Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Three

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 424

  • @halishacadey6595
    @halishacadey6595 6 ปีที่แล้ว +63

    wale ane iga hadle shekadan ninkega aya lesku dayay in legu diro lkn waxa la diri kara qof caqli lehen qofka caqliga le lama diri karo oo kalsoni kugu qabo like ta halegu cawiyi

    • @loyaltybellaibrahim2287
      @loyaltybellaibrahim2287 6 ปีที่แล้ว +4

      Halisha Cadey Nin laduufsan karo Haduu yahay Adigoo daacad u ah jecel laguugu diro xaqa maalin Ayuu Soo dilacaa qaali isagaana dib ushaleeyn doono Adiga waxba hadagaalamin uqdad iyo neceybna qalbigaada hagalin neceybka iyo uqdada Adigeey kuxanuunjinee Alle utala saaro wax dhiba ma arkeysid Saxiib iyo walal hadad ubahantahay Abaayo Am there for you inan kulla taliyo Alle dartiisna Farxad kuusiiyo hadii Aad rabto inan contact yeelano just let me know si Aa number keyga Ama social networkga isku daafsano 😚

    • @ayanomar8804
      @ayanomar8804 6 ปีที่แล้ว +2

      Halisha Cadey kkkkkk kenyajoga waxbadana arkay

    • @jaabircariif9695
      @jaabircariif9695 6 ปีที่แล้ว +1

      Cadowgiina ha jabo

    • @loyaltybellaibrahim2287
      @loyaltybellaibrahim2287 6 ปีที่แล้ว

      Jaabir Cariif Thanks Bro

    • @najmahashim2240
      @najmahashim2240 6 ปีที่แล้ว

      Halisha Cadey Asc

  • @duniaduniamaxamed2177
    @duniaduniamaxamed2177 6 ปีที่แล้ว +2

    Xawa kiin Siloohadla sifican umataqana Laki ayaaqatar ah masha Allah

  • @lovelakilove4261
    @lovelakilove4261 6 ปีที่แล้ว +1

    Shekada ruwayad lee maresay way noga dhabesay Xawo Kiin 😍😍😍Rabbi haisku kiin dayo adiga iyo sayigaga Inta aan waxba heen Allah no sahlo aamin dhaha 😂😂😂

  • @loyaltybellaibrahim2287
    @loyaltybellaibrahim2287 6 ปีที่แล้ว +7

    filimkii ugu horeeyay Xaawo kiin 2cunug ayeey heysatay weey dhimatay Laki wexey mataleeysay Eedo xun filmkii kuxigay Laki ninkeeda shaxshaxleey Aa kaqaadatay xaawo kiina wexey eheyd curadii Laki
    Hadana Kiin wexey kumataleysa ineey qaadanoyso Ninka Laki eey jeceshahay caadi maaha

  • @nasteehohassan6680
    @nasteehohassan6680 6 ปีที่แล้ว +13

    Shenadaaan ruwayad kaween nabee
    Xawa kiin ayadeba ku dhacdaan fila atoraha ee hada guursata laka qadi rabay fikrada sidaas eeba uku dhalatay waaaw dhamestir kedaan sugi la ahay nabee😍

    • @sagalhaji5511
      @sagalhaji5511 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasteeho Hassan hhhhh anibo

    • @empirequruxsan8608
      @empirequruxsan8608 6 ปีที่แล้ว +1

      ilhan xarago inee ka dhaxli rabtaa umaleenaa😂😂😂

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 6 ปีที่แล้ว

      Nasteeho Hassan hhhhhhh

  • @munalizamunaliza1735
    @munalizamunaliza1735 6 ปีที่แล้ว +5

    Kenya waa noogu rumesay kiiney
    😂😂😂
    Tnx Mr goobe SIDa Nola so dhaqsatay 😘

  • @jarijarvinen5542
    @jarijarvinen5542 6 ปีที่แล้ว +3

    Ar hadad tol iyo qarabo tihinn haly qabto like yan laygala bakhaylin 😁😁😁😁

  • @user-cq8tx6pw9n
    @user-cq8tx6pw9n 6 ปีที่แล้ว

    In badan ayaan sugayay thankz *Goobe Production*
    Wll goobe fadlan salaan iva gaarsi laki xaji aad ayaan u jecelay❤❤❤❤❤❤❤❤ inta iga danbaysa like i saara fadlan

