Sheeko Gaaban---Shalaay Dumar Part Ten

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 584

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  5 ปีที่แล้ว +340

    Galab wanaagsan dhamaan asxaabta. Luuq luuq maroow laasim ?????????…Ok, farta ha taagaan inta sii saadaalisay in sheekadaan sideey maanta ku dhamaaday eey ku socoto?……. Well, Well, Well Inta farta taagtay waxaan dhihi lahaa Good job!
    Please don’t forget to comment, subscribe and like. We really appreciate your support! Enjoy!!!!!!!

    • @nadiiranalka5354
      @nadiiranalka5354 5 ปีที่แล้ว +2

      Goobe Video Production horay usocda no soo badiya riwayadahan cml 🙏

    • @أميرةأحلام-غ4ن
      @أميرةأحلام-غ4ن 5 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production ila prat 1wan ku xidhna sheekadan aad bad mahadsantin wacyigalinta bulshada aad uu tagan tiin hore uu socda

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production wakusalmay iyo qoyskaaga iyo dhaman jilayasha o goobe INA adeer miyey dhamaatay shekada xanana Wey timide iyadoo baadiye xoolo kumaaleyneso wataad cilipkii part nine kusodarteen ,ilaa 15 inee socotaa rabay

    • @farhiaahmed3744
      @farhiaahmed3744 5 ปีที่แล้ว +6

      Farax kaftan ninkeeda lee amuu uureeyey laki xaaji

    • @faytimaabdi4852
      @faytimaabdi4852 5 ปีที่แล้ว +1

      I knew it 😂😂well done guys 😍

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว +424

    Ninka laki ureyay iyo ninka farax kaftan qaba wa isku mid ya ugu racsan like i sara

    • @dajiyasaed5699
      @dajiyasaed5699 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa isku mid

    • @najmohassan9984
      @najmohassan9984 5 ปีที่แล้ว +1

      Haaaa isku mid

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว

      Hamda Abdullahi anaa kugu raacsan mar horaa fahmay inuu isaga yahay

    • @drssalmachannel6227
      @drssalmachannel6227 5 ปีที่แล้ว

      Haaaaaa waa laga yaabaa hduusana heeyn kiu markeey shidnayeen la socoday kkkk eey wli hawo kiin eey ka qariyneyso kkk

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh hoogy bay wlh dheh

  • @aminaidris5342
    @aminaidris5342 5 ปีที่แล้ว +149

    Uurka laki waxaa dhalay axmed weyne macnaha ninka farax kaftan inta igu raacsan like ta igu qabta

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +187

    BaL Aan Arko Inta HooYo La JeceL Janada Illahow Hoyooyinkeena Cadaabta Ka XoreeeY baL HooYo Darteed subscribe iyo Like iigu saar

    • @nasiib1147
      @nasiib1147 5 ปีที่แล้ว

      M Guhaad walal waan ku saray qeyrka aad soo galiso dartiis

  • @nawaal_munachannel7509
    @nawaal_munachannel7509 5 ปีที่แล้ว +200

    Dadka markey so hor maran waxey dhahan like isara Lkn Aniga waxan idinka codsana inad iso duceysin muraad ban leeyahay inuu ilahay I sahlo 🙏🙏♥️♥️

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 5 ปีที่แล้ว +2

      Allah haku fududeyo wllo aniganna isoo ducey

    • @naanii1878
      @naanii1878 5 ปีที่แล้ว +3

      Muradkada oo macsi lahen illaah haku sahlo sis Anagoo dhana illah hanoo wada sahlo

    • @xamdiwadadyari1665
      @xamdiwadadyari1665 5 ปีที่แล้ว

      Allaha kuu sahlo abayo mcn

    • @ifrahbintuyusuf4305
      @ifrahbintuyusuf4305 5 ปีที่แล้ว

      Illahey ha ku sahlo wxd rabta wllo 👐👐👐

    • @fatimamohammed8366
      @fatimamohammed8366 5 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo qaali

