Waraysi Silsilada Dhaantadii Wardoon iyo Abwaankii Sameeyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2020
  • Caweyska Bulshada is a 24Hour News Channel that brings you the latest news and Videos covering news in business, politics, entertainment, technology, and
  • เพลง

ความคิดเห็น • 104

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 3 ปีที่แล้ว +13

    Si kasto Ali dhanta wadana hada ila tagerto like isar 🤩👍

  • @hali5578
    @hali5578 3 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu caawa abwaanku cadeeyey in dadku wali cabsanayaan ilaahay itoobiya hana kale saaro inshalah

  • @hali5578
    @hali5578 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha ku taagsan wax somalistate ka jira waa layska wada okyahay waa meel la gumisto ilaahay ha na xoreeyo inshalah

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Eesha-calaa maansha Allah waa runta Sua'alaha dhaantada "Run Dawara" ee Cali dhaanto qaadey waa dhab xaqeeqo ah aan ka aheyninta u horeysa ee idinku yidhi "Qabyalad iyo Dacar baad malab ku dul shubteen".

  • @mohamedisak1147
    @mohamedisak1147 3 ปีที่แล้ว +5

    Hhhh hhhh eesh calaa wuu sheegay inay runta kabaydheen oo ay meelkale jabsadeen
    Isdifaac waa waxa soomali dishay runta halagu dhinto Ayaan leenahay had hadanahay shacabka soomaliyeed

  • @xanaansaleban6280
    @xanaansaleban6280 3 ปีที่แล้ว +4

    apwaan eesh calaa wxanu lenahayi dhaantad Run-Dawara
    jawaabteda kama hayino dee

  • @destroydbyzack74
    @destroydbyzack74 3 ปีที่แล้ว +1

    Haaye

  • @khadanali127
    @khadanali127 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawaab ku haboon weeye dhantadani abwan eeshcala wad runta usheegtey from Hargeisa

  • @ismailyusuffaracade3130
    @ismailyusuffaracade3130 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhaantada wardoon waa. Silsilad. Aan wax la iskula harin. Lkn ka shaqsi ahhaan waxaan aad ula dhacsanahay meesha uu dhigay Cali dhaanto , oo xitaa ka sokow degaanka somalida uu uga hadlay deeganada kale ee somalida sidda koofurta. Somalia oo dhan , jubaland. , iyo Somaliland oo dhamaantood uu uga hadlay. Xaqiiqooyinka. Ka jirra deegaanadaas. Kala duwan

    • @mohamedhussein6320
      @mohamedhussein6320 3 ปีที่แล้ว

      Hasharin dadku afka waayaqaananee waxaad ku leedahay ninka soogalay dhantada magaciisa iyo maga uu ku.soo galay

  • @sayidcatoosh6515
    @sayidcatoosh6515 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan eesh calaa maradaa
    Kaa dhacday eebow waxaa ku hadashay wax la qaada karo maaha
    Abwaanin wa buuxaan
    Ee udaa iyaga jwbta
    RUN DAWARA🤸‍♂️🤙

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว +2

    Jwbta waxaa niilaga rabaa in xurnima u dirirka cusboonaysiisaan oo gumaysiga heeryada iska qaada oo midooba
    Inshaa allah
    Ee jwbta hadal maba aha

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwan ish cala nin naga qibrad badan 😚

  • @yahyehusein4418
    @yahyehusein4418 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka ishcaaaala dhantada wardoon mel kale kula ade jwb kale sodir

  • @abdirahmanabdi3120
    @abdirahmanabdi3120 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhanto qof ujawaabay ma arag

  • @farhiyoabdi7015
    @farhiyoabdi7015 3 ปีที่แล้ว

    He’s right

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว

    Jaamac gallad waanku salaamay abwaanku wuu cadeeyay inuna haynin jawaabtii run dawara iska daa

  • @axmedcali2785
    @axmedcali2785 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka hadalkiisu miyuu isdabamarayaa mar wuxuu leeyahay waa runtii marna jawaab foolxunbu bixiinayaa

  • @cabdiraxmangaboos853
    @cabdiraxmangaboos853 3 ปีที่แล้ว

    Cay ma jirto waa wada run

  • @abdiwahab188
    @abdiwahab188 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan ee Soomaaliya

  • @aliabdi2877
    @aliabdi2877 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa adiga diir cadaha ceer u dawa fadhiya kulahaa 😂

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @axmedcali2785
    @axmedcali2785 3 ปีที่แล้ว

    Ma jirto

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaadlacaytameesaan marka
    Caydu waaa mamnnuuc

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 ปีที่แล้ว +1

    Lagand abawaan eesha calaa

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto dan guuud ayuu kahadlayay lkn idinkaa dhabqiyay