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaawa kiin run run ayey u heshay xabaf yar oo shidan ilaahay marmar afkaada uu ku qaada anagoo yar oo gabar ah a nin la iyadoo garoob ah xabad shidan heshay aduunka.nasiib aaleysku dhaafay xaawa kiin xabadka shidan soo nus ku ceeji sariirta nafaqada kasoo dhuuq bilaash ma afrika uga so wadeysaa hasgac kala gooso ana xabad shidan igu soo qabo adigana allaha kuu barakeeyo mabrouuuuuuk alif mabrouuuuk

  • @deeqosoomaali4544
    @deeqosoomaali4544 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaba tan lagu aroosay Nairobi xaawo lkiin wrn masha Allah ilahay ha u barakeyeee

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 6 ปีที่แล้ว +4

    ar dumaraa khayaanobadanaa waa waxa aan naarta ugu badanahay subxaa nalaah

  • @saidahussein260
    @saidahussein260 6 ปีที่แล้ว +6

    labo saxiib ah mid wala qabay tan kale garoob ayey ahed, tan la qabay sxb wax kasto wey u sheegi jirtay nin fiican aya qabay sxbti ninka ka qaday, naag sxb ma gasho

  • @zowdazowda4375
    @zowdazowda4375 6 ปีที่แล้ว +54

    manta nambar 1 likta inta iga dambeyso iso dhiba 😂😂😂

    • @inaboqran1841
      @inaboqran1841 6 ปีที่แล้ว +1

      zowda 15 hal leyaaa ana kusiiyayabo😄😄😄

    • @zowdazowda4375
      @zowdazowda4375 6 ปีที่แล้ว +2

      ina boqran kkk qofkiba hada halkahelo diyar waye

    • @shugrishacni3404
      @shugrishacni3404 6 ปีที่แล้ว +1

      Marwalbo wansugayay

    • @shugrishacni3404
      @shugrishacni3404 6 ปีที่แล้ว +1

      zowda

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +12

    Xaawo kiiin xabadka tufaxa ah wayba heshy aso xaqiiq ah allow Allah wiilka yar ayeey heshy 😂

    • @naimaali1108
      @naimaali1108 6 ปีที่แล้ว

      luul indho jaceyl hhhhhh wlhi been ma aha kaas ani inta kenya jogay xau arki waye

    • @dheymaluula4452
      @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว

      Mazna Abukar Mohamud Mahamed vo16 GE war maxaa ka xumaana.sxb kaftanka . Kugu yar mark no.more

    • @dheymaluula4452
      @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว

      Naima Cali lacak hadaa heysatit nin lama waayo cml iska nasinkaga 😂

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 6 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi waa ruwaayad shidaan I like part 3 can’t wait next week 😁😁😁😁

  • @anfacdahir2002
    @anfacdahir2002 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hambalyo laki iyo asxaabteeda riwaayadaha ayan xoga sara inan aqriyo commentiyada ama falcelinta ay kasoo celiyaaan shacabku mansha allah waxa tihin groupka kaliya oo riwaaayadahooda ay dadku ladhacaaan ama rubta tabta sida qof qiso kudhacday well done guys halkaas kasiiwada dadaalkina insha allah wad gulaysanaysin wa riwaayado xawiiqda bulshada kajirta kusalaysan♥️

  • @queenhonest6978
    @queenhonest6978 5 ปีที่แล้ว

    Naag kasto damac dheer hoog allaha kugu rido eediye nin kasto damac dheer oo qiyaanoola hoog allaha ku rido isna oo harsan waa dheh