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว +104

    Inta taemkaan tageersan ruwayadahodana hal xabo ayna dhaafin ani cml farta taaga

  • @nasrajamac5530
    @nasrajamac5530 5 ปีที่แล้ว +18

    Hooyo iyo aabo qofkii jecel like iisaara

  • @xuseendalmarxuseen1037
    @xuseendalmarxuseen1037 5 ปีที่แล้ว +100

    Walal waxan ahay wiil somaliyeed walalkaga ah iso duceey muraad ban leyahy in ilaahay isahlo waxii qeer igu jiro adigana qeer badan ilahy kaga barya #ducada haiga xasdin muslimka wallki maxasdo❤❤🙏😰😰😰😰😰

    • @sumayohaji2821
      @sumayohaji2821 5 ปีที่แล้ว

      xuseen dalmar xuseen walal alle muratkaaga haku sıyo ıyo wıxıı qert ku jıro

    • @daganxaaji7815
      @daganxaaji7815 5 ปีที่แล้ว

      Allh kusaahlo waxwalbo aad kuhamineyso abwe

    • @sheekha.
      @sheekha. 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahy haku fududeeyo
      Ilaahyna hakuu sahlo wlle
      Aan Isku soo duceeyno

    • @amaalcabdulahidhaqane649
      @amaalcabdulahidhaqane649 5 ปีที่แล้ว

      Illhy haku sahlo muradkaga isago macsi lehen walal

    • @deekanor2514
      @deekanor2514 5 ปีที่แล้ว

      alah qeyrka haku wafajiyo

  • @hafsamohamud1610
    @hafsamohamud1610 5 ปีที่แล้ว +41

    Waxa ay ila tahy ani in uu uureyye laki kan qaba farax balaya dhici donta lkn ani waxn ka jeclan laha in usan noqon

  • @farihaubah6916
    @farihaubah6916 5 ปีที่แล้ว +29

    Somali 🇸🇴 maxmed like waa walshin 🙏👍👈

  • @nasradahir5053
    @nasradahir5053 5 ปีที่แล้ว +51

    4my life like man helin manta hala isaro qarabo

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 5 ปีที่แล้ว +14

    Aniga ugu dambeeyo hada ayaan daawanooya😂😂 lkn anigòo class kujiro ayy isoo dhacday ruwaayada like ma isiineysiin hada😀😀

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 5 ปีที่แล้ว +9

    Aniga farax kaftan waanku heeystaa walaahi. 😍😍😍😍

  • @saliimopbe1027
    @saliimopbe1027 5 ปีที่แล้ว +92

    Qofki 1 aad ahy waligyna 10 like mahelin😢

  • @Ramliina8886
    @Ramliina8886 5 ปีที่แล้ว +2

    Laki uurka sfcn bay usameesay wlhi jilaa Qatar ah weye one love teamkaaada❤❤❤💋💋

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir3840 5 ปีที่แล้ว +33

    Qofkii 148 aad baan ahay inta IgA danbeesa like isiiya please😍😍

  • @hooyoanaakujecel4914
    @hooyoanaakujecel4914 5 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyah hablaha aaaminsan rumeysanna inay nimnkooda gacnta kuhayaan oy maamulan karan farax kaftan nolow huno qali❤

  • @aminafarah3676
    @aminafarah3676 5 ปีที่แล้ว

    wlhi farax kaftan kal iyo laaab iiga qoslisay qof qof kale canaanato la arki jirate aay farax nafteeda eeba taagan tahay yihoooy iga jooog yaah nimcadaan maku jiri laheen hadaan warkaaga maqlaayo caadi maaha ♥️♥️♥️😘🌹👌