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 3 ปีที่แล้ว

    Cabsanin oo uu ku cabirka xaqiiqada hada jirtaa ee loo baahan yahay in laga hadlo wakhtig aflaado kaman nuuc sugaanta iyo cayna in loo adeegsado reer jigjiga silsilada warood wayay ceebeyeen cay isku badelay cali dhaanto wayay cayeen

  • @adeshkadiye1603
    @adeshkadiye1603 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Eesh calaa waxa ku jirto Rag iska celis ee silsilad kama ahan

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว

    Af ma gaaxshe koobka la hoya walaal

  • @khadanali127
    @khadanali127 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhantadan jawaabtan wan ka helay from Somaliland

    • @abdiyare1401
      @abdiyare1401 3 ปีที่แล้ว

      soomali diid batahaye haybtaada hooyada soo weydii

    • @khadanali127
      @khadanali127 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiyare1401 adaa garac ah oo la aqoon naagyow gabadha uun ka adag ceydooda Somalidu yay gasha ma naqaane

    • @cabdiraxmangaboos853
      @cabdiraxmangaboos853 3 ปีที่แล้ว

      Abwaanka eesh calaa runtaa weye sxb

  • @ibrahimmuhamed7190
    @ibrahimmuhamed7190 3 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa gabtiisa nooma gasho

  • @ibrahimmuhamed7190
    @ibrahimmuhamed7190 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto hadiyad ayaan kuu hayaa ee iga gudon

  • @jamalabdi1833
    @jamalabdi1833 3 ปีที่แล้ว

    Waaa runtii xataa iyagaan ka jawaabi karin
    Waayo cid ka jawaabi karta ma jiro ilaa etobiya laga xoroobo oo geeska africa wax iska badalo

  • @axmedcali2785
    @axmedcali2785 3 ปีที่แล้ว

    Wax jawaab ah odbixiisay habayaarate

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว

    Kumaanan qancin warkiisa abwaanka wali waxbaadhiman

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 3 ปีที่แล้ว

    Ragaasi waalaga badiyay waxana ay arin mooden cay Iyo aflagaado ,xataa maxakamyni karaan caadifadooda ,ninka abwaanka ah waa ninka isagoo sheegayo wax hadana sikale udhiga lkn ragani sifoolxun Ayay ucaytameen.

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 3 ปีที่แล้ว

    Labada abwaan ee caytamay esh calaa iyo muxiyadiin way isku fureen
    Wuu saxanyahay bay ku hayaan
    Wayna caayayaan
    Mida kale abwaan esh calaa waxan u haystay nin somalinimadu ku weyntahay oo heeso badan oo wadani ah qaaday hadana dhiiqo ayuu ku raftay oo asagaa baa guumaysi taageer ah

  • @hamoudyadam1848
    @hamoudyadam1848 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa abwaan lkn waa doqon
    markan Hadalkisa dhuuxay intaasaan ban dhaafin waayay
    hhhhhhhhhhh

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว

      Walaal lama caayo dadka al abuurka ah wana lagaab sadaa adoodhan way ku doorin karaan hno

    • @hamoudyadam1848
      @hamoudyadam1848 3 ปีที่แล้ว

      @@nasroadan2221
      sey ii doorin karaan huno hhh

  • @kingqayz9128
    @kingqayz9128 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh War nimankan sugaanta deganka ayay hoos udhigayane kaqabta bal wuxu shegayo fiiri

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah walalgey iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo

  • @ahmedhassanhassan3437
    @ahmedhassanhassan3437 3 ปีที่แล้ว

    abwaan eshcalaa waa iska calaacalay ,jawaab ayaaan uwaynay ayuu dhahay

  • @deqo5808
    @deqo5808 3 ปีที่แล้ว

    Yaxlaheeeydaa maxeey yahey?

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว

    #CALIDHAANTO hl jawaab maydun siin
    Oo ku filan lkn wixii waxa ka dhigteen
    Cay ✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
    Xaqiiqdi waad sheegtsy inaydan awod u lhayn lkn anoo XORIYAD HYSTA U JAWABAYA CALI EE HOOS KA AKHRI
    Jawaab
    Caloow dalkii aad ogayd
    Dadkiisu guumaysi kama bxaan
    Waxay ku sii dareen deldelada
    Haldoorka somaaliyeed
    #CKHLIIF udanbeyo doraad gowraceen
    Dakhligooda iyo shidaalkii
    Iyagoo daawanayaa la daldashaa
    Doolar ha joogee dirham kama helan
    Mid lasoo diray sii doortan sidii
    Sidii aad ogayd dafa dhilifnimadii
    Iyo degelbikla duskii weysi wadan

  • @how6489
    @how6489 3 ปีที่แล้ว

    Dhantadu ama sililadu whaxay ku bilabatay waraysi lakin waxad mooda in ay abawanadu dhinac kale u badalen malaha midka mida ayaa cuqdad cali dhanto u qabay nin kan hadalaya ha garboxo cali dhanto