  • @taqiyasheikh4352
    @taqiyasheikh4352 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan uga helaa jiliinka laki aad ayay ugu dheereysaa jilitaanka waan salaamayaa laki inbadan

  • @ayanabdi2352
    @ayanabdi2352 6 ปีที่แล้ว +24

    Wa wax jiro sxb naag na waliska jira aniga igu dhacday midan cml alx dacaadnimadeyda wx wlba igu hagagtay rag wxa jiro ladirdiro dumrka warkoda qaato lkn midka dhab ku jcl wka wx kasko lashego ka racin nagkle alx hdana wxan noqonay qoys rabow naga ilaali sadaxeyo inti is jclna ka dhowr cadaw

    • @peacefulrelaxation1339
      @peacefulrelaxation1339 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayan Abdi masha allha xbbti allha ku destow familkaga

    • @haldhaadumar6544
      @haldhaadumar6544 6 ปีที่แล้ว

      amiin xbibti cadwginu cgta hoosteda

    • @SainabsheekhSainab
      @SainabsheekhSainab 6 ปีที่แล้ว

      Ayan Abdi warunta qaali qofki dacada waxba kama halabayan

    • @ayanabdi2352
      @ayanabdi2352 6 ปีที่แล้ว

      Hoden Hassan amiin xbbti

    • @ayanabdi2352
      @ayanabdi2352 6 ปีที่แล้ว

      Sainabsheekh Sainab2312 ha sharafy warunta

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +11

    War like noosaara Somali baan ahaye baqiilayahow meehsa fireeshka kugogladay

    • @abdifitahabdi7096
      @abdifitahabdi7096 6 ปีที่แล้ว

      Hilaac Dahir Masha Allah, somalinimada wax walba Ka weyn. Like iga hano 😎

  • @zuuzxupi8012
    @zuuzxupi8012 6 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭
    Sheekada ku dhacdy laki ani ayey xly igu dhacdy naag zxp magasho 😭😭😭Allow iso ceeeli isago nbada 😭😭

  • @hoodohashi9876
    @hoodohashi9876 6 ปีที่แล้ว

    Ninaa aninaa walle sana yela marku dono sxptinimaday tan dadka nacsinaysa wax xaqiqa ayay kahaeen love u laki. Xaji wacays

  • @nasraismail1772
    @nasraismail1772 6 ปีที่แล้ว +1

    Bashiir baasinkii iyo naftadii ayuu isku darayba😂😂😂😂😂😂😂

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว +7

    Kala gooso ha dhacday wlhi kenya neyrobi legu ogyahay ane xabadkoo joogo oo kala xeran haduu jiro igu soo qabta aan ku qalaleee 😂😂😂😂

    • @munalizamunaliza1735
      @munalizamunaliza1735 6 ปีที่แล้ว

      Aaliyah Moalim muuse kkkkkk Kenya nin ma joogo kkkkkk kaas koo allow sahala buu ahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @baashichannel2473
      @baashichannel2473 6 ปีที่แล้ว

      Ku qalal aanba kaa waayee

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 ปีที่แล้ว +24

    Aniii nagaha lama saxibo nimanka la saxiba lol 🤣🤣

    • @hikmaabdullah8350
      @hikmaabdullah8350 6 ปีที่แล้ว

      Honey Yey hhhhhh

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 4 ปีที่แล้ว

      maxaa naagta kutusay ood ninka gabadha qayaamey u arki ladihiin gabdhoow

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 6 ปีที่แล้ว

    naag sxb malahan iska ilaasha hee aad uga hele riwayadan thanks bulgaaz iyo laki iyo kiin

