiri doonto meel gantaalladooda aad ka gashaan .
    Waa halyeeyo murti iyo gabayna kuma gaartaan .

  • @Abdiyere-wd7nz
    @Abdiyere-wd7nz 4 หลายเดือนก่อน

    Waryaadha waa qoloma haahe ileen somali qabil quud ayuu uyahaye😂😂😂 😂😂

  • @MaxamedColoow-t4x
    @MaxamedColoow-t4x 24 วันที่ผ่านมา

    Mujahid weeye abwaan nageeye cali qaliif Adna murtad goal ah aa tahay

  • @Hussein-y9v
    @Hussein-y9v 6 หลายเดือนก่อน +1

    jah abwan cabdi bag abwansomaliyed

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 4 หลายเดือนก่อน

    HOOYGII HOOGA UMADA SOMALIYEED MUQDISHA EE CAWAANTU DAGTAY

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 4 หลายเดือนก่อน

    Somaali inta badan garaadkeedu yaryahay hala kala jiito .

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 หลายเดือนก่อน +13

    Abwaan Baag cimriga Allaha kuubarakeeyo.

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah afku kuma go o

  • @shaaficimaxamad6457
    @shaaficimaxamad6457 6 หลายเดือนก่อน +1

    Danab hada nahay mabaqno adeer❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maashaa allaa geesi geesi dhalay darwiish

  • @KadeeMowliidalii
    @KadeeMowliidalii 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waruun isga ugeystee yuu saari❤❤❤❤❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 หลายเดือนก่อน

    Mac qawariij qac makaa yeertay

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 5 หลายเดือนก่อน

    Murtad gaal weeye abdi danab

  • @ArkanzoMontana6780
    @ArkanzoMontana6780 5 หลายเดือนก่อน

    Abwan nagey was nin rahed

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @CabdirisaqAxmed-zl6kr
    @CabdirisaqAxmed-zl6kr 17 วันที่ผ่านมา

    Wey

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน

    ALAYLEHE ABWAANBAAD TIHIYO
    EHULU DIINKIIYE
    ASALKAAGU MEESHUU AHAA
    WAADIGAA MARAYE
    ISLAAM DHABA AYAAD TIHIYO
    OODI NABIGIIYE
    AQOON LAAWAYAASHIINA
    ABTOOW SHEEGTAY EEGADANE
    IFKA LAGUMA ARAG WAXAY
    IBTILADAY NALA AG JOOGAANE
    INTASE ABWAAN IINOOLYAHAY
    ADI SIDAADAASA
    ABTOOW IILAN MAYNOO
    ARINTEENA WAYN GAADHAYNA
    ALLE IDANKIIYE
    UMADEENA WAAN URURINOO
    AAN OOD USOO XIDHIYE
    HAYS DHIIBIN ADUUN
    WAA IMTIXAAMKIIYE

  • @KowsarXuseen-q9i
    @KowsarXuseen-q9i 5 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa alaah walee meesheeduu dhigay nimanka aduunkan horusocda naf kadayay alqushaash hadalku ka xidhan

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 6 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaa Allah illaah ha ku xifdiyo

  • @ASWADXASAN
    @ASWADXASAN 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @Hussein-y9v
    @Hussein-y9v 5 หลายเดือนก่อน

    m.a

  • @ZAKARIYE_OSCAR
    @ZAKARIYE_OSCAR 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan muxyadiin waan sugaynaa koleey ninkaan wixisa lama joojinkare

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 6 หลายเดือนก่อน

    😂 dufcadii kobaad la yaaban tihiin dufcoyin kale ayaa Dhiman

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdi baag guulayso abwaan❤

  • @MustafecabdiXirsi
    @MustafecabdiXirsi 5 หลายเดือนก่อน

    Guuulista geesi qaran guushu way dhawude

  • @falasamemamakhadar613
    @falasamemamakhadar613 6 หลายเดือนก่อน

    Abwan Abdi baag Wan ku wataah gellayso

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 5 หลายเดือนก่อน

    Dalkan Ethiopia qadanese ha ku dalinina puntilan iyo somalilan hada Ethiopia waye inta kalana xoog ku soo racayan 🇪🇹❤️laga taga puntilan iyo somalilan Dani muusa 👏🏽❤️🇪🇹shaqa wacan

    • @abdulahibare1668
      @abdulahibare1668 5 หลายเดือนก่อน

      shumis amxaro waynataqaantaa Somali dalkeeda uyadaa lehe wayna isku duubnidonaan isha alaah hawlaacin zbbti

  • @sicidyusuf3540
    @sicidyusuf3540 6 หลายเดือนก่อน

    Part 3 Cid miyaa iga horaysa Abdi Askari

  • @adan5209
    @adan5209 5 หลายเดือนก่อน

    ‏‪😍👍🏼👍🏼🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☑️☑️☑️☑️

  • @ArdoAbdirahman
    @ArdoAbdirahman 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abwaan

  • @Hariir-w6i
    @Hariir-w6i 6 หลายเดือนก่อน

    Waw m a abwan cabdi bag

  • @deeqdarajo5542
    @deeqdarajo5542 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah ku xafido

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 5 หลายเดือนก่อน

    🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭😭

  • @MaryanAxmed-dc3dp
    @MaryanAxmed-dc3dp 5 หลายเดือนก่อน

    Allow ku dhowr!

  • @NuurMaxamed-w7v
    @NuurMaxamed-w7v 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan afku kuma go o

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 6 หลายเดือนก่อน

    Waa geesi abwaanka danab

  • @mohablakcdaahir3889
    @mohablakcdaahir3889 6 หลายเดือนก่อน

    💯 wa. Gabay. +gabay

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah guul umadha somaliyeed💙💙💙💙💙💙💙💙💙💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @CabdishugriCaleen
    @CabdishugriCaleen 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan abdi baag ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiqaniSiciid-po6wh
    @AbdiqaniSiciid-po6wh 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah awaank

  • @apdyshakursallepan6706
    @apdyshakursallepan6706 4 หลายเดือนก่อน

    Maashallaah

  • @abdulahibare1668
    @abdulahibare1668 5 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @maxamadckariincumar3301
    @maxamadckariincumar3301 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabay calmaani aan garaney diintiisa iyo cadawgiisa laguna diray walaalkiisa iska dheh

  • @xiisxaaji-lk5fh
    @xiisxaaji-lk5fh 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa lasuga awaa jawaabta Ragga uu ku socdo gabaygaan inkastoo uusan lahen wax Nuxur gabay ah marka laga soo tago inuu yahay Gabay aan ujeedo laheen

  • @DalmarxussinKhaliif
    @DalmarxussinKhaliif 4 หลายเดือนก่อน

    🙋🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul minimo soomaaliiw guul wacan gesiyo guuleso