  • @abdiadenwarsame9601
    @abdiadenwarsame9601 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan Layaabanahy Abwaanka ,Hadalkiisa Meel Loo Raaco Malahan,Marwuxuu Leeyahy ,waa Arinjirta marna Wuxuu Leeyahay ,Deeganka marka Lajoogo lagama Jawaabi Karo, Marno ,

    • @sultansaki3473
      @sultansaki3473 3 ปีที่แล้ว +1

      Dee wa runtii yaa ka jawaabi kara sawla xidhimaayo hadu arimaha degaanka galo elen degnkuu jogaye cali dhaanto majoogo degaanka jelan kama baqayo wxudono ayuu Iska odhankaraa lkn nimkan meshajoga arimaha Dawlada wx ficn mooye wax xun kama dhegi Karan lafohoday ubaqaayan

  • @hali5578
    @hali5578 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa nin runta u dhaw wuxuuna ka garaabay silslada waliba inaan jawaab loohayn ayuu cadeeyey nin kan wuu garaabay jaamac u tudh

  • @fariixaahmedfariixaahmed2888
    @fariixaahmedfariixaahmed2888 3 ปีที่แล้ว

    Asc axabay jwbta hal nin ayaa soo dhaweyay wana Kan yiri haday dowladayada iyo darisku is qabtan oo daqiiqad qura dariiqyada laxiro sanu geegan unahay

  • @BASHIIRMaxamad-yf2xj
    @BASHIIRMaxamad-yf2xj ปีที่แล้ว

    asc

  • @tmohamed3180
    @tmohamed3180 3 ปีที่แล้ว

    Muxyadiin baaba yara dhaamay kan cali dhaantadiisi jwb loma helin loona heli maayo waqtigoo isbadala mooyee nimanka jigjiga joga hayska amusen waxlala shiryimaado kumay hadale

  • @kaligiicune9175
    @kaligiicune9175 3 ปีที่แล้ว

    hadad jawabeysan cali intuu sheegey waxkamajiran inad kadhigtan bey ahayd laakin cey baad udhadhamiseen waxaas jawaab ma aha wa un iskacey

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว

    Abwanku wuxu shegay iney dhantadi run dawara xaqiqa ehed qof deganka jogana usan kajawabi kari wayehe maxa iskaga amusi waysen mida kale nin runta shegi karin cabsi uqabo awged mexey xornimada uhaysto aflagado iyo bed ayad kucan baxden markina horaba

  • @abdirashidsaidka4671
    @abdirashidsaidka4671 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwv

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 ปีที่แล้ว

    Run badanaa adigaa diircadaha cayr udaba fadhiyaa dhulka hooyo macaanaa

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว

    Ishcala waa tararaxay siyaasadi qabilka aheyd ayey noqotay ee cafiya

  • @kalaturmedia5470
    @kalaturmedia5470 3 ปีที่แล้ว

    Jawab saxan lamaba sinin Ali dhanto wn waba xayawaaan tunti

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 3 ปีที่แล้ว

    Abawaan eeshacalaa Gar waxaan uleeyahay suugantu beentakuma fiicna

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto ayaan wadanaa anaga

    • @fariixaahmedfariixaahmed2888
      @fariixaahmedfariixaahmed2888 3 ปีที่แล้ว

      Asc asxaabey dhaantadan halnin ayaa soo jawabay wana c/wali dhuux kaso yiri haday dowladayada iyo darisku isqabtan sanu geegan unahay Daba lagama shido wana runti

  • @fathiyamuhumed855
    @fathiyamuhumed855 3 ปีที่แล้ว

    Wixiinu waa cay

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 3 ปีที่แล้ว +3

    #Silsiladi Siinleey iyo #Deeley ragi Sameyay aya #Abwano ah
    Kuwani wa Hal #Abuur un.
    dhibka jira somalida kii #Baranbur Sameya waxa loogu wacaa abwaan😅😅😅🤣

  • @hadihashi3935
    @hadihashi3935 3 ปีที่แล้ว

    Wayla martay wiilka ee iska cafiya
    Buurta ayaa Ku dabada Ka tiixday ( soo dirtay). Marka waa in uu wuxuuun sheego lol

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 3 ปีที่แล้ว

    Dariskba wadaan yaa u doojin jiray

  • @abdifitahibrahimahmed1901
    @abdifitahibrahimahmed1901 2 ปีที่แล้ว

    Boqol

  • @sacadaxmad861
    @sacadaxmad861 3 ปีที่แล้ว

    Hakuwarerin dheh cali

  • @mubarakmankcadetv
    @mubarakmankcadetv 3 ปีที่แล้ว

    Izin m.m.m

  • @bashircali2102
    @bashircali2102 3 ปีที่แล้ว

    kkkkkk

  • @abdiasiiznoor9292
    @abdiasiiznoor9292 3 ปีที่แล้ว

    abwan eshacala runti meshi jawab ugamuqatay ubixiyaay takale abwan inti waxlodiray marki warkikenay layiri benale ayad tahay ati maxad kafilanaysay