  • @bintnasra8308
    @bintnasra8308 6 ปีที่แล้ว +7

    Luv kuahay laki xaji iyo xawa kiin laantina abaar ❤❤❤❤💋💋💋💋❤

  • @Shumeey656
    @Shumeey656 6 ปีที่แล้ว +2

    war illahey Kacabsada Dumarka qaar qiyaano miiran waaye nin la aan kama jirto aduun kan Ee raadsada nin naag la aan ah 👣😭😭

  • @ayanitaidrissdanfeh7584
    @ayanitaidrissdanfeh7584 6 ปีที่แล้ว

    shekadaan waan kahellay kollay waax jiiray kahadlii thanks gobe

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 ปีที่แล้ว +12

    War hedhe ma sariir ba idiin talaa youtubeka horta anigu yabaye lol bal like isara walalayal 😂😂😂

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 6 ปีที่แล้ว

    Part 4 ayaan sugeyna insha allah jecliyaa filimkaan inuu iska socdo weligiis xiiso gaar ah ayuuba iileeyahay waxaan ka bartay ineyba lugooyo tahay naag in saaxiib laga dhigto

  • @ebyanhassan7906
    @ebyanhassan7906 6 ปีที่แล้ว

    Alla naag dhumarow Allah aan kacabsano wlh ruwayadan xaaqiqada ayey kahaalesaa

  • @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257
    @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257 6 ปีที่แล้ว +7

    Riwayad yey maraysaa wayba kadhabaysay maistirahdeen hada aaba aroskeda firsanaye

  • @sadioismaelsadioismael9292
    @sadioismaelsadioismael9292 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks goobe waan sugiwayay ani xitaa marwalbo oo aan shqada guriga dhameeyo waan fiiriyaa

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw laki mashallah walaahay filmkii ugu shidnaa gabdhaha ay ku cibra qaadankaraan walaahay waan sugi lahay ilaa iyo dhaamdakaa film ka marwalbo aad Ayaan u xiiseeyaa filimaanteena bal si aan ugagag mashquulno musal salaad ka kale ilaahow noo daa gabdhaheena iyo wiila sheena Waa qisooyinka aduunka ka dhaca walahay Waa xaqiiqda jirto anigana igu dhacday qisadan mid shabahdo filim run ayaad jilaysaan meeshaas ka sii wada waan idinku taageeranahay oo waan ku heystaa

  • @shankashanka844
    @shankashanka844 6 ปีที่แล้ว

    walhi. Naag Laaam Amino Qiyaan baadan. beerk Laagugu Dufaay

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 ปีที่แล้ว +5

    Thanks Goobe waan sugi LA aay wlhi
    Laki igu salaam Tageraheda ahy runtii 💖✋👍

  • @shankaroon9512
    @shankaroon9512 6 ปีที่แล้ว

    Illahay. Aya mahad leh aan cidba iska barin xariifkaygii. 🙏🙏🙏.

  • @yassyass7555
    @yassyass7555 6 ปีที่แล้ว +3

    Thanks so much walalo waxbadana sugaye walahi love riwayadihiina💞💞💞💞

  • @faraxfilsan8953
    @faraxfilsan8953 6 ปีที่แล้ว +1

    Arintu xasaasi bay maraysaa ee qaybta kale Ku soo dhakhsada sida bakiin loo galaayo ayaan rabaa in aan arkee kkkk naago sxb male

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 6 ปีที่แล้ว +15

    Aniga aya ugu *horeya*

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah film buuxa dhee thks to laki and her team please qaybta xigta wa goorma

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009 6 ปีที่แล้ว

      ilwad dagan Isbuuca dambe Sabtida insha Allaah.