  • @hadiamushtak1428
    @hadiamushtak1428 5 ปีที่แล้ว +21

    Qof ugu horeyay like ha ila dhaafina

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 5 ปีที่แล้ว +24

    Goobe dumashi laki xaji ii dhunko team laki iyo asxabteda one love 4eva

  • @nashaadmohamedmohamed5590
    @nashaadmohamedmohamed5590 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah hore u socda jilidiina ka helay

  • @maariaahmed9531
    @maariaahmed9531 5 ปีที่แล้ว +10

    Maanta Ana ugu horeya liketa ha ila dhafina team goobe

  • @zahramohamed5233
    @zahramohamed5233 5 ปีที่แล้ว +2

    Plz part 11...faster....wow big up...love u laki..best actress of the year ❣❣❣

  • @hoodoshaaciye6636
    @hoodoshaaciye6636 5 ปีที่แล้ว +9

    Farah kaftan sida ay iyada iyo nafta iskula hadlayan baan kahelay😂

  • @miinadaahir971
    @miinadaahir971 5 ปีที่แล้ว +11

    waleh wan u malenayeh ninkaa kaftan ino ur u yelay cadar maskin maxa dhici dono xamasad ayobo si yeshay filmka ❤❤❤

  • @sadiam.abubakar7822
    @sadiam.abubakar7822 5 ปีที่แล้ว +10

    qaybta xigto noola soo dhaqsada xabadkaan farax qabo kan lacky uurka uledahay waayaan qabaa inta ilaqabto like

  • @faytimaabdi4852
    @faytimaabdi4852 5 ปีที่แล้ว +8

    I’m so sad 😭 it’s finishing. Waan u xisidoonaaa and good job guys

    • @nuraabdi1951
      @nuraabdi1951 5 ปีที่แล้ว

      Ma dhamaan hadaaba yimid ninkì laki uureeyay

  • @kingmohanjacelow6248
    @kingmohanjacelow6248 5 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan huba inow ninka farax kaftan qabo oo yahay kan urka uyelay laki haji haleyga qoro midas plz hadi ad igo racsan tahay like an ka arko

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 ปีที่แล้ว

    Alla san u sugayay leee tnx goobe video production

  • @qadrodaahir5914
    @qadrodaahir5914 5 ปีที่แล้ว +32

    Inta ila fahamtay inaw laki ninka uurka uyeela yahay farta hataagan

  • @nimcaanabdi4643
    @nimcaanabdi4643 5 ปีที่แล้ว +28

    qofkii ugu horeyay like igu sharfaaa

  • @kingmohanjacelow6248
    @kingmohanjacelow6248 5 ปีที่แล้ว

    Codsi ayan wata filim kan marka oo dhamado plz qaladadkisa noso galiya inta igo racsan plz like igo cimamad

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan u maleenaaye in uu ninkaas yahay ninka ilamaha laki dhalay can’t wait for the next episode 😂😂😂😂

  • @fozimaahmed6788
    @fozimaahmed6788 5 ปีที่แล้ว

    Ane hadaaa so dhacay waxiii iga danbeeeyo like isara plZ

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh omg uurka laki waan umaleenaye inuu axmed wayne leeyahay boom 😂😂😂👌♥♥love you guys

  • @aydarusmohamed7982
    @aydarusmohamed7982 5 ปีที่แล้ว

    Walahi waad kabaxsateen. Xaqiiqdi guul ayaad istaahishaan

  • @idilyareey9910
    @idilyareey9910 5 ปีที่แล้ว +12

    Amuu ninkii laki uureeyay noqdaa allow haka dhigin😭

  • @ramlaxasan510
    @ramlaxasan510 5 ปีที่แล้ว +6

    can't wait next week!!