  • @shukriladan8244
    @shukriladan8244 3 ปีที่แล้ว

    Ishcalaa qaabka uu u jwbey sax maaha si dagaal cml ah ayu u jwbay

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว

    War ninkaan Wa nin ciil qaba
    Show buufis baa kudhacay
    Wuna dhoofi wayay
    Hhhh Qofku dalka haduu kabaxo
    Maxaad mooday inuu kugu jeesjesayo
    Midakale Waxa lagu yaqan
    Jaahil qabyaladi latagtay
    Runta markii lasheego
    Wuxu kaxanaqaa
    Ax ax runtu xanun badanaa
    Ma qof Tigree iyo Adigoo ushaqaynaya oo arxan lawayala
    Dhex jooga hadli kara wadilaysaane
    Silsiladii wad nooga xaartay
    Naga aamus Doqon yahow

  • @ayanleabdulciise5668
    @ayanleabdulciise5668 3 ปีที่แล้ว

    eshcalaa wayku dadsan tahay adeer carar cidna kula tirsan maysee

  • @aweisali6415
    @aweisali6415 3 ปีที่แล้ว

    Eshcalaa ha u noqon mar-dambe!!! waxaa tahay nin loo hanweynyahay.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +5

    Anoo HARGIESA koga xoriyad hysta ka war bixinaya DDS wlaalahy ee jawaabta
    HOOS Ka AKHRI CALI UDIRNAY
    Jawaab
    Caloow dalkii aad ogayd
    Dadkiisu guumaysi kama bxaan
    Waxay ku sii dareen deldelada
    Haldoorka somaaliyeed
    #CKHLIIF udanbeyo doraad gowraceen
    Dakhligooda iyo shidaalkii
    Iyagoo daawanayaa la daldashaa
    Doolar ha joogee dirham kama helan
    Mid lasoo diray sii doortan sidii
    Sidii aad ogayd dafa dhilifnimadii
    Iyo degelbikla duskii weysi wadan

    • @somliyeytoos5072
      @somliyeytoos5072 3 ปีที่แล้ว

      Somaaliand maxaad ka tiri daruurihii aqoonsiga ma uda,een

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somliyeytoos5072
      Daruurti aqoonsigu
      Dhawaanbay hooraysaa
      Darafyadina wey ku diirsaden
      Cid laso diray ma dooranee
      Doorashan galaa
      Qofba ku rabuu codkisa ugu
      Deeqaa isahon la dirqiyen
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @somliyeytoos5072
      @somliyeytoos5072 3 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilander6951 taasan been ahayn intaasanba ku jeclahay lkn hargaysa waa meesha qudha een isleeyahay gayiga somliyedba nabad baad ugu noolan kartaa baryahan danbe cabashaa kasoo baxaysa xaga shacabka madaxdu waainaay eegtaa kolay anigu ciro ban tageera wadani ❤️😂

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somliyeytoos5072
      Ani kulmiye lkn ciro hdu so bxo oo layga cod badiyo waa hambalyeynaya wana mdxweynahayga
      Dhalishu waa waxa lagu hor maro
      Cid kadto somali ku hadasha hargeisa SOMALILAND waa gurigodi cid ka leh ma jirto wlhi
      Ani waxn jeclaysta in darafyada xusbi yeshan ay so bxan ndxweyne noqdan sdi riyaale waanay iman
      Hl miduun ayaa somalida kke no timada ka cod sanaynyna in marmar qaar calan ay qar lazo bxan dee laso bxa o lkn ictirafka ka horeye mxa noogu diizantin mxa idinkaga xumaanaya

    • @somliyeytoos5072
      @somliyeytoos5072 3 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilander6951 sax ana wadani baan taageerayay waxaanse kahelay say isagutanaasulan kiilagabadiyo Mansha allah ❤️👏🏼 anigu ictiraaf wansiilahaa somliand hadii aan awoodo

  • @mohamedmoalim1473
    @mohamedmoalim1473 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan hadlaya ma doqonkii budul ahaayaa naf lacaari weeye

    • @khadarproduction9333
      @khadarproduction9333 3 ปีที่แล้ว

      Sxb sheekadan lamaba socotode waxay aflagadada
      Ma adaba fahmay waxa laga hadlayo kkkkkk Ahmed budul mesha ma joogee ninyohow meel cidla ah baad isku so dhex tuurtaye xoolo ilahay ba tahaye kkkkk

  • @hiregaraad8644
    @hiregaraad8644 3 ปีที่แล้ว

    Sxbkay ceesh calaa waad kadhacday cay meesha ma oolin