  • @sadioismaelsadioismael9292
    @sadioismaelsadioismael9292 6 ปีที่แล้ว

    Goobe noo soo daaya qiyaano dumar qeybt 4.waan mahsanitiin

  • @saciidoladan5756
    @saciidoladan5756 6 ปีที่แล้ว

    Waw thanksalot oobe waxaan kaa sugeynaa halka ay kudambeyso bakiin iyo qiyaanadeeda

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 6 ปีที่แล้ว +20

    Wil 4sano saxib gabdhaha saxibadey waligood indhahoda xataa masaarin Nolosheyda iyo jaceylkeyga nagaha ugama sheekeyo kor le ka ogyihin ina wilkas sxb nahay Dabecad nagaha logu sheekeyo maba lihi ina uqoslo ma eheh

    • @sadiyalove7908
      @sadiyalove7908 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Abdulkadir isku mid nahay naaag Maa saaxib gasho hhhh

    • @ayanomar8804
      @ayanomar8804 6 ปีที่แล้ว

      Amina Abdulkadir sax waxala kortay wiilal yarantadina hoyada kuma ogaleen dhocilahaa way kulkululed sasaad ugudarsanin dadkawawen merkayshekeysanayan weykuburinjirtay sax baseka lagadhisay hoyada sificanay kubarbarisay sax👌👌👌👌

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Abdulkadir abaayo isku mid nahay waligay naag lama saaxibin kor iyo asxaap ahaan lee oo marmar ah 4 sanana wiil waan sheekeysanay ilaahay calaf isku keen daray hadaa is guursanay Anway naagaha iiguma baxdo sababtana ma aqaan

    • @saraluul2733
      @saraluul2733 6 ปีที่แล้ว

      Amina Abdulkadir fariid jcliya qofki is dhowra

    • @senyoritashushu5703
      @senyoritashushu5703 4 ปีที่แล้ว

      Princess Amina xbbt waligaa sasan kugu ogahy

  • @sihaamsaciid7204
    @sihaamsaciid7204 6 ปีที่แล้ว +11

    laki xaaji waceys. ku jecliyaaa wlhi si fiican. goobe walal igu salaan laki xaaji waceys iga gaarsii walal ado mahad san

    • @shugrishacni3404
      @shugrishacni3404 6 ปีที่แล้ว

      Sihaam Sacid

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 6 ปีที่แล้ว +1

      Sihaam Saciid adigana Goobe maa kadhaxli raptaa😂😂😂

    • @abdifitahkalif7462
      @abdifitahkalif7462 6 ปีที่แล้ว

      Anfac Lucky 😂😂😂😂😂😂😂 YaaaaH YaaaH 😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 6 ปีที่แล้ว +25

    Haawo wiil ayka weentahay runrun ay Nairobi ugaso guursatay hamplyo wiilashii cariiri Naga galiseen wacadale😂😂😂

    • @inaboqran1841
      @inaboqran1841 6 ปีที่แล้ว

      samiira mahamed 😂😂😂😂daacada uqoslay asile amoo yahay is dhahay abaaa

    • @ramiizaruun4207
      @ramiizaruun4207 6 ปีที่แล้ว

      samiira mahamed 😂😂

    • @sagalhaji5511
      @sagalhaji5511 6 ปีที่แล้ว

      samiira mahamed hhhhj

    • @naimaali1108
      @naimaali1108 6 ปีที่แล้ว +1

      samiira mahamed muhiim ma ahan tas idinkaba odoyasha nilaga celin waye

    • @fartun143hiirey4
      @fartun143hiirey4 6 ปีที่แล้ว

      Siduu u tar taray

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 ปีที่แล้ว +5

    Markoo iso dhacaye subcribeka shaqaa ku jiray waan sugi wayenilaa guriga ka imaado oon tartiib u fiirsado sxb sun haku dhimato naag sxb lalama.noqdo

  • @queenquruxsan3394
    @queenquruxsan3394 6 ปีที่แล้ว +13

    Waligaa daacad ahaw waxba maka halabayo

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah allah muda sugay way iso gartay maanta 😂👍

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 6 ปีที่แล้ว +17

    Kuwan saxibtinimada ayee i nacsinoyan saxibtey hada wax kasto ayaan u shegta hada kadib wa ina isciliya kkkkk