  • @bushronuur5064
    @bushronuur5064 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan cambaaraynayaa ninka naga jaray filimka asoo meeshiii ugu macaanayd maraato cambarbaa dusha oga tuuuray qofkaasi jaray

  • @mustaqimmohamud111
    @mustaqimmohamud111 5 ปีที่แล้ว +14

    Shekada ha socoto Hada Farxad iyo Jacel ayay ku socotaye Hadis Ninka Yimado Amay Oyin ka dhacda o Ninka farax iyo kii Laki Jiafeyay isku Mid Noqdan hee shekada saas u Socota

  • @drssalmachannel6227
    @drssalmachannel6227 5 ปีที่แล้ว +3

    Keeeeep gooooing laki iyo kaftan iyo alla jilaaayaasha wliba wxn aad uuku mhd celinayaa goobe vidoe

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 ปีที่แล้ว +2

    Anaa u horeeeya maanta boom

  • @aliyahassan7783
    @aliyahassan7783 5 ปีที่แล้ว

    When is part 11 coming?? I can’t waittttt!!! Amazing amazing production !!!! Mashallaahhhh

  • @gabarsomaliyeed5301
    @gabarsomaliyeed5301 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta calanka Sverige aragtay like isaar😂

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala ilhow ninka farax kaftan gursaday iyo ka laki ureeyay isku mid haka dhigin fakhriga haka baxane😭😂😂😂

  • @umumumtaz5936
    @umumumtaz5936 5 ปีที่แล้ว +17

    Alla manta mel xun aa kujarteen I can’t wait next week 🤣🤣🤣🤣

  • @Munabeauty2024
    @Munabeauty2024 5 ปีที่แล้ว

    Filaankaaan miyuuu damaaday saaa u sugaaye waan daaleee

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 5 ปีที่แล้ว +23

    Gabadhii hesato sxb fican nin uma jabto

    • @nasiib1147
      @nasiib1147 5 ปีที่แล้ว

      Zainab Abukar sax Abaayo lakiin waxan ka baqa in Ninka farah kaftan uu yahay kan Laki uurka uu yeelay oo dhamaantod bannanka loo tuuro

    • @basra.93mohamed86
      @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad wlh

  • @FJBeautyCookingPrincessChannel
    @FJBeautyCookingPrincessChannel 5 ปีที่แล้ว +8

    Kaftan ninka qaba amuuu ilmaha laki dhalay leeee caloosha ixanunayseee😭😭😭😭😭😱😱😱

  • @abdiazizadan8623
    @abdiazizadan8623 5 ปีที่แล้ว +6

    asxpey muraad aan leyahay ii soo duceeya inuu illlahay ii sahlo

    • @halimoahmed2746
      @halimoahmed2746 5 ปีที่แล้ว

      cadeey boolo ilahay muraadkaga haku sahlo cadey

    • @h-luulabdi9675
      @h-luulabdi9675 5 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo cadeey boolo

    • @mariyaabdinoormaxamed304
      @mariyaabdinoormaxamed304 5 ปีที่แล้ว

      illahey haku sahlo abaayo adiga iyo intii islaam ah aamiin

    • @IQRAAHMED66
      @IQRAAHMED66 5 ปีที่แล้ว

      cadeey boolo muradkada alah hakuu sahlo

  • @fardoozdahir5697
    @fardoozdahir5697 5 ปีที่แล้ว

    Dadkn like ta tugsanaya comment ama falada wxa logu talagaly ina fikirkga ku dhibato balo like ini tugsaty😃😄

  • @ruuneeyruuneey4567
    @ruuneeyruuneey4567 5 ปีที่แล้ว

    Waah waah laki jilinkeda ayaan jeclhy. Wanka xumahay dhibka ku gaaray.lakiyey

  • @dowlohass5035
    @dowlohass5035 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Inuu nin fiican isiiyo igu so duceeya please

  • @daniaabdikarim2321
    @daniaabdikarim2321 5 ปีที่แล้ว +2

    Guriga farax lagu qawo waa guriga laki run udenagentahay inta ila araktay 28:57 inuu sawirka laki ninkeda darbiga ku dhagan yahay mashaallh mashqul badaniyaa kkkkk