    • @munadhalad3959
      @munadhalad3959 6 ปีที่แล้ว +1

      Juweria Abdulhi asxbta isku mid ma ahan Abaayo

    • @sacdiyasiman2446
      @sacdiyasiman2446 6 ปีที่แล้ว +1

      Juweria Abdulhi hhhhhh kala gooso hada kadib nin la aamina maleh sanadkan

    • @hilaacmedia8210
      @hilaacmedia8210 6 ปีที่แล้ว +1

      Juweria Abdulhi dumarki sxb malle marna sirtaada dhabta ha usheegi hadiikalle tan midkadaran kugu dhece

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 6 ปีที่แล้ว

      Juweria Abdulhi wlhi wax la aminayo majirto sirtada qarso saxib majiro samankane

    • @fahmoifka5346
      @fahmoifka5346 6 ปีที่แล้ว +1

      Juweria Abdulhi kkkkkkkkkk saxibada isku mid mahan saxiibtaa ha iska xumeenin anigaba saxiibteey sirteyda dhan kuqarsadaa waligeyna kama shakin kamana shakin doono

  • @kaafimohamed1293
    @kaafimohamed1293 6 ปีที่แล้ว

    Goobe wll thnks lkin xaawo kiin kuma ficno jiilaynimada

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 ปีที่แล้ว

    Wow thanks goobe n jilayaasha kale habeen hore arooskeda jogay laki we ka tuntay wlhy arooska ayadaa udhigtay waxaasaa sxb lagaa dhahaa lkn I was shocked markii liidhahay arooska xaawa kiin waaye hadana wiil Nairobi joogo aroosooysaa ruwayadaan lee soo xasuustay iyaa dheh 😂😂😂😂 teda kale xariifkeda magaciisa c/risaaq kumaqlaay bee 😂😂😂

  • @mohamedamal9698
    @mohamedamal9698 6 ปีที่แล้ว +3

    Kiney xabadka tufaxa aah waba heshay allaha isku ken barakeeyo 😘

    • @nadanuura3558
      @nadanuura3558 6 ปีที่แล้ว

      mohamed amal oo dhab miyey isku qabaan wllo

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 ปีที่แล้ว +1

    waxay somalidu tiraahda sanadahi hore nabsiga diinbaa siday hada se waxa sida haad mark nabsi intaan gali lahaa aniga halayga galo sxp ninkan jecelahay hadan u sheego qawnidan ku maydhanayab

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 6 ปีที่แล้ว +1

    Gobe aadaa umahadsantihiin👍👍 xalqada afarad idinka sugeyna inshalh aaduu uxiisa badanyhay👌 😊

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 ปีที่แล้ว

    Plz qaybta 4aad noso dadajiya 😁😁 xawo kiin sida loo rifaayo aa arkee

  • @xaluushaibraahimxaluushaib8509
    @xaluushaibraahimxaluushaib8509 6 ปีที่แล้ว

    Awoooowooooo xaawa kiin cadawsanaaa saaxiiib yaakadhigan jiray

  • @OmarMohamed-et5to
    @OmarMohamed-et5to 6 ปีที่แล้ว

    HA ii Tar Tarine lee iga dheh laki xaji cadi mahan Boon dheere libaax

  • @sumayocusmaan1998
    @sumayocusmaan1998 6 ปีที่แล้ว

    Alla naagaa waa xasit hadaan naag isku dhiibo le ha iqabsato allow naga qawo xaasidka

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +1

    Kiin sidey Xajigeda ku heshay Nooga Waramoozaa😂

  • @prettysomali8578
    @prettysomali8578 6 ปีที่แล้ว

    Sheeko waaqici ah waaye oo ka turjumeysa waqtiga jiro

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 6 ปีที่แล้ว

    Aniga shekadan xanun Ayan kaqaday qof qof laga dul qadayo ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nafisaali4109
    @nafisaali4109 6 ปีที่แล้ว +1

    Naag Aslan Saxib Magasho Arimahagana logama shekeyo Waxane waa wax dhaca

  • @hibaaqaxmed5881
    @hibaaqaxmed5881 6 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwww cadi mahan wlhi laki xaaji iyo xaawo kiin mashaa allah nice 😍😍😍😍❣❣❣👌👌👌👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤😗😗

  • @shamsomaxamed4023
    @shamsomaxamed4023 6 ปีที่แล้ว +1

    Walee naag saxiib male shekadiiba wataan run uqaatay

  • @aishaaisha9511
    @aishaaisha9511 6 ปีที่แล้ว

    naag saaxiip maleh wlhi nin naag igamey dulqaadin waligey lkn xaga shoppinga iyo labiska mid xaasid iiga ahaan jirtay waxa soogataba ila qaadan jirtay😂😂saaxipo dhaba eheen iy

  • @hooyomacan9271
    @hooyomacan9271 6 ปีที่แล้ว +2

    Xaawo riwayada adaa lagaa sameyay ninka naag makadulqaday. Kkkk

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 6 ปีที่แล้ว +4

    Ar nagaha qaar saan weye
    Lkn nimanka dameer ah
    Maxa saxibo is bursan dhex gashay

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 6 ปีที่แล้ว

      owlaad jacayl kkkkkkkk hibooy ma iga so hormartay sxbey

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 6 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha qaar saxibnimo ma yaqaanan aniga ayay igu dhacday tano kale lkn ilaahay ayaa iiga badbaadiyay hhhh

  • @casiisahassan5282
    @casiisahassan5282 6 ปีที่แล้ว +4

    Lakiyeey ina adeerey gacan baa kuu tagay lugna waan kugu daray saaaad ujishay aam ba ka helay runtii

  • @nasrohassan5692
    @nasrohassan5692 6 ปีที่แล้ว +1

    Goobe walal thanks in badana sugayey 👑👈🏻

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 6 ปีที่แล้ว

    Naskiintii lakii waa laagalay pole sana

  • @jawahirmohamud5170
    @jawahirmohamud5170 6 ปีที่แล้ว +10

    Naageeey hadaanku aamino igadul qaraabo

  • @sadiyoqurux5297
    @sadiyoqurux5297 6 ปีที่แล้ว

    Illaahow gabar aan sxbo nahay sidaan aysan iiqiyaamin naxdin waaye saan cml

  • @khadraxaddi2263
    @khadraxaddi2263 6 ปีที่แล้ว

    Intaad naag lazaxipaysid adoo wiil la zxpa dhaanta ani naagaha waxba umo sheego wiilashan azxaapta nahayba waxwalba kala tashta alle ha dhawro

  • @munaabdi3606
    @munaabdi3606 6 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka dhan isku mid maahn sxp fcn neh wey jirtaa

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 6 ปีที่แล้ว

    Nagaaa wlhi caadimahan nosodadaji laki part4 please

  • @hamdiladan886
    @hamdiladan886 6 ปีที่แล้ว

    Xawo kiin rur ayey keynya uga dhacday wiilka mas kinka Alla furto hhhhh hamblyo my sis

  • @cabiira5575
    @cabiira5575 6 ปีที่แล้ว

    Nag hadey ku rabto saan lee waye qayaano kama dhamaato

  • @xamariboy8268
    @xamariboy8268 6 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo aan ku leeyhy Hawo kiin
    Arooskii been moo ahaay mise run

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 6 ปีที่แล้ว

    Lakii haalayguu salaamo hawadaan saxiib kalaa ahaay

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 ปีที่แล้ว +1

    You welcome GOOBE VIDEO PRODUCTION WA SALAAM WA MAHADSANTIINNE MY LOVE LACKI HADJ WACAYS AND YOU FAMILY LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH

  • @abdifitaahhassan3025
    @abdifitaahhassan3025 6 ปีที่แล้ว +10

    yuotubka nagha mxa lagu shegay sariir ma utalo 😂😂😳

  • @fartunhirsi5344
    @fartunhirsi5344 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk wlhi wuu tartaray marka lagu qabtay 😂😂😂😂😂

    • @mustaqiimqueen4887
      @mustaqiimqueen4887 6 ปีที่แล้ว

      Naag lasaxiib sidaaanee kuxuntahay wiil lasaxiib aa kafican wlhi

  • @faatimaabdow8329
    @faatimaabdow8329 6 ปีที่แล้ว

    Waleee naag saxiib magasho soorna lalama wadaa ha i dhaafto naag saaxiibkeda waa been socoto

  • @salmaibraahim9470
    @salmaibraahim9470 6 ปีที่แล้ว +2

    Like deen isiiiya manta

  • @بنتصومالبنتصومال
    @بنتصومالبنتصومال 6 ปีที่แล้ว

    nin fiican maa naag lo dhafaa kulaha wlhi wa runted😃😃😃😃😃

  • @Rama____1
    @Rama____1 6 ปีที่แล้ว +37

    Thanks goobe waa sugi waayay wlhi mar walbo mala soo daayay fiiri ayaa islahaa

  • @maryamqurux1073
    @maryamqurux1073 6 ปีที่แล้ว +5

    Aniga hada ayaan arkay mala iishee gaayo miyaa asxabay

  • @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257
    @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257 6 ปีที่แล้ว +10

    Arinta Somali wayn jicel like yaan laiga ilodabin

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 6 ปีที่แล้ว

    Sheenada runteeda waxanba fila inay xaawo kiin tahy waayo ayadaba fikirkana leh sheenadii oo run Ahna dhacdeyba xabad kala xiran eey nairobo ka heshay
    Warka waa cadan
    Kala goosta nooh😁

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 ปีที่แล้ว +6

    Qisadan oo kale waxay ku dhacday sxbaday anaana ku sameyay waana ka qoomameyay Nairobi baan wada jognay sxbaday oo qaali ah bay ahayd ninkuna sweden buu joga lkn maba calfan yadiina weji xuma u dhigtay please and please hablow ka feejignada oo sxbtiin ha khiyaamina🙏🙏

    • @khadarhassan74
      @khadarhassan74 6 ปีที่แล้ว +1

      ha saluugin waayaha #khiyaanooley aad aheyd lkn mabsa ad calfan ninkii.

    • @iqlasmohammedaden2469
      @iqlasmohammedaden2469 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll wx fiicn maad samyn sxbtaa raali gali

  • @samiyaabdi1617
    @samiyaabdi1617 6 ปีที่แล้ว

    plz part 4 sogaliya plzz 😏😏 lkin kiiinn aros kashye riwayda waye qasm mlena

  • @azharabdullahi7313
    @azharabdullahi7313 6 ปีที่แล้ว +2

    This is not true friendship . Waxa heeysta 2 friends form childhood seriously we are like sisters

  • @xabsaladan5737
    @xabsaladan5737 6 ปีที่แล้ว

    Wllhy nagaha saxibtinimadadu waa sidan ookle waayo noloshada ayay bur burinayan

  • @fatumaa.yussuf4915
    @fatumaa.yussuf4915 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh hawa kiin godka ayey biyo ugu so galeen...ninkiina tatata ayuu ka bixi wayey

  • @hawaabdi5603
    @hawaabdi5603 6 ปีที่แล้ว

    Ileen waxa la ii guursanwayay naagaha iga dul qaraabtaan tolbeelayeey naag sxb ma gasho

  • @inaboqran1841
    @inaboqran1841 6 ปีที่แล้ว +5

    Thanks goobe wa sugi la'eenbo kaalay iska arag😍😍😍

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw esh calaa waligaa daacad ahow wlhi sheenada nayrobi halkoo,kala xiran,haleyso,so xiro,hhh