  • @croncabdi9906
    @croncabdi9906 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤ thanks group family so sartay wan ka helnay

  • @meyzaabdalla6118
    @meyzaabdalla6118 5 ปีที่แล้ว +5

    Cunuga timaha haka modobeynin kulaha 😂 farah funny 😁

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxiib fcn hadii aad ledahay ma cishoneysid wlh 🤣🤣🤣 farxadiina waan jclhy cadar casho iyo farax

  • @zahraazahraa1724
    @zahraazahraa1724 5 ปีที่แล้ว +7

    Waligay coment kama bixin halkaan waase la socday
    Waxaan u malaynayaa ninka farax ilmaha asagaa dhalay

  • @sahroali4489
    @sahroali4489 5 ปีที่แล้ว

    Nawal alle ha ku sahalo muradkaga inshaa allh

  • @shindomohamedshindo8457
    @shindomohamedshindo8457 5 ปีที่แล้ว +3

    Wakuheesta wallahi riwayadaan keep going

  • @deeqonur6159
    @deeqonur6159 5 ปีที่แล้ว

    Masha alalh hore usoco Thanks

  • @igranismaaxil7401
    @igranismaaxil7401 5 ปีที่แล้ว +4

    Qayta xigta in lasoo dadajiyo inta igu raacday like

  • @nalkaosman464
    @nalkaosman464 5 ปีที่แล้ว

    Lcg dadka weywaaashay sidii kaftan , miss u all

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 5 ปีที่แล้ว

    masha allaah matanayasha caadimaha ruwayadaan wakuhaysta

  • @saaromohamed772
    @saaromohamed772 5 ปีที่แล้ว

    waa qebti ugu xalada badneed walee farax kaftan ayaa gacan gashay waxaan ka baqi inuu ku noqdo ninka qabo kaftan walee wacdaro wey danbeesa

  • @binticali2421
    @binticali2421 5 ปีที่แล้ว

    Asc bismiyaa mase waysiisoconee qaybaha kale waxaan sugaynay 11aad

  • @ubahfarah7678
    @ubahfarah7678 5 ปีที่แล้ว +9

    Maqaa maliin ayaan an ugu hooretey manta qofii labad an ahy ee xaqeyga ii siiyaa kkk

  • @isteellamohamed7968
    @isteellamohamed7968 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninka laki uureYe iyo ninkii farax qabo isku mid ahee Yhn saas aan mudaa🤔🤔

  • @Arafodore
    @Arafodore 5 ปีที่แล้ว +2

    This sisters are hilarious 😂

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk waan u malaynayey inay saas dhacayso

  • @maariaahmed9531
    @maariaahmed9531 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore usocda laki jilinkaga waan ku heystaa

  • @queenofthemoney4020
    @queenofthemoney4020 5 ปีที่แล้ว

    Allow Sahal Amuurha wlhi Wax Jiro Waaye xaqiiqda Ayee kaa had leesaa Rubayadaan Laki vs kaftan haal Nin Bom Yaah 😀😀😀😊

  • @saidhaji7693
    @saidhaji7693 5 ปีที่แล้ว

    Sidax daan hadii is helaan waa qosolka aduuga waaye

  • @DM-gv4qw
    @DM-gv4qw 5 ปีที่แล้ว +1

    I can't wait next week

  • @asaldhaladadnaloveasaldhal5904
    @asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 ปีที่แล้ว +2

    awooooo laki kii uurka uyeelay lee amuu yahay ninka kaftan qebta xigta, yaaa caawa,iiga,dhiga,hhh nogu so dhaqsada thx

  • @mariaabdiqadir6714
    @mariaabdiqadir6714 5 ปีที่แล้ว

    Qofka u horeya ahay wligy 10 like mhelin zeku dhcde 🤔🤔🤔

  • @najuuqlbi4975
    @najuuqlbi4975 5 ปีที่แล้ว

    Mel qatar ayey noga damatey 😭😭😭😭😥😥😥

  • @sacdiadoobiye724
    @sacdiadoobiye724 5 ปีที่แล้ว

    Hada sheekada masideen bey ku dhamaa rabtaa Allow run haka dhigin waxi dhici rabo aan aragneee
    Wllyaalow Like heyla dhaafine waa hadii dhiig wadaagno

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk waa filin cajiiba I liked say u naxdey laki market aragtey nagtii ninkeeda waa kui uurwyey walee nin lama aamino

  • @hawamohamed8826
    @hawamohamed8826 5 ปีที่แล้ว

    waaw horay u socda

  • @yasminahmed8878
    @yasminahmed8878 5 ปีที่แล้ว +2

    Hala daahina yakhey plz thx all of you guys ♥️💯

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan u maleynaa ninka ee laki uurka u leedahay inoo yahay ninka farax kaftan qabo waraa jiri doono wiishka lee hayeero 👌👌👌

  • @khatroissack7078
    @khatroissack7078 5 ปีที่แล้ว

    Oh my god i can't wait till Friday

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 ปีที่แล้ว +4

    Kalay iska arag meel fcn bey ku go”aday jimcaha kale manaba garikarno 😭😭😭😭😭😭

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว

    Intaa ruwayadaan sugi LA ayd o aad usygeysay like saara

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว

    Waxba kadhacay tolow laki maxaysamayn comments

  • @deeqoabshir3720
    @deeqoabshir3720 5 ปีที่แล้ว

    war saan usugaynaan daalnay ee away qabtii 11 plze noo soo dhaqsada

  • @drszamuu1402
    @drszamuu1402 5 ปีที่แล้ว +6

    Lakiyey macalesh yaaq gabdhaha ay sidan kudhacday wlh mayaro ilma aderayalow an isku badnano gabdhow

  • @daacad5731
    @daacad5731 5 ปีที่แล้ว

    Yaakhey qeybta xigta sooboobsiiya

  • @ziayusuf7361
    @ziayusuf7361 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa idiinka cotsaneeynaa inaa hadaa awoodiin 1 saac nooga dhigtaan waa nagu socotaa musalsalka

  • @khadroomer842
    @khadroomer842 5 ปีที่แล้ว

    balaayo saad saayaan kuwaan bismilaah

  • @amuushali8232
    @amuushali8232 5 ปีที่แล้ว

    Sidaaan leeee maka cabsaneeeniiinoo ani laki uurkeeda maacanaha ninkaa farax maaaleeh 🙁🙁🙁🙁😳 waar like isaaara hadii qeybta kle sugi LA, dihiin ani cml

  • @naanii1878
    @naanii1878 5 ปีที่แล้ว +15

    6minutis iyo intan oo dad ah warada sali maa mesha idin dhexyalo

  • @bisharaali6264
    @bisharaali6264 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkk wax kale Farah kaftan caadi mahan

  • @queensacdio9172
    @queensacdio9172 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta ila sugeysay
    👇 like

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 ปีที่แล้ว +5

    ninka farah kaftan inuu laki uurey ayaan u maleeyna kkkkkkkk

  • @haniahmedmohamed6946
    @haniahmedmohamed6946 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh farax kaftan Kulahaa Waaka daba rororenaa 😀😀😀😀

  • @rahmamuhyadin6237
    @rahmamuhyadin6237 5 ปีที่แล้ว +5

    First 1 🥀❤🌹🥀

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 5 ปีที่แล้ว +5

    I knew it Ninka Kaftan in uu yahay ninki Uur ka u yeelay laki 😂😂😂

  • @fartuunali6145
    @fartuunali6145 5 ปีที่แล้ว +12

    Like me😭😭😭👈

    • @ibroosyare3318
      @ibroosyare3318 5 ปีที่แล้ว

      Fartuun Ali adne uur miyaa wallo?.